HEESTII (JACEYL WABAX WUU NOQDAA) FARXIYA FISKA with LYRICS

  Рет қаралды 375,462

SUGAL LYRICS

SUGAL LYRICS

5 жыл бұрын

SUGAL LYRICS ON KZbin!!!

Пікірлер: 75
@dannabka
@dannabka Жыл бұрын
Dadka familkooda ka maqanyahay, xasuus bay galinaysa ee ilaahay familkeena mar uun hana tuso anoo wadajirno.
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Aamin pro🥺🤲
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Жыл бұрын
Walaalahay Iyo Hooyadeyba 5 Sano Ismaanan Arag Dhowaan I.a Dib ayaan U Midoobi Doonaa
@zuuzannayjeeria8781
@zuuzannayjeeria8781 Жыл бұрын
Heestan waxay igu leedahay xasuus aan baa ayn waayo waxan waayay ruxan aduunka ugu jeclaa haddan jeclay inta naftayda kadhimana jeclandono xasuustisa ilawikarin walal iyo wehel iyo sxp ii ahaa mana aha midan iaawi karo xasuusihii badnaa eesoomarnay lkn calafka nakala diray 🥺🥺🥺🥺
@liibaanjareere
@liibaanjareere Жыл бұрын
Heestaan waa waano dhanka jecelka iyo aduunyadu waa waa inyar halagu noolaado daacadnimo iyo run intaba waa waano lagu noolaankaro
@user-hs8sk1tv6c
@user-hs8sk1tv6c 7 ай бұрын
Waa hes Marka an wax daremo an dhagaysto wayo waxad ka dhaxlaysa cilmi
@omerali1498
@omerali1498 2 жыл бұрын
Hees iiGu leh xasuuus runtii ma iLaawi karo waxaY igaga taaL meeL aan laGa Tiri karaYn Wllo dhamn alla ha idin dhowro❤️
@GANDARSHE-tr8hz
@GANDARSHE-tr8hz 6 ай бұрын
Weli waaan ku hestaa Farhia fiska 2024🎉
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 Жыл бұрын
walaal hadaanan ku arag nafteyda waxbaa ka dhiman wadnaha adiga kamaqan intaan waxaan ku xasuustaa walaalkey oo sanadkaan bilowgiisii dhintay anigoo arkin muddo 10 sano ilaahey ha unaxariisto 😭😭😭
@dannabka
@dannabka Жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto walaal 😔 😢
@Abdirahman145
@Abdirahman145 11 ай бұрын
Allah ha unaxaristo abayo mcn 😭😭😭😭
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 11 ай бұрын
@@Abdirahman145 who is abaayo
@Hasan-ahmed2024
@Hasan-ahmed2024 9 ай бұрын
Allah haunaxariisto
@aadanmahad2989
@aadanmahad2989 Жыл бұрын
Best son ever✌ Jacyl wabax wuu noqdaa😥
@abdinooraiden6642
@abdinooraiden6642 5 жыл бұрын
Wow boqorada codka fiska alle haku amaansado
@mustafeaarsaleeban7013
@mustafeaarsaleeban7013 3 жыл бұрын
Mustafe saleban ibraahim aar dhac ku si reer carore
@amiraqurux2872
@amiraqurux2872 3 жыл бұрын
indhahayga ilma buuxisay walalkay mcn 10 sano ma arag 5 sanana ma wada hadlin xanaaq baan ku kala maqanahay
@ilyazabdulkadirhussein9734
@ilyazabdulkadirhussein9734 3 жыл бұрын
Alla haku so dhaweeyo wll lagama maarmo wa garabee💪💪💪
@deqoisse9930
@deqoisse9930 3 жыл бұрын
Sorry walal wax fican maaha dad walalo ilaa intaas inay xanaq kukala maqnaada adiga raali gali wlalk karonaw cafis wediso aduunka lagu yahay walal shedanka allaha inkaqabto
@mokaafi6195
@mokaafi6195 3 жыл бұрын
Subxana lah ee walalo kala maqan intaas wa mucjise walalka raadi oo raaligeli hadad kaqaldantahay iyo hadii kalaba alaha iskukiin soodhaweyo
@ruweydaabdi4229
@ruweydaabdi4229 Жыл бұрын
Bismilaah abyo karoono please raalikalin sii waxuu yahaba ifka laku yahay wllaal
@ahmedboqol2981
@ahmedboqol2981 Жыл бұрын
Waxba ❌ Wabax ✅
@abdimohamedabdi4844
@abdimohamedabdi4844 Ай бұрын
WLH HEESTAN WAN JECLAHY
@bushraali2629
@bushraali2629 4 жыл бұрын
warkaga uun baa I Mara wajiaaga ii qurxoon waxyeelo iyo xumaan wadeeca kulama rabo
@abshirahmed4665
@abshirahmed4665 3 жыл бұрын
Waynaha unbaa laga baqaayoo Wadkunbaan waabeyninee jacayl wabaxx wuu noqdaa
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Wan jeclahay walalaheyga allow idaa hes mcn waye runti ♥️♥️
@bushraali2629
@bushraali2629 4 жыл бұрын
Walaal hadaanan ku arag nafteda wax baa ka dhiman wadnaha adiga ka maqan
@Abdirahman145
@Abdirahman145 11 ай бұрын
Quran online ah qofki rabo Welcome 🙏
@ruweydaabdi4229
@ruweydaabdi4229 Жыл бұрын
Waloo waqtika is guri Dunudu tahay waaya qoran Wanaagbaa laku socdaa
@somaliweyn4946
@somaliweyn4946 4 жыл бұрын
Fiska owguriya alif mabruk barakalah fikum inti wasojak wlc
@maryamaalaayaxafiidaamiin8749
@maryamaalaayaxafiidaamiin8749 2 жыл бұрын
Jacel wadax cilmi bodhari iyo hodan ayaladhaha jacel xada my iyo qeeye iyobleeylo haa yz yz yz
@abdirihmanbarre8545
@abdirihmanbarre8545 3 жыл бұрын
waa hees mcnfarxiyo fiska waataageeraa
@mohd7027
@mohd7027 5 жыл бұрын
Jacel igaa dheeh
@ahmedmukhtar6630
@ahmedmukhtar6630 9 ай бұрын
Wala hadan ku rag kuarg nafteyda waxa ba ka dhiman❤❤
@mohamedgure2138
@mohamedgure2138 7 ай бұрын
Farxiyo fiska legend waye
@farhioabdikadir3495
@farhioabdikadir3495 4 жыл бұрын
Wow 😍
@user-wq7eq5pg3t
@user-wq7eq5pg3t Жыл бұрын
Wll Adan kuarag nafteyda waxba kadiman wadnaha adiga kamaqan ❤❤❤❤❤
@abdimohamedabdi4844
@abdimohamedabdi4844 Ай бұрын
HEESTAN MADUQUOWDO WLH WA MACAAN
@naimocadey1595
@naimocadey1595 4 жыл бұрын
Fiska boqorada codka❤
@nimcoxasan3863
@nimcoxasan3863 2 жыл бұрын
Kabxa fadxiyo Turu💚🤍❤💯💯💯🙊
@abdisalamabdilahi4845
@abdisalamabdilahi4845 4 жыл бұрын
Wacad alle hees jiirta wayaan
@sataarkulmiye8292
@sataarkulmiye8292 2 жыл бұрын
Hees cajiib ah
@axmedmacalin7382
@axmedmacalin7382 5 ай бұрын
Hees xasuus igu leh😢😢😢
@Futuresompres
@Futuresompres 10 ай бұрын
18/September/23
@xabiibaaxmed8880
@xabiibaaxmed8880 4 жыл бұрын
😍😍😍
@deeqsiiciidmarino6612
@deeqsiiciidmarino6612 10 ай бұрын
Hees xazuuz igu leh ala maxan asxaab badan kuso xasuusto
@mahamedibrahim2927
@mahamedibrahim2927 3 жыл бұрын
warun wan kuhestaa
@abdifatahahmedabdiali9656
@abdifatahahmedabdiali9656 4 жыл бұрын
Gabadh Cod halaahsiya ah leh.
@AhmedMohamed-nv1pd
@AhmedMohamed-nv1pd 2 жыл бұрын
Cadi mahan
@abdiqadirabdikarim743
@abdiqadirabdikarim743 5 ай бұрын
Wabax ✅ Waxba ❌no
@zagalaxmed2926
@zagalaxmed2926 4 жыл бұрын
Asxan hees 👌👌👌👌👌😍😍😍
@fadumoak8579
@fadumoak8579 4 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@mohamuddahir7128
@mohamuddahir7128 10 ай бұрын
Fiska boqorada codka iyo heesaheeduba xasuus gaar ah bay igu leeyihiin
@aanahassan1209
@aanahassan1209 4 жыл бұрын
😘😘
@user-wn9rk1qm2l
@user-wn9rk1qm2l Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sakaakiwiilfilow6870
@sakaakiwiilfilow6870 5 жыл бұрын
Fiska🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nasmaalbi7526
@nasmaalbi7526 4 жыл бұрын
🌹💘💘
@hawabulhan4149
@hawabulhan4149 6 ай бұрын
Farxiya Fiska cod wanaagsan
@muusebiis618
@muusebiis618 2 жыл бұрын
Nag culus
@user-np2eh7uq6f
@user-np2eh7uq6f 11 ай бұрын
Wllow wan ka helay wlahi isoo badi
@user-lv1yd5js6s
@user-lv1yd5js6s 4 ай бұрын
Wwnaha. Lakgabaqa
@beerlullafondation9608
@beerlullafondation9608 Жыл бұрын
hees xasuus igu beertay BOQORTOOYO farxiyo fiska
@user-lv1yd5js6s
@user-lv1yd5js6s 4 ай бұрын
Hhhhhhh
@Hasan-ahmed2024
@Hasan-ahmed2024 8 ай бұрын
Absulante hees waa dhaafty
@mahamedibrahim2927
@mahamedibrahim2927 3 жыл бұрын
Wwww
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Warkaaga uun baa Imara
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 2 жыл бұрын
Waxyaha xiisa kumaran 💔😥💔
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
@@samiirasheeke9031 Lurkiiyo Wal Walkaa Ku Badan Waxyaha Xiisaa Ku Maran
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
@@TIKTOK4472 wll hadanan ku arag 🥺💔
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr 8 ай бұрын
Wajigaga iqurxoon
@fathilikalhonaho614
@fathilikalhonaho614 3 жыл бұрын
It is not waxba it is wabax
@MAHADMOHAMUUDOMARMAHAD-yw1sk
@MAHADMOHAMUUDOMARMAHAD-yw1sk 7 ай бұрын
Wabax maxaay ula jeeda sxb
@Aliibrahim-vx6gg
@Aliibrahim-vx6gg 7 ай бұрын
Hdukceamcu
@aanahassan1209
@aanahassan1209 4 жыл бұрын
😘😘
FARXIYA FISKA HEES CUSUB WALO WAKHTIGU IS GURO  OFFICIAL VIDEO
7:39
Abdifatah jaqo media
Рет қаралды 35 М.
farxiya fiska cilmi lyrics 2013.
7:41
Arbaz ciiltire
Рет қаралды 666 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 15 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 14 МЛН
SABRIIN MUUSE HEESTA!! DHAAYUHU $LYRICS
5:23
ZACK HUSSEIN
Рет қаралды 484 М.
HEES CUSUB DHULKA HOOYADEEY(XANFAR YARE) with LYRICS by SUGAL
6:19
SUGAL LYRICS
Рет қаралды 108 М.
FARXIYA FISKA HEESTII GAYAAN KABAN AAD U MACAAN 2019
5:58
Suldaan Studio
Рет қаралды 1,8 МЛН
FARXIYA FISKA "NIN XILQAADI KARAYOO"  LIVE STAGE OFFICIAL VIDEO HD 2015
5:53
Himilo Media production
Рет қаралды 879 М.
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,6 МЛН
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 649 М.
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 642 М.
FISKA 2017 HEESTA NABSI MUQAL SHIDAN
6:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 2,3 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 11 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,1 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 339 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 478 М.