Qayb ma ka noqon karaa Mareykanku kulanka Madaxweyne Cirro & Imaaraadka?

  Рет қаралды 41,259

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 70
@halimamumin3643
@halimamumin3643 8 күн бұрын
Ilaaheey qaar kale oo Somalilanders ah oo badan oo Cabdallah faatax oo kale ah, inoo soo badi. Cabadallow Cumri dheer iyo Cibaado saalax ah Allah hakugu barakeeyo. Keep going, brother.
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 8 күн бұрын
guul qaranka soomaaliland
@khadradahir1814
@khadradahir1814 8 күн бұрын
Mansha Allah tabaraka Allah guulwaybaanu rajaynayaa insha Allah ❤❤ viva Somaliland ❤❤
@maxamedseexiye8158
@maxamedseexiye8158 7 күн бұрын
Mashaa alaah alaah sifiican buu ufalnqeeyay waa rageedii
@Cabdirisaaqxuseen-tr7vy
@Cabdirisaaqxuseen-tr7vy 6 күн бұрын
Masha ala. Wanwa. Dasugyna. Runti. Wanofa. Xadwayn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifrahismailhoggren5550
@ifrahismailhoggren5550 7 күн бұрын
Masha Allah well said.
@CabdilaahibarkhadbuurmaalBarkh
@CabdilaahibarkhadbuurmaalBarkh 7 күн бұрын
Masha Allaha haben wanaagsan dhamaantiinba kusaliy nabigen maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw aamiina aamiina insha Allah ayrabii umada muslimintah ❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉😢🎉🎉😢😢😢😢😮😮😊😊😊😅😮😢🎉😂😂❤❤❤❤😂
@saidbodle
@saidbodle 7 күн бұрын
Ninkani caadi mahan walee wuxuu kufiicna wasiirka arimaha dibada xaqiiq walee mansha Allah ❤❤😂❤😂
@SamsamMariya
@SamsamMariya 7 күн бұрын
❤❤❤❤guuuuuuuuuul somaliland iyo gobanimo qaranka somaliland 💚🤍❤️👌👌👌💯💯💯💯
@Mohamedcaliasad
@Mohamedcaliasad 8 күн бұрын
❤❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 7 күн бұрын
Wadani iyo Ciro waligaa Guul Qaran ha ka sugin waa Kabaqaad Somalia-Talyani. Bishaa ku hor iman indhoolow.
@gemstar416
@gemstar416 7 күн бұрын
Current and more investments from the UAE were the main focus. bilateral relations between the two nations will continue to get stronger and stronger, inshallah .
@KayseHuriye
@KayseHuriye 7 күн бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@inacarab2353
@inacarab2353 7 күн бұрын
*Somaliland waxay heshay madaxweynihii ugu mudnaa inu somaliland maamulo* ❤
@aliabdi8873
@aliabdi8873 8 күн бұрын
Imaaraatku Dan kaliye ay lahaayeen oo ah in berbera latartamin jebel cal waxa talaabadaa loo yaqaan proactive Dp world waxa ogyihiin in berbera tahay centerka supply chains aduunka hadii berbera Somaliland disto waxa ay noqon lahayd dekeda container ee aduunka ugu Wayn laskinsr way garanwaayeen Kuwa liita ee Siyaasiinta iska digaya sida miskiinkan meesha ka hadlayaa
@SHUCAYBJAMACAHMED
@SHUCAYBJAMACAHMED 7 күн бұрын
Ma samaynkarno dakadaa aad sheegayso adeer dhaqaale iyo awood military midna malihin inagii baa yaaban ee riyo maalmeedka inaga daa imaaraatku si fiican ayuu u dhisay berbera lkn inaad isku xaaarto adoo african ah oo aad tidha dekedaha maraykanka ayaan dhisan karaa ader macquul maahee inaad african tahay ood liidato aqoonso oo soo dadaal marka inader inagada futo aynan lahayn ku xaari mayne😂
@aliabdi8873
@aliabdi8873 6 күн бұрын
@ waxa lagaa dhadhicay in waxba qabsan karin we aad adone u uhaato coidkale
@SHUCAYBJAMACAHMED
@SHUCAYBJAMACAHMED 6 күн бұрын
@@aliabdi8873 kkkk abti heedhe malaha wxad tahay ciyalkan dawada youtuberada dhiirigalinta khayaliga ah ee layidhaa libaaxa ku dhex jiifa soo kici 🤣
@abdirahmanadenhassan9665
@abdirahmanadenhassan9665 8 күн бұрын
Faatax waan salaamayaa waa nin fahansan mawduuca uu kahadlayo, mudanna in fursado badan laga siiyo tebinta iyo falanqaynaha kala duwan.
@IsmailKahin
@IsmailKahin 8 күн бұрын
ADEER SALDHIGA 🎉🎉DHEH
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 8 күн бұрын
ILIG INA INAHU RAJULUN BARRIYA. HOYADII BUU LADUDAY HABAR YUSRA DHASHAY
@MukhtarMohamed-h6h
@MukhtarMohamed-h6h 7 күн бұрын
Jigjiga karawan dheh
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 7 күн бұрын
Guuul somaliland
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 7 күн бұрын
Wallahey kani aqoon male aqoonta usheeganasyo kama muuqato
@abdihussein9554
@abdihussein9554 7 күн бұрын
Ina Ilig waa codka cadowga Somaliland. Waa khaain ha is cadeeyo. Bog madow ayuu leeyahay .
@leezilla9168
@leezilla9168 7 күн бұрын
Fake news naga daah propaganda nacaas ayhow❤
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 7 күн бұрын
MM TV maaha inaa cadawga somaliland u iftiimisaan socodaalada madaxweynaha iyo ujeedada somaliland karabto caalamka
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 7 күн бұрын
C/laah Faatax oo kale,ayaa ku haboon Wasaaradeena,Arimaha dibadda,oo fahmikaraya points ka muhimka,ah aynu,ubahanahay in aynu xooga saarno
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 7 күн бұрын
Dhalinyaradii ayaa la khalday 30 sano khuraafaad same story It’s sad honest kids are misled Ciro went to Dubai like any other Somali person You will see him souk Dahab Haday waxay leeyihiin Sahara USA iyo UAE ku leeyihiin Berbera . Xamar bay dhooban yihiin Carab nooc kasta orda qaar soo wata.
@AbdurasakAhmed
@AbdurasakAhmed 7 күн бұрын
Waa gulaystay madaxwuynuhu sxbyal 😂😅😅😅
@abdirahmanahmedabdillahi8163
@abdirahmanahmedabdillahi8163 7 күн бұрын
Maarka anigoo hadalka aqoonyahanka tix raacaya, Ciiro agenda Qaran uu lamu tagin Emiratka.
@starxMm2
@starxMm2 7 күн бұрын
Ictiraaf Dowladu umay socoon ee wa mashariic iyo lacag doon iyado Mdx awna cadeeyn mowkiifkooda siyasadeed.
@isseosman27
@isseosman27 7 күн бұрын
Waan sodhawaynaynaa barnaamishkan maxad aad layeelanaysud Aqooyahanka sheekh c/laahi xaaji Cali waabarnamij nin miisan aqoon ku astaysan uu jeedinayo
@HoodoAbdirahman-io3vw
@HoodoAbdirahman-io3vw 7 күн бұрын
Si wacan, lakiin dghibta jirtaa waxa weeyey, Carrabi ama Ingriisi ayaa waraysi kstaa u baddan yahay dalku miyaanuu luqada lahaayn.
@mahamoudalim2225
@mahamoudalim2225 7 күн бұрын
Waxaan uarkaa faaladaada inaad buunbuniso safarka biixi
@mdaudjama9391
@mdaudjama9391 7 күн бұрын
Horgal tv
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 8 күн бұрын
Ninkano kaleee wasirkaa arimaha dibadaaa ciroo mu ka dhigto qofka lolnka adunka fahansan phd international relationship khasatan geeska africa iyo andalo ooo saxafad turkiga ninka khibrada iyo aqontaa leee oo kalee ayay dawladu arimaha dibada ha ka dhigtooo kaaan imikaaa walahi haa badasho mou kaso horjedaay awdal state u olalaynayay khibrad siyasadenna lahayn aafki ciyala suqda ku hadlaaaya hadu dalka la rabooo ictirfa iyo xidhidhido wanagsan oo dalalka shisheye la yelatoo
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 8 күн бұрын
Waxaa iska cad marka aqoonyahankan qodobada uu sheegay la tixraaco in booqashadu madaxwaynuhu tahay mid fashilantay.
@AbdoulkadirGoljannogroup
@AbdoulkadirGoljannogroup 8 күн бұрын
In xogta la dhawro ayaa saxa ee cagadhigo
@mudiali719
@mudiali719 7 күн бұрын
America Somali iyo Africa ma rabto isaaq maxa ka qaldan?
@AbiibColaad
@AbiibColaad 7 күн бұрын
Ninakni ma xidhidhka calamka wx kayaqanaa qaabkka aad iyo.aad uwcn
@Mo-dool
@Mo-dool 7 күн бұрын
walahi anu in aynu dhaqaale fiican oo shaqsi kasta oo somalilander ah noloshiisa wax ka taraya ayaan ka jeclahey ictiraaf geed kasta loo fuulo.. marka aad dhaqaale yeelatid adaa laguu baahnaanayaa.. waliba anu dowlada xamer inta aan kaxeeyo ayaan bank aduunka lacag aan caadi aheyn kaga soo qaadan lahaa markaas ayaan odhan lahaa xamarey adu iska bixi walahi magacooda ayaan casaan galin lahaa hh
@CabdishakuurMaxamed-e2p
@CabdishakuurMaxamed-e2p 7 күн бұрын
In xogta la dhawro wa muhiim iyado waxa u ka hadlay ay jiraan hadana is bandhugii dawladi hore maxan ka faaidnay oon colaad ahayn iyo in ay inala dagalaman dawlado wawayn o aynan u babac dhigi karin sida turki masar gadar sucuudi oo ay somalia ino adegsatay hada in ay fahmi waayan waxadba ka wada hadashen jahwareer ayay ku ridaysa qabkay u wajihi lahayeen
@HassanAli-vk9ul
@HassanAli-vk9ul 8 күн бұрын
Cod ma jiro
@khalidahmed799
@khalidahmed799 7 күн бұрын
Imisa jeer ayuu idhi malaf kkkk
@aliaskar1390
@aliaskar1390 8 күн бұрын
Mm Tv waxaa lagaleeyahay Somalia Farmaja iyo Fahad Yasin ayaa maalgaliyay true story
@IdrisXusen
@IdrisXusen 8 күн бұрын
Sowdinkii noqday somaalilaan
@CamuudAwed
@CamuudAwed 8 күн бұрын
Wuu mahadsan yahay Aqoonyahan Cabdalla Faatax sida Uu inoogu Istiraajiyadda siyaasadeed ay tahay Somaliland in ay Gobanima deeda iyo Madax banaanideeda ku meel marisaayina waa sax waana sida ay tahay, Waxaanse ku dari lahaa Anigu ka mawaadin ahaan qodob Aad u muhiim ah hadii Aanu qodob kaasi Jirina Dadaal kasta Oo ay Jamhuuriyadda Somaliland u gasho sidii ay uga mid noqon lahayd beesha Caalamka una ahaan lahayd waddan madax banaan iyo Qaran ka mid ah Qaramadda ka Jira Dunida isla markaana xorta ah in Ay Adag tahay iyo sida aynu uga midha dhalinaa doonista madax banaanideena hadii Aanu qodob kaasi jirin hadaba qodob kaasi muxuu yahay ? Qodob kaasi waa : Waa in madaxdeena inagu metelaysa masrax yadda Caalamiga ahi Ama hadaan si kale u dhigo madaxda aynu u diranayno Ama aynu xulanayno in ay qadiyadeena ka iib geeyaan beesha caakamka ay yihiin madax daacad u ah Dal kooda iyo Dad kooda isla markaana Aamin san Oo doonaya in Dal kooda iyo Dad kiisuba Xor ahaadaan isla markaana ay ka dhab tahay doonista ay doonayaan Ee ah in Dal koodu noqdo Dal Xor ah Dad kiisuna Xor ahaadaan laakiin Aanay noqonin kuwo shilimaad iyo uskag doon ah sidoo kale na dhaaf sada Gobanimadda Dal kooda iyo Dad kooda Giniyaad Ama Shilimaad
@isseosman27
@isseosman27 7 күн бұрын
Loona garan ogyahay cabdala
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 8 күн бұрын
Imaratka somaliland wuxuu ka rabaa in ay dib udejin u sameyso shacabka falastin ee reer qasa somalilandna la aqonsado balse ciro maso dhaweyn fekerka sida aya muse loogu yeeray
@BushrajamaMahmud
@BushrajamaMahmud 7 күн бұрын
Aqligu xaga kaga jira 😂
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 7 күн бұрын
@ inta qayisha waxey miirsadan barka ay dhirbaaxadu ku dhacdo
@BushrajamaMahmud
@BushrajamaMahmud 7 күн бұрын
@@MohamedOsman-z2p ceeb wax kugu filan tv somaliland laga leeyahay inad dawanayso oo comment ka calcayso 🤣
@AbdoulkadirGoljannogroup
@AbdoulkadirGoljannogroup 8 күн бұрын
Iligoow sxb nin culusbaad tahaye dadka aan is dhagaysan ha waraysanin
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 7 күн бұрын
Been badanaa😊
@hassanahmed-l2d
@hassanahmed-l2d 8 күн бұрын
Beenaalayaal is waraysanaya
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 8 күн бұрын
ILIG WERIYIHII HOYADII OO CIDAGALE AH LADUDAY SIDA CAQIL JAAM BIIR. ILIG KALSONI SARADII OO QOF AH RER KISU AMINI WAYAY....
@abdirahmanadenhassan9665
@abdirahmanadenhassan9665 8 күн бұрын
waa arrin shaqsiya maaha face book meeshu sxb
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 8 күн бұрын
@abdirahmanadenhassan9665 HOYADI OO CIIDAGALE AH BUU LA DUDAY ILIG IDENTETY CRISE WUU NIYAD JAB SAN YAHSY CADHU RER GADID UQAAADAY IYO AWAL ODHAN
@moh4127
@moh4127 7 күн бұрын
Been iyo khayaali
@AbdulAden-w1p
@AbdulAden-w1p 8 күн бұрын
War. HA. Riyoonine toosa. Soomaali. Waa mid Kkkkkk
@Maxamedaxmed-t9j
@Maxamedaxmed-t9j 7 күн бұрын
Ka riyo ku nooli waa kagan wadankisii wali gumeysi ku socdo badhna argagixisadu haysato Hadana dad shaqaystay oo aduunka la qaybsanaya horumar doonaya inuu wax ka sheego Munafaq ilahay nacaybaa tahay
@AbdulAden-w1p
@AbdulAden-w1p 7 күн бұрын
@Maxamedaxmed-t9j kk. WAR. Anigu. Waxaan. Udhashay. Waqooyiga. Soomaaliya Ka. Xanuunsanaya. Sida. Adoo. Kale. Waxba. Ma kala. Goyn karo Habar. Awal. Sacad muuse. Rer samatar. Ayaanay
@MUUMIN252
@MUUMIN252 7 күн бұрын
❤❤❤
“Anigu cadaabta kama hadlo” sh Nasiiba
6:50
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
"Qofkii qalbigiisu saafi yahay wuu ku farxayaa" Sh Jaabir
5:39
MM Somali TV
Рет қаралды 2 М.
Aqoonsiga Somaliland ee Maraykanka & Aqoonyahan si Qoto-dheer uga hadlay
21:29
Dhamays Media Production
Рет қаралды 17 М.
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН