Qeybtii labaad Waayihii Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan,

  Рет қаралды 22,158

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
Axmadeey gashaan legendary abwaan and a good story teller, caafimaad ku waar inshallah 🙏
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Жыл бұрын
Waa abwaan axmedey cabdi gashaan qeyb weyn ku leh hiddaha & dhaqanka somalida ,weriye hareri mahadsanid
@AbdirahmanHussein-bv5nt
@AbdirahmanHussein-bv5nt Жыл бұрын
wooow good umadan xalasha noso badi ugaas hareeri thank you
@abdirahmanafrah9751
@abdirahmanafrah9751 Жыл бұрын
Cabdisalaan harder legendary aa tahay abwaaniinita waawayn sida axmadeey gaashaan Maa sha alaah and aan u daawaday
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Жыл бұрын
Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey barmamishka jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah runahanti lashin axmadey aad abwan qali ah oan jecel nahay alaha no xafdiyo ❤❤❤❤❤❤
@baramabaro4590
@baramabaro4590 Жыл бұрын
Alle haku xafido adeer axmddey m a waan kufarxay
@ilyasahmedabdulle2602
@ilyasahmedabdulle2602 Жыл бұрын
Laashin axmadey alle ha ubarakeeyo cimrigiisa runtii waa shakhsi qaali ah suugaantiisuna waa mid xiiso gooni leh caafimaaf iyo cimri barakeysan baan urajeynayaa
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan Жыл бұрын
Abwaan Ahmadey Cabdi gaashaan Allaha xafido
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi way kacdaa ducada abwaanada amiin 😭😭
@abdinasirhusseinaden7993
@abdinasirhusseinaden7993 Жыл бұрын
ABWAAN ahmadey iyo wariye Abdisalaam harreri Allah haidin xifdiyo ❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Qofkuu Alle Jacel Yahay Waxba Kama Xumadaan❤
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 Жыл бұрын
THE best regards to you all guys the best program ever i love ❤ guys both of you GOD BLESS YOU
@abdihussein8917
@abdihussein8917 Жыл бұрын
Thanks hereri weligey idaacadahaan ka maqli jirey ruwaayadihiisana tiyaatarkii hargeysaan kudaawadey inaba caadi maaha maasha allaah imkaanse wajigiisa arkey oo iigu horeysa.salaan sare abwaan....
@hamseabdi6122
@hamseabdi6122 Жыл бұрын
Waxan iniga dawanaya wadanka germany.waraysigan aad ban uga helay sificana waan nila qoslay. Cafimad iyo cimri dheer ku jooga insha allah
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Axmadeey taarikhda kutabi sidii taalo dhaqameede Hidihii taakulaba waa Talana loowaaye Soo taraarixi murtida wakhtigu waaba tagayaaye
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
🥺..🥺🥺 ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252 617313184 Cabdulqadir Cabdi
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Жыл бұрын
Axmadeey cabdi gaashaan reer afgooye waa joogaa.
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
Two. Legends
@jakuukakin1024
@jakuukakin1024 Жыл бұрын
Masha Allah
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 Жыл бұрын
Axmadey is not easy
@mohamedhajiisseilaak138
@mohamedhajiisseilaak138 Жыл бұрын
Intay tirnan lahayd ha tilmansato
@ahmed-fv4bl
@ahmed-fv4bl Жыл бұрын
السلام عليكم اخوي انا احبك
@hurrediiriye4741
@hurrediiriye4741 Жыл бұрын
Kkk afsoomaali caadi ah ayuu maanso nooga dhigayaa
@AbdirisakRaska
@AbdirisakRaska Жыл бұрын
C/salaan Hereri & Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan guuleeysta
@abdirashiid9645
@abdirashiid9645 Жыл бұрын
Ayyy axmadey alh ku xfda dhbti wa rux cajib ah
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e Ай бұрын
Ilaahaw.kudaa.axmadeey.cabdi.gaashaan
@tusmoibrahim1540
@tusmoibrahim1540 Жыл бұрын
Masha alah abwaan
@awoowalio1702
@awoowalio1702 6 ай бұрын
Axmadeey gaashaan legend
@wardheremadiachannel6705
@wardheremadiachannel6705 Жыл бұрын
Maanta haaye haaye ma jirine maxaa jira
@AliHassan-uo2oh
@AliHassan-uo2oh Жыл бұрын
Laashin Ahmadeey Abdi gashaan Alah xafido
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Hereri midia warey.sigii 2 labad axmed dey mahad sanid bye
@Foody-j4z
@Foody-j4z Жыл бұрын
Hadaan jareer nahay si fiican baad noo matashey Axmadeey
@AbdirahmanHussein-bv5nt
@AbdirahmanHussein-bv5nt Жыл бұрын
nin culus gashaan wooow❤
@adamhassan5181
@adamhassan5181 Жыл бұрын
Cawo sidan u qoslay waligey uma an qoslin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@alandosh
@alandosh Жыл бұрын
Hareeri odayga in aad biyo u keentay ahayd.
@luulcibaar9532
@luulcibaar9532 Жыл бұрын
Aaamiiin
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Odaygan waa dadkih horeh somalih way Adagtahay inay so noqotoh
@osmanjama9556
@osmanjama9556 Жыл бұрын
❤❤❤
@husseinismailjama2533
@husseinismailjama2533 Жыл бұрын
Kii caadiga ahaban mobadeyeee
@husseinismailjama2533
@husseinismailjama2533 Жыл бұрын
Now
@norsh9911
@norsh9911 Жыл бұрын
😂😅😂😂
@ayaancagafeey
@ayaancagafeey Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bYqVioabndesh7s QISO XANUUN BADAN 😭😭😭NAIROBI
@odaykee4342
@odaykee4342 Жыл бұрын
alla reer xamarka gabaygoodu waa sheeko caadi ah maxaa abwaan wayn ah waa wixiisu wa hadal caadi ah
@abdikadirmohammed9388
@abdikadirmohammed9388 Жыл бұрын
😅 Oday laashinka ma gabyaayo reer xamarna maaha marka si aad wax badan uga ogaato waraysigii hore soo daawo
@mustafamusa4236
@mustafamusa4236 Жыл бұрын
Afsomaligu waa badan yahay iyo abwaaninduna waa kala duwantey. Walaalow qadari ninkan akhyaarka ah in sha alaah khayr
@HashimFarah-n1e
@HashimFarah-n1e Жыл бұрын
Mayeee reer waqooyi ga tooda waaa qeylo iyo fara taaag maxaaa ka fahmi kartaaa sand xitaaa kuma fahmeysid waa gartaada inaad saas u hadasho xikamda hadaaa fahmi leehed sheeko ma dhihi leheeen 😂
@fuadahmedfarah6096
@fuadahmedfarah6096 Жыл бұрын
Gabayga geela aya taqan miya
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
Gabaygi geela miyad rabtaa kkkk
Sidee bay nolosha Somalidu ahayd Dallas, Texas 40 sanadood ka hor.
14:06
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,6 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, abwaankii mu’adinka noqday
22:08
Taariikhda  Axmedey Abuubakar Al-camaari
5:57
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 19 М.
UGAASO||GABADHII CABDI TAHLIIL LOO DILAY@BULSHADA CUSUB
9:31
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 50 М.
Qaybtii Koobaad Sheekadii Jamhuuriydda Fadaraalka Xoolaha Soomaaliyeed
1:02:22
Madaxdu Waxa Ay Ka Yimaadaan Camalada Dadka Sheekh Barbaraawi
23:54
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН