HODAN ABDIRAHMAN IYO ISKALAAJI 2014 HANASHO OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 5,695,975

Liibaan Jama

Liibaan Jama

10 жыл бұрын

EREYADII: MAXAMED AXMED OORSHE
LAXANKII: ISKILAAJI
CODKII: HODAN ABDIRAHMAN IYO ISKALAAJI
MUSIC BY: A/A NAAJI
VOCAL RECORDING BY: Liibaan Jama
EDITED CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
Liibaan Jama Website
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 820
@justsaywow766
@justsaywow766 5 ай бұрын
Hadii aad usoo laabatay 2024 like-ta dhac sii😂❤
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 2 жыл бұрын
Ayyyy 🥺 2014 Unforgettable Year Maxan wakhti fican lasoo qaatey asaxaaptaydi yaraanti, Marka schoolka kasoo baxno ayan heestan ku luuqayn jirney 🥺😹 xasus 😇😭 Magaladeydi jgjga iyo asaxaaptaydi Meel walbood aduuNka ka joogtan Cimri dharar iyo cafimaadban idin rajaynaya…. 2014 Durba 8years ba kasoo danbeeyey.. muxu wakhtigu cararayaa Allow Cimraga noo barakee 🙏🏾😍 The legend iskalanji and Hodan abdirahman
@sadrisiman4711
@sadrisiman4711 2 жыл бұрын
Heeso kale comant kabixisa arke 1.5k like 👍kuheshe hhhhh kan 3dax le
@mariaabduqadirmaxamed434
@mariaabduqadirmaxamed434 3 жыл бұрын
2021 yaa Ila daawanayaa iskalaaji iyo hodan labo aan tageero 💯💯❤️❤️❤️
@desmondsamuel9548
@desmondsamuel9548 2 жыл бұрын
i dont mean to be offtopic but does someone know of a trick to get back into an instagram account?? I stupidly forgot my account password. I would love any tips you can offer me.
@Hodanisha
@Hodanisha 4 ай бұрын
2024 ban dhageysana 2 fanan o an jeclahy iyo hestan oo mgceyga iyo kan jacelkeygaba kulmise mlin un inan wda dhageysano ban rajena insha allah comment gan an tusi dono mlintas hde isurta gasho wku jeclahy abdirahman❤😢
@Dahir-002
@Dahir-002 Жыл бұрын
Adaa harsadoo hantiyey Hareeraha beerka iyo hawadu meeshay martee❤ Heesta wxaa i bartay boqoradaan hablo ka doortay Ilove you mcn sahro❤😊
@AbdiwahabAhmed-ee9he
@AbdiwahabAhmed-ee9he Жыл бұрын
It’s almost 2024 and am still listening ❤what a song 🎵 ISKALAJI IYO HODAN 🔥
@MahamedCadee-tu2yg
@MahamedCadee-tu2yg 9 ай бұрын
It's 6 october 2023 wake up to reatility 🧐
@KhaliifMawliid
@KhaliifMawliid 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waw
@tantuazmarinozeymuna1413
@tantuazmarinozeymuna1413 8 жыл бұрын
I am from Eritrean but I like Somalian music much like hodan isklaji and accawele
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 7 жыл бұрын
O ne love to asmara.
@nimcode3797
@nimcode3797 7 жыл бұрын
Tantu Azmarino zey mun
@axmedfiiraan8144
@axmedfiiraan8144 5 жыл бұрын
Wow welcom
@axmedfiiraan8144
@axmedfiiraan8144 5 жыл бұрын
Ar hestan jcylkaygan uqadaye cidii wanaga ila jecel like igu qabta
@mohamedofficial7600
@mohamedofficial7600 4 жыл бұрын
@@MrXamaraawi horyaal
@maxamedcali8835
@maxamedcali8835 Жыл бұрын
Hees way dhaaftay heestani waxan Dib ugu soo noqday cawa oo ah 18 /7/2023 abaara 11 :41 ❤ hadaad iga dambayso like ii saar 🎉
@user-tz2mf1md3w
@user-tz2mf1md3w 4 ай бұрын
Saas waaye ❤
@izradayib4820
@izradayib4820 2 жыл бұрын
Adaaa hadsadoo hantiyey hareeraha beerkiyo hawadu meesheey martee hirgali cashaqan godlady old somali songs it soo best
@abdihakiimking4296
@abdihakiimking4296 4 жыл бұрын
Inta Eid Mubarak 2020 ila dhagasanayso heestan farta taaga✌ boqorada codka hodan iyo boqorka codka iskalaaji 🥀🙏
@officialmurtimawelo8999
@officialmurtimawelo8999 10 ай бұрын
9sano kadib waxa markii igu horeysay hestan isodirtay juweria ❤
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 4 жыл бұрын
Jiliinka iskalaaji caadi maaha Still I'm watchin 2020🥰
@bigraz6272
@bigraz6272 5 жыл бұрын
From senegal: God bless somalians peoples. They are very good peoples.
@najipnajka5531
@najipnajka5531 3 жыл бұрын
99pp
@Ayubmafia
@Ayubmafia 3 жыл бұрын
Appreciate it
@fatmaqalanjo8164
@fatmaqalanjo8164 3 жыл бұрын
Glad to hear that buddy
@abdimuse7526
@abdimuse7526 3 жыл бұрын
Doqon kafaanayo somalia ayaad tahay matihid senagal doqon
@soulehhassan8642
@soulehhassan8642 3 жыл бұрын
Merci mon frère sénégalais peace
@moustapheabdihafid962
@moustapheabdihafid962 4 жыл бұрын
PoqoRkaH CodkaH Apdi aSiis iskaLaaji & MuHazhadii CodkaH Hodan Abdirahmaan Wllhei idin TaageraH ❤👏
@ahmedabib9503
@ahmedabib9503 4 жыл бұрын
Ramadan 9 May 2020, Muqdisho xaafadda Xamar jajab, 04:33 Am
@SimanMahamed-ne1gh
@SimanMahamed-ne1gh 4 ай бұрын
Hees aan marwlba jeclhy ina soo boqdo😢❤axya jacayl halbowlaha dhiiga io wadnahan hoy kaaga dhigay🥹😭
@natijan837
@natijan837 6 жыл бұрын
I'm proud to be Somalian hi to all my somalian people and non Somalians who loves somalian songs
@aliosman7830
@aliosman7830 Жыл бұрын
Somali not somalian
@bahjakhadar6086
@bahjakhadar6086 4 жыл бұрын
Kama daalo dhagaysiga heestan Inta 2020 daawanyso like ha iisaarto£
@nadiamohamed2514
@nadiamohamed2514 7 жыл бұрын
rabi idinkana rajanayaa inuu idiin soo hadeeyo amiin gabadhyey rabi ka baq waa akhiro saban
@nawalahmed5524
@nawalahmed5524 7 жыл бұрын
Nadia Mohamed cat
@cabdiqaadirmaxamed4446
@cabdiqaadirmaxamed4446 7 жыл бұрын
Nadia Mohamed meshan masajid miyaa adi Maxa kasoo doontay waasoo galee heesta kuraaxaysame kadiba dhahe ilahay haidin soo hadeeyo ilaahay hana soowada hadeeyo wll
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 7 жыл бұрын
cabdiqaadir Maxamed kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi waad iga qoslisay sxb waa dhibka ina haysta
@samiraige28
@samiraige28 7 жыл бұрын
cabdiqaadir Maxamed Ilaahay in lays xasuusiyo masaajid may ubaahantahay? qofka walaalkaa ah Ilaahay ka baq waad odhan kartaa goorkasta iyo meelkastaba. waana run inaga daawanaynaaba dambiilayaal waan nahay laakiin iyaguna waaba kuwa waxaas oodhan fidnaynaya. markaa iyaga iyo inagaba Ilaahay hayna soo hadeeyo
@shabcaanali8377
@shabcaanali8377 7 жыл бұрын
Nadia Mohamed isqarxi
@aristocraticsomali5522
@aristocraticsomali5522 10 жыл бұрын
This only confirms the fact that all Hodans are born heartbreakers, inherently likeable, gracious and just fubulous! Masha'allah Hodan aad baad uu dabeecad iyo cod macaantahay, qurux na waad ku darsatay. Lug iyo gacan baan waan kuu taagay. Bidaarlow AKA iskalaaji AKA cod wanaagsan lumber 2- na iska jiir, jaceylkaaga xoog uu galay. Ps COME TO LONDON!
@taamer1
@taamer1 5 жыл бұрын
Woooow iskalaaji saxibkeey ...Canada ayaad u guurtey ayaan maqley...Canada ayaan isku arki doonaa ilahey haduu yiraahdo. .. Two Thumps up bro👍👍👏
@maahirgacaliye6040
@maahirgacaliye6040 3 жыл бұрын
2025 Carurtaydii Hadad dawanaysaan lake Sara waa abihiine Canihinan Ku maqanee 👍👍👍👍🥰 a
@farduuscabdi1224
@farduuscabdi1224 3 жыл бұрын
hhhhhhhhh
@ShiiqdoonMaxamad
@ShiiqdoonMaxamad 4 ай бұрын
Abo mcn😢😂
@azadeen1990
@azadeen1990 9 жыл бұрын
Nice song 😊 I'm from sudan i like Somalian ppl so much
@khalidmukhtar4254
@khalidmukhtar4254 9 жыл бұрын
Thnx Brother we also Love our Brothers and sister's 👉 Sudan peaple شكرا اخي ونحنا ايضا نحب اخواننا السودانين السودانين انسان طيبين
@azadeen1990
@azadeen1990 9 жыл бұрын
Khalid Mukhtar thanks so much we are brothers also soon i will marry her she's Somalian aslo 😊 لي الشرف اخي انسابكم
@azadeen1990
@azadeen1990 9 жыл бұрын
Khalid Mukhtar thanks so much we are brothers also soon i will marry her she's Somalian aslo 😊 لي الشرف اخي انسابكم
@haruunrashid8985
@haruunrashid8985 9 жыл бұрын
والله يازول كمان بنحبكم شديييد ونتو اهل الكرم ومبروك ليييك
@azadeen1990
@azadeen1990 9 жыл бұрын
الله يخليك walal Haruun Rashid​ و نحن كمان بنحبكم والله
@tayohassan9890
@tayohassan9890 10 жыл бұрын
I can't stop listening 2 this song every day♥♥♥♥♥
@soulehhassan623
@soulehhassan623 7 жыл бұрын
one of my favorit somali song for ever, iskalaji and hodan are perfect match
@sofiantje0105
@sofiantje0105 6 жыл бұрын
wanags hodan
@othmangadisar7183
@othmangadisar7183 4 жыл бұрын
2020 intii daawanaysa iyo intaa kabo la aan kudaawanayso #LAKE ta isiiya
@safwanyare8180
@safwanyare8180 6 жыл бұрын
IskalajI ninka uguu bidarta dheeer fanka Who stil warching 2019
@zahramohadhemanta2525
@zahramohadhemanta2525 4 ай бұрын
25/2/2024 still watching ❤
@fatimamire4987
@fatimamire4987 3 ай бұрын
@sumayoabdirahman9531
@sumayoabdirahman9531 2 ай бұрын
2024/4/28❤😂😂😂
@abdimohamed3915
@abdimohamed3915 9 жыл бұрын
Masha'allah To Hodan She Always Beautiful And Her Style Always Nice She Is The Best Somali Singer I Like All her Song Also She A Gret Happy person Mash'Allah.Hodan Don't Any one Make you done Be The woman You Always Are...
@IfrahIftin-xy1yt
@IfrahIftin-xy1yt 5 ай бұрын
Who is watching 2024😮
@AmiiraMohamed-tx2rw
@AmiiraMohamed-tx2rw 2 ай бұрын
Me❤😢
@halimanoor9580
@halimanoor9580 Ай бұрын
Mee
@fatahmouhoumedhabaneh7555
@fatahmouhoumedhabaneh7555 4 жыл бұрын
2020 dawaneyso like
@mohamedmursal7315
@mohamedmursal7315 4 жыл бұрын
21 /8/2019 from hargeysa 3:50 gala nimo iskalaji aadbaan udhageYsataa wakhti kalena waan ku dhageaysan doona from YUrup
@gardaasemedia9712
@gardaasemedia9712 9 ай бұрын
Waa habeen jimce soo galayo oo khamiis sii baxayso DATE 28/9/2023❤
@sumayoabdirahman9531
@sumayoabdirahman9531 2 ай бұрын
Abdiaziiz iskalaji best fanan io my hodantydaay❤❤2024/4/28❤wlee waad ishafiseen❤❤❤❤
@xerogeeltv
@xerogeeltv 4 жыл бұрын
Heestan qofkii daawanaya 7/11/2020 ha ii saaro like one of the best somali songs hodan and iskalaji
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
Me
@rahmasmakeup
@rahmasmakeup 4 жыл бұрын
2020/July/10/ location neyrobi kenya time 1:27am ☹️☹️☹️ii hanoo wan ka heleee macankeyga 💕🥰💯
@aflaxboss3986
@aflaxboss3986 4 жыл бұрын
Sankaa kuween adi like makuu sarayo qof sanka weenyahaa🤣🤣🤘
@rahmasmakeup
@rahmasmakeup 4 жыл бұрын
@@aflaxboss3986 😂😂😂doqonyahow Ani San duban ayan leyahay qurux nh alxm ee mgca wa mgc abee nanes oga bxy
@aflaxboss3986
@aflaxboss3986 4 жыл бұрын
@@rahmasmakeup 🤣🤣saas haday tahay waakugu qaatay🤣🤣🤘
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
@@rahmasmakeup Aan kuhantee isooqabo bbe🥰💕
@ikaramabdi8695
@ikaramabdi8695 7 жыл бұрын
wadnahaa hoy kaga dhiigay aada harsdao haandiyo haarsday hawaada meeshey martee hiirgali cashaaqaa❤❤❤
@fartuunsiciid8793
@fartuunsiciid8793 6 жыл бұрын
Boorka coodka ikalaaji ali ciise
@good.kidd.madcity4239
@good.kidd.madcity4239 7 жыл бұрын
#hodan..love u from asmera #Eritrea..😍😍😍👌✌peace
@khaledmoheddheereye2025
@khaledmoheddheereye2025 6 жыл бұрын
from asmara one love asmara
@xamdimaxamud1937
@xamdimaxamud1937 6 жыл бұрын
Panda Panda ssa
@xamdimaxamud1937
@xamdimaxamud1937 6 жыл бұрын
khaled moh'ed ewe
@xamdimaxamud1937
@xamdimaxamud1937 6 жыл бұрын
Haye
@abdifatahsahane5161
@abdifatahsahane5161 4 жыл бұрын
Taraway bro😍😇
@deeqcabdilahiisxal5768
@deeqcabdilahiisxal5768 5 жыл бұрын
i am from London I like somalian ppl music sush well
@rageeni2745
@rageeni2745 2 жыл бұрын
Best somali collaboration ever hands down 2021 still fireeee 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdirahmanwarsame9111
@abdirahmanwarsame9111 10 жыл бұрын
Masha Allah Nice Song , Heestu Laxanka kama so hadho , Iskaleeji wa father of Laxa lol , Liibaan Jama nice producer Thanks bro , Nice JOb
@anfacahmedhassan9581
@anfacahmedhassan9581 4 ай бұрын
Alla maxn hestaan uqaaday wilkan jecllhay 😢❤ Halyeeygan ragga Kala baxow❤ Hanad ki aan goobayoow❤ Naftaa kugu hawlanoo❤ Inaan ku hantaan rabaaa❤😢 Hoobaan aan ku guriyo❤ Hogashu waynoo da'dee❤ Hooy wacan aan wada galne❤ i hano waan kaa helee❤ Dahirow wan kanhele😂❤ Comentigan xasus ahan iigu haya😂❤
@willcisse5963
@willcisse5963 9 жыл бұрын
Beautiful song and great performance, Iskalaaji waa rageedi
@abdiaziizomerck457
@abdiaziizomerck457 7 жыл бұрын
wooooow iskalaaji iyo hodan waad shidantiin laba fanaaniinta sanadka
@shamsajama3679
@shamsajama3679 7 жыл бұрын
Abdi Aziiz Omer Ck toklcaapokoíopppp5
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 2 жыл бұрын
Iskalaaji and ina cabdi rahman 6/12/2021 monday 6:00pm my big😘😘
@amina.biibaa3946
@amina.biibaa3946 10 жыл бұрын
Hirgali caashaqan godladay perfect song. I Like it (y)
@osmanjabane3389
@osmanjabane3389 8 жыл бұрын
This is de only Somali song of its kind with more than 1 Millions views. The lyrics and the music are excellent fit for one another. Besides, the dancing of Iskalaji and Hodan is what made me like this song the most. Heestaan musigeeda, miraha iyo qaabka loo ciyaarayo Hodan iyo iSkalaaji caadi maahan.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha allllah iskaaalaaji iyo godan nooooolaada❤
@abdulhakeemabdigalti2957
@abdulhakeemabdigalti2957 8 жыл бұрын
meshaani walahi rabi aya lagu casiyeey ee iahayow soo haanuni
@abdiwelihussein375
@abdiwelihussein375 8 жыл бұрын
adi meshan maxa ku kenay
@musekhadir4125
@musekhadir4125 7 жыл бұрын
+Abdiweli Hussein hhhhhhhhhhhhh
@mohamedfarah8782
@mohamedfarah8782 7 жыл бұрын
Abdiweli Hussein wraa adiga afhayeen miyaa tahay illaah ka baq hadi lagu dhahay illaah ka baq ee ha u doodin dad illaah caasiyey caadina iska dhig misa dooda ka heshaa see cmlka wryaa waa la horumaray ee dhib dadka ha uso celin hadi ad wX garad tahay waxba fahmi hadi kle dooda iska wado
@eartrail
@eartrail 6 жыл бұрын
Siilki hooyadaba lagu caasiye naga tag diin garan mayside.
@munishpeamire3983
@munishpeamire3983 3 жыл бұрын
@@eartrail kugo raacsanahay maanaha sameynay xaan ku caasine soomalida qaar waa dibiyo iska weynaade 👊
@zainabguulkein5949
@zainabguulkein5949 6 жыл бұрын
Cod macaan wiilka iyo gabadhaba, what a beautiful voice!!! I love it
@asmahabiy9016
@asmahabiy9016 8 жыл бұрын
Ax ya fanan 😍❤️❤️❤️iskalaji looovee u iyo hodanba Ka daaya fananta caayda bajuuma tihine sht😷
@Shafici459
@Shafici459 Ай бұрын
Mxy wakhti qurux badan soo qaaten fanaanintan still watching 2024/ May /20/ monday /9:55 Am Plz Don’t forget like and reply😂 Dadkaygi MeeL Walbood Joogtan Bash bash iyo barwaaqo ku nooLada 🫡🤍
@Sacad784
@Sacad784 Ай бұрын
🙋‍♂️🔥
@insaansaiid6435
@insaansaiid6435 4 жыл бұрын
Yaa ila dhagesanyo ismuujiya👉👉👉👉2020
@H94116
@H94116 10 жыл бұрын
Hodan & Skalaaji, waxan idin leyahay waad jirtiin ee halkaas ka wada, sanadkaan 2014 waad uu siditiin mansha Allaha.
@sumayoabdirahman9531
@sumayoabdirahman9531 2 ай бұрын
Wll manoshahay alle hku xifdiyo❤❤❤
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 2 ай бұрын
Cajiib 9 years
@yonisidiris489
@yonisidiris489 10 жыл бұрын
Midii hodan looga dhigay heybad qurux iyo wanaag ,hodan waaye love it
@AsmaCali-tp9wq
@AsmaCali-tp9wq 11 ай бұрын
Weeh inaan ku HanTaan rabaa wiiLow 😅❤
@cumaruzningbed9197
@cumaruzningbed9197 7 жыл бұрын
🎤🎤🎤🎤boqorada codka ina cabdiraxman allaha ku dhowro 🎤🎤🎤🎤🎤
@asmaabdourahmanomar962
@asmaabdourahmanomar962 6 жыл бұрын
Adali
@ayshabintukaltuum6149
@ayshabintukaltuum6149 5 жыл бұрын
queen of sound mrs hodon keep allah for ever
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
Wxn dawanaya 2021 MA iga danbayisa
@fihiimaaragsan6966
@fihiimaaragsan6966 2 жыл бұрын
2022 ramdaan malinta ka hadhey still wan dhagysanayaa mcnaa😭♥️
@suleimansalba9803
@suleimansalba9803 9 жыл бұрын
ISKILAAJI is a class singer! hodan seems like she is being schooled in this vid nice song!
@adnoaadan60
@adnoaadan60 3 жыл бұрын
2021 Yaa ila dawanya
@AhmedKhayr-fo2mt
@AhmedKhayr-fo2mt 2 ай бұрын
Hurdaada taan uga go,ee habeen jiifka uga tagay halbawlaha dhiiga qaadiyo wadnahaan hooykaaga dhigay ❤ m❤ Alla maxaan marwo aan jeclhy utabiyey❤
@badriaawad8699
@badriaawad8699 8 жыл бұрын
Billahi caadi maaha Iskalaaji n Hodan halkaas ka sii wada Esh calaa hees
@elmiali6710
@elmiali6710 6 жыл бұрын
Iskalaji best fanan i have seen
@mahamedmahamudiidow4282
@mahamedmahamudiidow4282 6 жыл бұрын
Nabee igaar kaan madaxa xiiran waa heysaa yah 😂😂
@princessgacal3678
@princessgacal3678 3 жыл бұрын
2021 cidi dawanaysa ani cml is muujiya muhashada codka hodan abdirahman dheere Iyo Abdi Aziz Ise Ali Iskalaaji❤🇸🇴💪
@didodadi6388
@didodadi6388 10 жыл бұрын
Mes deux chanteurs préférés Somalien j aime :)
@caanobooro1446
@caanobooro1446 3 жыл бұрын
21 October 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 😂😂😂🤣🤣🤣👇👇👇🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯❤❤❤inaba caadi ma aha heesta
@cawaalefarax
@cawaalefarax 8 жыл бұрын
And my bro mo elto is habargidrir also. What a beautiful song.
@nadamuctar5602
@nadamuctar5602 2 жыл бұрын
25/11/2021 magalada garoowe 3:07p.m casar…xaafada hanti wadaag❤️🌸.
@MohamedAbdiMohamed__
@MohamedAbdiMohamed__ 2 жыл бұрын
Garowe🇸🇱❤
@hanandegan6299
@hanandegan6299 10 жыл бұрын
woooow axsan fanan i love iskaalaji walahy fanan sare cod and style hayaaa ciyar heeso mcn yaqan
@cumarcabdi6463
@cumarcabdi6463 4 жыл бұрын
Qofkii dawanya heetan 2025 like isar👍
@ayaankafia4279
@ayaankafia4279 4 жыл бұрын
2020
@qaalimaxamed6148
@qaalimaxamed6148 3 жыл бұрын
2021
@PhalastiiN
@PhalastiiN 2 ай бұрын
2024😂🫴
@safanoura7104
@safanoura7104 7 жыл бұрын
hodan with her beautiful voice i love you so mush inoolow waayo
@zeynabdirie1441
@zeynabdirie1441 7 жыл бұрын
Safa Noura h
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
heeti hoodon iyo.iskalaji
@hodaah5486
@hodaah5486 6 жыл бұрын
Allah haidin hadeeyo rag iyo dumarba Amiin Amiin shaha dadyahow
@princessfoosabdipfa6337
@princessfoosabdipfa6337 8 жыл бұрын
waaa bello iyo waliba waxaa ka helay sida ay ulabisantahay hodan masha allah
@Khadarnoor874
@Khadarnoor874 4 жыл бұрын
2019 iskalaji👌🔥🇸🇴💋
@fuadfuadi7979
@fuadfuadi7979 10 жыл бұрын
Alla Yaa Cizak hees Asal Aha
@natashasaleban4694
@natashasaleban4694 3 жыл бұрын
2020 intii dhagayisanayisa isooraac
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
The best Somali romantic Hodan I respect her
@mohammedmohamoud693
@mohammedmohamoud693 8 жыл бұрын
they are all having fun, heestan wan ke haysta
@makawilayloon3766
@makawilayloon3766 8 жыл бұрын
Yeah actually
@leonmuffett6552
@leonmuffett6552 8 жыл бұрын
Agreed with you, they are all having good old time..
@mumtazthedimond7666
@mumtazthedimond7666 9 жыл бұрын
Www i like wlh nce song the stars of North america hodan &iskalaji ♥ ♥
@youssouhassan2721
@youssouhassan2721 5 жыл бұрын
😍💍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@MustaFa-kw6jo
@MustaFa-kw6jo 3 жыл бұрын
from Maroc
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
I hano i hanoo Waan kaa helee😍
@mariacoca-cola1672
@mariacoca-cola1672 7 жыл бұрын
the waY she dance Hodan💯🔥
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
13,12,2020 Hees aanan kadaalin🥰
@aishuuziishueb5551
@aishuuziishueb5551 10 ай бұрын
Hestan malinka jecelkeyga bartye ila io cawa oo tahye 3:15 oo tariqda tahye 29//8/2023 aya dagisanya malinka wa bartan 20/8/2017 guurkena wax yar aya kadhiman Rabi hain fududeyo 🤲
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 10 ай бұрын
Mashalah alle hku fududeeyo wll ❤
@hassansoba9590
@hassansoba9590 9 ай бұрын
Abyo hada mais gursateen
@ethnahazzan7472
@ethnahazzan7472 3 жыл бұрын
Hodaneeey ano yar ila iyo hada wann ku dhagysta
@rahmomohamed5764
@rahmomohamed5764 3 жыл бұрын
2021 hda dawanyso like isar
@ahmednurhamid7181
@ahmednurhamid7181 Жыл бұрын
እናመሰግናለን galatoma
@2020mrjohny
@2020mrjohny 7 жыл бұрын
i really like this video clip nice jop my friend
@deeqopuntland7607
@deeqopuntland7607 10 жыл бұрын
waa hees shidan dhagaysiga heestaan maba ka daalo alfanaan iskalaaji iyo fanaanada qaaliga ee codka macaan hodon cabdiraxmaan nice song
@wabewaabari1242
@wabewaabari1242 6 жыл бұрын
Hirgali hodaneey hirgali
@RoodaAbdi62
@RoodaAbdi62 6 ай бұрын
On fire ❤🔥
@kadimataannour5901
@kadimataannour5901 10 жыл бұрын
SUPERT CHANSON, ISKILAAJI IYO HODAN
@xaliimohani564
@xaliimohani564 9 жыл бұрын
NYC song Wlhi meeel beey taabanee heestan
@sacdiyohaybe9442
@sacdiyohaybe9442 6 ай бұрын
Still listening 31/12/2023 last year ban dhagaysanaya magalada an ka dhagaysanayo garowe Best song❤❤
@leylamohamoud2590
@leylamohamoud2590 9 жыл бұрын
Nice song hodan and iskaljii ♥:)
@hasannor3599
@hasannor3599 8 жыл бұрын
caadi ma ahan hesta waaw very nice songs
@farhanmohamud2100
@farhanmohamud2100 10 жыл бұрын
axsan hees xusuus iyo dareen ayey igu beertey
@siyaadcali3511
@siyaadcali3511 6 жыл бұрын
Once again. Somalia people they are 1 of respect people. East Africa,
Jiririco Hodan Abdirahman iyo iskalaji Produced By Samatar Said Salah
6:06
samatar said salah
Рет қаралды 3 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 105 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 57 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 57 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 51 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
HODAN CABDIRAXMAAN IYO ISKALAAJI
12:49
GLOBAL MUSIC
Рет қаралды 202 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Heestii Dheef 2012 - Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video
10:39
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 6 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 531 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,1 МЛН