Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani

  Рет қаралды 156,785

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
*Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
*Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
*Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
*Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 183
@JAMHAD10
@JAMHAD10 2 жыл бұрын
Soomaalinimo 2022☝️🇸🇴❣️ Allow soomaalan mid noqon qabri hagyu hubsan! "Heestaan waxay ka mid ahayd heesii lagu xoreynayey Soomaali galbeed oo ilaa maanta Ethipa xoog ku haysto balse ka hoos bixi doona maalin uun!☝️🇸🇴 "NINKII dhoof ku yimid bay geeri dhibaysaa Wakhtigii dhammaayoo wuu dhaqaaqi doonaa" Waxaa laga wadaa geesi dhimasho diidi maayo dhulka isagaa leh ee ninka soo duulay oo meel cidlo ah ku dhimanaya ayeey geeridu dhibaysaa! Soomaalaaay kaca ☝️🇸🇴❣️🤝
@idmanhaji79
@idmanhaji79 2 жыл бұрын
"Gumaystaha dhacaya bay geeridu dhibaysaa Whakhtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa". Dalkeenii doorashuu galay ciidamo shisheeyana waa lagu soo dhurayaa!!... Alloow Alle!!
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 9 ай бұрын
Wlhi anigoo reer muqdisho ah maalin walba markaan jigjiga tago ciil Baan LA ooyaaa😢😢 ilaaahow somalia oo midoobin ha I dilin
@JAMHAD10
@JAMHAD10 9 ай бұрын
@@maxamedibraahimyuusufshida2970 Kula mid baan aahy wllkeeyow❤️🤞
@degancadeey9456
@degancadeey9456 8 ай бұрын
Nin somali hadal xun lagu leeyhy itoobiyo ku dhahayo mrka arko caloosha ii hurto dagaal ku dhashay kuna dhalay allha ituso wadankna nabad ah ddka israacay
@HiboHssn
@HiboHssn 3 ай бұрын
Heestan jaceyl aan dalkeyga u qabo ayaan u dhageysana oo uso raadiye 26/6/2024❤ Ilaahay dalkeena hooyo nabad ha nooga dhigo i.a ✊️🇸🇴❤️
@sacdiamohamud398
@sacdiamohamud398 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Abdullahgii
@Abdullahgii 2 жыл бұрын
Caawa waa Wadani~yesanahay iibaneya jidka😋. inkabadan 20jeer ban dhagestay heestan wadaniga caawa kaliya. Taarikhdu waa 04/10/22, Waxaa meel gabaabsiya maraaya dagaalka ururka Argagaxisada dalka looga saarayo, meelo badan gobolada dalka kamida waa laga xoreeyay inta hartayna Maalmaha ama isbuucyada soo socda aya loga xoreeyn doona haddi Eebe idmo😘. Wadankeenu wuxu galay marxalado kaduwan sanadihii ama 20sano laso dhaafay Madaxweynaa dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo RaysulWasaare Xamze waxay go'aan adag kugaaren in dalka laga xoreeyo ururka Argagaxisada oo 15sano udambeysay umadda dhibaato ugeysan jireen. Waqtigan adag lagu jiro oo lagula dagaalamayo Argagaxisada waxaa haboon ama fiican in hal meel loogaga soo wada jeesto ururkan dhigyo cabka ah si Soomali cagaheeda ugu istaagto, Sidoo kale dhabar goynta Al~Shabaab waxa ay meesha kasaari doonta ciidamadan shisheeye(Amisom), oo 15ki sano laso dhaafay dalka ujoogay amni sugid. Al-Shabaab Waqtigiina wuu dhamaaday by Sacuudigi iyo Afghanistanka katimaden kulaabta🤗. #NoMoreKhawarij.
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Жыл бұрын
Wadankee ka yimaadeen bey ulabanayaan saaxiib maanta anigaba wadani baan ahay reer hiiraan ah dhiig baa meeshaan ikeenay saxiib
@Abdullahgii
@Abdullahgii Жыл бұрын
@@Dhabarweyne Aad io aad. Guuleysta reer Hiiraan. Caawa oo ay tarikhdu tahay 07/12/22 Shabeelada Dhexe waa Xur, Hiiranna inta ugu badana waa xur. 2bil kadib waxa rajeena in dalka ka xuroobo Argagaxisada.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Ай бұрын
Waa heesihii Xabashida lagu jabiyay 1977.
