Dirisle boy never disappoint ❤runti iyo indha adeegii oo Qof ah 🇸🇴
@aminabella826611 ай бұрын
The Best réaction in the world the King dirisle
@JIMCAALE__10 Жыл бұрын
Kkkkk fanaan dhulka jooga arkimaysid ba 😂😂 Akhlaaqdu waa mihim heesihii bilaa akhlaaq bay u sii badanayaan
@Ayuup_haaji Жыл бұрын
Wll an ku salino nabigena Scw scw scw ♥️
@FadumoXirsi Жыл бұрын
❤❤
@Exbaaji_boy Жыл бұрын
Sharma boy the legend is back 🙌
@Kingziizo43 Жыл бұрын
Sharmo boy is not easy 😂
@daruurahamedia5526 Жыл бұрын
Runtii darisle waxan ku jecelahay isku fikir ayan nahay waake ninka raga ah wallahey waxan inee dhageysato u ogalanayo wllhi waan cabsada oo waxan ka baqa gabdha somalied inu dhaqanka ka halowe waxan rag mahan oo wixii la qarin jiray aye waxa aye ka dhigayan wax wanagsan 😊😊🤭🫢🫢
@CakishYare Жыл бұрын
Macalin sharma boy
@CamarAbdisalam6 ай бұрын
Neggy lagend👑❤️
@DjDhuusaaye-bx3ei Жыл бұрын
Dirisle i know waxaad sharma u daandaansanaysid in uu kaa soo hadlo but forget that(iska iloow ayaan kawadaa quruxeey)😂😂
@somalighosht999 Жыл бұрын
Nio miskin baa thy
@mohamedabdi-xf7ge Жыл бұрын
Neo aduunyo wataa dirisle ayaa lagu leyhy In lagaa so hdlaa donaysaa so cajiib maha😂😂😂😂War wad yartay is daji
@asadyare6879 Жыл бұрын
Waad iga qoslisay sxp dirisle isaga ka caansan walhi Sharma boy waayo 4y aa daawana dirsle Sharma boyna 2y lee😂
@inarize1991 Жыл бұрын
Yaan lagula yaabin
@MuseAden-s9e Жыл бұрын
Sxb caadi iska dhig cabtoy 😂
@اللهأكبر-ن7د5ل11 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤
@kalitfarah37349 ай бұрын
Maxa ka khaldn wah
@MaxamedAbdihakiin10 ай бұрын
Waa gus
@sawdaabdisamed8593 Жыл бұрын
Sharma is on the fires 🔥
@ismailmahamed9652 Жыл бұрын
Hadda ma waxaad i leydihiin lil weyn chrisbrown ayaa rap fcn ku heeso marka somaliyey runta waa kama huraan rapka sidiisaba waa wax habeen iyo maalin dhageystaan oo englishka marka neggy iyo sharma englishka aa dhageystaan ayey idin afsomaliyeen rap gabdhaheenna ayey hestaan wadada ku dhumineysaa dhahaayo markey chrisbrown dhageysaneyso wadadeeda wuu toosi yahay miyaa runta ha leysku sheego ee rap lagu shegaayaba oo dhan waa af dhaqan xun ama wada dhageyso sida kuwa ajaanibta u dhageysto ama hakaba hadlin 🤚
@keyow151 Жыл бұрын
Ajaniib cidna reaction kama bixiso somaliyana Chris waxaa oga cansan sharma, oo hada maxaa ledahay gaaladaas ayey la mid yihiin? Somali shalay rab ma bilanin wanaa laso rabi jiray wasmana lagumana raabi jirin.
Reaction talent uma lihid shaqana kuma lihid ee iska dhaf
@hanamuse93599 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedissa5857 Жыл бұрын
Legend dirisle abdi
@AbdikaniCr-jc2rm Жыл бұрын
Save Palestine 🇵🇸 ❤😢
@CABDULAHIGOROYO2 ай бұрын
Waa caadi
@MAXAMADFaarax-s2l10 ай бұрын
Yah
@nimcoxuzen5970 Жыл бұрын
Wa qasisnimadi oo music lasaray ma waxasa luuq laysugushega marka wara😂
@MrSultaan99 Жыл бұрын
Talent kale ma lihid miyaa?! Hees aan dhagaysanay oo aan fahanay anagoo Xamar ah, maa adigoo Saylac ka imaaday rabtaa inaad lahjadaan noo fasirto.😂😂😂😂😂😂
@mahamoidj8166 Жыл бұрын
Ninkan ma samaroon baa marka
@Degaliah Жыл бұрын
Salac maa daa ka keenay 😂😂😂 ninka wa reer diredhaba Ethiopia wana ciise
Waa saxantahay sxb sharma walaga walaya trust me waxa so socdka ka si xun midakale bro gabdha Aya so galiyo video uu nin qawan ku jiro lakin real niggas gabdho shidan Ayeey so gashtan video gooda at least kawaran Adoo nin Rag Ah hada mid kalo fac Ah oo feero qawan so gashato video oo aan hesenin subhanalah 😂😂
@kalisnizo6360 Жыл бұрын
This man garac waaye 😂😂
@Alipashi-s8n Жыл бұрын
Xishod woo dhamaday waa aqiro sabaan
@samallhaamin705111 ай бұрын
Aan kU WADa salino nabigenAa maxamEeD
@timadhere3554 Жыл бұрын
1k waxyara igadhiman igaarsiya 🙏
@Mahadyare-no7gc Жыл бұрын
Maxaa naga galay xaq maa nagu leedahy🙌
@nimcusha2491 Жыл бұрын
Wll waan ku saaraya guuleso 🎉
@timadhere3554 Жыл бұрын
@nimcusha2491 thank you very much wll qali
@NawaalMaxamuud-y3r8 ай бұрын
Haa waa kursi
@farhanabdulle9737 Жыл бұрын
Kan cuqdad buu qabaa ma sagaa dhaqan leh horuu idirle shiekh shantay nugu kaa sheegay calashaa ku tagan