No video

HODAN ABDIRAHMAN IYO MOHAMED ALTA 2015 MATAANO OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 4,460,459

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

ERAYADII: MOHAMED GUUN
LAXANKII: HODAN ABDIRAHMAN
CODADKII: MOHAMED ALTA IYO HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
VOCAL RECORDING BY: MOHAMED ALTA
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
Liibaan Jama
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 2 000
@subeir3498
@subeir3498 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya iyado wax wlba ay is bdaleen😂🙋🏽‍♂️
@khalidosman5708
@khalidosman5708 4 жыл бұрын
Aniga bro
@queenali3603
@queenali3603 4 жыл бұрын
Aniga😂 Prank kigan wu dhamaday lkn hesta wli wy jirtaa🤣🤣🤣
@subeir3498
@subeir3498 4 жыл бұрын
Princess Lucky 😂😂😂
@nacimomaxamud1256
@nacimomaxamud1256 4 жыл бұрын
@@queenali3603 aaanabo kula mida🤣
@bushrosheikh9597
@bushrosheikh9597 4 жыл бұрын
Wlh waxkasto wey isbadalaayaan
@abshiranshax
@abshiranshax 2 жыл бұрын
Yaaa dawnayaH 2021_2022 Hodan iyo mursal imkaH isqapaH Like me ilaa intaH dawnaysaH 2025🙆‍♀️🤭🙋‍♂️ Ilaahwo nagarsiH 😭💦🤲🤲
@shukrihazzan2366
@shukrihazzan2366 2 жыл бұрын
Aniga xilgaan waliba
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Legend imika anaa daawanaya
@amuunaziiz5829
@amuunaziiz5829 Жыл бұрын
Ani😢😢 4/October/2022
@saabiriindaauud7691
@saabiriindaauud7691 Жыл бұрын
Aamin
@AnfacQurux-bh5dh
@AnfacQurux-bh5dh Ай бұрын
2024😂
@Qasaac55
@Qasaac55 Жыл бұрын
Illahy amarkii Hodan iyo maxamd alta calaf baa kala geyey ,Yaaa daawanaya 2023 ❤ like
@bux_dhafshe
@bux_dhafshe 9 ай бұрын
yaah😮
@nasteexamaxamed5327
@nasteexamaxamed5327 4 жыл бұрын
*Alla mxay aduunyadu wareeg socoto tahay 2020 yaa ila mid ah*
@shukrinaibrahim5996
@shukrinaibrahim5996 4 жыл бұрын
Hhh wax walbo filo
@monamedia8821
@monamedia8821 4 жыл бұрын
Amazing wlh👌
@prlloveu3202
@prlloveu3202 4 жыл бұрын
Aniga
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Aniga😁🙋
@fudeymaosman4701
@fudeymaosman4701 4 жыл бұрын
Aniga kula daawanayo
@MomtasOmar
@MomtasOmar 7 ай бұрын
Still 2024😢❤
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
21-1-2020 iLa Firsaday intii rajey'neyso iney helaan qof Mataan la noqdo🌷Furiin Allaha naga haayo amiin😁
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Heestan waa berigii ay is jeclaayeen Alta iyo Hodan. Iminkase aboor baa dhexda u galay oo kala riday reerkii wacnaa. ALLE ha idiin soo hanuuniyo.
@yasminabdi4985
@yasminabdi4985 11 ай бұрын
2023 and still listening to this ❤❤❤
@sumayoabdirahman9531
@sumayoabdirahman9531 4 ай бұрын
2024😂😂
@umama5531
@umama5531 4 жыл бұрын
Yaa dawaanaya kadib markey soo Maqleen MOHAMED Alta iyo Kiin Jaamac Meherkooda?😂
@aaminaibrahim8544
@aaminaibrahim8544 4 жыл бұрын
Ani kula mid ahay
@ramlaabdinoor3983
@ramlaabdinoor3983 4 жыл бұрын
Horta ma runbaa mise
@inafarah4186
@inafarah4186 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@mariaahmed9762
@mariaahmed9762 4 жыл бұрын
😀😂😂😀😂😀😂😀 anaa daawanaya
@suaadmacalin7634
@suaadmacalin7634 4 жыл бұрын
Me
@luulladan3986
@luulladan3986 6 жыл бұрын
Yaaa ila daawanaya 2018 Hodan oo wiilkaan quruxda iyo codba isku darsaday gacanteda ka bixisay oo ay hada isguursadeen Mursal Iyo qadra silimo oo meeshay ku danbesayba garan la'ahay 😏like ta igu so quba hadaad intaasba la socotid ina abti😂
@princessqurux6463
@princessqurux6463 6 жыл бұрын
Luul Ladan 😂😂anaa kula dawanya altana ana is gursan rbna😆
@luulladan3986
@luulladan3986 6 жыл бұрын
mumiita abdi hhhhh sxby hambalyo hodan booski ay ka baxday si wacan ubuuxi😂😂
@queenaamina744
@queenaamina744 6 жыл бұрын
Luul Ladan haaa waan dawanoyah walasocdaa lawadan saan dhan iskujeclay kala faninen tolow lawo walboo isjecel markii isgursanadan malesnacaa ani koley wali magursan lkn san aan ujedo jecelka dhanaa shaki iga galay waxjiro ma ahan wabenben
@luulladan3986
@luulladan3986 6 жыл бұрын
Amun Mse 😂😂😂ma nooli
@queenaamina744
@queenaamina744 6 жыл бұрын
Luul Ladan hhhhhh walahi walayabay
@baroamabar9775
@baroamabar9775 6 жыл бұрын
wariyaha maxu san dhan hodan ugu firinoyaa intii ila aragti liketa haila dhafina
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Sababtoo Ah hodan waa gabar aad uquruxbadan maashaa Allah
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 5 жыл бұрын
Ma illa aragta marxalad kalaabu iska galay 😀
@sawdaladan9557
@sawdaladan9557 5 жыл бұрын
quruxsan lyrics kkkk
@baroamabar9775
@baroamabar9775 5 жыл бұрын
hhh aad io aad yq
@leylaismail396
@leylaismail396 5 жыл бұрын
Kkk beenmaha. Talow wariyuhu ma single baa😂😂 anaaba kalhelay😉
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuus taa jacayl kayga maxamed lkn waan kala tagnay yacni kala harnay gabadh kale buu iga raacay markuu qurbaha yimi 3sano ayaan wada soconay jacayl dhab ah Baan u Haye wuxuu ahaa wiilki igu horeeyay e aan jacayl wadaagnay balse isaga iga tagay lkn mid ijacel si dhaba ii jecel ayaan fursad siiyay waana wada soconaa farxadeydi isaga iso celiyay in kastuu iga weyn yahay lkn jacayl buu I hayaa Wiilki horena haduu igu leeyahay waan qaldamay aan xiriir keni so celino lkn noooooooo mid ka wanagsan Ayaan helay. Qof haduu ka tago Qof Kle ee ku jecel ayaa fursad la siyaaaa
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 6 жыл бұрын
Nasra Luzza kkk Masha'Allah wallahi cadi ma tihid huuno...wa runta qof hada waydo adalkisa unbad heli...adunka saas aska ah ee aska samir...Teda kale waxan maqli jirey NIN KU DHALI KARA KI DHAQI KARA...TAAS BA BEEN AHEYN😍😘
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
omar-farouq Abu-Muctasim thanks hunno qali wllhy sida weye
@shukrishuceyb8449
@shukrishuceyb8449 6 жыл бұрын
Nasra Luzza ax ax niimank qar waa sidas lkn haado ku xuumey waxad heeles qof ku badlo doqn haad miyo ku so noqtay taag ku dheh waxa so celiy nafasigi ku dheh isa keey ilow qalbig ayo ka jabiy lkn midk haad heesto niyd ku dhisy ayn ku ogahy waxan udigay duumrk hii maqlano nin ad jeceshay waliga haa racn kaan ku jecel rac
@kunkaroon155
@kunkaroon155 6 жыл бұрын
Nasra Luzza waa arin wanagsan ninka weyn ba ku dhiqi kara qurux
@c.rasaaqbashiir2722
@c.rasaaqbashiir2722 6 жыл бұрын
Abyo kan aad jeceshahay asna ku jecel allaha kugu anfaca
@bosslady4954
@bosslady4954 2 жыл бұрын
Waa ilaahy mahadii manta hadii aan mataano noqono ku midoowany cashaqa 💍❤️😭kaligiis🤴🏻❤️
@caftaahsociet3526
@caftaahsociet3526 2 жыл бұрын
Lamanyhu kal tageenbeee kkkk
@farahmohamed2971
@farahmohamed2971 2 жыл бұрын
Matano ma heshay Mise wli quruxey
@sumayaahmed3524
@sumayaahmed3524 Жыл бұрын
@@caftaahsociet3526uogy
@ismailalbana
@ismailalbana 2 жыл бұрын
Don't listen this song when you're alone or single.. this belongs to those who were married because the excert way of acting the song is to be together with your loved one ❤ ♥ 💕. Be caution ⚠️ for singled once and searching wait you're time.
@ilhanishaa2635
@ilhanishaa2635 Жыл бұрын
You are right
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Жыл бұрын
I can't wait ❤❤❤
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 8 ай бұрын
😢😢😢😢I love it but not in love😂
@munoahmett7565
@munoahmett7565 3 жыл бұрын
2012 wxn dhagaysan jiray anigoo gbdh yar ah kkk /10/may/2021/mntana wxn dhagaysanayaa anigoo marwo ah alx ilhYow cimriga io cafimaadkaba noo barakeee🤲🏽❤❤❤😭
@makoahmed7381
@makoahmed7381 4 ай бұрын
Hada waxaad tahay 10jir had ahayd 2012 hada waxaad tahay 22jir ma sha Allah Allah yibaarik fiiki اللهم يبارك فيكي اللهم آمين 🤲🤲🤲
@MudugboyMB
@MudugboyMB 8 жыл бұрын
Maxamed Marwa dumar xulkoodiyo Muhashadii hablaha ee Qurux lagu mariimee Meel dhimman lahaynee Meel dhimman lahaynee Mahuraan waxaad tahay Waxa tahay Aan ka maarmi karinoo Miranaysa laabtoo Jacaylkaagu igu mudan Igu mudan jacaylkaagu Wa ilahay mahadii maantaba Hadii aan mataano noqonoon Ku midowney caashaqa Hodan Murayadii qalbiga iyo marxabadii naftaydee Muddaba naawilayee muctaadkow ahaayoow Muctaadkow ahaayow Hadladaa macaane Macaanee Dhegtu ay maqlaysaa i mirqaaday anigoo Maqsuud baaban kugu ahay Kugu ahay maqsuud Wa ilahay mahadii maantaba Hadii aan mataano noqnoon Ku midowney caashaqa Maxamed Sida geed magooloo Ubax midabo wacanoo Maaweel udgooniyo rucub mira ah bixiyaa Rucub mira ah bixiyaa Milicsigaa jalleecada Jallecadaa Muunadiisa leedoo Naftayda iyo maankuba magantaada weeyaan Magantaada weeyaan Wa ilahay mahadii maantaba Hadii aan mataano noqonoon Ku midowney caashaqa Hodan Mudankii raggeenoo maskax eebbe siiyoow Gesi miigan inaa tahay margeedana aan furay Marageedana aan furay Anaa muxubiyo kalgacal Iyo kalgacal Kuu qabay malyuun jeer Adaa maankiyo qalbiga Mulki kaaga dhigay adi Kaaga dhigay Mulki adiga Wa ilahay mahadii maantaba Hadii aan mataano noqonoon Ku midowneyn caashaqa Dhamaad Waa hees khatar ah
@ibehirsi998
@ibehirsi998 8 жыл бұрын
mudug sxb adaan kuu tagersanahy hooran an uogaa qf mudug kudashay in maskax loo dayr balse sxb waxn kula talin lahaa in ad maskax daada ALLE kugu manestay ad kuxustid had iyo jeer
@MudugboyMB
@MudugboyMB 8 жыл бұрын
+sadri bwoy maxadsanid sxb waa talo walaaltimo oo aad u qiimi badan waanan kaaga mahad celinaya taladaada wax ku oolka ah ee aad ii soo jeedisey. Inshallaahu waan ku dadaali intii karaankeyga ah.
