HOBOLLADA WAABERI SEYLAC WAA DALKEENNII OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 241,105

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwisstv.com #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Пікірлер: 213
@GunthanJama
@GunthanJama 9 ай бұрын
Thanks somalinimo garabkiina ubaahanahay from borama❤
@janaalemoud7822
@janaalemoud7822 8 ай бұрын
haaheey SAYLAC WAA soomaalia from SAYLAC wad ii farax galiseen walalaahayga SOOMLIWEYN
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 5 ай бұрын
Reer boorama waa geesiyaal soomalinimada jacey love you reer booram what nice people allah idin xaafido reer boorama we love you.j jir jooga waligiik god bless booram.allah swt loves you all and we love walaalayaal
@sirdinassah
@sirdinassah 9 ай бұрын
Jecliyaa markay somaladi iskudhig wada noqoto jah🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️‍🔥💪✌️✊️💖💖💯🫶🫶🫶❤️‍🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸🩸❣️❣️
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 9 ай бұрын
Saylac somaliba leeh waan ku dhashay wanan uu dhimayanyana gobolka awadal baan ingaso salamay gabdho asturan oo qurxu badan mashlha somaliya somaliba leeh
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 9 ай бұрын
Reer boorame garabkiina ayaan taaganahay hadaanahay ciidanka xooga soomaaliya 🇸🇴🏇
@ismDirir
@ismDirir 9 ай бұрын
Taasi taasi waa runsaylac waa dhulkeeni taas ah xoriyada somaaliyee masha allah ❤❤❤
@rayan781
@rayan781 5 ай бұрын
From saylac asalkii adal empire imaba dhicimayso ina xabasi dhulkayaga imado❤❤❤
@AhmedMuktar-y2z
@AhmedMuktar-y2z 9 ай бұрын
Maasha Allaaah fanaan walba magaciisa ku soo qora waa Halgamayaal somaaliyeed
@Sir21Goals
@Sir21Goals 9 ай бұрын
Masha Allah Guul iyo gabanimo my people somaliweyney from 🇩🇯 love 🇸🇴
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 19 күн бұрын
MaashaAllah ❤🇸🇴🇩🇯❤🇸🇴🇩🇯❤
@WabaxMedia
@WabaxMedia 9 ай бұрын
Dhiigu Biyo ma aha Soomaaliyeey♥️🙏🇸🇴👌
@s_h4807
@s_h4807 9 ай бұрын
Maansha Allaahu dhullka soomaali baa iska leh itobiyan amxaaro horay bey dhullkeena u qadatay wexey aragtay maanta soomaali inuu qabiil kala dadiyey o iyagu isku jeedaan laakiin hada laguu so jeensanaya insha Allaahu
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 8 ай бұрын
From baled wayn markan maqlay saylac hadana an maqlay soomaliga dhabta ah illin baa isoo dhaaftay wallahi majiro wax kamacaan jacaylka diinteena iyo difaaca wadankena والله ما احلي حب ديننا وحماية وطننا نحن معاكم يا أهل اودل الدم اثقل من الماء all southern people we are ready to die our soil and sea (hiranboy) 1:37
@HindabilanGeenyo
@HindabilanGeenyo 8 ай бұрын
Dhulka Somalida somaliba leh form saylac
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 9 ай бұрын
Ya salaam saylac wa dhulaygi wa hees iyo badh afkina cano lagu qabay
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 8 ай бұрын
Mashallah badena iyo dhulka waa muqadas 🇸🇴🙏🏾
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 8 ай бұрын
Guul guul Somalia 🇸🇴 Guul guul Awdal 👏🏽❤️
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 yaaa salaaaaaammm somalinimo waa Gali
@munakahin3750
@munakahin3750 9 ай бұрын
Saylac soomali baaleh ❤❤❤❤❤❤
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 9 ай бұрын
Somali waa isku isir iyo ab. Somaliya guul iyo gobanimo
@fatuomar758
@fatuomar758 9 ай бұрын
Keep going somalinimooo❤
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 5 ай бұрын
Thank you mahadsanid ilaahey ha ku xafido
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 5 ай бұрын
Thank you mahadsand allah ku xafido dhamaann soomaalida waan jaceyl lahaye walaalaheey waaye united soomaali no qabiil.
