Heestii Nafjacayl Bastedan Bogsiiya Iyo Barwaaqo Qalanjo 2014

  Рет қаралды 1,105,701

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 616
@nacimayusuf1532
@nacimayusuf1532 2 жыл бұрын
6jeer ban ku ceeshtay heestan oh ya jacayl🥺2021 21october ban isku mawelinaya hadad iga danbayso lekta dhac ku si😘
@starry5275
@starry5275 6 жыл бұрын
Haduu jacayl dhaba ku hayo Walee dhagaysiga barwaqo qalanjo heesaheda laga Gartaa Allow gacaliyahayga iidhowr meelkastoon kala joogno kuwo aan is hilmamin naga wada yeel Dhaman intii is jecel 😍
@MOHAMEDABDI_01
@MOHAMEDABDI_01 4 жыл бұрын
Aamiin Sharaf
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin 🤲
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 2 жыл бұрын
Amiin inshalah farxad warta kuwada noolada 😍💗💗💗🤲
@sihaamabdilahi4041
@sihaamabdilahi4041 Жыл бұрын
5sano kadib ma wda jogtan hada gcaliyahaga 😢❤
@AbdirahmaanahmadhassanJaamuus
@AbdirahmaanahmadhassanJaamuus Ай бұрын
6sano kadib ma wada joog taaan jacaylkaagi❤
@mssfazzna5971
@mssfazzna5971 4 жыл бұрын
Caloosha ayaa i xanuuntey markan heestan dhageestey wana ilmeeyay xata ma garanaayo saacada inteey tahay iyo taariqda intee marayso axxx ani hada jaceel ima haayo lkn jaceel wan soo marey wana dareema marku dhab yahay wax ka macaan jiro😭😭😭
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Sidoo kale why🙈😪😫😰😅
@mssfazzna5971
@mssfazzna5971 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 Hada maa dhageesanee adne😂 Sanad aya kasoo wareegtey ani marka soo qorey qoralkan😎
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@mssfazzna5971 sharafey bisha aad qoralka soo qortey bisheedii ban ana dhegeysanayey 🤦‍♀️😂😂😂🙄4 November 2020
@mustafeasad8546
@mustafeasad8546 3 жыл бұрын
Wax ka mcn qofad jcshahay markaa waydo
@hafzahussain8136
@hafzahussain8136 2 жыл бұрын
Anna imnkaan dhagysanayaa 🥲
@zunaarimavio
@zunaarimavio 2 ай бұрын
bogta igu talla ma midaan bugsoon baa 💔🥹 17/6/2024hadaad igadanbesoo asc wll janada ino ballan 👏🤝😭
@fahmocisman1134
@fahmocisman1134 3 ай бұрын
Qalbigeyguna ha ka dheeraan buu udikaamayaa damiirkuna ha isbahdilin buu ileeyahey 😌❤️‍🔥🔥
@ciiltira10
@ciiltira10 Жыл бұрын
Waxaan rajenayaa dib inaa uarki doono qoraalkan anoo faraxsan allow ii sahal waxaa rabo insha allh😇🥲💔
@somaliyameni202
@somaliyameni202 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 3 ай бұрын
Hada see tahay wlo qali
@Yaasir_Yaaska
@Yaasir_Yaaska 4 жыл бұрын
Waa habeen Khamiisa 4/6/2020 Qof aad aragiisa aad ubukoonayso adna belo-ku arka. Wax kasta oo kusoo mara waa laga noolada...R💔
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 8 ай бұрын
2024 childhood memories 😌🫶🏻
@muztaqqinhassan
@muztaqqinhassan 4 ай бұрын
😢❤
@zunaarimavio
@zunaarimavio 2 ай бұрын
17/6 aan jogaah 😢😢😢😢
@fadumoyusufsayid
@fadumoyusufsayid 2 ай бұрын
​@@zunaarimavio boholyowga iyi xiisuhu ma midan ba ayn baa😢
@miredeeq5469
@miredeeq5469 3 жыл бұрын
Waxn daawaday maalinkay soo baxady wax micno saa usiiwayn iimay samayna 2019 ayay ahyd jacaylkan koortuu igu habsady ilaa iyo caawa 2020/10/20 ♥️💯
@cartoonsomali3524
@cartoonsomali3524 4 жыл бұрын
Qof kii ilaahay kabaqayaa like ha saaro
@omaralimohammed3068
@omaralimohammed3068 4 жыл бұрын
hadad illahay ka baqayso heesta ma dhegaysateen hno
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@omaralimohammed3068 waar waa like raadis kan xoola ahi😂😂
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Hadanan ilaahy kabaqayn maadan kabaqan neefow😂😂
@mohacadnaan9081
@mohacadnaan9081 3 жыл бұрын
Heestaan wxaan dhagaystay 2015 waa markii aan ogaaday inuu waxa ihaya jacayl yahay lkiiin qisada heesta waxay igu dhacday 2017 waxayn isoo xasuusisay caaawo gabadhaan jeclaaa oo hada ah hooyo caruur haysta ilaahay ha udhowreee mana rabo inaan halkaan kaxuso😥🥰❣ wxii kadanbeeyay 17 waxaan jelayay kahelitaan bay ahayd wali wxaan ku hilmaamo imasoo marin
@israqurux7327
@israqurux7327 3 жыл бұрын
😭😫
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 5 жыл бұрын
2019__2020 Thursday__ night ayaan dhagaysanayaa kama daalllo ilaa hada jacaylkii 2014kii igu dhacay wali kuma guulaysan lakiin rajo kunool ahay iso duceeya walaal 😓😓😭😭😭
@hanadahmad1332
@hanadahmad1332 4 жыл бұрын
Ana axad oo mnta bn dhgeysanayaaa
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 4 жыл бұрын
@@hanadahmad1332 Haaa bhh
@ugbaadmalpoh670
@ugbaadmalpoh670 4 жыл бұрын
Jacayl oo xaal qado😂
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waa dkaguulaysan waayaha usamr khayrban kuu rajaynayaa
@aminatarawil7055
@aminatarawil7055 4 жыл бұрын
@@ugbaadmalpoh6707 77
@yuyusnob8059
@yuyusnob8059 5 жыл бұрын
inta nabi muxmed csw jecel ii like greeya
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Heesku wuu 8 gu' jirsaday, muddo haatan 3 sanno laga joogo ayaan nin aannu asxaab nahay iisoodiray isagoo ka hadlaaya inta arkay, Guuleed Kooshin ayuu ahaa. Xilligaas illaa hadda wallaahi hees ka firfircoon cod iyo muudh ahaanna ka toolmoon maanan arag, Barwaaqo Qalanjo badda ayay kasoo saartay intaan malaha.🌎🙋
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Aad wll waa hees iyo badh💯
@aniizamohamed8664
@aniizamohamed8664 4 жыл бұрын
2020 sacadu 4:19 jcyl xun ba i haya ilin ba iga socoda 💔😭😭😭😭
@romanioboy9725
@romanioboy9725 4 жыл бұрын
😢marwalban xasuusto gbadhan jeclahy heestan dhagaysta wahel ii tahy
@mokhoibro5035
@mokhoibro5035 4 жыл бұрын
Markaa sidaan kaaga caawina
@mursihaibe9302
@mursihaibe9302 4 жыл бұрын
Yuu kuu haya
@cawofangase4146
@cawofangase4146 4 жыл бұрын
Allaha calaf hakugu daaro
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 3 жыл бұрын
Waxan filayaa waad karoontahay imika wll🤞🏽
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Cawa dhan KZbin aa dhex waregayay😢 Waxana radinnayay hees xalada hada Ku jirro ka hadlysaa 😢😢 ax heestnn Cawaa herka an.joogo ayay ka hadlysaa Allaw naaf wax jeceyl dhiib badnaaaaa😢😢 Jeceyl waa dhafii lahabee mid aa ii xidhxidhty😢 Hadaanaa ii ogyeeeen😢😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@minhaajmataan6165
@minhaajmataan6165 2 жыл бұрын
Weli ma u xirxiranthy mise
@hassansharif1263
@hassansharif1263 Жыл бұрын
😢😢
@safaa.w123
@safaa.w123 Жыл бұрын
Ax waan dareemi kara xalada aad marka ku jirtay😥
@kawtharmahamud5452
@kawtharmahamud5452 3 жыл бұрын
Buugii sirta ahaa waxan badanku haystaba aakhirkii butaacada bishimuhu adkayn waa ka baxsaday afkaygiii 2December 2020 Arbaca
@farihaubah6916
@farihaubah6916 3 жыл бұрын
21.12.2020 2:18 isnin
@izmaaciilfabinho5823
@izmaaciilfabinho5823 5 жыл бұрын
2019 yaadawanoyo like saar
@ibrahimmire981
@ibrahimmire981 Жыл бұрын
Xasuusaha qaar ma dhamaadan, waxad is odhan waqti dheer ba kaso wareegay se waxay kula noqon shalay. Waxad arki wax kasta oo is badaley, sidii hore aad ku taqneena aheen. Still listening 🎶 2023
@abdikarimyasin4003
@abdikarimyasin4003 4 жыл бұрын
Boogtan igu taala ma midan bogsoonba baqanweyday ruuxdaniye nafatadani ma biima waa hees xasuus iigara leh 2020/4/3 waan jeclahy heeskan😥😥❤💯
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle 3 жыл бұрын
😓😓
@cawofangase4146
@cawofangase4146 4 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasusta wakhti caajiba wiil ayan said isku jeclayn iyamo ka diib aya gabdh lagu daray anikana sanado muruugo ah ban ku jiiray isla wakhtiga aya heestani so baxday sii an caadi ahyn ba u dhagaysan jiiray wiilki gabdhi dhawan kala tageen wlhi sidi ban u jeclahy hada wu ila hadla illahow calaf igu daar aamin iso qora
@kifaaxcabdulahi8755
@kifaaxcabdulahi8755 3 жыл бұрын
Aamin abaayo allha isku kiin barakeeya
@nimcomohamedabdi8885
@nimcomohamedabdi8885 3 жыл бұрын
aamiin abaayo
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 Жыл бұрын
After 2 years ma is hesheen abyo
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 2 жыл бұрын
Naf jacayl besteedoo Bugta Awadaa baan…..😢 7/9/22💔
@MadarAbdi
@MadarAbdi 4 ай бұрын
😢
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
Old is gold 🥇 heestaan waxan dhageysanaya habeen aan iska degenahay sacada 10:48 🕓 taariikdu ay tahay 26/02/2023 🥺Boholyowga xiisuhu ma midaan ba'aynbaa baaqiyo galgacaladuu ma wax laygu beeraa 💔❤️‍🩹
@gobeyhajji4781
@gobeyhajji4781 Жыл бұрын
23/06/2023.
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 11 ай бұрын
27/09/2023/6:45pm
@amo6188
@amo6188 Жыл бұрын
Poogta igu taaallaaa ma mid aaan ba'ynbaa 🥺 waa hees ay nafteeda iyo qabiilkeeda kaga hadlayso
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 4 жыл бұрын
Heestan anigo dhagaysanaya 2014 oo jooga madaarka hargeisa ayaa layso sheegay inuu adeerkay gaadhi ku jidhay star group of Company ee calamadaha xasuus wayn bay igu ledahay heestan allaw ku naxriiso adeero😭😭
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto qabrigana alle haw wasiciyo janooyinkisana alle hku casuumo
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 2 жыл бұрын
@@asmamohamedmahamoud7393 ameen wllo
@nimcocawaale5266
@nimcocawaale5266 2 жыл бұрын
Heestaan Jacyl jacyl baan ku dareemay runtii/16/4/ 2022 Ayaan dhegysanyaa♥️😢
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 2 жыл бұрын
Naftaydani ma biimaa Beryo kaan jacayl dhaba barashada wadaagnoow 😭😭😭😭💔
@ifrahali530
@ifrahali530 4 жыл бұрын
Naf jacayl bastedo bukta awadaaban wali wali bogsiiyaa 😭😭😭 heestani qiiray igalisaa😔 markad qofaan kurabin sugayso 😢
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 Жыл бұрын
Hees aan dugobayn inta qof bini adami nolyahay hees run qalbiga u tabanaysa 3/14/2023
@libanabdullahi7728
@libanabdullahi7728 10 жыл бұрын
Nice afkkaga Caano Lagu qabey ---- Nafteydani ma biimaa----- kun jeer hambalyo Barwaaqo -- you are now my favorite female singer ----- Bushimuhu adkeyn waa ka baxsadey afkey --- I feel you sis---
@abdeeqyare5502
@abdeeqyare5502 10 жыл бұрын
Wwwww waa Hees aad u macaan waliba ani isaameysay dhagaysigeedana kama xiiso dhigo habeen dhan ayaan hurdo u seegay ku cel ceshida heestan. Qalanjo waad iga qiiraysiisisay am yours...
@foozihargeysaawi4501
@foozihargeysaawi4501 5 жыл бұрын
Ugbaad oo aan aduunka ugu jecelahay oo safar ugu baxday burco Ayaa saaka ii soo dirtey heestan oo iyadu ay qaadayso runtii ilaa imika meel aan joogo ma garanayo
@amalhassan7065
@amalhassan7065 4 жыл бұрын
Ha noolaado jacaylka dhabta ah
@mohamedhistari7787
@mohamedhistari7787 4 жыл бұрын
Wallahi waa gabar qurux badan ,laakiin si gaarra loo takooray ax yaa barwaaqo qalanjo , soomaalidaa dhaqan iyo wax laga yimiday daba taagan , horre yaa barwaaaqo
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 3 жыл бұрын
💔💔💔😭😭😭😭 marxaald aduun tii ugu xumeyd ayaa dusha ii saaran jaceyl muxu idhaawacay😭😭😭😭
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 Жыл бұрын
Qalbi dhaya wad heli huunno
@rahmahassankhy
@rahmahassankhy Жыл бұрын
hada ma bogsotey huno 😢
@tamirjamal2020
@tamirjamal2020 2 жыл бұрын
Boogta igu talla ma mid an bogsoonba Bogon weydey ruuxdani nafteydani ma biima Kama dallo heestan🥺❤
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
Walle hees xasus jacayl ku galinaysa after 6 years yaa dawanaya ila buka💔😭💔😭💔🤫🙏😎😎😎😎
@Beaquen
@Beaquen 6 жыл бұрын
Ax buugi sirta ahaa waxan badanka hystab 2018 barwaqo qalanjo 😍😘
@sakisalah6554
@sakisalah6554 6 жыл бұрын
Munira Ali Waa kaa xada
@khadarshiine7524
@khadarshiine7524 Жыл бұрын
After four years
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
xasuuuus qiimeleh 2014 suudaan ilaa traaapolis ninkii shidan jiray heestan like saara
@abdiqafarilyaas1428
@abdiqafarilyaas1428 3 жыл бұрын
Buugii sirtaha wxn badan ku haystaba aqirkii butacada bishimuhu adkayn waa alahyow labta no bogsii amin
@badrauk6940
@badrauk6940 Жыл бұрын
Hestan tan iyo barigii ay soo baxday wan dhagaysanyaa💔😭
@ibrahimsaid1486
@ibrahimsaid1486 9 жыл бұрын
mandha allh. barwaqo. cod macan. qurux. alla yacizak. quruxda. alle. haku siyadiyo wll il xun kuma aragto I'm ur fans
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 10 жыл бұрын
Barwaaqo groupkay mar latimi way ka mudh tidhi, heesteedan iyo heesta naf wax jecel sii dhib maaha iyo heesta kale ee xogtayda maadan hayn. 3duba waxay noqdeen heeso hirgalay oo weliba very romantic ah. SMS music ga uu tumo iyo codka qalanjo waa laysu sameeyey. Guud ahaan yadu waa hormuudka yada inanta kale iyo inanka beeroof. Inta kale naf maleh.
@shabazmshabaz4366
@shabazmshabaz4366 7 жыл бұрын
Yusuf Jama
@qalbideeqa4974
@qalbideeqa4974 8 жыл бұрын
aaaaaaaaaax wlhi ilinba igu so istaagtay markan dhagaystay heestan waayo way I qusaysaa
@mohamedabuabdulah5436
@mohamedabuabdulah5436 4 жыл бұрын
Waad ka nooshahay iminka filayaa 2020
@calicabdicawil7241
@calicabdicawil7241 4 жыл бұрын
kkk waxan ka yaabay dadka xusuus ayey ku wada leeday heestani marka waxan idinleeyey qofkastaa waayihiisa laabta ha ku haysto anagu hadaanu kaayaga sheegno waydun yaabiye
@nimcoabdirahman979
@nimcoabdirahman979 3 жыл бұрын
😀😀
@HamdkI
@HamdkI 28 күн бұрын
Masha allaah waa gabar aad i qurux badan
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 28 күн бұрын
Finally illahy waa kaso hadeyey
@rahmafathi
@rahmafathi Жыл бұрын
Ax jacaylow hestan wxn dhgayznya 2/19/2023 like ha ila dhafin hda iga dampyzo❤😭
@samiracumar9562
@samiracumar9562 Жыл бұрын
🥺❤😭
@cabdiqaadirmaxamuud633
@cabdiqaadirmaxamuud633 10 жыл бұрын
Biqorada ama xidigada codka dareenka badan ...wali man arag adoo kale jiro joog ..i am .your supporter ..
