Gabayga sayidka ee dameerkana ma yeeleen, wuxuu hada toos ugu socdaa odayada ergooyinka doorashada somaaliya usoo xula iyo siyaasiyiinta soomaliyeed ee gumeysi raaca ah. rabiyow janadii ku geey!
@xasanmohamedismail38473 жыл бұрын
amin
@xusseinomar2506 Жыл бұрын
Wan jeclahay.inan dhageystaa
@xusseinomar2506 Жыл бұрын
100
@Sidiiqyoonis7 ай бұрын
CT@@xasanmohamedismail3847
@anasmacalin5959 Жыл бұрын
Inta dhogortaadu dhantahay ayaa la dhawrsadaa, Alah yaa cisak✍
@boqoradasomaliland5695 Жыл бұрын
Idaajaa cimriga ale ha ku dheereyo😍
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
Aamiin🤲
@qadarsaeed3 жыл бұрын
Waa aftahan wayn ahmed farah ali idaja👍👍👍👍best philosopher
@husseinroble67502 жыл бұрын
Dadka ugaarta cunaya haddana qofka soo dilooda ku caayaya bal wax ka dheh Idaajaayoow!!!!!!!
@abwansuldanmuuseali3 жыл бұрын
dameerkuba dameerta haduu dilo oo danaaniyo dooxada xulo danyaa kalehwaxay abwan inoo cadayn yasida oo hoos udhigida hoos looga dhigaayo according your story iyo sidaan loo danayn.
@Axmeddaahir_4 жыл бұрын
Idaajaa waa fiilasoof soomaaliyeed
@badriabdirashiid-uy3ve8 ай бұрын
Af durdur gabayaa cajiib ah buu ahaa isku deegan ban ka soo jeed,naa waliba waxaan filayaa qolyaha isku dhiib dhibaya uu ka cabanayo annaga ah allaha u naxaris to
@deckdalfure36634 жыл бұрын
Waan jclahy Weedhiiisa
@Abdiwahab-Abdullahi.4 жыл бұрын
Idajaa wanjclyhy
@bile-252 жыл бұрын
#14:33 muxuu yiri bur dareema ah oo bali agtii ah baadi doonyoo biciidkuba waa. walee been ma ahan dunidaan wax isku dhamaystiran laga waa oo markii wax loo baahnaa la helo wax kalaa la waayaa.
@xasanafsagaaro78973 жыл бұрын
Ok
@badriabdirashiid-uy3ve8 ай бұрын
Darmad lebi ah boodaan duryami oo biir lagu duugey