Heesihii RIwayadii Shabeel Nagood | Curintii Xasan Sheekh Muumin Ahun 1968 | Iyo Heeso Kale

  Рет қаралды 29,549

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

9 ай бұрын

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT

Пікірлер: 23
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 5 ай бұрын
1931 buu ku dhashay seylac abwaan xasan sheekh muumin Abwaan Mulaxan Fanaan Mufakar Hal abuur intaba wuu ahaa ilaahay ha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 9 ай бұрын
Wow xasuus dheer ahabe÷l Nagios abwaan ahn abwaankii xasan sheekh muimin grod.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 5 ай бұрын
Ilaahoow unaxariiso buug waxba kama akhrin jirin madkaxdiisuna xigmadbaa ka so burqaneeysay isku dheela tiran oo sifo wanaagsan leh
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@mhassan0163
@mhassan0163 7 ай бұрын
Heesta " Beri Hore Waxa Jirey" Waxaa leh Abwaan Xildhibaan Dheeg, markaa ma ruwaayadda bay haddana ku jirtay, waa jiraan ruwaayado heesaha abwaano kala sameeyaane
@user-yf5cb8sb3f
@user-yf5cb8sb3f 9 ай бұрын
Abwaankii abwaanada Hassan sh. Mumin
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 8 ай бұрын
Waa riwaadii shabeel naagood
@user-vw6eg6pl5o
@user-vw6eg6pl5o 7 ай бұрын
Hooyo Maryan Mursal Ciise Botan alle haku dhowro wlhi waan kugu faannaa in aad ka mid tahay Holbowlaha Haweenka fankeenna Soomaaliyeed mahadsan Mom.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@haashimabdi8874
@haashimabdi8874 9 ай бұрын
Waayo waayo
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 ай бұрын
❤❤❤ اللهم يرحمهم.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
AHUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@cabdixakiin6075
@cabdixakiin6075 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@kashkaabdiaziz1355
@kashkaabdiaziz1355 9 ай бұрын
Abwan: Xasan Shekh Muumin(AUN) Lkn 3 Riwaayadood ayaad isku dhex Darteen o k midba gooni tahay o midba walba Awbaan Gaara sameeyey MIDA KOBAAD 1.Shabeel naagood(Abwan Xasan sheeekh muumin)(AUN) 2.Yaxaas Dhagaduub(Abwaan Maxamud abdulahi cise”Singub”(AUN) 3.Ninba Tacabki Tagooy kamaal(Abwaan Maxamud Dheeg)(AUN)
@ismailfarah7981
@ismailfarah7981 8 ай бұрын
Waar niyow adaaba iiga sii aqoon roon, waan arkay in wax isku qasan yihiin. Waar Dalmar wuu dadaalee, laakiin ha innaga shaandheeyo!! Abwaan Dheegna weli waa xay oo wuu nool yahay!!!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Fanka Soomaliyeed oo dhan baa isku walaqan, riwayada Taloy ama Tagoy ha la waydiiyo Abwaan Dheeg cida leh, wareysiga wariye Abiib ee SLNTV waxaa la sheegay inuu wareyuhu qalday magaca, dhowr wareysi oo Abwan Dheeg baan daawada kuma arag riwayada, isla riwayadan ama isku magac ha noqdaan ama ha isku qaldaan, dib bay u dhigeen reer Jabuuti burburka ka dib, Ahun Abwaan Sangub baa uu dhiibay oo lahaa oo in badan Jabuuti ku nooka intaanu u wareegin USA. waa tan kzbin.info/www/bejne/iJmugGl6l5atpLc. suaashu waa riwayadii Tagoy ee sameyey abwaan Dheeg meeday?
@ismailfarah7981
@ismailfarah7981 8 ай бұрын
Shabeel Naagood, waxa curiyay AHUN Abwaan Xasan Sheekh Muumin. Hase yeeshee Heesta "Naa bi'ise dhaqankii, sharcigii ka baydhoo, diintii burburisee, hablaw ma is badh qabataan" ee ay wada qaadayaan; Maxamad Jaamc Joof iyo Maryan Mursal, waxa curiyey Abwaan Maxamuud Dheeg, Markaa Dheeg riwaayadda ma heeso ay taasi ka mid tahay buu ku lahaa? mise way kaaga soo khaldantay?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Haa heestu qalad bay u gashay, mahadsanid
@ismailfarah7981
@ismailfarah7981 8 ай бұрын
​@@caweyskadalmaradaa mudan
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 2 ай бұрын
Waar waxbaad isku qastay sadex riwayadood ayaad is dhex dhigtay Heesta dhig iyi udub ee cigaal iyo marayan waa yaxaas dhega duub sangub lahaa
Heesihii Riwayaddii | Xuskii Jaceylka
39:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 4,7 М.
Xulka heesaha maxamed yusuf heeso ad uu macan oo qaraamiya
1:18:16
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 8 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,6 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
RIWAAYADII SHABEEL NAAGOOD
1:00:29
Suhaib Shuib Hassan
Рет қаралды 35 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
HEESO QAACI KABAN MIX AH
2:31:11
kobciye official
Рет қаралды 68 М.
Heesaha Abwaan Maxamed Cali Kaariye qaybta 1aad kali kali xul ah
1:05:39
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 15 М.
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 2,2 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 3,8 МЛН
Почему Мона Лиза такая дорогая🤔
0:31
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 3,8 МЛН
ToRung short film: 🙏baby protects puppy🐶
0:37
ToRung
Рет қаралды 84 МЛН