No video

HEES CUSUB DHULKA HOOYADEEY(XANFAR YARE) with LYRICS by SUGAL

  Рет қаралды 109,669

SUGAL LYRICS

SUGAL LYRICS

Күн бұрын

Young.22k

Пікірлер: 47
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 жыл бұрын
Dhulka hooyadey waan jeclhy Dhaqashadisiye.💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴 I love you SOMALIA
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 5 жыл бұрын
Dhan kastoon ka dayo heestatani dhaxal gal weeyaane Marka aan dhegaysruu kalgacal igu dhammaadaaye Dhiiggaa I kacaa oo jidhkaa dhididku qooyaaye Boholyow dhulkii yaa dhoof u qabanaaya?
@omarbarre2759
@omarbarre2759 5 жыл бұрын
Dhuuxnay ereyadaadoo akhriye dhami akhyaartiiyee Waxna la isla dhigay meel dha'ley maanso dhidibkeeda Dhab inaad raggeedii tohood dhaadhi weyn tahaye ...................
@anabdini1936
@anabdini1936 4 жыл бұрын
War Axmadow fanaan miyaad tahay? Heestan maantan maqlay waan jeclaaday
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
@@anabdini1936 Walaal fannaan ma ihi. Fanka ehel baan u ahay. Markaa sidaad heesta u jeclaatay baan aniguna uga helay. Intaas yaree aan idhina waa suugaan maskaxdayda ka curatay oo aan kaga fal celiyay dareenkayga. Suugaanyahan waxaan u ahay Soomaali. Noolow adiguna walaal.
@saudahmohamed1437
@saudahmohamed1437 4 жыл бұрын
Eesh calaa hees!!!👌 wn ku noolahay dhulkeyga hooyo alxamdulillah allow nabad waarta nagu sii🤲❤🇸🇴 Sharafteena wixii dhuminayaan dhaafa leeyahaye Dhisa qaranka dheeliga ka jira dhidibada u taaga Dhexdiisaan ku noolaanayaan iilko ley dhigo'e🙌❤🇸🇴
@ZSOProductions
@ZSOProductions 4 жыл бұрын
Ninkan fanan weyo xaqiiq 💙
@bashicali5998
@bashicali5998 2 жыл бұрын
Mansha alaha wan ku nolahay dhulka hoyo xeraale galmudug
@kadraali9180
@kadraali9180 4 жыл бұрын
heestaan waxay igu soo dhacday bishi 12/2019i mar aan joogay joogay meel tuula ah oo ku taala meesha ay iska galaan galgaduud iyo xadka itoobiya oo la yiraahdo sheeg gaduud . dhul qurux badan oo cajiib ah waxaan ogaaday inaan dhulkeenu qani yahay dhan walba .
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 4 жыл бұрын
Wixii xasuus ah maskaxda ayay Mashquulisaa, tana waa xasuus kuu gooni ah qof walba sidaas oo kale waxbuu wax ku xasuustaa ku soo dhowoow channelka walashey @Cafiifa Ali
@fahiyamohamed4012
@fahiyamohamed4012 5 жыл бұрын
Ninkaan hadan dhagaysto fanaaniintii horaan soo xasuustaa wlee waa fanaan iyo badh
@faatimahawo1374
@faatimahawo1374 3 жыл бұрын
Barwaaqada dhex taal iyo nimcada waan kudhololaaye❤🎇
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
Ninkaan oo fanaanintii hore soo gaadhi lahaa wacdaro ayuu dhigi lahaa
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 4 жыл бұрын
Dhulka hooyo waan jcly dhamantantod wlhi somalia baan nahay alx❤️🤘😍
@liibaanxuseen8563
@liibaanxuseen8563 4 жыл бұрын
erayadii abwaan SHUBB
@iidmahir1744
@iidmahir1744 Жыл бұрын
Yaa sameeyay heestan
@idmanxasan1572
@idmanxasan1572 4 жыл бұрын
Alfanan da uud xanfr❤❤😍😍
@hassanyare9138
@hassanyare9138 4 жыл бұрын
dhisa qaranka dheelida ka jira dhidibada u taaga. Waa erayo aad dhaxal gal u ah daud xanfar waa mahadsanthy si fcn ayaa inoo baraarujisay dhalinteena dhageesi & ka dhaqaaqid uunbaa joognaa waqtigii aan ficil ku dari lahayn waa sugeenaa bal aan dhowrno xaal siduu noqdo.
@faaraxcabdulaahi3796
@faaraxcabdulaahi3796 4 жыл бұрын
Heestaan waahees qiimo badan waxaa sameeyay abwaan shube ilaahey cimriga haudheereeyo
@daauudburcaawi1151
@daauudburcaawi1151 2 жыл бұрын
Dalkayga waan joogaa hada alx allana haw naxariisto ajakas
@murti-meermedia5274
@murti-meermedia5274 5 жыл бұрын
Fanaan daa-uud xanfar daaxiibkay
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 4 жыл бұрын
Waxaa loo bahanyahy dhalinyaro in aan dalka sidaas u wanagsan aan kadhowrnaa wax waliba oo dhib ukeenaya
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 5 жыл бұрын
Dhaxal kayda iyo waa send aan iga dhammaanayne
@baahiye2479
@baahiye2479 3 жыл бұрын
Lyricska waa khalad ee soo sax
@xadiisguled9295
@xadiisguled9295 2 жыл бұрын
Abwan shube khayr alaha kusiiyo
@abdiwaliafrax9865
@abdiwaliafrax9865 Жыл бұрын
Hees iyo Badh
@baahiye2479
@baahiye2479 3 жыл бұрын
Ax markaad qurbaha kunooshahay heestani maxay kaa oohinaysaaa
@umubahja1508
@umubahja1508 3 жыл бұрын
Waxa daremi kari qof ku nool Michigan USA 🇺🇸
@uweysduuble8703
@uweysduuble8703 2 жыл бұрын
Dhuuniga cuntada laga helaa shaynaloo dhigine
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 4 жыл бұрын
Cajjib🇸🇴❤
@fadumanafta29
@fadumanafta29 4 жыл бұрын
@fadumanafta29
@fadumanafta29 4 жыл бұрын
❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@fadumanafta29
@fadumanafta29 4 жыл бұрын
Sharaf teyna waxii dhuminaya dhafan leyahay 💕💕💕💕💕💕❤️❤️💝💝💝💝💝💝💝👍👍
@sharmaarkemaxamed9401
@sharmaarkemaxamed9401 4 жыл бұрын
Sugal lyrics inta aydaan heesta oo qoraal wadata soo dhigin waxa idiinka fiican inaad soo fahantaan dhawaaqa heesta waayo Erayada Aad soo qoraysaan iyo kuwa uu fanaanku/hoobalku ku dhawaaqayaa isma laha weliba qaar badan baad wax kale qoraysaan Tusaale ahaan ""dhaantada Ciyaartiyo Wiglada la isu dhiidhiibo"" idinku waxaad qorteen """dhaantada Ciyaartiyo Higlada la isu dhiidhiibo""", Higladu (Higlo) waa geed dhirta ka mida idinkuna Ciyaartii fanaanku ku dhawaaqayey baad ka dhigteen😅😅 taasoo qudhana maahee lama Tirinkaro inta Eray ee Aad khaladeen waxaan Rajaynayaa inaad ifahanteen wixii dambena Aad iska sixidoontaan waad mahadsantihiin.
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 4 жыл бұрын
waad ku mahadsantahay, waan aragnay marka chanelka hal qof wax ma galiyo balse waan ka tashan doona inta la galin heesta thanks masuul!
@baahiye2479
@baahiye2479 3 жыл бұрын
Intaa kaliya waxbadan baa ka khaldan qoraalka waarun
@liibaanxuseen8563
@liibaanxuseen8563 4 жыл бұрын
lyrics-ka waad khaladay zxb iska sax gaar ahaa markuu leeyahay :- DHEXDIISAAN KU NOOLAANAYAA JEER GOD-LAYFHIGO'E . maaha dhexdiisaan kunoolaanayaa IIL-god lay dhigo ee waa JEER GODLAYDHIGO E .
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
waa runtaa liban hussein.
@cabdiraxmammacalin4090
@cabdiraxmammacalin4090 4 жыл бұрын
Lyricska wax badan baa ka khaldan lyrics sax ah yaa igu caawin
@bollahagi6941
@bollahagi6941 4 жыл бұрын
❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
hees aan jeclahay
@murti-meermedia5274
@murti-meermedia5274 5 жыл бұрын
Cajiib
@idmanxasan1572
@idmanxasan1572 4 жыл бұрын
Wwwwwww
@idmanxasan1572
@idmanxasan1572 4 жыл бұрын
Alya xisak
@abditara4343
@abditara4343 3 жыл бұрын
😍
MAXAMED BK 2017 HEESTII SANADKA DHULKA SOCO IN KUGU FILAN
6:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
ISMAACIIL AARKA KOOS QAACI DAYAX BAND 2020
7:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 22 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 36 МЛН
HEESTII (JACEYL WABAX WUU NOQDAA) FARXIYA FISKA with LYRICS
6:57
SUGAL LYRICS
Рет қаралды 380 М.
HEESTII (ADUN BAA DARAADAA) ABDIJABAAR AL-KHALIIJI
4:21
SUGAL LYRICS
Рет қаралды 807 М.
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Xanfar Yare - Nacab jaceyl (Kaban)
5:54
King Production
Рет қаралды 427 М.
KOOXDII BADA CAS DAAUD XANFAR - CALOLYOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:55
daa,uud xanfar HEESTII: hayga goyn naruurada LYRICS
6:41
jibo qaraami media
Рет қаралды 170 М.
Hees cusub Dhameeys qurux - Daud Xanfar
5:49
Tvwaagacusub
Рет қаралды 3,8 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 22 МЛН