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 11 ай бұрын
Asxabey intiina jecel inay somali dib u midawdo like isku muujiya ilahaw somali dib umude
@maxamednuur4871
@maxamednuur4871 9 ай бұрын
Tolaay tolaay maantay taagantahay marba haduu xabashi badaydii iyo dhulkaga usoo haliilaayo (dhulkayga❤❤❤❤)
@zaki799
@zaki799 6 ай бұрын
Ilaahayoow Waa bil ramadanee Muqdisho iyo dhammaan koonfur nabad ka dhig cadawga isusoo bahaystay jabi Amiin Amiin Amiin Waa tobankii danbee Ramadanee Aamiin amiin Yaa Allah hargeisa ayaan idinkasoo salaamayaa walaalayaal ❤❤😢😢😢😢
@ClnaasirIbraahim-t2w
@ClnaasirIbraahim-t2w 5 ай бұрын
4/25/2024 😢safarafa soomaliya ku leedahay wadanka serbia ayaa lasoo dhigay great somalia wlHi waan ilmeyey cadid badan oo lasaray waalaga qaaday 😢lkn siyaasiinteenii qofka hadlaya waan wayay 😭😭
@cabdilaahijaanale4468
@cabdilaahijaanale4468 Жыл бұрын
Shacabka soomaaliyeed dhimashada lasaaxiibay geerida kabaqin guul waarta inshaa allah
@kokeyare2178
@kokeyare2178 Ай бұрын
Ninkii dhoof ku yimid geeridu dhibaysaa. Who else is watching 2024 😊
@inamohamett1693
@inamohamett1693 9 ай бұрын
4 bishi 1 2024 ayaan dawanaya ayadoo badeenii ethopia loo saxiixay Dhulka sow anigu malihi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁
@itsmilee1
@itsmilee1 2 жыл бұрын
Hargeysa ku dhegaysanaya heestan caawa Maalmahan halganka cidhibtirka dadqalatadu socdo noloshayda ayey qayb ka tahay heestan iyo qaar kale dhiirigelin iyo wadaniyada,,allah ha guuleyo geesiyada soomaliyeed qalbigan idinkala jirnaa,intii dhimatay alllah haw naxariisto Dhulka sow anigu ma lihi Dalka sow anigu ma lihi Argagaxisada geeridu dhibaysa Insha allah soomaliya oo nabad ah 5/10/2022 habeen arbaca
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s Ай бұрын
Khadar xabashi
@diamondahmed8422
@diamondahmed8422 4 ай бұрын
Tolaay 😢😢😢 somaaliyeey ka kaca somaliyeeey is raaaca inta nalakala qeybiya midba dhinac looo gumeyeeey 😢😢😢
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 8 ай бұрын
Dadkaaga waa la dhalan rogi qaxooti baa laga dhigi dhirtaa waa la jari dhuxul baa laga dhigi ay shiishada ku cabaan carabta iyo imaaraadka ,badaada xabashi baa qaadan maxaa kuu hadhay dhalan rogan
@yaxyecade8683
@yaxyecade8683 2 жыл бұрын
Masha Allh walhi Heesta waa Hees Qiira gooni Ah ii leh inta ila Aragtay Like ii Saara🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏
@nasrodeeq788
@nasrodeeq788 5 ай бұрын
Hadaa aragte hade like saar.26/4/2024. GALBNIMO SACADU 17:05pm.hadaa kambeysid❤😊
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Qaa waxa Soomaali heysta. Badeyda miyaa la dhurayaa ( kaluunkii oo caalamku usoo shaqo tagay aragnay) Cideyda ( waaye saan Filaayo ergaasi) Dhirteyda miyaa la jarayaa, dadkeyga miyaa la dhalanrogi, ciideydu miyey dhamaataa. Waa waxa hada ina heysta Alle ha inoo sahlee. Waa hees waddaniyoo qaali ah. Tolow ma aun Tukaalaa lahaa ? Mahadsanid Geedi Shaambow Studio
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Adaa mudan sxb heestaan singub ayaa lahaa sidaan maqlay
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Waa Gartay saaxiib. Mahadsanid markale.
@SacadSuulemaan
@SacadSuulemaan 22 күн бұрын
Victory ✌
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 9 ай бұрын
Wlhi baan ku dhaartee markaan somali galbeed tago sida jigjiga caloosha baan ka ooyaa ilaahow somalia oo mid ah itus
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 7 ай бұрын
Heestan markan dhagaystay walhi waqirooday dhulka so snigu malihi yes dadka so anigu malihi yes
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 2 ай бұрын
11 July 2024 baa dhagaysan heesaha wadaniga dhagaysigooda waa ku raaxaysta marna wa ooya😢
@nawaalahmed4901
@nawaalahmed4901 2 ай бұрын
amxaar nama hawaysan jirin😢
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 27 күн бұрын
5sep2024 bn hestan dhagysanayaa jcyl aan wadnkyga u qabo Illahow Somali oo hal ah na tus🥲
@rothaibrahimissack
@rothaibrahimissack Ай бұрын
Dhulka so aniga malihi dalka so anigu malihi ninki dhof kuyimi bay geridu dhibaysa😢😢😢 manta ninki dhulka laha bay geridu dhibaysa😢😢😢
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 3 күн бұрын
Aax Aax Emotional song❤❤
@mod7668
@mod7668 2 ай бұрын
Had to come back to this legendary hit one more time, especially hearing Somaliland tryna give the sea to amxaro.
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 жыл бұрын
Dhulka sow Annigu Ma lihi, Dhasha Sow Annigu ma Lihi.... waa Sidaa.....100hees oo Jaceyla Hal Hees oo Wadaniya Ayaa Ka Xasuus & Qiiraba Badan ,,,Waayo Heesaha Wadaniga Midhaha Heesta & Codka Lagu Qaadayo 2duba waa Qiiro waa Alaab isku Qoofalan, & Laxam Lagasoo Fikiray oo Dadka Kicinaya Qaluubtooda .... Halka Heesaha Jaceylka ah aanay Sidaa isugu Qoofalneyn
@ayaanleabdurazhid7814
@ayaanleabdurazhid7814 5 ай бұрын
2001 ayaa dhashay waxaana maqlaa sokmalifi hore sheekooyinkoda iyo ay kuwa hda ka ficnayeen oo ay wadaniyiin ahyeen ee soomaliyey qabyaalada aan iska deeno wadankena aya no baahan
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 2 ай бұрын
Miyuu magacaygu dhuuntaa, miyay naftu dhimasho diidaa. DARAAWIISH. somalia allow barakee. heestan waa iga oohisiisaa.
@dhambaalmedia3846
@dhambaalmedia3846 3 ай бұрын
Somali guul ayan urajaynayaa iyo midnimo rabiyow shaydaminta siyasinta ah ee umadan gumeyay dalkeena inoga qabo, dhalinyaroy somalidu waa mid ee taa hala ogaaaddo
@sacdiamohamud398
@sacdiamohamud398 21 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️😍
@Mohamed_Abukar
@Mohamed_Abukar Жыл бұрын
Dhulka sow anigu ma lihi Dalka sow anigu ma lihi ❤
@CabdiwaliJama
@CabdiwaliJama 9 ай бұрын
2024 inta dhegeysanaysa Soomaalaay dagaal haloo diyaar garoobo itoobiya kayeeli mayno inay qaadato biyahayaga qaarkamida Soomaliya soomali baaleh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🐅
@sacdiamohamud398
@sacdiamohamud398 21 күн бұрын
❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 yeelimayno
@idrizgalaidh5591
@idrizgalaidh5591 8 ай бұрын
Abwaanada mala waxyi ba kuso dega bal u fiirso ereyada ! Alle haku naxaristo abwan sangub
@Kulmiyechannel22
@Kulmiyechannel22 3 ай бұрын
Cidaankan Gaashaan weeye sidan filaaya
@lanetah2835
@lanetah2835 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴 Ethiopia waxee mareesa heer ee culimada iyo baarlamanka ka dhax hadlaan, somaliyeey feejignada
