HEESTA Qalanjo Mahdi Dheere iyo Fowsiya Ifka 2019

  Рет қаралды 232,038

KS Media

KS Media

Күн бұрын

HEESTA Qalanjo Mahdi Dheere iyo Fowsiya Ifka 2019

Пікірлер: 57
@fatiman2077
@fatiman2077 5 жыл бұрын
M.alaah foosia iyo mahad ma kala dhacdan,Aniga seenbari gabdhaha ayaan jeclay la jiraa.
@mohamudsagaaro8686
@mohamudsagaaro8686 5 жыл бұрын
Waaaw heestii adunka my fanandayda fowsiyo ifka cadi mahan codka istelka eryda camirada kuli wan kasaxy horay usoco 🙏🙏🙏🙏🙏💗🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 5 жыл бұрын
Kkkk ninkaan ehlu Sadaad buu u egyahay ee shaydaanka baa tunka saaranayah heesta markuu qadayey buu Garka miiqay koofiyada buu ilaaway walee qurux rag waa Garka cakuyeh nin aan gar la heeen kkkk Naaag Naas la heeen😂
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
mohamud sagaaro maxaad kasaxda waa heesitii xasan aadan iyo khadrao daahir cige
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Waaaaw hees macaan. Mahdi dheere very good actor and singer. Alah ya cizak.
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 жыл бұрын
QAN MARKAN U EEGO MAAHA EE WAA QUDH MARKAN U EEGO.MEESHA KALE WAXAY AHAYD QUNBAC DAA JACAYLKEE KAN HESAYANA WUXU LEYAHAY U BAAH DAA JACAYL KEE KKK
@nishacadey2804
@nishacadey2804 5 жыл бұрын
nice song masha allah allah ku desto well done
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 5 жыл бұрын
Oo ninkaan ma Fanaan baa New Fanaaniin baa iga danbeeyeey nice song I love ❤️ it
@salaxnasir3039
@salaxnasir3039 5 жыл бұрын
Kkkkkkk hada miyu kaftamaya wa fanane
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 4 жыл бұрын
Waa lakenay codkixasan aadan✌️✌️👍👍
@dhaytacab7178
@dhaytacab7178 5 жыл бұрын
mahdiyow sxbkeyow qoftan haafkaga ah myaa qalanjo ah
@mohamudsagaaro8686
@mohamudsagaaro8686 5 жыл бұрын
Mahdi dheer fanan cod mcn horay usocda 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💗🌟
@reermiyi1fi
@reermiyi1fi 5 жыл бұрын
Maanta ayaan ogaaday in aan gadh qurux iyo qiimo badan leeyahay
@amsaabubakar3667
@amsaabubakar3667 5 жыл бұрын
Masha allah my wallakya qaalika mahdi dheeri ala yacizak hees noolow ❤️❤️👑😍🙏🙏
@mohamedbulle8618
@mohamedbulle8618 5 жыл бұрын
Waa qalanja yableh qurux iyo qayo ilaha ba udamey ilen way qarsoned
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 5 жыл бұрын
Mohamed Bulle stubid baatahay aa abuukar mahdiwax ha kasheegin ok
@mohamudsagaaro8686
@mohamudsagaaro8686 5 жыл бұрын
Fowsiyo ifka hadad tagerah buxa utahy like isar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdiosma4333
@abdiosma4333 4 жыл бұрын
WAR ninku dheeraa Naagtuna Gaabanaa Ilhaan Xarago aa yara dhaantey tan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Waanin qurux Alle Udhameeyey iska dheh gabadheey gadhka Isagayskalehe yaynaan kumashuulin 😂
@faaizoadangehde282
@faaizoadangehde282 4 жыл бұрын
Qofta waa gaban thy ninkane dheeraa yab
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Walle waysuqalantaan😅
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Viva Fosiya 🌟🌟🌟🌟🌟
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Siduu eebbe kuu qoray ama kuu qotomiyaa 🤣🤣🤣 naagtan Heesta Waad la heshaan odhan karaa 🙊
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 5 жыл бұрын
Naagtan madaxa quraxa soo saarataan la yaabanahay qoftii fanaaniinta somalida xagaa ka aradnayd buu heestii la dhacay laakiin way isu qalmaan😂
@fadumocumor8003
@fadumocumor8003 5 жыл бұрын
War gabadhu wad bahdishen ninkan dher inu canan kulul ku hayo baa lamoda
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 5 жыл бұрын
Mahdi waxan ku odhan lahaa qaab fanaan la lihid iska dhaaf fanka
@ghyyggyyu4200
@ghyyggyyu4200 5 жыл бұрын
War niinkan YA ika fadhiisiya yab yuni feersal unad ku ficanfahaye YA heees ku dbiiway
@munaahmed6738
@munaahmed6738 4 жыл бұрын
Salamad waxay gadhki fircoon oo kalusamaystay dadkena meelwalba waylagalaysa
@kalifmohamedabdirahman2802
@kalifmohamedabdirahman2802 4 жыл бұрын
Yes
@fanaxleeyfaceedakaroon2656
@fanaxleeyfaceedakaroon2656 5 жыл бұрын
anigaba jecladay ninka mahdi
@fjfjfkfkjfkjd1354
@fjfjfkfkjfkjd1354 5 жыл бұрын
Uygfjk
@cabdicasissheekh5021
@cabdicasissheekh5021 5 жыл бұрын
Abuukar mahdi waan ku salamey salaan ka dib, waxaan comm. Ka bixin lahaa marka hore waxaa tahay soo saare weyn farsamo wanagsan lkn waxaa ku cayaaraaya fatsamadaada lebiska ay xiran yihiin fananiinta aad heesahoodo duubeyso iyo qaab cayaateedko. Hadaba waxaan soo jeedin lahaa in aad sameysato qof stale ka saxa iyo action ka fanaanka . Mahadsanid
@ajhassan7865
@ajhassan7865 4 жыл бұрын
Sxp videogan waxa laqaday 15 sano ka hore
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 жыл бұрын
DAD KAN DAMBE EE FANANINTA ISU YAQAANA WAY IGA YAABI YAAN XITAA MA GARAN KARAAN MIDHAHA HEESTA XAFUDA.HADA KAN DHEER EE INANTA LA HEESAYAA WUXU KU LEYAHAY QAN MARKAN U EEGO KKK
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 жыл бұрын
Subxanalah
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 5 жыл бұрын
❤❤
@alishalove4959
@alishalove4959 5 жыл бұрын
Arkan garkiisa masiifiirinkaro lalabo aa iheeso
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 5 жыл бұрын
Kob Taako 2 mir ah miyey Weysey?? Inkstoo Gabari Gaabni Ku Qurxuuntahay Ilaa 1.75 is ok
@abdisalaanmaskiinow335
@abdisalaanmaskiinow335 3 жыл бұрын
P
@farhiyamohamud2582
@farhiyamohamud2582 5 жыл бұрын
😍👌
@mohamedyare9245
@mohamedyare9245 5 жыл бұрын
Fozia ifkaa that voice wow
@samiraahmed1665
@samiraahmed1665 5 жыл бұрын
Bisinka hahahahah labadaaan uff f
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@seinababdi1835
@seinababdi1835 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 23 МЛН
HEES LAABDOOXANTOO  AJ & FOWSIYO IFKA
9:00
HANOOLAATO
Рет қаралды 455 М.
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 707 М.
Cunaabi
8:46
Release - Topic
Рет қаралды 3,7 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН