HODAN ABDIRAHMAN 2015 DABIIB OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 1,111,051

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Пікірлер: 474
@Cazuuz
@Cazuuz 9 ай бұрын
Wixii aan diidi jiray Ayuu dookh i yidhi yeel Still my favorite yaa daawaanaya 2024.👋🏻
@MaryamSaleban
@MaryamSaleban Жыл бұрын
Inta dawany kadib markii mursal america tagay eehodon utagy like dhac kusii👍 29/11/2023❤
@MohamedAhmed-bs1wd
@MohamedAhmed-bs1wd Жыл бұрын
Still Listening 14/9/2023 Hadaad Iga dambayso Like Ha Ila Dhaafin❤
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 2 жыл бұрын
Dadka Qalbiga ka daalay Gorma ayey xal heli donan Oon anigu ka Mid ahay 🤦‍♂️💔💔🥺😢😢😭😭😭 18 / 4/2022 Malin isniin ah Sacaduna Wa 14:49 💔💔💔💔💔
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Samirka adkee walalo
@ogaalsame770
@ogaalsame770 2 жыл бұрын
Take a time bro comment waxaan kusoo qoray 17.7.22 saacadu wa 14:49 🙄
@ridwaanraygal6604
@ridwaanraygal6604 2 ай бұрын
Zhp Ana kula mid ahee GormaaN helaYaaa 😢 waa malin axada.8.9.2024.saacaduna waa 1.47 daqiiqo ❤😢😢😢😢😢😢
@cumarhaaji7081
@cumarhaaji7081 Жыл бұрын
Hadii Dunida iyo Adiga Mid Un dooro Lay yiraah Damiirku Aduu ku yiri Naftana Daawad u tahay jacayilkana Dabiibikara ❣ Maalin Arbaco Ah 5:7:2023 16:36 Galabnimo
@nastehojustice9146
@nastehojustice9146 2 жыл бұрын
Wixii aan diidi jiray Ayuu dookh Iyeel I yidhi Hadii dunnidiyo adiga Miduun dooro lay yidhaa Damiirku aduu ku yidhi Naftana daawad u tahay Jacaylkana dabiibi kara' Addaa dabarka igu xidhay Jacaylka durduro yidhi Lilaahiyo daacadana Cishqigu Ani igu daroor Dushayda intuu ku da'ay Ayuu iga jeexday doox Haddii dunnidiyo adiga Miduun dooro lay yidhaah Damiirku aduu ku yidhi, Naftana daawad u tahay Jacaylkana dabiibi kara
@Cazuuz
@Cazuuz 3 жыл бұрын
Haddii dunidiyo adiga Midduun dooro lay yiraah Damiirku aduu ku yidhi Naftana daawad u tahay Jacaylkana dabiibi kara! Still My Favorite Song!!!❤ Kuma ayaa daawanaya 2015 ilaa hadda .?👋
@nawalabdullahi9612
@nawalabdullahi9612 3 жыл бұрын
Me☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@asmamoha6962
@asmamoha6962 2 жыл бұрын
Ilaa iyo hda 😩
@kulmiyemotivations9791
@kulmiyemotivations9791 Жыл бұрын
@@nawalabdullahi9612l P
@jeymohajyoung8179
@jeymohajyoung8179 Жыл бұрын
❤❤❤
@ayaanleAxmed-c6z
@ayaanleAxmed-c6z Жыл бұрын
Maalin jimce ah 14:28maalin nimo😊2023 /30/june/ ❤QOFKA WANAAGSAN EE NOLOSHAADA SOO MARA WAALA ILAAshada ❤waa talo❤ inta iga danbaysa ee daawanaysana waxaan u Rajaynayaa nolol ta ugu FIICAN ❤❤❤❤
@XhakaXhaka-bk8bk
@XhakaXhaka-bk8bk Жыл бұрын
5ta julay ❤
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 2 жыл бұрын
Aax jacayl 🥺🥺 Hadii dunida iyo adiga 🌍 Mid uun dooro la iyidhaa ❣ Damiirku aduu ku yidh💃 Naftana daawo ayaad u tahay 💉 Jacaylkana dabiibi kara💘 Ilahaw xaqa nagaransii
@amtaazhkum6816
@amtaazhkum6816 7 жыл бұрын
wariyuhu waaa aniga oo kle hadii aan mar hodan so hor fadhiiisto kamaan daaleeen daawashadeeeda ii nooolow hbti qli I love you so much ¤♡♡♡♡♡
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 5 жыл бұрын
Who is watching end of 2019😢💔 *Xasuus baan i daynino Dareenkaan ku qabaan Ka dhowraa dihaasho Dhibkaan ku diidayaa * wixii aan diidi jiraay Ayuu dookh yeel i yidhi Haddii duunidaa iyo adiga Mid uun dooraa lay yidhaa Damiirku adu ku yidhi Naftanaa dawaad u tahy Jacaylka ma dabiibi karraa Adaa dabarkaa igu xidhay Jacaylkaa durduuro i iyidhi😢
@maryanmohamud2541
@maryanmohamud2541 9 жыл бұрын
waw heestan caadi mahan cod kugu dhaMaday Hodan ♥ first comment yay!!
