No video

HODAN ABDIRAHMAN HEESTII TASHADEY NASIIBKAA FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

  Рет қаралды 5,472,872

samatar said salah

samatar said salah

Күн бұрын

HEESTII:TASHADEY NASIIBKAA
ERAYADII:ABDILAHI HASSAN GANEY
LAXANKII IYO CODKII HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC BY SAXARDIID MAHAMED SAXARDIID
FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
WARIYE NADIIRA SOOYAAL
CAMERA#1 JUNDI
CAMERA #2 SAMATAR SAID SALAH

Пікірлер: 1 200
@FowziyaFoos-jn3wd
@FowziyaFoos-jn3wd 4 ай бұрын
Tashadaye nasiibkaa ax go aankeyga ilhey ha igu guuleyo 😢hadaad 2024 dhageysaneyso likta dhac igu sii 😢
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 4 ай бұрын
Allaha hakugo gooleyo wll qali
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 12 күн бұрын
Muraad aan Macsi lahayn allh Kaga dhigo❤wll 2024/8/Malin sabti ah 14:48 Duhurnimo ah Buu iso Gadhay 17 August
@sagalabdi9128
@sagalabdi9128 5 жыл бұрын
2019/8/12 malinta labad ciida arafo malin isniin ah 12:27pm qofkki iga damabeyo qoralkan aragto cimri dheer iyo cafimad leh u rajeynaa
@najmonashaad1419
@najmonashaad1419 4 жыл бұрын
2020 bisha afrad 10 kedasacda 9: 30 kkkk arky
@halimajeylani5092
@halimajeylani5092 4 жыл бұрын
Amiin 2020 bisha laxad 25 arkay laxsac iyo tabansadax daqiiqo
@jiijaahmed1776
@jiijaahmed1776 4 жыл бұрын
Amiin
@abdimahatisse3893
@abdimahatisse3893 3 жыл бұрын
30/9/2020 ## 5:36 pm
@queenmumtaz6580
@queenmumtaz6580 3 жыл бұрын
2021/2/19 8:52 subxnimo paan dawanaya 😂😂
@sabahmohamud9390
@sabahmohamud9390 6 жыл бұрын
Nin aan jeclaaday ayaa ila fahmi waayey jeceylka. inta wax jeceyl like isaara
@abdikaficadawe3519
@abdikaficadawe3519 4 жыл бұрын
Abayo samirka badi wad gulesanesa insha allah
@xasancabaas823
@xasancabaas823 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh .. maxa udareen siin weesay ...... 🤣😂🤣
@beryalex1798
@beryalex1798 4 жыл бұрын
Sabah Mohamud ani waxaan u fahmay inuu adi ku fahmiwaayey waayo waxa la heli karin aaöyaad iska dhigtay malaha😍
@asmafani5902
@asmafani5902 4 жыл бұрын
Raga wax la jaclaado mhaa
@nasteexomacalinhibhv4427
@nasteexomacalinhibhv4427 4 жыл бұрын
Anigana abaayo ninkeygiibaaba iga cararay soomahan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
HEESTII:TASHADEY NASIIBKAA ERAYADII:ABDILAHI HASSAN GANEY LAXANKII IYO CODKII HODAN ABDIRAHMAN MUSIC BY SAXARDIID MAHAMED SAXARDIID FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH WARIYE NADIIRA SOOYAAL CAMERA#1 JUNDI CAMERA #2 SAMATAR SAID SALAH
@marianamohamett5692
@marianamohamett5692 3 жыл бұрын
Heestan hadaad 2021 daawanaysid liketa hayla dhaafin 🥰❤️
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 2 жыл бұрын
Maantaba iigu horaysa wlhi 😂 Like kulama dhaafi Karo ♦️ dhiigu biyo Ma aha wlshy
@hanadsahal3908
@hanadsahal3908 2 жыл бұрын
2022 ayan dawanaya hhhh
@munasharaf8328
@munasharaf8328 2 жыл бұрын
2022 dawanaya ❤️
@abdouwais7443
@abdouwais7443 2 жыл бұрын
Gg@@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
@@hanadsahal3908 hhhhhhhh
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 4 жыл бұрын
Heestan waxan dawaday 100 jeer 2019 oo keliya gabar ayaan u jecla si dhab balse wan wayey wana heesta keliya ee itustay in ad wax walba ka bogsoon karto 😪 hodan abdirahman axsan fanan🌹
@xalaawatiloos1229
@xalaawatiloos1229 3 жыл бұрын
Maalin sapti ah 12 Dezember 2020 illaahey haiga dhigo goaan 🔐 keyga mid nolol cusub iyo farxad ii horseeda 🤲🤲🤲waan ku macaaaday nolosha saan ah
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Amiin🤲🏻
@aniisacadaani6612
@aniisacadaani6612 3 жыл бұрын
Aamin
@ahmedabukar3620
@ahmedabukar3620 6 жыл бұрын
Heestaan calooshee i hurisay. Wax yar ka hor biyaa cabaaye lkn marki aan heestaan dhageestay dhuunta wax waa marin waayay 😍 hodan legnd waaye bilhi
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 6 ай бұрын
Ax 💔🔥
@Abdicasiisilkacase
@Abdicasiisilkacase 17 күн бұрын
Ani 6 sano kadib ax
@funnysomali9429
@funnysomali9429 6 жыл бұрын
Heestan mar wlba youtube imado ayadan shitaa sbbta ma aqan ma ila mid tahay adi wll like
@fatimanuur1348
@fatimanuur1348 3 жыл бұрын
Ani ayayey iga hadlee adiga maka handle wll maxa ka dhagaysanay
@AliIbrahim-tg1vj
@AliIbrahim-tg1vj 4 ай бұрын
​@@fatimanuur1348 Hodañ AðiràmanHodañ AðiràmanHodañ Aðiràman
@AliIbrahim-tg1vj
@AliIbrahim-tg1vj 4 ай бұрын
Hodañ AðiràmanHodañ Aðiràman
@muhidinsmaxamed5505
@muhidinsmaxamed5505 6 жыл бұрын
Hodan quruux, horseeda gabdaha heesan oo somalidha. Number One female Somali musicians. You are truly blessed with beauty and voice.
@ifrahqween4209
@ifrahqween4209 Жыл бұрын
L L M .
@haniitaalove8356
@haniitaalove8356 2 жыл бұрын
Heesty had dhageysanysa 2022 hayl dhaafin farintaa 😥❤😂
@wayraxyare4671
@wayraxyare4671 Жыл бұрын
Hestani way igu socotaa🎧 runti mcn✌🏽
@aaminasiciidcumar4938
@aaminasiciidcumar4938 Жыл бұрын
Jawigaga ku raxayzo wll mcnto
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 Жыл бұрын
Anaa. kuladhagyznaya. 2022/10/24
@wayraxyare4671
@wayraxyare4671 Жыл бұрын
@@saarabintumustafaa3415 Hesta mcn waye lkn 24 bisha mahe 😂
@samiirocabdiaxmedaxmed5101
@samiirocabdiaxmedaxmed5101 Жыл бұрын
💔🥺
@luckyh4131
@luckyh4131 6 жыл бұрын
Hodan cabdi❤ waa fanaanad sharaf iyo ixtiraam ku dhex leh umada soomaaliyeed mana aha sida tan qashinkaa ee sidii orgidii u qaylisa ee maalin walba social media qof iyo qabiilba aan dayn ee meel walba ka caytanta farxiyo kaba yare AKA dhukuro AKA canbaarta fanka
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Lucky 😂🤣😂🤣😂
@mahoudibra4927
@mahoudibra4927 3 жыл бұрын
Machalh heestan aniga ayay igu socota malha
@nasranoor301
@nasranoor301 6 жыл бұрын
Waleeeee wa runteeeed hadiad heestan dhowr jeer kuso ceshatay like hailadhaafin
@yusufmunirat5427
@yusufmunirat5427 6 жыл бұрын
hodan heestani waa heesta ii suurto igalisay inaan goaan aan soo noqosho lahayn inaan qaato waanay iqusaysaa thnkz
@schoolali4534
@schoolali4534 6 жыл бұрын
Yusuf Munirat aniga sacadaan ayan go aan qadan rabaa mar xeero iyo fandhaal kala dhacday
@hawodhabahdhab3615
@hawodhabahdhab3615 6 жыл бұрын
Yusuf Munirat waku saxantahay
@qawdhanyusuf6420
@qawdhanyusuf6420 6 жыл бұрын
All fanaan
@saidmohamed8418
@saidmohamed8418 6 жыл бұрын
Qawdhan Yusuf y
@superherohdsomaliboy3286
@superherohdsomaliboy3286 5 жыл бұрын
me sidokle
@xasanshariif3748
@xasanshariif3748 6 жыл бұрын
Hodan abdirahman my favourite singer❤️👍 whenever I feel low always listens here music Thanks Hodan 💎🇸🇴👍
@vipofficial6944
@vipofficial6944 5 жыл бұрын
Woow
@mohaastudio445
@mohaastudio445 2 жыл бұрын
@@vipofficial6944 a1ww1
@shucaybshaqiri3604
@shucaybshaqiri3604 Жыл бұрын
@@vipofficial6944 iqqiuq
@canabm3126
@canabm3126 2 жыл бұрын
2022 hadad dhageysaneysid waxad tahay qof tashaday waxan kuu rajeynaya jawi waalan iyo farxad inad ku dhameysatid noloshaada oo dhan 💋❤️💚😂🤣
@naimaabdirahman1374
@naimaabdirahman1374 2 жыл бұрын
😂😂 waa sax wlhi waan tashady nasiibka yarkow by by
@fahiimoqaali5737
@fahiimoqaali5737 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@nimcoabdirashiid3679
@nimcoabdirashiid3679 Жыл бұрын
Wale waa runtaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Haa wallhi waxa sacada u dhagay sanaya ma sahlana war kaygu balaya so wada🤣👋
@khadrahumble7239
@khadrahumble7239 Жыл бұрын
Jah😆😆😆😍
@umucimraanofficial3646
@umucimraanofficial3646 5 жыл бұрын
Hodan wale heeztan waa tiih go'aanka nolozhyda aan ka gaadhy hadna tazhadaye naziipka👋👋👋 hadana alx kaan calmadan marwadiiza ahay 💞🤰
@Suhuur1
@Suhuur1 4 жыл бұрын
2020 ayaaa dawana like isara pls
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Aniga 🙈😂👈🥰 1 November 2020👀
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🦁
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@Suhuur1 naa inabti 8bilood oo dhan ayaa ku qoran goortad qortey qoraalkan🙆‍♂️😁
@hqkbxam4257
@hqkbxam4257 3 жыл бұрын
?
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@hqkbxam4257 🤣🤣heee
@munaahmed804
@munaahmed804 8 ай бұрын
Ma qarsana turxamuhu tiro bele godobadu bux weye tabashadu tifta dhibicda dushiyo ilma weye tixa ku tararaarmay dhabanadu 😢💔💗nagtu ki ay tashkiyo talada ugalisow tabtan kuma jiraye tashadeye nasibka 😢
@hamzahcarab1431
@hamzahcarab1431 9 ай бұрын
hestan waxa dageysan heya supax isnin aah tariqda wa 27 November 2023. Shaqada marka kucajiso hesta keliya o kuso carara waya hestan waxan kunolahy wadanka konfur afrika.. inta iga dambeyso like ta haa ila dafina somaliyey... Aad ba ni wada salamay
@Ali-yy4rn
@Ali-yy4rn 6 жыл бұрын
Music 94 % Erayada 100 % Laxanka 100 % codka 100 % ❤️❤️❤️❤️❤️
@kingkhaalidakhyaar18
@kingkhaalidakhyaar18 6 жыл бұрын
Alaska boojo dofati kudhashay yaaku dirsaday adiga waxano boqola
@Ali-yy4rn
@Ali-yy4rn 6 жыл бұрын
kingKhaalid Akhyaar waca ya ku dirsaday adiga
@SARAH0820
@SARAH0820 6 жыл бұрын
Alaska boojo ffrtyyft
@omeeraqalanjo6394
@omeeraqalanjo6394 6 жыл бұрын
Jacayl waa turaale tiiqtiiqsi iyo muran iyo tayda ii raac iyo tacaadi joogta ah iyo tuhunku wa halisee
@nasranalka1945
@nasranalka1945 6 жыл бұрын
Nice
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Xiligii waaberi hooyada HODAN RIWAYADA aanay ku jirin riwaayad my ahayn #HODAN waa fanaanada keliya Heesahedu QISO ku qotomaan Codna paguma gaadhava Waxn daawanaya iyado jcylki aan is dilay aakhirja 2020
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 6 жыл бұрын
Codkeedu wa sixir walahi 😭❤
@aminaosman1365
@aminaosman1365 5 жыл бұрын
hhhhhhhhh sixir deh
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
WLHI FANKA DANBE KUMA JIRTO GBDH LMIDI FANANIINBA ISKA DHLY
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Waaaa sayruukh
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Walaahi waaa runtaaa waxani hees waydhaaftay intiii layaqaanay
@apdirahmansalepan3107
@apdirahmansalepan3107 2 жыл бұрын
Only One Support Hodan🇸🇴♥️✔️
@saidsalad1874
@saidsalad1874 6 жыл бұрын
Heeskan erayo Adag aya la isticmalay yaa igu racsan☝️
@umuaahil4220
@umuaahil4220 5 жыл бұрын
Heesta love ku ah
@Higmobeauty
@Higmobeauty 4 жыл бұрын
Wll Qli subscribe ii sara kzbin.info/www/bejne/gJK1gol3p6x2mpY❤❤❤❤❤🙏
@starmidiaproduction2335
@starmidiaproduction2335 2 жыл бұрын
Haa waa sidaa abwan abwan dhalay baa sameeyay cabadilaahi xasan ganey
@user-td3qi9vi7h
@user-td3qi9vi7h 4 ай бұрын
Erayo adag keliya maahin xitaa macno ku fadhiya
@SakariyeJakarta
@SakariyeJakarta 5 жыл бұрын
Inta jecel marwada mursal muse 😂😂 Dhagaysanaysana hestan *2019* iike ta ku qabo 👇 From *BURCO* ❤ magaladi ragga 💪
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Marwo hodan ❤❤❤❤ from xamar caddey ❤❤
@arbushyare1922
@arbushyare1922 5 жыл бұрын
Anaga kula tagerrsn marwo hodan from hargaisa 🙏🙏
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Anigaa walaal kula jecel marwo hodan.🌹❤🌷🌹❤🌻🌻 Allah ha xifdiyo🙏🙏🙏🙏🙏
@mustafatess8298
@mustafatess8298 4 жыл бұрын
Hooyaded iyo abaheedba way dhaafsisay meshay fanka gaadheen hodan abdirahman allow no daaa
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 6 жыл бұрын
Allah yaa cizak Hodan Abdirahman Heestaan way ku raaxaysatay Erayada heestana caadi Mahan ula joodo kastoo ay ku socotaba waa Hees shidan Heestaan Runtii
@dekaabdirashid9000
@dekaabdirashid9000 Жыл бұрын
Waxan hees lna oran karo dee cimamadeda lma heysan karo qpftan codkeda sixirka iga drnba 😢❤ Jcylka dhanba wan ilawa heskan mrkan dhgeysto. Viva 2023 no ore farax inki😂
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Heestan markan dhagesto waan ooya wlhi ma kasayo waxan la ooyo hesta waxan jeclahy ina mar kasta dhagesto mamo hodan cabdi raxman guleso
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Waan Kula qabaaaa sxp
@essapogba5275
@essapogba5275 6 жыл бұрын
Erayadu caadi maaha abwaan cabdilahi xasan ganay dhal abwaan dhal fanan hodan cabdirixmaan caadi maaha From hoyga fanka hergeisa somaliland 👌❤
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 6 жыл бұрын
I love this song ❤️❤️💞 thanks all for the beautiful song
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 6 жыл бұрын
Xaaaax jacayl dhibadana heestu aniga un baad mooda in ay igu socoto doqonkoo madax weyn aa 6 sano jacly bila Miro dhal aan la hayln la waday iga tag Lkn nasteeye eebow tashaday
@hamdaibraahim1819
@hamdaibraahim1819 6 жыл бұрын
qalbi furan badalkiisa oo ka wacan oodagdagaad helaysaa anaa taa ku huba xbbti haw warwarin walaahi isagay ku danbaynaysaaye
@kamabinkama7406
@kamabinkama7406 6 жыл бұрын
anigaaba diyaar ahh lol
@naimamagan9425
@naimamagan9425 6 жыл бұрын
6sano bisinka badal khayrqabo abaayo wad barwaqoobi idamka ilahay ❤️
@kamabinkama7406
@kamabinkama7406 6 жыл бұрын
naima magan .anigaaba diyaar ah hh
@hassanmohamed3345
@hassanmohamed3345 6 жыл бұрын
qalbi furan hhhhhh oo ma waxad leedahay tashadaye nasiibka
@sumyosalada8796
@sumyosalada8796 4 жыл бұрын
Heestan wxn u haysta xasusu 2018 Wxn Dhagysn jirn mar an Wiil an is jcln is fahmi wayeeny ad bn U dhageysn jirya lkin Hada waa Xajigyga nolosha la wadagy Daglks kuma kala tagn lkin Wan damacy inan kala tagno Cawye bn dib u arkye Xasusu 😂Wn ka gudbaya xalds alxm 😍
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 жыл бұрын
Ma sha Allah, Ana Miid Aya baryahn isu dudayna Alle haituso iyado khayr ku dhamaty hadi calaf jiro 😁🤲🏽
@sahlanadan3016
@sahlanadan3016 3 жыл бұрын
Masha allah
@idilali2217
@idilali2217 6 жыл бұрын
Walee cabdilaahi xasan ganey wu ku farayareystey miraha thanks abwaan lagama dhargayo Hodan abdirahman u look maashallah tabaarakalah sis
@jimaleali7420
@jimaleali7420 6 жыл бұрын
Inaba caadi maaha Hodan Cabdiraxman Dheere sxb waad heestay hees aad u macaan
@yassermohamud
@yassermohamud 6 жыл бұрын
Tashadee Nasiibkaa🎺 Wooooooooooooow🎹 Fanaanadeen Qaliga 🎻 Hodan Abdirahman 🎤 👍👍👍👍👍👍👍👍
@queencaddey720
@queencaddey720 3 жыл бұрын
Heeskan waxan soo Raadiyay Markale waqtigan oo ay taarikhdu tahay 2 November 2020 Heeskan Hodan Cabdirahman waxay u qaaday Ninka ay u dhashay wiilkeda curadka iam sorry Ragow ubadka intaad dumarka ku Rartaan maxad ula korin waydaan from all the way USA 🇺🇸 so sad 😢😢😢😘😘🙏
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Masha Allah Hodan A/rahmaan qalanjo la gaari waayey. Indhihii ku arkaa ayaan badan dhagihii ku dhaveystana warkoodaba daa♥️💜💟🌹💥🎈💙💗
@DiirharoOnline
@DiirharoOnline 6 жыл бұрын
Codka 300% Erayada 200% Laxanka 200% Music ga 200% Duubista 100% Naqshadda 100%.
@mariahassa
@mariahassa 5 жыл бұрын
😍😋😋
@foosabdi4639
@foosabdi4639 5 жыл бұрын
🤣😂😂
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Codku waa runtaaye waa 300.
@mubaarikabdiqani8413
@mubaarikabdiqani8413 4 жыл бұрын
2020 yaa dawnya like igu cimaamada from lascanod
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
miraha dhal abwaan codka dhal fanan wa xusustii X ganey iyo Amina Dhashoda horey u socda 😍
@fardousacali5381
@fardousacali5381 6 жыл бұрын
Osman Mohamoud w
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Waa runtaa waa dadkii fanka lagu dhaley.
@M071617
@M071617 6 жыл бұрын
Tashadaye nasiibkaa,waa hees igu qaaliya waliba i quseysa.thank you Hodan Abdirahman#your big fun
@ifrahali5667
@ifrahali5667 4 жыл бұрын
Waxaan ayaa hees la yiraahdaa ee bac kasii dig ka sii rux rux kalaya soo orda jacelka u soo orda wey wadaa wax iga sii wuuuuu waaaa iyo qaar kaloo badan hees mahan ee waa qeylo iyo cabaad music lagu daray hadeydaan sidan u heysaneynin walaalayaal iska aamusa oo naga daaya rafaadka
@cumaraynomarain2167
@cumaraynomarain2167 2 жыл бұрын
Abwaan bin abwaan waa heesaha faro ku tiriska ah ee wakhtigan la joogay inta wali dhagaysata like ta ii saara
@thegreatgatspy8372
@thegreatgatspy8372 6 жыл бұрын
Qurux miidhan waa fanaanad aan fara taag badneyn lama arko inta aayna hees qaadeyn waa qof aayar socota
@sayidkaofficial3418
@sayidkaofficial3418 3 жыл бұрын
Naftu kii ay taashkiyo taalada u galisoow tabtan kuma jiraayee tashadaye nasiibkaa LIKE TU LACAG MAAHA
@aishaomar4003
@aishaomar4003 5 жыл бұрын
Kama xiiso ilaa hada 2019❤❤
@aniwaaye484
@aniwaaye484 5 жыл бұрын
Me to
@Higmobeauty
@Higmobeauty 4 жыл бұрын
Wll Qli subscribe ii sara kzbin.info/www/bejne/gJK1gol3p6x2mpY❤🙏🙏
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Durtaba laba laba sano iyo dheerad ka soo wareegtay sanadkii sadexaad wakan dhamanaya wakhtigu muxu cararayaa 30/11/2019 alle sanadkan cusub farxad ha inagu gaadhsiiyo 🙋‍♀️👉😎😍
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
1 November 2020😂🙈
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru Жыл бұрын
4y ago
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Gob Gobi dhashay weeyi qoftani codkeedu waaa gold waan ooyaaa markaan heestan maqlo ax
@niittaabeautyofficial6221
@niittaabeautyofficial6221 6 жыл бұрын
🙋Nafta kee taashkiyo talada ugalisoo tabtaan kuma jiraaye tashadayee nasiibka tashadayee nasiibka 👏👌😘 axyaa yaa hees imareeso illah haku xifdiyo hodaneeey😘
@sayidabdilahi9364
@sayidabdilahi9364 6 жыл бұрын
naag walan IGA dheh
@samer6986
@samer6986 6 жыл бұрын
pretty Ayanisha zs
@ahmedzancaani2412
@ahmedzancaani2412 6 жыл бұрын
pretty Ayanisha Tashadaye nasiibkaa Waa lays wada hayaaa
@fartunabdikadir5730
@fartunabdikadir5730 5 жыл бұрын
Ada iyo ad ban uu tagara hodan masha Allah qod iyo istal aa lagu daqaa sibo hastan wan Ku hastaaa 100 100
@ahmedkaafi8504
@ahmedkaafi8504 3 жыл бұрын
Waaa heestaa aan mar walbo kusoo ceshto Hodan na taageereheeda 1aaaad ayaan ahay
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 6 жыл бұрын
Qof tey u waday iyadaa is caddeysay waxaa LA yaab ah in Ragga somalida ey ka mid yihiin kuwa LA ficiltama dumarka wa ceeb war xishoo ee Rag iska dhig
@schoolali4534
@schoolali4534 6 жыл бұрын
Safia Hussein shekadaas hodan kudhacday midbaan isaga furi rabaa
@casarshow4366
@casarshow4366 6 жыл бұрын
Intii hodan taageerta like ii saara no alta okay
@yurubaxmed8423
@yurubaxmed8423 6 жыл бұрын
Gawar jacalaty ni
@abdifatahyare7213
@abdifatahyare7213 6 жыл бұрын
Group Films h
@abdifatahyare7213
@abdifatahyare7213 6 жыл бұрын
Group Films t
@bahjaqaaali5059
@bahjaqaaali5059 6 жыл бұрын
Love Alta nag niman badan katak dheh
@abdirashidabdinasir2960
@abdirashidabdinasir2960 6 жыл бұрын
Mashaa hodan love sister
@sagaljamali7190
@sagaljamali7190 6 жыл бұрын
woooooow nice song Ku jeceli my best fanaanad hodan cabdiraxmaan
@alinouh1002
@alinouh1002 6 жыл бұрын
Boqoradii fanka soomaaliyeed iyo bureeqadii dumarka hore u soco Hodan bilan.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
Hodan abdirahman naag adag walee gacan u taagey qofkii wax fahmaya baa garan kara hodan heesteda libaaxad ❤️🌺💕
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 Жыл бұрын
Heestan hadaad dawanaysid 2022/2022 likta isaar love ❤ 😍 💖
@faisalabdi
@faisalabdi 6 жыл бұрын
Walee cawada la igama hormarin ee like saar
@abdiqanisuldaanshil7560
@abdiqanisuldaanshil7560 6 жыл бұрын
Axyaa hees IGA dhe hodan boqorada codka heestu caadi maaha
@jaamahirsi3754
@jaamahirsi3754 6 жыл бұрын
cadi ma ahan
@zeinabahmed7201
@zeinabahmed7201 6 жыл бұрын
Faisal Abdi 😂😂😂😂
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 6 жыл бұрын
Faisal Abdi 😁😂😂😂yeah bro there you have it😆
@pcabdi225raxqm6
@pcabdi225raxqm6 6 жыл бұрын
Cabdi.voides
@jalaqsan1567
@jalaqsan1567 2 жыл бұрын
Hodan waa fananada kaliyaha heeseheda marka dhageysto jaceel kasto ihayo anku ilowo jisti nin anjeclahay an goan kaqadey markan heestan dhageeystey tashadaye nasiiibka 💔🙈🤛
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Wow, hodan naag fanka ku gaadha ma jirto codka macaanba waxa igaga daran bal laxankan kala dhaqaaq ah ey sameysey eega. 💪🌹❤❤👏👏👏👏
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 6 жыл бұрын
Woooow hodan Abdirahman my Beautiful sister ❤️😍😘😘😘😘😘
@flames9027
@flames9027 6 жыл бұрын
Umm Mohamed you are more beautiful than her
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 5 жыл бұрын
Abd Rashid Farah say masha Allah
@salmaabdi9635
@salmaabdi9635 6 жыл бұрын
Hodaneey Queen of love in aaad tahay wallee way cadahay laaaakin wali wax ku qalmaaanad helin ❤️❤️👑😘😍Isaga iman dooona amooorihi jacaylka nasiiib la dhowr
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 6 жыл бұрын
Salma Abdi ilahey ruux ey Ku dagto ha siiyo maskiinta
@salmaabdi9635
@salmaabdi9635 6 жыл бұрын
Safia Hussein amiiin huuno mccn
@mukhoomar5901
@mukhoomar5901 4 жыл бұрын
Wow wow heesdheh wllhi waanka heley eecidii daawataay like iisaara
@bashirhawaadle6986
@bashirhawaadle6986 6 жыл бұрын
eryada #cabdilahi_hasan_ganay wa ka culusyahin kuwo kale done super heestan inta fahantey u jedada like
@qalbilulaxule1756
@qalbilulaxule1756 4 жыл бұрын
29 December 2019 ayaan dawanayaa heestan kama dhargo hodan waan ku taagera zhp
@justsaymunaynay
@justsaymunaynay 6 жыл бұрын
mashaa alah hodaney ilaahey ha ku dhaafo qaali, runtii heestaa aad ayey ii quseysaa ,nafta key taajka iyo taalada u gelisoo tabta kuma jiraayee tashadayee nasiibkaa ,calek xabiibti meesha lagaama waayo
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
2020 Yaa Dawanya Ama Dhageznaya ♥️mucjizada Fanka Hodan
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Woo this song is very amazing mashallah keep going forward
@habonehoddon
@habonehoddon 6 жыл бұрын
Inaba cadi maha hodaney waxabad moda inad aniga iga hadlayso isla wakhtigan taagan allah haa iga furfuro midbas oo walidki dhalayba ay habaren ee amin idhaha insha allah
@sumyosalada8796
@sumyosalada8796 6 жыл бұрын
Ameen waxd mooda aniga inaye iga hadlyso wakhti xadirkan 😢
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
😂😂😂
@dhiblaawemedia
@dhiblaawemedia 11 ай бұрын
Ducadii ilahay maku aqbalay? Habonehodan
@sharmarkeismailupdy1690
@sharmarkeismailupdy1690 6 жыл бұрын
Alta Meel Bay Iskaga TiirisaY Hodan Abdirahmaan Hore U Soco Dhal Fanaan
@ahmedabdi2493
@ahmedabdi2493 6 жыл бұрын
Adeygii alt ahaa meel baa lasaaray wlhy
@xamdaabdi1803
@xamdaabdi1803 3 жыл бұрын
2021 ayaa ila daawanaya
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Heestan waxan Ku xasuusta gabar an walalo Nahay oo an maalin Safar gaaban Wada adne ayey u darned ❤️❤️❤️
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Hodan qurux,masha Allah, guuleyso qaali❤🥰👏👏👏❤👏👏👏
@deqaismacil9971
@deqaismacil9971 2 жыл бұрын
8years 9 b .knn8
@djnawdar3018
@djnawdar3018 6 жыл бұрын
from Luxemburg i like music Somali big respect
@mukhtaromar5136
@mukhtaromar5136 6 жыл бұрын
Waa hees ku haboon nacas xaaskisaa kadabaka wareega..... Hodon sifican u karbaash hhhhhh
@pleunmaarleveld959
@pleunmaarleveld959 5 жыл бұрын
Much respect from Netherlands too!
@mahadxuseenjamahusein2250
@mahadxuseenjamahusein2250 3 жыл бұрын
Bartedad shigtay wlhi Eesh calla heees hodan abdirahman dhere
@najmashiine8573
@najmashiine8573 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysan jiray Waqti aan jclkaygii💔 go aan ka qatay 20/6/2022 waxaan jogay South sudan 🇸🇸 Rag waa kii tix galin leh tag tagsi iyo ficil iyo teelo hay dhigan iyo turuqu waa ceebe 💔naftu kii aay taashka iyo talada ugaliso tashadaye nasiibka 💔😢
@sahalhassanabdillahi2847
@sahalhassanabdillahi2847 6 жыл бұрын
tres belle chanson avec une chanteuse talentueuse. salane sare Hodaneyyyyyyyyyy.
@pubgsomalida2295
@pubgsomalida2295 6 жыл бұрын
Ax ax ish calaa hees pice song tashadayee nasiibkaa hodan iftiinka fanka ayaad tahay aad baan kuu taageeraa cadowgaada u nolaaw
@monaomar7555
@monaomar7555 6 жыл бұрын
Heestani Inaba Cadi maha Hodan Abdirahman Nolow Sis ❤️❤️💋💋👏👏👏👏
@hawasanneyne8015
@hawasanneyne8015 6 жыл бұрын
Omg i love this song hodan abdirahman masha'allah codaccane latahay who is lestning now
@hamzecabdihassan8262
@hamzecabdihassan8262 6 жыл бұрын
Waah waah fanaanadii qarniga top one song erayadaa saxay hhh buufin caadiya 😂😂😂
@ubaxqaali3048
@ubaxqaali3048 6 жыл бұрын
Fanaada kaliya ee an heesaheeda Ku dambaabo waye hodan qurux
@ebyanofficial8963
@ebyanofficial8963 5 жыл бұрын
Ubax Qaali kkkkkk
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@cumarjaalle2024
@cumarjaalle2024 4 күн бұрын
Habeen 24/8/2024 dadka daawan doonaa 2030 iisoo duceeya adinkana allaha idin dhowro
@Califaahiye1991
@Califaahiye1991 12 күн бұрын
She is and will always be my favorite artist ❤
@muniranuur5899
@muniranuur5899 2 жыл бұрын
Anigow murugsan dawanaya heestan wiilkaan jeclaa ka tagay anagow murankeena dhamaanineynin tashadeey nasiibkeyga 😰😭💔
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 4 жыл бұрын
Jacaylku waa cadow 😭 wlhi dadka loso diray marku xumaado marka klena waa raaxo iyo farxad❤
@heyybebyarmanti80
@heyybebyarmanti80 6 жыл бұрын
hodonay ku jecliyaa cod iyo wanaag rabbaa kuuu dhameeyay alle haku sharfo adiga iyo qoyskaagaba
@xaajigalacagta8285
@xaajigalacagta8285 2 жыл бұрын
2022 Augost ayaan wali ku daawanayaa heestan abwaan iyo fanaan ayaa isku helay kama xiiso dhaco
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 6 жыл бұрын
Tashataye nasiibkaa and take care. So long babe. Time will tell who is lost, though changes may be positive at times . Nice beat.
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
Qoraalkaga intanna aad iitaabaty Time will tell who is lost😥😢 Farxadbn kaga rajayn noloshan aduun wll
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
Noloshu hadyad maaha ee waa halgan🥺
@amaldaud6552
@amaldaud6552 6 жыл бұрын
waah waah hodan bilan 😍😍thnx Samatar❤
@ahmedawosman7079
@ahmedawosman7079 6 жыл бұрын
inaba caadi mahan heestan hodan abdirahaman fanaada qarnigan nasiibku hakula jiro wlshy...
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 3 жыл бұрын
Waw masha allah waxasaaaa cod ah hodan Abdirahman🎤🎤 2021 like saaaar
@manushaxmed3174
@manushaxmed3174 6 жыл бұрын
Tashadaye nasiipkaa hees shidan wlee 😍 boqoradii adal empire cadowga u nolow huno 😍
@AhmedKhalilchannel
@AhmedKhalilchannel 6 жыл бұрын
dadkii fanka loogu talagalay 🙏🏾🙏🏾
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
In Soomaaliye Mogadishu Love the key Always Alxamdulillah 🌍. 🔑. ❤.
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 6 жыл бұрын
I love this song waxad mooda in ay aniga Iga hadlayso kama daalo special taashaday nasiibka
@faisalabdi
@faisalabdi 6 жыл бұрын
Hees iyo bar ❤️ hodan
@maryamakiin7333
@maryamakiin7333 6 жыл бұрын
Faisal Abdi Malaga tagay adigana
@safahussien33
@safahussien33 5 жыл бұрын
sovwqal
@faizamohamud2454
@faizamohamud2454 5 жыл бұрын
Sax my samigee saaskugu solexde 🤣🤣
@ismailabshir5125
@ismailabshir5125 6 жыл бұрын
Wat a song.. I broke the replay button 😂😂
@munasarislaaw9281
@munasarislaaw9281 5 жыл бұрын
Tashayade nasibkaa wlh run ma ahan mcn ✍by oslo 2019 kma daalo nagtan wlh
@wayraxyare9150
@wayraxyare9150 5 жыл бұрын
Fanaand aan aad utaageero oon jeclahay Heesaheega hore usoco hodan abdirahmaan Fan nuucaasi hakaa ahaaado
HODAN ABDIRAHMAN HEESTII GARBAAN JACAYL LALEEYAHEY FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
3:34
HODAN ABDIRAHMAN (ADUUN SUBAXBA WAA CAYN) 2015 HD
6:33
TheGobfilms
Рет қаралды 895 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 28 МЛН
Hodan Cabdiraxmaan (rajada calafka)
6:57
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 337 М.
Hodan Abdirahman / Marnaba ku hilmaamayaa LyricS. ..
6:14
GeeseY HilaaC
Рет қаралды 174 М.
XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE
7:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,4 МЛН
FARXIYA FISKA IYO DIINI HEESTA SOO DHAWOOW [OFFICIAL HD]
14:54
mushtaaq ahmed kabadhe
Рет қаралды 1,9 МЛН
HODAN CABDIRAXMAAN IYO ISKALAAJI
12:49
GLOBAL MUSIC
Рет қаралды 217 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.