@abdiyarecameey7506
@abdiyarecameey7506 8 ай бұрын
Badda iyo bariga soomaaliyeed Haddii si sahlan lagu qaadan karo intaanba masoo gaarteen - viva wadajirka soomaaliyeed
@Glydh
@Glydh 9 ай бұрын
Somalia noolow meel aad joogtaan ❤❤❤❤❤
@rahmarose7046
@rahmarose7046 9 ай бұрын
Maaansha allaaah maansha allaaah guuuul guul soomaliyeey guuul
@AhmedMuktar-y2z
@AhmedMuktar-y2z 9 ай бұрын
Caaasha kiiin Fanaanad Cod macaan 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 8 ай бұрын
Wlhi dadka wxey ku jirtaa wabari igu jclhy maanta
@samirabilan1971
@samirabilan1971 9 ай бұрын
Somaliya somaliba leh ❤❤❤❤
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 9 ай бұрын
Maashaa allaah dadkaygii waa idin jecelahay
@KhadaraadanMaxamad-y2z
@KhadaraadanMaxamad-y2z 9 ай бұрын
Geesinimo somaliyed guul alowsii
@huseenmuhudiin1432
@huseenmuhudiin1432 9 ай бұрын
❤❤Asxan hees wadani dhab ah guuleysta❤❤
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 8 ай бұрын
Mashllah dalkeyga si fudud lama qaadan karo 20-1-2024 galabnimo sabti muqdishu-somalia
@medhoch9233
@medhoch9233 9 ай бұрын
🎉🎉 Guul somaliwey fron Djibouti ❤
@hannahassan2574
@hannahassan2574 9 ай бұрын
Mashallah .. our land ..our sea long live Somalia 🇸🇴
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 9 ай бұрын
Sabool baahanow Joog 👍🏽 kkkk 🇸🇴♥️
@abdishukriadan-l7k
@abdishukriadan-l7k 9 ай бұрын
Walahi wan qiroday
@cabdiraxmanmaxamud2164
@cabdiraxmanmaxamud2164 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from boroma
@haawowaheliye920
@haawowaheliye920 9 ай бұрын
Well done Somali dhabha
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 9 ай бұрын
Masha Allah masha Allah masha Allah oo mashah waxaan arkaaya ma runbaa mise waa riyo. Aniga shakhsiyan ma fileyn in sidan Somaalidu mar qudh ah qabiilki iyo qudhinki iyo qeybsanaanti intey meel iska dhigaan cadawgooga u midoobayaan. Arrintan lama arag iyo lama filaaan bey noqotey cadowgi ummadda Somaliyeed midabkuu doono ha lahaado ama meeshu doono ha joogo. Arrintan waxay daawo noqotey mideynta ummadda Somaaliyeed qabiil lookala qeybiyey si dhulkooda loo qaato iyagana loo addoonsado.
@nuraali5514
@nuraali5514 9 ай бұрын
💪🏽💪🏽💪🏽Saylac💪🏽💪🏽
@CumarMuxumad-e6r
@CumarMuxumad-e6r 9 ай бұрын
Wa run
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 8 ай бұрын
Yaa salaam (Sandareerto dooniyo ninka damac siideeystayoow soomaliga dhabta seeftiisa siibaniyo waa surgooyadiinee.
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g 23 күн бұрын
Wll saylac ayaan idinka soo salamaya thanks xabashi iyo qashinkiisa lug ma soodhigikaro from samaroon
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 9 ай бұрын
❤❤❤❤ wonderful song, balankeenu waa difaaca dalka bad iyo bariba.
@zalabala5176
@zalabala5176 9 ай бұрын
Waaw saylca iib Maahan Muusaw
@huseenmuhudiin1432
@huseenmuhudiin1432 9 ай бұрын
💪💪💪💪💪guul iyo gobanimo💪💪💪💪💪💪💪
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Waberi 4.5 kale miyey noqotay mise waberi cusub waye waberi wa la yaqan kuwa ma aha waberi lakin he's macan qaden wadani ah ❤❤❤
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 9 ай бұрын
🌿🌿💐💐🌿🌿🌿🦁🦁🦁🦁🦁❤️🇸🇴🦋🇸🇴🦋🇸🇴🦋❤️🦋🇸🇴🦋❤️❤️❤️❤️🌿🦁❤️💪🏻👍💪🏻💪🏻👌Guul iyo gobanimo
@afiarte8318
@afiarte8318 9 ай бұрын
topp topp waa hees wacan soomaliyee kaca
@nimahaider1921
@nimahaider1921 2 ай бұрын
somalia gul gul somalinimo waa qali
@abdullahialimohamud2184
@abdullahialimohamud2184 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedyasin565
@ahmedyasin565 9 ай бұрын
Soomaalino iga badan
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 9 ай бұрын
Somaliya Somali aya leh
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 9 ай бұрын
🎉GREAT Somali is back insha ALLAAHU
@MAAREEYETAAJ
@MAAREEYETAAJ 9 ай бұрын
Waad soo wareertay Sabool baahanow joog Waa qeyb ka mid ah erayada heesta SOMALI WAA MID
@abdirizakrashid582
@abdirizakrashid582 9 ай бұрын
Somalia soomaali ba leh
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 9 ай бұрын
Caalamku shalay may dhalan hadalba gam
@ummuisra6271
@ummuisra6271 9 ай бұрын
Soomaaliya soomalibaleh soomaliya guull guull guull gesiyadi afrika itobiya wey taqana soomaliya hanollaato guuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤
@DaahirDoomey534
@DaahirDoomey534 8 ай бұрын
❤❤❤❤ mahamed ali shiin0
@djoharamoussaali8439
@djoharamoussaali8439 8 ай бұрын
Somalia 🇸🇴❤️🇩🇯 guuuuuuul
@rayaankhalid9201
@rayaankhalid9201 9 ай бұрын
Mashaalaah afkiina caano lagu qabey
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
Masha Allah. WAABERI JUNNIER.
@haaruunmacalincusmaan9289
@haaruunmacalincusmaan9289 8 ай бұрын
Maashalaah nice ❤
@ahmednur9383
@ahmednur9383 8 ай бұрын
❤❤❤❤ Somalia 🇸🇴 Guul
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 3 ай бұрын
Hobalada waaberi please teach your children grow up after school in Somali or world tasfiirkiisa fsiirka Quran,,siirada nabika, dhamaan xadiiska rasuulkisa,iyoh kitaabka,kuxikidoonah ,,please waydii imaamka Masjidka kuudhoow in Somalia or in around world wherever you are,then we will win Allah is our side five times a Day God save Somali please share my massage thanks you
@abdirahamancawaale7852
@abdirahamancawaale7852 9 ай бұрын
Guul iyo hees macaan
@CraxmanNuur-yf3vf
@CraxmanNuur-yf3vf 3 ай бұрын
Somalia guul❤❤❤
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 9 ай бұрын
Waaashaaa somalilsnd waa qaran
@ramadanhoussein7425
@ramadanhoussein7425 8 ай бұрын
Taako dhulkeena ka mid ah saxale lo bixine maayo , from Jabuuti 🇩🇯
@DauudCaydiid
@DauudCaydiid 8 ай бұрын
Jah somalinimo
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 9 ай бұрын
Waxa ka horesa siilaca in reer somaliya futadoda sangaruri ilaliyo ka xuureyan
@Abdulahiyaro-x3o
@Abdulahiyaro-x3o 9 ай бұрын
Guul somalia from Ethiopia
@SupeerCabdicali
@SupeerCabdicali 8 ай бұрын
Maasha.somaaliya.guul
@idilmuse4176
@idilmuse4176 8 ай бұрын
Somali guul
@jamiilojamiilomaxamed3054
@jamiilojamiilomaxamed3054 3 ай бұрын
Soomaali hanolato ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@JamesLukoye-p4q
@JamesLukoye-p4q 8 ай бұрын
This song can drive billion somalis to fight for sylac
@BishaarDhaqaneAamusane
@BishaarDhaqaneAamusane 9 ай бұрын
TikTok inta heesta ku so aragty
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 9 ай бұрын
Somaliya allow dhowr
@WAGARPODCAST
@WAGARPODCAST 8 ай бұрын
Anaa falastiin
@AhmedMohamad-y8r
@AhmedMohamad-y8r 8 ай бұрын
Mashakls
@modkazar1369
@modkazar1369 Ай бұрын
From saylac ❤
@AhmedMuktar-y2z
@AhmedMuktar-y2z 9 ай бұрын
Maasha Allaaah
@alibaax5346
@alibaax5346 8 ай бұрын
Somali heeso only kkk
@ayansm7785
@ayansm7785 8 ай бұрын
Ah waan owyey walhi
@idilmuse4176
@idilmuse4176 8 ай бұрын
Sax ❤❤❤
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 9 ай бұрын
Soomaalinimo naga badan
@nagadroblehfarah8978
@nagadroblehfarah8978 9 ай бұрын
Sax somalida dhabta sabobaahanowjoog
@xamdabade6918
@xamdabade6918 9 ай бұрын
Dhiigu biya mahaa
@ZeinabHassan-d8x
@ZeinabHassan-d8x 9 ай бұрын
🎉❤🎉❤🎉
@ZeinabHassan-d8x
@ZeinabHassan-d8x 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZeinabHassan-d8x
@ZeinabHassan-d8x 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 19 күн бұрын
❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@abdinassirabass6044
@abdinassirabass6044 8 ай бұрын
SOOMALIYA HAANOLATO❤❤❤
@khadaaro10
@khadaaro10 9 ай бұрын
Walee qaaq ayaan kaga siiyay kuwo aan ogahay,Salaylac anaa ka talia anaana go'aanka qaadan kra
@shaaficiibraahim6095
@shaaficiibraahim6095 9 ай бұрын
Somaali allow qalbiyadoda iskusojeedi
@Therealhero-m8r
@Therealhero-m8r 8 ай бұрын
Gabdheheena Siday U Asturan Yihiin Aad Baan UGA Helay Badeenu Iib Maaha From Diridhaba
@ismahanhassan
@ismahanhassan 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XamdaMooge
@XamdaMooge 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤mansha Allh ❤❤
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 5 ай бұрын
Reer booraam dhiigaye ayaan idin hurayaa.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 6 ай бұрын
Saylac somali baa leh: Guri Ciise:
@ilmiaxmed6144
@ilmiaxmed6144 9 ай бұрын
Wakaa,warku,soomaali.waynooshahay.ilaahu.akbar
@Uus998
@Uus998 9 ай бұрын
Nio rer saylc mey hurdaan saylaca laga mudaharaday ma maqlysid only konfuur hargeysa and burco lee😢
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 9 ай бұрын
Walaal dadka saylac jogo wax caawiya ma laha Marka waa ineey Somalida u gurmadaan waa inaan wax iskugu darnaa dhaqaale iyo dheef waa in Somalida dibada guryaha ka kadanaayo ay guryo ka dhistaan
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 9 ай бұрын
irisamaalihii ma Aby axmed yaa qac kaga siiyey aduunyo marba waacayn fromBurco
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 9 ай бұрын
iska hadle yaaaalllllllllll
@ibrahimsigad1571
@ibrahimsigad1571 9 ай бұрын
The federal government of Somalia should issue a warrant of arrest for Muse bixi.
@CumarMuxumad-e6r
@CumarMuxumad-e6r 9 ай бұрын
Cumar
@cirka4497
@cirka4497 9 ай бұрын
Dream on
@MohamedDahirAdem
@MohamedDahirAdem 8 ай бұрын
That will not be the final result Dhinac kle in laga eego so ma wacno
@AbdullahiMuuse-qw2gy
@AbdullahiMuuse-qw2gy 8 ай бұрын
A
@ahmednur9383
@ahmednur9383 8 ай бұрын
Agreed 👍 💯
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Xamar ahay gabdhah xamar kuwa hargeysa ka wangsan
Balqees - Alammeh Lek (Official Lyric Video) | بلقيس - ألمّح لك
2:57
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 74 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,9 МЛН
HEESTII  CAGTA SAARIMEYSID  KOOXDA HEEGAN EE CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED
6:27
WADANI STUDIO OFFICIAL
Рет қаралды 53 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 74 МЛН