@JuujuuJuujuu-i5j
@JuujuuJuujuu-i5j 23 күн бұрын
Ilinta ceshan wayay heestan wa calol xumo ninki dhof ku yimi ba geeridu dhibeysa insha allah cadaw walba anaga ka guuleysan doono😭♥️
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 21 күн бұрын
Dhulka sow anigu ma lihi
@sacdiamohamud398
@sacdiamohamud398 21 күн бұрын
Wlhi wan ooye Allow soomaali oo mid itusi dhmantood 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😔
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 4 ай бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️ SSC
@UgaasMohamed-j1i
@UgaasMohamed-j1i 21 күн бұрын
Dhigaa ikacay wlhi heestan markan maqlo jirka i dubaaxiyo somalinmo waan ilmyy manta zomali ta haysta wlhi ax dhul shisheeya tagney dalkenina wakaas xaalkiisa😭
@abdikareemhassan7249
@abdikareemhassan7249 8 ай бұрын
3-2-2024 ogadenia o xabashidu haysato wali bay bishi hore Ethiopia damacaday baddi Somali wayn lkn sidan aminsanahay wa qorshihi ogadenia ku xoroobi lahyd ilahay ba sabab uga dhigaya ban u malynaya. NINKI DHOOF KUYIMI BAY GEERIDU DHIBAYSA dagal laysku riiqmo ba I muuqda o somali isku raacdo guul allow
@rothaibrahimissack
@rothaibrahimissack Ай бұрын
Somalinimo aya iskaso qoresan Ana markan dhagesto wan iska oya oo wan jiriicoda
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Ай бұрын
Dhulka sow aniga ma lihi Dhasha sow aniga ma lihi weeye.
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 8 ай бұрын
Tol la'ayey xabashi iyago dhulkyha ogadeen iga qateen bay cwana rabaan inay badddeyda ku darsadaan😢😢
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Ай бұрын
Hilibku miyuu dhib diidaa maaha ee waa Shihiidku miyuu dhib diidaa iska saxa.
@abdirahmantukale9960
@abdirahmantukale9960 Жыл бұрын
Soomaalidu wey gummoowdey ee Berri bay gob ahayd
@amranmohamed377
@amranmohamed377 Жыл бұрын
Kacdoonka khaatumo 29 December 2022
@BarreYarre
@BarreYarre 11 күн бұрын
dulka sow anigu malihi xabashi xun umasoo dhawaado✊
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
eraydii Singub illahay haaw naxariisto
@yahyemohammed1984
@yahyemohammed1984 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@HooyojanoMagaalo
@HooyojanoMagaalo 3 ай бұрын
Jaceyl aan wadankeyga uqabo ayaan heestan udhagystaa❤
@Maxamedismanisman
@Maxamedismanisman Ай бұрын
Wedff🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@naimaomar-rq1po
@naimaomar-rq1po 2 ай бұрын
Allaa berisamaadkii maantana soomaali xaalkeeda fiiri waan iska ooyaaa mararka qaarkood Allow noo gargaar
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s Ай бұрын
Ax waayo waayo iyo xasuuso hore alla ha u naxariisto abwaanka iyo xasuus khadar walalaalkay
@muusepk7538
@muusepk7538 23 күн бұрын
Who is Still watching 2024🎉
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh
@jaalleofficial1256
@jaalleofficial1256 Жыл бұрын
Dalaka sow anigu malihi Dhulka sow anigu malihi Soomaaliyaa soomali baa leh
@nourhassan1524
@nourhassan1524 7 ай бұрын
🇸🇴
@cabdifitaax5354
@cabdifitaax5354 9 ай бұрын
Ilaahow unaxariisto maxamud cabdullahi ciise sangub abwaan qiimo badan buu ahaaa.
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 20 күн бұрын
Ethopia injirey so shido yuko
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 8 ай бұрын
Allow soomaali midnimada kuso duw
@SAN-DHEERE
@SAN-DHEERE 16 күн бұрын
Ethopia 😢😢😢😢😢
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii sangub laxankii shiiran shadaad codka hobolada waabari
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 9 ай бұрын
Laxanka Saalax Qaasim Naaji ayaa sameeyay
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
Cakuye ciil badanaa
@governosacad8174
@governosacad8174 Жыл бұрын
2023 hurdada ka kaca somaliayeey🇸🇴
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@eshaalbulale5112
@eshaalbulale5112 Ай бұрын
Somalinimo
@AnisoAbdi-i3b
@AnisoAbdi-i3b 7 ай бұрын
Museygii way naa ee dhulka lahaa wuu sonoqon in sha alaah
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s Ай бұрын
Nacam nacam
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
Mahadsanid Legend Geedi Shaambow.🙏
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 жыл бұрын
Kuwa wariyaal iyo masulin sheeganayaan ee CXD waajibadkooda aan qireyn taatikhda
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s Ай бұрын
Nacam
@yasmin19977
@yasmin19977 8 ай бұрын
Dhulka sow aniga malihi 😭😭😭😭
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 Ай бұрын
Ppppppppppppppp
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 2 ай бұрын
Z
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 4 ай бұрын
Gooxdi wabari inti dhimatey alle haw naxariisto
@hudocabdi2939
@hudocabdi2939 7 ай бұрын
Allhyow dalkeyga nabad waarta siii 😢
@abdimuse7911
@abdimuse7911 6 ай бұрын
aamiin Sis Insha allaaaaah👈
@DeeqaYuusuf-t3k
@DeeqaYuusuf-t3k 3 ай бұрын
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HooyojanoMagaalo
@HooyojanoMagaalo 3 ай бұрын
Somalinimo❤❤❤❤
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 Ай бұрын
Out
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 Ай бұрын
Go
@FartuunMaxamed-e4w
@FartuunMaxamed-e4w 8 ай бұрын
Dhulka soo anigu malihi😭😭😭😭😭😭😭
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 19 күн бұрын
Ooooooooooooooooooooooooo
@abshircadde9236
@abshircadde9236 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@IsmailXaashi
@IsmailXaashi Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@LiibaanYare-iv9lq
@LiibaanYare-iv9lq 5 ай бұрын
😢😢😢
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 Ай бұрын
🎉
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 Ай бұрын
🎉
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 5 ай бұрын
🎉
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 2 ай бұрын
😅
@CabdiqaniCabdulahi-we4tu
@CabdiqaniCabdulahi-we4tu 3 ай бұрын
❤❤❤
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 3 ай бұрын
🎉
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 3 ай бұрын
🎉
@hassanhusseinshariif53
@hassanhusseinshariif53 2 ай бұрын
😂
@NuurMohamedOmar
@NuurMohamedOmar 3 ай бұрын
I LOVE SOMALI
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 8 ай бұрын
Heesta waan dejisatay, wadaninimadayda oo qanjaha gaadhay markuu amxaar yidhi wax aan qaadan badaadii.
@zaki799
@zaki799 8 ай бұрын
Haa wallahi waynu guulaysanaynaa baddayadu iib maaha muuse juudaan Waa dambiile Amxaar qadhmuun
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 7 ай бұрын
Badda waqooyi kali ah in la ilaaliyo ma ah ha wll, kiinya iyo itoobiya koonfurba way joogaan, taa laftirkeedu waxay u baahan tahay ka damqasho iyo dhiidhin xoog leh. Ugu dambayn, cadowgu siduu rabo nagama yeeleen haddaynaan inagu isku maqnayn oo aynaan iloowin walaalnimadeena iyo isu damqashada ka dhaxaysa dadka xalaasha ah.
@abdiasis2428
@abdiasis2428 Жыл бұрын
Sorry dadkyga somaliyoodow😢😢
@mohamoudali4386
@mohamoudali4386 8 ай бұрын
Dhulka soo anigu ma lihi? Dalka sow anigu ma lihi *? Gumaystaha dhacayaa geeridu dhibaysaaa Waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaaa. #magaca_somali_cadowgiisa_1aad_waa_ATOOBIYA.garo ama ha garan.
@jabaanlaaye
@jabaanlaaye 4 ай бұрын
Cirkeyga miyaa la dhoofshaa ku saxa.ciirteyda miyaa la dhoofshaa.
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxriisto Abwaan Maxamuud cabdullahi sin-gub
ABDI KAAMIL CAWAALE HEES WADANI "WAXAN AHAY NAFTII HURE" LYRICS
5:34
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 38 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 106 М.
Waa Su'aal da'waynee Dalka Yaa iska leh ???
5:11
ILAYS TV
Рет қаралды 583 М.
ninkii dhoof ku yimid ayey geeridu dhibaysaa
7:04
cabdi faarax
Рет қаралды 118 М.
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1 МЛН
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 315 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33