Hodan Abdirahman Ft Haboon Nuura Lafaciise Official Music Video 2023

  Рет қаралды 468,537

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 438
@derossicade5737
@derossicade5737 Жыл бұрын
Waxkasto aad dageysatit waxa dageysigisa macan quranka wll🥰😍
@maryamaabdirashiid7667
@maryamaabdirashiid7667 Жыл бұрын
Quraanka wax la mida majiro wa mucjizada rabi ee zamada inoga soo dagay ❤❤❤ quraanka kariimka ah dhagaysta
@muunasicid4733
@muunasicid4733 Жыл бұрын
Wamhsath well
@muniishasharaf8855
@muniishasharaf8855 Жыл бұрын
Meshan max kaso dontay marka quran ma la dhegestoya like ku radsanosa mahane qer jacel hade ka thy meshan ma imaden 🤨
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الله ❤💙💙Wuxuu Ahaa naxariis badane ilaahay caalamkan u soo Diray Nebi muxammed scw💗Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@oumalabdillahiismael8391
@oumalabdillahiismael8391 Жыл бұрын
Salalahou aleyhi wa salam
@oumalabdillahiismael8391
@oumalabdillahiismael8391 Жыл бұрын
Salalahou aleyhi wa salam
@abdizaki5430
@abdizaki5430 Жыл бұрын
Alahu akbar ☝ alfa mara
@nasraali871
@nasraali871 Жыл бұрын
Scw Scw scw Scw ❤️❤️❤️
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
@mixilesugaal8646
@mixilesugaal8646 Жыл бұрын
Qabiil ka aan ugu jeclhy soomalida, reer ayaydey love you 😍
@ayaandaahirnuur7821
@ayaandaahirnuur7821 Жыл бұрын
Haaaheey reer ayeeydey
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Mixile, Allah ha ku jeclaado sidoo kale waanu jecelney. 💜💛💚
@muntaazmustafe1809
@muntaazmustafe1809 Жыл бұрын
Heesta 18milyan ee somalidu ha daawato waa layskugu tgy wlhi laffacise ka balaadham qabaleee❤️❤️❤️❤️😉
@mahamedhassan3656
@mahamedhassan3656 Жыл бұрын
Muntaz wa runta
@mahamedhassan3656
@mahamedhassan3656 Жыл бұрын
Wa sadiq akhiro zthy wll
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Жыл бұрын
Alow jecliyaa dhulka ama magaalo samaroon siciid meelkasto aad jogtiin wlaalaheena dhabtaa waa samaroon siciid wlh qofkii ladagay uunbaa kasheekayn kara noh salaansare morama by from muqdisho
@Hafsahubi
@Hafsahubi Жыл бұрын
Samaroon girls hablihii fanka lahaa from puntland🥰♥️
@bareilhan
@bareilhan Жыл бұрын
Nabiga kusaliya scw
@maryamhassan8292
@maryamhassan8292 Жыл бұрын
Scw nabiga maxaa like ugu raadsatiin horta bisinka 🤔
@naimobarkhadle7921
@naimobarkhadle7921 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam 💯💯💯💞
@yuusufxaamud3322
@yuusufxaamud3322 Жыл бұрын
Scw
@issehassen4203
@issehassen4203 Жыл бұрын
Scw Scw Scw
@ahmedismahan8116
@ahmedismahan8116 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 Жыл бұрын
Alla jecilya samaroon dadka ugu wcn oo la barto wlh from marexaan🥰❤️❤️❤️
@farhiaquen5402
@farhiaquen5402 Жыл бұрын
Mareexan wlhi wn jeclahy wan ka gursnya ❤😂🕊
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 Жыл бұрын
@@farhiaquen5402 dumashi bilanay farhiya bilanay🥰👑
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 Жыл бұрын
@@zamzamabdi281 ina adr🥰🥰🥰💓
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Жыл бұрын
Samaroon saciid anaa u dhaxay oo u dhalay oo la dhaqmay wllhi dad ka fcn ma jiraan dadka aan dunida ugu jecelahay baa ka dhashay caruurtayda wallaw calafkii dhamaday oonan hada wada joogin hadana waa nin caruurtiisa ka war qaba oon maalin aan cidleen hoo iyo hiilba la garab taagaan waa rag masuula iyo dumar dagan waa dad naf hur leh oo lala dhaqmo waa dad aqoon leh oo nabada jecel xadaarada iyo ilbaxnimadana u horeeyay inaan mar kale ka guursadan raba mar kale eebaw mar kale🤣🤣🤣🤣🤣🤣 soo duceeya 🖐🖐🖐🖐🖐
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Indeer rerkaas miyey wanaagsan yihiin ana aan kaguursate mustaqbalka mid samaroon ah ayaa Kismaayo isku naqanaa marka sibaa isku daqran nahay from Mareexaan 😅😅😅
@munamuse1721
@munamuse1721 Жыл бұрын
Allaha kaa siiyo mid wanaagsan ood ku xasisho allahuma aamiin.
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Жыл бұрын
@@runkahadasho8495 waa nasab wllhi
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
@@munamuse1721 aamiin walaalo
@abdiomar8279
@abdiomar8279 Жыл бұрын
Allah Ku keeno kad Ku dagto oo khyr qaba oo awladana no ilaliya ❤️🤩,,, habar cafan Ku eeg reerka iyaga u naxaris badane iyo aqontaba
@MariaIsmaelMohmed
@MariaIsmaelMohmed Жыл бұрын
Haboon nuura inta og inay horumar badan ku gaadhay siyaro dhibyar ❤❤
@cadaawejr5495
@cadaawejr5495 Жыл бұрын
Fanaanad aad tageri jirtay markaad hees la qadeyso waa iska sidaan habon nura🎉legemada ku dayato yaa hodan alle hanoo daayo🎉🎉❤
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Жыл бұрын
Hoyga fanka 🇮🇷🇮🇷allow iidaa dumashiyaal waan idin jeclahay
@munacumar6449
@munacumar6449 Жыл бұрын
Thanks sido.kale dumashiiqaliH❤️❤️🥰
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Жыл бұрын
@@munacumar6449 Dumashi bilaney 😍😍
@maxamedali8953
@maxamedali8953 Жыл бұрын
Inaanahy dadka fanka iskale ayuu maran kaga jiraa al samarooniya ismujiya💪
@hamzehjibril2626
@hamzehjibril2626 Жыл бұрын
Dhashii Adal Empire💚 Al Samarooniyaaa Empire💛
@updynajiib6732
@updynajiib6732 Жыл бұрын
Adal empire
@ayansahardiid4757
@ayansahardiid4757 Жыл бұрын
My home town lafaciise Allahayow barakey oo nabada nogu waad lafaciisee
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Жыл бұрын
Masha Allah Hodan iyo Haboon waxad tihiin Qindi fican sidaad isula hesheen. Hablahayagii Noolada sidaad ugu heesteen magaaladiini...❤❤
@hashass6499
@hashass6499 Жыл бұрын
From Djib. Love my twin home Lafaciise 💞💞💞❣
@abdisamadmuhumed9328
@abdisamadmuhumed9328 Жыл бұрын
Lafaciise dhul ciise weyne 🇩🇯
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdisamadmuhumed9328
@abdisamadmuhumed9328 Жыл бұрын
​@@abuubakarabdirashiid5940 maxa ku qosli langabow😂😂
@Badeed.B
@Badeed.B 7 ай бұрын
😂😂😂mgca uun miad ka raacden dhulkni waa jibril yonis dhulkidiye kk
@ridwaanmahamed8483
@ridwaanmahamed8483 Жыл бұрын
Dhulkii barakeysanaa ee samaroon siciid ❤
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын
Lafaciise waa magaalada dalaga ka soo go'a uu na soo gaadho dhamaan dawlad deegaanka soomaalida iyo Ethiopia yada kalaba Waan idin wataa ree lafaciise
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn Жыл бұрын
Hodan wexey caddeysey in ay tahay boqoradda Fanka casriga ah.🥰❤️‍🔥
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥
@farihayassin7094
@farihayassin7094 Жыл бұрын
Reer Ayayday Dadan Jeclahay allow Idin Xafid ❤️❤️
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Farha qurux, ku jeclin qaali ❤
@imaziad2681
@imaziad2681 Жыл бұрын
lafaciise c'est une bonne village je l'aime tellement 🥰😘hodan abdirahman et habon je vous s'aime aussi ❤❤❤
@King-of-the-broke.
@King-of-the-broke. Жыл бұрын
c'est quoi le titre de chansons madame innocente ou bien tu n'est pas cissa.
@alishaqueen3083
@alishaqueen3083 7 ай бұрын
@@King-of-the-broke.😂😂waa mxay caabdku😂marka
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
LAFACIISE DHULKII MAKAAHIIL JIBRIIL YOONIS SAMAROON SACIID HORE U SOCDA MASHAA ALAAH
@farhiaquen5402
@farhiaquen5402 Жыл бұрын
No makahil only jy 😂❤
@abdillahimohamoud2607
@abdillahimohamoud2607 Жыл бұрын
dhashii awdal, fanka innakaa leh aad baan idiin salaamay ilmaadeer.
@mahamedafrica8582
@mahamedafrica8582 Жыл бұрын
Dhulkiiii samaroon sicid oo nabada soo maray ❤💯
@naimaabdullahi4981
@naimaabdullahi4981 Жыл бұрын
Lafa cisse dulsamaronne mahiin geesba nigala siyayy cissa na ni siyaay bircaad badeedkii
@danielpubg5769
@danielpubg5769 Жыл бұрын
@@naimaabdullahi4981 Waa dhulkii jibriilyoonis ku laayay ciisaha sidaasa loogu magac daray lafo-ciise
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Жыл бұрын
Dadku samaroon waxay u qabaan inay boorama uun dagaan lkn magalaadan lafaciise ee qurxoon waliba labadan Legend u heesayaana barta.
@Kifaaya
@Kifaaya Жыл бұрын
Lafa cise dhul keenii Alsamrooniya ♥️👑
@Khiiaa
@Khiiaa Жыл бұрын
Laxanka by Hodan Cabdiraxman❤️‍🔥❤️‍🔥 boqorada codka and now boqorada laxanka
@abdulsalam.mohamed8172
@abdulsalam.mohamed8172 Жыл бұрын
Lafaciise waaa magaalada ugu dhaqaalaha badan beeraha ilahaw nosiyaadi nimcada anhaysano🥰🤲🥰🤲🤲🥰🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@moktarmukho
@moktarmukho Жыл бұрын
Lafaciise DDS dhul samaroooon❤️🥰
@kykayse2476
@kykayse2476 Жыл бұрын
Samaron waxay qabtan way ka medha dhaleyan for example fananta samaron codkoda waa mashalah 1. Hodan Abdirahman 2. Nimca Hilac 3. Deeqa Ahmed 4. Ismacil dana 5. Mursal muse Xata fananinta hada waa wada cod macanyehiin seda Haboon nura 2. Ayaana 3. Nastexo dayax Gabegod waa fananin safka hora aah Mashalah Dad cilmi leeh sas aya lagu garta waxay galan meshisa ayay dhigan
@abdiaziiz8761
@abdiaziiz8761 Жыл бұрын
Cadceed on the beat 💚❤lafaciise samaroonımo haboon and hodan
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
Samaroon malehna🤔
@kalahayiskuhay4353
@kalahayiskuhay4353 Жыл бұрын
@@liiasensio3047 ada ma abaha aya leh 😁
@abdiaziiz8761
@abdiaziiz8761 Жыл бұрын
​@@liiasensio3047hada ma cid kala leh se wax u wada
@abdishakurabdiqadermuse6808
@abdishakurabdiqadermuse6808 Жыл бұрын
@@liiasensio3047 MEESHII CIISE WARABE LAGU XASUUQEY WEYI LAFO CIISE DHULKII CIISE LAGA QAATEY 😂😂😂😂😂 DANBAL ARABI BIYOKULUL HARAWO HOLHOL IYO LAFACIISE 😂😂😂😂😂😂 MANTA WAA DHUL GADABUURSI LAANDHERE IGADHE GUSBUUR 😮‍💨😮‍💨😮‍💨ILAHOW HANAGU CADABIN CAWANTA CIILAN EE CASILAN BARAKAC🐗🐗🐗
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
@@kalahayiskuhay4353 wllh ma aqaani meshee kutaalo xitaa wankuweydiye un 🤣🤣 dacad iga tahay wax leh iyo meshe kutaalo ma aqaani
@muxumedcismaan3175
@muxumedcismaan3175 Жыл бұрын
Mashalha
@baliilboy708
@baliilboy708 Жыл бұрын
Dadki lahaa fanka iyo suganta horeey usocda
@aliabdi4148
@aliabdi4148 Жыл бұрын
Bravo a vous deux et un grande respect cousine HODAN ABDIRAHMAN *
@saidyusuf9571
@saidyusuf9571 Жыл бұрын
inta ila fahansan inay hodon ku leedahay xaga codka like isiiya🥰
@mariaabdirisekegal8311
@mariaabdirisekegal8311 Жыл бұрын
Geedb geedbaa ka wayn somadan maqal
@mustafeabdi9717
@mustafeabdi9717 Жыл бұрын
Nio wa iska hadashay wlhi kaaf iyo kla dheri kla yihin haboon nuura codkedu fananintn fanbe cid uso dhaw maleh cod waaliya ku xidhan habrtan daashy haso ag dhigin
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Жыл бұрын
Habboon Is Always Have An Unique Voice💯
@bahgaa.1676
@bahgaa.1676 Жыл бұрын
Dhulkii Barakeysana Ee Samaron Siciid❤️🫶🏻
@Quruxzan12
@Quruxzan12 Жыл бұрын
Ayyyy samaroonimo ilahay ba iga dhaliyay from makayl dhere ugaazyadii ❤
@hodanaliaxmed8334
@hodanaliaxmed8334 Жыл бұрын
Masha alllh qaliyeeey nin aan zamaroon ka dhalan baa ciil qaba
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hobolllada laga daba dhacay sannadkan Haboon nuura iyo hodan abdirahmaan dhan fanaan Heer sare 🔥
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
Ayy Legendmiin is heleen hodan iyo habbon🥰🥰🥰viva hablihii samaroon from Sheekhaal
@yusufahmedyare2821
@yusufahmedyare2821 Жыл бұрын
Samaroon guuul from xawaadle💌
@ayanhassan3385
@ayanhassan3385 Жыл бұрын
Ilahay ayaa mahad leh samaroon naga dhashay❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@saudismail4642
@saudismail4642 Жыл бұрын
Lafaciise dhul samaroon❤
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
Tolkay gadabuursi ayaan fariintanu ku socota bal gadabuursow magaalada wayn ee lafaciise ee hadana dagmo aan wali loo ogolayn idinka ugu wacan sababta waxa weeyi in aad borama ku soo ururteen oo ka timaadeen magaaladiini jigjiga iyo lafaciise ,bal eega lafaciise waxay ka wayntahy wardheer, shiniile, ceelweyne, hargeele, fiiq, filtu iyo qaarkale oo ah caasimado gobal halka ay magaaladu wali dagmo aanay ahayn, waxa ay ka waxsoosaar badan tahay, nogob, erer, afdheer, oo ah saddex gobal oo ogaadeen samaystay, ugu danbayn Tolkay gadabuursi waxaan idin leeyahay war fadhiga ka kaca oo xaqiina doonta jigjiga ayaad ugu badan tuhiin oo aad dageenka aad sidoo kale leedihiin handana waa laydinku dul maamula ,lafaciise waad ujeedan, wajaale sidoo kale ismaamul ayaa laga dhigay,,war aynu kacno heestu waa fariin lafaciise waa balad macnaha waa dhul wayn ee maaha qabale oo ah tuulo
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 sheekadiiba waxaad kuciyaartay Markaad qabiilo kale Meesha keentay meel hebla Iyo meel hebla oo ree hebel samaystay kulahaa oo maad samaysatid soo Adiga is bahdilay adoon is ogayn. Intaasaa shaxda kaa dishay ee sida kale Wlhi anaaba hadalkaaga la dhacay anigoon reerka aad ubar wacanayso ahayn ayaa Kuu qiray Inaad run sheegaysid oo lafaciise wax soo saar Iyo wayniba uqalanto wax walba lkn miyaanay horta dagmo ahayn Waa su,aale mar hore ayaan moodayay in dagmo loo magacaabaye? Waligaa gari alay taqaanaaye Markaad gar dhiganayso adoo garta leh garta layskama dilo ree hebelna meel public ah laguma soo qoro mise waad is ilawday oo tolkaa Inaad whatsapp group kula shirayso ayaad mooday😂
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Maxaad tidhi jigjiga ayaad Ugu badan tihiin oo aad leedihiin 😂 Halkaa Malaha somaliland Iyo borama Iyo xagaas Iyo waxaad isku qaladay deegaankii 😂
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
​@@wehelashaq3368 haa walal wali maaha degmo laakiin maaha in waxaas soo qoro laakiin waa run in xuquuqda aanu lahayn ay naga maqantahay
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
​@WEHEL ASHAQ maya hada ugu badnin laakiin waxa dega tolkay jidwaaq laakiin asalkeeda samaroon ayaa degnaa hadana kama maqna laakiin waxay usoo ruqaansaden lafaciise iyo magaalooyin kale laakiin waa wax laga xumaado in dhulkaas saas ufiican xuquuq la,aanta ay halkaas na dhigtay, midna ogoow samaroon borama uun ma degana laakiin way ugu caansantahay, xariirad, boon, dharwanaaje, awbare, dila, baki, garbodadar, lughaya, saylac, dambal, biyo kulul, cali xaydh, dhamaan waa magaalooyin samaroon ilaa 600km ayuu samaroon degaa maaha intaad arkaysid uun
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
@@abuubakarabdirashiid5940 waan ogahay zxp Intaa aad ii tirisay ba waan aqaanaa dhulka samaroon Sifiican baan ukala aqaanaa Ee intaas oo dhan adoo leh Maxaad jigjiga kaga doodi dhulkaaga ayaaba ciida ka badane hhhhh Masha Allah zxp Ilaahay habarakeeyo dhulka somali oo dhan dadkeedana ha is jecleysiiyo Waxaan rajaynayaa in lafaciise Iyo meelaha lamidka ahiba xuquuq uqalanta helaan Insha allh
@hanamahamed4291
@hanamahamed4291 Жыл бұрын
Lafaciise waa balad xasuus igu rebay wayo wa xagi isku qarin jeren wallalkay oo tahriibay 2018 xasuus gara lafaciise
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 Жыл бұрын
Mashaa alah hodan iyo haboon noolaha alaha ini xafido
@adenasma6326
@adenasma6326 Жыл бұрын
My home gayi gadabuursi 🥰🥰🥰🥰🥰
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
Fankoo oo wada socda Hodan iYo Haboon 🥰❤️ Hawraar 📸🔥
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Lafaciise degankeena weeyan beerahayaga ayaa kuyaala halkay hooyaday iyo aabahay ku dhasheen weeyi mar aan tagay 2019 ayaa iigu dambaysay
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
Biladu samaron 😍 ❤️
@husseinabdi1683
@husseinabdi1683 Жыл бұрын
Ree lafaciisow idin mee my city😍
@abdidoolarinaismaacil4067
@abdidoolarinaismaacil4067 Жыл бұрын
Masha aallah hablahayagiii aloow nooda form lafaciise hadaan nahay mato kalana madaxa nafuran
@zaamsomali6733
@zaamsomali6733 Жыл бұрын
Jibriil younis capital city ❤❤❤🎉
@hodanmaxamud6978
@hodanmaxamud6978 Жыл бұрын
Only lafaciise
@hodanmaxamud6978
@hodanmaxamud6978 Жыл бұрын
Only reer Maxamuud
@aroorseedstudio_
@aroorseedstudio_ Жыл бұрын
@@hodanmaxamud6978 Waa magaalo jibriil Yoonis ah ee kadaa kala qaadka
@mello3132
@mello3132 Жыл бұрын
Mansha Allah lafaciise dhulkatgii noolaada inadeer..
@hibohibo4768
@hibohibo4768 Жыл бұрын
Jibril yogis dhulkisii🥰
@nimanbade1168
@nimanbade1168 Жыл бұрын
❤❤❤❤my home town Lafaciise laymuun homesick just missed a lot
@asmaabdulahi642
@asmaabdulahi642 Жыл бұрын
Lafaiise alsamaroniya baladki barakeysnaa
@muunahassan9683
@muunahassan9683 Жыл бұрын
Ayyy my beauty city lafaciise ❤️❤️❤️😘
@user-rud1997
@user-rud1997 Жыл бұрын
Lafaciise waa magaalada mustaqbalka noqon doonta xarunta ganacsiga bariga itoobiya oo dhan.
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Oh lafa ciise dadkaan u han waynahayooow wan idin salmy Huuunoyal😍❤️
@ahmedkahiye3435
@ahmedkahiye3435 Жыл бұрын
My home lafacise ❤️❤️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Borama oo dad ah 👸🏻❤
@kafiyamohamed3710
@kafiyamohamed3710 Жыл бұрын
DHulkii reer Abtigey♡♡♡♡♡
@umukhayrmahamed-wc3jq
@umukhayrmahamed-wc3jq Жыл бұрын
Masha Allah hablahayaga samaroon siciid ❤❤❤❤❤ilove you ❤my samaroon siciid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zack4k26
@zack4k26 Жыл бұрын
Cadceed on the beat Maftuux 🔥🔥 Hodan Ft Haboon
@kaltunyaasin7860
@kaltunyaasin7860 Жыл бұрын
Woooooow
@abshirgaylan1531
@abshirgaylan1531 Жыл бұрын
Lafaciise waa magaalo wayn allaha barakeeyo
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 Жыл бұрын
Hhhhhhh lafaciise cawa dhan doonay wx ifahansiiya wxu yahayba garanwayayba Ma magaalo baa thnks m:a🥰cawa ii kow
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Жыл бұрын
Ayyy sadaladii samaroon 🩸siciid hablahayagii fanku 🎧waa iniga io baabah ku socda 🔥🥰
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 Жыл бұрын
I said this long ago and I'll repeat 💯 HABOON NUURA is moving with a supersonic speed and she is taking over the SOMALI music industry, this year 2022 she shinned 🎉🎉🎉💥
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
As if such industry exists
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 Жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg so you think it doesn't?🤔
@nimcoxasan7271
@nimcoxasan7271 Жыл бұрын
Hhh
@nimcoxasan7271
@nimcoxasan7271 Жыл бұрын
Ok
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
@@nimcoxasan7271 true somali music crashed in 1991
@wariyenaadiramohamed7603
@wariyenaadiramohamed7603 Жыл бұрын
Magalkiii rer abtigay🥰 Lafaciise
@muktarabib1193
@muktarabib1193 Жыл бұрын
Lafaciise Hodan halka Lagu nagado ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@suhaybcali8686
@suhaybcali8686 Жыл бұрын
Lafta meesha ugu guruxda badan banka Ethiopia 🇪🇹
@maimounaabdizalam6844
@maimounaabdizalam6844 Жыл бұрын
😮ethopia miyey ku taal wall meshasi
@tearsofunseen5374
@tearsofunseen5374 Жыл бұрын
Ka bax lafa ciise ka balashan qabale 👑👑👑 boqoqrada codka hodan cabdiraxmaan iyo xidigta haboon nuura
@zamaroongirl7540
@zamaroongirl7540 Жыл бұрын
Haplahaygii Lafaciise waa Balad💪🩸🦁
@mukhtaaromar1842
@mukhtaaromar1842 Жыл бұрын
ASC wann Haboon Nuura iyo Hodan Caday Sidokale isma Dhaafno Wan idinSalaamay Dhamantiin Kal iyo Laab 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💯💯💯💯💯✍️
@muruqmohamed8979
@muruqmohamed8979 Жыл бұрын
hawrar soomali music wa janan somalida u adeega si fiicana ugu so tabiya wixii cusuba hamogan inaad ku xidhnaato hawraar janal somaliyey
@yahyemahamed7766
@yahyemahamed7766 Жыл бұрын
Lafaciise for ever Thnkz GabdhaHayaGi🥰
@vitehbakal1197
@vitehbakal1197 Жыл бұрын
LaFaCiisE kuma Ilow kaRa. xudantaydiH Tala waa ku dhaShaY
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
I PLAY THIS SONG DURING THE WINTER MONTHS TO KEEP MY HOME HEATED. MADAAMA HEES MACAAN TAHAY LABADA FANAAN LAANDHEERE AH WELL DONE
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg Жыл бұрын
Kkkkk
@fatumanur2227
@fatumanur2227 Жыл бұрын
Well done Hodan iyo Habon Nuura
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@fatumanur2227 me too bbe
@YazminEid
@YazminEid 24 күн бұрын
My city waa magaladn ku dhashay laffacise ❤🎉 anoo yarna waa layga so kaxeeyy ilaa hadana maan arag 🥹😩❤️
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Waaaaaaaw waxes laga dhah hees shiib iska dhah 🥰♥ ♥
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын
Wow Masha allah laba aankala dhicin codkoodu alaha dhawree
@iqram5591
@iqram5591 Жыл бұрын
reer abtiyaashay ilove you
@idirisxuseen6904
@idirisxuseen6904 Жыл бұрын
Labadii boqorka cododka ayaa is helay wow Mashaa allha allha nookeedaayo labadayadii fanaan ee ku faano
@idilahmed1885
@idilahmed1885 Жыл бұрын
Masha Allah hadantyda ku haystack wĺhi
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official Жыл бұрын
Hala hala first one team howraaar Waalkey Caydaruus ismaaciil abdi🙏🏽
@saadonoor7931
@saadonoor7931 Жыл бұрын
Ayyyy.dad.aan.jecelahay.😍😍🖐🖐🖐
@nimconimco9679
@nimconimco9679 Жыл бұрын
Muhashada codka hodan clrahmaan😍🎶
@fadumocrisaaq4961
@fadumocrisaaq4961 Жыл бұрын
Gabdho samaron dir m.a😘
@djzafwan4331
@djzafwan4331 Жыл бұрын
Lafacise niinka taga garan dhul barwaqadu biyo dhigtay ❤
@nimcomaxamed3365
@nimcomaxamed3365 Жыл бұрын
ilohow wax khyr qaba aduun iyo aakhiraba🥰🤲
@sagal2
@sagal2 Жыл бұрын
Lafaciise waa maxay walalayal
@OmarSiraaji
@OmarSiraaji Жыл бұрын
M..a laba fanaan oo aan jeclahy codkooda horay usocda♥️🙏
@mussew2413
@mussew2413 Жыл бұрын
Waa hees macan Alla has xafido labada hablood E Samaroon
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Ma runbaa mise waa indhaheyga Hodan&Haboon oo hees wada qaadayo inaba caadi maaha🇸🇴
@subernaasir6883
@subernaasir6883 Жыл бұрын
Zhp calnka maxad kawada
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
@@subernaasir6883 dee waa calankeena Soomaaliya🇸🇴
@Ahmethafka
@Ahmethafka Жыл бұрын
Lafcisee ❤❤❤ I love you habalayagi ❤❤
@asmaabdirahman1921
@asmaabdirahman1921 Жыл бұрын
I am brood to be samaroon lafaciise my town
@sadaambaqaye2589
@sadaambaqaye2589 Жыл бұрын
Dahab weyaan hodan abdirahman codkedu
@ifrahxilojano705
@ifrahxilojano705 Жыл бұрын
Samaroon grills 😍
HABOON NUURA  JAWIGA BOQORADA  OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
MURSAL MUUSE FT HODAN ABDIRAHMAN | WAY DHABAWDAY | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,2 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 8 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 17 МЛН
HABOON NUURA SHOWGII HODAN ABDIRAHMAN HARGEISA 2022
4:46
Waqal WStudío
Рет қаралды 519 М.
7 September 2024
4:22
Nafiso Axmed
Рет қаралды 6 М.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,8 МЛН
HABOON NUURA  | NABSI | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Haboon Nuura
Рет қаралды 2 МЛН
ABDIRISAQ SICIID - CARSHIGII XUBIGA OFFICIAL VIDEO 2024
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 178 М.
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
HABOON NUURA  SANAD GUURO WACAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,1 МЛН
HASSAN GANTAAL IYO KIIN JAAMAC -BAL DAREEN (OFFICIAL VIDEO )
3:54
Hassan Gantaal
Рет қаралды 140 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН