Heestii Ciida : Kuwada ciidnay caafimaadsan: Waa calaf iyo maalin caaneey

  Рет қаралды 73,089

WANAAGSHEEGTV

WANAAGSHEEGTV

Күн бұрын

Magool Ciida Ciida Heestii Ciidaha

Пікірлер: 51
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Waa heesta aan ugu jecelahay heesaha ciidda.
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 7 ай бұрын
16/6/2024/subaxnimo axad daawanayaa 😘waa malin Ciidul carafa ah sanadkana kiisa kale rabbi caafimaad iyo nabad ha inagu gaarsiiyo Ciid wanaagsan subax wanaagsan ❤
@qaliifaadan6190
@qaliifaadan6190 Жыл бұрын
21 April 2023 ciida soonfur iyo maalin jumco ah ayaan u dabaal degeynaa Eid Mubarak dhamaan umadda somaliyed
@cubeyd27
@cubeyd27 Жыл бұрын
Eid Mubarak dhammaan umadda islaamka meelwalba ay joogaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed meelwalba ay dunida iyo dacaladeeda ka joogaan kullucaam wa antum bikheyr. Ilaahay sanadkaan sanadkiisa kale bashbash iyo barwaaqo ha nagu gaarsiiyo. Waa maalin Arbaco ah taariikhduna tahay, 10/Carafo/1444 H Waafaqsan 28/June/2023 10:21 AM barqanimo.
@maryamaff89
@maryamaff89 10 ай бұрын
Noloshayda waa ciidii iigu horesay ee aan ku ciido qurbo😢 11/4/2024 waqti iyo waayo xasuus iyo xanuunba leh rabiyoow caafimaad buuxa ina sii..
@jawaahirgeelle2758
@jawaahirgeelle2758 10 ай бұрын
Ciid wngsn 🎉
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 4 жыл бұрын
Ciid wanaagsan ayaa idin leeyahy somaliyey from HUDDUR bakool galbeedka somalia
@maxamedcagawene9196
@maxamedcagawene9196 3 жыл бұрын
manta wa 27 rabadan waxa nagu so wajahan Malin wayn. dhamaan umada muslimata waxan leyahay. Eid MUBARAK. qasatan waxan hambalyo u diraya carurtayda. oku nol dalka kenya. Nairobi. ABUBAKAR. Sabaren. Sihaam. Salma. wxn ilma maxamed muxamud. Farxad ku iida
@bellafarah2573
@bellafarah2573 7 ай бұрын
Waa carafiyo maalin caane kuwada ciida caafimaad san ❤ carafo 16jun 2024🎉
@xasanmaxamedyaremaxamed3680
@xasanmaxamedyaremaxamed3680 7 ай бұрын
17/6/2024 Maalinta 2aad ee ciidda carafo. salaama kuwa iga danbeeyow. ciido badan oo farxad iyo baraare leh ayaan idin rajeynaa saaxibayaal❤
@abdikaninaajiip2221
@abdikaninaajiip2221 3 жыл бұрын
Heesta aan u jeclahy heesaha ciidda. Dhammaan umadda muslimka ah waxn leeyahay kuwada ciida caafimaad San.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Eiid wanagsan umada somaliyed melkasta aad dunida aad ka jogtaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎆🎇🎇🎇🎆🎇🎇🎇🎆🎇🙌🤝🙌
@HassanFatow
@HassanFatow 3 жыл бұрын
Ciida iyo baraawe cajiib allow caafimad taamka khaatima suuban allow nasiiii yaarabi
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ ciid mubaarak 2023 kuwada ciida caafimaad san
@cabdullahicali9954
@cabdullahicali9954 Жыл бұрын
Waa heesaha ciida ugu wanaagsan
@ReserveAreabank-l5v
@ReserveAreabank-l5v 10 ай бұрын
Alxamdulilaahi Rabilcaalamiin Allahoow Waa Kugu Mahad
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
Ciid wanaagsan dhammaan ummadda soomaaliyeed meel waliboo ay daafaha dunida kajoogaan waa 27 Ramadan 2020 ciidda maalmo un baa innoo haray waa Mohamed Khadar Abdiaziz degmada khaddiimiga ah ee dhacda xeebta koonfur bari Muqdisho ee waaberi xaafadda maajo salaamullahi soomaaliyeey aynu is cafinno walaalayaal oo aynu kaalmayno kuweenna ubaahan gacan qabashada ee bulshada ka midka ah mahad sanidiin waxaan sigaar ah usalaamaayaa cid waliboo aqrisa comment tigaygaagn ama faalladaan aan halkaan ku qoray
@WanaagSheegTV1
@WanaagSheegTV1 2 жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto ..waa hees cajiib ah. waxaan dhegeeystaa xiloiga ciida .....Ma istiri dad waa dadkii hore??
@beelomaxamud4249
@beelomaxamud4249 4 жыл бұрын
Masha allah waaa xasuuus qaali aha
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 жыл бұрын
Erayadii muxamed cumar huryo 1967kii hargeysa aun magool iyo muxamed yusuf
@qaliifaadan6190
@qaliifaadan6190 4 жыл бұрын
Cafimaadku ciida dhamaan umada somaliyeed waa qaliif jooga muqdisho ciid wngsn
@cabdimajidxaji2141
@cabdimajidxaji2141 2 жыл бұрын
ciid wngsn dhamaan musliminta dunida iyo daafahedabo ku nool ciid wngsn 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CaliDhabar-wi1ef
@CaliDhabar-wi1ef 7 ай бұрын
Excellent et bonne fete a vs tous q' allah ns guitte ds le droit chemin comme ns aimons ensenble
@hargaysaawi4446
@hargaysaawi4446 4 жыл бұрын
maanta 29 1441bisha ramadaan 23 may 2020 ciid mubaarik dhamaantii
@maxamedNuur-vj4xm
@maxamedNuur-vj4xm 4 жыл бұрын
Ciid la mid ah xaasuu waayo waayo maxamed yusuf iyo xalima khaliif
@maxamedNuur-vj4xm
@maxamedNuur-vj4xm 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhamaantood
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 5 жыл бұрын
Masha Allah kuwda ciidnay caafimadsn
@CumarmaxamuudmaxamedcaliShaam
@CumarmaxamuudmaxamedcaliShaam 10 ай бұрын
Cid wanaag san 2024❤❤❤❤
@kasialitoalito9921
@kasialitoalito9921 5 жыл бұрын
Hees Xusuus leh. long time ago
@nechmanour8622
@nechmanour8622 3 жыл бұрын
Ciil io caado an la capano calaacal hadu dhamaaday🥰🔥
@abwaanhigaadiye5046
@abwaanhigaadiye5046 3 жыл бұрын
Inta daawanaysa ciida 2021 is muujiya
@jawaahirgeelle2758
@jawaahirgeelle2758 10 ай бұрын
Ciid wngsn from galmudug casimadii idin ka so salama
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Ciid wanaagsan inta iga danbeysa
@aadancabdulaahi9197
@aadancabdulaahi9197 3 жыл бұрын
Waa hees aad umacaan
@SARBRAIN-7
@SARBRAIN-7 7 ай бұрын
Ciidwanaagsan❤❤2024
@salahhussein5587
@salahhussein5587 4 жыл бұрын
Ciid wanaagsan muslimiinta
@we-global-citizen2946
@we-global-citizen2946 4 жыл бұрын
maanta wa maalintii 3 aad ramadan 2020 lkn heestan waaba sii dhageysanoya
@aadamhoodaale8287
@aadamhoodaale8287 4 жыл бұрын
Eidal caafia ❤🇸🇴🎹🎻🎷🎺
@abdimohamedabdi6286
@abdimohamedabdi6286 2 жыл бұрын
Maanto oo kale waxa idin xasuusineynaa maxamed kuluc tubeec max,sd yusuf magool diirsane x aw farax dubud ali sugule abdillahi qarshe khadiijo daleys iwm udoceyno
@mohamedtahlil-kp1yo
@mohamedtahlil-kp1yo 7 ай бұрын
Ciid wanaagsan
@CaliDhabar-wi1ef
@CaliDhabar-wi1ef 7 ай бұрын
Salamcaykoum c 1 jr d fete j souhaites cet chanss
@ayanbelle5630
@ayanbelle5630 Жыл бұрын
Kabx ciid wangsan❤
@abdirahmanwarfa2683
@abdirahmanwarfa2683 4 жыл бұрын
Dhamaan muslimiinta meelwalbo ay dunida kajoogaan ciid wngsn
@mouhajirabdallah5285
@mouhajirabdallah5285 4 жыл бұрын
Masha allh
@sadikibrahimsalah266
@sadikibrahimsalah266 3 жыл бұрын
SOMALIYEEEY CIID WANAGSAN WAA CIDII 13NAAD OON KUCIIDAY NAIROBI KENYA ANO CAFIMAD QABA
@rashkabindhajka4971
@rashkabindhajka4971 Жыл бұрын
Heestan erayadeeda oo dhameyatiran yaa igu saacidikaro
@hassanbuuxabdullahi
@hassanbuuxabdullahi 4 жыл бұрын
Wada ciidaney caafimadsan waa calaf iyo maalin caaney Walee murti waa tii hore
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 жыл бұрын
Waa carafo iyo maalin caane ku wada ciida caafimaad san erayadii abwaan muxamed cumar huryo codkii magool iyo muxamed yusuf alayarxamu dhamaantood 1967kii hargeysa
@saynabacabdi4403
@saynabacabdi4403 3 жыл бұрын
Ciid mubarak
@dahiryare4115
@dahiryare4115 3 жыл бұрын
P
XASAN DIIRIYE FAARAX            WAA MAALIN CIIDOO
6:09
HOYGA XASUUSTA🎸
Рет қаралды 26 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 6 МЛН
Amina Sahra  & Hoballada Waaberi | Heestii Ciida u Dabaaldaga
7:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 11 М.
Xalima Khaliif Magool | Walli Waa Sitaa |
8:08
WANAAGSHEEGTV
Рет қаралды 149
Heestii Ciida waa maalin
5:23
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 353 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
DAAMAASHAADKA DAAWADA CIIDA U DABAAL DEGA , HEESAHA CIIDA
6:12
WANAAGSHEEGTV
Рет қаралды 47 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 246 М.
Alla maanta ayaanta iyo ciida wanaagsan lyrics  Aun Mohamed S Tubee
7:39
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН