Hereri & Kenya Qaybta 4aad

  Рет қаралды 42,507

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Hereri iyo Kenya

Пікірлер: 105
@alimussa5560
@alimussa5560 3 жыл бұрын
This is just scratch on the surface. Somalis have very rich history in this beautiful country but the problem is that it is not well documented. Thanks to Herreri , at least this journalist has highlighted a few important steps. Hope we as kenyan Somalis get some scholars to revisit the history and track record of Somalis and document this history for future generations to know or learn and be proud of their history. First Somalis from Issack and Hariti communities contributed a lot in the nation building as workers in government agencies, private sector and trainers in the police and armed forces etc.
@Waa_yaab
@Waa_yaab 3 жыл бұрын
Cajiib aabihi baa ku dhashey meesha afsomaligana si nin dalki baadiyihisa ku dhashey ayu ugu hadlaya big respect👍
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Watching from Hargeisa Somaliland 💚💬❤️👊✊🤴
@Super-yd9jg
@Super-yd9jg 3 жыл бұрын
Mashlah gabadha waa dadaashay. Dhanka ganacsiga alaha ubarakeyo. Lakiin waxaan kula talin laha inay xoga yara barato. Sida sulaaha looga jawaabo wareesiyada dhanka saxaafada. Qofka kuwaraysanaya farta laguma taago. Suaalna lama waydiiyo....
@Degaliah
@Degaliah 3 жыл бұрын
Somali dadka dhaliil uma waydaan. Maad dadaalkedun hambalyo da ku daysid na wariya iyadu umadu isku hadal maha iyadu wa ganacsato
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
Isaaqiiya MashaAllah TabarkAllah Awoowyaasheen rag adag ALA uu naxriisto dhamaan Amiin
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
You have done good job Mr hereri and your colleagues
@ahassan1205
@ahassan1205 3 жыл бұрын
Inta jeclaydnin gabadhan warkeeda uu soo gaabiyo ee meel kale tago like
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Shukri was my neighbor in Virginia and Buffalo NY keep doing the great job 👍
@dhuubo.....
@dhuubo..... 3 жыл бұрын
Abahay sidoo kale allah yarxamuhu
@ifrahmustaf7127
@ifrahmustaf7127 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Walaashey Shukri Nuur Waan ku salaamay
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 жыл бұрын
Mashalah ilaahayi hakuu barakeyo qofkasta wuxuu jecelyay ilaahayi hasiiyo
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 3 жыл бұрын
Gawadha alle ha barakeeyee ma taqaanaa sida su’aalaha loogu jawaabo.
@t6f
@t6f 3 жыл бұрын
Sax
@sadakhassannur1442
@sadakhassannur1442 3 жыл бұрын
masha allah alle ha u barakeyo waa gabar dadaashay maasha allah
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
waligeed wareysi may bixin...sulaha ma garanayso sida looga jawaabo, anyway..... shukri nor aduunyo... allah haku barakeeyo ganacsigaaga,
@mustafaomar5394
@mustafaomar5394 3 жыл бұрын
Very fascinating program I throuly enjoyed it 👍👍👍👍
@AbuMuhammad
@AbuMuhammad 3 жыл бұрын
She has reached the epitome of success as she seems but lacks the Hijaab...she should fear losing herself
@indomie7
@indomie7 3 жыл бұрын
is that all you got from watching this?
@TheAbdullahi305
@TheAbdullahi305 3 жыл бұрын
Ur right the isaq and Hartiis . Especially isiolo and wajeer . The most civilised people of somali
@t6f
@t6f 3 жыл бұрын
Kkkkkkk very funny 😆 but not true
@rashidafarax8717
@rashidafarax8717 3 жыл бұрын
Kutqgeersanhy 😂
@alifaras6970
@alifaras6970 3 жыл бұрын
I never heard of that 😂
@morelyfe1891
@morelyfe1891 3 жыл бұрын
Walle wa yaab, just because some old guy in your family told you this doesnt make it fact lol
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 жыл бұрын
Gabadhaa waa runteed walaahi. Kenyaanka waa dadka lala noolaan karo oo wadankooda adigoo marti ku aha hadana fartaa rabtid aad qori kartid. Bal tag wadamada qaar sida itoobiyo nacalad haku dhacdee! Bahdil, guneysi, cagajugoeyn, faro lagaa qaado iyo ganacsi xirxiran oo sidaad doonto wax usoo galin karin ugana macaashi karin waaye.
@bashirmohamed9991
@bashirmohamed9991 3 жыл бұрын
Waa gabadh ku dayasho mudan alla haku barekeeyo iam from garisa
@dolaalxoogsade6428
@dolaalxoogsade6428 3 жыл бұрын
Greate man ina hereri
@idalahow
@idalahow Жыл бұрын
Somalis were in Kenya before the British came to Kenya. They were settled in Mandera, Wajir and Garissa. Records by British East African Protectorate as well as KNBS archives show records of around 1884...The Poll Tax was instituted in NFD in around 1924... Later, the British came with some more from Northern Somalia (Isaaq + Gudubirai + Harti) who were brought in as guards and translators....
@issahalane7293
@issahalane7293 3 жыл бұрын
Axmed xashi i waa diyaarsanyahay xaga luqada
@MahdiAIssa
@MahdiAIssa 3 жыл бұрын
Weriye cabdisalaan walle waa wariye ruug cadaa ah, waxa uu fahmay sida gabadhan uga dhacsantay su’aalaha waaka bilaabay dhexda iyadoo lamaraayo inuu ugu celceliyo su’aasha. Weriye khibrad leh dheh
@nafiso
@nafiso 3 жыл бұрын
Waa yaab
@nurhotel8643
@nurhotel8643 3 жыл бұрын
Seey mash alha
@said_sahane1880
@said_sahane1880 3 жыл бұрын
Ninkan waa darwiish afkiisu waa adagyahay halka gabadhii shalay dalka ka tegtay ay ilowday luuqadii ahmed hashi💪🏾
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Yaa kugu yiri waa Dhulbahante?
@janua1998
@janua1998 3 жыл бұрын
Nur aduunyo come to Gariisa also. Gabadha yaan lacaaynin waa gabadh somaaliyeeed
@Raho339
@Raho339 3 жыл бұрын
Maansha AllaaH Daraawishiya
@abdirahmandalmarmohamed3565
@abdirahmandalmarmohamed3565 3 жыл бұрын
Nin waa darawish dhulbahante ❤️
@hassanh1978
@hassanh1978 3 жыл бұрын
Qabiil mel walbo latagnaw jahil yahow
@Raho339
@Raho339 3 жыл бұрын
Haa waa NIn Darawiishiya One Love💕Darawiishiya 💪💪💪
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 жыл бұрын
Naag waalan
@Rageahcade114
@Rageahcade114 3 жыл бұрын
walee nuur aduunyo waan aqanay woo dhintay sidaa filaayo wada bis maahee xfd ayaa looku magac daray oo ku taalo dagmada dharkeenley
@abdiomarymohammed4341
@abdiomarymohammed4341 3 жыл бұрын
Ahmed hashi waa garac somalida neceb somali ma ahi ee masai Ayaan ahay isagoo dhahayo aniga arkey
@ismaciilcabdi9234
@ismaciilcabdi9234 3 жыл бұрын
Axyaawariyewayn
@rabiehassan8923
@rabiehassan8923 3 жыл бұрын
Qoftu may aayar somaliga iskaga hadasho hhhhh farataagtaag baa ka soo hadhey
@alimohamed9107
@alimohamed9107 3 жыл бұрын
Good to see some of our women have got money. But also is sad that our investing foreign country
@bashirmohamed9991
@bashirmohamed9991 3 жыл бұрын
Waxaa loo baahanyahay next business garisa north east shukri wellcome
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
Al Isaaqiyya kingdom
@nasabboy3580
@nasabboy3580 3 жыл бұрын
Ninkaan waa jiilkii sedexaad ee kenya ku dhashay hadana afsomalia siduu u hayo ayaaba cajiib ah
@sultangarane9072
@sultangarane9072 3 жыл бұрын
Dadka waqooyi ka yimaado haday 10 qarni qurbaha joogaan af-somali kama dhumayo. Meesha lugu jabay waa somalida inta kale. Waxaan arkay odey 1968 Copenhagen yimid oo hadana aad moodo inuu hada hawdkii kasoo tagay.
@daadirey576
@daadirey576 3 жыл бұрын
Walee run bey sheegtay
@omaryare5411
@omaryare5411 3 жыл бұрын
Aboowe kulaha cabdisalan may abowe dhahe wa odaye
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
Wa laba qof oo America jaar ku ahaa
@Waa_yaab
@Waa_yaab 3 жыл бұрын
Lkn rer xamarka abdisalam oo kale waxay u yaqaanan ciyaalka xaafada
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 3 жыл бұрын
Waxaan ahay KZbinr cusub oo waxan faafiyaa diinta islaamka su'alaha diiniga ah iyo casharada sida muxaadirooyinka sidoo kale jilaagana waan soo daynaa sidaas aawadeed wll subscribe igu taageer mahadsanid
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 3 жыл бұрын
@buraan channel ok sxb kuusaaray adina lkn maxaad soo galisaa
@kotmanismacil2971
@kotmanismacil2971 3 жыл бұрын
Shukri af somaliga ku yara adag Lakin mash allah Somalinimo badan ba muqata iyo ixtraam 😎💪
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 3 жыл бұрын
Hakuna Matata 😊
@iftinabdi3529
@iftinabdi3529 3 жыл бұрын
Af soomaliga ku caawi gabadha
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Hhhh aboowe horta waxan ahayn qof ganacsi lagu soo koriyay abaayo horta muqdisho maad ma dhis did daaraha
@YahyeMohamed
@YahyeMohamed 3 жыл бұрын
In la qarxiyo mad rabtaa
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
@@YahyeMohamed muqdisho ayay leday halkaa u sharaf badnayd
@YahyeMohamed
@YahyeMohamed 3 жыл бұрын
@@yassinawil5158 sharafta nolol baa ka horeysa, muqdisho haldoor liqa waaye, ganacsatada iyo dadka magaca lihi iskuma aamini karaan hadda
@alandosh
@alandosh 3 жыл бұрын
Nuur Aduunyo
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 3 жыл бұрын
Taariikhdu waa macallim oo taariikhta ayay dadka bartaa. Waxaa jira wax ay reer Keenyanku badankooda ogayn (aqoonin), kaasoo odeyaasha Soomaaliyeed ee ku nool NFD sheegeen; rumeyso ama ha rumeysanin: waxay yiraahdeen kacaankii xornimodoonka ee dalka Keenya Jabhadii uu hogaamin jitey Jomo Kenyatta ee Kukuunya ma bilaabin ee waxy Soomaalida kuwii ka danqaday , ka dhiidhiyey addoonsigii guracna ee gumeysteyaashii reer Yurub kula dhaqmi jireen muwaadiniintii ku noolaa dalka Keenya. Wxuu ahaa waqti aad uga horeeyey aasaaskii Jabhaddii Kuukuunyada . Koodhiga ( head tax) anigaaba u soojoogey. Canshuurta dadka shakhsi ahaan looga qaadi jirey waxaa u sii dheer muwaadiniinta dalkaasi in xoolahooda ( lo', geel iyo ari) ee ku kor socdaa jidadaka xillyada roobka da'o xukuumaddii isticmaarka la wareegi jirtey dhammaantood , waxaana la oran jitay " gabogabo xoolaan" qoysaskii geeloodii gabigabaysyey faranjii. Mar waxas igu maqal ahayd in qoys lixdan neef oo geel ah u fooftey subixii, habeenkii midna ka soo noqon inta u dhexeeysa Habaasweyn iyo Wajeer. Waxay reer miyiga aad iyo aad uga baqi jireen DC Wajeer oo la oran Brown, oo inkaarqaba ahaa.
@nuuroofficialchannel6703
@nuuroofficialchannel6703 3 жыл бұрын
Walaal subscribe isaara walalka macan ayan ahay wa channel diine ahe
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
hereri waraysiga naga soo gaabi ee dhulka iyo dhaqan meesha noo soo duub
@abdiomarymohammed4341
@abdiomarymohammed4341 3 жыл бұрын
Wareeysiga naagtana iga qastey afsomali dhan maba la yaqaano
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Busaari saana
@Burhaan1977
@Burhaan1977 3 жыл бұрын
Warer abdisalan wu ku wareray haha
@daadirey576
@daadirey576 3 жыл бұрын
Nfd kumahadiya hadeysan nfd eheen habeen kumiinan noolateen
@SuperJeeri
@SuperJeeri 3 жыл бұрын
Sikuzi Kenya yetu kuna mtata hhhh.
@mohamedelmi9020
@mohamedelmi9020 3 жыл бұрын
Nuur waa reera aduuno
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 3 жыл бұрын
Gabadhan maxay Badhadhaada lahaysaa?... Suaalihii la waydiiyay hal sual oo ay caadi uga jawaabtay ma jirto!!!
@bashirmohamed4754
@bashirmohamed4754 3 жыл бұрын
Waaaa naaagta walaaalaheeed ooo ay share ku ahaaayeen inta maaalin cad askar keenyaati oo laaluush la siiyay u keeensatay xir xirtay wadankana laga masaafuriyay, kadibna sidaaa beeey ula wareeegatay cajiiib iyo waxyaaaabo badan oo aaan ogahay shukri ilaaah kacabso
@oscer226
@oscer226 3 жыл бұрын
Wan ku ku racsanhy wana maqla
@muwaarakgroup655
@muwaarakgroup655 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh
@hamzasaleban9919
@hamzasaleban9919 3 жыл бұрын
Waa Naga Walan Dhulkeeda Malgashato Somalidu waa sufiyiin
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Maxay dalkeeda maal gashtaa sawtan soomaali is cunaysa
@assadabdullah1113
@assadabdullah1113 3 жыл бұрын
Yaan Lala yaabin gabadha nin ka hor fadhiya waa Kenyan, qofka 3, sidan ku qiyasay isaga markay jaleecdo ayay isku dayaysa in ay fahan siiso hadalku dhanku ku socdo, wiixii ka dhexeya Allahu aclam 🍩
@admarprodution
@admarprodution 3 жыл бұрын
Hhh ninkas waa Somali waa ninka emEastleigh business community madax ka ah hareeri aya wareysi kaqaday qaybihi qaybtan kahireeyay
@assadabdullah1113
@assadabdullah1113 3 жыл бұрын
@@admarprodution sidaas miya 😂😂mahdsnd, wad iGa qabatay odaygee, xertaas ayan u qatayee
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
ISAAQIYA community first somali settled in kenya specially Isiolo nairobi. Naivasha. Eldoret . Nakuru . Kisumu. Kgamga. All upper kenya they most civilised people control whole busineßa
@maheer2613
@maheer2613 3 жыл бұрын
@@bortstanson2034 😂😂😂😂 kan somali iney kenya imaden somalia marki lagaso qaxey ayuu umaleyaa Degodia garre ogaden iyo qabilada dagan NFD intey kaimaden hdi isacc uu horeyo 😂😂😂
@abdighaniahmed3469
@abdighaniahmed3469 3 жыл бұрын
There's no civilization people accept reer sheikh isaq please stop xasad waa dad gobanimo xarad iyo geesinimo leh
@idalahow
@idalahow Жыл бұрын
Waa laga horeey
@salatabdullahi1269
@salatabdullahi1269 3 жыл бұрын
Gabadan somaliyed maxay afsomali ugu Had leynin inglish mataqana e wa yab
@aminpepechannel
@aminpepechannel 3 жыл бұрын
Kan waxaba ka daran reaction kayga ugu dambeyay ee iidle yare kkkkk 😀😃😄😁.1k please 🙏 subscribe 🙏 ❤❤❤
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 3 жыл бұрын
*Mustafe Martin ma gaalbaa mise Muslim xog dhameys tiran iyo cadeymaha hadalkiisa, halkan ka daawo👉**kzbin.info/www/bejne/Z5SrY52DmsuBpbs*
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
Maxa baas ee naga galay ninkaad meel walba ku soo qoraysiid amba gaal ha a haado amba Muslim who gives a 💩
@aminali2964
@aminali2964 3 жыл бұрын
I had this woman was a drug trafficker in USA and Mexico as I had her story
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
Waaba qof wax u dhimanyihiin qoftaan seey u hadleeyso waa maxay🤔🤦‍♀️🤦‍♀️
@professerayyub4825
@professerayyub4825 3 жыл бұрын
Ileen waa ila aragta runti 😂😂😂 professional development baay iska dhigta shib baa iska dhahay baa
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
@@professerayyub4825 numberaa ka maqan😂😂
@rashidafarax8717
@rashidafarax8717 3 жыл бұрын
Hhhh war kaleexda qofta dadka iskumid maahe
@israa.040
@israa.040 3 жыл бұрын
Haadal iyo dood amaa war waxa ka maahimsa ineeyda dadka haadalkoda ku maashquulin shaqayesta waye shaaqaeyesataye joojiya maseeyerka
@zaynabsheikh8183
@zaynabsheikh8183 3 жыл бұрын
Dadka ha aflagaadeen, walaal. Gabadhan hor umar ayay gaadhay , waan u hambaliyaynayaa, waraysi fiican ayuu ahaa
@OsmanK699
@OsmanK699 3 жыл бұрын
Aniga oo ah Kenyan ka soo jeeda Kikuyu iyo asal ahaan Soomaali, waxaan u sheegi doonaa walaalaheyga Soomaaliyeed in ay tahay waqtigii ay aqbali lahaayeen in ay noqdaan Kenyan, oo ay noqdaan kuwo aad u adkeynaya macnaha. Ahaanshaha beesha 5aad, ama 6aad ee ugu weyn Kenya, waa inay garwaaqsadaan inay tirakoob ahaan ku hadlayaan, kana tiro badan yihiin Kenyanka 39-ka kale ee 44-ka qabiil ee Kenya deggan. Waxba lama siinayo qof saxan lacag ah ku jira, xitaa Kikuyuhu ma haysto. Bini aadam ahaan, dhamaanteen waa inaan u halgamaynaa booskeena shaqsiyeed. Waxaa la joogaa waqtigii laga tagi lahaa daacadnimada NFD ama Soomaaliya, taa beddelkeedana diiradda la saarayo cidda, iyo meesha aad hadda ku sugan tahay, iyo maanta. Waxaa jira tusaalooyin badan oo caam ah oo la isweydiin karo, laakiin waxaan magacaabi doonaa dhowr. Weriye Aamina Cabdi, iyo Hussein Mohammed, majaajiliiste Nasra, dhalinyarada madadaalinaysa KZbinr Shutter, etc. Dhallinyaro, waxaa la joogaa xilligii laga bixi lahaa shukulaatada qabyaaladda, mar dhowna waad ogaan doontaan inaad tihiin dad waaweyn oo hurda. Tos dadkeyga Soomaaliyeed.
@beanladen5726
@beanladen5726 3 жыл бұрын
Fikir Khaldan...Kwenda Nayo
Hereri iyo Kenya- qaybta 3aad
22:05
Universal TV
Рет қаралды 44 М.
Hereri & Kenya qaybta 1aad
23:09
Universal TV
Рет қаралды 49 М.
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 894 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Qaybt 2aad Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
13:31
Hereri & Kenya qaybta 6aad
22:32
Universal TV
Рет қаралды 68 М.
Hereri iyo Kenya Qaybta 7aad   17 2 2021
23:43
Universal TV
Рет қаралды 141 М.
Hereri & Kenya qaybta 5aad
24:29
Universal TV
Рет қаралды 287 М.
Maxay Somalida Angola ku arkeen ka ganacsiga Aluminium
15:55
Hereri Media
Рет қаралды 37 М.
Dhibaatada Qabyaalada Qaybta 1-aad  By: Abdisalan Hereri
33:10
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 96 М.
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 894 М.