@hanadlionafrica6296
@hanadlionafrica6296 7 жыл бұрын
Alla yaa cisak
@raaqiyofaytin2076
@raaqiyofaytin2076 7 жыл бұрын
ax yaa sawt
@raaqiyofaytin2076
@raaqiyofaytin2076 7 жыл бұрын
heestan aad ugahelaa
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 жыл бұрын
Heestan Aad ayaan u jecelahay Walhi ilhya hayinaga Samaxo Danbigeege Yaa ila dawanaya 2019 like igu Qabo
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 5 жыл бұрын
Aniga kkkk
@amaladen8774
@amaladen8774 4 жыл бұрын
Ahmed Ismail anigu Kama baa dhaargo heestan
@amranaragsanoomaar9416
@amranaragsanoomaar9416 5 жыл бұрын
Tolow yaa manta oo kle ila dhagrysanyo Friday 21 June Hadii dunidiyo adiga Mid un dooro leyirah Damiirku aduu ku yiri Naftana daawaaad u thy Jcylkana dabiibi kara 🙇🙇🙇🙇🙇❤❤❤👈😢👈
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Friday 1 juillet 2022 ban dhagaysanaya 16:49 💔
@somaliyameni202
@somaliyameni202 10 ай бұрын
Waxaan diiidi jiray ayuu dookhu yeel I yidhi what a song 😢😢😢
@MunasarAadam-wc4hh
@MunasarAadam-wc4hh Жыл бұрын
Waf waf ina diina cindilaahi islaam Ilaahy ban ku dhartaye Sidii faleembadii bay iigu socota heestan inta ila midka ahow liketa dhac ku siiya
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Haah wallhi 😢😢
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 7 жыл бұрын
She is queen wlhi👸🏻 hodan noolow adeer mcn
@jabrilabshir6708
@jabrilabshir6708 Жыл бұрын
Still listening 🎧 hodan Apdirahman dheer 15/7/2023❤🥀
@siyadali5824
@siyadali5824 5 жыл бұрын
Alto wlhi qoftaan Muu uqalmin calafkii isku geeyay wlhi calaf nasab ah Muu ehyn 😢😢🤦‍♂️ Alto one of the coolest guy I’ve ever known........idk why he’s still single😱 waxan umaleena hablaha waqtigan jogo nin wanagsan maraban guul wcn legend (Moi alto)
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 5 жыл бұрын
😪
@MaaidcbdiqaadirMaaid
@MaaidcbdiqaadirMaaid 5 ай бұрын
2023 9 1 May Ax 😭
@miaamour1100
@miaamour1100 9 жыл бұрын
Mashallah I love u hodan ❤️my favorite song of her,much love from Norway 😘💗
@abdiali7216
@abdiali7216 9 жыл бұрын
asc hodan
@zamiiraabdilahi8886
@zamiiraabdilahi8886 8 жыл бұрын
wixiii aan diidi jariey ayuu dookhu yeel idhi ......................viva hodan abdirahman noolaw
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 5 жыл бұрын
Mursal muuse ku buuxi maanta halkaa banaan kkk
@haboonhuseen5206
@haboonhuseen5206 4 ай бұрын
😂
@yusufalpooz7171
@yusufalpooz7171 6 жыл бұрын
Yaa Dhegaysanaya 09/10/2018 One of My Fav Song ❤❤❤🧕
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 5 жыл бұрын
Yusuf Alpooz heestan ninba igu soo raaco abaalban u hayaa hodan 👏🏻👏🏻
@yusufalpooz7171
@yusufalpooz7171 5 жыл бұрын
@@hoodoayandiamondofficial5971 hh mhee Adkayso hadda
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 5 жыл бұрын
Yusuf Alpooz 😭😭😭 mala adkaysan karo jacayl aboowe waa cudur
@asadboqor7453
@asadboqor7453 2 жыл бұрын
Daren garan daremaya daqiiqadan insha allah alle ayaan ka baryaaya sanadada danbe darenkan midka qurux badan inu igu noleysiyo insha allah
@khalidsuldan6324
@khalidsuldan6324 4 жыл бұрын
5/06/2020 wa habeen sacadu wa 12:29 daqiiqo wa habeen anan dereen Ahaan cadi Ahay Alle khayr ka ha I wafajiyo
@Sumayahahmet
@Sumayahahmet 4 ай бұрын
Wixii aan diidi jiray ayuu dookh yidhi Yeel😢 Ax hees io badh❤
@mohamedkafi5856
@mohamedkafi5856 4 ай бұрын
2:July 2024 heestan dhageysanayaa anoo barbar u aala😅
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 6 жыл бұрын
Woooooow yasalaam I’m big fan of hodan really amazing voice we love u sis keep it up ❤️❤️
@adoontaalle277
@adoontaalle277 4 жыл бұрын
Maxamed waa lagu dhaafsanyahay mursal ayey u heesaysaa siro badan hodon maxay haysaa
@wazkehajji8068
@wazkehajji8068 Жыл бұрын
3/7/2023 yaa iga danbeeya😂
@FardowsoSiciid-bx4qo
@FardowsoSiciid-bx4qo Ай бұрын
1/10/2024 aniga ka danbeeya❤😂
@awaladen5850
@awaladen5850 9 жыл бұрын
Heestan kamaba xiiso dhaco, Thanks Hodan
@duceysaneofficial7881
@duceysaneofficial7881 8 жыл бұрын
Hees&Bar
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
Hodanteyda caashaqa❤ Alle codkaada hakuu barakeeyo❤😊
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 6 жыл бұрын
Wixii aan diidi jirey mursalaw inaan min yaro noqdo ayuu dookh yeel i yiri wuwwwww 🤗😱
@safiyoqali1883
@safiyoqali1883 5 жыл бұрын
kkkk caaqiĺadbaad tahay anob mohamed
@raxmamaxamed254
@raxmamaxamed254 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@waberihoussein2891
@waberihoussein2891 5 жыл бұрын
🙃😂
@khadrayusuf1176
@khadrayusuf1176 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk سبحان من خلقك ياعنب هههههههه
@hodandajan3668
@hodandajan3668 5 жыл бұрын
Maanta anay ihaystaa waxay hodan dareemaysay maalintaas marka aad nolol la wadaagayso qof aydaan is jeclayn waa xanuun 😢
@abdiqani50
@abdiqani50 2 жыл бұрын
😭
@yussufxussen3503
@yussufxussen3503 2 жыл бұрын
Maka baxday mise wad la qabsatay
@nancymourad6526
@nancymourad6526 Жыл бұрын
​@@yussufxussen3503 😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hees aan inaba caadi 2023 ayaan daawanaya caalam kale ayaan tagay ba 😢 Subax 14/09/2023 11:00 Hodan abdirahmaan Fankeedu ma dhaco Waxaan huba Fankuba hodan la'aan inuu waxba ahayn still 2023 way heesaysa ❤❤❤
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Жыл бұрын
Hdiii dunidiyo adiga😢❤ Mid uun door lay yiraa Damiirku aduu ku yiri Naftana daawaad utahay JcayLka dabiibi kara❤ Dunidaydaba waa adiga nloshaydiiyoow love you hpp😭🙈🧡🤴❤
@abdukaadirsomali4922
@abdukaadirsomali4922 2 жыл бұрын
Hadii dunidu adiga mid un dooro la yirah damiir ku aduu ku yiri naftana daawo u tahy jaceylkana dabiibi karaa ax ax 🥰🥰🥰
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 3 жыл бұрын
Yaadaawanaya 11/9/2021 cod ika kly arag thank you hodan🤩🤩
@yuztaawiaxmedyztaawiaxmed9170
@yuztaawiaxmedyztaawiaxmed9170 Жыл бұрын
Heestan way kusocotaa oo hawada lomarinaya mursal muuse cumar🎉 Waxasa jacayla😂❤
@abdiwasacfarah890
@abdiwasacfarah890 3 жыл бұрын
29/8/2021 8:27 Maalin axada waxanku dhegaysanaya gobolki aqoonta magaalo madaxdisa Borama Waa hees aad u macan o dareen gaara wadata
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 3 жыл бұрын
Weriyuhu miyuu is ilaaway waxay waxaso eegitaana😂😂👑♥️🥰
@mustafebarkhadabdilahi4240
@mustafebarkhadabdilahi4240 8 жыл бұрын
codkeeda iyo quruxda wada socota ayuu la dhacay sheekhu
@naciimoabkow3572
@naciimoabkow3572 3 жыл бұрын
=%%^^€
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Tabiyaha sheeagysa saw maaha
@najadahmed5802
@najadahmed5802 Жыл бұрын
Still 2023 jacalki.😢
@CaliBootaan
@CaliBootaan 7 ай бұрын
1:39❤❤❤❤
@drrashiid5533
@drrashiid5533 3 жыл бұрын
Heestan waxa cod keda macan igu qaadi jirtay jacaylkayga. Inkasta oo waqtigu nakala irdheeyey, hadana waxa aan rajayna in sanadka soo socda uu noqon sanad kii aan midoobi lahayn jacaylkayga(aroos). Insha'allah
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 2 жыл бұрын
amiiin amiiiin illlhy intiii aan is huraaynbaa haysku keen
@Jabjacayl
@Jabjacayl 9 ай бұрын
Heesta intaad halkaa iska dhigto bal musica oo kaliya dhagayso axmed wali furinle Aabaha musica weeye wlhay
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 2 жыл бұрын
2022 still I like Waxa fahmi karo qof Dareen leh ❤️💙💚
@بنتصومالبنتصومال
@بنتصومالبنتصومال 6 жыл бұрын
2018 yala ila dhagesanya hodan crhman axsan sood hadii dunida iyo adiga mid un dora layiraa damiirku aduu kuyiri naftana dawaad utahy jacylkana dabiib8kara
@superka930
@superka930 6 жыл бұрын
malaga yaaba inaaad guy sidaas ki tiraahdo
@naruuracdey8907
@naruuracdey8907 6 жыл бұрын
Said Canod ani😂😂 wanba ku heesta
@superka930
@superka930 6 жыл бұрын
Aad iyo aad lkn qof wali lamadan wadaagin
@hibasy2102
@hibasy2102 6 жыл бұрын
Aniga si toosa ayey iga hadlaysa heestani
@بنتصومالبنتصومال
@بنتصومالبنتصومال 6 жыл бұрын
Said Canod haaa qofki mudan waladhahaa boy
@sahroyusuf8687
@sahroyusuf8687 9 жыл бұрын
Hodan wariyaha ay ka yaabsatay . Waa yaabay in oo badan. Hadan caadi ma ahan heeso oo waali ah oo kala daran aad soo daadisay. Caado ma ahan. Woooooooow
@Kaalinfilmes
@Kaalinfilmes 9 жыл бұрын
waaaah waaaaaah waa fanaandii qarniga hodan A/raxman dheere oo aan aad iyo aad aan u taageero guulayso
@abdirahmangelle9322
@abdirahmangelle9322 Жыл бұрын
Waxaad tahay fanaanadda qarniga 21 sidda hooyaddaa allaha u naxariisto aamiin
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 11 ай бұрын
December 29/12/2023 hapeen jimce ah ayaan dhageesana 😢 hadad iga danbayso like ta hayla dhaaafina 😢 2024 happy new year alle ha na gaadhsiiyo❤
@hibaqcali9000
@hibaqcali9000 9 жыл бұрын
waaaaw hodan waxaa tahy runtii fanaanad qaaliya farxad kunoolow wllshy qaali waa hees qiimo ku fadhida qurux layda
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Damiirku aduu kuyidhi Naftana daawaad tahay Qalbigana Dabiibi Kara Hadii dunida iyo adiga Miduun dooro Lay yidhaa
@hajinouh1824
@hajinouh1824 2 жыл бұрын
Am in much feelings about this song and voice of our lovely legend Hodan oh oh
@abdirahmanmahmuud3551
@abdirahmanmahmuud3551 5 жыл бұрын
Ya ila dawanaya 2019 jaceylka ha waaro
@hibolucky5523
@hibolucky5523 3 жыл бұрын
Mi fv song hesaha hodan hesta ugu jeclahay wariyaha kaheley suu u egayo cajaaib shekhow 🥰naftana daawaad utahay jacaylkana dabibi kara🌹🖤🤍
@abdallaawale2460
@abdallaawale2460 2 жыл бұрын
Hestan aad ban uu jeclahay waxana rajaynaya inan malinta igu horeysa ee aan arko uu qaado fahmo noloshaydii ku jeclahay 💍💉😰💋🥰 5 Jun 2022 haben xasus mudan sacada 1:00 habenimo xilga danbe 🤴🥰
@amiiragoobe8953
@amiiragoobe8953 Жыл бұрын
Haddii dunidiyo adiga Muddying dooro laha yiraah Damiirku aduu ku yidhi Naftana daawad u tahay Jacaylkanq dabiibi kara N.A.Ab❤❤
@sihaamjano6968
@sihaamjano6968 2 жыл бұрын
🥲xasuus ban idaynino dareenka ku qaban ka dhowra dihashadow dhibkan ku didayah🥺💗😭19/10/2022.. 16:40😩🌍Fv song🎤😭💗
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hees aan laga daalin iyo fanaanad Hodan abdirahmaan ❤
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 3 жыл бұрын
Wow cadi maha cawa 1/20/2021 my Qalbi hanad baa ii so diray 5:29 am thank you hanad ♥️♥️♥️🌹🌹🌹😘🌹♥️😘♥️🌹
@abdirahmanfarhan7974
@abdirahmanfarhan7974 8 жыл бұрын
Weriyaha Always keeps looking Hodan Abdiraxmaan lol
@xabbtyruun8681
@xabbtyruun8681 8 жыл бұрын
lol it would be awkward if he kept looking at alta or dalmar 😂
@marselinelina8854
@marselinelina8854 8 жыл бұрын
wooooow
@mozobe8695
@mozobe8695 7 жыл бұрын
Abdirahman Farhan he fall in lv with her
@MohamedIsmail-go8wk
@MohamedIsmail-go8wk 7 жыл бұрын
Nt... only this song...... all the program looking like some one fall in love 😂😂😂😂😂
@sadikosman1917
@sadikosman1917 9 жыл бұрын
xasuusbaan idayninoo dareenkaan kuu qaban ka dhawraa dihashadoo dhibtaan kuu diidayaa wixii aan diidi jiray a'yuuuuu dookhu yeel iyidhi hadii dunida iyo ãdîga mid dora layidha dareenku aduu ku yidhi naftana daawaad utahay jacaylkana dabiibikara hees shidan hodan waa sas shegtay
@mihiimibraahim
@mihiimibraahim 2 жыл бұрын
Hadii dunidiyo adiga miduun Dora lay yidhaah damiirku Adu ku yidhi❤
@abdoukane5031
@abdoukane5031 6 жыл бұрын
Hodan abdirahmaan walashay wn kutaageraa ilaa xad ❤long live👈
@mazbalomar8795
@mazbalomar8795 8 жыл бұрын
heestaan wey igu dheertahy thanks hodan
@habiibaabdulahiali493
@habiibaabdulahiali493 4 жыл бұрын
Still watching 2020😘🦋🎶
@abdulqadermahmoud9209
@abdulqadermahmoud9209 2 жыл бұрын
Am watching it now my dear 😁 12/july / 2022
@jamiloshishile7325
@jamiloshishile7325 9 жыл бұрын
Waaaaaaw nice song hodan Abdirahman aad baa u cod macan tahay naftana dawaa utahay jacelkana dabibikara afkada cano lagu qabay wan ku salamay adiga xajigada Alta
@jamaalabdi3526
@jamaalabdi3526 5 күн бұрын
Still 21/11/2024
@mohamedyare8090
@mohamedyare8090 Жыл бұрын
Still 2023, hodan ❤❤❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Caalam kale tagysaa
@sadiksoultan3826
@sadiksoultan3826 7 жыл бұрын
wawwww hodan marwalba wan ku jecenahay i love you je ss djibouti wawwww masha allah
@dhuuxcaawincaawin9425
@dhuuxcaawincaawin9425 7 жыл бұрын
Moubarik Sadik ok
@nawaalmaxamed9426
@nawaalmaxamed9426 2 жыл бұрын
Wixi An Diidi JiraY aYu Dookhi yeeL yiri 🥺😞🤐 Still 2022 😦
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 2 жыл бұрын
Si qalbiya ayay u Heesay sa 😒 Ana si qalbiya Ayan udhagaysanaya😌
@hibocabdi5207
@hibocabdi5207 2 жыл бұрын
jah Eego meel halkana ka socota ayaan ka yaabay 😢
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Waad kacaysaaba
@MohamedLiban-mi3vd
@MohamedLiban-mi3vd 11 ай бұрын
11/12/2023 steel wan Ku raxaysanaya ❤ guuleyso indr hodan abdirahman sowtu raxma
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 7 ай бұрын
Hodan iyo farhiya fiska Waa 2 hablood fanka somalida ugu qiimaha badan❤🎉
@awaleahmed4037
@awaleahmed4037 6 жыл бұрын
Wlhy codba illahy ku dhameeyey qoftan Keep well walshy hodan abdirahmaan
@najmamohamed2250
@najmamohamed2250 5 жыл бұрын
2019 Hondan waa ku taagera lkn alta maxaa u deyse
@MohamedIsmail-go8wk
@MohamedIsmail-go8wk 4 жыл бұрын
2020 wakhti corona laga cabsi qabo yaa ila daawanaya 👍👍👍👍
@munomaxamed4814
@munomaxamed4814 4 жыл бұрын
Alta iyo hodan yaaa isla jecla walhi anigu wan isla jecla alta wiil dagan 🙏🙏🙏🙏🙏 labadoadba wan tageera
@tasnimanwar2808
@tasnimanwar2808 9 жыл бұрын
wooow mash allh hodan abdirahman esh cala ereyo,laxan,music iyo cadkagi macan
@qaalijilacow8604
@qaalijilacow8604 Жыл бұрын
7/7/2023 fiirsanoo yaa anoo waliba hysto qofkaan adunka u jeclaaa waxan rajeena angoo wada jirno ina dhagesano suldaankyaga nolosha wa mahad san thy sidaa iqadariso markstaa Allah ikaadyo aboowe
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Жыл бұрын
Ana 6/8/2023❤dhagaysan lkn taariikhda qortay waa waqtiguu xiriirkygu bilaamay❤
@SabarinAxmed-m4j
@SabarinAxmed-m4j Жыл бұрын
​@@RiyaaqcaLi waan iska jclhy plse jcl ma lihi❤ plse iso duceya inan helo jcl dacada
@azhaarahmed2878
@azhaarahmed2878 Жыл бұрын
😢Xasuus ban I deyninoo dareenkan ku qabaan ka dhowra dihashadoo dhibkan ku diidayaa🥺💓 29/5/2023 12:17 pm🥰fv 🎵
@NasriinQalnjo
@NasriinQalnjo 11 ай бұрын
Hadi dunida & adiga midun Doroh la idhahdoh damirku adigu ku yidhiii naftana dawa uthy jacaylkana dapipi kara 🥺🫂😫2023. /12/26 😢😢qof ku jecell garapkisa ha cidlaynn 🙏😫
@CabdiraxmmaanCalicilmi
@CabdiraxmmaanCalicilmi 4 ай бұрын
Sitill 2024😢
@xamdamaxamed4142
@xamdamaxamed4142 9 жыл бұрын
wariyaha qarnigan eegmada ayaan salaamayaa.
@selmixelmi5407
@selmixelmi5407 9 жыл бұрын
+Xamda Maxamed hhh waan sidaan arko. Wariyaha caashaq badan baa haya
@xanaanitahmed5270
@xanaanitahmed5270 8 жыл бұрын
maila aragtay ayade u firinoya
@Samriyaas
@Samriyaas 9 жыл бұрын
woooo hees mcn iyo cod mcn alle ha ku dayo fanada qali hodan abdirahman
@ZamzamCalixuseen
@ZamzamCalixuseen 2 ай бұрын
Wixii aan didijiry ayuuu dooq iyeel iyiri Bast song 😊
@mariama78
@mariama78 9 ай бұрын
Dareenkan kuu qaba ka dowra Dihashado dhibkan kuu diidaya😭❤
@livecouchadrahman
@livecouchadrahman Жыл бұрын
😢if I saY cHoose You or the world 😢The HearT cHoosinG for You 😢B/c anD You are mY meDicine of this seLf 😢😢😢😢😢😢😢 OH! FroM Tunisia
@ishwaaqindhouroon8924
@ishwaaqindhouroon8924 8 жыл бұрын
waaaaaw qatar waaye heestan.waanku haystaa
@istaahilmahdi3687
@istaahilmahdi3687 3 жыл бұрын
Hodan wllhi berigaaz ayay qurux badneyd🥰🤣 takale weriyuhu miyuu ka dhex bixi rabaa inanta waakan ka jeezan waayee🤣🤣
@Cabdicasiiscige
@Cabdicasiiscige 2 жыл бұрын
Hadii dunida iyo adiga Mid uun dooro lay yidhaah Damiirku aduu ku yidhi Naftana daawaad u tahay Jacaylkana dabiibi kara.
@hamzeapdy7344
@hamzeapdy7344 3 жыл бұрын
1st AuGusT 2021 lisTeNiNg💚🦋
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 7 жыл бұрын
heestan waxad mooda inay si khasa aniga ii kusayso ama iga hadlayso tolow gormay xasuus idayn😥😥😥😥
@abdalaabdihussein633
@abdalaabdihussein633 6 жыл бұрын
gabdhooy goormay riyooyinku rumoobayaan xasuustuna noqon hadh cad oo loo jeedo
@sahrasaidfarah6140
@sahrasaidfarah6140 5 жыл бұрын
Insha allah cadeeg mardhaw waxaan jeceshahay allah haku siiyo iskusi ayaa naloo haayaa
@Malloofficial1
@Malloofficial1 8 ай бұрын
Stil watching 2024 you,re legend wlhie 😢😢❤❤
@abdikarimosman1216
@abdikarimosman1216 8 жыл бұрын
axsan abwaan murtileh baa sameeyay heestan hadii dunida iyo adiga mid uun dooro layiri damiirku aduu ku yiri naftana daawaad u tahay jcaylkana dabiibi kara
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 7 ай бұрын
Xasuus baa idhibeysa moye ani iyo adiga waan kala dhamaanay😢💔
@nouradinemed8458
@nouradinemed8458 2 жыл бұрын
J'adore toutes les chansons de hodan il ont du charme et te fait voyage avec sa voix envoûtante macha Allah
@HaboonMohamud-mm4ti
@HaboonMohamud-mm4ti 17 күн бұрын
This song is talking about me😢😢😢
@monazaeed7692
@monazaeed7692 7 жыл бұрын
heestan caadi maha watching now 7/2017 😍
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 4,3 МЛН
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 6 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
From Small To Giant 0%🍫 VS 100%🍫 #katebrush #shorts #gummy
00:19
FaysalMuniir {HEEDHE GABADHYAHAY HEEDHE}
7:20
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 59 М.
AWALE ADAN 2013 MAHDIA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
8:41
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,3 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN QISO DHAB AH l ANOO CADAW KAA ILAALSHAY l VIDEO LYRICS 2020
6:04
Seybiyaano Entertainment
Рет қаралды 281 М.
HODAN ABDIRAHMAN HEESTII TASHADEY NASIIBKAA  FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
5:39
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 6 МЛН