HODAN ABDIRAHMAN & NIMCAAN HILAAC HEES CAJIIB SHOWGII QARNIGA BASHIIR JAAWE 2023 MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 2,123,797

Jundi Media Pro

Jundi Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 219
@gullwaddeofficial5639
@gullwaddeofficial5639 Жыл бұрын
Heesuhu marwalba waxay ka hadlaan tilmaamaha dhibkaga lkn Quraanku wuxu ka hadla xalka dhibkaga hadad jeceshay quraanka LIKE II SAAR
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
War ilahay ka baq LIKE waxba kuu tari maysee 🤦🏽‍♀️
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Balo like u gaajooneysa war quraanka tuugsiga baas ka daayoo adiga maxaa ku keeney meshan miyaad masaajidkaaga iska joogtid oo quraanka ku arkhrisatid dee hadad na dhaanto meel munkar lagu hayaad quraan keeneysaa.
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 Жыл бұрын
Qur anka wannaagsan masha Allah
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Жыл бұрын
@@faizam523 haa la yaabin. Like buu u buga. Waxa laga yaaba inu Quraan waxba ka aqoon.
@gullwaddeofficial5639
@gullwaddeofficial5639 Жыл бұрын
Qofka walal kaa ah wanaga far . Xumaantu mesha ay Taalo waanaga gee. Si uu xumaanta iga waantoobo
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 11 ай бұрын
Heestaan marwaliba waan dhagaysta kama xiisa dhaco😮
@BabaJacaylka
@BabaJacaylka 3 ай бұрын
@@saarabintumustafaa3415 𝕒𝕕𝕚𝕘𝕒𝕪 𝕜𝕦𝕦 𝕥𝕒𝕒𝕝 𝕕𝕖𝕖
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Dhashii Awdal 🙌🏽🙌🏽🙌🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Жыл бұрын
Two legends king voice nimcaan Golden voice hodan Clrxmn ayaa istajka saaran fanku la antin wa abaar 🎙🔥🥰
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@iimaanbarre2974
@iimaanbarre2974 4 ай бұрын
@@queenzelmizh1016 jf
@mohamedameen9709
@mohamedameen9709 Жыл бұрын
Miyaad iga being ilmaada burqaaysaaa haaaha waa hees macaan heèstu nin legend ayaa qaday iyo ina abdirahamaan saamaroonta hees ayeey ku macaan yiihiiin walaahi heeso macaan ayeey Lee yiihiin wlaahiiiii wan yabaya midkaan boqaraadee ragbauu boohoo midii baade beerkayga lushaaay ❤ jacaylka beer ubax soo baxaay ❤❤❤❤ hees macaan iga dheh nio agaaah wuxuu macaan ogaadenn heesy dhagaysyay aban ahay oo marqaamaya noi waxani hees Maha caadi maaha❤
@ahzaabibrahim7951
@ahzaabibrahim7951 Жыл бұрын
Salute from Djibouti... we love you
@ldidaar2748
@ldidaar2748 Жыл бұрын
Woow hee taalanli way isku soo baaxayan nimcan hilaac iyo hodan Abdurahman cood Allah siiyay Masha Allah hoore u soocda ❤❤
@iidhassannuur
@iidhassannuur Жыл бұрын
😂 heestu ma cusba waa waa hore
@abdiali4991
@abdiali4991 6 ай бұрын
@@iidhassannuur hadana waa heesaha aan marnaba laga xiso goonayn waxasa hessah
@LiibanhasanKolompia-hk4nq
@LiibanhasanKolompia-hk4nq Жыл бұрын
Boqortooyadii samaroon siciid ,,me I live in Colombia and I love you so much❤😍🥰
@CumarIbrahim-x4e
@CumarIbrahim-x4e 3 ай бұрын
Boqora fanka ISKA nolaw😍😍😍
@roromahamed9317
@roromahamed9317 Жыл бұрын
Barigay heestan so qaden e single ka ahayen Mxan isla jeclaa labadan ❤😢
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 Жыл бұрын
Mashalah gabdhaha see u asturanyihin ba ka helay❤😢
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@hannnahdek
@hannnahdek Жыл бұрын
Masha ALLAH just wonderful hodan and nimcaan hilaac. Keep going inadeer
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
waqooyiga somalia aa heesaayaaa HODAN ABDIRAHMAN & NIMCAAN HILAAC
@rahmomohmed1881
@rahmomohmed1881 Жыл бұрын
Nimcaan hilac wil wanagsan wan jeclhy wayabadan jog huuno hodan sidokale huuno
@aruseiyaori2893
@aruseiyaori2893 Жыл бұрын
🎉🎉Mama nimcaan cunsuri aad baan u jeclahay voice kaaga ee markaad Djibouti timaado diyaar waan ku joogna mama
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Heestan kama daalo markasta oo ay qaadanba waan sii jeclaadaa. What legends 👏 ❤️🌹💐💐🔥🔥🔥🔥🔥
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@abtiadeer5789
@abtiadeer5789 Жыл бұрын
MIDII IBADAAY BERKEYGA LUUSHAA
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 Жыл бұрын
3:06 Absolutely 😮
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye Жыл бұрын
Heer sare ❤❤
@Janno1695
@Janno1695 Жыл бұрын
Adigana Codkaga laasimka ah Sugeynaa hees cusub
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 Жыл бұрын
Two legends aan jeclahay in ay isla heesaan❤
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
Hayaaaay heestani waaheesti heesha horey u socda topp topp
@FadxiFadxiladan-ee3pm
@FadxiFadxiladan-ee3pm Жыл бұрын
Woow hodan abdirahman 😊🎉 boqoradedi ❤
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Ma Sha Allah. Gobtii Samaroon
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@SalmaFayax
@SalmaFayax Жыл бұрын
Two legends nimcaaan and hodan ❤️❤️❤️eesh yaa cod
@nimcoyousuf9304
@nimcoyousuf9304 Жыл бұрын
Haa zx mashaa
@moeawale4891
@moeawale4891 7 ай бұрын
God bless dadkii reer Awdal borqortooyo soomaali ilaa qargii 15 tobnaaad .
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Makahiilka aarka 🦁🦁
@daherfathi2610
@daherfathi2610 Жыл бұрын
Nimcan Hilaac & Hodan Abdirahman 💙🤍💙
@Diyamahad
@Diyamahad 2 ай бұрын
Old is gold❤
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 Жыл бұрын
Allahu Mubarak what a voice Nimcaan❤️❤️❤️
@rahmabarkad7070
@rahmabarkad7070 Жыл бұрын
Waaaw dadaki iila dhashaye
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
Heestan markaa arkayba wadnahaaba idhaqaaqay😢walee jacayl nin arkay ayaa sheega
@mogeabassbakar4193
@mogeabassbakar4193 Жыл бұрын
Hello❤
@osmanosman4275
@osmanosman4275 Жыл бұрын
❤❤❤❤ midii I badaay jacaylka I bartaay ku aaway
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 7 ай бұрын
Jah nimcaan iyo hodan ❤ nimcaan fanaankayaga cadowgA UNOOLOW HNO macn ❤ from borama 💚🤍♥️⚘️ dadka isir nacayb u soo qoraya nimcaan ma oga waxa ay ku samaysay dowlada muuse biixi wiilka 😏 waanu wadana nimcaan marwalb ❤
@GarraadAbdurizak
@GarraadAbdurizak Жыл бұрын
Labadeyda fanaan ❤
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 5 ай бұрын
Oui Oui Oui habibi qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullecturer6312
@abdullecturer6312 Жыл бұрын
2 legends with same tribe samaroon
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 9 ай бұрын
Bisinka huno qabyalada inaga daa somalinimo ayaanu wx kunahee
@Nacima5445Hargasa
@Nacima5445Hargasa Жыл бұрын
Heesta kaliya ee aan ku raxaysto 😊
@aflaaxofficial7107
@aflaaxofficial7107 Жыл бұрын
anigu waligey hees maan dhagaysan🥺🥺🥺
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 Жыл бұрын
ma nashida hada dhagaysanaysa?
@Janno1695
@Janno1695 Жыл бұрын
Adkaaatey🤣🤣🤣🤣
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj Жыл бұрын
Top Song Inaba caadi maaha 👌🏽
@soumeyalabelle3891
@soumeyalabelle3891 Жыл бұрын
Woww my two favorite legends keep going
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@abdiali4991
@abdiali4991 Жыл бұрын
Wooow we love ❤️ fananta somaliyyed
@hawayasin2853
@hawayasin2853 Жыл бұрын
markan labadooda isku arkay ban Gartay heestu inay thy INTAAN BAAJO BARASHADA WLLNIMO🤩🤩
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@hafsayamani3211
@hafsayamani3211 Жыл бұрын
Heestan dareenkeda inaba lamacabirinkaro Xasuuus badan I.a Jclka Hawaro
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 Жыл бұрын
Hawaaro❤😊
@marwokhalid1402
@marwokhalid1402 Жыл бұрын
Mashallah hodan cadey hn ad ban ku tagera inolow sharafay
@Khalidlatiif
@Khalidlatiif Жыл бұрын
Legend nimcan 🇸🇴🙏
@cabdirasaaq-td6pl
@cabdirasaaq-td6pl Жыл бұрын
hodan abdiraxman mahadsanid
@Aisha-A45
@Aisha-A45 4 ай бұрын
This song never gets old🔥😭
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 Жыл бұрын
Hees Hees dhaaftay❤🙏
@rahmaarab9620
@rahmaarab9620 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ 2 legend nimcaan and hodan
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@duniyalayla567
@duniyalayla567 Жыл бұрын
Love those two legends fananin qaran🇸🇴❤
@zeinab.abdilahi
@zeinab.abdilahi Жыл бұрын
Hodan la queen 👑
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 5 ай бұрын
🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 3 ай бұрын
Oui Oui Oui Abdirahman ilove you habibi qali ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@mohamedameen9709
@mohamedameen9709 Жыл бұрын
Saamroon is uuruur satay weyee wuxuu laakiin ❤❤ hodan×nimcaan😅
@ugaazyahye3324
@ugaazyahye3324 Жыл бұрын
gadarbuusi legends
@salmaanabdi9462
@salmaanabdi9462 Жыл бұрын
What a voice Intaan baajo barshad walalnimo Come back
@zakariyebarre2331
@zakariyebarre2331 7 күн бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa 2020kii habeen aanu ku mirqaamanay magaalada abdaal ee gobolka saaxil
@DeeqaCabdilahi-os2xp
@DeeqaCabdilahi-os2xp Ай бұрын
Hanrahan hodan la yidhaah wax ka qurx bdn lama aragggg❤
@alizamoha4845
@alizamoha4845 Ай бұрын
4 dec 2024 dhagesanoya ma na aqaan waxa iso xasuusiyay hestan lk😂😂❤
@soodagan3048
@soodagan3048 Жыл бұрын
I love this song 🎶 💯👏🏾❤️✨
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
Ddftt
@chambooosman4472
@chambooosman4472 Жыл бұрын
Legendary nimcaan iyo hodan the best song
@subeerxasan8827
@subeerxasan8827 Жыл бұрын
Golden voice@
@habonibrahim4240
@habonibrahim4240 4 ай бұрын
Great legends ❤❤the voice 😢😢
@yasmin8196
@yasmin8196 Жыл бұрын
Mashaa Allah 💞💞💞💞💞💞💞
@abdi_252
@abdi_252 Жыл бұрын
Subscribe iisar sister🙏
@MahadLahelow
@MahadLahelow 9 ай бұрын
Hoday way qurxaysata🏅♥️🍏🍐🥝
@ciizediinabdi443
@ciizediinabdi443 Жыл бұрын
What the voices salan sare tolka🙏🙏💯
@ahmetqurbo8603
@ahmetqurbo8603 Жыл бұрын
Best song❤
@mohamedameen9709
@mohamedameen9709 Жыл бұрын
Dagaalka galla weeye heestu way macaan tahay waalahi wan ka helay wuxuu waa macaan dee heestu noi asal weey nicmaan hilaac iyo hodaan cabdiraxmaan faniinta qaraniga tiihiin nio lushay heesta aadka umaacaan weyaan aad ayeey u macaan tahay wuxuu wan ka helag😂
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
TheGoats Of All the time.
@SaabrinHusein
@SaabrinHusein 3 ай бұрын
Hestan xasuus igu ledahy 😢😢
@maslaxcumar4606
@maslaxcumar4606 Жыл бұрын
Mar xadiiba nimcaan joogo hudheelku waa buuxa
@rahmanour3541
@rahmanour3541 Жыл бұрын
Two legends❤
@xamdamuhiim6668
@xamdamuhiim6668 Жыл бұрын
My fv singers
@maanaaweys
@maanaaweys Жыл бұрын
My two favorite leggings ❤❤❤❤❤
@NIMCO176
@NIMCO176 Ай бұрын
Waxan dhagaysanaya 1/1/2025/ 9:5 munit Anogo xidhidh cusub ku Balabay sanadka cusub ♡♤☆♧
@fuaadbuuwe7727
@fuaadbuuwe7727 5 ай бұрын
❤from nimcaan hilaac❤
@ayandegen9665
@ayandegen9665 Жыл бұрын
Jah Boqor io boqorad ❤❤❤👍👍👍🥰🥰
@yasmin8196
@yasmin8196 Жыл бұрын
Wow,🎉🎉🎉🎉🎉🎉👑👑👑👑
@yasmin8196
@yasmin8196 Жыл бұрын
Dhal baqortoyo,,🇺🇸❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑
@husseinhared
@husseinhared Жыл бұрын
@sundusjama3643
@sundusjama3643 Жыл бұрын
Two Legends we love you 😍 💜 ❤️
@cabdicabdule12
@cabdicabdule12 Жыл бұрын
M.A
@HamseApdikarim313
@HamseApdikarim313 Жыл бұрын
First
@cadayyuusuf8705
@cadayyuusuf8705 Жыл бұрын
Mnsha alaah
@ancaamabdikadir-yi3vu
@ancaamabdikadir-yi3vu Жыл бұрын
Nimcaan hilaac 😘😘
@najmamohamedabase1279
@najmamohamedabase1279 Жыл бұрын
😢jecelyyy ❤
@shacaybmustafe9340
@shacaybmustafe9340 Жыл бұрын
Nimcaan hilca iyo hodan abdirahman antler ❤❤❤
@updini009gasane8
@updini009gasane8 2 ай бұрын
Love❤isn't easy
@abdirahmandahir5551
@abdirahmandahir5551 Жыл бұрын
Two legendz xazuuz 2015
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Best song 2023
@ibroismabdirahman9556
@ibroismabdirahman9556 Жыл бұрын
Sweet memories 2011
@rayan781
@rayan781 Жыл бұрын
Woow eshcalaa cod labokaldaran macaan
@MustafeCabdiraxmaanHoori
@MustafeCabdiraxmaanHoori Жыл бұрын
Guulayso marwalba Wllkay igayaraa
@axamedmadey
@axamedmadey 9 ай бұрын
5:03
@mustafesmail4806
@mustafesmail4806 Жыл бұрын
Oh Two legends. ❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
😂😮
@sahrafarah9925
@sahrafarah9925 Жыл бұрын
I love u hodan and hilaac
@cabaascawil7450
@cabaascawil7450 8 ай бұрын
Galabtah ay tahay 4:06 tariikhdu tahay 27/5/2024 heestan soo booqdey 😢
@XamseHassanismail
@XamseHassanismail 18 күн бұрын
Presesellecce lovèeee❤
@XamdaApdilahi-ty5pq
@XamdaApdilahi-ty5pq 7 ай бұрын
Weeeey❤
@malmo4235
@malmo4235 Жыл бұрын
Sweet memories 2012 🥲🥲🥲
@cabdisamadali9542
@cabdisamadali9542 Жыл бұрын
Haaye haaye
@degelkhayr
@degelkhayr Жыл бұрын
Inuu jecelyahay buu u egyahay Nimcaan ayaduna waxay u egtahay inaysan jeclayn
@zameeramohamuuth
@zameeramohamuuth Жыл бұрын
Hestan saan ujeclahay leh😭😭😂💕
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
Hoday way qurxaysatay 🏃‍♀️🏃‍♀️🤞🤣
@sahrosharif2543
@sahrosharif2543 Жыл бұрын
Hooyo ❤❤😊
@AinleAidrous
@AinleAidrous Жыл бұрын
say masha allah qumayo🤦🏿
@MaryaHassan-o4s
@MaryaHassan-o4s 11 ай бұрын
Say mashAllah naya
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 7 ай бұрын
Wexeeday wax la doonatay hhhhh
@Sinyoritayy__
@Sinyoritayy__ 6 ай бұрын
@@AinleAidrous say m.a nag walan 😂😂
@djamilamed
@djamilamed Жыл бұрын
❤❤❤
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
GABAR JINI LA NOOL OO MAXKAMADDA DAHIR ALASOW KA YABISAY MAANTA
27:23
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 2,3 МЛН
HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME
9:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,5 МЛН
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Nasir Production
Рет қаралды 544 М.
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН