No video

Heesti Wabi Jacayl BY Nimcaan Hilaac & Yurub Geenyo

  Рет қаралды 2,307,038

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 жыл бұрын
heestan waxn dhagaystay anoo yar walhi waan xasusuta waxan ka cararay wax barashadii waxan ahaa xilaga da,da 14 sano waxan schoolka waxan ahaa 8aad waan nacay wax barashadii Aabahay Alle ha unaxariistes ayaa igu celiyay hadana Waan kacarary oo waxbarashadii waxan kadoortay jirinimo wayo wagas waan yara heestan markaan arko waxan soo xasuusta aabhay waayo anoo kacarara ayaan dhagaysan jiray wlhi Aabe waan jeclaa wlahi ilaahada wali maan ilwaain waanadii aabe alle haku naxariisto Alle ha uwada naxariisto waalidka oo dhan wll yaal Aa bahay iigu duceeya intii aragta Qoralkan waxan Qoray 2019 /12/12 sanadku waa gaba Gabo alle sanadka sooscoda ha inoga dhigo sanad wangsan
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
Rabi ha u nxristo
@muran____walaashii194
@muran____walaashii194 3 жыл бұрын
Amiin Alle How Naxrsto🥺🤲
@cadnaansaayga1784
@cadnaansaayga1784 2 жыл бұрын
Alle ha inaxariisto save iyo dhamaan inta dhimaty waalidiinta
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Wan rajayna hada inad nolol middii hore kabadalan kujirtid dhaman waridiintena alla ha unaxaristo wllo
@sadaamaxmed1963
@sadaamaxmed1963 2 жыл бұрын
Allh u naxriisto brother 🥰❤🤞
@sadaamartsofficial3146
@sadaamartsofficial3146 2 жыл бұрын
Allah Calaf ha iigu daro poqodaan jeclahay...🤲😧🌹
@caashoxasan1469
@caashoxasan1469 2 жыл бұрын
Allow calaf Isugu dar🥺🤲🤲
@fartuun6750
@fartuun6750 Жыл бұрын
Amiin
@abdulrazakabduljalil664
@abdulrazakabduljalil664 Жыл бұрын
Bro you are simp
@sadioadankheyr3195
@sadioadankheyr3195 Жыл бұрын
Amiin ya Allah calfka ha idin mideeyo wllo i ilali samideyda 😍
@sadioadankheyr3195
@sadioadankheyr3195 Жыл бұрын
Amiin ya Allah calfka ha idin mideeyo wllo i ilali samideyda 😍
@trustursalef2368
@trustursalef2368 5 жыл бұрын
Heestaaan ma jecli inaan kali u dhagaysto walahay lkn odaygayga ayaan ku xasuustaa markaste ❤️🔥 ilaahay wixii is jecel ha isku daayo xaasidkana haka hayo
@abdimalekhasan6785
@abdimalekhasan6785 4 жыл бұрын
Amiiin
@mkfudwk3200
@mkfudwk3200 4 жыл бұрын
Aaaaaamiiiiiin
@abdirahimhassanmohamed3678
@abdirahimhassanmohamed3678 4 жыл бұрын
nafta waaya badan wacaney ku tiiri
@nusaybaabdullahi4377
@nusaybaabdullahi4377 4 жыл бұрын
@@abdirahimhassanmohamed3678 hhhhhh waad la heeshay
@mohboysmohyare2719
@mohboysmohyare2719 4 жыл бұрын
M.a qalbi saafinimo leysku dhfay Alle haku barakeeyo
@zunduznor6133
@zunduznor6133 5 ай бұрын
After 10 years waqtiga OroD badna hda iga danbeso like isar 🥺❤️🙌🏼
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 ай бұрын
2013 intee jir baad ahayd
@MohamedAhmed-bs1wd
@MohamedAhmed-bs1wd 27 күн бұрын
​@@ShadiyaCabdiraaxmaan7sano kwrn😂
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 26 күн бұрын
@@MohamedAhmed-bs1wd Me 6 years old 😃😊
@KingKhadar-y4z
@KingKhadar-y4z 18 күн бұрын
14 jir😂😂😂😂
@mohamedmostapha4414
@mohamedmostapha4414 3 жыл бұрын
25/10/2020 ❤ xusus ' mid kamida wakhtiyadi igu farxada badna ayan kujira ' alle hamigayga ha i rumeyo🤲 qof kasta oo comment gan akhrinaya muradkaga oo macsi lahayn alle haku siiyo
@iskufilan9151
@iskufilan9151 3 жыл бұрын
Amen wll adna sidoo kale
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875 3 жыл бұрын
Amiin wll
@Ali_shamow14
@Ali_shamow14 3 жыл бұрын
aamiin
@qumanhooyojecel3621
@qumanhooyojecel3621 2 жыл бұрын
Ameen ya rabi
@nas69risaxane84
@nas69risaxane84 Жыл бұрын
Amiin
@BrfsAbdi
@BrfsAbdi Ай бұрын
Heestaan waxaa dhagaysanaa caawa oo ay taariikhdu tahay 6/july/2024 saacaduna ku beegantahay 7:42 oo habeenimo heestaan oo ay ka soo wareegatay 10 years ago oo aan inka soo salaamyo kenya gaar ahaan qaxootiga dhadhaab wa ku raaxeesanyaa waqtigeyga like ha ila dhaafin apaa salaan hawada inii soo marinayaa iyo heestii wabi jacayl nimcaan hilaac iyo yurub geenyo❤👋
@CaashoAli-y3s
@CaashoAli-y3s Ай бұрын
Waa salamaya
@user-ke8qo9tx7s
@user-ke8qo9tx7s 19 күн бұрын
¹11¹1¹1¹1111a3😂³
@tanaadofficialchannel5599
@tanaadofficialchannel5599 5 жыл бұрын
Wow hees cajiiba iga dheh liketa lacag ma jogto ee ha iladhafin
@moustaphemuse9313
@moustaphemuse9313 Жыл бұрын
Waxaan Uzoo Galay Inaan Mucaashiqinta Comtiyadoda Izka Akhrizto Lovve S Life💔✊🏿🙏🏾
@Raganimo-10
@Raganimo-10 Жыл бұрын
Waxa aan hubaa mar haddii aad heestan la kulanto, in aad wax 20-jeer ka badan kusoo ceshanayso!!🖤 🙏 --"Dhan dheh webi jacayl" Nabad ku daawo xilli ay kuu tahayba.
@user-nd8du2ft5t
@user-nd8du2ft5t 5 ай бұрын
10 Sano kadib habeen Ramadan 20 ay tagay. Waqtigu wuu soconayaa😢😮
@Cazuuz
@Cazuuz Ай бұрын
Most underrated song! Jacaylow maxaad dad badan nolosha u qurxisay, qaar kalana aad jar ka tuurtay, ma ogin xilligaan ku guulaysan doonno nolosha dhabta ah, ilaahay qof walba qofku jecelyahay ha usoo dhaweeyo qalbiyadoodana ha mideeyo, heestan waxa caawa ay taariikhdu tahay 20-July-2024 habeen axad soo galayso iisoo dirtay boqoradda qalbiga xasuus ayan dib u galay haddan calaf isku yeelano wan tusi doonna insha allah.
@ibrokhan7399
@ibrokhan7399 Жыл бұрын
0:37 Sida uu wadnuhu WeHel Kaaga Rabo Walac iyo aduu Walwal iiga dhawr "Waxyeeliyo Hanaan Wal Wal Kula Rabine Adna Wada Jirkiyo " Ha Ka TeGin Wanag. "Kolku waa baryaba wiilasha indhuhu Yay ku wayinoo Wajigaaga tabin Naftan waayo badan Wacaneey ku tidhi Yay weehanine... Wisisiga ka dhawr. "Wakhti Badan Kalgacal Naf Walaac Sanayd Ka daweyso lyo oo Dhan Dhe Dhan Dhe Dhan Dhe Wabi Jacayl "Waayihii Axdi Wayn Noqdiyo " Waxyeelada Darteed Yanan Way mar Odhan. "Warsan iyo Sidaan Wacnan Kuula Rabo Wacdaraha Kalgacal Wakiil iiga Noqo... "Macaantaydiyeey Wadhi Ha iga Fillan "Walbahaar Jaceyl Adna Wacad Adkee. "Wadka oo Wadka oon I Dillin... WaliGay Aduun Inaan Wiiq Minee Ha iga Weecan Abid.. Waxa Tahay Qof Mudan "Waax Dayda oo... La Wadaagay Nolol Waayaha ADuun" "Wakhti Badan Kalgacal Naf Walaac Sanayd "Ka daweyso lyo oo Dhan Dhe Wabi Jacayl "Waayihii Axdi Wayn Noqdiyo " Waxyeelada Darteed Yanan Wayba Odhan "Waayihii Axdi Wayn Noqdiyo " Waxyeelada Darteed Yanan maybar Odhan saacadu waa 3:06 habeenimo waa maalin khamiis ah 20/7/2023 Nairobi Kenya🇰🇪
@kayseabdi1731
@kayseabdi1731 Жыл бұрын
Waxay ahayd ku dhawaad 5 sano oo ka mida cimrigayga oo aan ku calaamadiyay oo aan ku qortay inay yihiin kuwa aniga iga qasaaray oo aan ku lumiyay abqaalka beer aan dhalayn oo aan waxba laga dheefsanayn oo aan marnaba magoolayn oo aakhirkii dad aniga ii cadaw ahaa oo aan lkiin anigu u haystay nasteexayga ay u gacan gashay arintaydu oo halkaan anigu ka sugaayay inan xiligaa ka wanaagsanan doono xiliyada kale ee markaa ii isoo socda lkiin noqon wyay sidaan rabay ee noqday siduu nacabkaygu rabay iyo sidii alle ii qadaray Alx cala ku xaal tabashadu ma wacnee allaw nasiibka dambe iyo ayaamaha soo socda ii wanaaji aniga iyo inta ila midka ahba inantaa mar wakhtigu na kulmiyay ee hadana calafka iyo qadarta iyo war xuma tashiilku iga hiiliyeen ee iga irdheeyeena waxan leeyay kolay nolol samaystee alle ubadka hakuu barakeeyo ana dajiya inuu alle na kulmiyo 7.8.2023 habeen isniin ah 2:30 habeenimo barbara Iga dambeeyaw xidhidhku haku koobnaado adiga iyo isla qofkaa aad markaa sheeko wadaagta tihiin like ta .........
@Nimcouser-hn1et1gn9c
@Nimcouser-hn1et1gn9c 11 ай бұрын
Manta oo ay tahay 20/9/2023 malin arbaco ah ayan heestan so bookhday waxa aan aad u jecelaahy wiil ciimanka qaranka somaliland ka mid ah gaar ahan militaryga ah hada wuxu ku sugan yahay oog qaali waxad tahaay geesi daadkisa iyo dalkisa difacaya ee ilahay ha ika xiftiyo adiga oo nabad qaba iso labo ❤❤❤❤
@omarmagan6702
@omarmagan6702 4 жыл бұрын
2020 inta fiirsanoyso liketa ha ilooobin
@cabdiwalijose2136
@cabdiwalijose2136 4 жыл бұрын
2o2o
@leylacaliofficial8232
@leylacaliofficial8232 3 жыл бұрын
2921 dawanoya
@asmagaid1527
@asmagaid1527 Ай бұрын
2024😢
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 3 жыл бұрын
7 sano kadib ,habeen ay dhamaatay bishii ramadan ayaan heestan kuraaxaysanaya💗
@nd7wl
@nd7wl 4 ай бұрын
War ma nooshahy
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Heestan dareen ahaan way ibadashaa waana heestan heesaha ugu jclhy Ilahy swt wxn ka baryaya inuu maradkayga ii dhabeeyo qofkaan jclhyna calaf igu Darro 13/6/2021 xaalad-kale😭❤
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
Kolka waaya baryaba Wiilashaa indhaha yey ku waayinoo Wajigaaga tabin🥺 Waayihii axdi wayn noqdiyo Waxyeelada darteed yaanan way Mar odhan Maxay hees tahy!❤
@ceynishamsi820
@ceynishamsi820 2 жыл бұрын
Alaaa mcnaaa nolosha mrka hesato qof kujcl😭😭😭Allow yanan iswaynin Mohamed Ⓜ️🌍💍
@manyeknam7892
@manyeknam7892 Жыл бұрын
Amin walaalo ilaah haisku kiin calfo🥰🤲
@raysabdiqadir1859
@raysabdiqadir1859 Жыл бұрын
Amiin abayo ❤❤
@mariaa.a4215
@mariaa.a4215 6 жыл бұрын
Tollow intaan dhagesanayey ma ilma iso dhaaftay ax yaa jacayl 💞👌
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 5 жыл бұрын
Ah. Jacelka wa cudur dawadiisu tahy qofkii navta racday allh no wada sahlo amura
@OsmanAhmed-ns8bv
@OsmanAhmed-ns8bv Жыл бұрын
13/6/2023 malin taalada sacaduna wa 11:55am heestan hasus gaar ahh iledhy gabar ayan jecladi anigo secondary kujira classka 4 ayadan form 1 ehed malin malmahq kamiid ahh aya waxa dacay inan anigi iyo gabada halka biiya kujiran ku kulana wlh wan firinaya kadib indaha ayan diib uso labte inta kadiib gabadi nambar kala qorani jacelka u bandigti igu aqbashe malinta farhad imadine wakti badan wada jir kadin aniga school wan bogee. Horan aniga mesha wax barsha u imadi. Magaladi ka imid dib ugu labtii. Wixi inta kadambeeye safar ayan Gali goobolka xebta dalka ee Mombasa, anago wada farhsan ayey malin sabdi 27/6/2023 , 11bilod kadib ilinti balama iyo axdii waada galni aya si ay ujarta harikena aya war kala ila timiid hada kala tageyni waxa laga joga 17 malmod aniga wan jeclxy ila hada 💔💔💔 ayadan wa form 2 waye . Ala adunow mxa daad isjecl kala geyse 😢💔💔 inta aragti qisadeyda like saar
@abdikarimmowliid604
@abdikarimmowliid604 5 жыл бұрын
5 sanno ka dib yaa dawadaya heestan 2019 👍 like
@faisaali3203
@faisaali3203 5 жыл бұрын
Anba kula mıd baanee❤️
@fadumoak8579
@fadumoak8579 5 жыл бұрын
Me
@azizaadam8598
@azizaadam8598 4 жыл бұрын
Adna wacad adkey
@asmagaid1527
@asmagaid1527 Ай бұрын
2024😂😢
@mrhanuuniyechannel474
@mrhanuuniyechannel474 6 жыл бұрын
Waa labda ugu cod ka macaan fanaaniinta haatan yaa igu raacsan FIFA nimcaan iyo yurub geenye
@abdirisaknorosman1531
@abdirisaknorosman1531 6 жыл бұрын
Mamud Abdi Maanso 6034 Maanso 6034 aad iyo aad aye ii qancisay heestaan waa 2fanaan ugu codka macaan xidigaha geeska
@marwaahmed8575
@marwaahmed8575 6 жыл бұрын
ani
@marwaahmed8575
@marwaahmed8575 6 жыл бұрын
anakugutagersan
@nastexoguled5460
@nastexoguled5460 6 жыл бұрын
Asc
@wawgorad306
@wawgorad306 5 жыл бұрын
Hi
@user-hx3fz7gn8c
@user-hx3fz7gn8c Ай бұрын
Aduunke taga marka dhagaysto heestan😢 inta wadanaysa 2024❤
@jaambiir8
@jaambiir8 Жыл бұрын
Caawa oo ay taarikhdu tahay 09/01/2023 ayaan soo booqday heestan "Wabi jacayl" 10 sanno ka dib, xilligaaas oon toos uga daawanayay barnaamijkan oo Horn Cable TV ka socday. Waa hilaadii 2013 ka sanadka cusub, waxaan ku daawananayay Hargaysa, xaafada kaydka biyaha. Heestan iyo barnaamijkaa laga qabtay Xiddiga Geesku waxay igu leeyihiin xusuuso is huwan.
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 3 жыл бұрын
Alla mxan heestan raadin jiray bariga internetna man aqoon😂 xiiseheedi igama dhamaan weli 2020 😍
@sareedsicid3954
@sareedsicid3954 3 жыл бұрын
😪 warsan iyo sidab wacana kula rabo wacdarha jacl weehel iga noqo ilhay ha isku dayao laba walbo isjecl🤲🏼😪
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 3 жыл бұрын
Hda Mrkaa heshy Mxaa Daren Tay😂😂
@alibulle7612
@alibulle7612 2 жыл бұрын
Heestan xusuus ayay i galisay gabadh aan is jecleen oo muno la dhaho ayaa dhageysan jirtay oo in badan ila wadaagtay labo sanno ayaan wada soconay anagoo qorsheeneyno xafladda guurkeena ayaa bishii shanaad ee sanadkan ayay shil gaari Nairobi ku gashay waana dhimatay runtii naxdintaa qaaday ilaa hadda dareemayaa 😭😭😭
@kowsaraden6068
@kowsaraden6068 2 жыл бұрын
Ax wan xasusta muna ilahay ha u naxaristo adna badal khayr badan haku siyo wll 🤲🏾
@abdirahmanmohamed9707
@abdirahmanmohamed9707 2 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto 😭😭😭
@najaxmaxamud5358
@najaxmaxamud5358 2 жыл бұрын
Alle how naxariisto wll
@aswanidil9205
@aswanidil9205 Жыл бұрын
Ax😭
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Жыл бұрын
alla huno ma gabadhi taribka u baxdey ku dhimatey ba ee muniish la odhan jirey😭
@dahabochannel2428
@dahabochannel2428 11 ай бұрын
4/10/2023 maalin arbaca ayaan dhagaysanaya runtii aadbaan u murugaysaney ee isoo ducee qofkii iga danbeeya😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@armiqueenchannel
@armiqueenchannel 5 жыл бұрын
Heesti anigiyo xajigeeyga wada jir udhageysan jirnaay ❤️
@leylacaliofficial8232
@leylacaliofficial8232 3 жыл бұрын
Hadane away malakala yacay
@Ali_shamow14
@Ali_shamow14 3 жыл бұрын
hada aaway xaajigaaga heee
@z1_certz228
@z1_certz228 3 жыл бұрын
Ya ila dhageysanaya 2021 "Indho wabi jaceyl"
@abdulqadermahmoud9209
@abdulqadermahmoud9209 3 жыл бұрын
Aniga
@ahmedbudulofficialchannel2861
@ahmedbudulofficialchannel2861 2 жыл бұрын
P
@user-ol3sv3rp1v
@user-ol3sv3rp1v 4 жыл бұрын
احبك نمعان انت سفير الاغاني الصوماليه انايمناني واحب اسمع اغانيك الحلوه الذي تعبر علا احساس الحب * مدين ابو ابراهيم#
@nimcocabdi3881
@nimcocabdi3881 3 жыл бұрын
Thanks
@akuuleabdinaasir5907
@akuuleabdinaasir5907 Жыл бұрын
Heestan dareen ahaan way ibadashaa waana heestan heesaha ugu jclhy Ilahy swt wxn ka baryaya inuu Riyadayda ii dhabeeyo qofkaan jclhyna calaf igu Darro 21/8/2023 waaye Caawa Tariikhdu 🥹♥️
@Ayaan2024-vj9uj
@Ayaan2024-vj9uj 4 ай бұрын
ma heshaya 2024 /4/5
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
2018? Hadaad dawanaysid hayla dhaafin canshuurtii yarayd
@Ayaan2024-vj9uj
@Ayaan2024-vj9uj 4 ай бұрын
Anigu waxaan dawanayaa 2024
@ApdulahiMukhtar
@ApdulahiMukhtar 4 ай бұрын
Kula mid ahy😢😢😊​@@Ayaan2024-vj9uj
@user-nf5iv8tw3i
@user-nf5iv8tw3i 7 ай бұрын
2024 yaa daawanaaya dadka iga dambeeya isoo duceeya in ilaahay igu guuleeyo ❤❤❤
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 7 ай бұрын
Guulayzo Shhp😢
@ahmedkalid6150
@ahmedkalid6150 6 ай бұрын
2024 who is watching still
@ayaanleabiib5135
@ayaanleabiib5135 5 ай бұрын
Me😅
@ugbaadcismaan
@ugbaadcismaan 5 ай бұрын
Also me😢
@aanaomar6776
@aanaomar6776 5 ай бұрын
☝️
@zunduznor6133
@zunduznor6133 5 ай бұрын
Me
@LadhanCadey
@LadhanCadey 5 ай бұрын
Me too
@Qalbi_dhaya143
@Qalbi_dhaya143 6 ай бұрын
02/02/2024 day Friday ❤ Warsan iyo sidaan wacnan kuula rabo Wacdaraha kalgacal wakiil iiga noqo😢❤️‍🩹
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dawanaya ☺️☺️😍😍😍
@shucaybmuhumed3507
@shucaybmuhumed3507 5 жыл бұрын
☝☝☝
@makeupartistreemmakeup7373
@makeupartistreemmakeup7373 5 жыл бұрын
Ani🥰👍
@umaroky
@umaroky 5 жыл бұрын
Aniga wllo
@fatuushomar4254
@fatuushomar4254 5 жыл бұрын
@@shucaybmuhumed3507 ani wll
@adnomaxamuud7790
@adnomaxamuud7790 2 жыл бұрын
2022
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 2 жыл бұрын
Axyaa hees 💥💥 aad u macaan Waxan dhageysanaya kaligey Habeninmo arbaco ah Tarikhduna tahy 14/12/2021 Sacuduna tahy 10:40pm 😊😊 Waw hees aad u macan aya ku raxeysanaya Iyo codadka halaasiga ah Nimcan hilaac iyo yurub geenyo ( sawtul raxma 💥❣✌)
@hodanmahamed4500
@hodanmahamed4500 2 жыл бұрын
Yeah sowtu raxma💖
@maxamuudaxmed-xk6df
@maxamuudaxmed-xk6df Жыл бұрын
In kastoo caashaqii ihelay iga weecaday Gabar aan isku fasal ahey ayaa iska helnay 2020 /3/10 / maalin talaado ah exsam ayanu laheyn buug ii dhiib ay idhahday si aa wax igu soo aqristo lkn ma moodeyn iney ani irabto maalintii danbo beey ii kenty buugi ana maan sii fiirin waxa ay iigu soo qorty maxamuud waa ku jclhy arkin lkn mar danbe baaan arki donaa oo is fahny arbacdii bey igu tiri anoo exsam ka soo baxay xafadina ma iso bareysid miya iyada io zxpted ana haa uun baa iska dhahy iney igu ceyaeeyso aan umeynaaye lkn weyba isoo racdy kadibbaan xaafadena horteda intaan fadhisany sheeko galny mudo 1 saac ah baski baa ka tagay oo iyada meel fog ey dagneed ani schoolka aan udhawaa bis kadib waa ku dhaweynaa aa dhahy intan sii socony xaafadi baan tagny maan buubnay bey tiri xafadey san uma dhaweynee Lanbrka isii inaa dhoho baa raby lkn mobelki iga haleysnaaa kadib mobel baan soo gaty intan soo gadn bey isoo radisy oo dad aan azxpnhy igu soo dirsty wey iii imaden mobel maheysto aa la dhahy lkn wu so gan raba ❤aa la dhy Kadib lacg aa raasdy waa soo gaty mudo 3 sano aan wada socony lkn Waqtiga aa na kl geeye Saas ay thy qofkale jcl ulama tagin Qofki isoo raadsadana astamaheda aa ka raadshaa Haduu lahen wll aa ka dhigaa 🫶🏼 Aqristayasha quruxda badn waan idin salamy waxaa inoo balan ah 2026 i a
@adamcrossing2632
@adamcrossing2632 10 ай бұрын
Sorry brother
@maxamuudaxmed-xk6df
@maxamuudaxmed-xk6df 7 ай бұрын
😮​@@adamcrossing2632
@sahidmohmoud2380
@sahidmohmoud2380 5 жыл бұрын
Waqti badan kalgacal Naf walaacsanayd Tu dawaysa iyo Dhan dheh webi jacayl!! 2019
@Mustafe.17
@Mustafe.17 4 жыл бұрын
2020 👂👂👂 Waxyeeliyo anaan warwar kula rabine, adna wada jirkiyo haka tagin wanaag.
@Ayoub-19-t8n
@Ayoub-19-t8n 2 ай бұрын
29/06/2024 sabti Galab 4:50 pm Dhuusamareeb ayaan shaqo u joogay Malintii iigu dambeysy maalmihii shaqada ayey ii aheed galabtaan bari waxaan safar u ahy Muqdisho. Waxaan saaid ugu xiisy Jaceylkyga oo ku sugan magaalada muqdisho I'm coming darling ❤ Hadda comment aragtid like iisaar.
@fartuunmohamed636
@fartuunmohamed636 28 күн бұрын
@csaaqsaleban9357
@csaaqsaleban9357 Ай бұрын
Inan waxbadan qoro ma awoodo lkn mudo kadib ayaan soobooqday,2012 wakhtiyadii dhalinyarnimadu dhadhanka iilahayd ee aan bilaa warwarka isaga noolaa iyo sidoo kale intii aanan lakulmin wax lugooyo ah,qofwalba oo wakhtigaas ahaa waan salamaayaa sido kale comanti aan bixiyay waayo hore ayaan dib uraadiyay mase helin😂 👋
@abdiraxinibrahim9853
@abdiraxinibrahim9853 4 жыл бұрын
Yadhagey sanayo 2020 like saar
@naimahussein2815
@naimahussein2815 2 жыл бұрын
2022 dhageysanoya
@abshirclaahi715
@abshirclaahi715 24 күн бұрын
Waqtigu orod badna 10 sno ka so wregty ka wrn😢 hada iga dameso liketa ha ila dhafin❤
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
Nimcaankii hirgalay iyo sowtu raxma heestoodu dhagahaay Uwacan tahay 💙
@nimcaanyuusuf3254
@nimcaanyuusuf3254 2 жыл бұрын
What a song!! 2022 still yaa dawanaya.
@salamfarah7388
@salamfarah7388 2 жыл бұрын
,✌️😁
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Me xsus walahi niicle iyo memroyy baan ku dhagaysanjiray xasus 20214🤐😢😭malmihii nololshyda ugu macanaa
@suusuu7069
@suusuu7069 Жыл бұрын
Aniga😁
@AhmedMohamed-sw9vt
@AhmedMohamed-sw9vt Жыл бұрын
Aniga dhageysanaya hadda
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Still😭🙌
@kingsonline1848
@kingsonline1848 4 жыл бұрын
Farta taag inta ila aragtey Mujisada lamaanaha nimcaan heesaha lamaanaha waxa ugu qaalisan Nimcaan ya ila dawanaya2020
@c.raahidmahad115
@c.raahidmahad115 4 жыл бұрын
from mogadishu qofki aan dunida ujeclaa ee aan wax kasta usameeyay maanta waxy iga dalbaneysaa furriin. runti waan ooyayaa
@naimahajiuwu7142
@naimahajiuwu7142 4 жыл бұрын
😭
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Sorry wallhi
@hibolucky5523
@hibolucky5523 3 жыл бұрын
Sorry ☹️ hadeer makula noshahay wll
@ashaali7584
@ashaali7584 5 жыл бұрын
Ax sanadkii 2013 jcyilkii horeYe is baraNaY bay heestu so baxadaY ax Yaa xazuuz manta dawanaY 2018 dhamanadka zanadka isaG isku so NoqonaY 5 sano kabacadi iso labataY 😍😍😍
@hibolucky5523
@hibolucky5523 3 жыл бұрын
Manshallah ma is guursateen hadeer 🥰
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
@@hibolucky5523 😂😂 war jecli
@hibolucky5523
@hibolucky5523 3 жыл бұрын
@@beer-lula_22 haaa waiska war jeclahay shekada mesha ku dhamata iska rabaa😂😂😂
@Ameeen-dek-moh
@Ameeen-dek-moh Жыл бұрын
​@@hibolucky5523manosheyyy😢
@MunoMunomanka-du1tv
@MunoMunomanka-du1tv 3 ай бұрын
Still listening this song 2024😭
@Zakarie-po2kd
@Zakarie-po2kd 2 ай бұрын
😢
@munira9762
@munira9762 Ай бұрын
heesta daren leh w😢​@@Zakarie-po2kd
@abdirahmanhiraabe2521
@abdirahmanhiraabe2521 5 жыл бұрын
2k19?yadawanaya farta tag👍
@iqranuur6320
@iqranuur6320 4 жыл бұрын
Waxyeladas darted yanan wey mar oran ya xppi gabdheyda Aabehed alla dadka is jecel alle marka u owlad kala siyo mcn bdna jecylka oo qimo iyo naxariis bdnaa 🥰
@user-ws5rd6cv1u
@user-ws5rd6cv1u 3 жыл бұрын
alah haku brakeyo ee mashalh is dhe
@abdiwalirashid2968
@abdiwalirashid2968 5 жыл бұрын
My favourite Somali Song😍😍 first love 😢😢
@abdihakimgelle6223
@abdihakimgelle6223 3 жыл бұрын
my favorite song all of time 2021 hadad dageysaneyso LEGEND ba tahay
@qaadirosuge9921
@qaadirosuge9921 2 жыл бұрын
75t7999o
@xafsofarax9614
@xafsofarax9614 Жыл бұрын
Axya hees 💥💥aad u macaan Waxaan dhageysanaya kaligey habeeninmo arbaco ah Tarikhduna tahy 16/11/2022 Sacuduna tahy 1:39AM Waxaan rajeen waqtiga xigah aniga iyo suldankayku inaa wada dhagaysano inch allah ❤
@Mohamedbizta-rt3dk
@Mohamedbizta-rt3dk Ай бұрын
OMG😢
@sayidomar7612
@sayidomar7612 5 ай бұрын
Hestaan ilaa yarantey baan dhagesan jiray 😮 Hada ayado ah 21 / 3 / 2024 Baan dib u dawanaya weliba waan ku cesh ceshty ani oo daremayo Jceyl 😢 Runtii waa hees iyo bar waxan halkan ugu duceynayaa dadka is jacel in uu alle isku sahlo 🥹❤️ Qof ba qof kii u qalma oo dunidan ka cashay inu alle calaf ugu daro baan ugu duceynayaa runtii hestan waxan dhagesa nayaa haben barkii sacada africa neh waa 2:15 AM Habenimo ⏱️🥹🤍 Jacelka ha gulesto ❤❤ 🫰. Lawada fanan aan tageero Nimcaan iyo Geeenyo 🫶🏽
@Updyrahmanmuhudiin
@Updyrahmanmuhudiin 11 ай бұрын
Qoraalkan waxan so qoray Maanta oo Taariiqdu tahay 3 / Oct/2023 Waxana dhagaystay 2017 Anigoo Qalbi jab iyo xanuun jacayl i haayo Balse Maanta Alx Wxan Dhagaysanayaa Anigoo Xariir Aad U qurxoon leh Maanta Qofta Aan jeclahay wllhi Riyooyin iyo rajooyin badan Aan ka leeyahay Boqoradayda Fadlan hdii Aad fariintayda Aragto iigu so ducay in Hantiyo wllhi mudo ku dhawaad 4sano Ah Ayaan wada socona balse waxan rapna ina so gabagabayno oo Aan midoowno insha allah ❤
@fardowsoxidigkooble6606
@fardowsoxidigkooble6606 10 ай бұрын
Ax m.a guuleyta wll🥰🥰👑
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 9 ай бұрын
War danyeer baatahaye is dabaqabo see afar sano naag udaba socotaaa
@fardowsoxidigkooble6606
@fardowsoxidigkooble6606 9 ай бұрын
@@cabdisamadjama3147 maxa kafahme heee😅😅
@Ayaan2024-vj9uj
@Ayaan2024-vj9uj 4 ай бұрын
ma is guustayaam😢
@user-mb1gn8nd4v
@user-mb1gn8nd4v 5 ай бұрын
Waa labada fanan ee codka macan xidiga geska inkastay babeen 😢😢😢😊
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 Жыл бұрын
Waa hees aad u macaan Waxaan xasuustaa wakhtigii schoolka Caawa yaa ila dhageysanaya oo legend ah 1 11 2022
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 3 жыл бұрын
Jaceylku waa kii hore waraqada la isku qori jiray kan imika wxa raaxo ah malaha qofka jeceshahy si dhib yar ayaad u arki kartaa jaceylkhaga ugu sheegan kartaa marka xasuusto 2012 Wlahi xasuus ayaaba iska galaa
@siyorinaziyorina4882
@siyorinaziyorina4882 5 жыл бұрын
Waa hesta Kaliya markan DhaGesanayo Aan Dareemo XaQiiQ😢😢😢
@sabrindiamound281
@sabrindiamound281 3 жыл бұрын
Hees dareenkeda wadata weyi kula qabaa aniguba
@omarshaciye1106
@omarshaciye1106 20 сағат бұрын
Walhi qoral kaaga marka aan arkay waan qiirooday allaha u naxaristo abahaa iyo intii aabe marxumiin ah allow noo wada naxariiso adaa naxariis badana ah yaa rabbi 🤲🤲🤲
@amenshimbir2884
@amenshimbir2884 Жыл бұрын
Golden voice yurub maxamed cabdi geenyo😢❤
@user-ru5uw4on4x
@user-ru5uw4on4x 6 ай бұрын
Heestan caawa wxy ixasuusisay waayo jacayl oo isoo maray imika wxn ahay qof single ah wxn rajaynayaa inaan helo qof aan jeclahay isna ijecel iskuna qanacsanahay calafna isku kaayo simo noloshana wada wadaagno aamiin iidhaha caawa 18/2/2024 night Sunday Inshallah wxn qoraalkan soo booqan doonaa anoo lamaane leh si farxad lehna waan uwada akhriyi doonaa xusuus buu noqon doonaa ❤❤😢
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 6 ай бұрын
Aamiiin wll
@khadaribrahimabdullahi1062
@khadaribrahimabdullahi1062 5 жыл бұрын
Fr.21.Dec.2018 (12:30) ❤ Waxad Tahay Qof mudan💚💛🧡 wanadayda 💓O 💖wan wadagayna wayahay Aduun,, 😍 RESPECT
@haniupdy
@haniupdy 5 ай бұрын
Hestan maxn soo booqday 20,3,2024 from growe ❤😊
@abshirclaahi715
@abshirclaahi715 25 күн бұрын
From qardho❤
@zakiqalbi2182
@zakiqalbi2182 5 жыл бұрын
1 sep. 2019 ya daawanahaya heestan. Plz🤙 like iisaara
@fatimanalow4606
@fatimanalow4606 4 жыл бұрын
Hada dawaneya 😜😂
@CISHQI27
@CISHQI27 Жыл бұрын
What a song still wan dawanayaa 2023 kampaala streskeda iyo mawjedeheda watada qof wlba muradkis aan macsi lahayn allah haw fududeyo dadka iga danbeyow🥰
@saidhaashi3096
@saidhaashi3096 2 жыл бұрын
Wabi jaceyl woow kuwa qalbiga leh ayaa dareema jeceyl 11.03.2022 Maalin jimce goobta Finland, Salaan qofki iga danbeya
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
Axyaa hees aad macaan Waxa dhagaysanaya kaligay Galabnimo isniin ah goobtuna waa hargeisa 14/3/2022 4:42😊😊
@saidhaashi3096
@saidhaashi3096 Жыл бұрын
@@yaxyeym3766 stiil wali wan dawanaya habenimo khamiis 27.04.2023 qofka iga danbeya salan sharaf mar kale
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Жыл бұрын
@@saidhaashi3096 ✋
@MO10.
@MO10. 11 ай бұрын
waxyelads darteed yanan way mar oran ayay idhihi jirtay marwalboon kala xanaaqno rabbiyow ku naxariiso ❤😢
@aliwarsame551
@aliwarsame551 4 жыл бұрын
Gabadhaan jecladaaba isma fahano😭 hda gabadh Tanzanian ah ban isa isoo fahmi rbna😘
@Fawzia87H
@Fawzia87H 4 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂
@hibolucky5523
@hibolucky5523 3 жыл бұрын
😂😂😂😂Adaa midhaa walal Kulul
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣taa iskala soco
@aadandeero4943
@aadandeero4943 Жыл бұрын
😂😂
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 11 ай бұрын
Inaad is guursaten baan filayaa
@abdullahiadan3522
@abdullahiadan3522 2 жыл бұрын
Still listening this song 2021 15/10 October one of favorite song 2013 I was form too student
@farhanmohamed1960
@farhanmohamed1960 Жыл бұрын
I was form 1
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 10 ай бұрын
​@@farhanmohamed1960same legend 🙌
@muhiimxuseen784
@muhiimxuseen784 3 жыл бұрын
14 april 2021 mln talada ano you tube iska warega isha kudhufte misna gorma shide waan gara waye Allaha ku naxariisto 🤲💔nlshyd m/med hestan wakugu so xasusta gadasha waxa muteste murug ohin qlb jab wan tabe kol kolintadi iyo naxaristadi mel aankaga shegi karo majogtid waxa muteste cag&codba kugu lama so garo wan kuso duceyna intas ban ku awoda 2014_2015 waqti qrx bdn blse an waye 😭💔😰😰 29/8/2015 mln sabdiya dhawaq aan jeclesan ba maqle kii ku dile ma liibaanayo insha alah😢
@ayooshalhazhmey6268
@ayooshalhazhmey6268 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@Apdalla170
@Apdalla170 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@khadermiigane5565
@khadermiigane5565 4 жыл бұрын
2020 haydhafina hadad nooshihiin💯♥️♥️♥️🌹
@safia_456
@safia_456 Жыл бұрын
Sida uu wadnuhu wehel kga rbo Wadeciyo adoo welwel iga dhowr--- yurub Waxyeliyo ana warwar Kula rabine Adna wda jirkiyo hka tgn wanag---- nimcaan (×2) Kolka waa waa baryaba wilasha indhuha Yay ku wayinoo wejigaga tabin--- yurub Naftu wayo badan wacaney ku tiri Yey weehanine wisiisiga ka dhowr--- Nimcan (×2) Wqti Bdn kalgacal naf walaacsanayd mr dawayse iyo Dhane dhane dhane wabi jaceyl ---- yurub Waayahee axdi weyn nqdiyo Waxyelada darted yanan wey mar oran ---- nimcaan (×2) Warsan io sidan wacnan kula rabo Wacdaraha kalagacal wakiil iga dhowr--- yurub Wecankeygiyey waali ha iga filan Walbahar jaceyl adna wacad adkey--- Nimcan(×2) Wadka oon oon idilin weligay aduun Yaanan wiiqmine Hayga weecan abid---yurub Waxad tahy qof mudan waaxdeyda oo Wan wadagay walwaal waayaha aduun--- Nimcaan(×2) Wqti Bdn kalgacal naf walaacsanayd mr dawayse iyo Dhane dhane dhane wabi jaceyl ---- yurub Waayahee axdi weyn nqdiyo Waxyelada darted yanan wey mar oran ---- nimcaan (×3)
@safia_456
@safia_456 Жыл бұрын
Wadka oon oon idilin weligy aduun Yaanan wiiqmine Hayga wecan abid------ yurub Waxad tahay qof mudan waaxdeyda oo Wan wadagnay walwal wayaha aduun--- Nimcaan(×2)
@abdifatahbahsane1312
@abdifatahbahsane1312 11 ай бұрын
Wadka oon idilin Waligay aduun Yaanan wiiqmine Ha iga weecan abid Waxa tahay qof mudan Waaxdayda oo Waan wadaagaynaa Waayaha aduun Eeshcalaa heesaha talantaaliga ah heesta aan ugu jecelahay weeyi runtii❤
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 5 ай бұрын
still i watching 2024😢
@A.kafi05
@A.kafi05 4 жыл бұрын
June 2020 yaa ila daawanaayo🥰😋Sowtu raxma Yurub maxamed cabdi geenyada😋🥰
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka 10 ай бұрын
Waxan huba in aaad uso laapatay mirahan aadka u macan walle kama dhargo yurup io hilac 6..10...2023 😢❤
@AsmaMohamud-fm3qd
@AsmaMohamud-fm3qd 4 ай бұрын
14/4/2024 11:45pm Heestan xasuus bay igalisay waxaan Rajeynaya inaan dib Usoo booqan doono inshallh weynoow AdanaHaaga midka mida baan ku weydiisaty Eebow calaf iigu dar😭❤️
@nasrahpoolo
@nasrahpoolo 2 жыл бұрын
Waayo badn kadib caawa xusuus hore helay 🥲 Warsan io sidan wacanan kula rabo 🥰
@nuuroowxaaji8165
@nuuroowxaaji8165 5 жыл бұрын
Hestaan qof walaba xaauus bey ku reebtay waayabe nimcaan iyo yuruub maaxa kadhaxeeyey jacel bey jileen horey loo arkin.
@abdulrahmanfaysal8690
@abdulrahmanfaysal8690 4 жыл бұрын
7sano kadib 24/2/2020 waxyelada darted yanan way mar odhan💎❤️
@hodanmahamed4500
@hodanmahamed4500 2 жыл бұрын
Wadka oon idilin waligy aduun yaanan wiiqmine hyga weecan abid🥺 16dec/2021/Thursday/12:15hbeenimo Xili aan kla tgny💔🥲
@ismail-fj2lw
@ismail-fj2lw 5 жыл бұрын
Fananiinta somalida ugu codka macaan walee cod way hadaan yurub geenyo iyo nimcaan hilaac
@omriyo
@omriyo 4 жыл бұрын
This song should be a theater play! Totally has potential!
@fahadcalaag6006
@fahadcalaag6006 2 жыл бұрын
0
@luziyankalyrics694
@luziyankalyrics694 Жыл бұрын
Only legends are listening in 2023🙆🏻❤️
@apdyezak7479
@apdyezak7479 Ай бұрын
Kampala 2024🇺🇬 I.a cafimad Iyo nolol dheer oo Qurux ban idin rajanynya dhamanteen
@zakicarlos1890
@zakicarlos1890 3 жыл бұрын
Hees iyo badh markaan xasuusto extaydii waan dhageysta alla jacaylku xuma marka lagaaga baxo 4-2-2021 😢 7-18-2017❤
@yas2739
@yas2739 4 жыл бұрын
From ethiopia amhara tribe Love you somalis
@cadnaansaayga1784
@cadnaansaayga1784 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa dhageesigeeda iigu dambeysy markan jaamacada bilaabayey hadana 29/11/2021, Hollond magalda Amsterdam kudhageeysoyaa aabe igarab socdo Axsan hees🙏🙏✅
@curubohmohemad717
@curubohmohemad717 4 жыл бұрын
kolkuu waa baryaba wiilashaa indhuhu way ku waayinoo wajigaagay tabi ❤
@hassanmatan5077
@hassanmatan5077 4 жыл бұрын
Cawa oo ay taariikhdu tahay 1:17:2020 yaa ila dhagaysanaya heestan farta Soo taag
@honneygudaal5282
@honneygudaal5282 4 жыл бұрын
20 1 2020 20 30 amase 8 30 fidnimo xasuuus kadib 😰😰😰😰😰😰
@zuhaybbildhaan7815
@zuhaybbildhaan7815 Жыл бұрын
Waqti badan kal gacal naf walaacsanayd hurdo wasay iyo dhamee wabi jacayl ❤❤❤❤❤❤❤
@asiaabdi488
@asiaabdi488 Жыл бұрын
Xasuus qaar wllshy telkeda ka dhegeysan jiray manta ilama joigto abyo mesha jogto farxad ku joog still wali kama daalo 8/ 1/ 2023 ❤😫✌
@asmahassanabdirahman529
@asmahassanabdirahman529 11 ай бұрын
Tue 3/10/20203 Ayan degeysanaa hestan wayne iitaba tay sida darteda marwelpoh wanjclhy qofwelpo ilhy rajadisa iyo royadisa haurumeyo 😢❤
@ahzaabosman7448
@ahzaabosman7448 2 жыл бұрын
Isma lahayn 2022ka ayaad dib ugu ceshanaysaa heestan Heeso waa kuwii bergan.!!
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore iyo baabbah bro wallhi
@HaniSiciidabshir
@HaniSiciidabshir 4 ай бұрын
Wallhy heestan waa heesta kaliyee aan ugu jeclahy hesaha waxana qaday al fanan nimcaan c/rahman hilac io yurub geenyo 😢❤
@adenibrahim8164
@adenibrahim8164 Жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa walalkay oo mar kasta dhagaysan jiray Xiliga uu timaha ii jarayo ana school akhrisan jiray hada wakhtigaa na kala fogeeyay oo laba wadan oo kala duwan ayaan kala joognaa markastana waan daartaa heestan💔☹️
@ayaanruun7013
@ayaanruun7013 5 жыл бұрын
Wedka oon idilin wligey aduun yanan Wiiqminee Hayga weecan abid 😪♥️🤦‍♀️
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 23 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)
6:18
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac 2014 HD
6:27
Muuqaal
Рет қаралды 3,3 МЛН
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD
7:45
Robleh Mohamed
Рет қаралды 2 МЛН
Heesta Walow Codki Nimcaan Hilaac
6:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 912 М.
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 10 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
wareysiga nimcan hilac
3:30
Omar shanta somaliyed
Рет қаралды 23 М.
YURUB GEENYO SHAW SHAW (NABAD GALIYE) BIRMINGHAM 2017
6:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН