Heestii Caashaqa Ma Dhaafnaa Lyrics Maxamuud M Xasan Kabanle

  Рет қаралды 522,899

laylis channel

2 жыл бұрын

Codkii Iyo Kabankii Maxamuud M Xasan Kabanle

Пікірлер: 90
@hareed114
@hareed114 Жыл бұрын
Hargysa to burco ayan gadhi an sarna u baxaysay. Waa hesihii tarikhiga ahaa ❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
Yaa salaam alla maxay hee tahay Allow kuu naxariiso Ustaad Kabanle. Mahadsanid Saaxiib Laylis Channel
@khalidyougeurreh
@khalidyougeurreh 8 ай бұрын
🎉
@kingofvoice2442
@kingofvoice2442 2 жыл бұрын
ax 4-1999 soxasuustay safar aan kasoo baxay ceelbuur ilaa muqdisho gaarigii aan saarnaa codkaan baa xabaxayay nin yarna waan ahaa wlh intaan noolahay ma ilaawi doono🤲😭😭😭😭😭😭😭
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Ksbanle heso reeb
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Kuweeydiiyee kabanle reer ceelbuur buu ahaa mise hee iisheeg sxb
@kingofvoice2442
@kingofvoice2442 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 maya reer mudug ayuu ahaa gaar ahaan wuxuu kudhashay tuulada qaydaro
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Casshaqa madhaa madhasfnaa mayee ...kuyeno qatar kabanle
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
@@kingofvoice2442 king mahadsanid ksbanle reer weeydaro .mudug boy
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 4 ай бұрын
Waah Badaan Waan Dageystiii 😮😮 ❤ Daadka Waan dibsanayaa cakuuu. Wahaan kusolabtay mantaa ooo tariqda tahaay 26th May 2024😢
@khadiirshaafi9399
@khadiirshaafi9399 8 ай бұрын
Waxan hees way dhaaftay hees nin wayn❤❤
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
dhoon horaadka caashaqa ka ilaali dheelliga dhoon horaad: afarta haamood ee awrka lasaaaro labada haamood ee ee hore, aad baad umahadsantahay sxb
@Sooftage
@Sooftage 2 ай бұрын
wax garadbaa tahay Brother
@AhmedKhadar-q4s
@AhmedKhadar-q4s 4 ай бұрын
Xasuus bay igu leedahy heestan aniga iyo sxbkay oo aroos miyi o qurux bdan joogna oo waliba mirqaamayna❤😢
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
dhoon horaadka caashaqa ka ilaali dheeliga weeye walal shugran waqtiga aad ku bixisey
@qalbinuura8340
@qalbinuura8340 6 ай бұрын
Ka ilaali dheeliga Bulbulow🤣
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 6 ай бұрын
@@qalbinuura8340 sida caadiga ah Dee waad I haysaa ee magacas xagee ka Soo qabatey
@qalbinuura8340
@qalbinuura8340 5 ай бұрын
@@dirgaxwanaf6605 🤣🤣🤣🤣
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 5 ай бұрын
@@qalbinuura8340 maad isku kay sheegto huuno qali
@mohaan1221
@mohaan1221 6 ай бұрын
allahu yarxam adeerkay mahamud mahamed xasan kabanle janadii allaha kawaraabiyo
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Dhab markaan u seexdaa Anigoo dhadhabayaan Kiciyaa dhallaankii Dhib-baad ii horseedoo Dadka waan dhibsanayaa Wadnahaad dhextaalaa💘🤦‍♂️ Legend kabanle Allah yarxam Hees aana ka xiisa dhicin 2014-2024 I'm still listening❤ At 29-5-2024✍
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 5 ай бұрын
Maxaan dhagaystay anoo ku laabaya Dalacadda dheer ee dureera, dhanka Kalabaydhna ka imiday, heestani xallad bay ledahay.❤️🔥
@duhoabdullahi
@duhoabdullahi 4 ай бұрын
😊+
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Ай бұрын
Yaa 2024 daawanaya heestan waa idin salaamay dhalinyarooy 🙌🥰
@Khadarcade11
@Khadarcade11 8 ай бұрын
Woof caleek midha ha heeska inaba caadi mha.❤😊😊
@ahmedilkacase8056
@ahmedilkacase8056 23 күн бұрын
Macalin dugsigii jaceylku haleeley Dabadeena Dareenka iyo shacuurta Naftiisa uqaadtey Cuudka (UAN) maxamuud maxamed xasan kabanle maxamed Yare
@NimcoMahdi-x1b
@NimcoMahdi-x1b 4 күн бұрын
Wow 2016 ilaa 2024 Wan dhageystaa 😂😂
@ahmedomar1355
@ahmedomar1355 8 ай бұрын
Ninka kaliya ee aan heesihiinsa iyo kabankiisa cidna copy garayn karin👏
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 2 ай бұрын
Xaqiiq xataa hal kaban ayuu tuntaa hal gacan
@kingfazul4
@kingfazul4 Ай бұрын
Haax jacel an dhareemoya❤.. wa haben 12:30am. Tarekhdu nah 1/9/2024😢.. hadii 2060 aragto qoralkan like saar 😢😢
@mustaphe301
@mustaphe301 2 ай бұрын
Iminkeynu dhownee😢💔 Cashaqa ma dhafna😮 ❤️ Waxn dhageysanaya hestan haben arbaco so galeyso taruqduna ku began tahay 06/08/2024 Laab dhafay Taladee Haduu dhawac kugu yaal Anba wan dhutinayee 😔 😇
@ZakaryaAljabry
@ZakaryaAljabry 10 ай бұрын
Ma waaxaal aduun dad Rag waa ragii hore❤
@a_shaafici_nor8842
@a_shaafici_nor8842 5 ай бұрын
Gaari safar ah oo an lagu kaxaynin beestan waaba casjis ❤
@GaraadHassen-mj6st
@GaraadHassen-mj6st 5 ай бұрын
Sixid yar: johorada cashaqa ma ahan baydkaas ee waa "dhoon horaadka cashaqa ka ilaali dheliga" mahadsanidiin
@Madaxa_murqaanka725
@Madaxa_murqaanka725 Ай бұрын
22-8-2024 habeen jimca best wlhi weeye heestani marka mirqaameysid😂❤
@hadiibrahim7667
@hadiibrahim7667 2 ай бұрын
Adookale nolasha koonkaan Kunkiiba nafbaa ka joogta Qarnigan nasabkii jeceelka nimcoy Adigaa ka noolee Nolasha ilin kaama keento Necowda dareenka beerta hadalka nafaqeeya maanka nuuciisa adaa yaqaana Adaa nafis galiya ruuxda Nasteexa agtaada waayo Nafteydaad ila sidaayoo Waxaad tahay nuurka daaray Rajadi aan naawilaayo Nasiibkeygaa wacnaayo Kalgacal iyo nabad ku waar nolasha abid kuma xumeeyso
@Mubaarak87
@Mubaarak87 7 ай бұрын
Laufenburg Switzerland 🇨🇭 To Barlen 🇩🇪 670 km 6 hours
@danlahelay
@danlahelay 5 ай бұрын
Meesha intaa leg 6 hours maa losocdaa bowe
@Mubaarak87
@Mubaarak87 4 ай бұрын
@@danlahelay haa waalo Laamiga
@Abdirahmanus
@Abdirahmanus Ай бұрын
🙏🙏🙏🥀
@botanjile124
@botanjile124 2 жыл бұрын
Sxp channelkaaaga heesihiisu Ad bey u fcnyihiin ee soo badi Heesata m kabanle
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 5 ай бұрын
"dhoon horaadka caashaqa ka ilaali dheeliga"✅
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 8 ай бұрын
Joharada caashaqa Ka ilaali dheeliga Axyaa xasuus😢
@zakiyusuf7786
@zakiyusuf7786 4 ай бұрын
Dhaan horaadka wye
@boqorkashukri7070
@boqorkashukri7070 3 күн бұрын
Yaa salaam alaha xasuus badana 😢
@FaadumocabdixafiidShiikh
@FaadumocabdixafiidShiikh 2 ай бұрын
Dhoon horaadka caashaqa ka ilaali dheeliga❤❤
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 10 ай бұрын
Imikeynu dhownee jacaylkaan madhaafna
@Chakouibram
@Chakouibram 5 ай бұрын
Ninkan waxaa dilay siyaad bare cajaladana waxay soo baxday maalmo ka hor intii aan la dilin
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 4 ай бұрын
Miskiin
@techacademy2046
@techacademy2046 4 ай бұрын
Waa been ninkaan dhawaan ayuu mudug ku dhintay
@MuniraDheeman
@MuniraDheeman Ай бұрын
September 2/2024 Wixii iga Danbeeya Like ta saara❤
@saladabdiolad7082
@saladabdiolad7082 9 ай бұрын
Allah yarxamu Adeer Maxamuud Xasan Kabanle. Kama daalo dhegaysiga heestaani ereyada"dhoon horaadda caashaqa caashaqa ka ilaali dheeliga dheeliga" sida naaxiyadda luuqdaas laxan kaas la isula helay ayaan wax la qiyaasi karo ahayn runtii cajiib. Waxay dhegaysanaa goor duhur gadaashiis ah casar na aanay gaadhin. date:12/1/2024.
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 5 ай бұрын
Hees iyo bar waaye
@xasankaficabdicasiis9546
@xasankaficabdicasiis9546 10 ай бұрын
Wlhi abbe somalied nin raged
@fardowsamaxamed1301
@fardowsamaxamed1301 Жыл бұрын
Jooharada cashaqa ka ilaali dheeliga axsan yaa sowd Ale yaarama ❤❤❤
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Ай бұрын
10 September 2024 8:26 In Mayotte 😊
@ismaacilcalixashi157
@ismaacilcalixashi157 2 жыл бұрын
Mahad sanid wll lkn. Johorada cashaqa maha ee waa kal horaada cashaqa kailaali dheeliga
@daudmohamudadan6060
@daudmohamudadan6060 2 жыл бұрын
Johoradda iyo kal horaadda midna sax ma ahan " Dhoon horaadda Caaahaqa ayaa sax ah " Heestu xaraf-raac ayey leedahay, xarafka heestuna waa " DH" sidoo kale Macnaha marka laga eego waxa dheeliyi karaa waa Dhoomaha Mahadsanid
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 2 жыл бұрын
Hhhhhj waaba ka sii dartay kal horada maahan ee waa dhaan horaada dambeed i horad wax la yiraahdo ayaa jira ee dhanka markii la rarayo labad hore iyo labo dambe ayaa la saraa Dhaan horada caashaq ka ilaali dheeli awrka hadii uu dheeliyo waa riya rarka
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 11 ай бұрын
@@relexnatrual1783 🥰🥰🥰
@BashirOgas
@BashirOgas 10 ай бұрын
Cafwan bro waa dhoonhoraada caashaqa ka ilaali dheeliga
@maxamadabdilahi-h2z
@maxamadabdilahi-h2z 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@OBOOSS
@OBOOSS 7 ай бұрын
Soojeedo dhabarkuna
@AnisoOmar-hc9qz
@AnisoOmar-hc9qz 6 ай бұрын
2024❤bisha 4aad
@khadaraadan4237
@khadaraadan4237 8 ай бұрын
Asc
@CabdiQaadir-gb4im
@CabdiQaadir-gb4im 6 ай бұрын
Cabdi Qaadir-gb4im
@FFa-di4py
@FFa-di4py Ай бұрын
❤😊
@nasteexocaaqil3079
@nasteexocaaqil3079 5 ай бұрын
2024 April 🎉😂❤
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 5 ай бұрын
2024 may😂❤️
@WasiirWarsame
@WasiirWarsame 23 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@Axmedyuusufmaxamed4
@Axmedyuusufmaxamed4 2 жыл бұрын
Caashaqa ma dhaafnaa
@axmadyare-zk2jx
@axmadyare-zk2jx 4 ай бұрын
😢😢M.a
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 11 ай бұрын
Wow
@AliMusa-ko6tg
@AliMusa-ko6tg Ай бұрын
jó🎉😮😅😊😅
@BadalAbdiShalle
@BadalAbdiShalle 8 ай бұрын
😢
@xasancabdi-nv1vx
@xasancabdi-nv1vx 11 ай бұрын
@SamalehAli
@SamalehAli 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊
@cashamohamed5719
@cashamohamed5719 2 жыл бұрын
cali
@XaliimaMaxamed-p9s
@XaliimaMaxamed-p9s 3 ай бұрын
Hh❤
@dayibaxmed5474
@dayibaxmed5474 2 жыл бұрын
Sad song
@WaissBouh
@WaissBouh 2 ай бұрын
😅😢😅🎉
@SamalehAli
@SamalehAli 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@FaadumoFaarax-x5r
@FaadumoFaarax-x5r 2 ай бұрын
❤❤
@khadaraadan4237
@khadaraadan4237 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZakaryaAljabry
@ZakaryaAljabry 10 ай бұрын
❤❤
@AbdirahmanAwale-r2o
@AbdirahmanAwale-r2o 11 ай бұрын
❤❤❤❤
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН