No video

HEESTII HOOYO WAX LAGULA DHIGO LAWAA KOOXDA FANKA HEEGAN EE BOLIISKA SOOMAALIYEED

  Рет қаралды 142,614

WADANI STUDIO OFFICIAL

WADANI STUDIO OFFICIAL

Күн бұрын

MIRIHII IYO LAXANKII ABWAN CABDIBASHIIR HINDHABUUR
CODKA KOOXDA HEEGAN EE BOLIISKA SOOMAALIYEED
MUSIC USTAAD SIIDII CALI WIINKEY
DUUBISTA MAQAL IYO MUUQAAL WADANI STUDIO
#KOOXDA_HEEGAN_EE_CIIDANKA_BOLIISKA_SOOMAALIYEED

Пікірлер: 104
@wadanistudioofficial6858
@wadanistudioofficial6858 3 жыл бұрын
WALAALIYAAL WAXAAN IDINKA CODSANEYNAA INAAD SUBSCRIBE DHAHDAAN CHANELKA .SI AY DHIIRI GELIN UGU NOQOTO KOOXDA IDINKA AYAAN WAX IDIN KU NAHAY
@jacesalvador2387
@jacesalvador2387 3 жыл бұрын
I realize it is kind of off topic but does anybody know a good site to watch newly released series online ?
@koabryson7204
@koabryson7204 3 жыл бұрын
@Jace Salvador flixportal :D
@jacesalvador2387
@jacesalvador2387 3 жыл бұрын
@Koa Bryson Thank you, signed up and it seems to work :D I really appreciate it!
@koabryson7204
@koabryson7204 3 жыл бұрын
@Jace Salvador glad I could help :)
@ismailahmed5664
@ismailahmed5664 2 жыл бұрын
Oo9o0p0 of
@abwaanabdirizakismaiil7210
@abwaanabdirizakismaiil7210 3 жыл бұрын
Waa hees sare. Allaah ha u naxariisto Abwaan Abdi Bashiir Maxamed Indho Buur.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Dhagaha iyo rarka dhirta ti ka guratayo aqal noga dhistay dhibic naga dabo shay dhaxan naga dugsisay dherigana sameysay dhefta igu kari say ❤❤❤❤❤❤ma wax kula dhigma jiro hoyoy wax lagula dhigo la wa
@ahmedmohamoud3974
@ahmedmohamoud3974 Жыл бұрын
Woooooow hees xusuus leh wayawaayo farshaxan qurxoon allaha u naxariisto Cabdi Bashiir indhabuur iyo kooxdiisii booliska waad mahadsantihiin
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 2 жыл бұрын
Dembigiisi Iyo Dembiga Waalidkii ASWT ha dhaafo Waddani Colonel, Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur. Janno Alle ha ugu abaal gudo
@abdullahibaa4238
@abdullahibaa4238 3 жыл бұрын
Masha allah kooxda heegan Allow inoo xafid sida qiirada leh Ay hooyo min bilow ilaa ay heerkaan Inna soo gaarsiisay run ahaantii Hooyo wax lala dhigo waa lawaayey Allow uwada naxariiso sideey noogo Naxariisteen dhamaan hooyooyinka Soomaaliyeed runtii waxaan ku farax sanahay sida qiirada leh ay inoogu Soo bandhigeen kooxda heegan hanuuniyaasha qaranka ee ciidanka Boliiska soo maaliyeed %100 mahad sanidiin horey usocda keep going Qaranka ee ciidanka soomaaliyeed
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Hees murti xambaarsan. Kooxda Heegan. Sida loo duubay xirfad sare baa ka muuqata.
@abdullahibaa4238
@abdullahibaa4238 3 жыл бұрын
Roble aad baad umahadsan tahay 100%
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@abdullahibaa4238 Adigaa mudan Cabdullaahi. Dalka dhallinyaro ayuu sugayaa. Iftiin baa muuqda. Eebbe ha dhowro.
@abdullahibaa4238
@abdullahibaa4238 3 жыл бұрын
AAMIIN AAMIIN WALAALKEY ROOBLE MAER WAA SAX DALKA DHALINYARO AYUU UBAAHAN YAHAY WAANA UTAAGANAHAY HADII AAN NAHAY KOOXDA HEEGAN HANUUNIYAASHA QARANKA EE CIIDANKA BOLIISKA SOMALIEED ADIGA AAD BAAD UMAHADSAN TAHAY WADANIMAA KAA MUUQATA GUULEYSO WALAALKEY ROBLE MAER
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@abdullahibaa4238 Aad baan u daawadaa kooxda. Fannaaniinta cusub la soo dhoweeyay baan ku farxay. Kooxda muusigga garaacda oo si toos ah tumaysay iyo qof Bukur Yare iila ekaa oo hagayay kooxda waan daawaday; Shooli Yare oo batari cusub garaacaya sidoo kale. Madax fiican bay kooxdu leedahay. Sheekh Nuur waa halyay waayo-arag ah. Dhallinyaradu nasiib bay leeyihiin. Fannaaniintu dadka way ka fahmad badan yihiin waayo wax badan bay xafidaan. Qof kasta fannaan ma noqon karo. “Inaad tahay mas’uul maankaaga geli” waa murti weyn. Guuleysta.
@luulhassanahmed586
@luulhassanahmed586 3 жыл бұрын
Masha allah kooxda heegan wan uhambalyeenayaa iskoorka fanaaniinta🥰🥰 first one hogaan fiican ayaad hesheen
@abdielmi355
@abdielmi355 11 ай бұрын
Dhaxal la taaban karo ayu ka tagay Cabdi Bashiir, ilaahoow u naxariiso.
@abdinasirsabriye4678
@abdinasirsabriye4678 3 жыл бұрын
🙏Big respect Team Heegan Xaqiiqdii Ku dhawaaaqista erayada heesta asalkeedi,Naaxiyada, Music-gii 50 -ka qof tumaysay Wlhi waa keenteen waxaa kaloo cajiib ah hab duubista iyo farsamo ee layskugu dheeli tiray aad baan u bogaadinaa Taliye Abdifatah Horay u socda waa hubaa in kooxaha kale ee fanka wax idinka kororsan doonaan Thanks markale
@cabdulqaadirbidixeey5388
@cabdulqaadirbidixeey5388 3 жыл бұрын
heegan waa hanuuniyaha qaranka
@cabdulqaadirbidixeey5388
@cabdulqaadirbidixeey5388 3 жыл бұрын
waa keenteen beejkii xasan culusow tiraafiko, ismaaciil xaamud ,ibraahim baadil,iyo mowliid maxamed cismaan
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 4 ай бұрын
Ereyadii Abwaan Cabdi Bashiir Indhobuur Allaha u naxariisto. Wax ma garato ayuu sabab saday 91kii
@mohamedaweis3526
@mohamedaweis3526 3 жыл бұрын
Masha allah nacab cima arko iskorki ayda jebisan madax fican heysato guul hegan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Hoyo macan wax og police somaliyed ka jiro thanks ❤❤❤❤police somaliyed
@ahmedsahal5573
@ahmedsahal5573 3 жыл бұрын
Kooxdayda HEEGAN e sharafta badan Adinkana wax la idiin dhigo lawaa❤️❤️❤️
@cabdicabdulaahi9124
@cabdicabdulaahi9124 3 жыл бұрын
WAA RUN WAA RUN HOOYO U DUCEEYA JANATUL FARDOWSA
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Hesta wayo wayo.hore hoyo wax lagula dhiga la wa
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 4 ай бұрын
Cabdi bashiir indho buur ayaa sameeyey aun hadaanan khaldaneyn
@abdi1502
@abdi1502 Ай бұрын
Waad saxan tahay
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
Hooyo madax mahan ee wa aabe o jacel nagtiisa
@mohamedaweis3526
@mohamedaweis3526 3 жыл бұрын
Masha allah guul koxad hegan iyo madaxaded guul
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 2 жыл бұрын
Mashllha wadani studio mahad haka gaarto waxaana u mahad naqa ciidanka booliska somaliyeed u taagan baxnaanida dadaweynha iyo sugid abnigooda booliska somaliyeed waa mesha kaliya farxad taalo tani burburkii waa halka meel aanan burburin rajo nagu abuurto hanka dowladnimo lenahy in yeelano mahad haka gaarto kooxda heegan habenimo sabti 21-5-2022 20;19 muqdishu-somalia "hooyo wax lagu agdhigo lawaa"
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Hooyo hooydeyda ka fiican
@NuuneaxmedfaraxCali
@NuuneaxmedfaraxCali 9 ай бұрын
She love mom love mashalah ❤❤❤❤
@laaleysofficial
@laaleysofficial 3 жыл бұрын
I love you mom ❤️❤️❤️💋💋💋
@munoxashi9555
@munoxashi9555 3 жыл бұрын
Ok
@munoxashi9555
@munoxashi9555 3 жыл бұрын
Muna xaashi nuur
@munoxashi9555
@munoxashi9555 3 жыл бұрын
Ok mcne
@munoxashi9555
@munoxashi9555 3 жыл бұрын
Muna
@munoxashi9555
@munoxashi9555 3 жыл бұрын
Muna maniisha
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Ooridumaroo qiimobadan marwa yareey caday lagufarxo.yartayartaan iyaaaaaaaa
@manqabojiyegarissa1102
@manqabojiyegarissa1102 3 жыл бұрын
Gulesta waligen Allah ha ithiin la jiro I.a
@rodajama7111
@rodajama7111 3 жыл бұрын
Mahasanid aad iyo aad baan u mahadsantihiin dhabaan. Somaliya Hanoolaato!!!!
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Familyyyyyy system familiesss.gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey dagan fariidad iyoiyo
@maxamuudcabdicali8928
@maxamuudcabdicali8928 3 жыл бұрын
Hooooyooy Wax Laguna dhigo lahaa. HOOYOOY Sad yari Alle kuma Badee. Hooyooy Faralkiyo Sunada. illaah kuma Seejiyee. Taqwada Adigoo ku Sugan Aduunyada Samo ku joog
@khasnajigaguud3267
@khasnajigaguud3267 3 жыл бұрын
QOFKA HESSTAAN SAARAY DESLIKE WAA CAASI WAALIDEYN
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Ma wax ila dhigmaa jiraa ama naago dumar ila dhigmaa jiraa.aan tan ka ahay.haaaaa
@umumohamed6097
@umumohamed6097 3 жыл бұрын
Masaha alllah somalia ✅✅✅✅🌹🌷🌺💚💚🌹🌷💗❣❤❤💚💗😘😘🤲🏻🤲🏻
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Waa hees iga ilmaysiisay,hooyooy ma wax kula dhigmaa jiraa..hooyoy wax lagula dhigo la waa.
@farhiaismailmohamud-mb8bq
@farhiaismailmohamud-mb8bq Жыл бұрын
Good songs hoyo Wax lagula dhiga la wayay ❤❤❤❤❤❤
@shuceeybshaam9080
@shuceeybshaam9080 3 жыл бұрын
Cajiib ilaahayoo nodaa hooyayooyin keena
@abdullaahihashi5131
@abdullaahihashi5131 3 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin Wllo
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Hooyadiin waa nagteyda i dheh adeer
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Yaaawaaye, leeeee tttttttt familyyyyyyy naaagodumaaarhaweendumaaar tii kujirtayba gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey I bahyareey yarta iyoiyo gabadha iyoiyo
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Maqihi
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dhugmadii aqoontaay wax tarqabadleh.
@calibulshaawimusic7388
@calibulshaawimusic7388 3 жыл бұрын
Hees qimo Leh iyo koox qiimo leh
@kulimecali8552
@kulimecali8552 7 ай бұрын
Hooyo❤❤❤❤❤
@aayanismacil6605
@aayanismacil6605 3 жыл бұрын
Waxkale maqal muuqal iyo music
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Ayeyo
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 3 жыл бұрын
Knowledge people ( Ramadan Kareem insha Allah Alxamdulillah ❤
@farxaangureey8960
@farxaangureey8960 3 жыл бұрын
M.a kooxda ciidanka Booliiska soomaaliyeed Hees dareenka Hooyo xambaarsan
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g 9 ай бұрын
HOOOYOO WAX LUUGALA DHIGO LAWAAA❤
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Aabo aaway
@daacadiyodulqaad9539
@daacadiyodulqaad9539 2 жыл бұрын
MALETERIGA WAA ISYAQAAN MAALMOQURA HAMOODIN MACNAHIISA MURANKA KAMAHELO IYO MAWJADAHA BEENTA HOYOOOOOOOOOO WAXLAGULADHIGO LAWAAAAA DHIIGEYGAAKUSHAQEYSAA HOYO WAXLAGULADHIGO LAWAAA
@GololMudug
@GololMudug 3 жыл бұрын
Siwacan baa uduubteen musiga iyo luuqda sifeecan baa loo keenay
@hasanhaaji5695
@hasanhaaji5695 3 жыл бұрын
maa Sha allh hoyo allh hadhoro
@ahmedhaaruun2805
@ahmedhaaruun2805 3 жыл бұрын
Hooyo waa qli
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 жыл бұрын
Ellahay hanaga qaadin waxlaalo dhigo majurto
@ayaanmaxamed9346
@ayaanmaxamed9346 3 жыл бұрын
Waaaw m.a
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 3 жыл бұрын
Soomaaliye Hooyo mcn.
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 3 жыл бұрын
💯✌🏿Always.
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 жыл бұрын
👍 🌹 hooyo 🌹 👍
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Maqahi
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 4 ай бұрын
AUN MUALLIF COL CABDI BASHIR ( INDHA BUR ) MUWAADINKAASI SOMALI RUN AH BUU, U TAAGNAA TUSAALEYNTA BULSH WEEYNTA SOMALIYA.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Caano Nabadaay weerasan.
@UbaxDahir-jf6nh
@UbaxDahir-jf6nh Жыл бұрын
.nooloowwaligaa
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 2 жыл бұрын
HOOYO ADDUUNKA SHARAF KU NOOLOW, AAKHIRANA JANNADA GURI LAGAAGA YEEL.................
@cabdicaziiz7639
@cabdicaziiz7639 2 жыл бұрын
Hooyo wax Lagula dhigaa la waayay
@abdullahibashir2797
@abdullahibashir2797 3 жыл бұрын
Nolow
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Lawaayey aan lahelin.
@ibrahimmahmood768
@ibrahimmahmood768 2 жыл бұрын
Masha alaah
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
MAAAAMO WAXLAGULA DHIGO LAWAA AGA AGA WAXLAGULA DHIGO LAWAA
@UbaxDahir-jf6nh
@UbaxDahir-jf6nh Жыл бұрын
.nooloo waligaa
@manqabojiyegarissa1102
@manqabojiyegarissa1102 3 жыл бұрын
Golkan Hesihina dawadey runtii waxa igashey in an ithinkuso bero
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
Hoyoyinka wax barsha u fura alshabab diin uga dhab
@cabdulaahigoobe9592
@cabdulaahigoobe9592 3 жыл бұрын
Ilove you hooyo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dhismihii aan adkeeyey dhuujiyeyna.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Aabo gawjac
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Heestan billad dahab ah bay kooxdu ku mudan tahay.
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 2 жыл бұрын
waa hees hore iyaga ma qadin
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@mkhmahamud2394 Haa, waan ogahay. Waa Isla kooxdii. Mahadsanid.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
gabadha khadraaayfaraxsan yaryar.
@anascade7407
@anascade7407 3 жыл бұрын
Tan hees ka weeey jilidane jild ka weeeyn
@MohamedHassan-ug5tw
@MohamedHassan-ug5tw 2 жыл бұрын
78
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 3 жыл бұрын
Hees hooyo well done guys lakin ho sidaan u istaagten ma ahee Ho iney ahaatey aheyd lakini waad kala gadiseen but is oke
@farxiyoahmed7273
@farxiyoahmed7273 3 жыл бұрын
Wooooooow
@anascade7407
@anascade7407 3 жыл бұрын
Maansha allaah
KOOXDA HIDDO | HEESTII HOOYO |  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:14
SomaliSwiss
Рет қаралды 337 М.
Barnaamijkii Baro Diintaada oo xiiso gaara leh [Qof Walba Hadyad Maashallah]
44:58
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 48 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 3,6 М.
putland oo dil togasho ah ku fulisay 10 ka tirsan kooxda Al shabaab
5:48
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 175 М.
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
ILAYSKA WARARKA.
Рет қаралды 546 М.
YAA KU HELI KARAA HOOYOY KOOXDA HIDDO 2024
6:03
Young Muste
Рет қаралды 160 М.
Heesta Hiil Abwaan iyo Hobollada Qaranka ee Waaberi.
18:42
Somali National Television
Рет қаралды 17 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 48 МЛН