Heestii Igu Qabo Niiko Noocii Ugu Danbeesay Shaadiyo Sharaf Ft Nadiiro Nayruus 2019

  Рет қаралды 576,196

Curubo Films HD

Curubo Films HD

Күн бұрын

Пікірлер: 610
@maanow1278
@maanow1278 5 жыл бұрын
Rasulka scwe waxa uu yiri Hadaadan xishooneynin waxad rabto samee
@asiyalove4562
@asiyalove4562 5 жыл бұрын
CAASIMADA media very true
@umumucaadfatmamaxamedcali1572
@umumucaadfatmamaxamedcali1572 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@suldaanka7576
@suldaanka7576 5 жыл бұрын
Kadharag markey dhaheeso ficilka ay sameeneeso inta layaabtay like ta isaara
@cabdulaahimaxamad1741
@cabdulaahimaxamad1741 5 жыл бұрын
tan waa soniliyon ta somalida
@susharafchenal5079
@susharafchenal5079 5 жыл бұрын
hhhh intaneh majoogtaa
@maaidburaale5468
@maaidburaale5468 5 жыл бұрын
Cajiib
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
waa dhilo waynaatay file baa loo galaa
@funnyfaridcabdi7144
@funnyfaridcabdi7144 5 жыл бұрын
xisaabi naftaada inta lagu xisaabinin s
@kingmohanjacelowchannel2425
@kingmohanjacelowchannel2425 5 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf wllhi wan ku hesta adiga igo ppe deyda nadiira waxan idin leyahay keep going
@xidigabdullahifarah6969
@xidigabdullahifarah6969 5 жыл бұрын
Hhhhhhh Nadiira xaa kawadaa hee waa na waasheen adiga iyo shadiyo asxbteyda like waa xagiiina ila fiiriya gabdhahan
@sucaadcabdiraxmaan2021
@sucaadcabdiraxmaan2021 5 жыл бұрын
Naagahan haloo waco fuAad cadde, ayey isku soo baxayaane, inta ila aragtay like ku qabo.
@xidigabdullahifarah6969
@xidigabdullahifarah6969 5 жыл бұрын
Kadharag kadharag adigaan kuu dhigtaye bal ila fiiriya ficilka ay sameynayso Nadiira like iisaara inta ila aragtey
@nasraladan5080
@nasraladan5080 5 жыл бұрын
ilaahaw xishoodka iyo xayada hanaga qqadin hablahan waan u qajilaa anuu markaan arko 🤔🤔🤔🤔
@xuseenaadan1896
@xuseenaadan1896 5 жыл бұрын
wadada xaqa ah allha tuso inta xumaan kujirto runtii allha soo hanuunsho nasra cadeey aanu udoceyno
@nasraladan5080
@nasraladan5080 5 жыл бұрын
@@xuseenaadan1896 amiin amiin ale ha soo hadeeyo
@xuseenaadan1896
@xuseenaadan1896 5 жыл бұрын
quruxda kaa muuqato iyo xijaabka maasha Allah runtii wax la siisto maleh allha ku xafido abaayo
@axlaammaxamed7686
@axlaammaxamed7686 5 жыл бұрын
Waa runtaa walshayy nocas ayaa nala wadagaya magaca dumar oo sharaftii ito xayadii naga qaady akhas allow hablaha noo Soo hadee
@xuseenaadan1896
@xuseenaadan1896 5 жыл бұрын
Nasra ladan walaashey allha soo hanuunsho adigana allha ku xafido
@shacabkanews3532
@shacabkanews3532 5 жыл бұрын
Dee miyeey san waali cas ahayn reer xamaroow waad nawaasheen
@najkavlogs6845
@najkavlogs6845 5 жыл бұрын
Boqor Khaakh Nin lawaye I heard tarak ba kortay 😂😂 waxas maxa ka jiro ugaz
@raxmajamac5351
@raxmajamac5351 5 жыл бұрын
😂😂😂😁😁😁😁
@aniishaabdulkadir355
@aniishaabdulkadir355 5 жыл бұрын
Boqorow saasaa la arkay 🤣
@qaaliluulahmed8909
@qaaliluulahmed8909 5 жыл бұрын
Hhhhhhh way waali dhaaftay labadan naagod inta dambe un ba shaqeysa
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 5 жыл бұрын
Boqor Khaakh waa reer bosaaso
@Seey667
@Seey667 5 жыл бұрын
Shaadiyo wey shidan tahay marke bacweenaha wadato 👏👏
@Magave11
@Magave11 5 жыл бұрын
Maxishoonayaan miyaa waa.yaabe xarfaanay like
@safiajeilani7141
@safiajeilani7141 5 жыл бұрын
subhanallah labadaan ma ilaaween in la dhimanaayo oo caafimaadkaan uusan dhaxal ahayn mase ilaaween waxaad horumarsatay inay qiyaamaha kaaga horeeyaan berito markah dhintaan oo aanan waxba uqaban karin ayay calool xumo nagu dilaayaan kuwaan eebe weyne hasoo hanuuniyo
@saafisharaaf6116
@saafisharaaf6116 5 жыл бұрын
Alllha ha nidin sohanuniyo walalheeg somliya Aamiin Aamiin taa dhaah hee u so ducey gbrhn inee sohanuunan cml 👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊waa fariin ka imady qof qalbi lehay calshan qof dacaad eh jacel daadlka kale wanaguda cml
@saafisharaaf6116
@saafisharaaf6116 5 жыл бұрын
I love you soomàaaliya
@quuenaragsanbbe2890
@quuenaragsanbbe2890 5 жыл бұрын
Allaha idin hanuuni gabdho waashay batihiine oo xishoodkii ka iibsaday ibleska
@cxakiincxakiin8032
@cxakiincxakiin8032 5 жыл бұрын
Subxaana laah. Ilaahayoow soo hanuuni labadani way waasheene wado sheydaan ayay hayaane ilaahayoow ka soo hanuuni aamiin yaa rabi wadada sheydaanka subxaana laah. Iyaga iyo kuwa kale ee fanaaniin isku sheegaya ilaahayoow wax alliyaale wixii wado sheydaan hayaba soonhanuuni ilaahayow kuwana soo hanuuni. Subxaana laah. Aamiin yaa rabiiii
@dhere1985
@dhere1985 5 жыл бұрын
Allow na cafi anagaaba danbi soo booqanay,wll nin xalaal guursoo Ka dherji oo u qari alaabta ragoo dhan uma qaybsantee,
@jicdasuldaansuuriya9774
@jicdasuldaansuuriya9774 5 жыл бұрын
Ina ila aragta in ay nadiira nayruus ma doobatay like igaar intaa xinka iyo xaasid inadmissible💬👛🕶️
@macalinjama3513
@macalinjama3513 5 жыл бұрын
Nadiro ha ubixin dadkan nacnac mesha wax kuso qorey. rekorka mar dow waa jebin. soon you will reach million views. isaar oo igusoo dhoway.
@worldwide2356
@worldwide2356 5 жыл бұрын
Aduuunka xishood LA aankujoog tiii Aakhirana waaa kusugeee Caaafiyo ilaahow sooo hanuuni 👈👈👈👈
@raxmajamac5351
@raxmajamac5351 5 жыл бұрын
Kadhereg ka dhereg 🤔🤔🤔 Ogor😎😎😎 Wacadle ragaad la dhalateen waa deeqsiyiin😁
@mohammednuur1020
@mohammednuur1020 5 жыл бұрын
😂namborka ayn kuhayaa
@raxmajamac5351
@raxmajamac5351 5 жыл бұрын
@@mohammednuur1020 Huuno lanbarkood maxan Ku fallaa?
@mohammednuur1020
@mohammednuur1020 5 жыл бұрын
Mya wn kaftamaya abyo
@apdirahmanawad2666
@apdirahmanawad2666 5 жыл бұрын
Raxma Jamac hhhhhhh hakudayanin idinkabal habluhu way maseyr badanyihiin iskabareejeya kuhysta baryahn
@libanrage6752
@libanrage6752 5 жыл бұрын
Raxmaay kadharagtu waa hees afka uune markey dhabta tahay dumarku waa wada macduur oo waan xanuunsanayaa iyo waaan caajisanahay lagama waayo wall, afkaa dheer uunbeey ku ciil baxaan Talaahi
@abyaninanuur8253
@abyaninanuur8253 5 жыл бұрын
naagtan nadiira wlhii maskaxiiyan ma fiiyoow waaa sabsable wyo qalad iyo sax maba kala taqaaan
@koatharamohamed8363
@koatharamohamed8363 5 жыл бұрын
Allaha soo hadeeyo waayaab reerkoodii aaway gabdhahaan
@mohamedkismayo4298
@mohamedkismayo4298 5 жыл бұрын
gabdho noo niikiyo noo soo baxay dawada alla ma idinka gooyo
@butraanqatar8119
@butraanqatar8119 5 жыл бұрын
Shadia abwnka heesaha u sameyo wuu ka daaadsady Ana hupo🤗🤗
@Fatush360
@Fatush360 5 жыл бұрын
Aniga isku moday asan xishoday xishodka wa qaali walahi kadharag markey dhahayeen ana mooday waba naxay miyesan gabdho aheen teda kale aduunka walab malin wana laga taga ilaahow so hadey iyaga iyo anagaba amiin
@abdiomar842
@abdiomar842 4 жыл бұрын
Wllo heestan waxaa iskale fanaanada qaaliga ah ee yurub geenyo ee isaga bax hadii kale max kamad ayaa hee
@fatunabdiali9389
@fatunabdiali9389 5 жыл бұрын
subxaanlah ale hasoo hanuuniyo mahabrikarno waa gbdho somliyed aan uduceyno inuu ale kama doweyo waxn fadln like isar hadad igu rac santahy in looduceyo gbdhahan😐😐
@yasmineibrahim6194
@yasmineibrahim6194 5 жыл бұрын
Fatun abdi ali waan kuguracsanahy gabdhahena somaliyed xishoodka oodhan ayey katagen subxanallah intad isdhaheysan soocanbaxa diintena xagee ugu tagten gabadhahan iyo kuwakaleba alle hasohanuniyo
@kameliyakaftanofficial4548
@kameliyakaftanofficial4548 5 жыл бұрын
Aamiin alle hasoo hanuunuyo waa walaaleheen walaaljaga qeer ugu docey ayaa ladhahay waa gabdho somaliyeed intii fasahaadsan alle hasoo hanuuniyo
@kameliyakaftanofficial4548
@kameliyakaftanofficial4548 5 жыл бұрын
Alle hasoo hanuuniyo dee wax aan orono magaraneynee dee alle hasoo hanuunsho dee
@abdullahiismail1711
@abdullahiismail1711 5 жыл бұрын
Isaar isaaar
@laylokarim6539
@laylokarim6539 5 жыл бұрын
Hana bahdi lina naaga yahoo qooqa badan saas fanaan ma ahan
@abdidekfarah2847
@abdidekfarah2847 5 жыл бұрын
Wallee ganacsigu meelo badan ayuu galay☹️ alloow adigaa wax hanuuniya ee soo hanuuni sidii xamda queen iyo Ahmed biif
@sagalwaafi9587
@sagalwaafi9587 5 жыл бұрын
Walalayalow ilaah ka baqa saan haku dhimanina hees ciyartan iga daya mustaqbal ma ahan saan
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 5 жыл бұрын
Wlahi wan idin cabsanaya odaygii galkacayo ee sheekha sheeganyey halkiisi ina martan
@zalmahuzein920
@zalmahuzein920 5 жыл бұрын
Allow sohadeeee adaaa cadilee amin
@mnamhmd1470
@mnamhmd1470 5 жыл бұрын
Walee kuwan dadkii arooskooda ugu wacdaan inay utumaan ayaa kaba waalan
@Abdifatah.vlogs7
@Abdifatah.vlogs7 5 жыл бұрын
Agah war kuwaani maxay ka shaqeeyaan😂 Xishoodki baa katagay wlh imaanka allaha idinka qaado
@inamaryammuuse1989
@inamaryammuuse1989 5 жыл бұрын
Inta iney nadiira caaTo noqotay igu raacday liketa
@kayseali8070
@kayseali8070 5 жыл бұрын
Nadiira biyo ayaa ka yimid ayaan filayaa waayo way dhididay
@najmaabdiaziz4227
@najmaabdiaziz4227 5 жыл бұрын
shaadiya dheeshada ayaamba jeclahy🔥 naag nool
@kingmohanjacelowchannel2425
@kingmohanjacelowchannel2425 5 жыл бұрын
Wllhi ilaa an ka dhargo ina ka tageyn ppe ilaa ad ka suxdo ppe shaadiyo wllhi nag ayad boska kala baxday ppe wana kiin jamac bos keeda ayad igashay ppe
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 5 жыл бұрын
Hhhh Haddiiba Xamar Labadan ikula NoolyiHiin Waba Waali Cas Ana Arakno GoorTe dharka dhigTaan
@miskifarah4859
@miskifarah4859 5 жыл бұрын
Subxaanaa laah ilaahoow gabdhaha xaqa tus aawey wiilashii la dhashey mise nimankii qabey waalidka waxaanba ineysan la socon ayaaba laga yaabaaa walee waan yaabaa balse nimanka abwaanka isku sheegaayo ee gabdhaha waxaan hees ahaan ugu dhiibayo waa wax la yaableh ilaaheey ka cabsada
@xilkasxamdi6523
@xilkasxamdi6523 5 жыл бұрын
subaxanallah allah ha so hanuniyo
@adeniidow3556
@adeniidow3556 5 жыл бұрын
Reer muqdisho gabadhan managa qabatano !!! Mugo taani waalayab😱😱😳😳
@daganxudeyfa1561
@daganxudeyfa1561 5 жыл бұрын
Walaalayaal adinku waligiin ma inaad aduunka joogeeysiin ayaad u maleeysiin.?!walaalayaal waalagatagaa aduunka walaahe ee wax iska badala sidaan si maahee subxaana Allah
@lovelyqueen1392
@lovelyqueen1392 5 жыл бұрын
kkkkkkk kadharag kadharag actionka ay sameeneso iyadoo dumara ayaanba layby fanaan badmaceeye xaaji ridaaye ayaan soo xasuusty showgii nasteexo indho Nairobi
@ااا-ذ7غ
@ااا-ذ7غ 5 жыл бұрын
walaalayaaloow naagahaan waalidkoodi iyo wiilashi ladhashay qaraxyadi xamar kadhacaayey meyku dhinteen waa yaabe waxaa iigu daran tan nadiiro laleyahay waxa dhidid kabaxay bisinka ilaahey hasoo hadeeyo anaaba isgu xishooday wlhi yaa allah oowlaada noo xifdi
@jannatquen824
@jannatquen824 5 жыл бұрын
War kuwan rag lama dhalan miyaa mey nafta dhaafshan adun iyo akhiraba seege subxanallah
@salmamaxamed9290
@salmamaxamed9290 5 жыл бұрын
Labadaan naagood shaadiyo iyo nadiiro wadanka halaga qabto ilmahey naga haleynayaan ayagoo niikinaya baa intaas oo nin fiirsaneysaa wuxu xishoodkii xgee ka aaday haday wixii dhalay qabsan waayeen ilaahay hanaga qabto calaamad allaha kasoo bixiyo.mama malyuun baa la arkaa.kuwaan daba ruxaya lama arko miyaa
@hamdih1241
@hamdih1241 5 жыл бұрын
Horta nadiira waxaan maqlay in ay hargaysa ka timi wiilal la dhashayna ay joogaan hargaysa bal may mar uun u yeedhaan oo waaniyaan ileen waxani way dhaawacayaan willasha la dhashee tan shadiya mooyi in iyada wiilal aya dhasheen iyo In kale lkn ogaado gabdho waxaad dhaawacaysaan sharaftiina ta waalidkiin walaaladiin iyo mustaqbalkiina
@liona5902
@liona5902 5 жыл бұрын
xishoodka waa qali walahi ku waan way cebeyeen dumarka soomaali yeed
@gobtidarawish6111
@gobtidarawish6111 5 жыл бұрын
Xamar sheeqedi miye ka dhinteen? War Reer xamar plss waxan magalada ka qaabta.
@axmedcade7
@axmedcade7 5 жыл бұрын
Allow dadkeena soo haduuni waa ayaan daro in wiilkii iyo dhoocishii soo qaan gaartaba microphone loo dhiiba.
@aminosahra2855
@aminosahra2855 5 жыл бұрын
😂🤣😂 armeesha wax baa ka dhacay isaar aaaaa walee xishod ma jiro alle ha idin so hanuniyo
@ciltiredigale3199
@ciltiredigale3199 5 жыл бұрын
Bismillhh.......rabiyow ugar gaar ...muslimintaaa Plzz...... Wlalaxa sharaftalex Allah uso noqtha ........ Oo san kadaya social mediakaa plzzz
@fathaabdillahi1135
@fathaabdillahi1135 5 жыл бұрын
Nadiira make upki dhidid baa ka tirtiry😂😂
@relaxingsoothingsound7878
@relaxingsoothingsound7878 5 жыл бұрын
Hhhh meel dheer ayd wax fiirisay
@fathaabdillahi1135
@fathaabdillahi1135 5 жыл бұрын
@@relaxingsoothingsound7878 haaa wllo hhhh😂😂😂
@zaamiyayartadhaladka6720
@zaamiyayartadhaladka6720 5 жыл бұрын
Wey iska Xiiqsan yihiin
@fathaabdillahi1135
@fathaabdillahi1135 5 жыл бұрын
@@zaamiyayartadhaladka6720 😂😂😂🤔
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Kusoo booqda fadlan channel kayga waad ka maqsuudi doontaan WELCOME ALL 💕💝🌹😍💋
@wadani7695
@wadani7695 5 жыл бұрын
Nacalaa shaydaan ku yaalee gabdhaha wax magaratada ha ku dirina dadaka comments ka soo qoraayo dad aan ogaha ayey wax tusayaan
@kowsarismail5684
@kowsarismail5684 5 жыл бұрын
2reer miyi 2cilaaj 2bilaa dhaqan 2bila xishod 2bila sharaf 2 bilaa akhlaqiin ah dib isu xisabiyaaa meel bad iskaga dhacaysane codkad lahaydeen bad qariseen baaa akhlaaq xumadina indho tirtay fankina iyo codnkinaa xishoodaaaaa in ilbir waalidi baa muqdisho fadhisisay shit naa xishodaa aduun 3 cisho ah gabigisa isku dhex ilawdeene
@shadiaisse9780
@shadiaisse9780 5 жыл бұрын
Somaali habsaanka ku dheraysaan Melkazta ay joogaan isku mid nadiira my queen 😍😍
@adenmohamed2790
@adenmohamed2790 5 жыл бұрын
Horey usoco quruxey hadii aad adiga tahy waad shidan tihiin
@kingmohanjacelowchannel2425
@kingmohanjacelowchannel2425 5 жыл бұрын
Dadka qar haku gu dhagan hadey rabaan lakin aniga wan ku saray wana ku guqabtay ppe shaadiyo sharaf
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 жыл бұрын
Naagahan waxey joogi jireen gaalkacyo iyo garoowe
@sumayabintuabdi2266
@sumayabintuabdi2266 5 жыл бұрын
wasakh reer buntland baad farta ku soo fiiqaysaa xishood daro xamar bay ku dhamaatay ee afkaaka suubso najis
@naimanaturalbeauty8167
@naimanaturalbeauty8167 5 жыл бұрын
Midan kalena naso ruxda walagu dartay waxu so gabdho ma ahan subxanallah
@samiramohammed9116
@samiramohammed9116 5 жыл бұрын
Acuudu bilahi minal shaydani Rajiim Allah so xanuniiyo damantoda
@ayuubcade812
@ayuubcade812 5 жыл бұрын
Hees kasto ma niikaa kujirta cuudu billaaah
@cadeeycabdi1256
@cadeeycabdi1256 5 жыл бұрын
Nadiiradi sey tiraah day gacmaha sidii shaadiya cml halaguu wadwado mey is dhahoosaa shaadiyada magacey naga ceebeysi wllahi
@nasteexocabdilaahi4874
@nasteexocabdilaahi4874 5 жыл бұрын
yaahuu. ilhw yeeysan anaga naqab qabsan. 😁😁
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 5 жыл бұрын
Isar isar aaaaa????? War sowti laga xishon jiray cakuye xishod darana allow anan sidas yelin subxanllah subxanllah maweysan ogeyn inu illahey u jeeso maweysan xita hadeysan dadka kaxishoneyn miyeysan allah xasusneyn miyeysan walid iyo walal laheyn miyeysan carurtoda mustaqbalokoda u baqeyn yaaa arabi cidad hanun ladonto unba hanunsan
@safisiman781
@safisiman781 5 жыл бұрын
Music arag miya dadkn hdi laqabsanaeynin wexey rban meysameynayan😏😏😏
@bishaaroxasan4862
@bishaaroxasan4862 5 жыл бұрын
shaadiyo boqarada fanka ku aminzanhy hore uzoco qurux dumar
@kingiskaflimsvlogs7681
@kingiskaflimsvlogs7681 5 жыл бұрын
Ma heli karaa 10 qof oo somalinimo subscribe igu saara
@maxamedbootan2007
@maxamedbootan2007 5 жыл бұрын
Zxb kuusaarey
@hussabaferda2562
@hussabaferda2562 5 жыл бұрын
Hi
@nacimacumar4266
@nacimacumar4266 5 жыл бұрын
Habrahaan cibaado xumada heyso meshe taganbo Kulux Mayan allow so Hanuni xishodkeba ka tagen
@qnsasiito5476
@qnsasiito5476 5 жыл бұрын
Caruurta ayaapa yaapey akhaz
@hanadohn3280
@hanadohn3280 5 жыл бұрын
inta il adeegooda layabtay like isaar
@zaamiyayartadhaladka6720
@zaamiyayartadhaladka6720 5 жыл бұрын
Gacan macal madax ayan idiin tagay wale wad iga yaabiseen naa bal miyayna ka bAqayn in yago sida. Xishodku uga tagay geeridu kudo xadirto
@gureyomar9852
@gureyomar9852 5 жыл бұрын
aniga labadaaan hadii aaan mid ka mid ah qabi lahaa kal ayaaan gali lahaa niikadeeda halaga nasteee
@hamdihassan8500
@hamdihassan8500 5 жыл бұрын
Istaqfurullh nadiiro meysha waxbo kuma heso dhanka danbo laga weyn yahay🤣😂😂😄😄😆😆arooska ma qerba laga sugaya🤣😂🤣🤣🤣
@mukhtaarsuleymaancabdi5550
@mukhtaarsuleymaancabdi5550 5 жыл бұрын
kkkkkkk
@hanadsomali5337
@hanadsomali5337 5 жыл бұрын
Dadka gym ayay isku cateyan lkn nadira niko ayay isku cataysay
@asadhalal202
@asadhalal202 5 жыл бұрын
kkkkk wlhi wa iga qoslisay
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
Sax
@Hassanmohamed-dd1wz
@Hassanmohamed-dd1wz 5 жыл бұрын
somalia ha nolato hhhhhh
@umuaisha694
@umuaisha694 5 жыл бұрын
Walhy waye dhibteena nagah akhayse waxab ka Daran kuwa Uga yeedhaye xafaldooda walhy
@umufathiabdullahi4880
@umufathiabdullahi4880 5 жыл бұрын
waa wareey oday shirwac baa laga maqlay hadalkan uu leeyahay aroos aan.shalay tagay ayaa dhulgariir kadhacay kasoo sababay islaamo salbatooyo waawaynoo inatay dhaheen.waan.boodeenaa salbadooyadii ruxay hada kan waaa kii.ookale dhulgariir amuu.kadhacaa meesha waaba.layaabee
@sagalabdi9244
@sagalabdi9244 5 жыл бұрын
reer muqdishay kuwan iska qabta gabdhaha ayey idinka fidneynayane waa waali cas sidan🤭🤭shame on you🤭🤭
@somalimusiclyrics8298
@somalimusiclyrics8298 5 жыл бұрын
ninka musiga tumaye woo kaa walay walhi @Ustaad Subxanyo hawada aan ka salamy sxb
@nicaamamaxamed1747
@nicaamamaxamed1747 5 жыл бұрын
Sidan fanan nimo mha😂😇
@zamiirmoh8989
@zamiirmoh8989 5 жыл бұрын
Akh inta leh🤔
@caashomohamud965
@caashomohamud965 5 жыл бұрын
mesha dhel kuma heysan ciyarta dhesha kadaya shadiyo shaf nadiiro neyruus
@sacdiyahassan4729
@sacdiyahassan4729 5 жыл бұрын
Nadiira nayrus miyeey dhididisa mise anaa umaleya asxbey
@zayidabdalla590
@zayidabdalla590 5 жыл бұрын
Horta kaala nadiiro Madow badanaa Dhidid iyo madow bay isku darsaray
@maamesport8122
@maamesport8122 5 жыл бұрын
inta ciyaart nadiiro nayruus ku haysata subcciribe ii sara inta shadiya Sharaf ku haysatana like Issara
@sidomar7959
@sidomar7959 5 жыл бұрын
Ciyaal iskaapula like isaara
@377abdirahman
@377abdirahman 5 жыл бұрын
Labada arooskan dhigtay cunug niiki naaayo inee dhalan ayaa ka cabsana Wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂
@saynabsadaq9682
@saynabsadaq9682 5 жыл бұрын
Labadaaan naaag yaaa ii keeena aaan shaaabug ku idbiyeee dabaday ka waasheeen yaaa ila arky
@mohammedwehliye7957
@mohammedwehliye7957 5 жыл бұрын
Dharka iney iska saaraan ayaa dhiman, wayna soo dhowdahay.
@apdirahmanawad2666
@apdirahmanawad2666 5 жыл бұрын
Ninkasta camalkiisa sharaca hala yimaado waaala ogyahay IN laydinkadhergy lkn habalaha hana fidmaynin plz
@fardusmaxamed7167
@fardusmaxamed7167 5 жыл бұрын
Maxaa laguu qabanyaa cabdi good mee?
@ruuna4116
@ruuna4116 5 жыл бұрын
Istaaq furulaahi nadiiro see cml hee hooslee natusoo saayee
@ilhamabdi766
@ilhamabdi766 5 жыл бұрын
Fadlan fadlan curubo films wXan kacodsanaya hadad waxano kale sodaysan inan mardambe kaqebgalin wixi comment kusin laha i subscribe aya ka mamnuceysa mesha uuf
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
Abwaan ka hala dillo dhabta lama saaraha😂😂
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 жыл бұрын
Somaliyey aanu iska qabno walahy Labaden hadii kle habalahena yar yara ee inoo soo kor aaya markey daawadan . Iney sameyaan ayey isku dayayan dhaqen xumada somalia iskama qabto reer muqdisho iska qabta sida ugu dhaksaha baden
@qamar3367
@qamar3367 5 жыл бұрын
Fisqigay Xamarey la jogaan ilahayo noga celiyaan Bossas
@khadraahmed3901
@khadraahmed3901 5 жыл бұрын
Hadaan somalidu heesa joojin wax xunbaa looga dhacaya sida in ay somalidu noqdaan raga raga qaba, dumar is qaba ama kuwa jila. Aflaanta xunxun marka aniga waxay ilA tahay in heesaha aynu iska joojin.
@aminomaxamed4817
@aminomaxamed4817 5 жыл бұрын
Wiiilashiina soomaliyeed waa ujeedaan 2gabdhood ineeey heee dubeys rabaaan plz nagahan meel saraa hadikale ajaanibta meel idinka saraayo 😂😂😂😂
@maryanruun918
@maryanruun918 5 жыл бұрын
subxana ya allah kuwan nasabkoda halaso ogaado qof nasabkeda copulate yahay saan masenkarto e ilahay meel ha u masafuriyo magaladee Naga halaynayane nacatul
@suldaanka7576
@suldaanka7576 5 жыл бұрын
Wale ragii ladhashay kuwaan ciil iyo ceeb kama dhamaadaan waqti walbo wadnaheey farta kuhayaan
@اميرةاخلاقي-خ4د
@اميرةاخلاقي-خ4د 5 жыл бұрын
xisaabi naftaada inta lagu xisaabinin. *haa wllhi iyo wlidkii oo idil subhanallah dadku waa wada hesan lkn ayaga dhaqan xumo kle weye wxn*
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
xisaabi naftaada inta lagu xisaabinin ciil iyo ceeb yakala jecel
@AbdikhadarN
@AbdikhadarN 5 жыл бұрын
qof walbi asaga ayey utaal
@suldaanka7576
@suldaanka7576 5 жыл бұрын
Xaqiiqdi anago somalinimo wadaagno ayey ina dhibeysaa ficilada ay sameynayaan kuwi dhalay iyo kuwi ladhashay xagee joogan Wxn dhahno maba garanayee ee illahow so hanuuni oo kamadowbeey ficiladaan xun xun Wxn maqli jiray digaagtu xaadhka wey wada cunaan lkn af tirtirasho ayey isdheer yihiin Waa laheesaa lkn sidaan looma wada dhaqmo qaarbaa asturan oo hadana heeso
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
Suldaan Ka nin walbo oo xun gabar xun lagu aadin mac sonkor ddheh
@qaaliomar6873
@qaaliomar6873 5 жыл бұрын
illaahow xishoodka hana gaqaadin oo na astur rabiyoow
Shadiyo sharaf oo Baydhabo showgii wax yaable ku soo bandhigtey
6:59
Feysal DHAAYOW
Рет қаралды 955 М.
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL  VIDEO 2023
6:36
Moha Films
Рет қаралды 2,6 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 27 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
NADIIRA NAYRUUS IYO SHAADIYA SHARAF NIIKO IYO CIYAAR WAALI AH
4:51
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 452 М.
XAMDI BILAN | YAAN CUDUR KEYGA USHEEGTA ? | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2019
5:36
NADIIRA NAYRUUS | HADDUU BEERKU QAYBSAMO | LIVE STAGE | MUSIC VIDEO 2020
7:11
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,2 МЛН
Naftaad Raaxo Gelisaa | SHAADIYO SHARAF iyo MEEK SHEENO (Hees Live 2019)
6:55