YURUB GEENYO( JAAW NABAD GALYO ) BIRMINGHAM SHOW.

  Рет қаралды 1,017,002

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 309
@maryanosmaan4687
@maryanosmaan4687 Жыл бұрын
6sano kadib baa dib usoo booqday, saacadu wa 11Am jawi roobad magaalada gaalkacyo inaaa wanaagsantahay baa rajaynayaa hadaada aragtay qoraalkan😢❤
@yacqubmuse7729
@yacqubmuse7729 8 ай бұрын
Heeskan kama dhargo anoo casharo akhrisanayay baan caajiska iskaga iskaga qaadaua Garoowe 2/3/2024❤
@apdalehusein9945
@apdalehusein9945 6 ай бұрын
Hada qorlka araky ma ficn dab baa igabaxayaa from gaalkcyo😢ilhy qalbiyada hano qobijiyo
@MuwaahipCandi
@MuwaahipCandi 6 ай бұрын
❤q❤​@@yacqubmuse7729
@IlyaasSiciid22-sn1xn
@IlyaasSiciid22-sn1xn 4 ай бұрын
14 /7/ 2024 from galkacyo😊
@Akmiiro
@Akmiiro 2 ай бұрын
sanadku wa 2024/08/30 sacadu wa 12;16 malin jimce ah saldii jimca lgu jiro wll inad adn wngzanthy ayn rajynya hdad massege kygani kuso gadho
@khalloweeye
@khalloweeye 2 жыл бұрын
5sanno kadib baan dib usoo booqday. Saacadu waa 4AM iyo jewi rooban magalaada Hargeisa. Inaad wanagsantahay ban ku rajaynaya hadad aragtay faaladan.❤️
@queenamish1004
@queenamish1004 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad Жыл бұрын
Brother❤
@karamoige5268
@karamoige5268 9 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Poqorada Codka Soomaaliyeed Yurub Mahamed Abdi Geenyo. Still listining 23/02/2024.🎻🔥
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 11 ай бұрын
Still 2024 axya cod boqorada codka Yurub mahamed cabdi diiriye geenyo❤ Sawtu raxma jecliya alow mar un itus
@lilabdaaz2965
@lilabdaaz2965 2 жыл бұрын
Markaad qof waqti waqtiyadaada ka mid ah aad indhahaaga ka jeclayd ,ee qofkii sidaad rabtay kuu noqon waayo ,axdigii iyo balantii idin dhex taalayna jabiyo ,muhiimadna aad agtiisa ka yeelan waydo ,markaad ka tashato eed noloshaada isaga mashquusho qofkii dib kuugu baahdo,oo isaga jacaylkii ku danbeeyo ,waa gar inaad ku jeesjeesto,ood ku tidhaahdo (ku joojin maaye jaw,jaw ,jaw nabad galyee jaw ) Heestani mar waa buufin ,marna waa garnaqsi ,marna waa jees jees.
@HodanAxmed-cg9gf
@HodanAxmed-cg9gf 7 ай бұрын
Xaqiiq wlhi 😢
@aymanshaafici1495
@aymanshaafici1495 3 ай бұрын
Heestani marna waa garnaqasho tolmoon, marna waa buufis luuq aad u macaan kasoo baxaysa. Heestani waxay barka sarre kaga jirta heesahaan sida malin laha u xuso. Qoraalkayga haddii aad akhirday mahadsanid jaalle.
@faaraxyaasiin1822
@faaraxyaasiin1822 10 ай бұрын
7 sano kadib ban diib uso booqday sacaduna waa waa 1.48 habenimo jawi qabobe magalada ceerigabo inad wangsantahay ban rajay naya hadad aragtay qoraalkan❤
@randamuuse780
@randamuuse780 3 жыл бұрын
Waxaa jiray baryaha qaar Sida jawhar iyo luul Jahaagu inanyahow Meel fog iiga hiri jiray Sownigii jidinkiyo Cuni jirin anfaaciga Dhinacygu jiifkiyo Sowtu hurdaba jaray Ma markan jihaystee Ka jestay adigaad so jesanysaa Markan jaanta ka rogay Hadad jamatay caashaqa Ku joojin maaye jaw jaw Jaw nabad galye jaaw Yaa jabiyey wacadkii Kalgaclkii yaa jaray Yaa igu dirqiyi jiray Inan laabta ka jaro Sowdigii mar jaarkiyo La joogayga nici jiray Sowdigii jikaarkiyo Jees jeeska igu falay Ma markaan jacaylkii Xididada ujaraybad Jiridiisi wadataaa Markan jaanta ka rogay Hadad jamatay caashaqa Ku joojin maaye jaw jaw Jaw nabad galyee jaw Hees ani ahaaan xasuus wayn igu runtii weeyih heestani another evel
@fardowsaabdulkadirsamatar
@fardowsaabdulkadirsamatar 2 жыл бұрын
Today’s Fv song😂😂😂
@AwomohameTt
@AwomohameTt 3 ай бұрын
HestaN wan jeclahy ila 2020ki ila imnka wan dhagesyta mana aqan sbbta❤😇
@aliapdizalln4179
@aliapdizalln4179 3 жыл бұрын
Wooow Yurub 2021 Ya iLa DhaGaYstaY😕
@amaladan6527
@amaladan6527 2 жыл бұрын
Aniga 🥰❤💋
@nimanosman4200
@nimanosman4200 2 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasustaa gabadh la odhan jiray ismahaan oo Daganayd qabri bayax Waxay igu tidhi heesta igu soo xasuusto wali wan ku xasuusta eega Jaan iyo cidhip meel ay jogto war kama hayo uma malaynayo inan dib isku arki doono Alow barakee hadey reer Yelaty iyo hadii walpapa😇😇
@kaderdarromedia1624
@kaderdarromedia1624 Жыл бұрын
Aaamin😢
@apdimajiidali5336
@apdimajiidali5336 7 ай бұрын
Aamiin 😊
@nuurmukhtaar9174
@nuurmukhtaar9174 6 ай бұрын
Amiiin
@kaderdarromedia1624
@kaderdarromedia1624 Жыл бұрын
Saaacadu waa 10:40 fiiidnimo ❤WAXAN JOGA QABRIBAYAX WAANA 2023 BISHA 4 HAPPEN SABTI AH ❤😢
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad Жыл бұрын
11:25 fiidnimo hargeisa 01 july habeen sabti ah wan ku slamy bro
@HifaaaAhmet
@HifaaaAhmet 8 ай бұрын
Still 2024😢
@Zeynabcabdi21
@Zeynabcabdi21 8 ай бұрын
😢😢😢
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad Жыл бұрын
Sabti 29 july 2023 adoo qalbiga ka dhawaacan baad soo doontay heestay inaad dib u dhagaysto sidaydoo kale 🔥🥹
@NasteexoInamaxamed-en1mq
@NasteexoInamaxamed-en1mq Жыл бұрын
Haa wllo
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad 8 ай бұрын
Wax walba way is badalen hada 😢
@mahdiozil8673
@mahdiozil8673 Жыл бұрын
Yurub gabadha heesaha jacaylka dareenkale qaaada bartadad ku salaman thy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@yahyekhayre9216
@yahyekhayre9216 Жыл бұрын
dhincYgu jiifka iO ZowttU hurdaba jaraY🥺❤️ 21/2/2023 still heestnnneY
@shafiya4192
@shafiya4192 Жыл бұрын
30/4/2023😢 12:08 italia
@shirwacyareYazin
@shirwacyareYazin 8 ай бұрын
2024 ban fahmy heestan micnaheda 😢
@nasramahamed718
@nasramahamed718 2 жыл бұрын
Yaa jabiyaya wacadkii Kalgacalkii yaa jaraya Yaa igu dirqiyijiray Ina laabta kaa jaro🥺💔
@SurprisedBeachYoga-oo7jm
@SurprisedBeachYoga-oo7jm 8 ай бұрын
Heestan Wxn FaHmYy Hada XaQiQada Dhabta E Ay Kahadlaysaa 2024 3/27/ Waan OGahay Hestan Erayada mcn inad dip uso Bokhonayso like isaar inti iga DanBaysa🥳😎
@SurprisedBeachYoga-oo7jm
@SurprisedBeachYoga-oo7jm 8 ай бұрын
Shumpuro😊❤
@nuraJawharada
@nuraJawharada Жыл бұрын
Wxn salamaya inta laga tagay hdana dip logu soo laptay iyagoo wixi hore ilaawey heestasina udaaran thy😒🥺
@farhiaahmedmahamud4989
@farhiaahmedmahamud4989 10 ай бұрын
Wan ka qaday😂 wll
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 26 күн бұрын
Kaa qaaday😅
@SimranThahir44
@SimranThahir44 11 ай бұрын
Jeceylka waa xanuun, balse cashirka ibartay qof adag ayuu iga dhigay. dartaa waxbadan wan nuglaa lkn uma maleynayo mar danbe sida ii niyad jabisay in ruux danbe ii niyad jabin dono shrf ku nolow wll illhy nama kulmiyo mardanbena💔🙏
@abdifitaahmohamett
@abdifitaahmohamett Жыл бұрын
2021 bey iga hadlijirtay hestaan jeceljeygii ugu horeyy😢 gabadhas saan uga fikiri jiray nafteyda waan ilobey heer wuxu igarsiyy jecelkeda ina aan waqti u waayo wax aqriskii schoolka ina dhaco imtixanka sabadkas kow 😢 lkn imika alx jecelksna wuxu casharan bartay oo si sahlan hada gabar kuma jeclado😢
@asmamahamuud8343
@asmamahamuud8343 Жыл бұрын
😢😢 sorry wllka waliga qof ha is raacsiinin qalbigana yusan kaa xadin qof bani aadam ah i.a nolol farxad leh kuu rajeynaa iyo mustaqbal wngsn dumarkna isku mid ma ahn anba mid wiil ah Baan sidaado klo goaan uga qaatay 😢
@abdifitaahmohamett
@abdifitaahmohamett Жыл бұрын
@@asmamahamuud8343 cashar aan barany hano ahaado abyo 😊 thanks
@canabmoha480
@canabmoha480 Жыл бұрын
Sorry sdkle bwe waku daremi kara 😢
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 Жыл бұрын
Waxan dhagaysanaya Date 29 12 2022 2;32 pm Saacada geeska afrika 1 day ayaa sanadki cusba 2023 .ka Hadhay ilahay swt mid khayr iyo barwaaqo $nabad Ku curta kuna dhamaada ha inoga dhigo sanadka cusub Sharkisa iyo nuqaantisana alle swt ha ina hareer mariyo
@Zir_khaalid
@Zir_khaalid Жыл бұрын
"Wan Ku Salaamay Daawade 6sano Kadib Dhamaadka 2023 Ayaan Ahay Dhagayiste Heestan Dib U Shitay, Waxa igu Weheliya Dhagaysiga Heestan Cawo Oo Ah Qofkii Laha Heestan Habeenku Waa Nov/31/2023 Jaw Nabad Galyo Saaaxib ❤🌏
@AwomohameTt
@AwomohameTt Ай бұрын
Durba waxay noqoty xasus ku dhawada sand ba kaso waregy faldas❤️👋🏾
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 3 ай бұрын
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
@HuseinBerta
@HuseinBerta 4 күн бұрын
Ma markan jihayste ka jeestay adiga soo jeesaneysa😢
@XamseNaasircumar
@XamseNaasircumar Жыл бұрын
6 zano kadip wxn ku zo xaźuuzta Gapar Imika Jogta Bilgem ilaaa imika wn wada Hadala wayna iQada ayada unpa heztan izka JeclataY wlHi 🎉 anogo yar yar ayaaaay dhihi jirtay waynu tahripayna 😢 lkin wn ka hadhaY markaY gadhay malinti runta ahayd 😢 imika ayay xafadu wx yar i wawada òn izleyaHay adna ka dhoF incha allaH ayada ayan dumazhidin idinka dhigaya
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 3 ай бұрын
Waaar m tgty wll 😂
@Yahye.QaysMustafe
@Yahye.QaysMustafe 2 ай бұрын
​@@hodanabiib5299 ale hagadhsiiyo
@xiismaxamed8945
@xiismaxamed8945 2 жыл бұрын
Manta oo tarikhdu tahay 3.5.2022 oo ah mln ciida oo aan jawi dagan kujiro waxaan garan la,ahay sababta aan heestan ugu celcel shanaayo ayadoo anay jirin wax ii haystaa
@canabgenyo1156
@canabgenyo1156 Жыл бұрын
2021 /12/18 malin axad sacadu 2:46 duhurnimo. Dhagestay walibo ano qalbiga ka gubanayo 😭😭💔💔
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Yaa jabiyay wacadkii Galgaceylki yaa jaray Yaa igu dirqinjiray Inaan laabta kaa Jaro 😱😱
@qadanfuaad8161
@qadanfuaad8161 Жыл бұрын
Fifa 2023 yaa jooga waxa ka hadhay 10
@asmaxariir8220
@asmaxariir8220 5 жыл бұрын
waaaaw jaw jaw yurub geenyo wllhi wadkulydhisy nice nice 👌👏👏💝💝
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r Жыл бұрын
Ax heeskaagn waxu isooxasuushay wiil an beri hore kuwalna hadanh isk ilaway next midkle keclday asnh sidaas bu kudhawyayhy waxn ahy gabr qurx iyo qiimo badan dhowrsan max sababo gar allh iyo rasuulkiis adeecdo inuu nin xun ciilo aq😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊
@ibrahinabdiyusufibrahinabd6755
@ibrahinabdiyusufibrahinabd6755 Жыл бұрын
Wll waligaa qofka qalbigiisaa la eegaa iyo ficilkiisa xad adagna waa lasamaystaa
@mustafeomer8400
@mustafeomer8400 7 ай бұрын
7 sano kadib ban soo booqdey 2024 bishi 4 jawi roobeed magaalada hargeisa iyo jawi jacayl ❤
@NaimaAxmed-h5b
@NaimaAxmed-h5b 2 ай бұрын
Allow qalbiyada israbo burcad isku mari yarabi allow rerkene nobarakee inti hesato ubarakee intaa heasan Allow guur xalal barakesan sii aamin yaa rabi
@nurulusow5274
@nurulusow5274 Жыл бұрын
Sanadka waa 10.bisha 11add sanadka 2023 weli waxaan modaa heesta in ay igu cusub tahay yurub geenyo waan ku raaxaystaaa
@HodanAxmed-cg9gf
@HodanAxmed-cg9gf 7 ай бұрын
24/3/2020 waa milntaa aan wax jecelaady xasuuus wlhi 😮 ❤😮
@hipkayusuf
@hipkayusuf Жыл бұрын
2023/11/25 Walii baa anigo singal mortar ah ALXMADULILAH ❤❤❤❤❤
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Жыл бұрын
Wlshy ilahay khayr badan hakusiiyo iyo waxad jeceshay
@hipkayusuf
@hipkayusuf Жыл бұрын
@@fardusaxasan1573 Ameen DHAMANTEENBAA
@warsamekamil5393
@warsamekamil5393 9 ай бұрын
Who is watching this song 2024,feb
@FarxiyakeydYare
@FarxiyakeydYare 7 ай бұрын
Me😅
@HabonomarHabon
@HabonomarHabon 6 ай бұрын
@IbraahimGaraw-v2l
@IbraahimGaraw-v2l 4 ай бұрын
Me 👋
@umalkhairmohamed7134
@umalkhairmohamed7134 3 ай бұрын
Me😂
@medkorah6120
@medkorah6120 3 ай бұрын
😊😊😊​@@FarxiyakeydYare
@munahusen7197
@munahusen7197 8 ай бұрын
7 years kadib wan kasii baxayaa xabsi caashaq iridiiisa ban sii taaganahy jaw nbd gelyo jaw 😢💔💔
@AhmedMohamud-gu5fy
@AhmedMohamud-gu5fy 10 ай бұрын
Still I listen 2024 this song 😮🎉❤
@ifraaxabdilahi8415
@ifraaxabdilahi8415 2 жыл бұрын
Mon,13/6/2022 Sacaduna 14:38duhurnimo Yurub maxamed cabdi geenyo waxay ku nooshahay qalbiyada dadka💔💘🥲
@Soloman2001
@Soloman2001 3 жыл бұрын
Waxaan joognaa 25/11/2021 habeenimo khamiis ah saacaduna waa 3:00 waxaan aad ula yaabnahay sababta heestani iila tahay mid ka hadlaysa naftayda aniga oo aan dareemayn wax dhib ah waxaan haystaa qof ijecel aanan jeclahay hadana ma aqaan sababta heestani ii taabanayso waxaan rajaynayaa in kuwo badan oo inaga mid ah ay danayn badan u hayaan si wayna ay u taabanayso 😑
@ayaanissack5737
@ayaanissack5737 3 жыл бұрын
😂😂 ani maka dhax hadlaye wllow
@zuuzumohaz5446
@zuuzumohaz5446 3 жыл бұрын
Hesta mr dhaweyd Tiktok kuso arky wna so raadiyey Mise commenTiga arkay Saacado yaala😁Hello🖐
@farxiya2786
@farxiya2786 2 жыл бұрын
Waa yaab Abayo but this is the world where we live and it’s complicated never truest someone more then they deserve
@Soloman2001
@Soloman2001 2 жыл бұрын
@@zuuzumohaz5446 hello suusu
@samiirahassan3406
@samiirahassan3406 Жыл бұрын
Wxan hestan ku dhagysanaya magalada Kampala 27/nov/2023 6:19pm 😢 Nolol qurux badan aya rajayanaya insha allah
@dhilintamaantachannel7332
@dhilintamaantachannel7332 10 ай бұрын
Waqtigu waa 8:40 waa habeen jumcaa taariikhdu waa 2024/1/25 Jawigu waa jawi ragg waa ween waxaan filayaa inaan heeskan dhagaystay ilaa 11 jeer ilaa 12:30 fiidnimo xasuuso iyo boogo hore anoo ku dhayaya ilaahoow nacafi aniga iyo wixii islaamaba yurub maxamed cabdi geenyana cimriga iyo cibaadadaba ubarakee Aamiin ❤❤👏👏
@raxmaadan1395
@raxmaadan1395 10 ай бұрын
28 pishii kuwaad malin axad ax 2024 xasuus❤
@InaApthiLahiYousuf
@InaApthiLahiYousuf Жыл бұрын
Ku Joojin maaye jaw jaw 💔🥺
@sahalabdi6534
@sahalabdi6534 10 ай бұрын
Erayadij cilhai xasan gayan kii garanaya garan laxankii abwankii waynaa labsalax musigii furanle iyo yurub walee waa hees heeskan waxn dhagaysanya 4/1/2024 xasuus hadad igadanbaysid aad ban kusalamaya
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 9 күн бұрын
Goobta uk 🇬🇧 goor sheegtu waa 01:30 😢7 sano kadib aya dib uso boqdey anigo qalbiga ka dhawacan 2024😢 hada waxan rajeynaya in sanadka 2025 ee malmuhu inoga hadhay inoqdo midka fican kii hore 🤲😩 inta iga danbeysa alle qaliga Haydin wada dhayo 🫡🫂
@Mucaadyare-qh1yb
@Mucaadyare-qh1yb 6 күн бұрын
Wn ka xumay pro niyad jabka wlh wn oghy in dab lagugu dhajiyo wxa ka xanuun bdn wlh ilinta ka timaado qof qalbiga lga xaday ineey lkn UK ayd joogta ana africa jogno wd nga fursd bdn thy gym tg sxb goal cml isku dhis jeebkagana dhis balan wye iny ka shalyn doonto mrky argto isbdl kga soon recover I.a
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 8 ай бұрын
10:57 26/3/2024 Cwo ayaan wada dhagesanena aniga Basra io luul😢♥️
@KhadarhireZultaan
@KhadarhireZultaan 3 ай бұрын
who is here 2024
@ZumayaBarud-qi9bz
@ZumayaBarud-qi9bz Жыл бұрын
Still 2023 😢😢
@maryanabdi1049
@maryanabdi1049 Жыл бұрын
17/October 2023 8:35 habeen xasuus leh Waxa rajeeynaaH in malmo qurux badan 😊
@getwell143
@getwell143 2 ай бұрын
Erayadi cabadilahi xasan ganay
@taysaboy4104
@taysaboy4104 Жыл бұрын
Still listening this song 2023
@ikraancismaancali
@ikraancismaancali Жыл бұрын
Saacadu waa 7:52 habenimo 2023 bil Ramadan way igu dhacday lkn hadaan kuraaxaysanaya 🤣🤣🤣🤣🤑
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 Жыл бұрын
2 saacadood ka bacdi baan kaa daba daawanayaa Sawtu Raxma hh
@marwamarasha1629
@marwamarasha1629 3 ай бұрын
27/8/2024 jaw jaw nabad galye jaw liban
@samatarfaysalapdirahman4761
@samatarfaysalapdirahman4761 2 жыл бұрын
Intii dhagayzanayza 2022 like ila gaadha 🥰
@asiaabdi488
@asiaabdi488 Жыл бұрын
Yurub geenyo 8 /1/ 2023 ✌🙏
@Soloman2001
@Soloman2001 2 жыл бұрын
Kadib 8 bilood wax kasta way is badaleen waxaana dhacay wixi aan ka cabsi qabay wakhtigaas fog hada waxaan ahay mid heestu dhab u khusayso kusoodhawaada nolosha aaminaad la,aanta aadanaha iyo soonoqoshada iyo tagida aan midna wakhtiga lahayn markale iyo kulan kale jaallayaal kuraaxaysta heesta cajiibkaa iyo codka geenyo
@asmahirsimohmohamed9347
@asmahirsimohmohamed9347 Жыл бұрын
Waxan arkay labadada faalo oo midna aaan Qalbiga farxad ka dareemayso midna heestan dareenkeda ka hadlayso Adunkan aaminadii iyo jacaylki baa yaraday💔😰
@Soloman2001
@Soloman2001 Жыл бұрын
@@asmahirsimohmohamed9347 it’s gone be okey sister don’t mind it haw bixin waxaas horay uga soco
@arabaden9487
@arabaden9487 Жыл бұрын
Heestan waxay u qalantaa 25milion
@jacfarmaxamed747
@jacfarmaxamed747 Жыл бұрын
16/December/2022 galab 4:39 Bn dhagysnya bishii udnbysay 2022 hdd iga dnbyso like saar🥰🥰
@abdiwahidhussein8396
@abdiwahidhussein8396 2 жыл бұрын
wooooow, hees aad u qiiimo badan waxa aan dhagaysannayaa aawa oo ah 26=3-2022, dhammaan reer London habeenkaas waa aa u shiddeen fannaanada sawtu rahma.
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 2 жыл бұрын
After 3 days ayn dhegysn ano tiktok kaso arky👍
@axmedmaxamed0099
@axmedmaxamed0099 Жыл бұрын
SAWTUL RAXMA YURUB MAXAMED CABDI GEENYO 2023
@fahmocali4555
@fahmocali4555 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭axxx alow qlbiga nowda qaboji
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 2 жыл бұрын
Sowtu rahma 2022 yaa ila dhageysanaya
@zulthanhamze2242
@zulthanhamze2242 Жыл бұрын
Who's still listening this song 2023 it's shap
@NajmoMohamett-u9f
@NajmoMohamett-u9f 9 ай бұрын
2024🎉😂
@AwaysMahmoud
@AwaysMahmoud 6 ай бұрын
Me ryt nos 😂😂😂😂😂
@sayidkacashaqa6791
@sayidkacashaqa6791 3 ай бұрын
Aniga aapo qalpi
@abdisalanali-z8b
@abdisalanali-z8b Жыл бұрын
Waah waah cesh cala hees boqarada codka yurub ahmed geenyo
@sareedocige9773
@sareedocige9773 2 жыл бұрын
25/7/2022 Monday 09:56 Fiidnimo Hargaysa Ma markaan jihaysteen kaa jeestay adigaad soo jeesanaysaa😎
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 жыл бұрын
Yurubeey kadaa, xididadada ha ujarin jacaylka
@JamilaMoha-f3q
@JamilaMoha-f3q 3 ай бұрын
04/Augst/2024 Axad 20:55 pm ayaan dhageysanayaa anigoo ka nasanaya maalin dheer oo shaqo ah
@sagalcabdirisaaq5861
@sagalcabdirisaaq5861 2 жыл бұрын
Waxaanu is jeclayn wiil hadana wan wayay 😪😪
@munahusen7197
@munahusen7197 Жыл бұрын
24/7/2023 jaw nabad gelyo😡🥺💔💔💔
@faraxmahdi-7478
@faraxmahdi-7478 3 ай бұрын
😢😢 sodigii Mar jaarkaygiyo Agjoogayga nicijiray😢😢
@daahiromar7178
@daahiromar7178 2 ай бұрын
Ma markaan Jaceylkiii Xidida Ujaray baa Jiradiisi Wadataaa 😢😢😢
@apdirahmn
@apdirahmn 4 ай бұрын
7sano kadib ayaan dib ugu soolabtay saacadu waa 1:55 am roob ayaa hada Naga qaday waxan filayaa inaad ficantayay❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 3 ай бұрын
@Aliozkii-
@Aliozkii- 7 ай бұрын
Wali wn dhageysnaya 4/ 14/2024
@ayaanlemaxamed5333
@ayaanlemaxamed5333 3 жыл бұрын
Sawtu rahma yurub moHamuT apdi yurub geenyo boqorada codka 💋💋💋2021♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Ummada21
@Ummada21 10 ай бұрын
Yaa jabiyay wacadkii.😢 Beri waa Finalka Hirshabelle iyo Galmudug ❤ galmudugnimo
@muniirasalxaan178
@muniirasalxaan178 Жыл бұрын
2023 inta daawanaysa 🖐
@maajidabdirashid2372
@maajidabdirashid2372 Жыл бұрын
👋😭💔🫂
@ChamaalMuuse
@ChamaalMuuse Жыл бұрын
Yaa dawana hewstan cwa oo ay tarikhdu tahy 30/7/2023 hapen axdi so gelayso 4:30daqiiqo xiliyo culays jiraan alle hayga saare
@mustalifoqueen7309
@mustalifoqueen7309 2 жыл бұрын
Jaw nabd galye jaw😥😥
@MaxamedNuur-nu4zu
@MaxamedNuur-nu4zu Жыл бұрын
Markaad WaydO QoF kuGu qaaLi aH💔🥲
@yehyaxuseen2692
@yehyaxuseen2692 Жыл бұрын
12/12/2020 Way i macasalamaysay imika waa ex Taydiii🥲
@MousseMousseali
@MousseMousseali Жыл бұрын
Waw wa saxdi
@xaliimokaafiso8414
@xaliimokaafiso8414 2 жыл бұрын
Inta daawanysa 16/8/2022😳😕
@sakariyeabdigiire3275
@sakariyeabdigiire3275 2 жыл бұрын
Sawtu raxma cod macaanaa qoftu
@ApDiHVaTahOhMetH
@ApDiHVaTahOhMetH 2 күн бұрын
SowDigi Mar JaarkiyO La JogayGa Nici JiRayy Doqoneyyy 😢❤
@iqroabdiwali9906
@iqroabdiwali9906 Жыл бұрын
7/1/2023💔😓
@yacqubmuse7729
@yacqubmuse7729 8 ай бұрын
The best song somali❤yurub quen of queens❤
@haniyaxye1874
@haniyaxye1874 Жыл бұрын
17/12/2022. 10.30pm ayaan Wali dhageysanayaa heestan Waliba Waxee igu ledahy qiso aan la qiyasi karin 😭💔
@Anuuofficial8167
@Anuuofficial8167 Жыл бұрын
17/12/2022 baan dhageysanaayaa kamaba daali heesta 🥰🥺
@maryamomahamud6164
@maryamomahamud6164 Жыл бұрын
Sowtu raxma❤
@apdimajiidali5336
@apdimajiidali5336 7 ай бұрын
2 sano kadabi dhegaysanya 😊🎉
@ClsamedCadaala
@ClsamedCadaala 7 ай бұрын
Same🥺💕💕
@suhurabdullahi2091
@suhurabdullahi2091 Жыл бұрын
My fav ❤❤2023🎉
@juweeriyamohamed5861
@juweeriyamohamed5861 Жыл бұрын
Waxan jogaana maalin arabac10:42 tariikhudana tahy 17/1/2023 🥰
@Khalid_ugas
@Khalid_ugas 4 ай бұрын
Yurubb❤
@AbassCadceed
@AbassCadceed 14 күн бұрын
Yurub Mohamed abdi 😍
@ayanomer5090
@ayanomer5090 Жыл бұрын
Sowdigi jikarkiyo igu jesjesi jireriy
@mohashiine6702
@mohashiine6702 Жыл бұрын
yurub mohamed abdi boqorda codka 🎤👸🥰 28/march /20223 ⌚
@AbdiweliMohamed-w2n
@AbdiweliMohamed-w2n 4 ай бұрын
Who’s watchin’ dis July 2024
@boontimirleh982
@boontimirleh982 2 жыл бұрын
Jaw nabad galyo
@naciimadamax2472
@naciimadamax2472 2 жыл бұрын
Ya igu dirqiyi jiray inan labta ka jaro
@HodanMahamut
@HodanMahamut 2 ай бұрын
😮😮🎉🎉🎉❤❤❤❤
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 228 МЛН
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
YURUB GEENYO SHAW SHAW (NABAD GALIYE) BIRMINGHAM 2017
6:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,3 МЛН
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,1 МЛН
HALKII BUKTAY WAY BANAAN TAHAY YURUB GEENYO | HEES QARAAM | 2021
8:34
YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN
8:14
amin dayl elabe
Рет қаралды 947 М.
Yurub Geenyo XUJO Ereyadii Laabsaalax Happy New Year  Show 2015
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW HD
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,2 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН