HEESTA HOOYO IYO KOOXDA HIDDO.

  Рет қаралды 240,800

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 186
@MukhtaarxuseenOmar
@MukhtaarxuseenOmar 6 ай бұрын
Waligay hees ka wanaagsan maan arag xaqiiqdii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hooyo macan qabriga alaaha kuu waasiciyo ❤❤❤❤❤❤ khadra xuseen daahir rayaale maamo macaan Jano fardawsa kuwaar❤❤❤❤❤❤❤
@somalimusicport
@somalimusicport 6 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa subax ciid ah momkastaba waxaan u rajaynayaa caafiimaad dheer iyo cibaado suuban ❤ allah ha daayo maalmo maamooyinkeen
@abdiali848
@abdiali848 7 ай бұрын
Heestaan Abwaankii sameeyay waa mucjisada nool laxanka erayada Masha alaah ilahow hooyo danbigeeda dhaaf
@ismaelkarama6688
@ismaelkarama6688 5 ай бұрын
Abwan dhux ladhaha😢
@wacafkingwacaf3923
@wacafkingwacaf3923 7 ай бұрын
Hooygi dhaxantaay yaaku heli kara Deeqsi hodaney yaaku heli karaa Hirki nolashaay yaa ku heli karaa Hooyo hooyooy yaaku heli karaa
@CabdifataaxXarago-u1k
@CabdifataaxXarago-u1k 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@rodarez8202
@rodarez8202 3 ай бұрын
@amirasabriye8908
@amirasabriye8908 7 ай бұрын
Hooya mcn rabbi jannooyinkiisa hoygaada haka yeelo halka ugu sareeyso jannatul firdaws alaclaaa🤲🤲
@XULSAN
@XULSAN Жыл бұрын
Hooyo macan alle ha u naxariisto siday yaranti noogu naxariisato 🤲🤲
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc 7 ай бұрын
Amiinwll😢😢😢
@abassyare8166
@abassyare8166 7 ай бұрын
Heestan tabar aan ku qaado ba malihi wlhi oohin darteed❤❤ illaahoow hooyoyinkeen u naxariisto
@Oontira123
@Oontira123 5 ай бұрын
Hoyo mcn Yrabi Hoyoyinkena Noo xafid Inta dhimatayna Allah’a unxristo😭❤️❤️
@zaituniisaack4479
@zaituniisaack4479 4 ай бұрын
❤❤
@Sacidyare1930
@Sacidyare1930 4 ай бұрын
Good mother
@Sacidyare1930
@Sacidyare1930 4 ай бұрын
Good Morher
@layalbintuaden2460
@layalbintuaden2460 4 ай бұрын
Amiiin 😢
@MuzamilzeYd
@MuzamilzeYd 2 ай бұрын
Amiin Yaa Rabi 🤲🏻🤲🏻
@zakarieibrahim1519
@zakarieibrahim1519 Жыл бұрын
Naxarista Dunida Waa Hooyo❤
@salmaqurux6975
@salmaqurux6975 Жыл бұрын
Hoyo mcn alle ha kuu naxariisto malintee hoyadeey dhimataa farxad igu danbeysay wllhi
@naimo133
@naimo133 Жыл бұрын
Sory aboowe
@mohamedaliabdi8491
@mohamedaliabdi8491 7 ай бұрын
😢😢😢 sorry 😢😢😢
@abdirizakrashid582
@abdirizakrashid582 5 ай бұрын
Allah haunaxaristo hoyo
@NuraIsmail-fh8ue
@NuraIsmail-fh8ue 5 ай бұрын
Sorry walalo anba way iga dhimatay alle how wada naxariisto
@abdiweliiftinabdi7240
@abdiweliiftinabdi7240 7 ай бұрын
HANADKI DHASHABA ADAA HABA OOO HADAL BARA OOO HOOSTA GALIYEEE YAKU HELI KARA HOOOYOOOOOOOY🥺❤️❤️❤️
@dhambaal3294
@dhambaal3294 5 ай бұрын
Heestan waxa sameeyay aabahaY xersi dhuux maxamed wehliye Dareen Gaar ah ayeyna ii leedahay HooYadeY sacdiYa Cimrigaada Allaha RaajiYo Cfmaadna allaha Kugu Daro Hooyo dhamaan hooyoyinka somaliyeed allaha XifdiYo amiin
@loveumom2746
@loveumom2746 5 ай бұрын
Masha allah aaabe qiima badn ku dhalay hibo aan la heli karin na illahy ku maneystay duco naga gaarsi💕💕🥹🙏
@SafiyoXasan-z1r
@SafiyoXasan-z1r 5 ай бұрын
Mashaa allaah hees qiiro nagalisay❤❤❤❤hooyo mcn
@aliyahcajiib2536
@aliyahcajiib2536 5 ай бұрын
sxbkeey mustaf heestaan hooyo sacdiya laga sameyaay dhibkii idin kuso korisay waan ku salamaay
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 5 ай бұрын
Masha Alah wll qli ilaahy hooyo hakuu xafido hoyooyinkeen oo dhana hanoo xafido masha Alah aad baan ugu faraxsanahy farxadada aabe iyo hooyaba Alaha kuu daayoo oo cimrigooda Alaha dheereyo caafimadna ha ugu daro heestaan xiligan oo 2da habeenimo(sided saac habenimo)ay maryso ayan soo raadiyey ilahy hoyoyinken hanoo daayo intii dhimatayna Alaha unaxariisto Aamiiin 🤲🤲😘
@doog880
@doog880 5 ай бұрын
Illahow u naxariso intii hooyo dhimatey inta noolna Illahow cimriga u barakee....waa heestan aduunka ugu jeclahay
@fardowsonuur4238
@fardowsonuur4238 4 ай бұрын
Deeqsi hodaney yaa ku heli karaa hooygi dhaqankay yaa ku heli karaa😢😢😢😢😢😢 Hoyga jannad Allow ka dhiig❤❤❤❤
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 5 ай бұрын
Hestan waxaa dhegesanayaa hooyadee iga xanuunsan allow cafimad taama isiii😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤🤲🤲
@ahmedh1579
@ahmedh1579 7 ай бұрын
May Allah forgive hooyo and admit her to highest station in paradise, jannat firdos
@fosmaxamuud2804
@fosmaxamuud2804 7 ай бұрын
Amin yaa Alah
@amranabdi4089
@amranabdi4089 Ай бұрын
Ameen ya Rabi alamin
@Cwaaxidfashad
@Cwaaxidfashad 7 ай бұрын
Hooyo hooyoy yaa ku heli kara🎉❤❤❤❤ HADALKUBA WAA INTAAS
@sowdaahmed5865
@sowdaahmed5865 4 ай бұрын
Heestan waxey ii tabaneysa si aad io aad uweyn hada oo aan fariintaan qoraaya wan ilmeynaaya markan arko gabadh asageey ah ee la faraxsan hooyadeed aniga dhan hal mar ban isbadala Hooyo qiimaha ee leedahay waxa dareeemi kara qofke ka fogaato fogansha haso ah meeel eysan kaso labaan karin wlhi waxey eheed saxiibta kaliya ee aan lahaay lkn hada dhiri galinteeda sheekadeeda farxadeeda io naxariisteeda midna ma heysto waxan dareemaya wax badan ine iga maqanyihiin Hooyo la’aanta waxba ma ihi markasta ereyga Hooyo maqlo ilinta ma ceshan karo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔
@abdirahmanosman6762
@abdirahmanosman6762 7 ай бұрын
Fanaaniinta weey iga calool adagyihiiin. Hadaan magaca hoooyo so qaado ilintaa isoo dhaafeeyso. Allooow inoodaa inta noool.