@malmo4235
@malmo4235 8 жыл бұрын
+Mudugboy Waaaaw Walhi Mudugboy Caaqiloow MASKAX ADIIF AH AYAA LEEDAHY ALLOWW KUU DAAA MASHALLAH RUNTII SIDA FASIIXA AH AAD U QORTEEY AYAAN KA HELAY
@MudugboyMB
@MudugboyMB 8 жыл бұрын
+siman kalay Mahadsanid walaal
@ksaapps1095
@ksaapps1095 8 жыл бұрын
+Mudugboy 😃
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 4 ай бұрын
Aduunka waligiis sidisa ahan mayo 16 April 2024 Tuesday 17:36 😢❤
@qnnehal5242
@qnnehal5242 5 жыл бұрын
Allahu akbar qofkay ka tagtay su u jecla waa shaqi wangsan Masha Allah iyo rerkay kala gaysay jacaylba hodan u nacay yaa hada 2018 soxasuustay we love you M alto 😘
@zamzammohamedmohamud5297
@zamzammohamedmohamud5297 4 жыл бұрын
Wll jclka qld haka fhmim mxmed iyo hodan uma horeyn dad kala tagay tan jclkane qlbigiisa kuma jirtid adi nololsha dhabta iyo tan soshiyalka isma lahan mursalne 4 ayuu alle u baneyay ee dadka noloshda ka baxa somli mxmed
@SuldaanKaafi
@SuldaanKaafi Жыл бұрын
😢😢😢jacayla qofka nolosha dhabta kula hagaya wayka gaynaysa sometime
@mohaa7961
@mohaa7961 2 жыл бұрын
Allah aduun muxuu is bedel bdn yahy labdan aduunkn u jclaa mantana wakaa lakala fogady noloshu isbedel bdna dadkuna ilowsha dhowaa jclkuna cayaar bdna hadba siduu doono kaa yelan 😥😥😥😥
@mariyadaqare6458
@mariyadaqare6458 2 жыл бұрын
Ax wxn dawan jiray xili an marwo aha lkn an ninkeyga jecel ku heysan urka ayan ka ilmeyay runti subxdi cida an dawanayay ilahey jecel wngsn ha isiyo
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aduunyo Xaalkeeda wa sidaa Mohamed Alta & Hodan Calaf ba kala geeyay. Yaa ila Daawanaya 14 Feb 2020 Maalinta Jaceelka ❤️
@fartunroble1219
@fartunroble1219 4 жыл бұрын
King Mogadishu aniga alta kiin jamac bay uga shidantahay hada jacaylka cusub soo dhaawe
@zapircpdlle5619
@zapircpdlle5619 4 жыл бұрын
2020 exchange but words still touchs me❤ mudankii rageenoow maskaxi eba siiyoow geesi miigan inaa tahay marageed anaa furey! Anna muxubiyo galgacal Kuuqabey malyuun jeer Adaa maankiyo qalbiga Kaaga dhigey mulki adiga Waa ilaahay mahadii Hadii aan maantaba mataano noqonoo kumidoowney caashaqa
@SagalcabdulaahiCali
@SagalcabdulaahiCali 7 ай бұрын
Still listening 2024 this song❤
@hindaguled
@hindaguled 5 ай бұрын
🫶🏼
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 5 жыл бұрын
Yaadaawanaaya Sanadkan lagu jiro waliba bisha August 6 2019 Heesta lamaanaha siday hodon tidhi lamaano walba way khusaysaa like dhac kusii halkaan 🤟💘💞🗣
@seynabsidow282
@seynabsidow282 4 жыл бұрын
Waaaaaaw
@ikhyaarali3159
@ikhyaarali3159 4 жыл бұрын
Anaa daawanaya maanta oougdisho jooga ooroob ihayo 11/23/2019/ sabti galabtedi ah habenki axada soo galysay
@Rolcm
@Rolcm 5 жыл бұрын
Allaaa yaa hodan ia aalta isku soo celiyo isku qurux bdnaa masshaa Allaah oo mursal ia qadra isku daayo
@kingmattan4477
@kingmattan4477 4 жыл бұрын
Yaa dawanaYa 2020 likeTaH
@humanity5615
@humanity5615 3 жыл бұрын
Do Somalis know how much they r loved and respected by Eritreans. Friends in bad days.
@ahmedbakaal9328
@ahmedbakaal9328 2 жыл бұрын
We appreciate your love ❤ We love you too unconditionally ❤
@abelbisrat2506
@abelbisrat2506 8 жыл бұрын
I.m from eritrean but I love Somali music nice song
@hannahersi1614
@hannahersi1614 8 жыл бұрын
+Abel Hadgenbes Thank u bro
@marwaanshamaakh2747
@marwaanshamaakh2747 8 жыл бұрын
welcome bro
@aminabdow8306
@aminabdow8306 8 жыл бұрын
+marwaan shamaakI op00ľ0ppppph
@bashirmohamed6415
@bashirmohamed6415 8 жыл бұрын
@abel hadgenbes proud of yu bro...being an Eritrean doesn't matter....
@dangarad2010
@dangarad2010 8 жыл бұрын
which singer do you like most
@wedibeyn3659
@wedibeyn3659 9 жыл бұрын
Jag kommer i från Eritrea men Jag tycker om somaliska musik 😙👍✋✌👌👏👏 i Love you somaliska
@ruwaidaahmed6061
@ruwaidaahmed6061 6 жыл бұрын
wedi Beyn tack så jätte mycket men jag gillar och tycker om musik Eritrea .
@canabetacadey702
@canabetacadey702 6 жыл бұрын
wedi Beyn tack 😻👍
@asmaabubakar627
@asmaabubakar627 6 жыл бұрын
Wedi Beyn (Eritrea boy) vi tycker om också eritreanska musik tack så mycket bror ❤️❤️❤️🇸🇴🇪🇷
@whizkid7813
@whizkid7813 6 жыл бұрын
tack så mycket bror
@keynanfan7012
@keynanfan7012 5 жыл бұрын
wedi Beyn vi älsker dig också
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 3 жыл бұрын
Yaa daawanaya ka'dib heestii soo dedaal ee loo qaaday mursal. 😆😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Marwa Dumar xulkoodiyo Muhashadii hablaha eey Qurux lagu mariimee Aan meel dhiman Lahaynoo
@yusriitaluuziina7449
@yusriitaluuziina7449 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2020 😭😭😭 Mahuraan
@yusriitaluuziina7449
@yusriitaluuziina7449 4 жыл бұрын
Jcylkaagu igu mudan😭
@justsaywow766
@justsaywow766 7 ай бұрын
Hadii aad usoo laabatay 2024 like-ta dhac sii😂❤
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Qalbi maydhma somalida qalbiyadodan arkay 💔 Markaas waxay lahayeen waa ilahay mahadi mantaba hadi aan matano noqono ku midownay cashaqa 2015 😂 hodan 2019 :niyada aan mursalow aan kawda joogno 😂Alta 2020: hadad ila jogin bea dartaa wan jiranaya kiin🤦‍♀️
@amalgarnayl8961
@amalgarnayl8961 2 жыл бұрын
Walee waan kula arkay somalidu qalbi malaha ayaan umalayn
@sungul6877
@sungul6877 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@kingofkong9508
@kingofkong9508 Жыл бұрын
Waa illahay Mahadii hadii an maantaba mattaano noqonooku midownay caashaga❤️😰 ❤️ʜᴘᴘᴛɪ ғᴀʀᴅᴏᴡs❤️
@sankaabdi9513
@sankaabdi9513 4 жыл бұрын
Hadii ad fiirsaneysid 2020 ayado mursal muse uu qabo ayna hodan ku faraxsanthy guurkeda ❤🙏like waligay layma siin isi wll
@princeeshidaayocadey5923
@princeeshidaayocadey5923 6 жыл бұрын
Aduunyo xalked wa iska sidaan wlh hodon iyo aalat kala keysay😭 war like ii saraa 2018
@faizaFunny780
@faizaFunny780 5 жыл бұрын
Hodantayda jacaylka waa jili taqaanaa Raga iyaga iyo Aabahood ku ciyaar iyaguba imisay hablo ku ciyaareen hadba kaad guursato jacayl la jil aan jirin hodan gacanbaa kaa taagay qaali kiii aad la joogtaba jacayl waalan ayaa la matashaa fariid ani waan kugu taageersanahay in aad raga somali kaga waashid😋😋😋😋
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 5 жыл бұрын
Imtixaan aa thy Wllhi 😂😂😂😂
@samarahassan1027
@samarahassan1027 4 жыл бұрын
Waa naag aqli leh hadeysan ku sameyn ayaka ku sameen lahaa sidaan
@mustafemedia1759
@mustafemedia1759 4 жыл бұрын
faiza Boorama yadalee dhamaanysa
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Faiza. Isha ayaa katortay. Wlhi weey iska dhiktaa in eey wax jaceshay bok waaye
@idilidiliina919
@idilidiliina919 4 жыл бұрын
Waa runtaa abayo raguba imisay ku ciyareen ha wareegto giraantu
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Waxaan daawanaya heestan 2022 yaa ila daawanaya (Mataano )
@asiaabdi488
@asiaabdi488 Жыл бұрын
Ani nio 30 septemper 2022 kama daalo hestan
@ayandahabodahabo4038
@ayandahabodahabo4038 Жыл бұрын
Aniga inadeer
@hamdaali1661
@hamdaali1661 Ай бұрын
2023 ilaa hada 2024 mahamed ❤️ adaa heestan ijeclesiyay❤️♏
@cabdulahiyuusuf6931
@cabdulahiyuusuf6931 4 жыл бұрын
Yaa dawanaayo 2019 bisha 12. 5 MARKI EY MURSAL.ILMO U DHASHAY like isaar
@ibrahimmahamed3763
@ibrahimmahamed3763 3 жыл бұрын
H
@munobashiir6768
@munobashiir6768 4 жыл бұрын
Alta maanta kiinba gacan ku dhigtay Ninka Quruxdaale by mursal madax dheere kadooratay🤔
