HUSEEN ALI MIRAALE HEES XUSUUSAH 2021

  Рет қаралды 966,342

SHIINO STUDIO

SHIINO STUDIO

Күн бұрын

XASUUSTII AUN DIGFEER MUSIC BY ABDIRAXMAAN ISTIINLE CODKII HUSEEN ALI MIRAALE FARSAMADII SHIINO STUDIO

Пікірлер: 225
@karamoige5268
@karamoige5268 8 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Miiraale,mid kamid ah fanaaniinta ugu codka tolmoon geyiga soomaaliyeed. Still listening 22/01/2024 Monday. End Semestar 5 of the University. 🎻❤️
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 2 жыл бұрын
Waligay intan jirey Een joogay maan arag Nin haween jilaabteen Oo nabad ku jiifsada Ileyn xaajo ka adage Naf aan joog ka wayaan Xarig adag ku jiidaa Ruuxa ay jamataye hadana Waxa jooga dunida Jaahayga ugu neceb Horta xay ka jirisa Calool jilicsanaayey Sideen uga jara😟😢 Emotional song xususti Axmed Yasin Digfeer✌❤
@leylamuuse4937
@leylamuuse4937 Жыл бұрын
🥺
@gulledrasta152
@gulledrasta152 Жыл бұрын
Legend ereyada adiga iska lahaa
@ubaxaxmed586
@ubaxaxmed586 Жыл бұрын
Ileen xaajo kaa adageey Nafaan joog ka wayaan Xarig adag ku jiidaa😢
@cookiebeer1063
@cookiebeer1063 Жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💘💘💘💘💘💘💋💋💋💋💋💋💋
@mowarsame
@mowarsame Жыл бұрын
Thank you very much
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Waa xasuustii AUN Legend Digfeer Raxmaanku naxariistii Jano hawgu deeqo Alahayoow nin jeeb madhan Ka Janjeedho Xaajadu Caawimaada Jecelaa!
@abdiazizali5681
@abdiazizali5681 2 жыл бұрын
Roodo maxamed Cabdiraxman ma ilaawi jaceylkaagii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@loveumom2746
@loveumom2746 Жыл бұрын
Midaan jecelaha rabaa inaan saas jacayl ugu abuure maxe ku sheegty iisheeg 😮
@farmajoinaabdullahi8771
@farmajoinaabdullahi8771 Жыл бұрын
​@@loveumom2746 adiga markad jeclanaysay ma wax ku sheegay kaas !?
@loveumom2746
@loveumom2746 Жыл бұрын
@@farmajoinaabdullahi8771 waa suaal da, weyn😭 maba garanyo qaabkisa hadalkisa kartidisa waxyabahs iyo dooqayga lkn su aashadu way i niyad jabisy cuz jacaylku waa dabiici in la abuurana wey adagtahy
@farhandiyeero3461
@farhandiyeero3461 2 жыл бұрын
Mararka qaar ereyada mcn ee heesuhu wxy ku dareensinayaan inad rabi mahadiso♥️🙏
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 2 жыл бұрын
Wali jacayl yuu kax Yidhiyoo Intuu jariyo buuriyo Jidad dheer ka raariday Jeexya sii dhex mariyoo Markuu joogo meel dhexe Asago dhanaba jirin Bowdada ka kala jabay Anuu iga jid helayee Yuu jara ku xidhay adag Allahayow nin jeeb maran Ka jan jeedha xaajadu Caawimaada jecelaa Waligeey intaan jiray Een joogay maan arag Nin haween jilaabteen Oo nabad ku jiifsada Ileen xaaja ka adageey Nafan joog ka waayan Xadhig adag ku jiidayee Ruuxa ay jamatayee hadana Waxa jooga dunida Jaaheyga ugu neceb Horta xeey ka jarisaa Calool jilicsanaayeeey Sideen uga jaraa
@cabdinaaficcasayr5850
@cabdinaaficcasayr5850 Жыл бұрын
Wuxuu dhigay meel ka sarraysa halkii Digfeer oo heesta hore u lahaa.
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 2 жыл бұрын
Hesti digfeer amazing story waqtigu wa cajiib duniduna malin ba meel aye so jogta allayaraxma digfeer thanks hussein cali miraale
@fadumohirsi919
@fadumohirsi919 5 ай бұрын
❤😊😊
@siciidaliofficial2997
@siciidaliofficial2997 2 жыл бұрын
Yarkan tumaya gacmihiisu waa magic 🙆🏿‍♀️ another level
@mohamedisse9963
@mohamedisse9963 2 жыл бұрын
Allahyoow nin jeeb marani Kajajeedho xajadu Cawaimada jecelaa😥 Weligey intan jirey Eejog maan arag 🙄 Nin haween jillabteen Nabad ku jiofsada xasuusti axmed yasin Digfeer♥️✌
@yusufhaji10
@yusufhaji10 Жыл бұрын
Xasuus mywife oo aan dhul fog kajoogo ....ruxa aay jamatee hadaan waxa joogo dunida jaaheed ogu jecla... War maxay kajiriiyan 😭Calool jilicsanaaye sideen ogutagaa❤️💋🥰💕💓 I LOVE YOU BBY FARIIDAFARAX
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaroisto Alfanaan Ahmed Digfeer oo marka hore lahaaa. Hussein Ali Miiraale aad baad u macaanisay heest waliba music uu sareeyo garaacisteedu. Legend is Always Legend....
@baadaducaale6952
@baadaducaale6952 3 жыл бұрын
Heestan waxaad moodaa inaan anuu qoray midhaheedu anay iga hadlayaan😢😢😢
@cxakincabdulqadir1494
@cxakincabdulqadir1494 2 жыл бұрын
Waligey intaan jiray oo joogay maan arag nin haween jilaabteen oo nabad ku jiifsada,alla maxaa run ka buuxdaa heestan,allaha unaxariisto digfeer ayaa lahaa heestan
@moe895
@moe895 2 жыл бұрын
Woow miiraale iyo music ga istiinle dad lawaayey oo kanastey saaxada funka 203 to 209 ayey u shidneet fankooda dad culus aroosyada xitaa iyagaa ka tumi jirey mn and oh they have beautiful voice🥰🥰💚💛
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 2 жыл бұрын
Caadi ma aha +Meesheedii buu dhigay iyo waliba Alto - Basso + Miisaan + Muusig way osku jaan go'an tahay Maashaa allaah
@hfsasaed6803
@hfsasaed6803 2 жыл бұрын
Jah dhulkan iskujafoya 😢from TikTok
@cadnaanyusuf4908
@cadnaanyusuf4908 3 жыл бұрын
Weeweee Hees Aan Aad u jeclahay Legend Xuseen Miiraale Xasuustii Legend AUN Axmed Yaasiin Digfeer
@salaxeyomar7958
@salaxeyomar7958 3 жыл бұрын
Bartii loogu talagalay ayuu dhigay alfanaan miraale innaba caadi maahan 100% everything
@Saeedakta
@Saeedakta 8 ай бұрын
Wlhi wuu ku Raaxaystay, maasha Allah, beautiful voice. Waa Diig
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 2 жыл бұрын
Saaxiibkay Xuseen Cali Miiraale Axsan voice and turuko. Nin soomaaliya oo kula cod ah wuu yar yahay
@saytuuncsaak9924
@saytuuncsaak9924 2 жыл бұрын
Hestan wxn ku xasusta o markan maqlo igu so dhaca Wil xarir naga dhexeyey o iga tegy 🥺😰Asga iso diry o iskuso Dubey qofkygii shalayow wxn ahnaya qof ad ku suga wxna kugu sugaya asnadi iyo bosteyinka nolosho idil🥺💔😰
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
cod macaana fananku halkiiisa ayu dhigaay miraale
@hawraarkabe1595
@hawraarkabe1595 3 жыл бұрын
Allah ha uu naxariiste abtiigay abwaan cabdi iimaan xasan Erayayada Codka axmed yasiin digfeer
@johnkutii8395
@johnkutii8395 3 жыл бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO AXMED YAASIIN DIGFEER RIP 🙏 COUSIN
@abdishakurahmedjama8354
@abdishakurahmedjama8354 2 жыл бұрын
Ileyn xaajo ka adage Naf aan joog ka wayaan Xarig adag ku jiidaa Ruuxa ay jamataye hadana Waxa jooga dunida Jaahayga ugu neceb Horta xay ka jirisaa Calool jilicsanaayey Sideen uga jara😟😢❤❤‍🩹
@libanabdullahi7728
@libanabdullahi7728 3 жыл бұрын
Ileen xaajo kaa adagee Naf aan joog ka waayaan Xadhig adag ku jiidaa💔 Ruuxa ay jamatay hadana Waxa jooga dunida Horta maxay ka jirisaa💔 Calool jilicsanaa💔
@abdulaahimohamed7762
@abdulaahimohamed7762 2 жыл бұрын
Heestaan waa markii Ugu Horeysey aan dhageyso aaad ayaan uLa dhacey miraha iyo luuqda 😢
@simbamkali1928
@simbamkali1928 Ай бұрын
Can’t get tired of listening to this song
@Dijareality
@Dijareality Жыл бұрын
Oh my god that’s abdiraxman ,❤❤❤❤the one playing the piano from ohio I love the song and the music it’s priceless ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤
@akm4505
@akm4505 Жыл бұрын
They from Ohio both of them
@m.x970
@m.x970 Жыл бұрын
Iiwad sheekada, adeer ma bari samaadbaa cabdiraxmaan ku waaxayse so adigaa ku suuxayba . 😂😂😂😂
@daarali
@daarali Жыл бұрын
Thay are not from Ohio. Thay are from somalia ....somali moryeelay
@Dijareality
@Dijareality Жыл бұрын
@@daarali what is moryeelay
@libananjalo6186
@libananjalo6186 Жыл бұрын
❤❤❤ waa gaadi aa geeysay barteeda ❤❤❤ ridanka iyo beeska seeytahay ❤❤❤❤❤
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Muyuusigaan dhalinta maanta xataa ma tumi karaan. Waxaan la aqoon bay tumaan oo aan la garanayn. Waa hees macaan. Thanks
@abdikadar2
@abdikadar2 25 күн бұрын
Cabdiraxmaam Istiinle Abu munye waa Muusishan gacan macaan, waa ragii hore caruurtaan CD iyo USB iska waddo ma ahan ee Musigga ay tumayaan ahayn kii miisaanaa ee Soomaaliga.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
My god bless you brother wa gortey xasan guudlawe arostay nimco ismail waange inaga aroskeda ma tagin merale la saftay
@hodanmohamed6309
@hodanmohamed6309 Жыл бұрын
Heestan abtigay oo isbitaal nooga jira oo la qarxiyay baa xalay noo qaday saas baan udhagaystay 😢abtigay igu soo duceeya😢ileen xaajo ka adag
@olujoogabdi9207
@olujoogabdi9207 Жыл бұрын
Wuu caafimaaday baan filaya inader
@ishwaqbabaishwaqbaba9576
@ishwaqbabaishwaqbaba9576 3 жыл бұрын
Axyaaa fanan bilaacaleek sidaa haloo heeso yaqey xuseen ali miirale oo kale noqda ama fanka udaya ragaan plz
@hamdakhadar4012
@hamdakhadar4012 11 ай бұрын
Ilay xajo ka adagee naf aan joog ka wayaan xadhig adag ku jiidaayee 😢😢
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 6 ай бұрын
Laba fanaan oo waawYn xusein miraale iyo cabdirahmaan istiinle
@Hanad4802
@Hanad4802 2 жыл бұрын
Heesta tiktok ayaan kaso racay yaa ila mid ah azxpey
@ismahansahaljama1695
@ismahansahaljama1695 2 жыл бұрын
Aniga wlhi🥺
@falaaryareofficial1658
@falaaryareofficial1658 Жыл бұрын
Aniga sodokle
@apdikariinahmed1695
@apdikariinahmed1695 2 жыл бұрын
Heeskan wan jecelahay runtii 1/2/2022 heeskan waa igu qali
@mankacadde4702
@mankacadde4702 3 жыл бұрын
Heestaan 20 jeer baan kuceshta wali xataa waan dhagaysanaayaa
@khadarabdi4521
@khadarabdi4521 Жыл бұрын
Digfeer aun miraaale kaga cod macaan heesta 💯
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 Ай бұрын
Runta makuu sheegaa 100 sano hada dhiman hadii la siqado heskan AHN axmad yasiin digfeer cidi kagma cod macaanaaneso majidho wll
@Bomba-m7h
@Bomba-m7h 3 ай бұрын
08/7/2024 allahayow niin jeeb madhan kajan jeedho xaajadu cawiimadaa jaceelaa , wakhtigu uu samaan dona insha allh
@Wiilxordege
@Wiilxordege 3 жыл бұрын
Xasuustii Digfeeer allaa maxaan in badan dhegeestay alla yaa raxma
@alimacruf5889
@alimacruf5889 3 жыл бұрын
Miraale waa ragii fanka iska lahaa,waxan islahaa fanka wuu kabaxay,
@nuurduuble1060
@nuurduuble1060 2 жыл бұрын
Horta xay ka jirisaa! Inta lahjadaa fahantay iyo cidda heesta iska leh i so raaca
@abdalahkalil3048
@abdalahkalil3048 2 жыл бұрын
Mansha allah eesh calaa fanaan iyo cod aan caadi ahayn well done mr. Miiraale
@ahmeddarwiish2455
@ahmeddarwiish2455 2 жыл бұрын
Waw brteedii buu dhigy cod macaan wli wnku celceshaaanaya
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 Жыл бұрын
Heees NIN WEYN💯👌
@sultanmohamed1484
@sultanmohamed1484 2 жыл бұрын
Eesh calaa sawt AHU Digfeer
@Ahmed-Jaliil
@Ahmed-Jaliil 2 жыл бұрын
Innaba caadi ma aha..!! Axsan fanaan.❤️🎵❤️
@johnkutii8395
@johnkutii8395 3 жыл бұрын
Miiraale ahaa what a voice 😍
@mohamedaliaflaw1446
@mohamedaliaflaw1446 2 жыл бұрын
Allahayow nin jeeb madhan ka janjeedho xaajadu caawimaada jecelaa❤️❤️❤️ 2022/1/7
@abdiaziz5492
@abdiaziz5492 Жыл бұрын
Amazing one very nice voice my brother bigup
@khalidfaarax6496
@khalidfaarax6496 3 жыл бұрын
Ahmed yasin digfeer xasuus qaali ah, fanaanka waan salaamaya.
@abdirahmanwacays4066
@abdirahmanwacays4066 2 жыл бұрын
Cod wuu dhaafay runtii ✌👌👌
@yahyeissackmohamud1893
@yahyeissackmohamud1893 3 жыл бұрын
“Weligay intaan jiray Een joogay maan arag Nin haween jillaabteen Oo nabad ku jiifsada.” 😰😪😰😰😰😭
@yahyeissackmohamud1893
@yahyeissackmohamud1893 3 жыл бұрын
"Illeyn xaajo kaa adageey Nafaan joog ka waayaan Xariggaba ku jiidaayeey." 😰😰😰
@SagalBaasheChannel
@SagalBaasheChannel 3 жыл бұрын
@Yahye Issack Mohamud pa1
@SagalBaasheChannel
@SagalBaasheChannel 3 жыл бұрын
00
@SagalBaasheChannel
@SagalBaasheChannel 3 жыл бұрын
00000
@SagalBaasheChannel
@SagalBaasheChannel 3 жыл бұрын
@@yahyeissackmohamud1893 ⁰
@duniyoabdi2457
@duniyoabdi2457 2 жыл бұрын
Wow mansha allha nice voice
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl Жыл бұрын
That was nice voice n nice song
@gamaalaadam2029
@gamaalaadam2029 2 жыл бұрын
Alahayow nin jeeb madhan kajanjeedho xaajadu caawimaada jeclaa
@crisaaqxaaji1508
@crisaaqxaaji1508 Жыл бұрын
Pianada ninka garaacaya waa legend. ❤
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 2 жыл бұрын
Allahayoow nin jeeb maran Ka jan-jeedha xaajudo Caawimada jecellaa! Erayadii : Cabdi Iimaan Xasan Xasuustii : Axmed Yaasiin Digfeer Codkii Xuseen Cali Miraalle. Waranka waxheyn la'aanta ninkii uu ku taaganyahay, cudoontiisana gees na uga tagin, garabna heesan baa dareemi karra!. 🙏🏿😢
@amalosman4596
@amalosman4596 2 жыл бұрын
Haaa waruntaaa hno
@calidaamey473
@calidaamey473 2 жыл бұрын
Saxix
@simbamkali1928
@simbamkali1928 Ай бұрын
The best song Of the century
@sulaimanbaaxeer2076
@sulaimanbaaxeer2076 3 жыл бұрын
Axyaaa yaa alfanaan hussien ali mirale legend my big bro allah codka haku daayo
@osmanyusuuf3208
@osmanyusuuf3208 2 жыл бұрын
Al fanaan qaran miraale codka lagu HEESO waa kan oo kale noolow
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Ileen xaajo kaa adage ✅🔥
@AKTVSHORTVIDEOS
@AKTVSHORTVIDEOS Жыл бұрын
Legend cuslaadey Mr miraale
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox Жыл бұрын
Miiraale fanaan fanaan dhaafay
@baahiyechanal7288
@baahiyechanal7288 Жыл бұрын
Intuu jar iyo buuriyo jarar dheer karaariday jeexyo sii dhex mariyoo.
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 3 жыл бұрын
Walahi anigay I haysataa heesta inta danbe
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 жыл бұрын
Eesh caleyk Xuseen Cali Miraale Yaa salaaaam coopi haddeey tahay heesta sidaas ayaa halkeedi loo dhigaa ee leyskama dam damleeyo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹👌👌👌👌👌✋✋✋✋
@nastehosahal3581
@nastehosahal3581 2 жыл бұрын
Al fanaaan miraale noolow ❤️
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
Hees Way Dhaafty.😊❤️
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 3 жыл бұрын
Hussein miracle sass aalagaa rabaa was saxiibkaa Cali Tennessee
@guuledali2931
@guuledali2931 2 жыл бұрын
19:53pm 6 September Tuesday 2022 South Africa Gauteng tembisa Midrand cawimaada jecelaa
@rashkaabukar7300
@rashkaabukar7300 2 жыл бұрын
Alahayow nin jeeb madhan ka janjeedho xajadu cawimadada jecela 28/12/21
@zaynabcali5138
@zaynabcali5138 2 жыл бұрын
Heesta waxaa lahaa digfeer waayo waayo
@maxamedmaxamuddaahir1952
@maxamedmaxamuddaahir1952 2 жыл бұрын
Nice song Wabillahi tawfiiq
@yusramaxamad8018
@yusramaxamad8018 3 жыл бұрын
omg amazing song 🙈🙈🙈🙈🙈♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Lagend-tf8bq
@Lagend-tf8bq Жыл бұрын
heesta maleh isagu😎
@KaLiiL-hs2ln
@KaLiiL-hs2ln 4 ай бұрын
Waa sax digteer horay u qaaday lkn codkiisa fanaaniinta kale oo heesaha soo cusbooneysiiya waa ka cod tolmoon yahay
@CabdiCawil-d2h
@CabdiCawil-d2h 6 ай бұрын
naf .and joog kawayaan xadhig adig.ku jiida
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 жыл бұрын
heeskan iñana baaadi Maha 🙋🏿‍♀️😎😍😍
@somalitiktok32
@somalitiktok32 2 жыл бұрын
*Heestan weyba igu socota*
@mumtassheekh8164
@mumtassheekh8164 Жыл бұрын
Aalhyo nin jaaab madhaan cawiimad jeeecl 🥲
@amalosman4596
@amalosman4596 2 жыл бұрын
Illayn xaajo kaa Afaneey Nafaan joog ka waayaan Xadhig adag ku jiidaayey
@fankafanka8369
@fankafanka8369 8 ай бұрын
Axsan sood guleyso
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 2 жыл бұрын
Ileen xaaja kaa adagee nafaan joog ka waayaan xarig adag ku jiidaayee. Qofkasta oo heesaha erayada un ka dhagaysta walahi jacayl baa dukaamo iyo bakhaaro ka dhex furtay ama waa qof abwaana oo miraha dhuuxaya.
@abdifitahabdulahi6698
@abdifitahabdulahi6698 2 жыл бұрын
Emotional song 🥺
@mandeqbishar9909
@mandeqbishar9909 Жыл бұрын
Yeah
@sumayamohamud9098
@sumayamohamud9098 Жыл бұрын
​@@mandeqbishar9909😊😊 0:17 😊😊😊😊😊
@sahraali6994
@sahraali6994 2 жыл бұрын
Mashallah beautiful voice ❤️ 😍
@abdelsalamy9864
@abdelsalamy9864 2 жыл бұрын
Abgaal ma heesaan maxaa loo dhahay xabiiva xasan toxcow miracle iyo ikraan caraale aveheet iyo waligaa biniti cumar gacal abdi qaadir Sanka
@ismaaciilkhadar7199
@ismaaciilkhadar7199 2 жыл бұрын
Raga iyo dumarka inta waranku kutaagan yahay ayuunba fahmaysa
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 2 жыл бұрын
Allahayow nin jeeb maran kajan jeerto xaajadu Caawimaada jecelaaa
@Lagend-tf8bq
@Lagend-tf8bq Жыл бұрын
Shaw maku qabta waraa song dartii
@mardaadi
@mardaadi 5 ай бұрын
What amazing song ❤❤
@waliy3471
@waliy3471 2 жыл бұрын
Caadi maaha. Thanks codkaaga halaasiga.🙏🙏
@idrisabdiwahab1428
@idrisabdiwahab1428 2 жыл бұрын
From TikTok 😂🤪
@mohaaaden7134
@mohaaaden7134 3 жыл бұрын
Mesheedi ayuu digeey miraale legend
@burhanbile8004
@burhanbile8004 Жыл бұрын
Horta xay kajirisaa Calool jilicsanaayey Sideen uga jaraa🧐
@ayaanlesaid6461
@ayaanlesaid6461 2 жыл бұрын
Mahadsanid miraale, xasuus digfeer
@jamalfarah8231
@jamalfarah8231 3 жыл бұрын
Rageedi waad keentay top
@abdiallah614
@abdiallah614 2 жыл бұрын
Wow it is awesome ❤️
@Shakuur_Karie
@Shakuur_Karie 2 жыл бұрын
Hees dareen gaar ah leh 😭
HUSEEN ALI MIRAALE HEESTII WANAGAN DUMAR UGEYSTAY 2023
6:25
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 657 М.
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 5 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
XAAMUD UBAXLE  MARBUU OOYAA QALBIGU HEES CUSUB QAACI
7:52
Digaale Music
Рет қаралды 1,1 МЛН
CABDI-DIINI | SHANKAROON
8:43
𝕾𝖍𝖎𝖎𝖓𝖐𝖆 𝕸𝖊𝖉𝖎𝖆 𝕻𝖗𝖔
Рет қаралды 123 М.
Dharaaraa
6:17
Miiraale - Topic
Рет қаралды 76 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Wardheer - Miiraale . Qaaci. Music by - Ali kaban iyo abdinur
6:21
Madaale Productions
Рет қаралды 528 М.
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 330 М.
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 632 М.
NEW SONG MIRAALE - jeeb madhan 2021
5:18
Miiraale Channel
Рет қаралды 91 М.
HUSEEN ALI MIIRAALE HEESTII FARASKAGI LAGABADI 2024
4:13
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 298 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН