Heeso Waayo Ah wagii nabada somaliya aheyyd 28-02 1989 ) Part 4

  Рет қаралды 83,081

dacad nabad

dacad nabad

Күн бұрын

Heeso Waayo Ah wagii nabada somaliya aheyyd 28-02 1989 ) Part 4

Пікірлер: 26
@Iskufilan93
@Iskufilan93 13 жыл бұрын
waaaaw waa fanaanintii qaranka oo guri ku baaashalaya sida qamar ay styleka ugu saxayso haboon banba ka helay waa soomalidii layaqaney hadase umadii wa is bedeshay xaasidnimo iyo xumaan ba ka soo hadhay badankooda qof qof sixi kara maleh yaabkayaabkiis
@nayrusnuur997
@nayrusnuur997 10 жыл бұрын
masha alaa qadra daahir waa xidigtii fanka nooloow
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Haday idinka 1989 nabad idiin ahayd Somalilaand waxay u ahayd sanadihii taariikhdeeda ugu xumaa. Shacabkeedu wuxu ahaa wax la xasuuqay iyo wax Ethiopia u qaxay. Sidaad cinwaanka u qortay waxay cadaynaysaa in aanad dan ka lahayn xanuunkii ku dhacayey shacabka Somalilaand, xitaa askartiinii ku dhamaatay Somalilaand iyo baroortii ka taagnayd guri walba Muuqdisho.
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Waxad moda inay codka iyo muuqaalku yara kala horeeyaan
@cabdiwali108
@cabdiwali108 8 жыл бұрын
war qabyaalada daaya walaga sootagee diinta magaraneyne ee ismaqoomeen ama wxii dhaca dhece gaal iyo gaalraaac ayaa sawirxun tusaye hda katashada ayihiina somaliweyneey israaaca
@heawan_abdigamil.comhussei4541
@heawan_abdigamil.comhussei4541 8 жыл бұрын
wow longe life
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
No payback, fanaaniintii hore kalsoonidii fankooda yaa helaaya hada.
@stack150
@stack150 10 жыл бұрын
What's the song at 7:48 called, and who sings it?
@hagaryare123
@hagaryare123 6 жыл бұрын
she is baxsan
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 5 жыл бұрын
Who are you??0
@nahjsnsjd3962
@nahjsnsjd3962 8 жыл бұрын
isaaq waa kaa kubaashaalaya muqdisho markuu siyaad rusheynayey hargeysa
@alidaud1309
@alidaud1309 10 жыл бұрын
waka c aqliga reer koofurku 1980-1990 dagal ayan ku jiray, adna waxad ku fanaysa in xiliga somaliya nabad ahayd marka anuu somali manan ahayn ,,,mise daglaka somaliland ka socday kuma tirsna mar haday koonfur nabad tahy,wale calan somali leedahay laga tagin mar danbe intan noolahay somaliland ,
@nahjsnsjd3962
@nahjsnsjd3962 8 жыл бұрын
adinka ayaa idiin Tirsan miyaa ,waaba adinkee waxa qarxiya meel walba
@Tiimbare
@Tiimbare 6 жыл бұрын
ali daud iska saar cuqdadda walaal waddanka gees ka gees jabhado ayaa ka dillaacay hubeysan SNM, SSDF, USCSNA iyo kuwa kale marka waxa muhiim ka ah ayaa ah in wixii tagey laga tago oo toobiyaha toosan cagta la saaro walaalkey mgrty
@sahalmoha7690
@sahalmoha7690 9 жыл бұрын
Xiliga 1989 ragna dayuurad ba rushaynayay ragna tumasho bay ku jireen ale aya caadil ah o ka jaray faqash wixi ay sameyeen
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Sahal Moha, naagta heeseysa ee caweyska shideysaaba waa isaaq, ee maxaad iyada canaanta uga bilaabi weydey?
@Tiimbare
@Tiimbare 6 жыл бұрын
Sahal Moha waa uun lagu kala horreeyey mooyee ma ahane ma jirin cid gaar loo dhaafay beledu waa is xigxigtay
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Sahal Moha wlle fanaanintu waxba kamaysan qawan karin taas wayna idin la jireen oo hesay soo saareen ay idinka kaqiroonayaan lkin Dowlad lamaysan ficlami karin taas xasusnow ???
@jeneralsooyaal3447
@jeneralsooyaal3447 11 жыл бұрын
Iskufilan93 Baxsan ayaad ula jeedaa saan filayo haboon maahan fanaanadu
@bedersameey2976
@bedersameey2976 7 жыл бұрын
samatar weeye ninka so kacaya
@cabdibaasidosman2957
@cabdibaasidosman2957 10 жыл бұрын
1989 wakhtigii somalidu nabada ahayd kkkkkk halkaa ka wada reer xamarow ,caqligiinu haduu intaa idin siiyay
@ugaas89
@ugaas89 9 жыл бұрын
Aqliga reer hargeisa waxbo ma dhaamo, waayo awdal, sool iyo sanaag oo imika colood ka socoto aya tiirahdiin nabad ayan ku nool nahay.
@daahircoutinho4528
@daahircoutinho4528 6 жыл бұрын
cabdibaasid osman cuqdad land wala yaqaan FAC FCA nakala tak adeer
@cabdulaahiahmed8774
@cabdulaahiahmed8774 5 жыл бұрын
Maamul gobaledka isaaq marqaan land marqaankiina ayaa idin tusay in aad tihiin dowlad kkkkk war xishooda iskana qayila lo eey
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 6 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН
Khadra Daahir Hees
4:34
LBchannel
Рет қаралды 97 М.
Qaranimadii Somalia Wayo wayo xusuus
7:42
Hanti dhowr
Рет қаралды 54 М.
Hees "ubaxii Baxaayaay Sowdigan Abaarsaday "
10:34
Sollas Media
Рет қаралды 1 МЛН
Amina Cabdilahi and Gacayte Duet
7:17
Bartamaha
Рет қаралды 1,5 МЛН
Hees Qaraami ah Axad by Samatar
10:13
hassanjky
Рет қаралды 938 М.
**Shamso Cumar | Oomane Kalgacal
8:11
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 346 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36