HOBOLLADA WAABERI | ITOOBIYANA BADDEENA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 99,600

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@daahirxasan8480
@daahirxasan8480 9 ай бұрын
Habluhu quruxbadanaa maashaa allah noolaada
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
Anigoo dumaraa dhalaalay walaahi. Faarax lugo sig kuwaasuu heystaa se Oromo aaday. Yahuu
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 9 ай бұрын
Hadaanahay ciidanka xooga soomaaliya dalkayaga iyo dadkayaga waan difaacaynaa 🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 3 ай бұрын
Allah waa xayul qayuumu Dhul tak dadnah tak waa power of Allah prophet Muhamed SCW and all Sunnah Muslim prophet Mohamed scw good by So Allah is our King no one can beating him subxaanaLlaah
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 9 ай бұрын
2013 baa qori maalin cad iska dhigay markay ila noqon wayday in aan somali sifo kastaba ha noqotee in aan xabad ku rido lakin danta maanta igu celinaysa beec aan dhicay oo aan dhacayn weeye xabashida waan is naqanaa mayd badan baa ka dhalan xabada ugu horaysanaya dulaalkay ku dhacaysaa inshallah
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 9 ай бұрын
Ma sha allah guul umada Soomaaliyeed guud ahaan gumaysiga Ethiopia iyo dabadhilifku hadhaco iyo kuwa dabadhilifka ah ee ushaqeeya shisheeyaha from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@idilmuse4176
@idilmuse4176 9 ай бұрын
Mashallha guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 9 ай бұрын
Masha allah. Waxaanba la,cajabey sida aay u,asturanyihiin iyo quruxdood iyo qiirada kamuuqata.
@mustafibrahim4034
@mustafibrahim4034 9 ай бұрын
Heesta caadi mahan waa wareey Somalia waa mid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤞
@jamiilojamiilomaxamed3054
@jamiilojamiilomaxamed3054 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guuul soomaali wayn ❤❤❤🎉🎉🎉
@popcorncoffeechannel7649
@popcorncoffeechannel7649 9 ай бұрын
❤❤guuleesta faanaaaniinteena qiimana badan heestaa aad u qiimo badan wanna dhargi la ahay
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 10 ай бұрын
Maansha Allah Allah. Guuleyso Kooxda Waaberi Band dhiirigelintiina😢😢😢😢
@Moonstar8993
@Moonstar8993 9 ай бұрын
Maansha Allah Badda Somalia Somali baa leh. Our sea is not for sale
@CabdifataaxChannel
@CabdifataaxChannel 9 ай бұрын
Guul soomalia
@habonbouh5958
@habonbouh5958 9 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah gulgulgul somali mel walbey joogan
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 9 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 guul marwalba
@CaasimadaYouTube
@CaasimadaYouTube 9 ай бұрын
Guul.soomalia
@munaadan5122
@munaadan5122 9 ай бұрын
Msha allah
@Hassan_haji.
@Hassan_haji. 9 ай бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Moqdisho Hargeysa Jabuuti Jigjiga Gaarisa Allow qalbiyadooda isku fur oo midee❤❤❤❤ Bulsha weenta Somaaliyeed❤❤ "Dhalinyarooy mustaqbalka kaliya aynu leenahay waa midowgeena ❤❤❤❤
@MuqtarBakar-mk5zu
@MuqtarBakar-mk5zu 10 ай бұрын
Guul ama geeri i.a🇸🇴💪
@fatumasaida4345
@fatumasaida4345 9 ай бұрын
Somali Indian Ocean is not for sale💪
@ashirabdi8135
@ashirabdi8135 9 ай бұрын
Sister you are right, our ocean is not for sale. But how about if we call our ocean Somali ocean not Indian ocean!
@habibafarah127
@habibafarah127 9 ай бұрын
Maasha allah hees iyo badh
@afiarte8318
@afiarte8318 9 ай бұрын
Topp topp walaahi waa heeso wadani aad u fiican ah
@JamacClmaraxmaan
@JamacClmaraxmaan 9 ай бұрын
Masha allah quruxlay gabadha murayada duusha saratay wow beauti full ❤
@afiarte8318
@afiarte8318 9 ай бұрын
Guul somaaaali guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
@gday9659
@gday9659 9 ай бұрын
Viva Hobollada Waaberi
@CiiseWarsame-s2u
@CiiseWarsame-s2u 9 ай бұрын
Guul dowladeena ❤❤❤
@yasminhassan4596
@yasminhassan4596 9 ай бұрын
Soomaaliya guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirizakrashid582
@abdirizakrashid582 9 ай бұрын
Hayeshee badhil weye beec andhicin ondheceynin ninka yidhi wanbecenaya Ben buu kuhadaqaya . Masha Allah
@yurubbellamohamed
@yurubbellamohamed 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@yasminhassan4596
@yasminhassan4596 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 9 ай бұрын
Allow dadkeyga iyo dalkeyga ii dhowor
@RidwaanXasan-rn5pi
@RidwaanXasan-rn5pi 9 ай бұрын
Marshall.allaahwaar.inantu.waa.qolo.jacayl.iyo.qoys.caashaq.weeye.
@cubaydhusen4669
@cubaydhusen4669 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@mohamedabdi5420
@mohamedabdi5420 9 ай бұрын
Surely, that's the truth.
@fatumasaida4345
@fatumasaida4345 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MahamedHussein-oy8gf
@MahamedHussein-oy8gf 9 ай бұрын
My sisters
@bosteyomohamed-sn5zv
@bosteyomohamed-sn5zv 9 ай бұрын
Waa iska sheeko in badeena been been lagu qaato. Anagoo dhagax ku dagaalameyno ayaan gumeysi diidnay. Macaadalaahi maantoon horumarnay.
@fardousacarabay5291
@fardousacarabay5291 9 ай бұрын
Baddeenu iib maaha soomaaliyeey aan cadawgeena u midaawno
@cabdishakuursheekh6106
@cabdishakuursheekh6106 9 ай бұрын
m.m xeebow waa abwaan qaaliya ereyo iyo cod sameynba ku wanaagsan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 9 ай бұрын
Live
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 9 ай бұрын
Like
@HassanBulale
@HassanBulale 8 күн бұрын
Waad ila dhalateen noolaada
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 8 ай бұрын
Balaaya salaglaho tan maayd badanba kadhalan. Waa run .
@xilwalove716
@xilwalove716 9 ай бұрын
Safiyo👏👏👏👏👏
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 9 ай бұрын
Sshare
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 3 ай бұрын
Wallaahay that is what hobalada waaberi ay xafladoh Iyo riwaayadoh meeshay Doonan Somalia people buy a ticket, Thank god you are real waaberi Somali qaranka fanka somaliyeed,God own Somali and abuuray shaydan iyoh fidmo fasahaad kulun ame xaka Allah ahoow waa hook Iyo Halaak xaka Allah kayimid,dholdakay.maxaakuxiigah ,waa kitaabka Allah iyoh rasuulkisa scw Muslim Sunnah Muslim prophet Mohamed scw
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Kiz xidagaheyn
@IsmailMohmud
@IsmailMohmud 9 ай бұрын
M.a
@MahamedHussein-oy8gf
@MahamedHussein-oy8gf 9 ай бұрын
I suporting you
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 9 ай бұрын
Legeta
@MahamedHussein-oy8gf
@MahamedHussein-oy8gf 9 ай бұрын
Isulut
@xuseenmuse-j6m
@xuseenmuse-j6m 9 ай бұрын
Naagahanu qoodhaha s.l Ayay doonayan .
@Soh-713
@Soh-713 9 ай бұрын
Kukaan waa hawiye qoore werne adigu 400 maxbuus kaa qabsaday falastiin lkn ani dumarkeey iskamacelin karti wlh dabajeex bee watsan hayeeeey Sacad muse iyo ciise muse waa qaxin doonaa nacalada
@UgasskJama
@UgasskJama 9 ай бұрын
Waxaan heesta macnaha leheyn wada miyeysan ogayn inuu xasan Bundaano soo.saxeexay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 9 ай бұрын
Shorts
@HassanBulale
@HassanBulale 8 күн бұрын
Dhici mayso taasuye dalkan beecinayaa
@HassanBulale
@HassanBulale 8 күн бұрын
Reer awdal wa diyar carona wan qabna
@haawowaheliye920
@haawowaheliye920 9 ай бұрын
Runtootwaaye
@haawowaheliye920
@haawowaheliye920 9 ай бұрын
❤🎉
@globalfreightsarl4985
@globalfreightsarl4985 9 ай бұрын
Guul shacabkayga soomaaliyeed waxay nu nahay halmid
@mohamedyusuf5663
@mohamedyusuf5663 8 ай бұрын
Vi ku
@ahmedbarreh205
@ahmedbarreh205 8 ай бұрын
Car waasha o ooya yaa qadaad weyn😂😂😂
@xilwalove716
@xilwalove716 9 ай бұрын
Hhhhhhhh
@freeoftention2176
@freeoftention2176 5 ай бұрын
Bulshooy Berigeena Hooyo Bustaankiyo Beerihiisaa Badweyntiyo Bakadihiisa Haduu Shaqsi Beecin Karo Aqoonsi ku Badalasha iyo Haleey Barto Dhaafsan Karo, Muqdishaan Ka Bilaabi Lahaa Baraawe Kudari Lahaa Barwaaqada Taal Kismaayo iyo Berbera Berbera Kama Baaqsadeen.
@HamseAbdi-l8q
@HamseAbdi-l8q 9 ай бұрын
Tan buuran ayadaba hurda maxay ka hadli yaahu orad seexo dhe
@hassanabdourazak2375
@hassanabdourazak2375 9 ай бұрын
Oroom baax, waxba kama galin wecelyahow
@nima3696
@nima3696 9 ай бұрын
ama hooyada ama abaaha aya oromo ah marka somali asal ah in ay ku cunto iska sug ada so doontay libaxyada africa ,,,huuus warya ama naya,
@HamseAbdi-l8q
@HamseAbdi-l8q 9 ай бұрын
@@hassanabdourazak2375 ado qadad wayna maa ka hadali kara bada dadki laha aya say doonan u galaya
@HamseAbdi-l8q
@HamseAbdi-l8q 9 ай бұрын
@@nima3696 Masha alh gabadh somaliyed ayaa tahay inan kuu jawaba layma Soo barain sorry
@alijama3401
@alijama3401 9 ай бұрын
KKKKK. WAAR TURKIGA MARKII LA SIINAAYEY XAGEED JOOGTEEN FARMAAJO AFARTA MARKUU BIXINAAYEY XAGEED JOOGTEEN. SOMALIDA KOONFUR YAAN KOLBA FILIMKAN LOO SHIDIN SHAN CALAN AYAAD KALA SIDATAANE HORTA BAL IDINKU HESHIIYA
@yasminhassan4596
@yasminhassan4596 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatumasaida4345
@fatumasaida4345 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 9 ай бұрын
Like
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 9 ай бұрын
Legeta
HOBOLLADA WAABERI SEYLAC WAA DALKEENNII OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:47
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,8 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 3,1 МЛН
Heesta: Musuqa la dagaalankiisa. Hablaha Hobolada Waabari
9:24
Universal TV
Рет қаралды 26 М.
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,8 МЛН
XALIIMO KISMAAYO | HEES CUSUB | OFFICIAL VIDEO HD
6:25
Cabsal Production Tube
Рет қаралды 1,6 МЛН
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
CAASHO KIIN | BADAYDU IIB MAAHAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:18
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН