Hereri iyo Nashville, TN "Shanta Quraac ee Maraykanka ugu wanaagsan uguna macaan"

  Рет қаралды 100,491

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 172
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Hadii aad Aragto magaca allah love saar❤❤❤
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 Жыл бұрын
wll alle kaligii baalacaabudaaye love inloola madirin wll qli
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Waa daneeysta yaal ilahay iyo rasuulka like iyo love ku raadsada waana munaafaq nimo diinta iyo dantaada kala saar
@ibrahimtalyani3012
@ibrahimtalyani3012 Жыл бұрын
❤️💕
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 Жыл бұрын
Hareri waxaad tahay in odey ah,oo da'ah,laakiin aadaabta islaanka sida wax loo cuno Laguna soo baron,mana AADAN Marian,waayo waa xaaraan in gacanta budix wax lagu cuno.hadalkaan badan intaad Iska deyso,bal diintaada at least basicga Ka Bari,da'a BAAD tahay.
@ceeblaawe1
@ceeblaawe1 Жыл бұрын
waxaa cuntada loo cunaa inaad noolaato si ILLAAHAY aad u raali geliso iyo cibaadadiisa, laakiin haddii ay kaa noqoto waxaan unoolahay inaan wax cuno cuntadu xanuun ayey kugu keenaysaa ee halays ilaaliyo inshaa ALLAAH
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 Жыл бұрын
wll waad ujeedaa quraacdaan macaan lkn maxaad umalaynay saaa quraacda alle uu jannada kudiyaariyay ,
@hallad598
@hallad598 Жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay weriye sida aad wakhtigaaga noogu gelisay diyaarinta barnaamijkan. Mahadsanid, Rabina ha ku dhawro abid.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Herewith waxaan ka helaa markuu yidhaa Haaye haaye haaye abti hore u soco
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Жыл бұрын
m sh allaah allaha idin doweyo wllo allaha ku dhowro weriyehana qligaa thanks wllo
@ismailartan4498
@ismailartan4498 Жыл бұрын
Ilaah haku barakeyo abdisalaan barnaamijyadaada aad baan u jeclahay
@nihaalgelle7832
@nihaalgelle7832 Жыл бұрын
maraykanku wa waxan u caashaqay waa dhul qani ah dad gaajo ka koray noloshooda kalena waa heer sare ilahaw igee ameen ii dhaha haduu khayr ii yahay 🤲🤲
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
anaaba garbar guurdoon ah raadinaya matahay guurdoon marjirtaa 24 ilaa 26 jir haday jawaabtu haa tahay ila soo xiriir laakiin hadaad guur horay u soo martay raali noqo ama aad caruur wasatid
@jimmyo7224
@jimmyo7224 Жыл бұрын
@@musemuse1507😂😂😂
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
​@@musemuse1507 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Nashville is also the city of music and home of famous singers
@saidbashir7647
@saidbashir7647 Жыл бұрын
U S A Meel ay Ku Xuntahayba wax sheega waa waayey waa wadan ilahay Barakeeyey
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 9 ай бұрын
zxp waa wadan fidno ah oo dhagar qabe ah hadaanu jirin aduunyada way yaraan lahaayee dagaalada yo baahida midakale waa wadan yahuud leedahay waayo 500 sano ka hor ayaay dadkii lahaa ka qaadeen malaayiin qof bay dileen maaha kumanaan yo boqolaal kun ee waamalaayiin hindida cas cas dad la odhan jiray markaa waxaa asaasay maal qabeeno reer yurub ah 😂😂
@maxamedkoorre3958
@maxamedkoorre3958 Жыл бұрын
Muuqaal aad u wanaagsan sidii looga bartay Abdisalam Hereri, insha Allah channel-ka cusubna guul baan u rajaynayaa
@abdisalandahir9306
@abdisalandahir9306 Жыл бұрын
Thank you Abdisalan! You do your job with so much elegance and grace. Also thxs. to Isse & Abdigani for representing Nashville. Anthony Bourdain level!
@nourismail4114
@nourismail4114 Жыл бұрын
wariye salaaan saree inader
@michaelkoohi7154
@michaelkoohi7154 Жыл бұрын
No wonder USA is leading the World in diabetic diseases. Hereri himself obese,probably diabetic is promoting American fast Food Culture for Somalian Somalians.
@michaelkoohi7154
@michaelkoohi7154 Жыл бұрын
VERY SAD.
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Waan ku salamayaa from to borama
@mohamoha8824
@mohamoha8824 Жыл бұрын
asc c/raxman wan ku salaamay waadna ku mahadsantahay soo gubinta barnamijyada xiisaha badan
@Abdinasir-show
@Abdinasir-show Жыл бұрын
Ilaahay qofba talent ayuu siiyay, haddii barnaamij abdisalan hereri wado aad daawatide bilow ilaa dhamaad muuqaalka ka jeesan maysid taasina waa hibo ilaahay bixiyo. Alle haku xafido saxib
@abdullahideghokossar7059
@abdullahideghokossar7059 Жыл бұрын
Hereri, abdiqani, ISSA yssuf Ahmed u r all legend n am proud of u all....regards from GARISSA.
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤
@abdiabdullahiali6370
@abdiabdullahiali6370 Жыл бұрын
Horuman wacan Wariye A.Hareri guuleyso
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Hereri🤩🤩👍👍👍you are lagend aad usheeko wacan somali dhab ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mustafeahmed2021
@mustafeahmed2021 Жыл бұрын
Horya cabdisalaan hereeri oo yidhi cuntadina waay dhadhan xuntahay yaa arkay
@sharmakejama1989
@sharmakejama1989 Жыл бұрын
My childhood soccer coach issa wann ku salaamay
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
Zhp ma nashville ayad joogtaa
@musj21
@musj21 Жыл бұрын
My favourite reporter \ KZbin 😂😂
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah hereri illahay haku hiifdhiyo jazakallah khayr ❤️🙏
@faaaduma6876
@faaaduma6876 Жыл бұрын
Mashaallah. Hadan maraykan imaado, definitely waa tijaabinaya.
@nurhawa646
@nurhawa646 Жыл бұрын
Kkkkkk maxaad tiri wax kale ma qaadi karo oo waa kii labaad.Hereeri caafimaad allaha kugu siiyo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Hereri media waa media wax laga faaiido.
@dalxasofe4083
@dalxasofe4083 Жыл бұрын
Maraykanku si ay u muujiyaan in ay dadka adduunka ka weynyihiin xataa koobabkii bay waaweynaysteen.
@yussufali1290
@yussufali1290 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 everything is big in America sxb
@abdirahmanahmed696
@abdirahmanahmed696 Жыл бұрын
The legend him self hereri ❤
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm Жыл бұрын
m.a waa muuqaal aad u qurux badan camerada waa high class horumar wacan aan u rajeenayaa wariyaha weyn
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Quraac baa 2saac kuyuu loogu jirayaa waa ii koow salaamantihiin
@Ururshemadiai4523
@Ururshemadiai4523 Жыл бұрын
Mashalah
@HiigsadeTaajir-yh4cs
@HiigsadeTaajir-yh4cs 9 ай бұрын
Maanshalleh
@shukri1395
@shukri1395 Жыл бұрын
My goodness 💕😍 my old city. I miss Nashville and it's good to see some old friends 👌😊. Thanks Abdisalan🙏
@MohamedAhmed-pf5yb
@MohamedAhmed-pf5yb Жыл бұрын
Shukri come back why yu left us 😅
@michaelkoohi7154
@michaelkoohi7154 Жыл бұрын
Haaye,haaye. Bullshit.
@mohamedhussein4797
@mohamedhussein4797 Жыл бұрын
Are u still single my dear?
@MAli-nx6ou
@MAli-nx6ou Жыл бұрын
@@mohamedhussein4797 ..she gradma . So some respect pls.
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Ma Sha Allah ilaahay ha idiin barakeeyo. Anigu Minnesota ayaan idinka soo salaamayaa✋
@AhmedAli-bq2pc
@AhmedAli-bq2pc Жыл бұрын
Anigana denver Ayan idinka soo salamaya
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
@@AhmedAli-bq2pc Aniguna wadankii hooyo ayaan idinka soo salaamayaa haayeee haayeee
@tahriib8809
@tahriib8809 Жыл бұрын
@@maxamedxuseen4516 an mixico jooga inan America galo rabaa so duceya 😂
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
@@tahriib8809 sxb alle hakuu fududeeyo nabadgalyo alle hakugu geeyo Aamiin yaa rabbi inshaa allaah markaa maraykan gasho noo soo bushaaree noo soo sheeg inshaa allaah waad guulaysanaysaa idamka alle sxb
@tahriib8809
@tahriib8809 Жыл бұрын
@@maxamedxuseen4516 zxp marka hore mahadsanid Meel allameeshad joogto arsaqad khayr qabta haku siiyo wanan galay ❤️
@deeqawarsame9417
@deeqawarsame9417 Жыл бұрын
Cabdisalaamow. Haaye haaye ayaan ISU ogeyne. Haaye sadexaad baad kudartay. Bal haaye, haaye, haaye iskawad
@yasmaofficial
@yasmaofficial Жыл бұрын
👍👍👍👍👏👏👏🌺🌸🌺🌸😩😩😀😀😀🌷🌺🌸wlhi hareriyow gaajaba I qabtidey cuntada macankeda alaha idiin shifeeyo❤❤❤❤
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v Жыл бұрын
Cuntada USA waa caafimaad darro waxay cunaan sonkor aad u badan sababtaas awgeed waxay u badan yihiin cudurrada wadnaha iyo cudurka macaanka USA
@abdikarimismail2366
@abdikarimismail2366 Жыл бұрын
21 ave s Nashville tn ayay ahayd pancake pantry
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Yaa salaam
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Mash allah
@abdikarimismail2366
@abdikarimismail2366 Жыл бұрын
Waar cabdisalaan anigoo magaaladaydii ka maqan baad timid Waan salaamayaa oday cabdiqani baynax iyo tabobare ciise adigoo ah herari media
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh haayee haayee xagee tagtay magaaladaadi bay iska joogaan inaad waraysigan ku jirtee ahayd sxb
@mohametsait3751
@mohametsait3751 Жыл бұрын
Cunto buuran meeshay gashaana buuran😂😂😂 Abdisalaanow ilaahay haku cafiyo
@abdulhussein873
@abdulhussein873 Жыл бұрын
Abdisalan aad ayaad u mahadsanthy masuul horta dee malaa state of Missouri kaliyaa maraykan aanad booqan ee bal xataa waa in booqashada Abdisalan 4.5 in lagu saleeyo ka maarmi meyso hhh aad ayaan idiin salamy dhamantiin quraac wangsan
@wardoonwardoon
@wardoonwardoon Жыл бұрын
Aad ayaan ugu sodhaweyn lahayn Missouri state taageerayaal badan ayaana jooga abdisalaan mar noo imow inshaa alaah
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Waan barakaysnahay waa aftahan a salaan
@Ali-mb7og
@Ali-mb7og Жыл бұрын
Mansha allay
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
#What a delicious and exquisite breakfast 😋
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 Жыл бұрын
Waa wax kale Nashvile maqalkeda waxaa iigu horaysay 2000.
@facecrack2k864
@facecrack2k864 Жыл бұрын
Ciise looks such a cool guy wlhi
@atharhadiabdi556
@atharhadiabdi556 Жыл бұрын
Kusali nabi maxamed scw♥️
@atharhadiabdi556
@atharhadiabdi556 Жыл бұрын
Scw
@mohamedabdirahman5609
@mohamedabdirahman5609 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@mohamedabdirahman5609
@mohamedabdirahman5609 Жыл бұрын
SALLALLAHU CALAIHI WASALIM
@saxarcali5198
@saxarcali5198 Жыл бұрын
Gacanta midig ku cun cuntada hereri sida ciise
@user-yw2ol3lh6z
@user-yw2ol3lh6z Жыл бұрын
I like i used to lived 203 5month
@xidighanuniye3452
@xidighanuniye3452 Жыл бұрын
Anigu hadan America 🇺🇸 usoo tahriibaya oo waxa maraya Colombia 🇨🇴 ii soo duceeya in ilahay ii sahlo
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Maad gashay walalo
@saddamtourismsomaliland1976
@saddamtourismsomaliland1976 Жыл бұрын
Sharaabku ma bilaashba. Safaari nooguso qaaad.
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@user-qy3rg3kn7r
@user-qy3rg3kn7r Ай бұрын
Waa dad aduun yadu u kuftay
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 Жыл бұрын
Sifican Ayan ula socda barnaamijyadaada ader soobadi I.a
@bigphish1983
@bigphish1983 Жыл бұрын
NEXT LEVEL
@nordinmohamed4056
@nordinmohamed4056 Жыл бұрын
The lagend hereri
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Nice food
@jjyy9791
@jjyy9791 Жыл бұрын
Waa barnamij fican
@atharhadiabdi556
@atharhadiabdi556 Жыл бұрын
Scw
@atharhadiabdi556
@atharhadiabdi556 Жыл бұрын
Scw
@yaseminguler6188
@yaseminguler6188 Жыл бұрын
ApdizaLaM coming greece uncle
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 Жыл бұрын
Waaw
@Boqorsalah
@Boqorsalah Жыл бұрын
Super HD vidio ❤
@aidrusgarase6508
@aidrusgarase6508 Жыл бұрын
]
@ahmedabdi5742
@ahmedabdi5742 Жыл бұрын
Asc hereri Columbus goor ma ayad iman insha allah nasomar hada salan sare
@gooleyare9620
@gooleyare9620 Жыл бұрын
Lagend cabdi salan hereri
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Xayeysiis bilaasha 😂👍🏼
@abdikadirabdile8013
@abdikadirabdile8013 Жыл бұрын
waa meeqa halkaa fadhi ee quraacda hotelka ku yaala magaalada Nashfiil ee dalka Maraykanka
@ismailjama1913
@ismailjama1913 Жыл бұрын
Enjoy Legend
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Жыл бұрын
Laba saac quraac saf u gal waa dulqaad badan yahay maraykan
@mjay1738
@mjay1738 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Жыл бұрын
Somali salfudeedku waa waxay wax la qabsan weyday inaga dhan aa isku mid ah aniga xataa dulqaadkaa malihi
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 Жыл бұрын
Soma aha anoo meelahaa rooti qalalan kasii gataa dhaanta😂
@quruxoday533
@quruxoday533 Жыл бұрын
@farxaandaahir8023
@farxaandaahir8023 Жыл бұрын
Cajiib
@ahmed_ali_buur411
@ahmed_ali_buur411 Жыл бұрын
Ma.a abdisalan herari
@hodhare961
@hodhare961 Жыл бұрын
Nashville wali ma arag lkn waxan haysanaa IHOP oo la mida. Waanu ku ridnaa alxamdullilaah lkn waa marmar uun ⚽️😅
@Kaartomo
@Kaartomo Жыл бұрын
Kentucky imoow herei 2 saac ayay kuu jirtaa gaar ahaan Louisville. you are two hours away
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 Жыл бұрын
Information igaa sii usa from uk
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Жыл бұрын
Gobolka 2016 UNHCR isiisay lkn dadka laxayirey kujira wa ka xumahay cabdisalan anku so dhaweylahay sacan on ad utagero
@omarhassan5164
@omarhassan5164 Жыл бұрын
Inshalah waa imaandoontaa wax walba waa qadar qadartuna waxkastooy tahey waa qeyr.
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 Жыл бұрын
Hada dad rajo leh baa jira oo Uganda jooga, adigu rajo ma ka leedahay
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Жыл бұрын
@@mataanciiideed4046 ugadha majogi
@hamzaabbas8841
@hamzaabbas8841 Жыл бұрын
Scw... masha allah quraac wanaagsan lakiin Abdisalaan sawdiga sunihii khilaafay ee bidixda wax ku cunaya waa sidee????
@maxameddaarukhayr4421
@maxameddaarukhayr4421 Жыл бұрын
Acs asxabey soboqda wad mahadsantihiin
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 Жыл бұрын
Cabdisalaan markuu dhahayo cunta buuran meeshaay gashaana buuran dhabarada sii jeedee lagu qabtay wa kanaxay😢😢😂
@sharafjama5627
@sharafjama5627 Жыл бұрын
WAS THERE BEFORE ANYONE OF THESE GUYS 👦 🤔 😅 AT ...199...MOURFUSBORO ROAD.....! SAY HELLO ...TO ...WHITE HORSE SALOON 💅 💇‍♀️ ♥️ ......! CHEERS 🍻 🥂 👏 ✌️
@jamilamuuseyusuf885
@jamilamuuseyusuf885 Жыл бұрын
Hereri hhhhhh sheekaduubaa fadla ah baad dhagaga dhigateyn inder
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx Жыл бұрын
Hereri , dalkale , dad qalaad , cunto ajanabi , horumar ajanabi , dalka hoyo ????
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 11 ай бұрын
Waan tagi lahaa hadaan awoodo
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir Жыл бұрын
Somali goormee Quraac baranayaan, subax kasta canjeelo 0 calories ah baan quraac ahan ucunaa 🙄
@kingalrahiim3522
@kingalrahiim3522 Жыл бұрын
Hhhh waa gaasteri socda🤣
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 Жыл бұрын
Iminkq canjeelo caano lo oo la lulay subagiina aan laga saarin lagu gaaciyaa i hoos taala😂😂 ma iska dayaa
@jamashabel4400
@jamashabel4400 Жыл бұрын
My city my home my coach Issa pancake pantry i want so many times and also we have the best chicken Hattie bs and princess chicken
@dhacdooyintv5638
@dhacdooyintv5638 Жыл бұрын
War kadaa cabdisalaanow bidixda oo midigta ku cun
@ahmedi_zakid
@ahmedi_zakid Жыл бұрын
Intiina u haysata inuu cabdisalaan uu duubayo barnaamijka 2022 waad QALDAN TIHIIN, barnaamijka waxaa la duubayaa 20222 😆 🤣
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Sax sxb wuxuu duubay 2021 kii
@anwarmataan7745
@anwarmataan7745 Жыл бұрын
cabdisalaanow Warbixin nooga soo ditaaari melbourne Austaralia
@Faadumo455
@Faadumo455 Жыл бұрын
New York City kaso hadal adeer
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Hareeri catoosh yare shaqadiisa aa faraha la gashay
@alihassandaksale2866
@alihassandaksale2866 Жыл бұрын
Hereri Muqaaxidii Ceerigaabo iyo tan bal kala qiimee dee??
@alkenalken9460
@alkenalken9460 Жыл бұрын
adeer cabisalaan burco malaga helaa quraacaan
@aliadow4183
@aliadow4183 Жыл бұрын
Hareri columbus Ohio nogu imaw wankuso dhawaynayna
@leeosman138
@leeosman138 Жыл бұрын
Sida u shegay Waye. Abdikhani. Busnise Hadii Adan u hay Nin Niyad Ama Adan jeclayn. Busnise kas ha galin
@faaraxbashir8719
@faaraxbashir8719 Жыл бұрын
dulqaad aan labasaac qureec kusugayo xageen kakeenayaa 😂
@alimohameth
@alimohameth Жыл бұрын
😂
@sahanaaragsama2448
@sahanaaragsama2448 Жыл бұрын
😂
@axmedcabdi8649
@axmedcabdi8649 Жыл бұрын
Doofaarka iska jir hhh
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Kkk Cabdisalan Calorieska iska yaree adeer in badan waa inad soontid. Dadka wad mahadsan tihiin dhe❤
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Giergia Beach Macnaha Wuxuu Ka Baxaa State Of Goergia Oo Ku Dhegan Nashville 3 Hrs Ee U Jirtaa Hwy 75 South Aa Taga
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Kkkkk a/salan hereri iyo cunto
@Buraale
@Buraale Жыл бұрын
Marban ka qureecday an dalxiis ahaan u tagay xasuus fica bay ii ahayd
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
abo hereri tijaabu ku dhargey
@TheZackfilms
@TheZackfilms Жыл бұрын
Waar gaajo/baahi baad igu kicisay aan i hayn 😅😅
Soomaalidii iyo Maraykanka oo isku meel ku wada Sambuusaynaya.
12:33
Prank : Dalmar Yare & Deeqdarajo oo Prank ku sameeyey C/salaan Hareeri
19:12
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 69 МЛН
Hereri Iyo Denmark Qaybtii 2AAD-Dr Fadima SH Cali Jimcaale
39:21
Universal TV
Рет қаралды 168 М.
IRELAND MUQALKAN DAWO INTANAD BIXIN KA DIB GO.AN QAADO
4:35
Ammbasador Jimcaale
Рет қаралды 6 М.
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Hereri Media
Рет қаралды 80 М.
Hereri iyo America oo booqday xarunta lagu sameeyo filamada Hollywood
35:48
DEG DEG NIMCAAN HILAAC OO DADKA SHAYDANAKA CAABUDO LAGU DARAY & DADKII OO KACAY
22:59
Noloshii miyiga ee maal-qabeenka ku dambaysay. Dadaalaa uu gaadhaa.
40:40