HG OO XALAY JARJARTAY WIIL LEELKASE AH OO 13 JIR AH

  Рет қаралды 12,366

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

22 күн бұрын

Пікірлер: 71
@guledsm
@guledsm 21 күн бұрын
Alloow samata bixi Soomali.
@sedson02
@sedson02 21 күн бұрын
H.G ka aargoosta leelkase . Si fiican u Xanuujiya . Sedson02 wiil shiikhaal ah.
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 21 күн бұрын
Kii hore iyo kanba dulmi baa lagu dilay waa dhaqan xumo iyo nasiib daro inagusoo korodhqy waxaynu hada noqonay Cawaan dad aan diin lahayn camal Markaa ogow qofkii carabkisa ku taagrow dulmi la mid baad tahy
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 21 күн бұрын
Aniga xaqa aya la jira Alle Swt Seyd Cali gacanku dhiigle diley 2 qof caruur kale dhaawacay waa Toogash deg deg ah Anigo Luul ina aderted ah Sheekhaal.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 21 күн бұрын
Habargidir maxay wax xanuujin kartaa leelkase ayaa idin xanuujinaaya oo idin xanuujin jiray habargidir waa fulay faan boooooooooooto kaliya waa laidin xasuuqi wale hadaad joogsan weysaan been iyo booto faan cidlo ah wax ma taro fulay habargidir la soo gumeystay orod oooooooooooy youtube ka dhex baroooro
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 21 күн бұрын
Ma saqiiraka la jarjaray ba argoosi ah saqiiran rag ba dhalay.
@HamdkI
@HamdkI 20 күн бұрын
Leelkasana wax fiican ma samayn mudug dulmiga ka socda somaliyoo dhan bay saamaynaysaa
@nemsaasmen9381
@nemsaasmen9381 21 күн бұрын
Qabilkaan somaali dhibateyeeye ee ceebeesan somali oo dhaan ha isu ku takaan wa shamsi haa laku qaadoo
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 21 күн бұрын
Hawiye waa habar dugaag Hg na waa yey Soomaali Allaha ka qabto
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 21 күн бұрын
Xaarood yaa ka dugaagsan iyagaa waxashnimada bilaabay oo maskiin intay afduubteen si arxandara ah u dilay saan saan ku gud saxana saxan ku gud
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 20 күн бұрын
​@@sucdisiad3316waryaahee Darood maxaad ku gashay isaaq iyo daarood idinka tagee maxaad dolad i noqon weysee darood dowlad idiinkeenay ilaahay ka xishooda
@Tasniim1
@Tasniim1 19 күн бұрын
Naa xaarku kugu dhegye wiilka ladilay ee jiranaa waxaa kahoreeyey nin rasaas lagu jarjaray oo daahir ladhaho oo weliba indhaha ay kasaareen. Indho kasaarka waad taqaaniin oo hadda kahorna wiil 17 jir ah indhaha kasaarteene. Waxa aad indhaha kusuubinaysaan lagaran maayo. Iyo caruuro lalaayo iyo saqiiro dugsi qur’aan dhigtaba idinka ayaa laaya oo jarjara’e beenta iskadaa oo dadka kafariista waxaad gubtaan iyo waxaad indhaha kalabaxdaan sidii xayaankii dadka hakadhigina. Inkaar baad qabtaane masiibo aan isqaban oo wuxuush ah baad tihiin oo soomaalida kudhex jira.
@yaaskagaraad6418
@yaaskagaraad6418 21 күн бұрын
War Soomaaliyey ALLE weyne kabaqa 2mitir baa idinsugayeesa iska daa qabiilee kuwi aad dhashay baa waxay kuu qaban karaan aysan jirin ee meel luguu soo joogo ma ogidee ALLE ka baqa qofka leh 15 jir waala dilikaraa ogow kan dilay iyo adigu isku dambi tihiin war hoy jooga war hoy ALLE u noqda
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 21 күн бұрын
Habargidir Seleebaan waa markii 2-aad ay caruur dilaan hadda ka hor waxey dileen 3 caruur oo Mareexaan ah, maantanna waxey dileen wiil yar oo Leelkase ah.
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 20 күн бұрын
caruurtii horaa lagu dhaafay markaasey caruur kale dileen .
@Tasniim1
@Tasniim1 19 күн бұрын
5 bay ahaayeen 13 jirku ugu weyn yahay 5 jirkuna ugu yar yahay.
@abdikafimohamed9983
@abdikafimohamed9983 21 күн бұрын
Wa Arin hadan laga hortagin masiib sababaysa
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 20 күн бұрын
daarood ku waa nacasyo isuma hiiliyaan waa sida daayeerada 😢😢😢 camal . hadey wax dilayaaan wey isasoo duubaaanoo waa bilaa caqli . ayaga waa la dhameeyey cidina masoo duubto
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 21 күн бұрын
Habargidur waxaa xanuujinaaya hal jifo oo leelkase ka mid ah waa la qaxin habargidir hadeey joojin waayaan booootada iyo faanka cidlada ah waa la xasuuqi habargidir xasuuso Sartaan yaa fuuuuula Suldaan Cali weeye kkkk kuwaas ayaaba dad u faanaaya ama dad u hanjabaaya waa fulay habargidir af kaliya waraabaha la cunsiin hadeey cagaha dhulka dhigiwaayaan inshaAlaah
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 11 күн бұрын
Wallaahi Ruuntu wey cadahay Beentu na wey madow dahay Subxaan Allaah Ilaahayow xaqa nagu suug
@ilyaas2000
@ilyaas2000 21 күн бұрын
Hg umadda islaamka alaha ka qabto walaahu mustacaan
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 21 күн бұрын
Hg oo dad madulmiso ee joojiya habaarka inti dulmi wada qabiilkey rabaan hanoqote Allaha nagaqabto
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 21 күн бұрын
Habarkaaga kugu noqay oo adiga iyo intaad jeceshahay iyo intaad isir wadaagtaan dunida Rabigay ha idinka suuliyo. Silig iyo si xun ku dhamaada
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 20 күн бұрын
​@@sucdisiad3316xaa u habaartamee hg inta xun maa ka midtahay hg xaaraa ta cesha aad heesataan walba naftaa gooseneck cisaa teeda ilaahay ag taal
@Tasniim1
@Tasniim1 19 күн бұрын
Inta wax dulminaysa oo Rabi Subxaanah iyo adoomadiisuba arkaan Allah umadda hakaqabto.
@NuurCumar-mw8rj
@NuurCumar-mw8rj 14 күн бұрын
Walaahi inay qoran tahay waana kayd uyaala umada dhibkaa gaysatay kun sanaba hakasoo wareegato
@user-fc7bp7kw6m
@user-fc7bp7kw6m 21 күн бұрын
Rabiyoow noocaadi badi xasan wali noollow walaalkeey
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 20 күн бұрын
tolow mareexaan mow aari doonaan wiilkaas yar ee lagala hoos baxay ee ay abtiyaasha iyo adeerkaba u ahaayeen?? iyo caruurtii hore loo laayey mise waa bilaa dhiiigoo waa iska soo dhegweyn yihiin???
@bongasasa3895
@bongasasa3895 16 күн бұрын
Waano Awuuris aa ka horeyso! We are dealing with nonsense ppl
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 21 күн бұрын
Waar HG Waligood qof ay dileen looma qabsan wax ay dhaceen looma qabsan jirin hada way yaabanyihiin
@fataha1
@fataha1 19 күн бұрын
Cali Yare Runtiisii Maa soo Baxay Dadka aad u taageersan ayaan Ahaa Lk maanta Midabkiisii Runta ayuu la soo Baxay ceeb caleyk😢
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 20 күн бұрын
Kor iyo hoss ninkan diilaga ah waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah AfKISA ayka shegay inu gubay sheeko hooyo miskin ah ayu guubaya asgana waala guubaya qaasb Cali urraye maxyka hadlya qashin waaye
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 21 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-iy1ju7gb7q
@user-iy1ju7gb7q 21 күн бұрын
Cadaalada habargidir waaseeh
@NuurCumar-mw8rj
@NuurCumar-mw8rj 14 күн бұрын
Labada qolaba kayd ayaa uqoran waxay dhib geesteena haday boqolsano kasoo wareegatana waxii xiligaa jooga waa ay ogaan jawaabtana why Helen ilayn kayd ayay utahay
@abdinurelm3551
@abdinurelm3551 21 күн бұрын
Thanks brother
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 20 күн бұрын
Waa haabro asadqay kkkkkk diilaga waala diilsya qaasb waay haabro riiyonyan waaye sheeko ayuku jiira kkkkkk
@Tasniim1
@Tasniim1 19 күн бұрын
Horta HG dad xumaanta iyo dulmiga quuta miyaa? Anigu waan yaabanahay waxan isdabayaacaya oo aan qof xumaanta iska qabta lahayn waa maxay?
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 18 күн бұрын
Somali oo dhan baa xaraan iyo dhiig muslim daa diyaan ku faana lama kala shar yara ee Allah xaqa ha tuso
@Tasniim1
@Tasniim1 18 күн бұрын
Iyada oo aysan soomaalidu meelo badan wax iskaga dhaamin haddana anigu ma’arag reer difaacaya nin gubay xaaskiisii iyo ilmihii ay caloosha ugu siday oo 2ba nafood gooyey kuwan ka’hor. Saqiiro dugsileey ah wiil yar dhib joogta ah oo aan dhamaad lahayn bay intaa wadaan. والله المستعان علي ما تصفون.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 17 күн бұрын
Runbadanaa ninkaani
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 21 күн бұрын
Ma cbb wixii ay ka waday baad keentay qorshihii aad dadka ku laay jirta ayaad ka sheekaysay waana aduunyee gacanta maalinkaad soo gasho meertada haka qoomamaynin
@khadragelle7801
@khadragelle7801 21 күн бұрын
Marka horeba magac bilaash ba baxo caydh cayr ma dhargayaan markaa dhiig iyo xoolo toona waxaase nasiib xun kuwa ay la dagaan
@casalasal6466
@casalasal6466 21 күн бұрын
Ceyr gaasho umada allaha idinka qabto
@hassanadan8071
@hassanadan8071 21 күн бұрын
Wax lalayaabo weeye mesha saleeban inay tabar kadhigato ilma yaroo saqiira inay maa lin walba qashaan
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 18 күн бұрын
Adiga ma naag aad qabto ama guur san doontid ayaa murugo kugu haya mise islaanimo iyo insaanimo ayaa kaa hadlinaya
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 11 күн бұрын
Cal yare wuunsazan yhy.adiga leylkase wey kuu saxan yhin habar gidir a wey qal Dan yhn Caqligiina xun unsheeg
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r 21 күн бұрын
Ninkan maha kusawiran xuu afka lakala hayaa
@casalasal6466
@casalasal6466 21 күн бұрын
CALI KABALYERI CALI JEEB KUJIRE DOQONIMO AYUU AFKA LAKALA HAYAA SAWIRKA
@hhmdasuna8290
@hhmdasuna8290 21 күн бұрын
Dameerkaan. Caaac. LEH. Farah. Laga. HAYA miyaa
@sedson02
@sedson02 21 күн бұрын
Cali yare wa ruuntiisa ,halasoo qabto kuwi leelkase reer bahal ee diley niinki sacad ee weliba vidoega ka duubay . cadaalada haloo sinaado .
@casalasal6466
@casalasal6466 21 күн бұрын
WARYAA ADIGOO SHIIKHAAL AH HGIDIR LOOMA OOYAAN KU LEEDAHAY MIYAAD U NAAGEYNEE OO UGASOO HIILINEE WIILYAR OO 13JIR LEELKASE AH XAYAWAAN BILAA AQLI AH
@saja9892
@saja9892 20 күн бұрын
Sedson. Markaan sheekhaalnimadii waad ilowdey aad sheeganeysey luulyeytahay yuusan leelkase kuu muuqane laftanagaayow mise gandershe sheekhaal maahan adigiibaa cadaysanla ruuxaatahay xataa hadaa tahay kuwa itoobiya ee ay ogaadeen isdilaan waxbaad xeerin lahayd waxaa jira qabiilo nacaybkoodii afkahadal iyo cuqdad dhaafi waayey awood daro oo markaa qabiilada kale isku dira oo halkaa aarsi karaadiya laftanagaa
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 21 күн бұрын
Shane.iyo.labaatan.nin.oogawaariwata.oosooduulay.waan.aarsanaynaa.le.wiilyar12jir.ah.duulaanka.iyo.aarsiga.habargidir.masidanbaa.cebay.tacaal
@hhmdasuna8290
@hhmdasuna8290 21 күн бұрын
Habargidir. Waxba. Laga qaadi maayo. Lkn. Reer. Bahaloow. Ha. So. Tuubo Raacina. EE. Kaalaya. Hadaad. Diyaar TIHIIN
@user-ns7df1zk5k
@user-ns7df1zk5k 20 күн бұрын
Nacalad baa kugu taaaal
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 21 күн бұрын
Hooyadaa baad ugu dan leedahay baastar baastar dhalay
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 21 күн бұрын
Siid cali waa in ladilaa maxaa yeelay siid cali dil kali ma geysanin laakiin dhaqan xumo ayuu sameeyay sariir 30 doolaar joogto ayuu cunnugiisa iyo naagtiisa u gubay
@sedson02
@sedson02 21 күн бұрын
iinan la ool micniheedu wa = Niin la deggan qabiilka naagtiisa , gacalkiisa . Niikaaso qabiilki u ka dhashay ku kalsooneyn oo weliba caaya toolkii. Anigu ma ihi inan la ool iinan la ool baad tahay adigu 😂 .
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 21 күн бұрын
Maxaa ku hadleysa? Wax qiimo leh ummada u sheeg wll.
@saja9892
@saja9892 20 күн бұрын
Sedson Lahjado badane hadana lahjadaadii ma carabla’aan bay isu bedeshey munaafaqad sheego qabiilkaaga saxda ah ruufyaan baqaya
@sedson02
@sedson02 21 күн бұрын
Wiil 15 toban jir wa niin qori-qaad ah , waa la dila iintuuna kugu weynaaniin cadowgu . Adigu waxad tahay niin ay ka adkaatay naagta mareexan eed qabtid .
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 21 күн бұрын
Naftada aya cadow kugu ah iyo Sida qaldan aad ku fikireysid.
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 21 күн бұрын
WArya islands Ku sheegtay oo xoga dhaqaale lagu siiyey foolxumada uga daray nacasow Ali yar legend legend dhalay aqli xumo Nash ma qabida adiga lagu qaba intimo kuma shaqeyso nacasow yahuu
@kabxanley8499
@kabxanley8499 20 күн бұрын
Sida qoraal kaada ka muuqato adiga iyo kuwa dilay wiilka isku dambi baad tihiin. 11 sano jir waa canug ee ma ahan qori qaad, dhaqanka Soomaalidana wey ka caagan tahay leynta dadka maatada ah sida caruurta, dumarka, wax garadka iyo waayeel kaba.
$10,000 Every Day You Survive In The Wilderness
26:44
MrBeast
Рет қаралды 101 МЛН
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 10 МЛН
狼来了的故事你们听过吗?#天使 #小丑 #超人不会飞
00:42
超人不会飞
Рет қаралды 65 МЛН
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 150 МЛН
GARAADKA ABSAME OO AFKA SAARAY MW XASAN SHIIKH (3756)
16:31
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2 М.
WASIIR ROOBOW WAXAA LA IGUU TUHMAAYAA TUUGNIMO (3751)
13:46
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,3 М.
NIN TIIRKA TOOGASHADA LAGA FURAAYO (3752)
9:59
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,5 М.
$10,000 Every Day You Survive In The Wilderness
26:44
MrBeast
Рет қаралды 101 МЛН