@abdirahmannasirabdirahman8634
@abdirahmannasirabdirahman8634 4 жыл бұрын
Heestan Qisadeeda 3 sano ka hor waxaa iiga zheekeyay Abwaanka heesta sameyay MacaLin abwaan ahmed xaaji siciid ||Gabax|| Waxay Qisadu Ku dhacday Barwaaqo QaLanjo . Sidaaso ay Tahay Waxa uu abwaanku Ka Sameeeyay Qisadaas Heestan 💉❤🥀
@sagalali3067
@sagalali3067 Жыл бұрын
Mahasanid❤❤❤❤
@abdiaziizofficial9669
@abdiaziizofficial9669 4 жыл бұрын
ax damqazhay BurQanayaaan 😭waaa 10/01/2020////15:17 glabnimoH 2014______2020 still waaan daawanayaH
@daahirabiip7927
@daahirabiip7927 2 жыл бұрын
Hees qaali ah waandhagaysanayaa 29/3/2022cidii daawanaysaay ismuuji 💔💔💔❤❤❤
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 2 жыл бұрын
Wooow oo hadana wooow ♥️❤️♥️❤️♥️Every one who's still Vibing this song come here 👇
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 4 ай бұрын
Way hees dhafty tani 4 sano ku dhawd ban dhagysnyah kama dalo wlhi❤❤
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
Wxn wada dhagesan jirnay walalahy mcn Nimco basro io bagax 19:20 21/11/2022 Cawana wxn isla dhagesanena wlshy mcn basro 🥺❤
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 3 жыл бұрын
Dhagaysanaya 29 may 2021❤️
@abdirzakkaahin4920
@abdirzakkaahin4920 7 жыл бұрын
heestan waxan ku xasuusta maalmo qaliya oo nolasheyda dib u soo mari doonin inta badan marka safarka lagu jiro wax walba way ku dhadhamayaan sheeko hadey tahy iyo cuno iyo saaxibtimaba
@kamasaaresantosriyo526
@kamasaaresantosriyo526 7 жыл бұрын
Abdirazak Hassan .
@samaramosa1143
@samaramosa1143 7 жыл бұрын
kama saare Santos Riyo ج
@samaramosa1143
@samaramosa1143 7 жыл бұрын
kama saare Santos Riyo زط
@samaramosa1143
@samaramosa1143 7 жыл бұрын
kama saare Santos Riyo ت
@dahirhaashi2798
@dahirhaashi2798 6 жыл бұрын
Samara Mosa
@ashakurali4596
@ashakurali4596 2 жыл бұрын
qofkasta hadii la wareesan lahaa waxaa qaali noqon lahaa tiishka ama softiga ilmada la iskaga tiro broken 2018 and still crying 2022 😭😭😭
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 Жыл бұрын
😥🥺
@hassansharif1263
@hassansharif1263 Жыл бұрын
😢😢😢
@safaa.w123
@safaa.w123 Жыл бұрын
😥😥
@MaariyoT8384
@MaariyoT8384 Ай бұрын
13/8/2024 in Germany hestan wa hesaha an ka darling dhagesigoda😢
@AYsar.official
@AYsar.official 4 жыл бұрын
6sano kahor iLaa Hda mrna kamadaLo Heestaa
@abd7ili993
@abd7ili993 6 жыл бұрын
aaax 2016 ilaa 2015 kii ayuu jacayl adag ila soo darsay kadib markay ay idiiday heestan heesahasn sixun ugu dul naxay bay ahayd maantana 2018 bishii koobaad 2 deedii ooh xusuus
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
Nin adayg Dhimbiilihiisa iska badan zhp
@zalmaahmed1797
@zalmaahmed1797 5 жыл бұрын
abd7 il[i]9 wlhi wakhtigaa nolozhan nacay 2015 illaa2016 heeztan mar walpa wn ku zoo celcelin jiry kula mid ahaa wagaa xazuuz igu qaaliya igu ledahay
@marwodumar3316
@marwodumar3316 5 жыл бұрын
Eesh calaa erayo
@rahmafathi
@rahmafathi Жыл бұрын
@@zalmaahmed1797 😭❤
@xubidaud227
@xubidaud227 6 жыл бұрын
Heestan waa heesta kale aan ilawin eraydad dhagaysdan 2014 iga danbays cawa ii xigta 23/7/2018
@somalistarfunny3744
@somalistarfunny3744 6 жыл бұрын
xubi daud kkk
@qurayshaaxmed2512
@qurayshaaxmed2512 4 жыл бұрын
2020 bishii afrad 23keedii ayaan isku mawelinayaa heestan cawa 😭😭😭
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 2 жыл бұрын
Magaci wlshay qureesho axmed ayaad wadataa waan ku salamay
@nimcohasan3553
@nimcohasan3553 3 жыл бұрын
November 2020 who’s still watching 😩
@poetrymeditation485
@poetrymeditation485 10 жыл бұрын
hi guse my name is muket abrham .iam eritrean and iam living in sweden. i dont now this song is takes my heart but idont now the meaning but i like the song iam always listen that song of somalia please tell me the meaning !!!!! but even idont the meaning ilove the song!!!!!!!! as all somalian is my friends so go ahead isaid the singers!!!!!!!!!!! thank you one of your supporter eritrean from sweden muket abrham!!!!!!!!!!
@anasbahalooz
@anasbahalooz 10 жыл бұрын
Good bro
@anasbahalooz
@anasbahalooz 10 жыл бұрын
Good bro
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 10 жыл бұрын
To translate this song will take to get the lyrics first then to translate. but one this i can tell you now is the singer is called Barwaaqo Qalanjo she carries two beautiful names lol, Barwaaqo which means prosperity and Qalanjo which means gorgeous. and she deserves that. anyways this is a love song.
@poetrymeditation485
@poetrymeditation485 10 жыл бұрын
thank you abdirahman bro for your transulate for that lovely song of somalian ladies!!!!!!!! this is from muket abrham eritrean from sweden!!!!!!!
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Abdirahman Siyaasi si fcn ayaad ugu faah faahfahisay ,
@faadumocali4426
@faadumocali4426 Жыл бұрын
Wax kugu dhaca qalpigu jabaa ugu xun 💔💔
@nezimz6794
@nezimz6794 2 жыл бұрын
Beryo kaan jacayl dhaba barashada wadagnow naf jacayl bestedo bukta awadaban weli weli bogsiiya 10sanno xasuus ayan la noolahay 2012 😭2022
@goalscorer6475
@goalscorer6475 Жыл бұрын
Sorry wakhti dheer weeyaan hore uga soco Insha Allah
@HasanAbdirahman-d9d
@HasanAbdirahman-d9d 3 ай бұрын
Chil hoood from hargeisa kunfur somalia old ist gold 20 14 xusuus
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 5 жыл бұрын
5/7-2019 ayaan dhagaysanayaa axyaa heees ❤❤❤❤
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan 3 жыл бұрын
Boholyowga xiisuhu Ma midaan ba'ayn baa Baaqiyo kalgacaladu Ma wax laygu beeraa Boogta igu taalaa Ma midaan bogsoon baa Baqan wayday ruuxduye Naftaydani ma biimaa? Beryo kaan jacayl dhaba Barashada wadaagnoow Naf jacayl besteeedooo Bugta aawadaa baan Weli weli bogsiiyaaa.! Buda araga dhaayuhu Bilicdaada goornaba Marna kama bogtaanoo Damshaqay burqanayaan Buugii sirta ahaa Waxan badan ku haystaba Aakhirkii butaacada Bishimuhu adkayn waa Ka baxsaday afkaygiii Beryo kaan jacayl dhaba Barashada wadaagnoow Naf jacayl besteedooo Bugta aawadaa baan Weli weli bogsiiyaaa.!!! Erayo, laxan cod, iyo music cajiib ah baa heestan ku wada dhacay.
@abdizmethabdirhman2501
@abdizmethabdirhman2501 Жыл бұрын
Ereyada Heestu Waa wax Kale ❤️
@somalistories5037
@somalistories5037 5 жыл бұрын
Heestan anigoo Tripoli jooga 2014kii ayaan maalin meherad Internet anigoo ku jira dhegaystay kadib mar intaan dhamaystay ayuu mar labaadkii iyadoo ii socota ayay lacagti iga dhamaatay, kadib maalintii ayaa iigu war danbaysay lacag danbe oo aan ku dhegaystana maan helin. Maantaa iigu xigta dhegaysigeeda waxaa kasoo wareegay ku dhawaad 5 sanno laakiin 1 sano oo keliya ayaa la moodaa, wakhtigu wuu cararayaa
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Alle cfmd io cimri dher haku siyo wllky waqtigu wa ordaya wlhi
@somalistories5037
@somalistories5037 2 жыл бұрын
@@mariamelmiofficial7541 thank you wllo.😍
@Yahye.QaysMustafe
@Yahye.QaysMustafe 8 ай бұрын
Pro. Xagee joogtaaa
@kingkhalidnurre
@kingkhalidnurre 9 жыл бұрын
Baryo kaan jaceyl Dhaba Caadi mahan Barwaqo Cadey
@mohamedelmi7524
@mohamedelmi7524 4 жыл бұрын
My favourite song and singer🌹😘 BARWAQO
@akm4505
@akm4505 3 жыл бұрын
My bea’s favorite song Hamda jano ❤️
@slandbuuhoodle8378
@slandbuuhoodle8378 8 жыл бұрын
magac been ma baxo wale ilaahay qurux waa u dhameeyay
@khadijacisman522
@khadijacisman522 7 жыл бұрын
wwwwwwww
@mahamuudsalah4481
@mahamuudsalah4481 7 жыл бұрын
google
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 6 жыл бұрын
Buuhoodle somalia
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
@@darwiishboy6524 af qashuush ahaa Somaliland aragtaye maxaad odhan ma indhaad wax kaga goyn 👊👊VIVA Jamhuriyadda Nabadda Somaliland
@Ahmett_HacHi
@Ahmett_HacHi 4 ай бұрын
Naftydani ma biimaa Hadan Isheyda Biyo Ku OgaHy Wan ILmeyn LaHaa 😢❤
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 3 жыл бұрын
Kama daalo samirbaya iquusisaa heestan 😢😢 2020/20/12
@mounaahmed3753
@mounaahmed3753 6 жыл бұрын
Heskan ya weli dhageysanaya🤗🤗
@nalkanalka3442
@nalkanalka3442 5 жыл бұрын
2019/1/16
@craxmaanaadan3905
@craxmaanaadan3905 8 жыл бұрын
walaal barwaaqo waxaan kugula talin lahaa inaad ku biirtid xidigaha geeska si aad xoog ugu soo shaacbaxdid
@saynanfilimsvlogs1608
@saynanfilimsvlogs1608 3 жыл бұрын
Inta iga dambaysaaY jaceyl ha aminina😰😰😭😭
@fadxiahm3th844
@fadxiahm3th844 Жыл бұрын
Old is a Gold Heestan wa markii iigu horaysay dhagaysto 20/9/2023
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
Boogtan igu talaa ma midaan bogsoon baa bogon weyday ruuxdani nafteydani ma bimaa baryaba kaan jaceyl dhaba barashada wadagno naf jaceyl bestedoo bogta aan wadayo wali wali bogsiyaa 😭🤴🏻🥺 Heestan sì gaar ah ayee I tabanesaa Waxaanba u maleyaa inee aniga igu socoto 💔🤦‍♀️😭
@shamsocali6130
@shamsocali6130 2 жыл бұрын
Beryo kaan jaceyl dhaba barashada wadaagnoow naf jaceyl bastedoo bugta aawadaa baan wali wali bogsiyaa
@Ayni88
@Ayni88 3 ай бұрын
2024 chilhood memories bay ahayd heestani❤
@samirbadan6053
@samirbadan6053 2 жыл бұрын
1/1/2020wakhti Xasuus IGa Mudan an Waligy Ilwayn😰😰😰💔Buugi Sirta aha Wxn Badan ku Hayztba Akhirki Butacda Bishimuhu adkyn wa Ka Bxsde afkygii😰
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 жыл бұрын
YAa dawanaya heestan 2019 like ii saar wll
@siidkaumada8412
@siidkaumada8412 4 жыл бұрын
Waa sax lkn waxaa daremi karo qofkii nololshisa lkn anga wn hysaatA
@beerlula8731
@beerlula8731 5 жыл бұрын
Ax wlhi 2017 dhegsan jiry hd dhegysot wa ilmya. 😭😭😭😭
@abdifatahmohamettisse5028
@abdifatahmohamettisse5028 10 жыл бұрын
Run ahaanti hestaani waa hees aad u qima badan walibo ani ahaan I saameysay qalanjo noloow walaal
@ahmedabdiibrahim4127
@ahmedabdiibrahim4127 6 жыл бұрын
Wow beautiful lady n sweetest voice mashallah I like it! This Song is very cool never tired to listen it
@qalbinuura8565
@qalbinuura8565 3 жыл бұрын
Jqnàaà
@Gayaanhayebe
@Gayaanhayebe 2 жыл бұрын
p
@Gayaanhayebe
@Gayaanhayebe 2 жыл бұрын
qqqq1q11
@Gayaanhayebe
@Gayaanhayebe 2 жыл бұрын
mm
@hudaaabshir868
@hudaaabshir868 8 ай бұрын
​😢😢😢
@wacansheekh5234
@wacansheekh5234 4 жыл бұрын
2020 ayaa ila dhagy sanaya
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
Sweet stylish and enjoyable in every way all the best barwaaqo
@boardgaming1168
@boardgaming1168 2 жыл бұрын
Ana waan la dhuubtay Adna waad idhibaysa😭 Dhib ma leh laba adoon baynu nahay😭😭😭
@fagaare
@fagaare 4 жыл бұрын
Erayada heesta: Abwaan Axmed Gabax. Codka:Barqaaqo Qalanjo. Music:Saxardiid Maxamed Saxardiid.
@abdiwelikhanyare4289
@abdiwelikhanyare4289 4 жыл бұрын
Jaceyl ninki xanunkisa arkaa garankara un Wa haben axad ah 05/04/2020 Qofa aragisa u bukoneyso asne bala ku arka💔 dhacda kasta adanaha wa so marta wana laga nolanaya hadane alxm wa ka nolahay
@maryamasaleban-cb4bb
@maryamasaleban-cb4bb 2 ай бұрын
waxan rajaynayaa in jaceyl igu dhaco si aan utijaabiyo xanuunkiisa la sheego si aan ugusoo biiro team calacal in.allah🤤💔 after 10 years 06/19/2024 09:56 pm hadad iga dambayso like ❤💋
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
2014 habeen kay so baxad tv hncbl baan kadaawady ano jecl daran ihayo alx hada wan boqsady
@ZakarieMohamedmacow
@ZakarieMohamedmacow 28 күн бұрын
Inta soo raadisay kadib markey fanka ka baxday😅😂✌️
@ckabahajaylka5724
@ckabahajaylka5724 9 жыл бұрын
kkkkk nice song waxaan umalynayaa inay aniga iga turjumayso
@ifraahdhiif7684
@ifraahdhiif7684 5 жыл бұрын
2019/9/07 calacalkinaaaa aqrinoyaaa😁💯🥰 beryo kaan jcyl dhaba brshda wadaaagnoo😭
@jaafartabaja1837
@jaafartabaja1837 10 жыл бұрын
nice song barwaaqo cod iyo laxan iyo erayo ayaa ku dhacay heestaa
Barwaaqo Qalanjo iyo heestii (XOGTAYDA) 2014
6:49
SomaliNewMusic
Рет қаралды 627 М.
Heesta Sanadka Cusub Codki Safwan Halac & Qadan Steyle HD
5:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,4 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 100 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 50 МЛН
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,7 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 163 М.
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,8 МЛН
YURUB GEENYO 2020 | HEES CUSUB | MACAAN WEHEL KAYGII NOQO
7:07
Mio Music Tube
Рет қаралды 546 М.
BARWAAQO QALANJO 2017 HEESTA DHAB KA SHEEG JACAYLKA
6:00
Waqal WStudío
Рет қаралды 723 М.
*Barwaaqo Qalanjo - Boholyow
6:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 130 М.
BARWAAQO QALANJO SIDEEN KAAGA CUUDIYAA COLKAN XIDIGAHA GEESKA SHOW 2019
9:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
Garta muruqa laba suul -Farxiya  Fiska And Abdi Qaboojiye New Song
12:56
Somalia Somalibaa leh
Рет қаралды 257 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 100 МЛН