RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 2AAD OO DHAMEEYSTIRAN

  Рет қаралды 530,178

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

4 жыл бұрын

RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 2AAD OO DHAMEEYSTIRAN
RIWAAYADAN WAXAA HAL-ABUUREY AUN ABWAAN MAXAMOUD TUKAALE
LAXANKA IYO CODADKA HEESAHA WAXAA INTA BADAN U SAMEEYEY CABDIKARIIN FARAX QAAREY " CABDIKARIIN JIIR"
RIWAAYADAN WAXAA LAGU MATALEY WADAN DJIBOUTI WAXAANA MATALAYEEY MARKAN RIWAAYADA FANAANIINTA KALA AH.
- HIBO MAXAMED CUDOON( CAWO)
- CABDI CALI BAACALWAAN( CAAFI)
- AUN SAADO CALI WARSAME (ISMA HUBA)
- AUN CABDISALAAN ADAN ( BEERDILAACSHE)( HANSI-BEEN)
- QAMAR CABDILLAAHI HARAWO( CARAABA)
- FEYNUUS SHEEKH DAAHIR( CAGMA DHIGA)
- AUN SALAAD BARAKOW BUULOW( XAAJI BEEBLE)
- AUN FAADUMO MUUSE WANAAG( COLEY)
- AUN CABDILLAAHI AMIIR AWKUUKE
- DAAHIR CAJE( CIRA DABA)
- AXMED IFTIINSHE( ADEEGE)
- AUN ABWAAN MAXAMOUD TUKAALE( CARAALE)
MUUSIKADA WAXAA TUMAAYA FANAANIINTA KALA AH..
- AUN MAXAMED CIISE CABDI
- AWEYS ABOKER GOOBE
- KHALIIF AXMED CILMI
- AUN DAA,UUD CALI MASXAF
- AUN MACALIN MEYSARO
- BUSURI CALI CAWAD
- MUSLIMO QAASIM HILLOWLE
FARSAMADA GACANTA WAA WAASEEY IYO XOOGSADE
DAAWASHO WACAN IYO DHAGEEYSI HABOON
LIKE, SHARE AND COMMENT HADAAD KA HESHAY LA WADAAG ASXAABTA
DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 171
@samsamadam9641
@samsamadam9641 3 жыл бұрын
Dadkaan inta badan wey dhinteen alaha u naxariiso waxaa caqli badan qofka meesha loo socdo u shaqaysta aduun wa maalmo 😭😭😭
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto intii dhimatey, inta noolna illaahay cimrid dheer iyo caafimaad ayaan uga beryayaa
@anasali-xu3if
@anasali-xu3if Жыл бұрын
Q
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 3 жыл бұрын
Legend ..Baa -Calwaan alla Yaa-Raxma!!....Hibana Long live...thanks.
@phaysalmonir5847
@phaysalmonir5847 3 жыл бұрын
Waa riwaayadii iigu horeeysay een dhamaystirto Fanproj pikh😂😂😂😂
@barwaaqomedia6667
@barwaaqomedia6667 3 жыл бұрын
24/12/2020 Maantuu dhintay cabdi cali bacalwaan alla yaa raxma😥
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto, Aamiin aamiin yaa rab
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Ай бұрын
Maaha bacalwan ninkani waa beerdilacshe
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Ай бұрын
Lkn wuu ku jira bacalwaan riwaayada waaka hibo ka jilaya
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Axyaa riwaayad ❤❤❤❤
@familyworld8321
@familyworld8321 3 жыл бұрын
10 feb 2021 arabaco malin ah bn dawanyaa
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍
@abdinabby6340
@abdinabby6340 Жыл бұрын
Keeen lacagta hoo all they was legendary
@Aishoabdulkadirfaarax
@Aishoabdulkadirfaarax 25 күн бұрын
13/06/2024 Habeen jimco allah ha unaxriisto intii dhmtay iyo intii noolba dhamnten alle ha inoo wada naxariisto aakhiro iyo aduun kod labo mitir ayaa dhamnten in wada sugaayee allah ha inaga dhigo kuwo markey dhintaan ay soo dhaweeyaan malaa'igta iyo allah subxanahu watacalaa allow na ka dhig kuwo loogu martiqaado janotul firdowsa allow towxiidka iyo jidka wnagasan nagu dil adiga raxmaanee allow gafkeena iyo geerideena ha kulmin yaa rabi allow na ka dhig kuwa maalinta aakhiro kutaabka kariimka ah gacanta midig laga siiyo aamin aamiin aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 25 күн бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@techwizissa7247
@techwizissa7247 3 жыл бұрын
Mashallah waa waqtiga fiicana
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 3 жыл бұрын
wowwwwwwow waxaasaa dadkeeni hore ah kooxdii waaberi if iyo aakhiro jano ayaan idiinku duceynayaa
@Sacuud123
@Sacuud123 25 күн бұрын
Watching 14/6/2024😅 fankii hore ayaa fan ah .ilaahy ha u naxariisto dhamaatood
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 23 күн бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@munasarcade2842
@munasarcade2842 4 жыл бұрын
Waaberi xili ayey ahaayeen
@AbshirAhmed74
@AbshirAhmed74 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto awoowgey (salad barakow buloow) oo ku dhintay Ethiopia 1992 ka dib markii ku gubtay guriga ku jiray. awoowe waa ku tabnay anaga iyo familyga oo dhan. Naxariis Janno awoowe
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 3 жыл бұрын
Amiin wllo
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Axyaa riwaayad♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️⚽️
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 3 жыл бұрын
Intii dhimatay ale ha u naxariisto
@cabdilaahiibraahin7863
@cabdilaahiibraahin7863 4 жыл бұрын
Cabdilaahi ibraahin
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Ай бұрын
Somali waaba lagaalobi lahaa hadii dowlada dhicin 😅😅😅😅😢😢😢
@muniishmanka6573
@muniishmanka6573 Жыл бұрын
Alla maxa meesha marxuum ka buuxaa allha u naxariisto dhamaantood😢😢
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@amishaomar5413
@amishaomar5413 4 жыл бұрын
Wow Asl yartan costo ama Wxn samee ama naga dhaaf wrk
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaayoh
@mohamedmohamoud2242
@mohamedmohamoud2242 4 жыл бұрын
2020✌🏾
@theonlyman1405
@theonlyman1405 4 жыл бұрын
Ani
@soulmandjama4486
@soulmandjama4486 4 жыл бұрын
Aniga lol
@barrewarsame1915
@barrewarsame1915 3 жыл бұрын
24/feb/2021 Maalin Arbaca ah MuuqalkaN waan dwadaY
@yaasiinbulshaawi3258
@yaasiinbulshaawi3258 3 жыл бұрын
meeshan caadibaa luu kala dhanaansanayaa
@RASHKA__BOY
@RASHKA__BOY 3 жыл бұрын
Ax yaa riwaayad
@baydhabohurguf8083
@baydhabohurguf8083 3 жыл бұрын
Yes
@supeiraxmedmaxamed241
@supeiraxmedmaxamed241 2 жыл бұрын
14 /7 /2022 habeen khamiisa ayaan daawanayaa riwaayadan Runtiii🤚👍 Alle haunaxariisto intii dhimatay anagana cimri dheeri io cfimad io cibado suuban baanu kaa barinay rabiyaw🤲🤲🤲
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@aasiyonuur823
@aasiyonuur823 3 жыл бұрын
Qudha kan u bixin jiray iga qaad nasiib🥺😢
@fathiidurkioo419
@fathiidurkioo419 3 жыл бұрын
Wayka washay odayga 😂😂😂😂
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 3 жыл бұрын
8 feb 2021
@mohamedanyax7534
@mohamedanyax7534 3 жыл бұрын
Waaw
@yuusufshnuuribraahin2682
@yuusufshnuuribraahin2682 3 жыл бұрын
Her sare sida wacan ee wararka u soo tabisaan
@AbdiazizTallman
@AbdiazizTallman Ай бұрын
Fan waa kit hore Allah ha unaxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@maxamedahmedsadexle8759
@maxamedahmedsadexle8759 3 жыл бұрын
25 01 2021
@aishacute3158
@aishacute3158 Жыл бұрын
Kama dhaalo since 2016 I love feynus 😂
@queenxarago4399
@queenxarago4399 Ай бұрын
Somaliyey anyu ku qadano dadka wexey dhahaan dadkii hore fcnaa inana bari waxa oran sabankayagii baa idinka fcnaa ayeeyo waa xishoon jirny 😂😂🤣🤣🤣
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Axsan yaah ruwaayad😂😂
@SuleymanSuleyman-kn7iq
@SuleymanSuleyman-kn7iq Жыл бұрын
7/7/2023 habeen sabti
@feysadegan2030
@feysadegan2030 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣war maxad u tidhahdaan hablo wa hablihii hore istaqfurallah sidey u lacag jeclayeen xita xishoodki albaabka laga soo galo ayey ku soo iloobeen 🤣🤣🤣🤣🤣😏
@deeqmuuse4589
@deeqmuuse4589 3 жыл бұрын
, hhhh
@cherifhoussein
@cherifhoussein 3 жыл бұрын
soomaalidii hore waxa ay ka liiteen dhanka diinta iyo anshaxa quman erayada iyo ciyaartuba waa kuwo qaawan oo an dhaqan haboon la huwin
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 4 жыл бұрын
Alaa Odayga wey kawaashay kkkkk
@royaltv9227
@royaltv9227 4 жыл бұрын
kirish mirish ayaan doonayaa
@mariagabarmudug3700
@mariagabarmudug3700 3 жыл бұрын
Alow kacafi acudu dadki horaa ficnaa by ku oran kkkkkkkk
@abdimohamed4057
@abdimohamed4057 4 жыл бұрын
Hooyo aaba waa ka cabsaneesaaa . Awkuuku alow kuu naxariiiso
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 4 жыл бұрын
Amin
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Aamiin
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
@@zaymolabdullahi4775 lakin goormuu dhintay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@maxamedofficial8990 2008dii ayuu dhintay awkuuku wll
@caliyusuf6257
@caliyusuf6257 4 жыл бұрын
Asal weeye
@abdirahmanawilfarahhassang688
@abdirahmanawilfarahhassang688 3 жыл бұрын
Dadkii asalka ahaa waaye
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Aw kuuku numberka 8ka riwaayada boos wcn ayu ka ciyaraya qosolka iga dhamaday AHUN dhamantod wixi dhintay😊
@sakariemohamud
@sakariemohamud Жыл бұрын
2023 Yaa daawanaya😎
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Riwaayadan qoryoolaeey baan ku daawaday waan xusuustaa ciyaal baan ahaa derbigaan ka booday 20 shilin kaliyaa lagu gelayey
@baashiabdi6839
@baashiabdi6839 6 ай бұрын
22/12/2023 baan daawadey
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 3 жыл бұрын
Ayaa Daawanaya 04/12/2020 Kama xiisa gooyo
@amiinsigad3606
@amiinsigad3606 3 жыл бұрын
22/12/2020 ani
@aminaali7567
@aminaali7567 3 жыл бұрын
Allaah ha naxariisto ameen
@sahalfaarax3539
@sahalfaarax3539 3 жыл бұрын
Sahal
@sahrohaaji931
@sahrohaaji931 3 жыл бұрын
Waxaa ah aqabad in fankiiihore ilamanta Gaadho ilaa dhuubaha
@aamiinabdirizak4536
@aamiinabdirizak4536 5 ай бұрын
20/01/2024
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Harawo ilaa. Badhida Tustay odaygii. Habeenkaa. Si fiica bay isoo. Cabaysatay baskoladeeda malaa
@ibrahimhashi750
@ibrahimhashi750 2 жыл бұрын
Caways ka cawa
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 жыл бұрын
Wuu ku tebey Jidhkaygu ee Itaataabo Tintaa farahaa gel geli @taasi wa dhaqan xumo
@dabledayuub1675
@dabledayuub1675 3 жыл бұрын
Waxaa soo socdo ayeey kawaramayeen
@halimosamatar7752
@halimosamatar7752 3 жыл бұрын
Ft worth
@rahmarunchennel3591
@rahmarunchennel3591 Жыл бұрын
Waayo hore
@musse_ali
@musse_ali 3 жыл бұрын
Xaliima khaliif magool Io saado ali warsame Io Hibo nuura Io ow kuuko waan baaka garan Alle ha unaxariisto intii dhimatay Intkle alle cimriga ha udheereeyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 3 жыл бұрын
Xalimo khalif magol ruwayada kuma jirto
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 3 жыл бұрын
Maryan mursal maku jirta talow
@roodamohamet8281
@roodamohamet8281 Жыл бұрын
Hibo nuura way nooshahay
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
@@samiiraabdirahman7067 Maryan mursal halka ay hadda Saado Cali matalayso ayay ku jirtay Orginalkii lkn markan dib loogu dhigay Djabuti 1986 dii Qamar baa badashay.
@mohameddeek4781
@mohameddeek4781 4 жыл бұрын
hday raaxo jirto horaa loo soo raxaysty lkn wxan ka xumahy carurta dhalatey bilaa dowlada
@salmoshire9441
@salmoshire9441 2 жыл бұрын
12/2/2022 malin sabti ah aan dWaday
@yasiinshide9022
@yasiinshide9022 3 жыл бұрын
Yaasiin yoonis
@user-tu6my1rq9q
@user-tu6my1rq9q 3 жыл бұрын
فيديو عن المطربة المبدعة حليمة مجول باللغة العربية يستحق الفن الصومالي النشر كثيراً kzbin.info/www/bejne/o4qol4qwrbysfMk
@nuuro8336
@nuuro8336 4 жыл бұрын
EiwaUadaan waka helay laba jeer fiirsaday say u labisanyihiin hada qarnigaan la joogo xataa way qurxoon yihiin walee waagaas dadka stylish bay ahaayeen adi mahan
@adenseed9388
@adenseed9388 4 жыл бұрын
Waa inta kaliyoon ku dhaliil sanahay labiska heesaha qaybtood oo ah kuwo ka fog anshaxii ummada soomaaliyeedi lahayd ma aynaan ahayn dad wax walboo ay samenayaan, jillayaan ama ay soo bandhigayaanba ku matala dhaqan noocadaa ah iyo wax shabaha toona
@alirabi2042
@alirabi2042 3 жыл бұрын
@@adenseed9388 ĺĺĺllllĺĺĺĺĺl000000000000000000000l0ĺ0ĺĺ0lĺĺĺĺĺppppppppppppppppppppppppp
@xaliimotooyaa870
@xaliimotooyaa870 3 жыл бұрын
dad kii horaa labis qorxonaa
@theheba.0
@theheba.0 4 ай бұрын
10.02.2024
@amalabdirisakhussein8680
@amalabdirisakhussein8680 4 ай бұрын
18 02 2024 😢
@user-pi5dr7ep1h
@user-pi5dr7ep1h 6 ай бұрын
This is part of Somalia I haven’t seen 😮😂😂😂😂
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 жыл бұрын
Acuudi bilaah
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Ай бұрын
Rubayadahan in dib loojilo waliba ayagoon maslax aheen oo caadi rubaayad laduubay ah si toos loo jilaayo sida filimanta cml
@diinimedia4959
@diinimedia4959 3 жыл бұрын
Waryaa ila daawanaayo hada heee
@xariiroxaryan3026
@xariiroxaryan3026 3 жыл бұрын
Aniga 💖
@dabledayuub1675
@dabledayuub1675 3 жыл бұрын
Itataabo weyka waashay
@maxmedmalin8212
@maxmedmalin8212 4 жыл бұрын
2
@abdirahmanali7483
@abdirahmanali7483 3 жыл бұрын
YAA ALIFEY RIWAAYADA, AYNU KALA FAA,IDAYSANEE... SOO QORA, CIDI GARNAYSAA.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Riwaayadan waxaa Alifey Aun Maxamoud Tukaale
@dabledayuub1675
@dabledayuub1675 3 жыл бұрын
Waxaa Alifay cabdulaahi Caadle Abwankii weynaa
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Maxamuud Tukaale Aun.
@amaaraahmed2892
@amaaraahmed2892 4 жыл бұрын
Ma intaaseey ku ekeyd riwaayadu
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Amaara Ahmed Qaybta 1aad weey ku jirtaa channelka Si fiican uga raadi
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
Waxan dib u milicsanaya mid ka mida riwaaydaha aan jeclahay hablow hadmad guursan doontaan 7/6/2023 maalin arbaca
@mukhtaarfud9897
@mukhtaarfud9897 3 жыл бұрын
waar meeshan waasidee layaab caadi baa la isu saarayaaye
@testermailer4130
@testermailer4130 3 жыл бұрын
Yaa fahmay tuducan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk . Caqli taama oday baa le. Talo wacan nin wayn baa le. tumashiyo raaxana nin maaleh baa le. 3:50
@user-tu6my1rq9q
@user-tu6my1rq9q 3 жыл бұрын
فيديو عن المطربة المبدعة حليمة مجول باللغة العربية يستحق الفن الصومالي النشر كثيراً kzbin.info/www/bejne/o4qol4qwrbysfMk
@nastedave9842
@nastedave9842 6 ай бұрын
😂😂😂
@kulmiyechannel6837
@kulmiyechannel6837 3 жыл бұрын
Acuudu minnak 😂😂😂😂😂😂
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 жыл бұрын
Alaha unaxriisto dadkaan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@amirshanafi7088
@amirshanafi7088 4 жыл бұрын
Bal eeg adba. Hibo mahamed iyo qamar harawaba waa samaroon. Hadana midba rool ayay ku leedahay ruwayada. Noloshuna waa sidaa qofba choicekiisa
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Dadkaas waa dad si kasta wax noo tusay
@justsamira4477
@justsamira4477 4 жыл бұрын
No Xishood.. 😢
@saladohussein1129
@saladohussein1129 4 жыл бұрын
Wooooow❤️💕♥️💖
@gureyyare2996
@gureyyare2996 3 жыл бұрын
Wax ba khaldan Maxa u dheyeh somalida xiligah Iyo somalida hader Wagah wadad hader tafta na wada haysta ma jogin miyaa Maseh somalidu wagah Muslim aheyn Anyway wanka helay
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Wadaadihii hore dadku dambi ay galeen kuma aysan gaaleysiin jirin,fanaaniintana waxay u arkeed dad farriin gudbinaya wixii ka khaldamana si tartiib ah ayay uga sixi jireen.
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto salaad buloow barakoow his stage name
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@mariahassan2905
@mariahassan2905 3 жыл бұрын
kkkk war muxu odaygu dhanaanis ka dhargayeeey naw
@c.risaaqsiciid6878
@c.risaaqsiciid6878 3 жыл бұрын
Hhhhh odayga waa loruxay
@haji509
@haji509 3 жыл бұрын
Hhh waa wakhtiga
@mukhtaarfud9897
@mukhtaarfud9897 3 жыл бұрын
waar miyuuu wasayba hoogay
@fariidoinafaarax3544
@fariidoinafaarax3544 2 жыл бұрын
😂😂😂
@charmakeelmigoumaneh2721
@charmakeelmigoumaneh2721 Жыл бұрын
OW koukou wa riwayaad manehe wa ka afsonaya
@munaqaali4556
@munaqaali4556 4 жыл бұрын
Xasbunullah wa nicma wakiiil iygaba dhaqan celin u baahan
@hodanelmi2958
@hodanelmi2958 4 жыл бұрын
Muna qaali soomaalidii hore ma muslim bay ahayeen? Waan xasuta dumarku wa dayacnayen qaaeanidu ceeb ma aheyn, subxanalaah.
@munaqaali4556
@munaqaali4556 4 жыл бұрын
@@hodanelmi2958 subxan allah diintaa ku yarayd waban la yaabay waa in laga saaraa you tupka si aan caruurtu waxan u daawan
@abdihakimadam9304
@abdihakimadam9304 4 жыл бұрын
Waxan waa matalaad kaliya, dadkaan iyagoo sidan ah hadana qalbiyo nadiif ah ayay lahaayeen
@yaasiinbulshaawi3258
@yaasiinbulshaawi3258 3 жыл бұрын
toosbaa loo kala dhanaanaanayaa
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 4 жыл бұрын
Canab goosto ileen hestan ayay coppykarysay
@adenseed9388
@adenseed9388 4 жыл бұрын
Aad iyo aad dadkaan hada joogaayi waa dad aan waxii ka horeeyey kolley hees, gabay, jiifto, guuroow iyo maanso tahay aan midna ka hayn qaamuuskoodii luqadeed allow luqadeena nagu sug wadan la'aan, faqri iyo luqad la'aan meelna kuma mari karnee
@fowzi9
@fowzi9 4 жыл бұрын
Ani xitaa hadda lee arkay, canab koosto wanlayabanaa 😂😂😂 hadda mid kadaran aanba arkay.
@user-tu6my1rq9q
@user-tu6my1rq9q 3 жыл бұрын
فيديو عن المطربة المبدعة حليمة مجول باللغة العربية يستحق الفن الصومالي النشر كثيراً kzbin.info/www/bejne/o4qol4qwrbysfMk
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
Heesta intaa ugu wanaagsan wa Kalay ii laa tuumo Wakhti ka ma taaqin Ku taabay jeerkaygu ii taa taabo in taa faraha geel geel
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Hahaha
@ourchannel4067
@ourchannel4067 4 жыл бұрын
Hhhhhhh qoraal funny ah
@dabledayuub1675
@dabledayuub1675 3 жыл бұрын
Hhh
@meandyou7020
@meandyou7020 Жыл бұрын
Tinta* 😂
@hamdisalad1326
@hamdisalad1326 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto intii dhimatay
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 3 жыл бұрын
War 2daan waa Noolyihiin,la Socda!..Scww
@anasyare2065
@anasyare2065 2 жыл бұрын
We dhinten
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@anasyare2065 hibo nuura iyo qamar cabdilahi harawo weynoolyihiin wll lakn intakale riwaayada kujirta badanaa dhintey Rabi hau naxariistee
@HodanAbdulahi-td3ez
@HodanAbdulahi-td3ez 2 ай бұрын
Caleg
@shugrimaxamed3136
@shugrimaxamed3136 3 жыл бұрын
K k bvb
@ahmedhassan648
@ahmedhassan648 4 жыл бұрын
Fadlan so boqo wan huba in ad ka heli doontid kzbin.info/door/gGSHKUluU-4J3sCVgTo3cQ
@cabdullemacallin9481
@cabdullemacallin9481 3 жыл бұрын
S
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 4 жыл бұрын
Qamar harawe toloow hda ma nooshahy🙄🙄
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Haa Qamar Cabdillaahi waxeey hada ku nooshashay Ingiriiska
@omarsiyaad7178
@omarsiyaad7178 4 жыл бұрын
xabsi eyadoo ku jirtaa iigu war danbeesay dalka gariiga. lkn ma aqaano in lasoo deeyay iyo in kale
@samsamadam9641
@samsamadam9641 3 жыл бұрын
Haa qamar wa nooshahay xabsigii turkiga wey kasoo kabaxdey waa hore lkn waa hore intey iswiisarland joogtey ayey waxan ka toobad keentay wa islaan yar London ingiriiska joogta mana heesto lkn waagan waba wax waalan show danbi badanaa 🙄🙄🙄
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 3 жыл бұрын
Uk ayeey kuu joogra qamar c/llahi harawo!.thanks
@fadumomuhyadin4945
@fadumomuhyadin4945 4 жыл бұрын
Kkkkkkk allh maxa hada lagahadlaa waa wahore ruwaayadaaniba itaa taabo kulahaa kkkkkkkk
@ahmedjama3294
@ahmedjama3294 4 жыл бұрын
Maxaa ka dhacay daaha dabadiisa
@engayaanlexasan8975
@engayaanlexasan8975 4 жыл бұрын
Kkk
@najahfosi1648
@najahfosi1648 4 жыл бұрын
hhhhhh 😂😂😂❤😅😜
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Wuxu waa matalaad oo dhaqan xumadii xilligaa socotay ayay ruwaayaddu ka digaysay.
@anabmohamed9342
@anabmohamed9342 2 жыл бұрын
dagalka diinta woo ufiicnaay, saas lee maalagu socon jirinoo
@yuusufshnuuribraahin2682
@yuusufshnuuribraahin2682 3 жыл бұрын
Her sare sida wacan ee wararka u soo tabisaan
@yuusufshnuuribraahin2682
@yuusufshnuuribraahin2682 3 жыл бұрын
Warqaad TV u doono warar sax ah ama xaqiiqda
Riwaayadii "HADAAD TASHAN WEYDO WA LAGU TALIN"🔥 Dhamaystiran #full_episode
1:05:54
RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 1AAD
1:33:56
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 99 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Ruwaayaddii Hablayahow hadmaad guursan doontaan_8.flv
9:56
Xildhiban Publications
Рет қаралды 374 М.
Qabyo 2 Part 3
14:27
AbDiLaHi IbRaHiM
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele
13:44
daawo riwaayad qosol badan abwaan sangub
4:39
Somali tube
Рет қаралды 1,5 М.
MAJAAJILO CAJIIBA AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE "SINGUB" IYO KOOXDA DEEGAAN
9:11
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 281 М.
15kii Shumeey.flv
14:46
Xildhiban Publications
Рет қаралды 80 М.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 2,6 МЛН
Majaajilo | Yaa Kaa'rahan Noo Keenay | Ana Markaan Jigida Baan ku Dili
11:30
Djibouti: Riwaayadii Hablayahow Hadmaad Guursan Doontaan
2:19:23
Assajog Studio
Рет қаралды 147 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 183 М.
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 3,6 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 46 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 113 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 103 М.