HIMILO. HORN OF AFRICA'S BEST SINGER

  Рет қаралды 281,982

KOWMEDIATV

KOWMEDIATV

Күн бұрын

This guy is one of Somali's GREAT young singers. He is not only talented as a singer but he is also a World Class Engineer. He is trully a rare talent in today's world where many wanna be singer's just for the fame and money.
Himilo works as an Engineer and sings as a hobby. And of course, he puts that hobby to good use by singing about social issues that many struggle with in their daily lives.
In this Song, Himilo sings about those Beautiful Black Women who use whitening creams to bleach and change their skin type as they have been brainwashed to believe that been fair is better than their unique color.

Пікірлер: 82
@Asma-mi9bt
@Asma-mi9bt 19 күн бұрын
Still 2025 my fav song
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 Жыл бұрын
2023 still fav song 🥰🎵
@zupermax3710
@zupermax3710 Жыл бұрын
Legend eng.mohmed adan cali himilo ❤ fananka kaliya ee hablaha dawoyinka ay ismariyan hes uga so qaday
@DaherahmedLadieh
@DaherahmedLadieh 9 ай бұрын
From Djibouti . Nice song
@nasserabdallah8185
@nasserabdallah8185 Жыл бұрын
Still savouring Himilo in 2023
@sohandj11
@sohandj11 14 жыл бұрын
I love Himilo songs. He's very cool and down to earth. I dont care if he is from Hargeissa or Jigjiga really , I respecte him as a Somali person. So why dont you recist people shut up and live him alone.
@qooqane65
@qooqane65 15 жыл бұрын
yaaaaaa salaam yaa himilo ilaahaw somaliland noo ilaali waayo wa rajadayada,mustaqbalkayaga,rajadayada,waa shamac muuq dheer oo noo baxaya oo aanu eeganayno anagoo malaayiin somalilanders ah, amiin amiin
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 3 жыл бұрын
Waxan akhriyaya qoraalkaga 12 sano kadib macha allah somaliland socotay
@cabdixakiincabdi3325
@cabdixakiincabdi3325 2 жыл бұрын
Cabdixakiincabdimadoopemane
@cabdixakiincabdi3325
@cabdixakiincabdi3325 2 жыл бұрын
@@ahmedfaarh8336 masanjar
@cabdixakiincabdi3325
@cabdixakiincabdi3325 2 жыл бұрын
Cabdicasiiskulmiye
@cabdixakiincabdi3325
@cabdixakiincabdi3325 2 жыл бұрын
Definitely
@istahilabdi2045
@istahilabdi2045 12 жыл бұрын
loooooooooooool HIMILO my fav fanaan.... looooooooool waad i badbaadisee waxaaan is lahaa abuurta badale looooooool.. waa waxaan kugu jecelahaa inadeer.. u are my real inadeeer.. love u 4 eve.. jir oo joooog......... thumps up for HIMILO
@qaranradiye
@qaranradiye 15 жыл бұрын
alfanaan Himilo maaha kaliya fanaan ee waa aqonyahan somaliyeed. Himilo wuxuu fanaan iyo aqoonyahanba u yahay bulsho weynta somaliyeed meel walba oo ay joogaan. Himilo talent weyn ayuu leeyahay waana muwaadin somaliyeed.fanaaniinta maanta khamri in ay cabaan jaadna ay cunaan mooyee wax kale laguma yaqaan laakiin Himilo la mid maha wuu ka duwan yahay. Himilo waxaad tahay fanaan qiimo leh,,..
@Ymohamed03
@Ymohamed03 15 жыл бұрын
enjoyed the comments, this is really true, you can't buy beauty, its within..
@Ayni88
@Ayni88 8 ай бұрын
Heesaha igu dhirigaliya midabkayga❤
@YaxyeMawliid-li9py
@YaxyeMawliid-li9py 8 күн бұрын
Yaa salaam 🎉🎉🎉
@zupermax3710
@zupermax3710 Жыл бұрын
Waabay labeershiyo dhalantedka haw bogin kumeel gaadhka beenta bahidada soo koop
@Ubah1Abdi
@Ubah1Abdi 15 жыл бұрын
Heestani Waa Hees Macaan Lakiin Waxay Quseysaa Wixii Doowo Is Mariya Yaa uu Leeyahay Himilo is Ka Daa Waabayda Labeershay Oo Is Mari Burcadkii Wooooooooooow
@harguees
@harguees 15 жыл бұрын
Fantastic himilo singing hoyga fanka iyo sugaanta Hargeisa AKA Naasa Hablood City. dhulgaaga hoyo jooga videa clip ku samaysid sharafta leedahay heestanina caadi maa aha well done himilo 1 media tv sido kaleh plz noogu soo shuba hadii himilo videos aad heeysiin Harguees
@cabdicasiisyuusufismaaciil7229
@cabdicasiisyuusufismaaciil7229 7 ай бұрын
ninka meel igu sheeg wll himilo
@YasminOh
@YasminOh 15 жыл бұрын
inadeer good job way to go!!!
@moustaphezapanle3718
@moustaphezapanle3718 23 күн бұрын
Tolow Ma Nooshahay walaal 14 Sano Kadib😮
@mufazzaali1651
@mufazzaali1651 2 жыл бұрын
My childhood he's my singer favourite
@AbduAbdurehim-c4q
@AbduAbdurehim-c4q Жыл бұрын
My best song in Somali singer Himilo jama , Mohammed Aden
@CabdicasiisSiyaad-d6s
@CabdicasiisSiyaad-d6s 4 ай бұрын
Wagan ma la is cadayn jiray ya ila dawanaya 2024 bishi 9 26 keda
@abdalladahir2559
@abdalladahir2559 Жыл бұрын
Codku layaab ereyadaa kasii daran laxankaa into a yidhi raali ahaada ❤❤❤
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
I'm still whoching 2021
@faadumocabdi7628
@faadumocabdi7628 Жыл бұрын
0:46
@faadumocabdi7628
@faadumocabdi7628 Жыл бұрын
1:33 1:35
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
2023😢
@AmalFarah-bl9fv
@AmalFarah-bl9fv Жыл бұрын
Whoching lol 😁 kkkkk
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
@@AmalFarah-bl9fv watching 👀 🤣🤣
@psIronman
@psIronman 15 жыл бұрын
caleek yaa himilo
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 6 жыл бұрын
Alla sidii aan gabar midabkeena leh u raadinayay, waan ka daalay. Tolow mid comments akhriyaysa oo maarriin ah ama madowba ma jirtaa!
@munirawarsame3353
@munirawarsame3353 5 жыл бұрын
Kkkk anigaa haya
@zupermax3710
@zupermax3710 Жыл бұрын
Still listening 2023
@MrMuumin
@MrMuumin 14 жыл бұрын
himilo fanaan dheh loo bogay heesihiisa
@abdirahmanibrahim8416
@abdirahmanibrahim8416 Жыл бұрын
2023 am still watching
@axmedmooge2196
@axmedmooge2196 2 жыл бұрын
Mansha allllllah
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 6 ай бұрын
Anyone in 2024😊
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 6 жыл бұрын
Baadidoonku quruxdu buuro yaanuu kula fanan baddna yaanu kula galin inkastoon bilaantiyo baxsanaanta kula rabo basarkay ku xidhan tahay Badbaadada naftaaduye ha badalin abuurtoo muunadaadu yay bi'in midabkaaga biliga leh, biliga leh waabay la biirshiyo dhalanteedka ha u bogin kumeelgaadhka beentaa baahidaada soo koob Bilicdaadu yay noqon dawo la isku buufshiyo bixiso yaanay kuu keen midabkaaga badhaxiyo ka ilaali baaliga biyaa kugu filaan kara haddii aad basaastana burcadkii ku dhaashoo waxaan laga bogsooniyo haysku ridin bukaan culus
@nagmamohamed5915
@nagmamohamed5915 4 жыл бұрын
Sww
@zupermax3710
@zupermax3710 5 жыл бұрын
Himilo cesh calaa fanan
@mutahamuniir3505
@mutahamuniir3505 12 жыл бұрын
wooow!nice songe
@ciyaaye
@ciyaaye 13 жыл бұрын
sxb himilo waan ku heystaa cml ma jirtoo
@ubaxfatima
@ubaxfatima 14 жыл бұрын
salaan qimo iyo qaayo leh himilo
@maqiiqane
@maqiiqane 11 жыл бұрын
Waa dardaran hablaha iscadeeya ama midabkooda badala
@mutahamuniir3505
@mutahamuniir3505 12 жыл бұрын
nice songe
@AbduAbdurehim-c4q
@AbduAbdurehim-c4q Жыл бұрын
Um forgettable best Somali singer Himilo jama
@ILBIR1
@ILBIR1 14 жыл бұрын
Alfanaan maxamed adan ali nice abtigiisa
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 3 жыл бұрын
Midabkaa ha badalin
@liibaansuuriyaa9750
@liibaansuuriyaa9750 3 жыл бұрын
2024-02-16 Ishaka-Uganda 👍
@ahmedguray2246
@ahmedguray2246 5 жыл бұрын
Who is watching 19
@SalmaMohamed-op3mo
@SalmaMohamed-op3mo Жыл бұрын
2023 October/22 Ano shaqo ku jiraa xasuus 😢
@shevodinio
@shevodinio 14 жыл бұрын
mohamed aden ali himilo wuxuu ka mid yahay fanaaniinta aan qiimiyo fankooda si gaar ah ayaan himilo u taageera fankiisa by abwaan mudiir shevodinio mohammed ahmed
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 2 жыл бұрын
2022
@ubaxfatima
@ubaxfatima 14 жыл бұрын
quruuxa dukaan ayeeya taala ayuu ugu digaay gabdhaheena marka gabdhoowa madoowa iyo midabkaada ku faana ee yaana leesa cadeeyniin meykaala jagsan ku quudo hadii abuuriisa ilaahay labadalo [salaana sare himilo noolowa waligaa]
@nawalmohamed4860
@nawalmohamed4860 5 жыл бұрын
Gabdhehena wax marsadana rabi ha u sakhiro kolay qurx bay u marsadaan bay ila tahay kuwooda aan marsan oo xitaa cad ama cas waxa lo malayn inay same yihiin hablaheena somalida alle ha xifdiyo is ilaasha wlalayaal melkasto aad jogtaan midabkiina ka ilaasha wixii dhibaya
@TheHiliso
@TheHiliso 13 жыл бұрын
waji qurux badan buu leeyahy himilo wana ka hela lakiin is walaqa jooji, wax yaroo diana inad wajiga mariseyna waad u eg tahay lol
@maano20037
@maano20037 14 жыл бұрын
@frankie3005 frank xaraami,aduu waligaaba si kale ayad u fakartaa xata diinta gaalada ee aad haysto sidad u hadlayso ma qabto ee malaha aqoonbadan lahyn wixi la isku sheegayo ee wanaag ah way fiicnthay duliyaw gaalo sidad ugu dayeynaysy ayd xadka ka talowday abaha wase kumana oga waxs
@thexaynoosh
@thexaynoosh 3 жыл бұрын
Mahadsanid Xamda Xaashi✅
@AmalFarah-bl9fv
@AmalFarah-bl9fv Жыл бұрын
Qaatar is moodey lol 😁 kkkk
@hindahaybe6150
@hindahaybe6150 Жыл бұрын
Himilo
@harguees
@harguees 15 жыл бұрын
Midakaleh heestan jaceel iyo calaacal jaceel ka fog, waa mid wax ku ool ah. waxe ee kusocota dumerkeena guruxdii ALLAH weeyn siiyey ku imaan gabin oo dawooyin cancerka jirka anba lugada english la dhahao skin cancer keena istic maalah. Guruxi waa mida aan ku dhalatay hadii cadaan cafimad iyo hapiness keenayo micheal jackson ba tusalo kuu ah. walayaal kalsooni yeesha cuz beauty is naturel.and when we go home and the light is off we all black :). think about it. HIMILO THANK U .
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 Жыл бұрын
Runtaa
@geeskaafrikasomaliland
@geeskaafrikasomaliland 9 жыл бұрын
say no to make up be natural beautiful
@Jeeblow
@Jeeblow 14 жыл бұрын
heestan naagaha "DIANA" is mariyaah ayaa loo qaaday nooh. nayaa ha badalin abuurta. lol
@salwa0031
@salwa0031 14 жыл бұрын
this tune is refering to all somali women who use DIANA AND DERNOVAT KKKKKKK SO LADIES STOP IT NOW I THINK SPECIALY REER JIBUTI THE QUEEN'S OF CHIMICAL CREAM , STOP THE IGNORENCE ALL OF U WHO USE IT NO OFFENCE TO ANYONE PARTICULARLY LOOL HMMMM
@nimafouad2858
@nimafouad2858 8 ай бұрын
J'utilise pas Diana 😂 alhamdoulilah❤
Fad Galbeed  Erayadii Gaariye iyo Codkii Himilo
8:09
Warsame Essa
Рет қаралды 301 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Hees Cusub : SAREEDO HIMILO
4:22
murtimal
Рет қаралды 332 М.
PART 3 FINAL: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? WAA ISKU OOYEEN
26:36
Ridhwan Issack
Рет қаралды 21 М.
Somali Lyrics -Song - Ubaxyahow dilace - By Mohamed adan ( Himilo ).HD
6:17
Juba's Great Songs
6:55
Release - Topic
Рет қаралды 259 М.
MAXAMED ADAN HIMILO XULASHO LIVE SHOWGI ABDILAHI XASAN GANAY
4:06
Adnaan Show
Рет қаралды 1,8 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 117 М.
Somali Lyrics -Song - Gumaro - By  Mohamed Adan ( Himilo )
7:33
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 151 М.
Heestii Maansoor | Himolo |  HCTV
5:08
Horn Cable Tv
Рет қаралды 347 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19