No video

Alla maanta ayaanta iyo ciida wanaagsan lyrics Aun Mohamed S Tubee

  Рет қаралды 375,233

C Y D Media

C Y D Media

Күн бұрын

Alla maanta ayaanta
iyo ciida wanaagsan
ilaahii ina siiyay
isagaa ku abaal leh
Way ahaataye maanta
si wanaagsan uciida
Calankeena iftiimay
xidigtaa ku astaysan
ilaahii ina siiyay
isagaa ku abaal leh
Way ahaataye maanta
si wanaagsan uciida
Arday joogta iskuulka
odayaal talinaaya
ilaahii ina siiyay
isagaa ku abaal leh
Way ahaataye maanta
si wanaagsan uciida
Hadba kii arin keena
kan kale aqbalaaya
ilaahii ina siiyay
isagaa ku abaal leh
Way ahaataye maanta
si wanaagsan uciida
Alla maanta ayaanta
iyo ciida wanaagsan
ilaahii ina siiyay
isagaa ku abaal leh
Way ahaataye maanta
si wanaagsan uciida

Пікірлер: 250
@khad0z6
@khad0z6 4 ай бұрын
WHO IS WATCHING EID MUBARAK 2024 😊
@maxamedkoorre3958
@maxamedkoorre3958 4 ай бұрын
Same woowe 😁
@ismahaanabdikarin6826
@ismahaanabdikarin6826 4 ай бұрын
Eid mubarak 10/3/2024 cafimad ku ciida ❤❤❤
@hoodo1803
@hoodo1803 4 ай бұрын
Waxan daawanaya 4/4 /20/24ka waana habeen jimce ah ramadan 26 waxan sugnaaba waaciida illahy ramadanta baxaysa ramadankeda ha nagu gaadhsiiyo cafimad qab iyo cimri dheer cawa waxa ii daaran salaama salaama yaa ramadan socote salaadi ciida yaaramadan dhakhso loo sugaya yaa ramadan 😢
@ismahaanabdikarin6826
@ismahaanabdikarin6826 4 ай бұрын
Ciid mubaarak sis inaa noshahy fila cafimad ku ciid wl❤❤
@LovelyAirplane-ds8np
@LovelyAirplane-ds8np 4 ай бұрын
9/4/2024 hpen arbaca oo ciida keligey ayaa qol ku dhex dhageysanayaaa i.a ilaahey nabad iyo barwaaqo ciida ciideeda ha inagu gaarsiiyo❤
@AmuunAbdi-vq8co
@AmuunAbdi-vq8co 4 ай бұрын
Ciidul cafiya🎉🎉
@abdirahmanomar8777
@abdirahmanomar8777 4 ай бұрын
Ciid wanagsan bro sidoo kale
@yasirmungani2156
@yasirmungani2156 4 ай бұрын
anaa kula mid ah walaal, ciida ugu horeysay oo aan waalid iyo walaalba i ag fadhinin, ciid wanaagsan.
@ismahaanabdikarin6826
@ismahaanabdikarin6826 4 ай бұрын
Ciid mubarak wl❤❤
@ismahaanabdikarin6826
@ismahaanabdikarin6826 4 ай бұрын
​@yasirmungani2156 same nhy😢😢😢
@AhmedAbdisalan-ik2tb
@AhmedAbdisalan-ik2tb 4 ай бұрын
Axl all umatul Muslim ciid wanaagsan 🎉😊 wllalayaal 2024-4-10 time 10:00
@nadarcadey6786
@nadarcadey6786 5 жыл бұрын
Hadba kii arin keena kan kalaa aqbalaaya Runti dadki hore dadbay ahaayeen Waqtigaan lajooga kii arin keena kan kalaa ku celinaaya😭😭😭 Allow ceebteena astur🙏🙏🙏
@alisheikh1442
@alisheikh1442 4 жыл бұрын
Waxn so xasusta wlh bariga yara sidan uqadi jirney kadaran
@furanehajiciro6153
@furanehajiciro6153 4 жыл бұрын
Wlh meel wanaagsan baad nooga tusaaleysay huuno
@bro__xmas
@bro__xmas 2 жыл бұрын
wad saxantahy huno allh haku sharfey 😥🥺
@ibrahimabdiibrahim8935
@ibrahimabdiibrahim8935 4 ай бұрын
Ciid wanaagsan farxad iyo jacayl ku ciida 2024.
@abdirahmanhabib398
@abdirahmanhabib398 Жыл бұрын
Listening to this in 2023 it reminds me of happy old times. May the Almighty Allah forgive our transgressions.
@mohamedabdishire3496
@mohamedabdishire3496 Жыл бұрын
Cid mubarak cidul adxa 2023 28 june from kütahya turkey 🎉🎉
@mohanhasan7027
@mohanhasan7027 4 ай бұрын
Ciid mubarak 10/4 maalin arbaco ah sanadka 2024 allow sannadkaan sanadkìisa kale nabad iyo barwaaqo nagu gaarsiin
@EngAhmedHashi
@EngAhmedHashi 4 ай бұрын
Who is there in 2024🎉❤?
@ismahaanabdikarin6826
@ismahaanabdikarin6826 4 ай бұрын
Me😂 ciid wngzn wl malinti kowad ciidka 2024❤❤
@EngAhmedHashi
@EngAhmedHashi 4 ай бұрын
@@ismahaanabdikarin6826 hees Eid tii ugu horeysay aa maqlo as well as Hooyo iyo Aabo kuso xasuusta
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 4 ай бұрын
2024 ayan so booqday Markale Alle Cafimad qab ha inagu Gaadhsiyo Ciida.❤
@nimconimco-ri8cb
@nimconimco-ri8cb 4 ай бұрын
Maanta Waa 9/4/2024 Saacadu Waa 4:43 waa Maaliilntii Ugu dambaysay Bishii Ramadaan Qor Walba Wuxuu Jecelyahay Alle ha U rumeeyo Aniga Hada Ayaan Ka duulaya Garoonka Aden cadde Waxaan Kusii wajahanahay Dalka Germany Magalada frankfurt Waxaan idin Leeyahay Eid Mubarak Dhamaan Umada Soomaliyeed🎉❤😢
@MOHAMEDDUCEYSANE
@MOHAMEDDUCEYSANE Жыл бұрын
2023 inta ilaahey gaarsiiyey ilaahey uziyaadiyo oo ciido badan oo isdaba jooga nabad ku gaarsiiyo inta dhimateyna ilaahey ha unaxariisto qabrigooda ha unuuriyo
@Mohan_974
@Mohan_974 Жыл бұрын
2023 intu alle so gadhsiyy Eid mubarak cidul cafiah 21-4-2023 🎉😊❤
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 Жыл бұрын
28/07/2023 eidal afiya Wllk inta so gaadhay
@xuseennuur1541
@xuseennuur1541 6 ай бұрын
Inta 2024 soo gaaartay skidoo kale
@1fil-san
@1fil-san 4 ай бұрын
Ciid wanagsan hadii aad nabad ku soo gaadhay 2024 04 11
@cabdiraxmaandugsi8392
@cabdiraxmaandugsi8392 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan dhamaan ummada muslimka ah gaar ahaanna walaalahayga aan adka u jeclahay ee 🇸🇴Soomaaliyeed🇸🇴 xilligu waa 01-Shuwaal-1442 Ama 13-May-2021 from Hargeysa.....
@ikranmahad7726
@ikranmahad7726 2 жыл бұрын
L
@ikranmahad7726
@ikranmahad7726 2 жыл бұрын
L
@laraahmed6592
@laraahmed6592 Жыл бұрын
Ciid mubarik waa du xija 1444/12/12 malin jimcaah
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 4 ай бұрын
Cawaa dhagaysanayaa anigana
@najahhassan859
@najahhassan859 2 жыл бұрын
eid mubarak all muslims around the world gaar again walaalahayga reer Somaliland. Allah yarahma halyeey reer Somaliland ah Mohamed Suleiman Tubeec
@munjatsaid7877
@munjatsaid7877 5 жыл бұрын
Ale inloobaryo ayaa muhiim ah ilaahow udanbi dhaaf òonaxariiso waa erayo niyad looyiri oon ahayn sida hadda faruuryaha
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 4 жыл бұрын
Eid Mubarak every Muslim 23/5/2020 like me hadaad dawanyso
@ismatube1646
@ismatube1646 4 жыл бұрын
Sido kle ciid Mubarak
@cabdikanada7767
@cabdikanada7767 3 жыл бұрын
000
@mrjeek8022
@mrjeek8022 4 жыл бұрын
Yaa dhagay sanaya iidii corona veras 🖑🖐 ilaahw inaga qaad cudurka aduunka ku hab saday xasuus 24/5 /20covid19
@husseinhanfi6224
@husseinhanfi6224 4 ай бұрын
Aun Mohammed Süleyman iyo heesaha ciida kuwa aan ugu jeclahay
@SahroaliAl
@SahroaliAl 4 ай бұрын
2024inta ila dawaneyso😅
@shinobudaisuke4589
@shinobudaisuke4589 4 ай бұрын
Ani 😂
@ciiseshabbele9230
@ciiseshabbele9230 3 жыл бұрын
ciidul caafiy ciid mubr ciidul adxaa umada islmka oo idil gaar ahaan kuwas somliyeed milgo iyo sharf korkiina ha ahaato alle how naxaristo ustaad mohmed salbn turbeec father or voice
@mohamedqadar7384
@mohamedqadar7384 Жыл бұрын
Waxaan daawanayaa 28/6/2023 maalin arbaco ah waana ciidul adxa maalintana arbaco ay tahay
@NaturalEmotionss
@NaturalEmotionss 3 жыл бұрын
Ciid Mubarak 🥰❤ May 13 2021 Ilaahay ciidaan ciideeda nabad hanagu gaarsiiyo 🤲🥀🥰
@adanmohamednuur3016
@adanmohamednuur3016 Жыл бұрын
ciid muparak 21/april/2023🥺🤩
@GibilGacal77
@GibilGacal77 Жыл бұрын
Waa 28 June 2023 Eid mubarak Carafo❤
@RuthWanupdirahmanYusuf
@RuthWanupdirahmanYusuf 4 ай бұрын
11/04 /2024 ❤❤❤ just now yaa ila dhagaysanaya ciid Mubarak umatu muxamed❤❤❤
@abdirahmanabdullahi3217
@abdirahmanabdullahi3217 4 жыл бұрын
31-7-2020 02::47 Hda Iga danbeeso eid mubaarik ❤️😭😭
@hanimohammed5937
@hanimohammed5937 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak wallkey 😙❤❤
@abdirahmanabdullahi3217
@abdirahmanabdullahi3217 4 жыл бұрын
hani Mohammed ❤️✅
@Farxiya-ci1pm
@Farxiya-ci1pm Жыл бұрын
2023 Yaa ila dhagaYsanaYa cawa
@Mursalshire8400
@Mursalshire8400 Жыл бұрын
Ciid Wnaagsn dhaman inta maalin ciida soo xasuusatay heestan Eidul Adha 1444 28 June 2023🙏👌🥰
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
Beautiful ciid mash Allah 😍 👌
@malakissa6004
@malakissa6004 Жыл бұрын
Ciid Mubarak Allah ha u naxariiso maxamed sulaybaan
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 жыл бұрын
Ciid mubaarak dhamaan walaalaha soomaaliyeed sanadkaan sanadkiisa alle bashbash iyo barwaaqo iyo caafimaad hanagu gaarsiiyo 🤲🤲🤲maalin ciid ah oo ku beegan maalin khamiis bishi tahay 13 --5--2021. 1-shawaal--1442❤❤
@fullafulla4102
@fullafulla4102 4 жыл бұрын
Ciid wanaagsan somaliyey 🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@abdirahmaanyaasiin178
@abdirahmaanyaasiin178 2 жыл бұрын
Ciid mubaarak.Allah umadda soomaaliyeed ha mideeyo oo dantooda ha garan siiyo. Hobol Axmad sulaymaan Tubeec allah ha u naxariisto. 9/july/2022.
@user-lh2zv1ge4q
@user-lh2zv1ge4q 2 жыл бұрын
Ciid mubaarik wllo
@gaboose114
@gaboose114 2 жыл бұрын
allaha kuu naxariisto qabriga allaha kuu waasiciyo boqorkii codka aabhii fanka soomaliyeed
@qaaliluula2335
@qaaliluula2335 3 жыл бұрын
12/5/2021 Ciid wanaagsan dhamaan Umada Soomaaliyeed ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@halimaahmed7453
@halimaahmed7453 3 жыл бұрын
Eid Mubarak
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 Жыл бұрын
Xasuus Wacan 🎉
@radwanmuse5363
@radwanmuse5363 4 ай бұрын
Eid mubarac dhamaan muslininta 2024/4/10 insha allah eida cideda nabad iyo ciri dherar nagu gadhsi❤🎉
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 ай бұрын
Eid mubarik kulu can wantu bikhar 16/6/2024 Alxmdu lilaah ❤❤❤
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 жыл бұрын
Ahu naxariisto mohamed sulieman tubeec
@mohamedabukar4762
@mohamedabukar4762 Жыл бұрын
Ciida bil ramadan bes aya naga xigta . Insha Allah alle hanagarsiyo malinta cida ❤💟
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 Жыл бұрын
Bacdal Laba Habeen Sxb 🎉
@safaxasan5454
@safaxasan5454 Жыл бұрын
28/62023 Arbaca Ciida carafo🎉🎉 happy Eid everyone and all the muslims🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@sayidkahwiilfarxaded999
@sayidkahwiilfarxaded999 2 ай бұрын
16-june -2024 maalin axad ah. ciid mubarak dhamantiin ❤🎉
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 Жыл бұрын
Hadbo keeno kan kale aqbalaayo walhi waa bari samaadka
@mamahoyo6532
@mamahoyo6532 4 жыл бұрын
Wa hees qiro iyo xassus leh qofki garayo aya garanayo Shali iyo Maanta
@ismatube1646
@ismatube1646 4 жыл бұрын
Wlhi xasuus Waaye 2020 sanadkii lakala ciiday kkk 🤲🤲🤲💯💯💯💯💯💯 ciid Mubarak
@HMXA-qe5fg
@HMXA-qe5fg 4 жыл бұрын
Eid Mubarak to all of my Somali people around the world 🌹🌹🌹 ciidul caafiya.
@bilansharaf779
@bilansharaf779 3 жыл бұрын
Anigoo dhalan hees la qaaday baan dhegaysanayaa dadkii hore alla ha u naxariisto dembiginana ha dhaafo
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 жыл бұрын
Waa hees markaan maqlo waan qiirooda macankeda waa ereyadi cabdilahi cabdi shube
@ahmedomar6932
@ahmedomar6932 2 жыл бұрын
Maxamed saleban tubec😭🥺
@user-sn7lr4vt9i
@user-sn7lr4vt9i 4 ай бұрын
5/4/2024 ramadan 27 hben sabti soogalayso 10:00 wxn sugnaaba waa ciida oo arbacada ah hdii illhay nabad nagu garsiyo insha allah illhay wxn kabaryayaa dhamanten inuu sanadkan sanadkisa kle cafimad nagu grsiiyo insha allah
@jwiri4fhjrjeialo955
@jwiri4fhjrjeialo955 2 жыл бұрын
ciid Mubarak 9 june 2022
@abrahamhashimi72
@abrahamhashimi72 4 жыл бұрын
Allah u Naxariisto Wllkeena weyn Fannankeenna
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 Жыл бұрын
Ciid wanagsan dhaman umadda Muslimka
@lukmanaminadow1856
@lukmanaminadow1856 3 жыл бұрын
Amin from Las Vegas
@khadarhaji8346
@khadarhaji8346 2 жыл бұрын
Wan hubaa inad marar bdn heestan maqashy malmaha ciida farxd kucida 2022
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak taariikhdu waxay kuastay santahay 23 my 2020 maalin ciid ah
@nimcoabdi6330
@nimcoabdi6330 4 жыл бұрын
Yes ciid mubark
@ismatube1646
@ismatube1646 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 4 ай бұрын
Tubeec cod waa hayay ilahay ha unaxariisto
@axlaamsaid4811
@axlaamsaid4811 Жыл бұрын
2023. Qadaarif sudan Iyo qax iyo ciid😌😍
@qadaraxmed9274
@qadaraxmed9274 Жыл бұрын
ciil mubarak 2023 malin arbco ah cida carffo
@1fil-san
@1fil-san 4 ай бұрын
2024 04 11🎉🎉 waa maalin ciide alloow dalkayag nabad ka dhig🇸🇴❤
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 2 ай бұрын
iid Mubarak 16/6/2024 Somali weyn
@Daahirabdiahmed
@Daahirabdiahmed 2 ай бұрын
Daaawda yasha 2024 😂❤
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
Eid Mubarak 20july 2021 mln talaado eh allah yarxam raaximiiin aaabihi codka alfanan tubeec
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
11 ramadankan raamadanka soomanahay🎉🎉🎉🎉 ilohow hadafkayga igu guuleh
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 Жыл бұрын
Wad Gari 🎉
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
​@@bravetdclever6319 tan iyo kuwah kqlooh badan warid io walalbah allah nagarsiiyo caawa weeye ciidih alx
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 Жыл бұрын
@@sultanahmedliiban2603 Amiin Wll
@abdullahisiyat1136
@abdullahisiyat1136 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan from🇿🇦🇸🇴👌
@habibanur169
@habibanur169 Жыл бұрын
Allahayaw kuu naxaristo qabrigana haku wasiciyo
@mrcodey4635
@mrcodey4635 4 жыл бұрын
Wllhi waa heees xusuusmudan iyo waliba ninka qaadaya
@mustaqiimofficial8562
@mustaqiimofficial8562 4 жыл бұрын
Marshallah
@barwaaqomedia6667
@barwaaqomedia6667 2 жыл бұрын
Ciid wanaagsan kullu caam wa antum bikhayr ya muslimin 03/5/2022
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
ألف رحمه ونورتنزل عليك ياأسطورة الزمن الدي لايعود
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 2 жыл бұрын
Eid mubarak musliminta iyo somali dhamaanteed
@zakiisomalijecey19
@zakiisomalijecey19 2 жыл бұрын
Ilaheey ciimri dheer iyo caafimad qab sanadkan kisa kale insha allah ♥
@almufakirsalman
@almufakirsalman 11 ай бұрын
عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير
@maxamuudapdizaalax1979
@maxamuudapdizaalax1979 2 жыл бұрын
Sacada 10:06 2022waxan joga 150ka malin farxadeed dhamaan heesta waxa curiyey abwaankii jilaaga ahaa c/laahi cabdi laxanka m. Saleebeen Alle how naxariisto
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Alaya raxma raxim king vote
@AbdinasirKuluc
@AbdinasirKuluc Жыл бұрын
Yaa dhegeysanaya 2023
@somgalaxy4445
@somgalaxy4445 4 жыл бұрын
I feel happy walahay markaan dhagaysto ilaahow adaa mahad oodhan kuu sugnaatay.
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorka codka soomaalia maxamed saleebaan
@kornaylbasbaas8232
@kornaylbasbaas8232 2 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariiso aamiin faataxa mahamed
@khaliddaud2027
@khaliddaud2027 4 ай бұрын
Eid Mubarak 10/04/2024🎉
@shacafyare4341
@shacafyare4341 4 ай бұрын
Sido kle 😂
@ayaaneey
@ayaaneey 3 жыл бұрын
ciid Mubarak from lockdown in Sydney Australia
@Engyooska199
@Engyooska199 Жыл бұрын
2023-6-28 iidul adxa 🎉
@sacdiyamohamed1775
@sacdiyamohamed1775 3 жыл бұрын
ciida saacado ayaa ka dhiman alle nabad iyo caafimaad hanagu gaarsiiyo
@hassanqeyr8234
@hassanqeyr8234 2 жыл бұрын
Ala mxa ilmeeye berigi ayeeyo inooled 2007ki subax ciid ban soxasuste ayado leh war hassan yaa iiwado tolbeele hooyo aamus ana kuwadi baskolad kusogada😭😭😭😭 ilahy haunaxaristo hooyadey uduceeyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@iconicon123-ld8gl
@iconicon123-ld8gl Жыл бұрын
CID WANAGSAN KULO CAM WA ANTUM BE QAYR JIMCO 21 4 2023
@footballonly7180
@footballonly7180 2 ай бұрын
Eid Mubarak 2024🤩🤩
@ahmedelmiegge-xq4sd
@ahmedelmiegge-xq4sd Жыл бұрын
Alle naxRiisto aamiin aamiin
@---7573
@---7573 4 жыл бұрын
22/5/2020 sanadkan ciida corono darti la tukan mayo la ciidi maayo 😭😭
@abrahamhashimi72
@abrahamhashimi72 4 жыл бұрын
Sallada kumaba tukado in ka badan 3billod sababab laxiriira Cudurkaan Halista iyo Dilka leesku dilo masjidka dhexdiisa waan ka baqaaa
@ugaasyear4501
@ugaasyear4501 Жыл бұрын
Old is gold la isma casiyo❤❤❤❤
@mohasaeed8473
@mohasaeed8473 2 жыл бұрын
Ciid wanaagsan dhamaan umadda Somaliyed 01/05/2022 Dhoodi from Saudi Arabia
@umulkheyraxmedcumar9863
@umulkheyraxmedcumar9863 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto mohamed saleban tubeec boqorka codka🥺😩
@mohamedpedri5424
@mohamedpedri5424 Жыл бұрын
Eid Mubarak
@capeandre99
@capeandre99 4 ай бұрын
2024 Happy Eid Mubarak ahbaabi 🎉🎉🎉🎉
@mohamedfarhaan8036
@mohamedfarhaan8036 2 жыл бұрын
2/5/2022 Isniin Alle ayey mahad u sugnaatay khayr noogu dhmeyey ramadantii caafimadna wanu ku ciidaynaa🥺
@Mursallyrics24
@Mursallyrics24 7 ай бұрын
Laxan lagu daray miro lagu daray cod iyo music aan kadhicin axyaa song ❤
@tiyaamoofficial
@tiyaamoofficial 2 жыл бұрын
5/2/2022 Ciid Wanagsan dhmaan ummada islaamka meel walbooaduunka ka joogtan
@sugowyare6211
@sugowyare6211 4 ай бұрын
4/10/ 2024/ bisha April / maalin arbaco / sanadkaan sanadkiisa allow caafimaat nagu gaarsii aamin aamin❤❤❤❤❤❤
@sadaamkeyow6780
@sadaamkeyow6780 2 жыл бұрын
Ciid wngsn dhamn somaali Mel walba adunka Ka jogtan
@ahmedsaeedawad6510
@ahmedsaeedawad6510 2 жыл бұрын
Ciid wanaagsan dhammaan Ummadda Soomaaliya, bash bash iyo Barwaaqo. ku waara cimri dheer oo cibaado leh. qore:Axmed Siciid (jidow)
@funchannel1526
@funchannel1526 4 жыл бұрын
The memories 🥺❤️
@xaashicade4875
@xaashicade4875 3 жыл бұрын
eid mubarak 20 july 2021 into iidosa like dhackusiiyaaa dhamn wa idin salamay.
@iambad7751
@iambad7751 2 ай бұрын
16/6/2024 : 10:11 subaxanimo I.a sankan sanadkii kle alle cafimad hanu garsiiyo ✨️🎉
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 193 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 13 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 79 МЛН
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 299 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 31 М.
CALI DIIRIYE IYO BAXSAN / HEESIHII HORE.
10:01
HH HEESIHII HORE
Рет қаралды 5 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 468 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,4 МЛН