@ayushabdirahmam7542
@ayushabdirahmam7542 4 жыл бұрын
🤣😂hhh astqfurulh
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Hhhhh walhi daacad ayaan kugu qosley anaaba iskaga Farxi lahaa hdaan alta helaayo❤😃
@kifahmohamud7230
@kifahmohamud7230 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣tan umaden mahan
@hodanapdirashiid7525
@hodanapdirashiid7525 2 жыл бұрын
Geesi miigaN inaa Thy marageed anaa furay Maxamed Anaa Furay maxamdow Frxd igu Nlow 🤴🏽♥️
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 2 жыл бұрын
Ilma mursal iyadoo hooyadood ah inta dulqaad ku daawanaysa😄
@hipakkhadar5845
@hipakkhadar5845 4 жыл бұрын
yaaa dawanaya wakhtigoooo is badely ooo ay labadan qof is fureeen😭
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 5 жыл бұрын
Hodan nasiib xumaa wiilkan quruxdabadan sidaan udagan iska sii deeysa😥 Alta ❤️baan kugu ahay bowee🥰
@cabdirisaaq1
@cabdirisaaq1 5 жыл бұрын
Dee waxay rabtay bay ka wayday walal ninku haduu qancinkari waayo gabadha way iskagaga tagi
@hibaahmediimi968
@hibaahmediimi968 4 жыл бұрын
Yaa dawaanya inay Heestani ahyd uun mid la iska qaaday balse aan ahyn mid qalbiga Nolashu way wada badshay 2020 like dhac igu sii hada dawnysin
@izumi4954
@izumi4954 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya markaY Heestii Kiin iO MoHameTt alta Soo baxdaY Wax kastana is badalen😱🤗Oo walipa Calamu Corona laGU Jiro😴🥴
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
Aniga dawanayo quen
@ikrancali1671
@ikrancali1671 3 жыл бұрын
Anih kula dawanaya
@abdimalikakofficial1289
@abdimalikakofficial1289 2 жыл бұрын
Heestan inta dawanoso 2021 ismujiya Ani said baa ujeclahy 🥰❤️
@Qaraamiboy
@Qaraamiboy 3 ай бұрын
Yaa ila dhageysanya 2024 like isaar hadad joogto
@khadraabdinur1077
@khadraabdinur1077 5 жыл бұрын
2019\5.... Hodaney sanad walba mid cusub hees waali ah la soo qaad jacayl na ku abur sanadka danbe ka dhaqaaq,maxa ka galay ilahay so codkaga kuma siin😁
@smicerhillac8771
@smicerhillac8771 3 жыл бұрын
Talo xumo
@tahinheart4534
@tahinheart4534 9 жыл бұрын
manshaAllah Rabi haidhin dhowra mohamed alta iyo hodan what a cute couple..love you guys..
@asmaaragsan9722
@asmaaragsan9722 4 жыл бұрын
alta iyo hodon wey isku nuurayen yaa igu racsan like
@amalabshirabshir682
@amalabshirabshir682 10 ай бұрын
11/01/23 still in love with this song.
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 4 жыл бұрын
Qoraalada aad qoraysaan ka fiirsada walaalayal guurka waa calaf cidna gacanta kuma hayso waa wax naga wayn qof walabana waxay noloshiisu ku socotaa qorshe ilaahay u qoray isagoo ku jira uur ka hooyadiii marka marka qadarka Allah qofna haku caayina
@hoodomaxamud830
@hoodomaxamud830 4 жыл бұрын
Cawa Yaa Dawanaya Heestan Kkk Hodan Cabdiraxmar and Mhmed alta iyo Hodaan o Mursal muuse Hargaysa kula Sugaan cawa Sanadba Mid Cusub wlhi Hodan Waaxay Kaa Dhigaan Thy Ila Meraayso camal Farta Taag Qofki Dawanayow🤘🤣
@zahraahmad3686
@zahraahmad3686 2 жыл бұрын
Yaa.maseer.hayaa.waxii.cusub.calinka.jecel..waxii.kusoo.mayray.ka.meyro.anoo.gabar..xawaadle.walashay.hodan.dantada.adaa.yaqono.horey.usoco.qali.guul.iyo.gobonimo
@zahraahmad3686
@zahraahmad3686 2 жыл бұрын
Dadka.laguma.mash.quulee.waa.loo.mahad.celshee..macan.hodaney.markoo.xawaadle.soo.gaar.mininkeni.baleydweyn.baa..mudaney.kusugayo.quruxey
@hibosalax7799
@hibosalax7799 7 жыл бұрын
dhalinyaraw waxaynu nahay dadka ugu badan ee heesaha dhagayta waxaanan rumaysannahay in jacaylka iyo hadalo macaan iyo heesa lays waydaarsado uu yahay waxa dadka isu hayn Kara ama lagu wada nooolaan Karo. waxaad garan kartaan labadaas fabaan ee is qaba haddana kala tagay. markaa waxaan oran lahaa 'love is not what to say, it is what to do"
@abdibaasid2992
@abdibaasid2992 7 жыл бұрын
Hibo Salax Ilaah aqligaga hakuu barakeyyo Jaceyl waxa u fican kan Allaah sw dartis leysku jeclaado laguna raligaliyo Allaah jaceylkas ma dhamando libaan aduun iyo mid akhiro ayaa lagu garaaa
@mohamedjamagood9281
@mohamedjamagood9281 6 жыл бұрын
Haa mash allaah.walee wayshidanyihiin
@a.mahadsaban1623
@a.mahadsaban1623 6 жыл бұрын
Hibo salax waa run wallashay qaali jacaylku waa wax jiree miyaad la yaabtay Hhhhhhh
@cabdirisaaq1
@cabdirisaaq1 6 жыл бұрын
Alta he is not good in the bed and tht is reason she left from yaaa abaayo
@asmaabdillahi7619
