HOBOLLADA QARANKA WAABERI DHULKA SOW ANIGU MALIHI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 126,246

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwisstv.com #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Пікірлер: 216
@aidarusmohamedismail5856
@aidarusmohamedismail5856 8 ай бұрын
Wan ilmeyay walahi 😢😢 Somali hanolato from hargaysa Waligay muqdisho man arkin Lakin Wan ogahay inay casimada somalia tahay aniguna an ahay somali💪💪💪
@ailover5719
@ailover5719 8 ай бұрын
Kulaha from hargeisa 😂😂😂 waxna qdadawyno reer hargeisa ha iska dhigin yam yam iyo qadadweyn iyo faqash hargeisa oon ha isku dajiyan ilen casimadin amisom baa haysta😂😂
@abdullahiomar7739
@abdullahiomar7739 8 ай бұрын
mashaa Allaah sxb somali somaali baa leh 💪💪💪💪💪💪
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 8 ай бұрын
@@ailover5719 Waryaa Adigu runta dadka ha u diidin xabashi ayaa tahay yaa nijaas ibnu Oromo ah
@ailover5719
@ailover5719 8 ай бұрын
@@mahammedsiad5563 adeey ilmo kikyu ilmo oromo ilmo ugandes waxas wuu dhan ba ku jooga somalia ibnu amisom zinzibari ah tahay nacala qaxabdi ki dhashi waysi orod silka hooyada xalne ka soo xori
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 8 ай бұрын
@@ailover5719 cawaandi ayaa tahay mana caqli badnid sidaad u muuqato . Oromo af Soomaali baratay ayaa u egtahay . Ilma dhagax ayaa adiga kusii dhalay weliba waxaad u oraah egtahay kuwii Cigaal uu ka gatay Banii Israa’iil waagii uu baryaayay Yisxaaq Rabiin. Ma ihid duriyad duceysan hadiiba Abeey uu madax kuu yahay
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 9 ай бұрын
SOOMAALILAND SOOMAALI BAA LEH. BADDEENUNA IIB MA AHAN.💪🇸🇴💪🤲🏼🇸🇴🤲🏼👍🏽🇸🇴👍🏽
@cawoludfa8962
@cawoludfa8962 9 ай бұрын
Awdal State anaga leh Wax iidoor ma nagaano hooyadiin wax.
@cawoludfa8962
@cawoludfa8962 9 ай бұрын
Samaronw baa leh Saylac iyo Lughaya car Dila yiraahdaa
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 9 ай бұрын
Raaskiyamboni ilaa raascasayr waa dhula u leeyahay ninkastoo Somali ah iyo jiilalja imaan doono wabilahi towfiiq
@HabiiboMohamed-z7i
@HabiiboMohamed-z7i 9 ай бұрын
Waxaad rabtaan sheega dulka Somalia ayaa leh North, West , East, South and Central ❤❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 9 ай бұрын
Adeer haddaad oromo rabto guur aad oromo dhula bay leeyihiin laakiin Somali ya Somali ayaa leh caqli qawsaar ka shaqayn maayo
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 9 ай бұрын
Ninki dhof ku yimid baa geridu dhibesa hooyo ha iga ooyin inta nol nahay dici mso midas😢❤
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 9 ай бұрын
Halyeey ismaciilapasta 🇸🇴💪🤝✊💣🗡️
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 8 ай бұрын
waa erayadiii Abwaan Maxamuud cabdillahi Ciise SIngub, illahay haaw naxariistee iyo Laxankii Muraadh Shidaad
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 9 ай бұрын
Wadani nimadu mcn badana allow dad is wada jecel naga wada dhig
@ailover5719
@ailover5719 8 ай бұрын
Hada wadanimo haystan amisom dumarkin mae kufsan qaar ma sacudiga khadamado maad wuu dirtin
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 7 ай бұрын
Aamiin Illaahoow Soomaali mideey
@ailover5719
@ailover5719 7 ай бұрын
@@mahammedsiad5563 ilahayo soomaali kala foogay wuu fitna xamar ka shiid yarab amin
@FerozAbdulrahman-l6l
@FerozAbdulrahman-l6l 4 ай бұрын
We will fight and die to protect our people and land ....love from hargaisa
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 9 ай бұрын
Dhulka saw anigu ma lihi tolaay oo tolaay soomaaliyeey kaca oo israaca oo dhulka ilaashada😢😢😢😢😢😢😢soomaaliya dhulkayga hooyo😢😢😢😢😢😢😢t
@cooffle2
@cooffle2 9 ай бұрын
Ilmada yaxaaska igala leexo. Halkii lagu kala tagey waan u taagnaa.
