walhi markaan oo kale waa xiligaan suuroon jiray gabar xawadlle u dhalatay bulaburte buulay cadey waliba xafadeydii indhoceel jah dhiiiiga
@jamaaden502 жыл бұрын
Waa mid u bogaayo Buulaburde joogte Baar weeynta geeliyo Laga bixiyo 100 laal geela Xawaadle gob soomaliyeed
@rashidabukar4162 Жыл бұрын
Fanaan cod macaan kii hore kaga cod wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sayidmaxamed32072 жыл бұрын
Musiga ayaa la yaabay runtii astaan hore u socda m.a
@Saraajiahmed25782 жыл бұрын
Insha Allah buulah bardoh waan tagin markaan Canada ka imaadoh Insha Allah
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Intey kutaala walalo
@Saraajiahmed2578 Жыл бұрын
@@shurealiim9996 hiiran baladwayney udhowdahay
@Saraajiahmed25787 ай бұрын
@@shurealiim9996 waah gobolka hiiran ee caasimadu utahay magalada baladwayn
@nasiya6732 Жыл бұрын
One of my favourite somali songs 🙌❤️
@samirhaaji2832 Жыл бұрын
Buulaay baadicade ❤❤❤❤
@fnw8688 Жыл бұрын
Bulabarde wa magalo Xawaadle majority 90% Xawaadle aya Degeen kuwa sheegeyso 10% ayey k dagan ee cadi iska dhiigi meeshas Yabar madaxweyne iyo Cali madaxweyne aya majority ah anyway reer Buulaay wa dada is jecel
@hindahana8930 Жыл бұрын
Buulay dhulkeygii inan mar un arko wa jeclahay❤❤
@AdamHiirey19972 жыл бұрын
RAGU WAA WAX BAASOO DAMAC LAGU BALEEYEY ✔️✔️☑️☑️☑️☑️
@parwakoheis2713 Жыл бұрын
Hlkedi bu dhigay waanu dhaafiyay wlhi wiilku mncha allah tabarakallah cod baa ku dhan wiilka😊
Cadhi maha wilkan yar MashaAllah codka halikedi ayu digi
@amlapea28972 жыл бұрын
Bulay magalo nabaded my Home❤
@saidoomer7269 Жыл бұрын
Waw bula burde mesha aan ku dhash te
@abdifitaaxcadaawe3801 Жыл бұрын
Haddaan beer beer ujifaa , buulabarde, aktoober.
@aminaibrahimismail97332 жыл бұрын
Heestad kusoo baxday waan kaa sugaayay👏
@ahmeddahir62242 жыл бұрын
Hakeeduu dhigay ❤❤❤❤
@Mohamud-bp6wz Жыл бұрын
Wallee waa fanaaan buuxo
@nasriincaafinasriincaafi6948 Жыл бұрын
Amazing voice 😢❤ wu fanana dhafay kan yarBulaburdo
@abdiwaliceeblaawe86032 жыл бұрын
Waxaa horey u Qaaday Cabdullahi Shariif Baastoow
@Ahmedabdirisak Жыл бұрын
Beenow waa sidee buulaberada waxan garanaya 1991 inan ka soo qaxnay anu 3 sano jir ah,nasiib daro meeshii awoowahay ku dhashay iyo abahay iyo aniga waxan oga soo caraarnay cabsi qabiil,aabahay waxay u sheegay inay magaalada gaalo iyo islaam si nabad ah ugu wada noolayen I hope inan dib ugu loqdo ama caruurtaydo ku dhalato😢
@guuleedcumar3230 Жыл бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉 waaaaaww
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
Fantastic voice good
@alcadaalaofficial46302 жыл бұрын
Xasusu hore bastoow so xasustay
@ashamohamud2819 ай бұрын
Meeshaankudhashay
@ahmedhussein43312 жыл бұрын
Zxp barteedaa dhigtay
@abdiazisabdilahi81742 жыл бұрын
Nice ine waarninkan hala zoosaaro waaanin codkar iyo himilofoglee
@suuzanmohhmed703211 ай бұрын
Ragu waa wax baaso damac lagu baleye 😢
@ahmedabdi64882 жыл бұрын
www ishcalaa waxaasa kaa hesa wlhi🥰🙏
@baxsanbeelo90242 жыл бұрын
Buloburde magalo an jeclhy🥰
@maryamahmed11852 жыл бұрын
Bulaburta❤❤❤
@jooqleyare8053 Жыл бұрын
Life ba lohesaya iguso orad maha yarka wa hibo heesay
@mohamedabdikadir4172 жыл бұрын
Halkeedu dhigay iga wala. Lyrics please
@bushramohamud4856 Жыл бұрын
Amazing Amazing the one and only legend xuseen xareed yare my childhood friend ❤❤