Heestii Eedo iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow

  Рет қаралды 733,573

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 751
@muntasmuntas1309
@muntasmuntas1309 4 жыл бұрын
Edo arxanlay anaa soo arkay nacala kugu taal😭 hada aniga ayaa edo noqday malaga yabo waxaa aniga somaray iney maran ama aan darensiyo inaa edo u ahay boska hoyadoda ayaa u galay in kasto aan noqon karin hoyadi dhashay hadana waaan u dadala ilahey ila og magaca edo in laygu waco xita majecli habar yar ayee igu wacan Coz aniga ayaa soo silcay rafad & hooyo laan ku sokoray 😢ilahow unaxariso hoyoyinka dhintay hooyo macan ilahey janada akugu casuma kuwii janada ku kulmo ilahey anaga dhigo i miss you mom ❤️💉🌍🤲🏻
@fartuundeirenour6784
@fartuundeirenour6784 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@joombaar8121
@joombaar8121 4 жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@soobax7544
@soobax7544 4 жыл бұрын
mashalah hooyo fcn ayaad tahay. ilmaha wax danbiya kuma laha in hooyadii dhimatay, eedadana wa in booska waalidnimo kasoo baxda. masuuliyada ilmaha wax fudud ma aha oo culayso baddan aya jiri kara lkn nacaybka saaidka, dilka arxan darada, eegmada aan naxariista lahayn ma mudna caruurta eedadooda la nool. marka adiga waxaad noqon eedooyinka kuwa oogu ficn wa hadi qoraalkadan sax yahay
@moabdulahi8418
@moabdulahi8418 4 жыл бұрын
Qofka markoo dhibka soo arko iyo markosan soo arkin isku mid mahaa runti. Wlhi hooyo la'aan wax ka dhib badan aduunka malahan. Janada allaha geeyo hooyooyin keena
@moshkaomar6366
@moshkaomar6366 4 жыл бұрын
Allahuma Aaamiiin xbbtii Muntaas🥰 Dunidan wax walbo wala arkaa wllh Eedooyin fcn wey jiraan Illahey umadda ma siman Alxmdulilah calaa kuli xaal hduu dhibkeedi illahey kaso saarey mante❤🤲🏻
@cabdiqeyrgaabane7723
@cabdiqeyrgaabane7723 4 жыл бұрын
Inta hoyo jecel like ha iloobina
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 4 жыл бұрын
Aniga ayay isoo korise Eedo 😢😥 arxanlay Hadii kamid tahay kuwa akhrinaayaan comment tiga liketa
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 3 жыл бұрын
😭😭Aduunyada wey wujiya badanthy wlhi alxmdlllh calaakuli xaal
@dongacmodhere1520
@dongacmodhere1520 4 жыл бұрын
Aabe qali ah ba idhalay o xananeyn jirey edadayna way ficned lkn booska hooyo cid igali karta majirto alle hooyo iyo aabe haydin naxariisto😢 ammiiiiiiin
@TripleM058
@TripleM058 3 жыл бұрын
Aamiin aabo iyo hooyo qofkii waayo ba xanuunka kula dareemi kara
@rageabdi2089
@rageabdi2089 2 жыл бұрын
Amiin
@ilhanitaakuna6313
@ilhanitaakuna6313 4 жыл бұрын
wale heestaan wax fahmi kara qofan hoyo aabo unoleen allow unaxariiso hoyo iyo abo🤲🤲😭😭😭
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 2 жыл бұрын
Sorry😭
@amshiabdulahi2832
@amshiabdulahi2832 2 жыл бұрын
Amin 😥😥
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Ax sorry wal qali WA Xanuun wllhi 😭
@anasabdiraxmaan6156
@anasabdiraxmaan6156 9 ай бұрын
sorry 😢😢
@Ahmedmano169
@Ahmedmano169 8 ай бұрын
Alx anigoo labaduba ii nool yihiin ayeen hadana agteeda ku soo korayay nolosha wey inacsiisey say ila dhaqantay ma ilaawi doono intaan aduunka ku noolahay wax kastoo xun oo maceeb ah ayeey i bartay dadkii ayaan ka dhex baxay waxan iska noqoday qof iska aamusan oo cidna la hadlin manta alx waxan jiraa 20 jir waxa kasta oo ay isoo marsiisay ma ilaawi doono wligayna wax uma sheegin oo kuma dhihin waxsi waa igu qalad lkn waan ku samray illhy ayaa mahad leh manta waxan jooga miln aan cidna u baahneen. Kaliya abahay iyo hooyday ayaa la tagn yahay inaa wax taro inshall Waxa saaas ii gashay waa edo abahay la dhalatay😢
@alexdnedc2023
@alexdnedc2023 4 жыл бұрын
heestaan ayaa waxaa u shiday Eedadey Aabahey qabo, weey ooysay weeyna qiirootay, waxay i dhahday wiil keeyi bini’aadan ka oodhan isku mid maahan!!!! EEDOOYIN fiican weey jiranaan. ✌🏾
@theonlyman1405
@theonlyman1405 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi wa run ani ma arken edo xun masha Allah xata edo ma dahow Hoyo ayan daha wlhi 2 edo ayan leyahay wana ii Hooyo
@abdiazizbowy3646
@abdiazizbowy3646 4 жыл бұрын
😰😰
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 4 жыл бұрын
😂😂😂❤️❤️❤️❤️
@mohameddeeq6909
@mohameddeeq6909 4 жыл бұрын
Been ma ahan wey jiraan eedooyin fcn
@mohameddeeq6909
@mohameddeeq6909 4 жыл бұрын
Been ma ahan wey jiraan eedooyin fcn
@samiirmohamed160
@samiirmohamed160 4 жыл бұрын
Alle qaadkan maxa agteyda dhigey qisdan waxy ku dhacdey walalkey isku aabe aanahy lkin kala hooyo Hooyadis waxey ka tgty asigo jiro 2sno jiro kdb hooyadey aya so korstey ilaa uu hda jiro 20 jir lkin waxaa jira wiilkas wxuusan heysan inaan heystey wiilkas wuu ahaay md aad loo gumaadi hooydey ayaa u eh eedo wlh 😭😭😭 markan soo xsuusto dhibatda walalkey lagu sameynjirey wagan ciyaalka ahaay wan ilmeya blse hda nsiib wngsn wiilkii hda waa 20 jir wax kala grnaya wilina eedadiis ayu lanool yhy oo hooyadey ah 😭😭😭😭😭😭😭 Waxan galeny wxbrsho isku wqti anigana ka hordhmeyey wxuu ahaay jiroole intasna jugta io wax wlbo aya ka reebty fciisa aniga aaad ayaan ujclhy walalkeyga wayo xiligas wan yray mrkan so caqliyeysty hda jamcda io waxwlbo ubaahdo anigaa ka bixiyo illhyow eedo fiican natus lama arki maaye Waaa qiso dher balse intas kuso gaabisey 😭😭😭😭
@Rio_Mio244
@Rio_Mio244 4 жыл бұрын
Runtii qoraalkaga markan akhriyey dareenkaygu si kale ayuu noqday runtii anigu masoo arkin dhibtaas lkn wxan daremay xanuunkas wayo wxan arkay in badan ioo dhibtasi haysato
@zakariaalinur6056
@zakariaalinur6056 4 жыл бұрын
Zxpoe wlhi waa ilmeeyaya darenka iyo nasaxtiista ayaa la is dheeryahay
@worldtoday1331
@worldtoday1331 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 ilmaad iga keentay walahi. Hadda walalkaa wax u qabo intaad awoodid sxb
@sagalsadik1140
@sagalsadik1140 4 жыл бұрын
.Ilaahay hooyoyinka qalbigoooda haka saaarao xasarada intaaa la eg
@jamalabdinasir3272
@jamalabdinasir3272 4 жыл бұрын
Zxbow illaheey janadiisa ha kugu casuumo wlltimada wax yar ma ahan
@ashaali345
@ashaali345 4 жыл бұрын
Waxaa dareemikaro qofkii soo maray edo lakiin haiska cafiyo qofwalba oo soo maray edo wukabaxa malin uun
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 4 жыл бұрын
Wuu ka baxayaa lkn ogoow sikasta oo aad u cafisid haddana marba dhibkii waad xasuusani dumarka waxaan ka codsan lahaa in ay caruurta ilaaliyaan oo aanay ku tuman xuquuqdooda
@dhemanlula2402
@dhemanlula2402 4 жыл бұрын
Haa walhi aniga so mareya sacada an qorata ilamo aya iga socota ilahyow edayowna xuna ga qabo
@ikranmahad8005
@ikranmahad8005 4 жыл бұрын
Manasomarin lakin markandageysatay waniskaoyay
@kaamil2991
@kaamil2991 4 жыл бұрын
Alx. Aniga edo ayaa mudo badan isoo korinaysay, wali hadal xun iguma odhan.. alle haw dembi dhaafo edoday qli❣❣👏alle qabriga haw waasiciyo hooyo macan😭😭😭
@adamsh2514
@adamsh2514 4 жыл бұрын
Eedada aabaha qabo aya laga hadlaya
@kaltuumcawil5592
@kaltuumcawil5592 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😥😥😥
@mohamedukaash
@mohamedukaash 4 жыл бұрын
Eedo mida ugu naxariis badan hadaad bil lajoogto holac baa kaakici🙄sas bey kuu fiirin
@adamjumale4871
@adamjumale4871 4 жыл бұрын
Aabo kuma ogaadee, eedo kuma daryeeshee. Aabaha naftigiisa markuu naag kale guursado, caruurtii hore iyo hooyadood wuu dayacaa. Soomaaliyeey, marka eedo kaliya yaan la eedeen. 🌹 🇸🇴 🌹
@alphayassera7570
@alphayassera7570 4 жыл бұрын
Fuck you Anagad Eedo Noga dhigyza Napiyad Wx aynad kazo arag kppe
@alinour1037
@alinour1037 3 жыл бұрын
Ala hoyo nodayo
@shucebmumin9049
@shucebmumin9049 3 жыл бұрын
@@alphayassera7570 mxa ka qaldn adiga jahil cml ad u hadlysaye is daji sxb edo wxy tahy wan ognahy🥺
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Sax waye aabayalka ayaa masuliyada ilmaha dayaco hdu hoyadod furo ama dhimato ama xitaa marku guursado waw dayaca
@Irfo143
@Irfo143 4 жыл бұрын
Markaad ooyso leylkii hooyo hakuu adeegteee kuu uur dabceysee aamus kugu tiraahdee allow hooyo hanaga qaaadin😢😢
@بنتمرسل
@بنتمرسل 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@ruun14
@ruun14 3 жыл бұрын
Amiin amiin
@teamckfamilyguul7714
@teamckfamilyguul7714 4 жыл бұрын
Waxan mid ku soo korty qisadan ookle wllhi bilahi ilaaa hada way igu yaalaan nabarado hooyo la aan iyo aabo la aan ahaa ax nolol adag bay ahyd hada waanka weynaadaye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amiinarsenal1299
@amiinarsenal1299 4 жыл бұрын
Xxxx wlh wn ka xumahy
@maryanxaajicadow3574
@maryanxaajicadow3574 4 жыл бұрын
Abaayo iska samax farxadadana horo u wado insha allah ilaheyna kuma naqo dhibato danbo insha allaah
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 жыл бұрын
Waxaad ku faraxdo allaha kugu badalo aduunka barwaqo iyo farxad inaad ku noolaato ban ku rajeyn aad ilowdo dhibtaad so martay
@updishakouromar8515
@updishakouromar8515 4 жыл бұрын
😥😥😥
@blackseablacksea9311
@blackseablacksea9311 4 жыл бұрын
Isku mid ayaan nahay wll hooyo la aan iyo aabo la aan ayaan so koray qisadaan ayaa igu dhacday
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 2 жыл бұрын
4 jir anigoo ah ayay hoyaday dhimatay ilaahay ha unaxariisto qabrigana ha unuuro amin 13/11/2021 dhagaysiga manta Heestaan waxaan dhagaysigeeda bilaabay 2011 Fananku waxuu ka hadlayaa waa wax jira Hadii anke aadan lasoo noolaan waxaad tahay ( vulnerable)
@munanuur2210
@munanuur2210 3 жыл бұрын
Canuga aan eedada u ahay sida canugayga u xafidaa hadda xafidi karin ma hayn karaa dhahaa intaa xaq ka gali lahaa. Yaa ila qaba fikitkaan
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Waa fakar saxa
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 3 жыл бұрын
Wxan ku so dhex koray xafada edadey iyo afar walalhyga oo isku aabo nahay sidas ay tahay edadey waxey ila dhaqmi jirtay si arxan daro ah heer waxey gartay ani iyo abahyga nagala fogeyso iyo walalhyga😡😭♥️hada waxan ku nolahay dalka German nolol qurux badana ku jira alxm lkn wxan u xiisay abahey iyo walalahey😥Eedo ilhay waxa ka barya ino ku naxariisan adun iyo aqiro😡
@marnishyussuf3172
@marnishyussuf3172 3 жыл бұрын
Abwe wan kula daremaya xnunka plz lkn hahabarin alaha so hanuniyow is ka dheh ad neh ajar aya ku heleysaye adiga neh Allaha farxadada haku siyadiyow walalada iyo abaha alaha kula gulansiyow ayakow cfimadh qabaan edo neh Alaha so hadiyeyow
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Walale kuwa wax cafiya alla ayaa jecel ee iska cafi pls xnunka hoyo la anta ama eedo Wan so arkaye
@mohamed4729.
@mohamed4729. 5 жыл бұрын
Hestaan waa oyin socoto
@kafeyacabdulkhaliifcabdulq7270
@kafeyacabdulkhaliifcabdulq7270 4 жыл бұрын
anaan lasoo kuray arxana kuma arg
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 4 жыл бұрын
Heestan waxa fahmi kara qof hoyolan so korey markasto o an maqlo wan ilmeya 😭😭😭
@jayb7105
@jayb7105 4 жыл бұрын
Jamila Muse, waa runtaa! Edo xun baan ku ag korey!
