Hereri Iyo Ethiopia Part 1

  Рет қаралды 77,441

Universal TV

Universal TV

5 жыл бұрын

Пікірлер: 114
@smithlords4217
@smithlords4217 5 жыл бұрын
HAAYE HAAYE HEREERI LIBAAX NIN CULUS WARIYAHA NUMBER WANKA AH EEE SOMALIYA . YAA IIGU RAAC SAN LIKE SAARA.
@mardaadismuslimumaciine8631
@mardaadismuslimumaciine8631 4 жыл бұрын
Wariye sare Abdisalaan. Aqoon u leh aqoontiisa. Barnaamijyadiisa u badan aqoon kororis laga qaadan karo aqoon sare. Runtii waa wariye ku wanaagsan waxqab kiisa. Aadna loo xiiseeyo. Kana dhaahan kartid maqal iyo muuqaal. Congratulations.👌👌👌👌👌👌👌👌
@YENOATAM
@YENOATAM 5 жыл бұрын
Mansha allah. I beleive that we don't have someone like Abdisalam Herari in Somali communities since he explore the world every day to let us watch what other communites and cultures have, and how they developed there countries. Honestly he sacrificed his self for Somali people. Why we didn't gave him a certificate of honor recognized by the state till now? I will feel huge pleasure to see you got that certificate from us.
@benedictmarco6242
@benedictmarco6242 2 жыл бұрын
you all prolly dont care at all but does someone know of a method to get back into an Instagram account..? I somehow lost the login password. I appreciate any tips you can give me!
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 5 жыл бұрын
Hereri waa wariyaha ugu barnaamijyada fiican wariyayaasha soomalida , aqoon badan ayaan ka faaiidaa
@hamzeabdirazak8453
@hamzeabdirazak8453 5 жыл бұрын
Masha Allah abdisalan herari aad baad u mahasantay soo gudbinta barnaamijkan qaaliga 😍
@imrandaoud7023
@imrandaoud7023 5 жыл бұрын
Waa barnamij qeeymo badan oo juhdi fara badan la galiyay mashallaah university tv waa mahadsantihin qasatan Abdisalan Hareri 👏👏
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 5 жыл бұрын
Maasha Allah Herreri wariye legend ah waaye ninkaan, barnaamish yadiisa aad ayaan uxiiseeyaa.
@cabdirashiidshmaxamedbille2989
@cabdirashiidshmaxamedbille2989 5 жыл бұрын
Moha Xidig Aev
@mostapheciiltirre4410
@mostapheciiltirre4410 5 жыл бұрын
Mnshallah Cabdisalan Hereri raxmaanku ha ku xafido
@ayancaday29
@ayancaday29 5 жыл бұрын
Universal TV hore usocda gull wacan 👍
@mohamedamin737
@mohamedamin737 5 жыл бұрын
Mashalahh Itobiya"" Tarikhdedu""" Wa Mid Dheeeer"""Oon" Kahelayy""" God Nice barnamijka""" Lakiiin Inagu"" Talaww""" Somali Maxaa Ino"" Keeed""" Ahhh Oo Noyalo""" Mise""" Wa Labililiqeystayy"""
@abibawale4976
@abibawale4976 5 жыл бұрын
I had been learning all most all for ten years but it was very amazing history that I had ever read meanwhile I was reading the history of Ethiopia I realised that they made a great history however somali people had destroyed everything except thei religion even though somali people and Ethiopian people don't have a same traditional culture, religion, transmission of knowledge is very important as we know we need a knowledge so that we can able to change our lives cabdisalan hereri thank so much
@GeediSahan
@GeediSahan 5 жыл бұрын
laakin sidaa aniga ugu fahfahiyay, maa sameen Team ka Hereri waa inaa more Information u keentaan
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 жыл бұрын
Wow Abdilsalan Hereri Shakhsi Qiimo badan
@ofahia
@ofahia 6 ай бұрын
Alxamdulilah wa salatu wa salam cala rasulilah
@A.Dualeh
@A.Dualeh 5 жыл бұрын
Barnaaji wacan good job
@mukhtaarcawl9195
@mukhtaarcawl9195 5 жыл бұрын
Waa barnaamij aad u xiiso badan
@sahra4091
@sahra4091 5 жыл бұрын
Beautiful cultural and history, we have a lot to learn from Ethiopians. Mahad saniid hararii.