@wardalove-i9v
@wardalove-i9v 9 ай бұрын
alx alle aya nagadhigay somali wlhi wn ilmeyay 😭😭😭😭😭
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 ай бұрын
HEESTAAN YAA XASUUSTO RADIO MUQDISHAA LAGA SOO GALIN JIRAY XILIGII DOWLADII SIYAAD BARE AUN WAXAAN DAGANAA BOONDHEERE AAD BAAN U DHAGAYSAN JIRAY HEESAHA WADANIGA SOOMAALIA HA NOOLAATO HAIS RAACDO QABYAALADA ALLAHA NAGA MADOOBEEYO peace and together somalia og girl Uk to muqdisho
@iqraartan5648
@iqraartan5648 3 ай бұрын
@@fadumoosman5365 mawa dhalaan 😂😂😂😂
@safiaali5033
@safiaali5033 9 ай бұрын
Ninkii dhoof kuyimibaa geeridu dhibaysaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@HodanIsse-s8k
@HodanIsse-s8k 7 ай бұрын
Wlhi ilmaa isoo mooday somalinimadu macaanaa 🇸🇴🦁😰
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 9 ай бұрын
Masha allah walaahi korkaa idibaxiyay waan jeclahay heesaha wadaniga ah axyaa wadani
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 3 ай бұрын
Wale waa waa kuul quranka,siirada nabika SCW, Iyoh xadiiska rasuulkisa, kadib hoyyoyo Iyo aabe waydii imaamka Masjidka kuu dhoow bar baro Sunnah Muslim prophet Mohamed scw We Will win on Earth and in around world wherever we are ,AMIIN Ameen
@zahradahir2811
@zahradahir2811 9 ай бұрын
Somaliyaa❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎💪💪💪💪🤲🤲🤲
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 9 ай бұрын
*Gumeystaha dhacayaa* *Geeridu dhibeysaa* *Waqtigii dhamaayoo* *Wuu dhaqaaqi doonaa* *Ninkii dhoof ku yimid bee* *Geeridu dhibeysaa* *Waqtigii dhamaayoo* *Wuu dhaqaaqi doonaa*
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 8 ай бұрын
Guul guul Somalia Guul Guul Awdal State of Somalia 👏🏽❤️
@ashirabdi8135
@ashirabdi8135 9 ай бұрын
That’s who we are
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 8 ай бұрын
Exactly guul guul Somalia 🇸🇴👏🏽❤️
@Spyyg
@Spyyg 8 ай бұрын
Hadi ad wali dhalinyaro tahay adna qabil jeceshy waxad ogata waxa qeyr ken naga rebe inu qabiil yahay. Walal wil iyo gabadh ba waxa no danta an sameyno o ah inan midowno si an hormar u garno I.a walalka somaliga ah cadow ha u arkin. Iska goy dabecada hadad ledahy. Inshallah dhibta waka bixi donna
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 9 ай бұрын
SHACBIGA REER AWDAL GAAR AHAAN LUGHAYA IYO ZAYLAC , DHIIGAAD NA DHAQAAJISEEN. WALAALAHA SOOMAALIYEED IYO FANAANIINTA WAABERI WAAD MAHADSANTIHIIN.
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 9 ай бұрын
Somaliya ha nolaato somaliya ha is raacdo ❤❤
@user-np9gl8ej8v
@user-np9gl8ej8v 9 ай бұрын
Masha Allah, guullaysta. Viva Somalia
@aboubakarbilan2767
@aboubakarbilan2767 8 ай бұрын
Axxx ninki dhof kuu imid bay geriidu dhibaysa jidhka ii diibaxiyay markan maqlay dhiigu biyo maha dadkaygii iilahay qulubtena hayskuu xadhoo from jabuti 🇩🇯❤🇸🇴🇸🇸
@goraypubg6552
@goraypubg6552 17 күн бұрын
we are somalis we defeated all our enemies in history, we never feared death we know the art of war better than anyone else, we never opress the weak and we defend The Islamic religion,our land,our seas,our livestock and our dignity. Thats who we are
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 9 ай бұрын
Guul Dawlada dhexe e Somaliya
@Aidarus_A_Farah
@Aidarus_A_Farah 9 ай бұрын
Miyay Dhimashadu Iqoontaayeey Miyaan dhiig baxay ka didaayee Shahiid ku Miyuu dhib diidaa Baddeyda miyaa la Dhurayaa Ciid teyda miyaa la Dhoofshaa Dhirteyda miyaa la jarayaa Dad keyga miyaa la dhalaan rogin Ciideydu miyay dhamaataa Dhulka Sow anigu ma lihi Dalka Sow anigu ma lihi Gumaystaha Dhacaayaa Geeridu Dhimaysaa Waqtigii dhamaayoo Wuu dhaqaaqi doonaa Ninkii Dhoof ku yimid baa Geeridu Dhimaysaa Waqtigii dhamaayoo Wuu dhaqaaqi doonaa Miyaan Dhalandhool ka Daalaayeey Miyaan dhulka dhinac dhigaayaayeey Miyay Naftu dhimasho diidaa Miyuu Calankeygu dhacayaa Miyay dhogarteydu guurtaa Miyuu Magaceyga dhuuntaa Miyaa dhaqankey la doorshaa Miyaa dhagar leygu qariyaa Dhulka Sow anigu ma lihi Dalka Sow anigu ma lihi Gumeystaha Dhacaayaa Geeridu Dhimaysaa Waqtigii dhamaayoo Wuu dhaqaaqi doonaa Ninkii Dhoof ku yimid baa Geeridu Dhimaysaa Waqtigii dhamaayoo Wuu dhaqaaqi doonaa
@ALWADAN1
@ALWADAN1 9 ай бұрын
Man this song 🎵 made me cry what a Bad days am feeling deeply in my heart painful so so painful 😒
@ismailmoalim2159
@ismailmoalim2159 9 ай бұрын
MaashaAllaah Hobolada Qaranka Waaberi Noolaada
@abdirezaqgabow477
@abdirezaqgabow477 9 ай бұрын
Masha Allah ❤ one Somali one country
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 8 ай бұрын
Riyo Riyo Alleh idin qabay
@FerozAbdulrahman-l6l
@FerozAbdulrahman-l6l 3 ай бұрын
Yes we arec from Hargaisa
@mustafaelmi2590
@mustafaelmi2590 5 ай бұрын
Guul somal oh dhan 🇸🇴🇩🇯👍
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 9 ай бұрын
Walaahi inta qof somalia nool yahay ineyna xabashi qadaney dhulkayaga wanu dagaalim Inshallah kan naga maqan bani so ceshan guul guul somali weyn Inshallah
@KhadroMuuse-wi8vo
@KhadroMuuse-wi8vo 6 ай бұрын
❤ Masha alah soomaliya guul
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do 3 ай бұрын
Truth and Right. Masha'Allah Baraka'Allah from Djibouti yours brothers !
@rocky4066
@rocky4066 7 ай бұрын
Soomaalaay midnimo
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 9 ай бұрын
Somaliya Somali aya leh
@ashirabdi8135
@ashirabdi8135 9 ай бұрын
Dhulka sow aniga ma lihi, badda sow anigu ma lihi
@HassanMohamed-cx7ho
@HassanMohamed-cx7ho 9 ай бұрын
Mashalaah waxaa nobalan ah inaan difacno Badda & berriga Somaliyed Guuleysta
@fadumagargar946
@fadumagargar946 9 ай бұрын
Masha alaah dhiiga biyo ma ahaha soomali baa iska leh 😂😂😂😂😂
@ailover5719
@ailover5719 8 ай бұрын
😂😂😂 Somalidi orodo amisom ka soo cisho dhulakaga
@AlinoorSheikhAli
@AlinoorSheikhAli Ай бұрын
Dhulka saw aniga malihin? Dhasha saw aniga malihin? Walahi XAADA BA II DHAQAQDAY
@KhadroMuuse-wi8vo
@KhadroMuuse-wi8vo 6 ай бұрын
Dhulka soow anigu malihi kii dhoof kuyimid beey geeridu dhibeysaa
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 7 ай бұрын
Erayadii Abwaan Sangub Laxankii Shirad Shadaad Muraad 1978 Muqdisho .
@nopenope2364
@nopenope2364 3 ай бұрын
😂😂😂😂sangub maxa u keenay
@HappyLasers-gj5gc
@HappyLasers-gj5gc 9 ай бұрын
Fannaaniinta waddaniga dhabta ah wà kuwan dhulka sow Anigu malihi xaqiiq somaalia waa mid❤️❤️❤️🎉♥️🇸🇴💪💪💪
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 9 ай бұрын
Guul aya noo soo hoyatay Somalia❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 9 ай бұрын
Masha Allah Guul insha Allah
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 8 ай бұрын
❤alloow❤gulee❤somalia❤dhmn❤islmkodhan❤yrabbii❤hmblyo❤dadkegow❤❤guul❤wrto❤rabi❤heynosodejiyo❤somalay❤ilove❤somalia❤guul❤
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 9 ай бұрын
Wa hees cajiib ah
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 9 ай бұрын
Masha Allah Somaliya Guul insha Allah
@yuusufabiikar
@yuusufabiikar 24 күн бұрын
Wallahi xaada ikacday jah
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamiircali4012
@zamiircali4012 9 ай бұрын
Wuxuu kaloo waqtigoodu dhamaday fanaaniin isku sheegii nawareeriye ee ku ganban jiray logicga waa kuwan weey soo noqdeen fanaaniintii dalkeena inashallah nabad iyo badhaadhihii beynu kulaabaneynaa🎉🎉🎉🎉🎉
@dontworry6674
@dontworry6674 9 ай бұрын
M.a
@yasmin19977
@yasmin19977 8 ай бұрын
Ax 😭 Somaliya ha noolaato.
@abdirahmanabukarahmed3340
@abdirahmanabukarahmed3340 9 ай бұрын
Ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibaysaa ❤somalia guul ❤
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 8 ай бұрын
Waa run ninkii dhoof ku yimaada ayey geeridu dhibi dontaa ee bal car kaalaya Bada Somaliland Guul Somaliland I shaAllaah
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 ай бұрын
MAANTA WAA FEESTO WAYN CALANKA KOR QAADA MAMADA. WADANIYADA DHULKA KA KICIYA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 9 ай бұрын
Masha Allah guuul waarta Somalia cadawgeenna aan u midowno insha Allah
@HindiyaHussein
@HindiyaHussein 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤👍👍👍🌹🌹🌹
@ummuisra6271
@ummuisra6271 9 ай бұрын
Masha ALLAAH soomaaliya hanollaato guull guuull guull guull❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedarale2780
@mohamedarale2780 9 ай бұрын
ASC:::VIVA SOMALIA❤❤❤❤❤❤AAMIIN ❤❤❤❤❤AAMIIN
@CaydurusMumin
@CaydurusMumin 3 ай бұрын
Mashalaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@abdimuse7911
@abdimuse7911 9 ай бұрын
Waxaasaa lagaa dhahaa Baraarujin. jawigeenoo dhan beey maamulatay heestu
@HusseinYare-u5r
@HusseinYare-u5r 9 ай бұрын
Cidanka etoobiya ee joogo gobaladeena hala saaro fadlan yaa loo kala harin qofkaste ooo somali waajib ayaa ka saaran dawlad amar yaa laga sugin hala gaado oo hala gumaado
@atika7411
@atika7411 9 ай бұрын
Masha,Allah xabashida waa in soomaalidoo dhan midoobaan
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 Ай бұрын
God save The King Charles three and his prince and princess and queen and Great Britian people 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@lifewithzuzu5670
@lifewithzuzu5670 9 ай бұрын
Viva somaliya weyne
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 Ай бұрын
God save all God save The King Charles three and his prince and princess and queen and his Great Britian people citizens and citizensship people 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 9 ай бұрын
Wlhi sidaanaaba dagaal ku galay aniga niyaddaa ka dagaalamay kal iyo laab ayaan u dagaalamay inta ay heesta socotay ethiopia we are at war be ready we r coming soon 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 9 ай бұрын
🎉🎉🎉❤️
@ahmedabdulle5994
@ahmedabdulle5994 3 ай бұрын
Wlhi waxan daremkeyga ku cabiro wan aqon wayay allow dalkena ino ilali😅
@CabdifataaxChannel
@CabdifataaxChannel 9 ай бұрын
Wow guul soomalia
@AaminaAhmed-k2w
@AaminaAhmed-k2w 9 ай бұрын
Waa heesihii Hore wax cusubkeena😅
@jablibaax
@jablibaax 9 ай бұрын
Rer somaliyow Ethiopiaan nacaybku hadu idinka dhab yahay ,goboladiina o dhan waxa joga ciidamo Ethiopiane mydun kuwa iska sartn 🤷🏽‍♂️ ano wxn ahay somalilander wlhi shaqsiyn isma lihi qof kaa neceb Ethiopianka ba somali kujira hadana mrkn arko qiirodan jaban ee somalia ka jirta mrna wan qosla mrna wa yaba mrna wan khajilaa 🤦🏽‍♂️
@mahadihassan5203
@mahadihassan5203 9 ай бұрын
Ma idinkaa qajilaad yaqaan reer qabiil quute
@Uus998
@Uus998 9 ай бұрын
Waa la saraya kuwaas sidii amerika 1993 iyo 2007 kii itopia loosaray cuz 2008 beey kenya iyo itopia map ku so abndhigeen ay leyhiin ankala gosano somalia what’s why amiso u jogtaa dlaka lkn nasiibdaro amisoon dadka waxeey u heestaan ina alshb lo kenay ine la daglamaan tasoo been
@NimcoFf
@NimcoFf 9 ай бұрын
@@mahadihassan5203 unukaaa leh markaad leedahay ma bariis baad quudanaysaa waar dhulkagu ha ku deeqo no morre qiro jaban
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 9 ай бұрын
Dagmadeyda yaqshid miya meshan
@siradm
@siradm 9 ай бұрын
Madixiinna kor aaddiya, raggi birta calashaday ee hilibka cayriin baray baa jooga'e, waxan hubnaba gaalo madaw baa jirta'e
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 9 ай бұрын
Waxa kasii jclaa in dadka somali tiyaatarka lesku keno heso gobabo ey mesha ka qadaan
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 2 ай бұрын
Waxaan Rabi rabilcaalamiin kamakalayaa Kuwa aan aqoon ruuxul qudux waa Malika KUL jibril cs in UU laayahay lixboqol oo karab, mit kastaba Lamid yahay mid daboolah qoraxda kasoonbaxa iyoh qorax udhaca dhacaca midwaliibaah dabooloh qorax soobaxa iyoh qorax udhaca kaa uunbaa baa ah kunfayakuun masjidul Aqsa madidul Makkah and end that game start now can any one these mother's one father's explain ayah of Quran Or xadiis russsul Allah prophet Mohamed scw Please lahadla kan koonkaan Leh ALLAH the one you and all off you just tell the Allah is onwner everything at last Plus his angle's
@ymattan
@ymattan 8 ай бұрын
Very nice. Somali navy should or must be stationed in the red sea to remind Bihi that the land belongs to somalia. If Ethiopia tries anything then somalia will have all rights to defend its territory
@lamandhbbf3639
@lamandhbbf3639 8 ай бұрын
Don’t make me laugh with what navy 😂 Lughaya is not Marka or Kismayo or Bosaso, it is in the Republic of Somaliland and it’s our privilege to lease to whomever we want, no amount of Niiko as seen is this video will stop us 😂, Somalia has no authority in our territory that union is over and has been for 33 years, move on focus on your many problems and be good neighbours.
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 ай бұрын
SOOMAALIA SOOMAALI BAA LEH HADII SILIC IYO DHIB GAARO SAMAANTEEDA IYO XUMAANTEEDA SOOMAALIA SOOMAALI BAA LEH NINKII KALA SAAR YIRAAHDOW NINKII KALA SOOC YIRAAHDOW ADEEY TALADII KU SEEGTOO SIDAAD MOODAYSO MA AHEE SOOMAALIA SOOMALI BAA LEH🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@Glydh
@Glydh 9 ай бұрын
Maashaa Allah guuleysta
@ailover5719
@ailover5719 8 ай бұрын
Inshalla somalia ha burbuto Guul amisom. Wasa dhiloyinak
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 9 ай бұрын
👍
@ailover5719
@ailover5719 8 ай бұрын
1:54 😭😭🤣🤣🤣 wae washin Subxanlla dhuso nagu soo tugta ciyal amisom bal foolxumadin arka 😂
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 20 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸🩸🩸🩸🩸🩸💯💯💯💯💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️one somalia we are one blood unity
@anabnoor
@anabnoor 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😢
@abdimanmoha6145
@abdimanmoha6145 9 ай бұрын
somaliyey midoba kaca
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 9 ай бұрын
Mawaber ayaasidan kudanbaysay Kuwan naftii ba haayse heesti waybahdilen somaliyay toos 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕👌👌👌
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 9 ай бұрын
Oromo afsoomaali baratay ayaa coment soo qoraysa iska ilaaliya qaaimiinta
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 ай бұрын
2/8/2024 dark night 😭😭😭💔🤲
@Nasra-e1p
@Nasra-e1p 9 ай бұрын
War mantoo hees music loom baahna yaa xabada ridi kara ayay taagantahay
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 8 ай бұрын
Heesaha wadaniga waa dhiiri galin dagaal galinta ayay kow ka yihiin.
@omarabdillahiibn7481
@omarabdillahiibn7481 8 ай бұрын
Wayo wayo waaaaaw wata Somali la Cecelia Kari la'a yahay ❤❤❤❤ .Ethiopia wad isku ba'aday .. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 😅😅😅😅.
@noramuruud3604
@noramuruud3604 8 ай бұрын
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 9 ай бұрын
Somaali weey midaysantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@laabtakasoco3723
@laabtakasoco3723 8 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@numan1tarr14
@numan1tarr14 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyaismail6928
@farhiyaismail6928 9 ай бұрын
SHABAAB ISKA XOREEYA HALKAAS BAA UBAHAN INAA U MIDAWDAAN
@ailover5719
@ailover5719 8 ай бұрын
😂😂 wae washin qadadweyn dhulkad lahayd watad amisom siisay 😂😂😂 ka soo cisho ilmo amisom xaran ku dhashi tihin
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 2 ай бұрын
If that mission from somlia you get me my comment or others
@adarosman1420
@adarosman1420 9 ай бұрын
Guul❤❤ Itoobiya injirreey hala iskaceliyo ❤❤❤❤❤❤❤
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 3 ай бұрын
Please share my massages other family friends,God save somlia Sunnah Muslim prophet Mohamed scw AMIIN Ameen
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 9 ай бұрын
Mawelo mawelo
@ailover5719
@ailover5719 8 ай бұрын
Somalia wa xarash xabshi baan gacanta ka saryna faqash iyo qadadweyn isku diarya iibka
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 8 ай бұрын
Waxay ka mid tagay Heesihii Xabashida lagu jabiyay ee niyadda Ciidanka Soomaalida sare u qaaday 1977 kii.
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 2 ай бұрын
Heeska dad ka dhex hadlayo aso fican keena
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 9 ай бұрын
Waa dad xanuunsanaya xabashi adoon gaadhin walaahi inagaa isku dhamaanayna ana soomaaliland baan ahee kaalaay ku iska oohinayoow
@MohamedHassan-yf3ge
@MohamedHassan-yf3ge 9 ай бұрын
Nacas, nacas baadtahay. Ma gaalka baad difaac u tahay,.
@Jualli
@Jualli 9 ай бұрын
Maxamed please magaca muslinka noo dhig
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 8 ай бұрын
MOHAMEDHASSANHOESSIEN8627 wllkeyow adiga marnaba aniga gacan ku qaadimayo:walaal iga yaro wali qaangaarin ee aan u turayad tahay midakale aan,xoogaa ku caqli celiyo'e arrinka maanta taagan xifaaltan yare raqiisa ka weyn ee wa qadiyad guudo xassaasiya mudan'na qof walbo somaali muslim ah ka dhiidhiniyo damaca guracane soo jireenka ee cadowga ummadda somaliyed dhagarta halista ugu maleegayo
@yuusufabiikar
@yuusufabiikar 24 күн бұрын
Damiir laawe
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 24 күн бұрын
Difaac ma ihiye anaad i necebtahay xabashi ma necbid dantiina uun ka hadla
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 23 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,6 МЛН
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 158 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 256 М.
**Kooxda Gurmad | Heesta Dareen Soomaliyeed
5:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 203 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 23 МЛН