@asmaabdillahi7619 5 жыл бұрын
Hibo Salax I
@MariaM-bu6fs
@MariaM-bu6fs 4 жыл бұрын
Amikana Mohamed Alta Kiin Jaamac gursanaya 🤣 soo dhowow Mohamed inadertay ee ilaali 😍
@kowtharinamohamed2865
@kowtharinamohamed2865 5 жыл бұрын
Heestan lamanah yaa dabanayo 2019 farta hatagan ☝
@idiriscabdi6882
@idiriscabdi6882 4 жыл бұрын
Lawadeena kkk
@ikhyaarali3159
@ikhyaarali3159 4 жыл бұрын
Ani
@naajudahir220
@naajudahir220 Ай бұрын
Congratulation my brother for one.1m😊
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 5 жыл бұрын
jismigeeda mooyee miyay kulaba joogtay yaa ila daawanaya 13ka October 2018ka
@Sidra_abdi
@Sidra_abdi 5 жыл бұрын
hapiipa awale kkkkkkkk wlh aduuunkaan yab waye
@mohamdi6193
@mohamdi6193 5 жыл бұрын
☝☝☝☝☝☝aniga
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@idiriscabdi6882
@idiriscabdi6882 4 жыл бұрын
Dont amniga
@sabirinainatakar3568
@sabirinainatakar3568 7 жыл бұрын
ha iga tagtee daayo anabo jacel mohamed alta hodan tnx qali wad ku mahadsantahay sida iga tagtay alta
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
sabirina ina takar hhhhhhhhhhhhhhhh malaha waaabad kuducaysanaysy inay tagto
@sabrinediilah7035
@sabrinediilah7035 7 жыл бұрын
hehehe wax qasan😂😂😂
@xaalawaatuahmed6540
@xaalawaatuahmed6540 7 жыл бұрын
sabirina ina takar
@mohamadabdulrahman7584
@mohamadabdulrahman7584 7 жыл бұрын
sabirina ina takar 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@munamohmed108
@munamohmed108 6 жыл бұрын
sabirina ina takar waa hadaad heshaba maada helaya maxamed xata nio meel uu candhuuf kutufy baanad helyn
@eithoomar9710
@eithoomar9710 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya Maxamed alto kiin jaamac ugacan galay 2020 ......😂😂
@shukridaud6462
@shukridaud6462 2 жыл бұрын
Yaa labadan miya isqaben awal ani maba ogen yaa dawanoyo hodan Io mursal oo is qabaan 🥰🤣🤣
@ayaankaafiya4636
@ayaankaafiya4636 4 жыл бұрын
NOLOSHA ISBADALKEEDA LEH QOFKA DAWANYA 2020KA IYDOO MURSAL LALA JOOGO LOVE
@mariyadegan3055
@mariyadegan3055 4 жыл бұрын
Aduun yadu wareegto
@sabirinmaxamed46
@sabirinmaxamed46 3 жыл бұрын
2021 yaaa ila daawanya
@amranaxmed8235
@amranaxmed8235 5 жыл бұрын
woow wlhi heestan wa xasus waxey xasus ku tahy laga bilwa hodan iyo alto lagu daray aniga💞💞💞💞
@aruriyowcabaas4950
@aruriyowcabaas4950 5 жыл бұрын
Yaaab naag san miyaa hadi ad daawanaysid oo dhamaystaty 2018mursal aarosskisa
@najmamohamed2250
@najmamohamed2250 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhh waaa shaqajaamad
@reymaz8
@reymaz8 5 жыл бұрын
Wa iska aduun
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Shaqo yeesha oo ha fara galina qadarka Alle
@gabadhuuxaajidhalay3122
@gabadhuuxaajidhalay3122 5 жыл бұрын
Calaf baa wax walba ka weyn gabadha Haku mashquulina Blz Wax tiga Kala cidleeye
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 2 жыл бұрын
2022 Hada dagesanaysid ayagoo kalatagay like isaar 😂
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
Qalbigaa IGA xanuuna heestan markaan arko dadka ugu badan heestan waxay daawadeen markay kala tageen hodan iyo Alta
@AYDARUS99
@AYDARUS99 8 жыл бұрын
Hodan . Waa fananada ugu heeso dawashada badan 6 heesood baa 1 million ka galay congratulations hodan . Alta ilahay haysku kii daayo
@soulekhasafia2011
@soulekhasafia2011 7 жыл бұрын
amiin aadan dmrrudddgh
@AyehMedia
@AyehMedia 7 жыл бұрын
mohamed abdulkadir hodan abdirahman. 11 hesood baa 1 million Iyo 2 million kor u dhaafay . labo hesood oo midna cawale ay u qaday midna ay la hashey Kabayare hay sheegin sxb . hodan abdirahman cid gaadhaysa majirto
@sowdobashir9156
@sowdobashir9156 7 жыл бұрын
amiin aadan aamin
@nadarmahamud9107
@nadarmahamud9107 5 жыл бұрын
Yaa wali ila daawanayo hodan ilko badan *2019*👍
@naziimyusuf4188
@naziimyusuf4188 4 жыл бұрын
Me 🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁
@mohaxiis1132
@mohaxiis1132 2 жыл бұрын
STILL MY FAVORITE SONG 15/8/2022 KU SUGAN HARGYZO XASUUS 3:27 YAA ILA DAAWNAYA 2022💙🥺
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Aniga kula daawanaya
@ubahosman7125
@ubahosman7125 Жыл бұрын
sido kale wll
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Hodan Maanawiifto Ayaa Daawanaya 2019 iyadoo Hadana Ninkale Leh Lamaanahaygii😂😂
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel 4 жыл бұрын
Hhh ☝️
@AyehMedia
@AyehMedia 4 жыл бұрын
Ina dhilo orad mursal haku Wase hinaasaa kax la taagantihiine Hodan kii qanciyeybay raacday
@adnanmohamud4795
@adnanmohamud4795 4 жыл бұрын
😄😄😄
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel 4 жыл бұрын
@@AyehMedia hdLja jilicsan raga loolama tago ILma sino aya thEe
@umufalis6601
@umufalis6601 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@xamdaadam2327
@xamdaadam2327 Жыл бұрын
2023 inta dawnYsa iyado wax kastapa is paDalen😅😂dhac ku siii
@ayaanmahamuud
@ayaanmahamuud Жыл бұрын
2023 yaa iladawanayo hoodan markan arkaa calafkiyo jacaylkaba xaqiqsada❤️❤️🙊
@kawsarkhaalid7144
@kawsarkhaalid7144 4 жыл бұрын
Hodan waa naag nooL Maah maah soomaliyeed baa aheyd silic ku nooL 30 guursataa dhanta😂😂 Hodan ha ciizhoon nolozhada meezhey rabto ka gaL💞💞💞
@amuunabdalla6020
@amuunabdalla6020 3 жыл бұрын
2021 yaa iladawanaayo
@fosiahassan8613
@fosiahassan8613 5 жыл бұрын
mursal kanaaba ka codmacaan kana qurxoon
@cawomohamed9297
@cawomohamed9297 5 жыл бұрын
Waa ruun
@hassanyussuf7063
@hassanyussuf7063 4 жыл бұрын
Malaha wax kle ayuu tusay dumar ninki wax tusa waa ninkooda
@saadaqwadani5207
@saadaqwadani5207 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh ben maha lkn jcylka mursal way laso kortay
@abdiaziizofficial9669
@abdiaziizofficial9669 4 жыл бұрын
Qabiil bay ku raacdaY dee 😂😂
@anabmohamed9342
@anabmohamed9342 4 жыл бұрын
Jeceylkeda kowad boo ahay mursal, nimanka kalebo ka horeeyay, nobody forgets first love
@waliabdi-xm8rq
@waliabdi-xm8rq 7 ай бұрын
Waxaan dib u daawanayaa 27/1/2024 xili saq dhexe saacada geeska African Lamaanahaas mataanaha ahaan jiray Calaf baa ka adeegay calafkana dabaylo ayaa sida Maantana waxaan dib u daawanayaa iyadoo wax walba isbadaleen
@CryMeARiver13
@CryMeARiver13 3 жыл бұрын
Walalkey ayaa labadaba saxiib la ah marka saxibadod o dhan wey ogayeen asagu xoog buu u jeclaa lakin ayadu ma jeclayn xitaa markay shekaysan jireen. Xitaa hesta kale ee isla malintas qaday asaga ma qusayso nala wata ka war waregaysa inay ka jawabto kalin Wallahi mohamed iyo hodan labadu wa laba qof oo qalbi fiican
@ezrouchruush8818
@ezrouchruush8818 4 жыл бұрын
Yaa ila daawnya markad soo maqashey kiin jamac iyo Moh Alta iney is aroosyan hodon nasiib ku seegey iga dheh🙇🙇🙇😁
@nimcoabdi9446
@nimcoabdi9446 4 жыл бұрын
⛽⛽🚙🚨🚦🚦🛢️🚐🚐🚛🚛😆😁☺️😍🤩😊😚
@nimcoabdi9446
@nimcoabdi9446 4 жыл бұрын
😍😍😊😍🔪🔪🔪🍽️😆😆🍽️🔪⛽🍷⛽⚓☺️😍🚨
@asiyamohamedcali6781
@asiyamohamedcali6781 5 жыл бұрын
Wilsha Hg qurux io styl ilaahba udhaliye😍😍 Yaa dawnya 17/10/2018👍
@deeqocadey730
@deeqocadey730 5 жыл бұрын
Mash allah
@niyaaladem
@niyaaladem 5 жыл бұрын
Naga daa qabiilka sxb, Faaraxyaasha soomaalida ah dham waa qurux nooh.
@fatximaxamud813
@fatximaxamud813 5 жыл бұрын
Hubal
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Sax viva wilasheena ❤
@nasriinqalbi4308
@nasriinqalbi4308 4 жыл бұрын
One love to my rer abtigy hg
@dalintacaruum792
@dalintacaruum792 5 жыл бұрын
Anigu hodan alta Ayaan La Jeclaaa Ilhay Ballnkii ,🎀🍋💚
@romanticrelationships5051
@romanticrelationships5051 3 жыл бұрын
Inta dawanaysa 2021 Hodan oo Mursal Guursady Like Dhac igu siiya😪😪
@faizajamac2267
@faizajamac2267 4 жыл бұрын
Wali Waxan dawaanaya 17/8/2020 waxan layaabay siduu wiilka waryaha ah u eegayo hodan sidii inuu beenteeda arko in mursal.lagu maqanyhay oo Alto la maweelinayo
@anfacahmedhassan9581
@anfacahmedhassan9581 9 ай бұрын
Still I'm in love with this song 🎵 ❤ Mudanki raggenoo Maskx eebe siiyoow Geesi miigan ina thy Marageed anaa furay❤ Ana muxibiyo kalgacal Kuu qabay malyuun jeer ❤ Jah ❤😊😅
@anshxidiganorwaybajamas1132
@anshxidiganorwaybajamas1132 9 жыл бұрын
best song that i ever see it long life alta and hodan stars of the year axyaa mataano long life guys
@habibtieyhilwa7744
@habibtieyhilwa7744 9 жыл бұрын
Inta mauso waregsatay
@anshxidiganorwaybajamas1132
@anshxidiganorwaybajamas1132 9 жыл бұрын
+Habibtiey Hilwa hhhhh meshan 24 hrs online ka ahay wlc youtube commenti lol
@anshxidiganorwaybajamas1132
@anshxidiganorwaybajamas1132 9 жыл бұрын
+Habibtiey Hilwa hhhhh meshan 24 hrs online ka ahay wlc youtube commenti lol
@habibtieyhilwa7744
@habibtieyhilwa7744 9 жыл бұрын
+Âňšh Xîdîgâ Nòrwåý Bâjâmàš masbaq kasexo magalada
@mahditaakilo9201
@mahditaakilo9201 9 жыл бұрын
.
@fatimahmuhammad580
@fatimahmuhammad580 8 жыл бұрын
what an annoying song. you guys should use your voices to read the Qur'an.
@musekhadir4125
@musekhadir4125 8 жыл бұрын
And you popped up by mistake to this video clip hhhhhhhhh
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 8 жыл бұрын
haha adigana waqtigaaga aad ku qasaarisay la soco
@shabzyash6364
@shabzyash6364 8 жыл бұрын
she's right people....take advice even if its from a drunkard... this is a religious comment
@geeska
@geeska 8 жыл бұрын
Then don't watch and go to the Masjid! Daa
@sagesaid3114
@sagesaid3114 8 жыл бұрын
that is true
@Jaalle-Aden
@Jaalle-Aden 2 жыл бұрын
Lix sano kadib Hodan iyo Alta heesta ceynkaan ah maxay ku tilmaami doonaan?
@ifrahebraahim7901
@ifrahebraahim7901 Жыл бұрын
2023 yaa dawanyo ani cml❤😂
@mariaalasow3630
@mariaalasow3630 5 жыл бұрын
Wlh alta ku qurux badned lkn nolasha wax wlba waa qoranyihin😭 2019 ya dawanayo markey mursal ilmo u dhashay😂😂🤣😂🤣
@xafsakhadar8312
@xafsakhadar8312 3 жыл бұрын
Ya ila dawenye 2021 is badelka ka muuqda😅😅😅😅♥️
@abdullahimohamed7850
@abdullahimohamed7850 3 жыл бұрын
Hhhh waalagu kala tagay
@asalasal9829
@asalasal9829 8 жыл бұрын
boqoradii quruxda hodon abdirahman dheere waa naag isku kalsoo midabkeeda orginalka ah naag qurux iyo cod ku gaarta umalayn mayo inay heesto noolow queen
@Itszk10
@Itszk10 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanayaa laba dooduba hada midba meel buu udhanaansi doonta hhhh
@aasiyamohamed1885
@aasiyamohamed1885 4 жыл бұрын
Aduun & Xaalkiis, Jaceyl sanadadaan dambe jira runtii ma ahan mid laisku howlo, waayo wuxuu noqday mid xiiso kaliya ku dhisan, dhalinyaroy ruux aan qiimaha jaceylka aan wax ka aqoon Nafsadiina ha u wada hibeynina 21/4/2020 Jaceyl aan la idin la wadin waqtigiina qaaliga haku luminana Jaceylka beentu uma fiicna
@naimamaxamed4875
@naimamaxamed4875 2 жыл бұрын
2022 still watching 😭 heart broken💔
@sadiyaahmed6192
@sadiyaahmed6192 8 жыл бұрын
"Am in love with diz song good job masha Allah...my favorite couple. ..hope to see you sometime in St . Louis Missouri"..
@cawaalefarax
@cawaalefarax 8 жыл бұрын
My bro mo Elta from taleex xafada km4 I am habargidir guy suleyman he's from taleex my boy.
@queennaemah3430
@queennaemah3430 8 жыл бұрын
Ceeb qabiil maxa mesha keenay
@zakiabdi7209
@zakiabdi7209 8 жыл бұрын
heesta habargidir meyka hadleysaaa ilahey amarkisaa badanaaa
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 8 жыл бұрын
magaalo joog xumo dhibkaan lee dahay ii dacwoo dheh qabiil maraykan waa leysku so wadaa hhh miskiin jaahil eh
@abdiwelimohamed653
@abdiwelimohamed653 6 жыл бұрын
hhhhhh mo alta kuma arkayo lol
@hindasaciidharti463
@hindasaciidharti463 5 жыл бұрын
@@MD-ke8ny hhhhhhhh
@xafsoise7867
@xafsoise7867 Ай бұрын
30 /7 /2024 maalin talada ayaan dawanaya inee lamaano ahayena hada igu horeysa labadn Hadane wax walbo wey isbadaleen aduunyaa bari sidaad noqonesan cidna idinmashegeyso wllhi 🥺
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 Ай бұрын
😂😂
@kingabdullahi8367
@kingabdullahi8367 5 жыл бұрын
Hodan Abdirahmaan dheere Farasta Fanka soomaaliyed Geenyo kugu heysato malahan Fanka Horay usoco 🔥❤
Shakira - Hips Don't Lie - Live Walmart Soundcheck
6:16
nessa199000
Рет қаралды 206 МЛН
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 7 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 643 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare . Ha Iga Dheraan. Directed By Samatar Said Salah
6:51
AWALE ADAN IYO HODAN ABDIRAHMAN - RAGGA KAAN KA DOORTOOW LYRICS
6:16
Ahmed Ali Vlogs
Рет қаралды 550 М.
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 15 МЛН
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Heestii Dheef 2012 - Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video
10:39
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,9 МЛН
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 7 МЛН