waa iga gadantay heestaan wlhi waa heestii ugu horeysay oo somali ah oo aan ka helo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍 axsan heees kip going beesheyda jareer weyne 💘❤❤❤❤❤
@ibrahimhersi29195 жыл бұрын
Jiwigoo khaboobaa Jirka iga horaa Jeenan waa kagoo An waa jiifanwayee... .salaam sare.. abwaan daafeedow Sidii cali Iyo bada fanaan een kaladhicin.. well done you all
Somalida cunsuri nimo kuma haboon ileyn ayaga dunida wxe Ka yihin dad jaahil 30sano sidi waraabihi isku cunaayo o caalamka tilmaam xun lagu so qaata xita dalalka afrika liito sida Uganda tilmaam aye kuso qaatan marke inte dad cunsuriye lahayen wxa roon ine ayaga marka hore dad noqdan dalkoda dhistaan o dunida Ka muuqdan hormarkeda