HEESTII QARNIGA: SAFIYA TUSMO & ABDIWALI SAYIDKA 2020

  Рет қаралды 14,515

SONNA PRODUCTION

SONNA PRODUCTION

Күн бұрын

HEES KA TARJUMAYSA AHMIYADA ILAALINTA JACAYLKA

Пікірлер: 23
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 4 жыл бұрын
Intii erayadayda iyo laxankayga ka heshay abwaan ahaan liketa hylla dhaafin waanan salaamaya labadayda fanaan iyo Sona production 🙏🙏🙏
@drmask2703
@drmask2703 4 жыл бұрын
Nabi Nuux ayaan xusuustay (CS), Ina Aw-Ciisow
@drmask2703
@drmask2703 4 жыл бұрын
Xaga Erayada Huryo AHUN ayaa adeer kuuba ahaayoo Bal tanba qor inaad gaadhsiiso ayaa lagaaga fadhiyaa, dhanka laxanka se waa dhaanto nasakhan kkkkkkk. Cabdi Aw-Ciise Faarax salaan boqortooyo
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 4 жыл бұрын
@@drmask2703 thnaks wll kollay huryo magaadhayo umana dhawi laakiin waxbaan isku haghagaajiyaa thanks wll
@kingcmc1232
@kingcmc1232 4 жыл бұрын
Abwaan cabdi ciise Cajuun hada waan kula socdaa waa adigaa dhaxda naga taagay wabiyo jacayl hadaan cawada jacayl iyo muxubo udhinto adigaa laguu haystaa Calafka waynaa hayee Intuu wakhtigeenu iman Jacaylka wanajiyoo Wax yeelada inooga dhowr Ala yaa cisag cajuunkeda
@kingcmc1232
@kingcmc1232 4 жыл бұрын
Abwaan cabdi ciise Cajuun go forward abwaan wax kale heesta halkeeda dhigatay
@mameromio2922
@mameromio2922 4 жыл бұрын
First comment and like Iga danbeeyow yeelka 😂😂🇸🇴❤️
@maaruuabdiwahid9956
@maaruuabdiwahid9956 4 жыл бұрын
Masha allh waa 2 fanaan aan kala dhicin anigu aan aad u taageero abdiwali and safiya waad isku imaateen waxaan sugnaaba waa jahawareer abdiwalina halagu soodaro ruwaayadii
@naimaabukar5500
@naimaabukar5500 4 жыл бұрын
Soomaali ween all like
@hassangoley5500
@hassangoley5500 4 жыл бұрын
Masha allaah axsan hees hormar wacan
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
❤❤ Abdi wali zayidka si garan u tagera iyo queen zafiyo tusmo go forwad my fananin❤❤❤❤💕
@maaruuabdiwahid9956
@maaruuabdiwahid9956 4 жыл бұрын
Heestii fananka ahmed rasta noguso xiji
@aznakmali8895
@aznakmali8895 4 жыл бұрын
My mother safiyo tusmo keep going mum manshallah
@khadromohamedali7469
@khadromohamedali7469 4 жыл бұрын
SOMALIYEEY ANIGU KUWAAN YARYAR WAANBA KUDAALEH SAFIYO TUSMO YAA UHAYA MIYEEY UDAREEREN MAALIN UN BAAN (BAANBARKA) KABIXIDOONA INSHA ALLAH.
@aymaniibr2064
@aymaniibr2064 4 жыл бұрын
Masha Allah safiyo tusmo waa gabadh isgaadhsiisan.
@ayaanfarah668
@ayaanfarah668 4 жыл бұрын
Wax khayr kuugu jiro like sii aakhiro waa lagu waydiin walaahi like ta iyo commentiga dhiiragalinta ah plz khayrka like dheh sharkana unlike dhe
@mustafabdirishid953
@mustafabdirishid953 4 жыл бұрын
Like iskasar qofkii Igu Horeye
@Za07Editz
@Za07Editz 4 жыл бұрын
Heestii sanadka
@kaahinzuaal9449
@kaahinzuaal9449 4 жыл бұрын
Yaaa ila arkaa safiya tusmo waa daalan thy eh☝️
@hana7ish
@hana7ish 4 жыл бұрын
614
@Cadeey
@Cadeey 4 жыл бұрын
Safiyo Tusmo malinbo malinta ka dambeeyso weey si dhalaaleeysa
AHMED RASTA 2018 HEES CUSUB HOOYO HD
7:44
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 148 М.
Waraysigii BBC ee fanaanka wayn Abdiwali Sayidka
12:41
Socdaal Photography
Рет қаралды 1,9 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 58 МЛН
SAFIYO TUSMO HEES CUSUB 2018 DADKAAN KUGU JECELAHAY
7:13
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 346 М.
abdiwali sayidka 2013 deeqo new song
8:49
Abdi Sayidka
Рет қаралды 18 М.
SAFIYO TUSMO FT BASHIR JAWI|QABYALAD|XAFLADII BYE BYE|A K STUDIO
5:15
Kaarshe Production
Рет қаралды 2,5 МЛН
hees cusub abdiwali sayidka 2013 gable
7:13
Abdi Sayidka
Рет қаралды 14 М.
ABDI WALI SAYIDKA /HEESTA ISMA ORAN /2019
6:55
MAAN QABOOJIYE
Рет қаралды 1,4 МЛН
SAFIYA TUSMO & FAYSAL MUNIIR XAFLADA SOO DHAWAYNTA SAFIYA TUSMO JIGJIGA 2021
6:13
ABDIWALI SAYIDKA NINBA DAHAB LUMEY 2019
4:46
Abdiwali Sayidka Official
Рет қаралды 2,9 М.