HEESTI MASEER 2021 CODKI SIDOW ABU SHAARUB IYO QUEEN SHUKRINA JILIDI JAAJUMOW IYO CAMARA 1/1/2021

  Рет қаралды 194,429

Abukar jaajumow official

Abukar jaajumow official

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@hanihoney1171
@hanihoney1171 2 жыл бұрын
Walhi Malian kasta waxa firasada inta shaqada ku jiiro wan ku nasta thanks walhi jaajuumow and amara
@Kingashraf2024
@Kingashraf2024 4 жыл бұрын
Wow jaajumow keep going legend is back dadka iga horeya like ta saara
@abukarjaajumowofficial7979
@abukarjaajumowofficial7979 4 жыл бұрын
ASC ASXABTA SHARAFTABADAN HADAA DABKA LAGASOQADAY QOSOL OO QANAC FADLAN IDINKOO MAHAD SAN SUBSCRIBE COMMENT LiKE SHARE NOODHAHA MAHAD SANIDIIN WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY
@Kingashraf2024
@Kingashraf2024 4 жыл бұрын
Waa share dhahay jaajumow keep going well
@aadanmaxamedcabdulle1243
@aadanmaxamedcabdulle1243 4 жыл бұрын
soomali miyaa
@Kingashraf2024
@Kingashraf2024 4 жыл бұрын
@@aadanmaxamedcabdulle1243 haa waa rer xamar heesta waa banadiri fahamtu
@hodancabdi1591
@hodancabdi1591 4 жыл бұрын
Waaaaaw jaajuumoow mcsokor amaara waa kuugu suubisay midiaada lee adaa iskumuday kkkkkkkkkkkk
@hodancabdi1591
@hodancabdi1591 4 жыл бұрын
Jaajuumoow ismarji kkkkkkkk
@sacidsacid7351
@sacidsacid7351 3 жыл бұрын
Asc wll qali waxaan aad u dhageestaa barnaamijkaaga waana ku taxanahay
@abukarverrati8935
@abukarverrati8935 3 жыл бұрын
Abwaan mulaxam ustaad Siidoow Abuu Shaarib 👏👏👌
@IsmaAragto
@IsmaAragto 3 жыл бұрын
He is my favorite ❤💓😍. I can't get enough.
@famousking447channel5
@famousking447channel5 4 жыл бұрын
thanks abukar jajumow heesta inaba caadi ma ahaan
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 2 жыл бұрын
Abowe jajumow abukar plz filnka ifurtaye amara nimankan marabto plz uso noqo
@amaalaidarus1612
@amaalaidarus1612 3 жыл бұрын
Meerto meerto waaye aduunyadan ninba maaliney martaa maalina waaka farxisaa maalina waa kaa murjisaa maalka Aduunyo muuna maleh inlamaceesto maahinee 🥰🥰 Heesta maskaxdey iga gashay waa iga yeer yeerosaa 😂😂😂😂
@abdulkadiromar7730
@abdulkadiromar7730 4 жыл бұрын
Heesta iyadoo macaan aheed, ayaa waxaa sii maceeyay Jaajuumow iyo Camaara ❤❤
@cabdiraximburci4924
@cabdiraximburci4924 Жыл бұрын
Kama caajiso dhegesiga heestaan❤❤
@fadumo6176
@fadumo6176 4 жыл бұрын
Walaalkey waan KU salaamay noolaaw waa Fadumo Abukar shitaawe salaam sare
@yusufbulush6714
@yusufbulush6714 4 жыл бұрын
Waaku dha maaati heesta Caadi ma aha , jaa juumoow iyo Amaara waat ka baxsateen waaku mahad san tihiin
@Amir-Muse
@Amir-Muse 4 жыл бұрын
wow legend Mr jaajumoow nin aan taageero ilaa yaraan teyda hees inaba cadi maha wanka helay horey usoco wanku wataa 👌❤️❤️❤️🥰🇸🇴🇸🇴😍🔥🔥💯💪🙏🙏
@DJHashTube
@DJHashTube 4 жыл бұрын
Jilayaasha Caalamiga ah masha Allah.
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 4 жыл бұрын
Saaxibkeeyga walaalkeeyga Min soomaaliya illaa iyo Yemen gaar ahaan yemen Taiz ilaa sanca iyo cadan isla soo shaqeeynay Xasuuso hadaad Xisleedahay Like iyo Subscr. Adaaba istahishaa Prof.aad tahay Fanaan Mu'aif mulaxan soo saaree majaajiliiste comey jilaaa fanaaniintii hore aan weligeeyga taageero oon ku faano Abuukar Jaajuumoow Dhambaalkaan waxaa dhinacaaga si dhameystiran kuugu soo dhigay hadaad dhug leedahay dhinaceeya usoo dhawaaw Waa Abwaan Cabduraxiim Bulchina ama Abwaanka Sowtu raxma Band 😍☝️👌👏🌹👍🥰
@ahmedhogod619
@ahmedhogod619 4 жыл бұрын
Jajumow ikar intee aaday nooh Waar rooxanta nodoon iskaga la antii barnamijku nuur maleh sxb
@guudoowyare4450
@guudoowyare4450 4 жыл бұрын
Abuukar jaajumow wllkeyga sacariba wacan kuu saarey cagaasimr
@aminomohamed2181
@aminomohamed2181 4 жыл бұрын
💃🏼💃 good song wow 💖🔥
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 4 жыл бұрын
Maansha-allah meesha lee idinku yar
@Abdifatah_abdi
@Abdifatah_abdi 2 ай бұрын
2024☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@Englishfudud777
@Englishfudud777 3 жыл бұрын
Abukar is genius
@amaalaidarus1612
@amaalaidarus1612 3 жыл бұрын
Mindidaada adlee isku mudee yaala murmee ninyahow maskaxda aa dab karabtaa iyo musmaare mana koobiyaa laguu mootihaa kkk Hayey jaajumow meher keeda iska sii hadii kale mana koobiya lagu mootihaa 😂😂
@fahima6666
@fahima6666 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@faaizoabdulaahi6752
@faaizoabdulaahi6752 4 жыл бұрын
Waaw wax kale wan kuhesta
@geeseeyhaaji6812
@geeseeyhaaji6812 4 жыл бұрын
Keep going brother and sister mash Allah
@brehgamerpowerlevel6968
@brehgamerpowerlevel6968 3 жыл бұрын
Waaw ishacala hees aad u macaan iyo ciyaar aan caadi aheeyn waan ka helay
@maxamedibraahin03
@maxamedibraahin03 4 жыл бұрын
Jaajuumoow heestaan waa hees shidan❤🧡💛💚💙💟💕💞💞💞
@amirduale1010
@amirduale1010 2 жыл бұрын
Salaam sare both of you
@shariif_abu
@shariif_abu 3 жыл бұрын
Horey u soco aba junka
@humerahajinur3781
@humerahajinur3781 4 жыл бұрын
Waa waah hore u socodadi
@abdulqaderalyumaini7360
@abdulqaderalyumaini7360 2 жыл бұрын
ياسلام روعه ههههههههههههه ههههههههههههه
@mohameddhaydhame8518
@mohameddhaydhame8518 2 жыл бұрын
Manoolin 🙌😂😂😂😂😂
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 4 жыл бұрын
Manadeediyey
@farhiyabihi8426
@farhiyabihi8426 4 жыл бұрын
Anigaa ugu horeeya
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Meer meerta waaye aduunyadane ninba maaline martaa maaline waaka farxisaa maaline waaka murgisaa maalka aduun muuna male in la maceysta maahine Hees iyo bar😄
@rasmiruun5838
@rasmiruun5838 3 жыл бұрын
Waaw inaba cadi mahan heeskaan
@shariif_abu
@shariif_abu 3 жыл бұрын
Aad ii aad jaajuumow
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 4 жыл бұрын
Mr jaajumoow
@queen__Zeina-zee
@queen__Zeina-zee 4 жыл бұрын
💯🎶🎤✅
@abdifataax4305
@abdifataax4305 4 жыл бұрын
Mashaallah jajumow legal
@nadifaali5566
@nadifaali5566 3 жыл бұрын
Woww nice song
@quruxdumar6034
@quruxdumar6034 4 жыл бұрын
War intee KU jirteen 7quf aa iga soo horeeyso bal like dhac igu siiya asxaabeey
@abdisalamabdule899
@abdisalamabdule899 4 жыл бұрын
SUPER
@naimaabdullahi2790
@naimaabdullahi2790 3 жыл бұрын
Mayac mayac wlh wan ku hesta Wale heestan
@marwo12shema42
@marwo12shema42 3 жыл бұрын
Woow
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 жыл бұрын
👏👏🥰🥰💋💋💋.
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Hhhhhhh😂😂
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 4 жыл бұрын
Ku heestaaa cajaaaib
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 2 жыл бұрын
Wwewwww
@muminoaxmed1935
@muminoaxmed1935 3 жыл бұрын
Wahwah
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 4 жыл бұрын
Jaja jag waye
@sahramohammed9401
@sahramohammed9401 4 жыл бұрын
Waaaw waa ka baxasatan jilinka adiga iyo Amaar jilaa waa kuwii hore dadka gadaala ka gaaraka Dr deg deg maxaa isku qasataya xuj30 ilimo dadawa kkkkk ka baxaso reer guramada waa idina sidanaa
@maryanali9191
@maryanali9191 4 жыл бұрын
Wwww
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 3 жыл бұрын
Very good
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 4 жыл бұрын
Hees aan ladhacay
@abdiyusufabdirahman6039
@abdiyusufabdirahman6039 2 жыл бұрын
waa isku sarkhaameen naagta yuu ilkaha karidin
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 3 жыл бұрын
Babaa
@abdulqaderalyumaini7360
@abdulqaderalyumaini7360 2 жыл бұрын
ههههههههههههه
@aaliaomar8529
@aaliaomar8529 3 жыл бұрын
uuuf ilaahow xisjoodka iyo imaanka ha naga qaadin.
@cabdiqaadircismaan2546
@cabdiqaadircismaan2546 3 жыл бұрын
Saas wye abaaba
@banadirproductio
@banadirproductio 4 жыл бұрын
*Kuwan hadaan umadda laga qaban -Somali waa loo yaabaa bal daawo 😡👉**kzbin.info/www/bejne/fauvpH6XadGnb68*
@abukarverrati8935
@abukarverrati8935 3 жыл бұрын
Abwaan mulaxam ustaad Siidoow Abuu Shaarib 👏👏👌
HEES KACSAN XAAWO XARAGO IYO NAASIR SHAWA
6:27
Star Media Production
Рет қаралды 670 М.
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 44 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 49 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 24 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 152 МЛН
qasab jaceel
9:47
ABWAAN SIIDOW ABU SHARIB
Рет қаралды 65 М.
WAA MARKII KOOWAAD AAN QOSOL LA OYNAY ANIGA IYO BOQORADA BARAKAYSAN
39:34
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
HEES DUCO IYO AMAAN CODKI ABUKAR JAJUMOW 2022
8:06
Abukar jaajumow official
Рет қаралды 34 М.
SANKA LEE HA II TAAGIN-Salim Saciid
5:37
Universal Somali TV
Рет қаралды 1,9 МЛН
HEESTI DAMAQ ABUUKAR JAAJUMOW 2020
8:00
Abukar jaajumow official
Рет қаралды 67 М.
SIIDOOW ABUU SHAARIB | DHUUBO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 2,3 МЛН
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 44 МЛН