@ABDULLAHIMUSE-zb7oj
@ABDULLAHIMUSE-zb7oj 4 ай бұрын
Rabbow nabad igula kulansii hooyaday oonan 6sano arag bn ciidka carafo rajayn inaan la ciido Qof kasta oo iga dambeeyow iigu ducee hoyaday in cimri iyo cafimaad siiyo kii ay ka dhimatay oo inaga midanah rabbi janadii hakula kulansiiyo❤❤
@KowsarAbdirizaak
@KowsarAbdirizaak 5 ай бұрын
Hooyaday Allah haunaxariisto waxay ahayd hooyada dunida ugu qalisan maamiii😢😢😢😢😢😢
@abdirizakrashid582
@abdirizakrashid582 6 ай бұрын
Lamahuranti duniday Allah haka rali noqo Hoyo malab.❤
@Abdiwahababdullahi-f1l
@Abdiwahababdullahi-f1l 2 ай бұрын
Hooyo mcaana rabbi haku siiyo caafimaad, cimri dheeri iyo cibaada suuban aakhirana janatul firdawsa rabbi hakugu deeqo ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@abdullahimohamoud3451
@abdullahimohamoud3451 Жыл бұрын
Hooyo alle, hakuunaxariisto
@ayaancabdi2765
@ayaancabdi2765 Жыл бұрын
hooyo Alle hakudhow janadii dunida ayaa taahay hooyo mcn
@yaska144
@yaska144 5 ай бұрын
5:22 hooooyo macaneey awalkada rabbi janatul caclaa haka dhigo❤❤❤❤❤
@xuseennimco49
@xuseennimco49 5 ай бұрын
Hooyo alle hakuu naxariisto janatul fardoos alle haku siiyo yaa rab😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@CawoQadan-r8x
@CawoQadan-r8x 4 ай бұрын
Hooyooy mcn cimiri dheeri iyo cafimaad alle kaaga baryayaa intay hooyadood dhimatay naxariistii jano alle ha ka waraabiyo
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 7 ай бұрын
Alla Hooyoy sow hagaajo hooyga keeneey yaa ku heli karaa 😢Hooyo mcny la aantada dunida ma Qurux badna 😢💔💔
@Hamdi-br6qh
@Hamdi-br6qh 3 ай бұрын
Hooyooy yaa kuheli karaa ❤❤
@MaryanCiise-c5i
@MaryanCiise-c5i 12 күн бұрын
Hooyo mcn alaha kuxafido hooyo mcn ❤❤❤
@Jaamacjacfar
@Jaamacjacfar Жыл бұрын
Hooyo Hooyooy yaa ku heli kara ❤❤❤❤❤
@MaryanCiise-c5i
@MaryanCiise-c5i 12 күн бұрын
Hooyo mcn alaha kuxafido hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HodanCiise-tl3yu
@HodanCiise-tl3yu 2 ай бұрын
Iftinki nolosha Haa kuu helikara raabi xariqa narta kuu matuso naxaristisa kuu deqe iftinka iyo akhiroba cimriga la gudhere ifka fail njmco ee akhiro fail jano fardows all aaclla aamin aamìn aamin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SACIIDOHasan
@SACIIDOHasan 7 ай бұрын
Hooyo mcn ilaahoow kuu naxariiso hooyadey wn tabay wlhi ilaahoow u naxariiso 😢
@Neyma884
@Neyma884 4 ай бұрын
Wlhi San u ilmaynayan dhabanadii I casaday aad bay ii tabataa heestan iyo ereyadeda dadka Ila mida ee hoyo la’anta kuso Koray Alle qalbiga ha ino adkeyo Hoyoyinka dhamana ha unaxaristo 🤲🤲😭sido kle gabar aad u oyaysa ba koxda ku jirta runti waxan daremaya si gooniya inay u taabanyso heestan
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 7 ай бұрын
aad.ayaan.udareema anigiyo caruurtayduba.ala haku raxariisdo.hooyo macaan
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 ай бұрын
Hufan ceeblaay yaa ku heli kara! Hooyo Macaan ❤😢
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 4 ай бұрын
Hees dareen xambaarsan wllhi, ano hooyadey I ag joogto iska ilmeynoya bal kawaran kuwa hooyadod dhimatey ilahy hau naxriisto hooyinkeena Inta dhimatey inta noolba.
@mohamedyusuf2855
@mohamedyusuf2855 2 ай бұрын
Ilahay cimrigiis iyo caafimaadkiisaba habarajeeyo abwaankii heestan alifay waa abwaanka qarniga 21aad hadraawi dabadii abwaankan baa ah abwaanka abwaanada maaasha alah ilahoow hooyooyinkana intii dhimatay unaxariiso inta noolna cimri dheer noo sii
@warsaninaxaaji7414
@warsaninaxaaji7414 7 ай бұрын
hooyo waa wanaxariis aan dhaman ❤❤❤ hooyo
@wardamaxamed
@wardamaxamed 3 ай бұрын
Hooyo mcn alle cimriga haku dheereyo
@adenkusow6524
@adenkusow6524 4 ай бұрын
Hooyoonika inta nool eeba ha noo dhowra inta dhimatayna rabbbi jannada ha geeyo oo naxariistiisa haku shubo
@fardowsonuur4238
@fardowsonuur4238 4 ай бұрын
Allhuma aamiin
@bushracadey931
@bushracadey931 Жыл бұрын
hooyo ❤❤❤❤❤❤❤
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 4 ай бұрын
Maaal maalinayaan booqdaa ama gaadhaa xafadanadii madaamaan aniga iyo xafadanadu kala joogno laba kala magaalo Waxaan xusuustaa rerrayada ay hooyaday igu tidhaahdo markay isoo yara raacdo eeen kaso.socdo xafada waxaa kamida erayada ay igu tidhaahdo Hooyo la.isma jeclaado waa aduunyo waaala kala dhiman Hooyo allow ku dara jeee labada daroodba ❤❤❤❤❤
@tweedeaccount4881
@tweedeaccount4881 Жыл бұрын
Hooyo Ilahey hano xafido ❤❤❤❤
@ayupahmed2249
@ayupahmed2249 2 ай бұрын
Walaahi waa hees qiiro leh oo qalbiga taabaneeyso qof walboow oo waalidkiisa nool gaar ahaan hooyo haka duceesto
@Muna-s-h1e
@Muna-s-h1e 3 ай бұрын
ISO duceeya hooyadey Allaha ii ag kenoo Walahi waan rafadsanahey😭😭😭
@Fahimoqali2024Fahimoqali
@Fahimoqali2024Fahimoqali 4 ай бұрын
Hooyo mcn janadii Allah ku kugu bishareyo ❤
@abdirahmankhaliif4110
@abdirahmankhaliif4110 7 ай бұрын
Ada haba oo hana baro oo hoosta galiye yaa ku heli karaa hooyoy mcney❤️❤️❤️🥰🥰🥰👸👸👸
@amishpatel7545
@amishpatel7545 6 ай бұрын
Hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤ wn ilmeyaa Markan dhageysto
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc 7 ай бұрын
Hooyaday mcney allah Haku xafido ❤
@AmalMaxamed-my4oy
@AmalMaxamed-my4oy 3 ай бұрын
Hooyo allha kudhooro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hamdi-br6qh
@Hamdi-br6qh 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umuismailnajma8572
@umuismailnajma8572 3 ай бұрын
3rtf
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 18 күн бұрын
Yaku Heli Karo ❤ Hooyo Mcn
@omarabukar757
@omarabukar757 4 ай бұрын
Hooyo mcn Allaha ku naxristo
@ISSEISMAIL-lj8wr
@ISSEISMAIL-lj8wr 5 ай бұрын
Hooyo mcn Allah ikaa xafido
@SahroaliAl
@SahroaliAl Жыл бұрын
Hooyo mcn allow ku xafid
@SuldaneGodane
@SuldaneGodane 7 ай бұрын
Hooyo mcn thanks 🙏👍🙏❤
@CabdirahmanAhmed-o1f
@CabdirahmanAhmed-o1f 7 ай бұрын
Alhamdulillaahi I have my mother Allah for give alhamdulillahi ❤❤
@Ahmedafrica-fs9eu
@Ahmedafrica-fs9eu 5 ай бұрын
Allahayow hooyaday u naxariiso
@layalbintuaden2460
@layalbintuaden2460 4 ай бұрын
Hooyo mcn allah ku naxristo 😢
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 7 ай бұрын
Allaha Xafido Hooyo 🎉Amiin 🎉
@daarali
@daarali 7 ай бұрын
Hooyo alaha cimriga u barakeeeyo
@lyndahassan-qw7by
@lyndahassan-qw7by 4 ай бұрын
Hooyo is a treasure whl ❤ all hooyo long life l wish you
@SACIIDOHasan
@SACIIDOHasan 7 ай бұрын
Hooyo mcn ilaahoow kuu naxariiso
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 5 ай бұрын
Alla Hooyo MCN ifka iyo aakhiroba ilaahay hakuu naxariisto insha allah 🤲❤❤
@HussienOthman-q5c
@HussienOthman-q5c Жыл бұрын
Masha alllh hoooyo
@qaaliahmed1273
@qaaliahmed1273 8 ай бұрын
Heestan dawashadeda kamandalo 31 /1/2024❤ hooyo macan❤❤❤
@xasanciisexuseen6341
@xasanciisexuseen6341 7 ай бұрын
M.a❤❤❤❤
@MunoSiidcali-e2x
@MunoSiidcali-e2x 11 ай бұрын
❤❤❤❤ hooyo mcn badan
@nasromahdi467
@nasromahdi467 7 ай бұрын
Heestan we iga ilmsisa 😢😢
@dekaabdikadir1994
@dekaabdikadir1994 7 ай бұрын
Hooyooy Allow kuu naxariso 😢😢😢
@princesskira371
@princesskira371 5 ай бұрын
Yaa rabi hooyingena janada nagu kulmi ❤
@BahjoMohamud-zf8ql
@BahjoMohamud-zf8ql 5 ай бұрын
Hooyo macaan naxariista rabi kusiiy ❤😢
@cabdikafiwali1220
@cabdikafiwali1220 5 ай бұрын
Deq san hadaney yaa ku helikaro hoyo mcn
@MaryaniitaPpe
@MaryaniitaPpe 5 ай бұрын
Ilahay hooyoyinkeena ha unaxariisto janatul fardowsa allaha kawaraabiyo❤🤲😭
@abdulahsalah3288
@abdulahsalah3288 5 ай бұрын
Hooyo kuma hayo 😢😢 Hoygaaga janada rabi haka yeelo😭😭
@ayubibrahim1827
@ayubibrahim1827 4 ай бұрын
So emotional 😢 ❤❤
@aliomaraliomar1701
@aliomaraliomar1701 4 ай бұрын
Mahadsannid jekey kusoco madaxda❤❤❤❤❤❤❤❤❤ love you jekeg 😊
@YasirAlas
@YasirAlas Жыл бұрын
Hooyo macaan
@IlyaascabdiDhiblaawe
@IlyaascabdiDhiblaawe 4 ай бұрын
Team hooyo xaawo 👍 Like❤
@FaatmaGuudcadGuure
@FaatmaGuudcadGuure Жыл бұрын
Mcney allha ku xfido hoooyo
@hanadhalyeeyofficial2897
@hanadhalyeeyofficial2897 Жыл бұрын
Hooyo😢❤
@sadiiqmohamud7449
@sadiiqmohamud7449 Жыл бұрын
Hoyo mcnto aduun iyo aa‘qiro ku xifdi hoyo mcnto waa ku jclahay hoyo mcnto aniga naxariista u bahan oo ilaay iga ka jclaadey mcnto mcnto allow janatul fardowsa ku gali hoyo allow danbigaga dhaaf hoyo mcnto allow naxariisa wasigs ku siiyo hoyo mcnto Amino macalin Abiikar xaamud ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤ ❤
@XaawoBashiir-g7d
@XaawoBashiir-g7d Жыл бұрын
Illahy haw naxaristo bowe hooyo mcn😢❤
@Jaamacjacfar
@Jaamacjacfar Жыл бұрын
Allaha u naxariisto Hooyo Macaan
@sadiiqmohamud7449
@sadiiqmohamud7449 Жыл бұрын
@@XaawoBashiir-g7d waad mahadsantay abaayo
@sadiiqmohamud7449
@sadiiqmohamud7449 Жыл бұрын
@@Jaamacjacfar aamin yaa allaah
@libanarale8314
@libanarale8314 Жыл бұрын
Hooyo macaanto qali
@fardowsaahmed5025
@fardowsaahmed5025 5 ай бұрын
Hooyo mcn ❤
@LuckyDunio
@LuckyDunio 4 ай бұрын
My mom cimri dheer iyo cafimaad❤😢
@kawtharmahmod2799
@kawtharmahmod2799 7 ай бұрын
Hooyo 😭❤️❤️❤️❤️
@salmaanabdi9462
@salmaanabdi9462 7 ай бұрын
Hooyo abaalkeed waa jano❤
@mohamedbirik4342
@mohamedbirik4342 Ай бұрын
😢😢 hoyo macany we love you so much
@UmuSafa-x3m
@UmuSafa-x3m 5 ай бұрын
Hooyo mcn❤❤❤❤
@Alihersi
@Alihersi Жыл бұрын
Hooyo mcn allaha dhowro
@AkramCabdulaahi-bi8bh
@AkramCabdulaahi-bi8bh 5 ай бұрын
Hooyoy hooyoy hooyoy Hooooyoy❤️🥺 Howshi gurigi tan hagaagte Heerka noloshaa Adaa isku hayey yaaku heli kara Hanadki dhashaba Adaa habo oo Hana baro oo Hoosta galiyee Yaaku heli karaa Adaa hagarli hooyoy❤😢 dhashi hormariyey hooyoy❤ Uhor kacayee yaaku heli yaaku heli kra Dhulka wacaniyo hooyoy❤😢 Hana qurux gabar hooyoy❤😢 Adaa hooyoy soo hagaajo Hoyga keene yaaku heli kara Hoolkasto adag aabo kuhaliil Guul ne wuxu hanan marka hooyada hareer joogte Hadaan aabaha hooyo caawin Halmataraye {halbowlihiye x3 } yaaku heli kara❤😢 Huwgi dhaxanta yaaku heli kara Deeqsi hodaney yaaku heli kara Hiilka noloshaay yaaku heli kara Hooyoy hooyoy yaaku heli kara
@AkramCabdulaahi-bi8bh
@AkramCabdulaahi-bi8bh 3 ай бұрын
Hasha doontay yaku heli kara Hufan ceeblaay yaku heli kara😢❤️ Hoolkarligaye yaku heli kara Hida dhowraay yaaku heli kara Hid donaty yaku heli kara Hoyga dhaqankaay yaku heli kara Yaku heli kara hooyoy yaku heli karo❤😢 Adi kaligaa hal abuuradu Heeso badidood Hooyo badidood kuhibeeyo Kuhanaanshe yaku heli karo
@Gumeysidiid
@Gumeysidiid 8 ай бұрын
Hooyo mcn ilove you❤❤❤
@fathiabdi7830
@fathiabdi7830 Жыл бұрын
Hooooyo ❤❤❤❤❤❤
@amaalabdikadirolaad3895
@amaalabdikadirolaad3895 5 ай бұрын
Kolba wan kuso ceshanayaa darenkaygana Ilahay umba og Hooyo Allow ikaa daa la aanted waxbo ma ahaden❤️😢😢😭
@zeytuunmohamed
@zeytuunmohamed 3 ай бұрын
Hoooyooy😢😢
@noorjelle144
@noorjelle144 Жыл бұрын
Lyrics xage kahelaa?
@HaboonAli-g9v
@HaboonAli-g9v 4 ай бұрын
Hooyo hooyo aya ku heli kara
@Salaz-u3v
@Salaz-u3v 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdikadirmohammed9388
@abdikadirmohammed9388 5 ай бұрын
Hooyo janatul firdowz allah abaalkaaga haka dhigo Hooyo markay ubad dhasho ilaa inta ay nooshahay waxa kaliyya ay ka fakartaa waa sida ubadkeeda uu horumar ku gaari lahaaa , uu si qurux badan aduunkaan ugu noolaal lahaa Hanti iyo ubad iyo qoys qurux badan u salmeesan lahaaa. Hooyoy harka janamda hooy allah hakaaga dhigo , Aabana sidoo kale. Amiin
KOOXDA HIDDO | HEESTII HOOYO |  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:14
SomaliSwiss
Рет қаралды 405 М.
KIISKII MAMA FARANKO IYO FOOSI OO WAJI KALE YEESHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:39
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 2,1 М.
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 39 МЛН
Wait for it 😂
00:32
ILYA BORZOV
Рет қаралды 6 МЛН
YAA KU HELI KARAA HOOYOY KOOXDA HIDDO 2024
6:03
Young Muste
Рет қаралды 191 М.
BUL AMAR ALLE LAAKIIN 26 October 2024
26:27
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 3,7 М.
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 1,1 МЛН
HEES CUSUB 2022-2023 HOOYOY CODKI ABUKAR JAAJUMOW (AJAA) 19/11/2022
7:48
Abukar jaajumow official
Рет қаралды 839 М.