Hereri iyo Kenya- qaybta 3aad

  Рет қаралды 44,930

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 3 жыл бұрын
Sheekh Yaasin (odayga garka cad) Allaha u naxariisto janadana haka waraabiyo
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto miyuu geeriyooday
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Welcome To Garissa University
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 3 жыл бұрын
Waa run soomaalidu samir uma laha waxbarashada mudo sii socota, lkn waay fahmo fiican yihiin maashaa Alaah
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 жыл бұрын
All northern east in one university la siiyo oo other each county la siiyo university waa hogaamin xumo heysto somalida Kenya & in 8 teachers kaliya ku leyahiin garrisa university
@Wadajirka
@Wadajirka 3 жыл бұрын
Hareri wariyaheena waxaan ksa codsan lahaa hadii ay suurto gal tahay inaad wax kasoo gudbisid taariikhda dadka aan maqlay ee asal ahaan somalida ah balse lagu magacaabo rendile si aan u ururino dadka soomalida asal ahaan ka soo jeeda mahadsanid
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 3 жыл бұрын
Maansha Alaah Adeerkey Yasiin Xaaji
@fablovesaadi9879
@fablovesaadi9879 3 жыл бұрын
Masha Allah adheer yassin jamaac iyo hereri salaan goobeedh
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 3 жыл бұрын
Mahadsanid Cabdisalaan hereri iyo Universal tv
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
Waa ayaandoro inn 8 macalin oo somali yihiin, inshaAllah 100% bay noqoon.
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 жыл бұрын
Wll ayaan daradaas Jamacada ma ahan sida ka muuqata professor ka hadalkiisa. Dulqaad uma lihin inaan wax barano.
@hamzaibrahim2159
@hamzaibrahim2159 3 жыл бұрын
Haye Haye haye
@mohamedamiin7712
@mohamedamiin7712 3 жыл бұрын
Macha allah anigu barnaamijkaan ayaanb ku haystaa
@reubenhenry4333
@reubenhenry4333 3 жыл бұрын
i guess Im randomly asking but does anyone know of a trick to log back into an instagram account?? I was dumb forgot the password. I love any tricks you can offer me.
@ahmedhussein5145
@ahmedhussein5145 3 жыл бұрын
Odeygan gadhka cad ee xafiiska fadhiya waa rageedi lahjadiisu waa reer waqooyi
@sultangarane9072
@sultangarane9072 3 жыл бұрын
Haa waa Reer waqooyi. Waa nin codkar ah. Abdisalam Harari ninkaan taariih badan buu hayaa markale waa in la waraystaa.
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 3 жыл бұрын
al shabaab iyo kenya malaa imika way hashiiyeen waa kuwan qaraxii iyo dilkii ka daaye.
@siratdekhs6227
@siratdekhs6227 3 жыл бұрын
Abdisalam harere markad kadamato kenya come to Angola
@dajiyedalmar9553
@dajiyedalmar9553 3 жыл бұрын
Hadad subax dawanayso sidayda like ii saar
@OsmanK699
@OsmanK699 3 жыл бұрын
Dadka Soomaaliyeed waa inaysan ku eedeyn dowladda Kenya xaladda waxbarasho ee ka jirta North Eastern. Soomaalida sida kuwa kale e kale e reer Kenya waa inay waqtigooda iyo hantidooda geliyaan waxbarashada. Habkaas, waxay ku qasbi doonaan dowladda inay horumariso kabayaasha waxbarashada ee woqooyiga.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
ABDILSAN HERERI WARIYE SOMALIYEED OO CAALAMI AH KENYA ETHO .SOUTH AFRIC..SOMALI WAY KU NOOSHAHAY WAA QURUUN BALADHAN ALLENA U SAHLAY GANACSIGA IYO IS DHAXGALKA CISI NABAD.IYO WALALTINIMO KU NOLADA WADANKIINANA HA ILAWAINA SOMALAY
@fablovesaadi9879
@fablovesaadi9879 3 жыл бұрын
147 students massacred in cold blooded may God the sublime High have mercy on them
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Cabdisalaam waa wariye caalami ah. Haaye haaye haaye
@Deeqshekhsalafi
@Deeqshekhsalafi 3 жыл бұрын
Yaasiin jaamac waa nin ogaden aha oo reer isaaq aha oo reer cismaan aha
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 жыл бұрын
Al Shabaab waa caddowga bini'aadamka allaah abuurtay. Mid allaah dartiis u SajuudSan iyo mid kanisad ku jira dhaafi mayaan.
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Al shabab waa kufartah iyo cadowgah islamkah
@zakizahha8522
@zakizahha8522 3 жыл бұрын
Harari kenya marka ka dhamato dalka muzebique booqo
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Adiga miyaa joogo meeshas
@sportsworld923
@sportsworld923 3 жыл бұрын
Nampula (Bumberu)😂😂
@Waa_yaab
@Waa_yaab 3 жыл бұрын
Bal maxay ardada galabsaden ina lilahi wa ina ileyhi raajicun..
@Y-shorts4
@Y-shorts4 3 жыл бұрын
2:24 Abdisalan Hereri Jaamacada ninka calool wayn ayaa kuso baxay reactions kiisa eeeg😂😂😂
@alisamatar4225
@alisamatar4225 3 жыл бұрын
Hereri nin culus
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 3 жыл бұрын
❤👍👍👍
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 жыл бұрын
Masha allaah abaayo quruxleey tahay runtii. ❤❤❤❤❤❤❤ waan kaa helay ceeb miyaa abaayo
@cabdimahad3861
@cabdimahad3861 3 жыл бұрын
Hareeri
@samodooncali
@samodooncali 3 жыл бұрын
147-ka arday ee ku dhintay weerarkii jaamacadda Gaarisa, immisa ayaa Soomaali ahaa?
@alimahmoudyoussuf4258
@alimahmoudyoussuf4258 3 жыл бұрын
3
@abdinoorninweyn2076
@abdinoorninweyn2076 3 жыл бұрын
Hi somaliweyn
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 жыл бұрын
Ascwrb abdinoor.
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
Odaga waad daaliseen !!!
@xasanaxmed3660
@xasanaxmed3660 3 жыл бұрын
Wadani mudane madaxwayne maxamed cabdilahi farmajo mar kale so noqo Amin ya rabi farmajo guulayso
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 3 жыл бұрын
Wr hooyda frmaajo ba wse meel wlpa md joogta
@kaysegoodman5484
@kaysegoodman5484 3 жыл бұрын
@@sakadaadhigaofficialtv1952 kkkk k Kada cayda waa cilaah ninku ma daalo
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Ardayda jaamacada lagu laayay somalidii halka ku dhimatay tolow Tiro ahaan intay gaadhayeen alshabaab Somali bar canbaar leh ayay ku noqotay Hadii meel looga soo wada jeesto wlhi markiiba waalaga takhalusi karaa Nabad galyada eebe iyo naxariisihiisuba haydiin Sugnaadeen Somali meel Walba waa ku daadsan Tahay Oood kaa dheeri kuma dhaxan tirto dalkeena meel inoo dhaantana ma jirto Mahadsanidiin dhamaan Hawl wadeenada Soodiyaariyay barnaamijkan Qiimaha badan
@dahaar29
@dahaar29 3 жыл бұрын
Cawo omar somali ma dilin iyo wixi muslima gaaladii bay dileen
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@dahaar29 Sawtan mamuluhi yidhi gabadh Muslim ah ayay ku dhehen fataxada akhri markay akhridayna xabad ayay ku dhufteen yago leh ma asturnid
@dahaar29
@dahaar29 3 жыл бұрын
@@dailyxiin ma aqaan laakiin waga waxan maqley iney dadka u kala saaren gaal iyo muslim oo wixi gaala ah intey dhinac u saaren toogtey hada ka horna dhawr jeer bay sameeyen alshabaab
@dahaar29
@dahaar29 3 жыл бұрын
Cawo cumar inan aad u quruxbadan bactahey ma quruxda inoo qariso walaal
@a.rahman7679
@a.rahman7679 3 жыл бұрын
@@dailyxiin ma soomaali kali aya Muslim ah. Madowgaba Muslim waa leeyahay.
@alisamatar4225
@alisamatar4225 3 жыл бұрын
War af soomaali isku wareysta somalidu ha idin fahanto
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
sheekada way kawayntahay barnaamij islii xolo laguma raacijirin ee waxay ahayd meelqashinka lagu shubo ingiriis dad uu kenay majiraan waxii 9o kadanbeyay ayay imaaden dadka isliidhisay hada waxaa jira wariyaal badalay taariikhdi somaliya oo radinay in ay helaan dal ay kaxigaan umada somaliyeed kanina kuwaas ayuu kamidyahay meelkasta waxuu dhahaa meeqo ayaad ku tihin waxu dhahaa maxaa ugu dagiwayden tttttttt gaalo isku dhdhajiska,dadka labarakicinayo mashaariic aan soconayn ayaa socota adeerayaal soomaali way sojedaa illaahayna waajoogaa dadka iyo dalka kadaaya dhibka wariyaha sahanka ahna waa laogyahay,
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
Saleebaan Islii tii oo duur ah bay Somalidii ingiriiska la socotay timid ku dhawaad 1900 markaa meesha somaliba barigaa aasaastay xoolana ku dhaqatay bururkii somali ee 1990 gii somali badan oo kalaa timid ganac sina ka bilaw day so weak up and go bak to school
@siratdekhs6227
@siratdekhs6227 3 жыл бұрын
Maxad kahadlaysa oo halkan yalo imika
@siratdekhs6227
@siratdekhs6227 3 жыл бұрын
Saleban sxb history mad baranin miya dadka Kenya kudashay wax weydi
Hereri & Kenya Qaybta 4aad
21:10
Universal TV
Рет қаралды 42 М.
Hereri & Kenya qaybta 5aad
24:29
Universal TV
Рет қаралды 287 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
Hereri Iyo Goobaha Dalxiiska Qaybtii Sadexaad
39:17
Universal Somali TV
Рет қаралды 50 М.
Majaajiliiste Diidan Nolosha Truck-ga iyo Waayaha Maraykanka
22:26
Hereri Media
Рет қаралды 199 М.
Hereri Iyo Degaanka Soomalida Qaybta 1aad
27:18
Universal TV
Рет қаралды 66 М.
WAR CUSUB: ISRAEL OO XAALAD DEG DEG AH GASHAY  | DUQAYMO CULUS
8:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,1 М.
Hereri & Kenya qaybta 2aad
20:41
Universal TV
Рет қаралды 72 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН