Heesta Ii kaalay labadeenu, Aadan Xuseen Cali (DJ)

  Рет қаралды 50,259

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Heesta Ii kaalay labadeenu, Codka Aadan Xuseen Cali (DJ)
Waxaa hore u qaaday Aadan Faarax Samatar
Ereyada iyo Laxanka Aadan Faarax Samatar

Пікірлер: 58
@timocadecade9781
@timocadecade9781 3 жыл бұрын
aadan faarax samatar ayaa horey uqaadey reer jabuuti aha viva staan
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 3 жыл бұрын
Hees xusuus leh oo waqtigeedii ugu fiicneeyd, waan hambalyaynayaa fanaanka❤️👑
@samadcade4939
@samadcade4939 3 жыл бұрын
Fanka somaliya saan halaga dhigo saan oo kufiicanyahay
@XusseenDucale
@XusseenDucale 5 ай бұрын
Heestii aadan faarax ale ha naxrsto
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 жыл бұрын
Ereyadii abwaan Aadan Faarax Samatar (Jabuuti).
@user-nf7jq4ts5j
@user-nf7jq4ts5j 5 ай бұрын
Aden farax samatar dhee AUN 😢
@ibrahimmohamed7144
@ibrahimmohamed7144 3 жыл бұрын
Hees xasuus mudan. Walahi waan ku qayila heesahan. Viva Jabuuti !!! Salaan sare Astaan !! Mirqaan heer sare ku jira heesaha so dhigtiin !!
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 2 жыл бұрын
Anigoo kal gacal qaba Hadaad iga kibraysoo Ninkalood la kulantaa Kollay kuma kabaayee. Xaqiiqo weeye taasi🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️
@zuhurshakwin2951
@zuhurshakwin2951 3 жыл бұрын
Ax xasuus bay iledahay heestaasi 😭
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 3 жыл бұрын
Cod dahabiya 👍👍👍
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 3 жыл бұрын
Waxaa heestan originalkeeda jeclaa Yaxye waariye, oo ah nin sxbkey eh. 2011, asoo safar ku yimid buu qol aan jiifnay soo galay saq dhexe asoo 310 ka dhegeysanayo😁
@barkhadhassanhashi2422
@barkhadhassanhashi2422 3 жыл бұрын
Markan class 5 ahaan isku school ayaan gabar aan isku fasal ahyn sms ugu diri mar aan jacayk u soo bandhigay way ihu adkaysay Hadda lkn waa xaas swedan bay dagan yhy anah dalki hooyo joga weli xasuus qaas ah bay ileedahy heestan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 Жыл бұрын
Team Astaan TV waxaad tihiin Horyaalka dip ikabashada Balshadeena 🎧💖
@cmahadalle6999
@cmahadalle6999 3 жыл бұрын
Maxa ka qurxn mrkiii lagu jclyhay💕 adina lagu jclyahay🌿😥
@user-uh3ff5dk1m
@user-uh3ff5dk1m 6 ай бұрын
Qatar wye
@zakariyemuhumed1741
@zakariyemuhumed1741 2 жыл бұрын
Cod maacan wllhy iyo qishuuc ayaa ka muuqata ❤
@d5_7a_
@d5_7a_ 3 жыл бұрын
Axsan Voice💥💯🎙️ + Waji qashuuc ka muuqdo😣😣
@caaishocabdiraxiin595
@caaishocabdiraxiin595 3 жыл бұрын
Wow m.sha Allh
@gureygurey1621
@gureygurey1621 3 жыл бұрын
woow waa hees qaraami ah
@ibrahimmohamed7144
@ibrahimmohamed7144 3 жыл бұрын
Heesihii hore waye. Ano reer jabuuti ah waan ku qayila heesahan. Walahi hees iyo badh.
@xaawoluulofficial1282
@xaawoluulofficial1282 2 жыл бұрын
Ala fanan shekeye iyo wallkis teyli qalbiga ayan idinka salaamy
@kimkum5479
@kimkum5479 3 жыл бұрын
Naag nool nimaanka maa arkaan
@abdirahmaniman3642
@abdirahmaniman3642 3 жыл бұрын
heestan beri ayn jacaylkayga sms ugu diray waayo waayo😁😁😁
@abdirachidmoussa1441
@abdirachidmoussa1441 Жыл бұрын
walal wa xasusti adan farax samater djibouti
@hamzadalmar7540
@hamzadalmar7540 3 жыл бұрын
I love highway 112. Very beautiful flowers 💐 ready for harvest. Wonderful goals made in golden cocktails 🍹🦋🦋🦋🦋.
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 Жыл бұрын
SOCDAL IYO CATOSH WAA LAGA REYSTAY
@ahmadlaambe3230
@ahmadlaambe3230 2 жыл бұрын
Qatar waaye
@abdirachidmoussa1441
@abdirachidmoussa1441 Жыл бұрын
wana heesihi horaaaa
@mohamedcadceed376
@mohamedcadceed376 3 жыл бұрын
Hes iyo badh wlhi
@mohamednur6431
@mohamednur6431 Жыл бұрын
Esh callaa song callaacal somehow
@gopaad155
@gopaad155 3 жыл бұрын
Inan an isku class ahyn aya heestan iso diray wn xasuusta wlhi marka intu jacyl iso bandhigtay Lkn Anigu wn ku gacan sayray tolow hada xaguu ku danbeeyay
@ibrahimmohamed7144
@ibrahimmohamed7144 3 жыл бұрын
Hahahaha wa la soo mara xasuuso lamida. Amba gabar reer jabuuti ah igu gacan saydhay markaan dhiganaayay dugsiga dhexe. Hada waan xasuusta gabarti wa la guursaday imika. Gabdhow xasuus igu reebteen. Kkkkkkkkk Nostalgique, je me rappelle très bien le bon moment inoubliable. Sacré femme vous êtes ouff des fois.
@duceysaneofficiall7701
@duceysaneofficiall7701 3 жыл бұрын
Abayo Waa Aniga Ee intaan kaala soo xiriiraa Intaan kala maqnayn Maskaxdayda Kama aadan bixin Weli wn ku sugayay Huuno
@gopaad155
@gopaad155 3 жыл бұрын
@@duceysaneofficiall7701hhhhhh ducaysanow still maso jeedo
@gopaad155
@gopaad155 3 жыл бұрын
@@ibrahimmohamed7144 hhhhhh sorry wlhi wlle
@ibrahimmohamed7144
@ibrahimmohamed7144 3 жыл бұрын
@@gopaad155 Ducaysane waa edaamaya weedhisa dhagayso kkkkkkkkkk waan ku salaama walal qali Gopaad.
@abdaa8152
@abdaa8152 3 жыл бұрын
Violinta 🔥🔥🔥
@mohammedyusuf4277
@mohammedyusuf4277 2 жыл бұрын
Masha Allah golden voice
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
The natural voice Masha Allahu
@hamzadalmar7540
@hamzadalmar7540 3 жыл бұрын
Childhood sahmon the only block.
@hamzadalmar7540
@hamzadalmar7540 3 жыл бұрын
Salhamon is mine🦋
@hassancadde629
@hassancadde629 3 жыл бұрын
M.a
@Yunis114
@Yunis114 Жыл бұрын
Amazing
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 2 жыл бұрын
R M💔
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Bal Qolada music ga eeg 🎷🎷🎷👈 Violen ku odaygaas Afuufaya waa Ninka Barnaamijka noo shido wllhi isaga iyo wiilka yar ee 🎻🎺👈 Tumayao + Kabanlaha waaw👏👏 Wiilkana codkiisu waa malab😘
@muuseahmed6231
@muuseahmed6231 3 жыл бұрын
Waa agab dhamaystiran.
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@muuseahmed6231 Waa Sidaaa sxb🙏
@maxamedmaxamuud7217
@maxamedmaxamuud7217 2 жыл бұрын
Heestaan sanadkee laqaaday
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 2 жыл бұрын
1972, aadan faarax samatar...jabuuti
@osmanbuhdirans500
@osmanbuhdirans500 Жыл бұрын
1967 weyan dalki jabuti ayaa laguu qadee
@nimcamaalin1827
@nimcamaalin1827 2 жыл бұрын
Super
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Midhaha Heestana? 🔥
@Za07Editz
@Za07Editz 2 жыл бұрын
Shoodhe Derise oo ahaa nin reer dirirdhaba ah ayaa gabadh uu jeclaa aduunka ku Waayey inuu guursado waxay ku reebtay xasuus jacayl shoodhe beri dambe ayuu la kulmay Abwaanka reer jabuuti ee aadan Faarax Samatar oo heestan sameeyay kula luuqeeyay waxaa layidhaahdaa qisadii shoodhe
Arido iyo Heestii II Kalay
4:29
Assajog Studio
Рет қаралды 859 М.
Heesta Hakaba- Xasan Nageyle
6:12
Astaan
Рет қаралды 312 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 54 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 26 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 21 МЛН
Waraysiga Fanaanka: CABDI CALI BACALWAAN
8:57
Wargelin
Рет қаралды 102 М.
Aadan Faarax Samatar - Ma wada jirnaa / ii kaalay
11:01
Jabuuti TV
Рет қаралды 112 М.
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heesta Waayayeey  | Cali Gacal Guuleed  | Astaan 2021
5:42
Astaan
Рет қаралды 27 М.
HUSEEN  ALI  MIRAALE HEES XUSUUSAH 2021
5:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 890 М.
Heesta Bal Ilaali Bal - Cabdiqani Kaarshe | Xusuustii Axmed Mooge
5:00
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 54 МЛН