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 жыл бұрын
My brother inshallah one day you will give us the real history of Somali from the start and teach the youth about our kingdoms, the youth don’t even know that we are Kush the real leaders and owners of East Africa all the way to Egypt, educate ya self Ethiopia claims a lot of the Kush history and some of them are but the 2 tribes that been running Ethiopia are from the mountains of tigra and honestly has nothing to do with the history of the land including the name Ethiopia that is Kush name and the start using it recently. Much love to the Kush family, Oroma and Somali take back your land and unite the Kush empire together we are over 100 million
@mohamedliban6124
@mohamedliban6124 5 жыл бұрын
Interesting ducumentry
@nuuromer4576
@nuuromer4576 5 жыл бұрын
maasha allha cabdisalan hererii
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Harar iyo hawaashba anigaa iskaleh oo Somali ah lkn nasiib wanaag maantay inti kale ee aheyd dhul weeynaha Somalia ayaaba muran ku jira
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 5 жыл бұрын
Alle haku ilaaliyo abdisalan ibraahim hereri
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 5 жыл бұрын
Great
@naskamedia9307
@naskamedia9307 Жыл бұрын
Insha allah herar waan soo ceshan doona
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 5 жыл бұрын
Cabdi salan Hereri waa Nin isaaqa cawke isnu wuxu Ahaa Nin isaaqa Dadka ugu magaca weyn somli uguna codkarsan Ee ladawado Ama Ladhegaysto waa wada isaaq Somali Oodhami wa inay kufanta isaaq iyo dirba
@munoaxmed7263
@munoaxmed7263 3 жыл бұрын
Isaaq ku was waxa aduunka inaga reebay wàa aqoinyarada aad isaaq iyo sir ku shegeyso ush
@zakigafane4833
@zakigafane4833 4 жыл бұрын
Hereri nin waaya araga 🧡
@somali7378
@somali7378 5 жыл бұрын
Abdisalaan 2 Malin kadiba wadan cusub ayuu ina barayaa wwwwww
@Wonderer224
@Wonderer224 5 жыл бұрын
Taariikhdii Soomaali intii ay ururiyeen dowladdii kacaanka iyo Kuwii ka horreeyeyba waxay oolaan jirtey masxafkii qaranka ee Muqdisho (national museum). Dowladdii markay dhacday 1991 ayaa mooryaan bililiqsysteen wixii meesha yaaley oo dhan, masxafkiina burburiyeen. Qaar ka mid ah alaabtii meeshaa taaley waxay geeyeen Dubai iyo China oo ay ka xaraasheen. Sidaasaana taariikhdii Soomaalidu ku luntay. Cakuyey cawaan ma dowladnimo iyo qaranimo ayay yaqaaniin😭😭😭.
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
Xaayle maryam badaan xabaalaha ku daata Bilaayo lafo idin soo faagtey beenbadanaa
@abdifatahmohamed5208
@abdifatahmohamed5208 5 жыл бұрын
Somaliyey intaynu iscunay yaa aduunkii taariikhdrena ilaaway inana iskadaa cid reseach inooku timaada e inagaa iscunay. Tan labaad map ethopia ee ii muuqday somali galbeed kuma jirin taasna waxa la oron karaa run bay ka sheegeen.
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Ma taariiq ayaad leedahay?taariiqdaadu waa qabiil .qax. qaxootinimo iyo kufsi. Isqarxis
@xaqiiqraadis4014
@xaqiiqraadis4014 4 жыл бұрын
Hereri wariyaha ugu fiicn gayiga somalida bal intan wariye aqanba
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 4 жыл бұрын
east N west Ethiopia is the best masha Allah
@Nasiim_media2024
@Nasiim_media2024 3 жыл бұрын
Abdisaland hareeri viva dalmar haaye haaye
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
waa hoster been ah lafo been ah say lacag ugu halan iyo taariiq been ah anaga nagaso farcatan kuye
@sahra4091
@sahra4091 5 жыл бұрын
Xasiid nafisi ayuu xasiida. stop stupidity, watch and learn.
@axmedcadaariashkir4177
@axmedcadaariashkir4177 5 жыл бұрын
W\aa wadan taarìkh facwayn leh
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 5 жыл бұрын
Aad ayaan u xiiseeya Hereri iyo Barnaamijyadiisa maxaa yeelay waa qaar aqoon badan ku duugan tahay
@calidaauddaaud5250
@calidaauddaaud5250 5 жыл бұрын
Good
@fiqibashiir21
@fiqibashiir21 5 жыл бұрын
Hereri barnamijyadisa Waxa ka faidaysa aqon baladhan halka kawad
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 4 жыл бұрын
Harari is an excellent teacher reporter and journalist. Waxaan ku farxay inaad Qowmiyadeen Somaliyeed aad barto dalkan Ethiopia oo ay propagando cadaawo ah moye aysan wax badan ka aqoon. Intaas kadib waxaan ku darayaa some omittsed facts by one of your museum guide who may have omitted historical pertinence for simplification but is relevant to the Muslims. Actually between Zewditu and her father Emperor Minilik, there was her young nephew Lij Iyasu, who led the country partially along with the aristocrats responsible to ensure his growth and learning necessary to fully assume his role as a King ( a process that for various reasons took between from roughly 1913 to 1919,) before he was suspected to be too empathetic to the Muslims (aka of Harar(of which Somalis are among the larger Hararge community) and most importantly was feared to may have reverted to Islam and was dethroned first dby deterring his official throning and later by European misinformation campaign with Aristocrats whom too uncomfortable due the resulting potential perceived breach of the role of preserving power within those annointed by the Ethiopian Orthodox Church and as Christian kingdom. His father was of Oromo of Wallo and originally a Muslim, another fact that may have contributed to that perception that led to his dethroning. Lastly, and relevant to Somali history, he was suspected to have had communications with Sayid Muhammed Abdullahi Hassan and may have made a pact to collaborate with him to replace the christian kingdom with a Muslim one, as he was paternally of a Muslim origin. All of these reasons were used yo confiscate his rightful throne to the 5th person in line, Zewditu, and unofficially to Haile Sellasie(then Ras tafari Mekonon) who himself wasn’t mentioned among the potential successor by Emperor Minilik.
@xasanbatalale4494
@xasanbatalale4494 5 жыл бұрын
Manshala hareri Wariye umada af somaliga hadasho haldoor hore soco
@munoaxmed7263
@munoaxmed7263 3 жыл бұрын
Waakaas ithopianka lafaha uray xareysanayo anigana xataa caag hire nooma xareysno
@cimranjanegale7939
@cimranjanegale7939 5 жыл бұрын
isteel weyaan walahi barnaamijku
@ahmedyasin7838
@ahmedyasin7838 5 жыл бұрын
Hereri nin waa garad ah
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 4 жыл бұрын
dhulka laga heley waa dhulka eey dagto soomalida.... kuwaan buuraha ayey saarnayeen goormee ilbaxnima gaareen.....
@umarhussein3243
@umarhussein3243 5 жыл бұрын
Aduuunka wax bilaa taariikh Somalia lahayaa aduunka meeshad tagtaba taarikhda Waa la uruuriyaa dadba dadka ay ka danbeeyan si ay taarikhdooda wax ugu bartaan ayaa loo kaydiyaaa ianguna dhexdeena iska dhamaan la
@khalidmohamoud1688
@khalidmohamoud1688 5 жыл бұрын
*Qiblatayn Quraan Online learning and Home. AcaDemY* 🖊Qiblatayn online waa Shabakad. aad ka baran.karto. cilmiga Diinta Adiga oo Jooga.Gurigaaga.xafiskaaga.waxna ka Dhigan.karo.carur.iyo cirooleba. Machadka. *24 Hours. Waa Online* 📖Duruusta lagu Dhigto Waa Sidan.... 1:Quranka.maca Tajwiid. 2:Higaada Iyo Farbarka. 3:carabiga Iyo Siirada. 4:tafsiirka Iyo Ducooyinka. 5:carabiga.somaliga xisabta fiqiga Kutubta iwm................ 💻2 Cisho ee Hore Waxad Jaanis U haysataa. ama Free si aad U Tijaabiso. ama .aad U Eegto. Qaabka ay Durusta Markasku Usocoto....... 📔Hadaad Rabto In ad markaska Is Qorto ama Ku soo Birto ama register Garayso Waxad *U baahan Tahay in ad haysato. internet.iyo skype.ama wthsap ama viper ama imo* 📞macalimin kala duwan Khibrad Iyo aqon Dheeri ah LeH Baa diyaar Kugu ah..... awoodna UleH In ay ilmaha Englsh carabi somali wax ku fahansiyan Uguna dhigan.. ✅24 saacadoodna online ah....Diyaarna kula ah Wixi ad Uga Bahan Tahay Oo information. markaska ah. 📚hada Registration.wuu socdaa ardayda bishan la Qaadanayona Way kooban yihin.. hadad rabta ama U baahan TahaY.. Fadlan kala Xirir cinwaanadan Hoos Ku Qoran.... *skype name::::::Qiblatayn institute* whatappka: Imo Viper. *+252634844697* xarunta Dugsiga: *Hargeisa*() .Hada wac Kuna Darso. 🖥walal marka ad akhriso Faafi sharre Garee Si Uu u gaaro.Wallalkaaga U baahan. intaana si ajar iyo Xasanaad dheerad ah ale Agtii Uga heshi. maxa YeelaY Waxa ka Qayb Qaadatay Barashada .Hadalkiisa. *wax ka baro dhulkaaga hooyo ado Qurbo joog ah aamina culumadaada* faafi khayrka Mudan In la Faafiyo Eee
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Ethiopia beenta eey caalamka u sheegto ayeey naga gadeeysaa taas oo ah in Ethiopian ka laga soo farcamay waa beenta eey rabto ineey Somalia ku qaadato xeeladeeysi ilahay baan shartooda ka magan galnay
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
Saido Jama illaah haku dhooowro Coments ka dhan yaan sooo akhriyey waanka waayey Qofka damqada beentan mapka siduu usameeysan yahay Soomaaliya kuma jirto biloowga Dunidan waa been inagaa ah Soomaali awoowayaasha dunida cadaanka cilmiga leh waa ogyihiin ma rabaan ineey Soomaaliya Guusha Siiyaan
@mohamedamin737
@mohamedamin737 5 жыл бұрын
Saida""" dall"" Iyo Tariiikh Ba" Wayy" Naga"" Bafiyaaan""" Ooo"" waqtigii" Nabigena""" (SCW) Way Jogeeen""" ooo R CSW Wu Uduceyayy"" Ardull""" Xabash""" ba ladhihi"" jirayy""" Lakin Somali"" Xiligì rasulka"" SCW"" Lama Aqonin""" Anon Itobiya"" Jeclen"" Hadana"""" Wa Dad Tariikh" Lehh
@realsom36
@realsom36 5 жыл бұрын
War Somaliya in la qaato ayaa u roon oo sida bini aadamka u noolaadaan labaro.
@sahra4091
@sahra4091 5 жыл бұрын
Xasiid nafisi ayuu xasiida. stop stupidity, watch and learn.
@sahra4091
@sahra4091 5 жыл бұрын
@@realsom36 I agree.
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Dhaqanka herer waxaa ka muuda canbarshe oo ah qalb dumarka soomaalidu ku lesbiskan jireen
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Cowr waa asage been badana ninka xabashiga 3million o sano kahor kulahaa
@sadamturkiofficio1736
@sadamturkiofficio1736 5 жыл бұрын
Yashegay inuu sadex jirkudhintay lafaha gaboobay wadanywwro
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 4 жыл бұрын
waxaan waa dhulka somalida wax la dhahaayo ethiopia majirto..... anaga waxaan nahay ilma xaam
@cashaqsoor
@cashaqsoor 3 жыл бұрын
sudaan Na Noga soo duub abdi Laan Harer wariye dhaxal gal bulshada somaliyeed karmay kuu haysa
@madhaafaanmedia6213
@madhaafaanmedia6213 5 жыл бұрын
halkaa ka wad aadban ku hamplyaynaynaa
@abdiwaliaadan3491
@abdiwaliaadan3491 5 жыл бұрын
war meeshu qurux badanaa nacalaa shaydaan.ku yaale
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Maxay macno noo leedahay inaad na tusiso ETHIOPIA taariiq deeda kolay iniga macno iima lahan
@sahra4091
@sahra4091 5 жыл бұрын
Xasid naftiisow xasdaa. watch and learn stupid.
@yusufibraahim6003
@yusufibraahim6003 3 жыл бұрын
Cabdi salaan Herrera aad ayaa u maxad santahay
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
objection NinkanEthiopianka ah beenta uu sheegayo Mapka Beenta ah Soomaaliya kuma jirto Biloowgii dunida waa sida rabto inaanka soo farcanahy oon ethiopian nahay been
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 жыл бұрын
Waddani Dahsoon ma argtaa ilaahy sharkooda ha inaga qabto😨
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 5 жыл бұрын
Xaqiq wa sidaa
@AhmedAli-ro8xf
@AhmedAli-ro8xf 5 жыл бұрын
Harari waxa ku haboon into taritkda so darso inta barnaajimka so dayna nolasha aadanaha Kama banda in kumaan Kun sano
@khadergeedi5312
@khadergeedi5312 4 жыл бұрын
Hereri Nairobi baa kuu hadhey
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 3 жыл бұрын
Hadd jamacada Addis Ababa university kasoo baxday sidaydokale like igu qbo
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 4 жыл бұрын
Waxaan dib ufiiriyay sanadkadip lkn parmamij xiisopadan buuahaa
@mohamedamin737
@mohamedamin737 5 жыл бұрын
Somalido""" Tarikhdedu""" Awawgayy"""" Sayid""" M " Xasan""" Ayeyy Kabilabataaa""" Tariiikh Kale Malihinnn""" Lakiiin Etopiya''' Xiligiii"" Rasulkena" Muhamad""(SCW) Boqortoyo""" Dhisan"" Bey"" Ahayď""" Away boqorr""" Najashi""" Asxabti""" Iyo Rasulka""" Nabad galyo Siiiyayy
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 жыл бұрын
Brother why are you erasing our history, do you not know that we are one of the oldest nations on earth. The Somali history is very old unfortunately we use to not write it instead we were one of the oral nations but we had some great empires starting from Cush ajuran Awethal wilwal warsangly and so many more, sorry I’m bad with spelling even though we had oral tradition you can still find some great information about the Somali folks. Also the land they found the oldest human bone is in the Somali land that they occupied and the oldest cave painting in the world is located in Somali land. Much love to all Africa
@farhiamali4693
@farhiamali4693 5 жыл бұрын
Bal eega Ethiopia sey u bisishahay tarikhta ay ilalinayan somalina waxkastey burburisay dad iyo duunyo
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 5 жыл бұрын
farhia M ali 😅😅😅😅 sonaliya waa uf
@yaasir1936
@yaasir1936 5 жыл бұрын
farhia M ali Somali Adigaa Ka Mid Ah , Aduu is Eerso
@farhiamali4693
@farhiamali4693 5 жыл бұрын
@@yaasir1936 ma runta ku damaqday malaha kuwii dhulka burburiyay yad kamid tahay
@realsom36
@realsom36 5 жыл бұрын
Somalida waa cawaan taariikhna malaha. I950s kii ayaa dhar xirashada labaray, dad qaawan oo duur joog ah ayey ahaayeen ilaa iyo maantana waxba isma bedelin.
@mohamedsayidhassan4486
@mohamedsayidhassan4486 5 жыл бұрын
@@realsom36 Alxamdullah Waxaan dheer nahay gaaladan xun ee aad dalkiina u yasaysaan Waxaan nahay Dad 100%muslim ah Geesiyaaal uu herari ka mid yahyna somalay ka dhasheen.
@camelcamel6495
@camelcamel6495 5 жыл бұрын
Dadka miyaan nabi aadan dhalin? waa maxay malaayiintan sano? nabi aadan xataa 15,000 sano kama badna wakhtiguu noolaa. xagay salaadu ka xidhmi laday.
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 5 жыл бұрын
Anaaba hada qof ila fadhiya ku lahaa Been badanaa kkkkk malyan sano ka hor lama jirin ba
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 5 жыл бұрын
Alla aad baan ugu qoslay hadaalkaaga
@camelcamel6495
@camelcamel6495 5 жыл бұрын
dalmar show gartay in aduunyadu jirtay billion sano, ibna aadankuna intuu jiray? ma nabi aadan baa dhalay oo 15000 sano ka hor noolaa, mise lafahan malaayiinta sano ka hor dhintay ayay kasoo jeedaan?
@camelcamel6495
@camelcamel6495 5 жыл бұрын
dalmar show waad kaftamaysaa sxb. Nabi Ciise 2000yrs. Muuse 3500 ilaa 4000 wakhtigii faraaciinta, Nuux 8000 yrs. dhamaantood Calayhim salaam. what kind of milions are you talking about?
@waxanimacagahaygiibaa2814
@waxanimacagahaygiibaa2814 5 жыл бұрын
Koongu wuxuu jiraa qiyaastii 13.8 bilyan oo sanno, dhulkuna 4.5 bilyan, Ibni aadamka casriga ay dhahaana qiyaastii 200,000 oo sanno. Axaadiista waxaa ku cad in Allah Sw 125,000 oo Ambiyo ama Rusul aha uu dadka u soo diray Nabi Aadam CS kun sanno ayuu gaadhay marka bal xisaabi. Qalfoofyadan malaayiinta sanno jira culimada cilmaaniyiinta aha ee Evolution ka aaminsani iyagaan ka soo jeednaa bay dhahaan balse waxay ahaayeen bn u malayn abuur rabbaani aha oo innaga horeeyay ama waxaa dhici karta in aynaan garanayn ooynu malaayiin sannoba jirno. Allaahu aclam.
@hamseomerbatuun8391
@hamseomerbatuun8391 5 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad umahadzn tahay C.salaan hereri
@zahinabdirahman743
@zahinabdirahman743 4 жыл бұрын
Somali hadan nahay waan dambena hormarka xita dadka waan ka xasidnaa dadka weyna hormar sanyihiin tarikh ahaan dhanka kasta somalia Lkn xasidnimada iskadayaa tina ka fikira aan is cafino kadib qabyalda aan iska deno
@kingteti7822
@kingteti7822 5 жыл бұрын
She died age 18 25 harrary sayd she died at age of 80 😂😂😂😂😎
@alimed4217
@alimed4217 4 жыл бұрын
Don't be uptight bro it was quick to him and being a translator needs more attention. The purpose of the video is not translation
@alimed4217
@alimed4217 4 жыл бұрын
In addition, the bad accent of the man misleads him.
@caalicabdi5066
@caalicabdi5066 2 жыл бұрын
Bal iladaawada taarikhdan oo ah mid muslimintu sir ahaan ogaato
@msomahy9087
@msomahy9087 5 жыл бұрын
2 million oo sano aaa alla been ku xoog waynaa beerka beel 🤣😂😅
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 5 жыл бұрын
Labis & Laafyo ka bDan bay jiren dadka Jahil yahay uf
@msomahy9087
@msomahy9087 5 жыл бұрын
Sucaad Nur ya jahil ah 2 deena kkk qof adan aqoon aa iska cayne waxa kugu filan kaliya xiligaas dad wa jogeen bis lkn uff iyo jahil aa tahay maxa kenay🤔
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 5 жыл бұрын
Labis & Laafyo kkkkkk ok uf iyi jahil ka rali noqo Jkkkkkkkmk Lkn way jireen in ka badan
@msomahy9087
@msomahy9087 5 жыл бұрын
Sucaad Nur wan ahay qali 🤝 wlhi wa dhici karta lkn maskaxdeyda wa Gali waysantahay😹😹🥶2 million aaaaa
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 5 жыл бұрын
Labis & Laafyo haaa wll wayhay mahadsanid Hhhhhhb 2 millon kas sow maha waynu ogan bal aynu so badh no tarikhda amrxarta kkkkk
@maxamedshaakir8498
@maxamedshaakir8498 4 жыл бұрын
Qoonyahan cabdisalaan herri hore
@alijaamac2952
@alijaamac2952 3 жыл бұрын
War nimankan niman kaa been badan ma jiraan ee waxakasta ba Ha rumaaysana
@fadumomohamad4226
@fadumomohamad4226 5 жыл бұрын
Ethopia dhiibka ha Naga daayso marka baanu dheegaysanayna quuruntoda 😂
@sahra4091
@sahra4091 5 жыл бұрын
Xasiid nafisi ayuu xasiida. stop stupidity, watch and learn.
@sadaqmali6918
@sadaqmali6918 5 жыл бұрын
Xaasidnimada jooji
@aliahmed867
@aliahmed867 5 жыл бұрын
Inshallah no more ethopia soon
@sahra4091
@sahra4091 5 жыл бұрын
why? what do you benefit if Ethiopia destroyed?. Xasiid nafisi ayuu xasiida. stop stupidity, watch and learn.
@aliahmed867
@aliahmed867 5 жыл бұрын
Sara M Somali people will from Ethiopian control west Somalia aka Ogden but you love to be Ethiopian slave
@maxamedshaakir8498
@maxamedshaakir8498 4 жыл бұрын
Usco
@mustafeabdulahi1164
@mustafeabdulahi1164 5 жыл бұрын
Hhhhh wlhi wn ku dhigty looxa
@raybadlebi5000
@raybadlebi5000 5 жыл бұрын
Mahadsanid weriye hereri Waxaa aan kaa sugna oo kugu hadhay waa matxafi herar ee kula magaca aha
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Cowr waa asage been badana ninka xabashiga 3million o sano kahor kulahaa
Hereri iyo South Africa | Part 2
52:46
Universal TV
Рет қаралды 91 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 21 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51
HANMAAL MEDIA
Рет қаралды 4,9 М.
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
Hereri iyo Malaysia Qaybtii 1AAD
38:22
Universal TV
Рет қаралды 53 М.
Barnaamij ku saabsan Tariikhda Magaalada Harar. SRTV
27:14
SRTV Somali
Рет қаралды 10 М.
Hereri iyo South Africa Part 6
46:30
Universal TV
Рет қаралды 59 М.
Hereri iyo Herer Oo Laga Soo Diyaariyay Meelo Aad U Layaab Badan
44:51
Galaydh Channel
Рет қаралды 128 М.
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН
Аниматоры в форме СПЕЦНАЗА: Именинника разыграли
0:21
Собиратель новостей
Рет қаралды 12 МЛН
Waka waka 🤣 Which video is the best 1,2,3,4? 🤩
0:13
Adani Family
Рет қаралды 8 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 6 МЛН