@mohamedabdicasis436
@mohamedabdicasis436 4 жыл бұрын
Waa run abayo
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 4 жыл бұрын
Heesta aabahay baa jecel wayo rajanimuu kuso koray wan la ooyaa Markan arko😥😥 alxmdullh anigu hooyan laso koray ilhybanan uga mahad celinaaya
@drsfartuunabdullahi723
@drsfartuunabdullahi723 3 жыл бұрын
Wlhi wan oyaa heestan mrkan soo xasuusto 😢 inkasto aabahy booska hooyo igu jiray lkn mr kasta ilama joogi jirin aabe allah iikaa xafido aabe hooyo allah ku naxariisto aduunk wan kugu waayaye allah jano fardowso haynagu kulmiyo aamin yaa alllah inta hooyadod dhimatay allah unaxariisto🤲 intay unoshahyna allah uxafido ❤
@Zaakirali-r8i
@Zaakirali-r8i 2 жыл бұрын
Walhi waad qormadaada way ii qiiro galisay allaah u naxariisto
@drsfartuunabdullahi723
@drsfartuunabdullahi723 2 жыл бұрын
Aaamin yaarabi🤲🥺
@abdiaziizmohamed2596
@abdiaziizmohamed2596 4 жыл бұрын
Alxm aniga eedo wngsn baa allé igu aadiyay aadanaha dhamaan isku mid maaha😿😭❤️
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 4 жыл бұрын
Qosku marku burburo dhibaatada ugu weyn waxay sameysa caruurta un 😭
@dffh4907
@dffh4907 4 жыл бұрын
heestan markan dhageysanayo walhi waan iska ooya😢😢😢😢
@ayuushmahamuud5435
@ayuushmahamuud5435 4 жыл бұрын
df fh sorr wll qli
@fartuuncadey4164
@fartuuncadey4164 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdiraxmanxasan722
@cabdiraxmanxasan722 4 жыл бұрын
InTa HoYo La aan sokorTaY aya oYa 😭😭 ee CaLosHaDa AdkeY wll Df Fh🙏🙏🙏🙏
@بنتمرسل
@بنتمرسل 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@theclassicman6730
@theclassicman6730 3 жыл бұрын
Heartbeating song wlhi waa hees aad uxanuun badan waxaan maqli jiray 2012 anoo dhalin yaro ah hooyadeey waa ay iijoogtaa cimri dheer iyo cibaado suuban
@mohaabdi8056
@mohaabdi8056 3 жыл бұрын
Soomaali Sida ay u badan yihiin Waa wada eeddo-koris!! Yacni eeddo ayaa soo korisay markay hooyooyin kood dhinteen. Eeddo na Waa naxariislaay. Marka soomaali ayan naxariis ka sugeeynaa wallahay Waan isla yaabaa!! Dad naxariis daro lagu soo koriyay naxariista ka sugeeynaa. Subxanallah.
@saidabdibashir8618
@saidabdibashir8618 3 жыл бұрын
eedo arxan laay walaahi waan so wada argay mid aabahey la dhaladay mid adeerkey qabay mid aabahey qabay ayaa igu rooneed magac eedo dhan wax fiican ma,aha allaha umadda haka qabto waa ileeyaa markaan dhageesto heestaan alxamdullilah alle aya amahad iska leh hooyo macaan dib ayaan u midownay masha,allaha
@xanaan3855
@xanaan3855 2 жыл бұрын
Haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
@aminaa8098
@aminaa8098 Жыл бұрын
Inta so shegtay wala so nolade lkn midba ima ficnanin alx lkn wa qadar
@nabiilmohamed9193
@nabiilmohamed9193 Жыл бұрын
@@aminaa8098 HOOYO WAXA KU XIKTO HABARYAR qof kle jacel walidnimo kama helesit iyo AYEYO HOYO dhashay bas sedexdas ❤
@kamalkani5258
@kamalkani5258 5 жыл бұрын
Xasuus xasuus ,,,, Horta eedooyinu arxan daranaaa
@sharaf5040
@sharaf5040 4 жыл бұрын
Heestan oohin bay naga keenta hada kuwa hooyadood waayey baan hayaa.anaaba ayaga is mooday oo dib u fiirshay haday kufaan in aan aniga kufa moodàa illaahow u naxariiso hooyo macàan
@updishakouromar8515
@updishakouromar8515 4 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo shimbiro baynu nahay hooyo den hadan weynan shimbir baal ka jaban beynu noqo neynaa 😥
@hamdikhadar48
@hamdikhadar48 3 жыл бұрын
9/3/2021😭waqtigan ayn dawanYa 😭eedo la joga arxan daraNa😭miss u hoyo mcn la,aanTa nolosha waa murugoday wlh😭😭😭😭😭😭😭
@zaminazharma9245
@zaminazharma9245 3 жыл бұрын
sorry wllo qli😢🥺🥺
@ruweydaahmed3902
@ruweydaahmed3902 3 жыл бұрын
Sabarka wax dhama malahn xppti sabarka badi meel ka ficn kuu danbeyso🤗
@suleqoqurux6712
@suleqoqurux6712 4 жыл бұрын
Maaanta ay bil ramadaan tahy oo aan somanahay heestan inan dhagesto xanun ayaa ikakenay iyo iney aniga ika hadleso 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😣
@husentahluko2357
@husentahluko2357 4 жыл бұрын
Waan kaxuma walaashey qaali 😚
@aishamuhamad8531
@aishamuhamad8531 4 жыл бұрын
Edo kuli miyaa mise tan aabe ladha lati maku jirtaa
@husentahluko2357
@husentahluko2357 4 жыл бұрын
@@aishamuhamad8531 koley waxaan ufahme in aay tahay tan aaba uu guursadee
@updishakouromar8515
@updishakouromar8515 4 жыл бұрын
Sorry Huuno 😥
@NoorAli-km2hm
@NoorAli-km2hm 4 жыл бұрын
Sorry abayo iska ilow xasuusaha xun xun
@shukriabdulkadirmohamed2158
@shukriabdulkadirmohamed2158 4 жыл бұрын
ala heestan wlhi qalbiga tabaneysaa wlhi eedo abaalaay wye sey nowgashey ala 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭I love u hoooyooo
@sadegalayax4254
@sadegalayax4254 3 жыл бұрын
Alxm hooyaday baan waligay la noolaa saas oo ay tahay eedo fcn baan lahaa waxayna iila dhaqmi jidha sida hooyaday oo kale waligay hadal xun ima dhihin Ana hooyo baan dhihi jira... Allaha unaxariisto inta walaalahay ah ee hooyooyin kood waayay inta ay unool yihiina Allaha udaayo naxariisna siiyo amiin .. intaa kadib heestaan aniga ima quseyso lkn runtii xoog baan udareema wayna itaabada ...
@mubarikosman1807
@mubarikosman1807 3 жыл бұрын
Heestan markaan maqlo waan qirood alx ilhy eedo ima bahinin hooyo mcn I joogta Alwo hooyoyinka Somali noo daa 💯❤🥰🌍❤🤲🤲❤
@abdiahza1561
@abdiahza1561 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭allah hooyo la aan imadhigo allah cimri dheer iyo cibado soban ku sii hoooyo macan👑❤️
@randareys8014
@randareys8014 3 жыл бұрын
Kaliya eeda aabe qabo ma ahan waxa dadka dhibaateya hadad hoyada la jogin wa iska sidaas Eedo eed baan ka tabanaayaaa 😭😭😭 inta ay i marsiisay ma jiro qof dulqadkeda leh ( wxn ahay daalibul cilmi ) in muda ah ka fog hooyadis io aabihis lana nool eedo dhib badana ay marsiisay ilaa hadana ku jiro 😭😭😭😭 waxaa ii haray wax yar ilahy wxn ka baryayaa inuu hooyadey si nbd ah iigu geeyo🤲🤲🤲 Xanunka aan daremayo waxaa daremi karo qof hoyadis ka fogaaday 😭😭😭😭
@layloibraahin715
@layloibraahin715 2 жыл бұрын
Haye abayo ama abowe 4sano ka bacdi aqristay qorlkaaga hoyo ma is hesheen maad noo shahay
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 2 жыл бұрын
Hooyo ma heshay wll🥺
@saabirinmahamed3898
@saabirinmahamed3898 2 жыл бұрын
Sorry 😢 apyo hdda mais hesheen 😭🥺
@randareys8014
@randareys8014 2 жыл бұрын
@@layloibraahin715 Alx alx Alle ayaa mahad leh 1sano ka hor anoo aad u tirayeysan dhibka aan ku jirana uu ilahey ogyahy heestaan dhageysaty caawa ayan soo booqday dhibkii alle waa iga saaray cilmigii aan wadayna wan dhameystay hooyo io walaaladey ayaaan la joogaaa manta waxan ahay qof shaqeysta oo familkeda farxad kula nool Aduunyada samir ayey u baahanthy mudo 7 year ayn dhib ku jiray mantana alle waa iga saaray dhibta laguma waarayo ee dulqaad loo baahanyahay Alle waxan ka baryaayaa inuu dhibka ka dulqaado kuwa dhibateysan ooo xladeydii oo kle ku jiro
@randareys8014
@randareys8014 2 жыл бұрын
Alx dhibkii alle waa iga saaray hooyo io aabo io walaalo ayan dhexda kaga jiraaa
@abdikadirshamowhassan1084
@abdikadirshamowhassan1084 4 жыл бұрын
Hees xasuus igu ah malaha Aniga ayey ila hadleysaa😣😣
@sacdiyaismaaciil7095
@sacdiyaismaaciil7095 2 жыл бұрын
Sorry boowe mcn 😭
@mohamedadow4332
@mohamedadow4332 5 жыл бұрын
Eedo ana so arkay
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 2 жыл бұрын
Heeskan Waa Dareen kale wlhi dhacdo dhacdo 😪 Cabdillahi Shariif Baastoow❤🤴
@nashadcawil3515
@nashadcawil3515 2 жыл бұрын
Ani waligay eedo lamajogin lkn waqtihore ahayn hooyaday mcn ayaaa isokorisay aabo la aana waan kusokoray tuulo ayaan daganayn ariyaal badan nojogijiray ariyasha hooyo ani ayay igu aminijirtay ana racijiray lkn tuulada aandaganayn ayaaa roob la aankadhacday kabacdii ani iyo ariyasha reero qarabanahay noloogeyay reerkana magalada ayay ugureen reerka badiyaha daganaa way isilcinjireen 😭😭😭😭😭😭😭axl 3bil kabacdii hooyo igadokaxaysay ani waanyaraa waqtigas lkn marlabaad tulada abarkadhacday sidii cml reer qaraabo nahay la iigeyay hooyana waxba umashegijirin wayo wanyaraa axl waqtigas waansodhafay rafaadka lagumanagaado lkn waligaa ilmo aadhashay qof haku aminin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
Wlhi Heestana Qofkii hooyadii ka fog ayaa dareemi karo Rabbiyow eedo ha i badin 😭🤲
@mohamedousleyeh506
@mohamedousleyeh506 Жыл бұрын
Ax ax dhibarato walba u igu dhacda waxba uma argko lkn labaday Walid ma ilowin allah ni naxairsto dhaman jano fardouso Haa KS warabiyo aallj
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@mohamedousleyeh506 Allah ha unaxariisto Hooyo iyo Aabo wll
@ilyasyare3479
@ilyasyare3479 Жыл бұрын
Dugsiga waxaa la iga soo sii deeyn jiray 10:00 AM si aan usoo quraacdo waxaana la iga rabay inaan dib ugu laabto 30 daqiiqo ka bacdi 10:30 AM. Markasta aan guriga quraac u imaado, anigiiba ayay Eedo maraq lagu quraacan lagaa adeegiisa ii direeysay, markaan soo adeego quraacdo ayay karin jirtay kaddib ayaan cuni jiray. Alaabtii aan ku quraacday ayaan dhaqi jiray markaas ayaan dugsiga ku laabtaa mar 11:30 AM cml tahay ileen 30 daqiiqo intaas laguma qaban karee. Macallinka sidaan ulahaa Eedo adeeg ii dirta, maalinkii dambe ayuu i dhahay Eedo ii keen aan wareeystee, markay timid waxay tiri waxbo iima qabto ee 10:30 hadduu 1 daqiiqo ku darsado maqaarka ka fiiq. Eedo inay wax ii dirto ma deeyn, Macallinkana inuu i dilo ma deeyn. Jug maalinka Khamiista iyo Jimcaha aan ka nasan jiray ayay ahayd 😢😢😢😢
@Saafixajiabdi
@Saafixajiabdi Жыл бұрын
Ax sorry 😔
@apdirashido76
@apdirashido76 9 ай бұрын
Zxhp macaan waan kula dareemi karaa dhibtaada e hada ma.ka Baxdey mise wad ku jirtaa 😔 😟 🙁 😥
@ilyasyare3479
@ilyasyare3479 9 ай бұрын
@@apdirashido76 sxb sare yaraanteedi ayaan ahaayeen waxaan ka hadlaayay hadda 28 jir ayaan ahay reer ayaan leeyahay alx
@omaribnuyusuf1275
@omaribnuyusuf1275 3 жыл бұрын
Ilahay baa mahadleh ❤️❤💋💋😍️hooyaday😍💋💋❤️❤️ iidaayay......... Alhamdulylah trillion times and above......... Say manshalah if your mother still alive.
@salimmohamed6947
@salimmohamed6947 4 жыл бұрын
Manta o tareqda tahay Augsto 8 2020 wall eda walhi wax jrto maxan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 allah is ducaya eno allah unxaristo aba mcn
@BRUNO8th
@BRUNO8th Жыл бұрын
06/06/2023 ku dhawad malyan qof oo dhib iyo murug sheganayaan oo edadood baday hoyo mcn adigaa iga ilaaliye i daryelay ii diiday inaan dhib mutesto hoyo mcn rabi adun iyo akhira naxaristiiisa haku siiiiyo ❤❤❤
@Rio_Mio244
@Rio_Mio244 4 жыл бұрын
Guri Eedo kuma so korin wxan iso korisay hoyaday macan lkn wxan daremayaaa eedo aabe qabo arxan daradeeda Runtii ma ahi qof si fudud ku ilmeeya lkn dadaka qaar coments ka ay soo qorayaa ayaa cwa darenkayga badalay 😢😢😢😢 illahow eedooyinka xaqa ha garadsiiyo Hooyo meel walba ay joogtana rabi cimrigeeda ha dhereyo 😢😢😢 amien inta hooyo ka dhimatayna rabi ha unaxaristo 😢😢amienn
@safiyayusuf1798
@safiyayusuf1798 3 жыл бұрын
Aniga hooyo aya iso korsatay balse wanla oya inta eyku dhacday
@Rio_Mio244
@Rio_Mio244 3 жыл бұрын
@@safiyayusuf1798 ad iyo wll
@maxamuudcabdi9095
@maxamuudcabdi9095 3 жыл бұрын
24/11/2020 haben arbaca ya dawanya . Ala run badana eedaday baan la joga 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zapnaamohamed1938
@zapnaamohamed1938 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 i am so sorry wllh abowe 😭😭😭 culeys wlbo fuded aa kdambeeyo😭😭🤲🤲🤲
@cabdiyarecabdiyare3294
@cabdiyarecabdiyare3294 4 жыл бұрын
Dadka dhahaayo eedo isku mid maaha wlhi waa dadka aan eedo soo arag waxey tahay lkn dadka eedo soo arkay baa dareemi karo waxaan xasuus taa gabar yar oo eedadhed lanoo leed markey wax udirto oo ay qaban weydo bis baas bey cunsiin jirtay runti digsiga wax lagu kariyo bey madhaxa kaga garaaci jirtay eedo arxan maleh wlhi aaba yaasha waxaan oran lahaa hadaad xaas kaaga kala tak taan haka reeban caruur teedha wlhi wax udhaamo ay san jirin hadey dhimatana korso caruur taadha oo haguur san adhigoon ku waas dar yeelin oo habidhin eedo 😥😥😥😥😥😥😥
@cazminalka2741
@cazminalka2741 4 жыл бұрын
Aad io aad waa sax hdlkaagah wlhy qofkii soo arkay unbaa og xumaanteda
@caashohassan6115
@caashohassan6115 4 жыл бұрын
Haa waa runtaa Eedo arxaan ma LA hn😭😭👊
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Aboowe subscribe igu caawi adoo mhdsan
@cabdiyarecabdiyare3294
@cabdiyarecabdiyare3294 4 жыл бұрын
Kun gabdhood Karoon waan kuu saaray abaayo ❤❣
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
@@cabdiyarecabdiyare3294 Wd mhdsnthy wllky Allah haku sharfo 😍👍
@deeqoahmed1259
@deeqoahmed1259 2 жыл бұрын
Anaa soma ray walhi
@qumeiniahmed6437
@qumeiniahmed6437 7 ай бұрын
Sorry abaayo mcn😢❤
@SamiyaMahamed-jv2fi
@SamiyaMahamed-jv2fi 5 ай бұрын
❤q@qq❤q❤❤❤❤❤qq❤❤❤qqqa​@@qumeiniahmed6437
@abduqadiribraahimAbdi
@abduqadiribraahimAbdi 4 ай бұрын
Eedo aniga waleyahay lkn xita in Eedo tahay misdarensineso 😢😢😢
@KOKO-BULLE_8p5r
@KOKO-BULLE_8p5r 4 жыл бұрын
😭 anigoo waligay katagin guriga hooyadey bay guriga eedadey abahay igeeyay 😭 ciil kaan ka qaaday iyo xanuunkan soo maray ilaayo hadda qalbigayga kama go in
@abdirazakhassan187
@abdirazakhassan187 4 жыл бұрын
Sorry abyo adne hadd eedo noqoto mid loo duceyo noqo🙏
@alinour1037
@alinour1037 3 жыл бұрын
Ala
@mohamedahmadsalah6678
@mohamedahmadsalah6678 5 жыл бұрын
Heestan waa qiiro magaceeda in RAJO loo bixiyo ayay ahayd
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Wllo adoo mhdsan subscribe isaar channel kayga
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Qofki hooyo la aan somaray unba daremi kara runti Nasiib uma helin hooyo allh ha unaxariisto 💔😢🤲 hoyo la aan wa rafad aniga aaayo ayan U aqana qofta u abo qabo runti arxan malaha markan xasustaba wan iska ooya No lashi yaranti😢
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Sxb laso wada mad xnunkas Wan rajayna hada inad nin adag.o wax qabsaday noqotay iska Samir sxb 5 sano ano jiro dhimaty hoyadey alx
@carafaadmaxamuud6945
@carafaadmaxamuud6945 2 жыл бұрын
Waar niO Edadu dHip padanaa waapa la izii nacziiYaY AnaGooN marka Horapa izkUgu KaaGa pixi jirin 8/11/2021 mon_daY
@xasankayseaadan7433
@xasankayseaadan7433 2 жыл бұрын
Aniga eedaday inbadan lasoo koray abidkay hadal xun ima odhan imana dilin dadku isku mid maaha
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 4 жыл бұрын
Halkaan waxaan ka salaamaynaa walaalkeen Shariif Baastow . Caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo.
@alimohamud1251
@alimohamud1251 4 жыл бұрын
Alx waxaan kusoo koray dhabta hooyaday iyo aabahay oo noo shaqaynaya marna ma arag dhibaato Lkn waxaan dareensahy sida ay eedo u naxariis daran tahy
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Mashaa Allah wllo adoo mhdsan subscribe igu caawi
@ahmedabdirahman6516
@ahmedabdirahman6516 5 жыл бұрын
asc sntv dhamaan madaxda iyo shaqaalaha waxan idinku salaamay salaanta islaamka asalamu caleykum waraxmatu allaah wabarakatuhu bacda salaan waa mahad san tihiin shaqada wanaag san aat uhaysan umada soomaaliya guuleeysta
@hadafsamemedia3235
@hadafsamemedia3235 5 жыл бұрын
waa xisid eedo show
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 жыл бұрын
Waligey Ma Arkin Ama Ma maqlin Eedo Aabbe Qabo Ee Baariyad Ah Xasbunallaah Waa Dhaqan U Baahan in la Baaro Waxa Keenay Tusaale Waxa Ah Dadka Comments Dhiibtey Isku Reer maha Isku Da.maaha Isku Meel Ma Jogaan Hadana Eedo Ayey Eed u soo Wada Jeediyeen Aniga hooyadey Alle ha Daayo Ayadoo nool ayaan 3 bil mutay eedo Aabbe Qabo Wixii igu dhacay ilaah Baa og Eedo wey nooshahay Wan Cafiyey Markii Aan Qaan Gaarey Marka halayska Cafiyo eedayaal
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Aad iyo aad kuwa wax cafiya Alaa jecel marka cafisku waa muhim sxb
@qamarmahamed4738
@qamarmahamed4738 3 жыл бұрын
Wlh been maaha eedo io naxariisi kala fog ila inyar miyaane xta adeerku waa lamid 😢 aniga hoyadayba si walba iila so kaca kuftay o dhib iguso korisay cidna kuma taagerin eedo wala adeer ilaahay haka abaal mariyo hoyo wlh si ay nolol no gaadhsiso daryed bay laxadkedi qaybku wayday ma jiro cid hooyada kuu gaadhaysaa oo walaahi ah 😭😭😭😭😭♥️👑
@amiinkai4650
@amiinkai4650 2 жыл бұрын
Aniga alx wllhi ayeydey aya iso korisay abbahey hooyadey wuu furay lkin hooyo mcn hada ayan la jooga in eedo laigeyo ayeyodey aya ka biyo diday dhabarkana isaratay illahey janatul fardowso ka warabii ayeyo mcn aduunka ku jecela lkin ilahey aya ku jeceladay alx
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 жыл бұрын
2010 kii dhagaysan jirnay wlhi waan ooyey. Wan bari doona ciyalkaayga wlhi.
@somaliboy1824
@somaliboy1824 3 жыл бұрын
3 qof an maqli karin waa Edo Ader iyo Dumashi Waa xaaran intuba 😎👎👎👎👎
@Futuresompres
@Futuresompres 2 жыл бұрын
Anaga oo yar baa hooyo iyo Aabe kala tageen Aabe xaasaskale ayu qabay mid waa ay kala tageen marki dame Aabe xaaskii u horeeya guursaday hoyadi bay ahayd ka dib xaas kale ka daba guursaday markaas aayo ayaa ka shaqaysay sidi Aabe hooyo u kala furi lahyd wayna kala tageen anago yar markaas hooyo awood ay meel nagu dajiso oo nagu kariso ma awoodo 6 wiil baa ahayn waa nala kala qaybshay ani ano yar baa edadi aabe la dhalatay oo magaalo kale degan la ikaxeyay si ay ila wareegto intaana eedo la iigayn hooyadaya baa isheegtay inaa diido oo aanan yeelin oo aan adeer xaafaiisa la iwareejiyo eedana diido ani waa yara markaas qof og ma ahayn sidi baana eedo Aabe la dhalatay la iigu geeyay mudo 12 sano baa la joogay silic badan kala kulmay dhana xooga wanaag oo ah in aan 12 sano schol ku dhameeyay ila dugsi sare lkn dhinaca dhibka aan ka kulmi jiray waxaa ka mid ahaa ano wiil ah ayaa sidi gabar gurigeeda ugaga shaqayn jiray ani iyo gabar ay dhashay ani ayaa howsha guriga badana qaban jiray soda cunto garin guryo nadiifin iyo weel dhaqid ano nin raga baa waxaas qaban jiray ano xata qaangaar ah Dhinaca kale wiil wlky ah baa isna loo geeyay Aayo ama xaaska Aabe qabay marku xooga joogay iga kaxeeya bay tiri isago wax baran bay waxbarshada ka saartay Dhanka kale eedo adeer qabo ayaa iyana wiil kale oo wlky ah lo keenay si wax ubarto iyadan marku mud la joogay oo waxbarashada meel fcn maraayo bay tiri hala iiga ka xeeyo oo waa ay cayrisay Axmdulilah hada ani waa iska cafiyay eedaday aabe la dhalatay oo anaaba lacaga udira marka qaarko lkn ma cafin eedo Abe qabay iyo mid kale eed adeer waayo dambiga ani igama galin ee walaalahay bay ka galeen. Qisadaan ina qoro waxaa igu kalifay marka arkay dad badan eedada heesta laga wada ku muransan markaa eedo isma dhaaman marka laga reebo eedo wnsgn lkn waxaa badan eedooyinka xun 90% eedo ma fcn magacay doonto ha wadatee. Hal talo baa idin siin taaso ah in aan caruur hadii ay dadku isu dhamaan aysan is furin waayo ilmaha dhib bu kale kulmi hooyo booskeeda cid buuxin karta ma jirto hal talana iga qaata ilmahaaga cidna haku aaminin adi korso hadi kale cuqdad buu qaadi dhibna waa la kumi
@amiinarsenal1299
@amiinarsenal1299 4 жыл бұрын
Wlh been ma.aban eedo ma fcn waayo aniga ayaaa arkey wiil eedo lanoolo hadana dhibkaan lagu haaayo
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 жыл бұрын
Somali artists literally fading away 🥺
@talizadacida3078
@talizadacida3078 3 жыл бұрын
Wllhi xanuun wye ani hooyadey ayaa I soo korisay mana arag eedo lkn hooyadey paaa ii qaadi jirtay hdana way dhimatay alla ha u naxriistee markaa dhageesto hooyo allaha u naxriisto igu soo dhacdaa xasuus wye heestaan 😰😰😰🤲🤲🥰😭😭😭
@abdirahmansade9365
@abdirahmansade9365 Жыл бұрын
Allah unaxriisto Hooyo abaayo
@xanaanmaxamedcali3079
@xanaanmaxamedcali3079 3 жыл бұрын
Edo aniga Iyo walalkay Aya la Nolan jirnay aniga dhib badan bay I marisay Ila hada way igu haysaah dhibtii balse anigu wan way naday o ima disho hada balse Abe ayay igu dirtah meel wax Kama so qabsan karoh😥walalkaygii kalana wili Wu Yar yahay o aad uma waynan waxayzan carurteda u dirin ayay asaga u dirtah walhi 😥😥ilmahana way ku dirtaah o hadla ayay dhahda balse waxaan rajayna yaah Malin un in aan ka baxno aniga iyo wallky😰edo arxan maleh walhi 😱
@suhayladheman5842
@suhayladheman5842 3 жыл бұрын
Wllo lanbarkaga isheeg
@mahadabdiali5797
@mahadabdiali5797 4 жыл бұрын
Ninkii Eedo koris lee fahmi kara😭 Nagu kala wada Maryooley🤔🤔
@mustafofficial4699
@mustafofficial4699 4 жыл бұрын
Waa bentaa aniga edaday waan jeclhy😢😢😢😓😭
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 5 ай бұрын
Eeedo . Reer koonfur waxay u yaqaanaan gabadha uu Aabaha qabo. Reer waqooyi waxay ugu yeedhaan( Aayo) Markaa dumarka somaliyeed ubadka ha u naxariistan Yaanay dhibaatayn ubadka yar yer ee aanay dhalin o ha unaxariistaan wa billlhi tawfiiiq
@mahadmaxamudjimcaale8868
@mahadmaxamudjimcaale8868 4 жыл бұрын
Hees qiiro leh ilaahoow Hooyooyinkeen madaxooda noo raaji. Jirkoodana naarta ka xoree.
@love-vb8ch
@love-vb8ch 3 жыл бұрын
Amiin amiin yaa Allah
@mahirmanka6595
@mahirmanka6595 3 жыл бұрын
Anigaa hooyo waayey anoo 9 jir ah oo eedo mutay maxay ciil i baday
@gulleidfj8826
@gulleidfj8826 2 жыл бұрын
Eedada aduunka ugu ficn aya isoo korisay isku mid maha dadka ilaahay abuuray lkn dhinac ayaa loo badan yahay Wan ku jeclahay Eedo mcn ilaahay cimriga haku barakeeyo si'aan mar uun kugu abaal gudo
@CabdiraxmanBisle-qx7id
@CabdiraxmanBisle-qx7id Жыл бұрын
haa wlhi☝️
@yusraabdala1135
@yusraabdala1135 3 жыл бұрын
Wllhi aniga edo imey sokorin saas eytahayna wanka fakan wey nay xasid nimo wax yabo kalo badan bey ey anaka nagu liidi karto wey nagu sameysay balse alxamdulilah wanka guleysanay balse waxaan ilowi karin wax yabihi nagu sameysay waxaa kaloo iqiiro galiyay dhaman dadka commentiga soqoray dhibatoyinka ay somareen mid ogada walalo yaal qofkii xaq kagalo bari in uu kuhoos imandono asigoo kubahan waxan idin dhihilaha sabarka badiya inshalalh waxkasto dhib somarten rabi dheef buu niigu badali dona iskana cafiya walal yaal 😭
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 жыл бұрын
Lakala edo ficn koley ani edo ficna lakumay wayo abaheey said u jeceled Alle u naxariisto abe mcn😢
@mexicoahmed7177
@mexicoahmed7177 Жыл бұрын
Xasus weyan walahi qiso aniga igu dhacday baan xasusta aniga abahay wuu dhintay abahay wuxu ka dhintay 10 ciyala iyo 4 xaas aniga hooyaday shan ciyala baan ahayn waxay hooyaday dhashay wuxu abahay dhalay markiii laa isku daro ana ugu wayn 10kas ciylka ah geridii abahay kadib waan iskaga so tagay tuladii an ku so koray Kenya baan aday ano jira 11sano aderaday baa Kenya ganacsiyo kulaha kadib mid kamida aderaday baa xafadisa la igeyay markan wax yar joogay xafada aderkay baan waxan tacadii kala kulmay islaantii aderkay qabay ila ay gadhay inay aderkay igu dirto oo uu iga kaxeyo xafada oo u igeyo school jiif leh oo la sexdo Sanadkii 3 jeer baa bananka losobixi waxay ahayd meel nolosheda ad uu adagtahay lakiin waxay dantu igu qasabtay. Xafadii aderkey inan ka jeclado meshan nolosheda adagtahay sababto ah xafada aderkay tacadii baa yalay lakiin meshan nolosheda haba iska xumatee tacadii sas ubadan mayalin markan meshii soo dhameyay bananka an uso baxay xafadii ader baan kuso labtay walii qoftii aderkay qabay sidii baay idhibaaten jirtay kola aderkay baay igu diri jirtay waan iska adkaystay wana samray kadib sando aderkay baan ka codsaday inu shaqo isiyo waan ka wayay shaqo waan iska samray mudo ila markii danbe an wiil an aqanay tukankisa shaqo iga siyay 100$ dollar bishii ah ano og inay aderaday ganacsiyo Nairobi ku leyihin baan wayay wax shaqo isiya alxm will an saxibo nahay tukankisa mudo baan ka shaqeynayay kadib aderaday mid ka mida baa meel tukan ah igu yiri waan ku furi saan usugayay buu markii danbe tukan ifuray markan meshii mudo yaar ka shaqaysanayay baa aderkay islantisu igu sodirtay kadib malinkii danbe aderkay intu iyimid buu igu yidhi tukanka wixi faido kaso baxdaa noo kala qaybii waan oga aderkey inusan rabiin meshan yaar wax kaso baxa inan kala qaybsano lakiin wuxu aha qof gadal laga sodirayo lakiin wuxu idhahaba walid buu aha la igu sodirayo haye baan kudhi ader laba bilod kaliya kadib suqa iska xumaday duqdii aderkey qabay waxay goan gadhay inay kadhadhiciso aderkay inan dukanka iska gaado aderkay intu ii imady buu igu yidhi ader mesha waxba kama sosocde iska wareji oo iska xidh hadalkas waan kaa yara madax adeygay lakiin malmo kadib ader wuu igu qasbay inan gaado mesha waana la gaaday lacagtii meshas lagu gaday walahi inan hal shiilin la iga sinin lakiin waan iska samray wax yaar kadib islantii aderkay qabay intay itimid bay igu tiri guriga inad ka guurto baan raba oo an kuso kireyo guuri hal qol ah oo iskabulo ah qol iskabulo ah baay i rartay oo an dagay ano sidii iskabulo u ah baa aderkay oo america jogay i xareyay sponsorship oo America lagu adii jiray wagii hore markii ugu horaysay ee la ii xareyo baay ahayd alxm ilahay baa igu guleyay ugu danbayn sanado kadib markan America tagay hooyaday iyo walalday Nairobi baan uso raray guuri baan oga gaday walalahygii kalan ee an isku abaha ahayna intan garab qaban karo waan garab qabtay dad badan oo iyasii jiray markan kenya jogay manta intoda badan waxay ka shaqeyan company an ku leyahay Nairobi oo ka hawl gala east Africa alxm noloshu waa samiir iyo dul qaad iyo Allah oo ad tobad sarato. Heestan markan maqlay waxad moda inay aniga iga hadlayso 😢😢 edo kuma daryeshe ulbay kula dhacdaa 😢edan la yabee arxankedu darana ishay kugu gubtayo afkay kala dirirta 😢😢
@khadroabdi6526
@khadroabdi6526 Жыл бұрын
Aduun waa dhibadan yahay waad usamirtay meel magaraysid baa lagu yirih mantanah illhay kaskow aday gac maha ku hoor sanyaan marnaba nolosha lagama niyad jaboh wll qosaduh wamid dareen gonah xambarsan😢😢😢
@mexicoahmed7177
@mexicoahmed7177 Жыл бұрын
Thanks wall waliga la isma dhibo ilahayna waa la tala sartaa
@apdirashido76
@apdirashido76 9 ай бұрын
Lph Wan kula dareemi karaa waxad so Marty Lakin taan so.maray Ayaa kgu 3 jibaarmi karta lkin samirku wa lagama maarmaan intaad nooshayna casharo iyo garaad umba kgu siyadya 😢😢😢
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
Eedo xun way jidhaa ani hooyo ima soo korsan laakin hooyo badal ah buu ilah isiiyey 🤲🏼 walalahay hooyadod dadka eedo xun helay waan dareemi karaa 😭
@abdullahiahmed3755
@abdullahiahmed3755 3 жыл бұрын
Shanta Farood Eebe SW Mawada Simin Eedo inaan Dhaho Waanba kaxishoonayaa wlhi Hooyo MCN Ilahay Baan Janatul Fardowsal Aclaa Kaaga Baryaya insha Allah.
@sacdiyokhaalid3781
@sacdiyokhaalid3781 4 жыл бұрын
Alx wxn ku kory hooyo mcn iyo abbe mcn dhabtood 🌏💗🥰👑👏👏💯
@faizamaxameda1216
@faizamaxameda1216 4 жыл бұрын
Anig eedady ayaa jahila nimo ibady man cafinayo inte ino yar ladhahy wax bar ayeyo jiko ee dirsaty kadiban qaylo igu narty
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Wllo sidaa sheegtay aayo kheyr maleh abwaaniin badan ayaa suugaan dhaxalgal ah ka tiriyey waxaa ku jira gabay u tiriyey allaha u naxariisto raage ugaas wuxuu yidhi sidii gabaryar o hooyodeed aakhiro u hoyotay o aabeheed guri midkale meel ilin ah seexshey uugaabay eey xalay miyeey oloshay laabtaydu
@updishakouromar8515
@updishakouromar8515 4 жыл бұрын
Sorry Huuno wlhi indhahayga ilmo ayaa isko soo tagtay Lkn iska cafi baan ku dhihi laha 😥
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Hesstan wa qiso dhaba xaqiq .....6/12/2021/22:19 😨😨😭😨😭
@ahmedkaafi8504
@ahmedkaafi8504 4 жыл бұрын
Abwaanko qiso ku dhacday haka hadlo ma xuma lkn ma aha in ow Eedo dhan kusoo koobo waayoo waxaa jiro Eedooyin badan oo booski hooyada buuxiye balse ani ka ahaan Eedadey waan jeclahay dar allaana u hadlayaa wlh Eedadey iyo hooyadey wey ii wada simanyihiin dhamaantood na illaahey dembigooda ha dhaafo janadana hanagu wada kulmiyo aamiin yaarabi👐👐
@abdi6493
@abdi6493 3 жыл бұрын
Hada nin weyn watahay Edada iyo hooyadada maa ku siman yhiin war adi Eedo iyo hooyo sidee isla bar bardhigee ani hooyadeeyda abaheey xitaa lama simno iska dhaaf waxkale
@DecoyareDecoyare-ms9dg
@DecoyareDecoyare-ms9dg 4 жыл бұрын
Ar somali xolasanaaa wa eedada abahaa ladhalatay ma ahan wa tan abahaa oqawa waxa lagawado
@halbowlemedia5697
@halbowlemedia5697 4 жыл бұрын
Decoyare59 Decoyare59 saxiiiiix
@mustafimohamed6256
@mustafimohamed6256 4 жыл бұрын
Waya arag matihid xoolow edo dhan 90% naxariis la aan waye
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 4 жыл бұрын
Haa ayada waayo weyba isoo korise silac naxariis la'aan
@japanboy1545
@japanboy1545 3 жыл бұрын
@@abdiaziz2968 .asc hadalkaga wuu itabtay wnso arkay eedo ader qabo ban wada noleyn xasusu bangalay cawa
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 3 жыл бұрын
@@japanboy1545 waan cafiyay ayada eedo
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 4 жыл бұрын
Heestan anoo yar baan dhagaysan jiry mar aan eedo Abbe ladhalatay aan la joogi jiry xasuusaha qaar yaa maskax deyda ka saara xanuun badanaa 😭
@بنتمرسل
@بنتمرسل 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 3 жыл бұрын
@@بنتمرسل ha ooyine aamu abaayo
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 жыл бұрын
Sorry wllky😥
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 жыл бұрын
waxaan xusuustaa wiil aan isku fasal ahayn oo ay dhibi jirtay eedadadiis marka hees la yidhaahdo ayuu qaadi jiray waan ooyi jiran kolkaan 8 grade ka baxnay ayaan ku arkay suuqa bakaaraha isagoo koolo dhuuqaya ilaahay waxaan u waydiin jiray inuu dhibka ka saaro eeddooyinkuna ilaahay hawga baqaan ilmaha gacantooda ku jira in kuweedu dhibkaas maraan may jeclee
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 жыл бұрын
Anu wiil aan marka yara asxaab aheyn family lagac heysta bu la joogi jirey lakin sii arxaan daro ah bay uu adoonsan jireen..machine camal.. 24 hours ..7 days a week ..aniga marka europe ban aaday waxan ku laabtey ano weyn wiilki oo taajir noqday .businessman ...baya muushtari iyo dukaamo...furtey .dadki dhiibi jirey oo ka jajabtey Wuu caawiya lakin isku level maha...dad..highclass ah unbay..... meel wada faristan....qofna ma cawin asaga siilic kuu kensaday iyo allah dartiis
@بنتمرسل
@بنتمرسل 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@suldansaabir3577
@suldansaabir3577 3 жыл бұрын
Nin eedo lasoo koray heestan ereyadeeduu fahmayaa noloshayda samayntay ku yeelatay iyo xasidnimadeedii waligay ma ilaawayo inkastooy iska cafiyay😌😌
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Markad oyayso leylkii Hoya ku Uur Dimcayse Amus kugu Tidhate Hestan Wax Fahmayah Qof Nolosha ku so Koray aniga Nolosheyta Marna Waxan Aah is Koris marna Hoyatay Macan Ay La NOLA lkn edo Haben uma Hoyan
@nagaaxmmq
@nagaaxmmq 2 жыл бұрын
ushu roonaa kab bay kula dhacdaa 😢😢😢 edo aakhiro iyo aduunba waan ku saamaxay
@zaynabcali8671
@zaynabcali8671 Жыл бұрын
Eedayaashey waa jeclahy illhy ha iikaa xifdiyo ❤❤
@shucebmumin9049
@shucebmumin9049 3 жыл бұрын
I can't express my feelings about this song 😭😭 she insults me every tyme her girls is like that so i tolirate sorry dadka eedo arky 🥺🥺😭
@mukhtaarjamaac4698
@mukhtaarjamaac4698 2 жыл бұрын
Zxp way itabatay xafada markay naagahu jogan xuma ay kula cilobaan
@sumayagorod4648
@sumayagorod4648 4 жыл бұрын
Hada aniga eedo ayan ahay inkasto Ilmahan eedada u ahay hooyadood heysto wayna yar yaryihiin Lkn Illahow ha ibadin inaan xumeyo maalin ama ay ii arkaan eedo xun
@calicadi9959
@calicadi9959 4 жыл бұрын
Taaaas been waaye wayo edo Arxan maleh marka afme ceysiga nagadaa
@abdi6493
@abdi6493 3 жыл бұрын
Eedo arxan laay
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Eeedo i xumaysay ma arag ase eedo inay dhib badantahay ummadoo idil way ogsoontahay. Eedo musiibo ayaaad caruurtii ku noqotay
@shamisbiriye1499
@shamisbiriye1499 3 жыл бұрын
Eedo quraata maahan, qofna kuuma noqon karaayo hooyadaa oo kale kuumana buuxin karo booskeeda🙏💯😥
@Yedo25254
@Yedo25254 4 жыл бұрын
Eedo Aaba ayaa jecel Ee Seelayeelaa heeeee?
@Bashir-vl9qr
@Bashir-vl9qr Жыл бұрын
eedo waan soo maray lkn maanta waxba ma qabo waan iska cafiyay wax walba oo dhankeeda iga soo gaaray eedo cafis bad iga tahay waxba kuuma qabo😥
@abdirizaaqcade2747
@abdirizaaqcade2747 4 жыл бұрын
Eedo. Ilaahow naarta kali inaa waxbaraaho la aan iku riday walikay ma cafinaayo shit
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 4 жыл бұрын
ASC walalkay Qayr alaah ku siiyo qoralkada maantan arkay Marka Ogow aduun iyo Aqiro kala badan iska cafi ilaahay SWT wuxu na faray in aan is Cafimo Isaga na Cafiyo qalbigada nadiif ka dhigo sidaad Horumar ku gaari lahayd ka fikir eedo kaliga qalad ka maleh aabayasha way layihiin runti hooyada marka furaan ilmihi way raaciyaan marka hadii labada Waalid joogan ka ducayso Hadii alaah oofsaday U duceey sadaq U bixi eedona iska cafi walalkay Camal kada ilaasho JZ Qayr
@abdiaddur8358
@abdiaddur8358 3 жыл бұрын
Adde waa qaali
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
Hooyooyinkeen aloow jano geey eedo alaah uu badey ilmo hooyadood dhimatey ama la furey yey sidaan yeelin bani aada nimo alle dartiis sida kuweeda oo kale ha udhaqaaleyso. Naxariis daro ma fcn wllhi waan ilmeeyaa markaan maqlo waxa ku dhacay wllka yar ee 4 jirka iyo kuwo ka waaweyn
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 жыл бұрын
waa hees calol xumo aah lkin agiga rajo maan noqon lalkn waxba maan dhamin anigo aad uyaar ayaa hooyo layga qaday xoog macnah dhiibkan somaray allah ayunba oog edo abahy qabay waa qofka kaliya eenku nola intaa allah kaa sokaysa wayo iyaduba waa ku dulmanayd lkin hadana malintay guriga kaa maqan tahay malin madaw ayaay i ahayd waxa adunka igu dhibay edo abo laa dhalaty iyo ayeeyo abo dhashay manaa ilabi karo dhiibkay iso mariyen ayaday abo qaba waan u duceyay markan yaraa sidaay marka laydilyo amaa igaa qaban jirtay amaa waxaay i dhiihi jiirtay kamaa qaban karo anigaa ayaa laygu bodaya baxso meelah duurka gaal intaay seexanyan markaay ogato inaa lay dharanyo allah abalkeda jano hakaa dhiigo edaday abahy qabay
@sumayoilyaasali5642
@sumayoilyaasali5642 3 жыл бұрын
Hooyo wa iftinka dunida inta Hooyo jecl like saar
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 3 жыл бұрын
Aniga hooyaday inay I dhashay iyo in kale ma aqaan caruurta kale wan uga duwanahy waxy ii gasha siaan caadi ahayn😭ilaahow qabigeeda jcyl I gali 😢waxba uma qabo waa waalid 😢hadana dulqaadki wa iga dhamanaya 😢ilaahow isii reer aan ku dago😢 qofka kaliye noloshan garab isiin jiray aabahy buu aabahyna waa iga dhintay
@daahirmoalim1445
@daahirmoalim1445 2 жыл бұрын
Sabar wll waa jiraan waalid sidaas ah Aniga ayeeyo ayaa ii korisay waa I nacbeed saaid waliba maantana iyada ii baahan Anne waan iska cafiyey
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 Жыл бұрын
Wali dhibka wan ku jira ma aqaan dhinac aan u dhaqaaqo. Waan dhagaysta wan dhaafa lkn sidaan iskula sheekaysanayo waxn ka baqayaa inaan waasho😢
Heestii eedo arxanlaay
5:46
Hon isaakh ibraahim
Рет қаралды 31 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 215 М.
Eedaan LaYaabaY
5:30
Caaqil SKMS
Рет қаралды 49 М.
SHARIIF BAASTOW HOBAA HILAWLOO  HARGEISA LIVE SHOW 2018
6:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 323 М.
HEESTA QALAD NINKII GALAA WAA QASAARA
5:23
SHUUD MEDIA
Рет қаралды 44 М.
shariif baastoow heesta dab markaan ku joogsado
6:25
CodkaSomalia
Рет қаралды 1,5 МЛН
Daahir Gacamey - Buulo burtii
12:12
Mahad Goraa
Рет қаралды 71 М.
DEQA AHMED ( GOROYO CAWSHA).flv
5:21
TheJaalle
Рет қаралды 397 М.