No video

HODAN SHABIIN HEESTII QUUS FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

  Рет қаралды 139,440

samatar said salah

samatar said salah

Күн бұрын

HODAN SHABIIN HEESTII QUUS
ERAYADII:SAHRO ALCAYN
LAXANKII:ABDALLA AW ALI
VOCAL RECORDING CAAMIR ZAKI
FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

Пікірлер: 108
@xoriyoibrahim1696
@xoriyoibrahim1696 3 жыл бұрын
Walaashey hodon shibiin guuleyso fankana ina adeer alaha kaamadoobeyo ilmaahaga korso fanku faaiido maleh
@hanadyare7511
@hanadyare7511 4 жыл бұрын
Maasha alaah hodan waa gabadha kaliya oo heesta iyadoo Asturan abaayo saas ku soco waliga ha is qaawin I LOVE YOU
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Mxa astuuran timaha dhiinaca banaan waxay
@fathiabdallahahmed8597
@fathiabdallahahmed8597 4 жыл бұрын
Waxa ugu cowresan qofka waa timo Ma ogtahay lkn Mansha AllaH Waa Ku FaraxsanahaY Jirkeeda inay qarsatey
@Sabnalove143
@Sabnalove143 4 жыл бұрын
Waaaw way iga gadan tahay heestan runtii i like
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 жыл бұрын
Boqortooyo Hodan Shibiin she's from #Qardho ina ader waanku wataa cod halaasi ah iyo asturnaan masha allah
@idilali2217
@idilali2217 4 жыл бұрын
Qardho xoog miyaa kk
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 жыл бұрын
@@idilali2217 maxa boqorada Qardho ugu diidan thay lol
@TheAemillianna
@TheAemillianna 4 жыл бұрын
Hodan you look absolutely beautiful and love your voice. So talented. Gorgeous outfits.
@GorGorMediaProduction
@GorGorMediaProduction 4 жыл бұрын
FANAANADA HODAN WAAN SALAMAYA USTAAD SAMATAR SAID SALAH HEESAHA MACAAN WA KUWII AAN KAGA BARANAY CALEEEK LEGEND ALWAYS LEGEND
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
She’s beyond beauty Quruxleeey walahi kaalay iska arag bul bul weeye heesta macaan 👌🏾👌🏾💯💯 Vidio degan oo quruxbadan
@abdihollandshow2147
@abdihollandshow2147 4 жыл бұрын
Mansha allah queen is back
@fahadrashid786
@fahadrashid786 4 жыл бұрын
Ax yaaaa inan sharafi waataa asturnaanta ayaaan waxloodhigaa jirin Alle hakusharfo
@salvesalvi9425
@salvesalvi9425 Жыл бұрын
Love u so &so much woweee u are the best
@abdirahman1799
@abdirahman1799 4 жыл бұрын
My Queen Hodon shibin keep going axsan cod fanaanad wayn 🥰♥️🙌
@Araga.dunida2023
@Araga.dunida2023 4 жыл бұрын
Naagtaan romatic aya iga muuqda walhi waa igu baxdaa 😎
@qumansabban7117
@qumansabban7117 4 жыл бұрын
Gabadhan malaha waa fanaanad cusub horey uma arag anyway she is beautiful and amazing 😀😀😀😀😀😀keep going sister
@idilali2217
@idilali2217 4 жыл бұрын
Waaw walaashey Hoday gabadheyda Nafiasa hooyadeed horey u soco qaali Maashallah tsbaarakallah alaha i din xifdiyo
@abdig7562
@abdig7562 4 жыл бұрын
TOLOOW QOFTAN MIYAA LA QABAA? WAY IGA DHEX BAXDEY.😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Gabadhani mudo badan waa maqneyd xagee ka dhacdey horta 🤔😓2015 igu danbeysay 20 jun 2020✌👌😘
@idilali2217
@idilali2217 4 жыл бұрын
Ilmo yar yar bay dhashay
@sagalabdiadan5911
@sagalabdiadan5911 4 жыл бұрын
Mansha Allah walashay Hodan jabiin keep going
@ismahanabdi960
@ismahanabdi960 4 жыл бұрын
Boqorada codka inee tahy intaa ilaa aragtay like dhac igu siiya
@nadarmahat9961
@nadarmahat9961 4 жыл бұрын
MASHALLAH GABADH IYADO ASTURAN HEESAYSA HORE USCO QURXEEY❤💋🙏
@khadarcawil5328
@khadarcawil5328 4 жыл бұрын
Ilaahow hesaha naga madoobe 🙌
@Abshir252
@Abshir252 4 жыл бұрын
Beautiful song. Horay usoco fananeedana qaaliga ah
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 4 жыл бұрын
Masha allah cod macaan sis guul keep going
@Abdibr876
@Abdibr876 4 жыл бұрын
Heesta way iga gadantahay ❤❤❤❤❤
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 4 жыл бұрын
#Hodan Shabiin Welcome back My fv Girl ❤❤❤❤❤
@xariiromar8367
@xariiromar8367 4 жыл бұрын
Poqorada Mj horu soco huuno
@deeqoabdi8996
@deeqoabdi8996 4 жыл бұрын
Qabiilka qalqd kafahantay wa gabara somaliyed
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 4 жыл бұрын
Waara Waa fananad somaliyed anigo Somaliland ah Ayaa taageera
@xariiromar8367
@xariiromar8367 4 жыл бұрын
@@nimanabdi7032 Dee somali waayo Mj Maynan Somali ahayn laandheeraha isma qariyo sxp
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 4 жыл бұрын
xariir Omar waad naga xidhsatay
@xariiromar8367
@xariiromar8367 4 жыл бұрын
@@nimanabdi7032 hhhhhh 😂 maya Sxp cafwan marmar ban isku arkaa sheekadaas
@roodocaasho1842
@roodocaasho1842 4 жыл бұрын
Ma.sha allh hapo qli horey usoca wn kugu fanaan
@cnasirudhis7401
@cnasirudhis7401 3 жыл бұрын
Inantani way asturantey msha allah horu soco wll
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 4 жыл бұрын
Masha llah welcome back Poqortoyo Hodan Shabiin 🖤✌
@fugasima658
@fugasima658 Жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹
@apdirhmanibrahim9569
@apdirhmanibrahim9569 4 жыл бұрын
Boqoradii Wlcme back Hodan shiniin 🙏🏽💜
@RelaxForever553
@RelaxForever553 4 жыл бұрын
Maxaa udiiday gabdhah fanaaninta ah sida gabdhaas ookale inay isku asturaan oo ay uheesaan Hodan shabiin mashalah walaale xijaabkaga marna hakatagin.
@SuperCaano
@SuperCaano 4 жыл бұрын
Well done my Brother Samater Said Salah our legend Hodan our queen HOOHEE
@inacamuud6919
@inacamuud6919 4 жыл бұрын
Horay usoco hodan inaba cadi mahan
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 жыл бұрын
Boowe waa ok waa midho qiimo badan labiskaagu waa edeb iyo akhlaaq qurux waad leeday wax lagugu diido meesha kuma hayo
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 4 жыл бұрын
Goog job nice song ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏
@shankaronali3297
@shankaronali3297 4 жыл бұрын
Wow very nice song ❤️♥️😍💤💤💤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👀👀
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 4 жыл бұрын
Welcome #Hodan_shibiin legend waxba kama garanayaan qadaadwayntu
@sabrinhaji5617
@sabrinhaji5617 4 жыл бұрын
Inadeertey weye no Qadad yar Asal punlander weye inaanta
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 4 жыл бұрын
I know she is from Mj and I from Somaliland she is legendary
@fardousjamac18
@fardousjamac18 4 жыл бұрын
@@nimanabdi7032 😤👠
@hodan3084
@hodan3084 4 жыл бұрын
Sarqaan iyo marqaan nimcaan foolxuma kudishay
@Abdibr876
@Abdibr876 4 жыл бұрын
lkn heesta way iga gadantahay
@abasskhanbarrow482
@abasskhanbarrow482 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo
@hirsiabdi2221
@hirsiabdi2221 4 жыл бұрын
Beautiful talented lady hodan shabiin
@amun5155
@amun5155 4 жыл бұрын
Viva Hodan Shibiin
@HassanHassan-eb2kl
@HassanHassan-eb2kl 3 жыл бұрын
Hadaa dambaabeesid inaa sheekeesid maahan ee orod ereyada iska soo sax waxaan hees kaama raaceeso
@SaajinMuse
@SaajinMuse 4 жыл бұрын
Hodan Qurux ❤️🔥
@rahmaahmed7750
@rahmaahmed7750 4 жыл бұрын
Masha allah i like the song
@fowsioabdiahmed8709
@fowsioabdiahmed8709 4 жыл бұрын
Hodon shabiin wellcome back 2020
@siradilovethis3292
@siradilovethis3292 4 жыл бұрын
Well done sister good job 👍
@maryanmahamed861
@maryanmahamed861 4 жыл бұрын
heees buuxda iyo video qurux badan
@libanmilano673
@libanmilano673 4 жыл бұрын
😘🎤 HODAN SHIBIN🍇🍓🥰😘❤️❤️❤️
@zidroabdirizaqofficial227
@zidroabdirizaqofficial227 4 жыл бұрын
Wooow nice hodan
@fathimohamoud8919
@fathimohamoud8919 4 жыл бұрын
Amazing song
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥top
@istahilchannel
@istahilchannel 4 жыл бұрын
Jecelka kama helo barayahan danbe💔
@husseintiyaa4259
@husseintiyaa4259 4 жыл бұрын
Super
@mukhtaardalxiis9532
@mukhtaardalxiis9532 4 жыл бұрын
Mnsha.allah quruxlay
@ayaancabdi3503
@ayaancabdi3503 4 жыл бұрын
Hodan mshlh
@sudiissa5701
@sudiissa5701 4 жыл бұрын
Nice song❤❤💯💯👏👏
@ashao6383
@ashao6383 4 жыл бұрын
Qurux asturnanta
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 4 жыл бұрын
Wow calacal igadeh😂❤❣😅
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 4 жыл бұрын
Azal 👏👌
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Midbaanan ka quusan karin Midbaa wadnaha ii qotoma Nafsadiii qaato la tagay Qorshaha iguma jirine Jacylku qaflad buu igu helay Laabtana iga qooyayoo Naftaydii naxdin baa qub tidhi qandhoodoo Waan qadh qadhay 😪😪😪😪😪
@luuleyali5171
@luuleyali5171 Жыл бұрын
Inaa dhamays tirto bay ahayd plzz so dhamays tir
@abdirzaaqmohomed9522
@abdirzaaqmohomed9522 4 жыл бұрын
Ish calaa hees
@gabadhiimajeerten3412
@gabadhiimajeerten3412 4 жыл бұрын
Welcome back mcnto
@saakinawholeseller1500
@saakinawholeseller1500 4 жыл бұрын
HODAN XABIBTI GYM AAD
@yooniscadeflims26
@yooniscadeflims26 4 жыл бұрын
Walaal mid itopiyan ah aya igu faanay dad ee subscribe igu cimamada
@filishono451
@filishono451 4 жыл бұрын
Wabeen
@mohamed-yf5lk
@mohamed-yf5lk 4 жыл бұрын
Sweet qirl ❤
@oukounyaa5343
@oukounyaa5343 4 жыл бұрын
Saaax
@khaalidibra3923
@khaalidibra3923 4 жыл бұрын
come back
@anabismail3865
@anabismail3865 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@mohamedsuleiman8602
@mohamedsuleiman8602 4 жыл бұрын
MIDEEDA KALE HADDII AY ASTUR KU FAANAYSO...ISLAAMKU WUU DIIDEY HEESAHA...WAXAAN LA HADLAYAA "KUWA ASTURKA KU AMAANAY"
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 жыл бұрын
Iyadoo heeseysa hadana qaawan saw kama sii xumaateen wllo waxba waxbay dhaamaane
@anisohirsi2702
@anisohirsi2702 4 жыл бұрын
Ayada quranka soo sheg oo music waa xaraam ah kuqoran
@filishono451
@filishono451 4 жыл бұрын
Wlhy
@anabismail3865
@anabismail3865 4 жыл бұрын
😍😍😍😍
@naazirapdirhman1250
@naazirapdirhman1250 4 жыл бұрын
Wlhi heestan waa iga gadan tahy music oo kaliya ayaa idilay
@activistintisaarmaxamud9165
@activistintisaarmaxamud9165 4 жыл бұрын
Codkeeda wo iga gadanyahay wawawa
@deeqoabdi8996
@deeqoabdi8996 4 жыл бұрын
Sonoqday hadan qali dumar sodhwaw
@filishono451
@filishono451 4 жыл бұрын
Jecyl majiro
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 4 жыл бұрын
Yamarlapad so noqday oo hesta kahelay lke isar😅🙏❣
@anabismail3865
@anabismail3865 4 жыл бұрын
😍😍😍
@ahmedlaachofficial8621
@ahmedlaachofficial8621 4 жыл бұрын
Cish Cala hees
@ayaanleali7182
@ayaanleali7182 3 жыл бұрын
Igamagadno heestan 🤣🤣
@MOHAMEDABDI_01
@MOHAMEDABDI_01 4 жыл бұрын
subscribe plz sxbyaal iigu qabta
@luulsaha1410
@luulsaha1410 4 жыл бұрын
Inantani ma carabahay joogtaa tolow wa maxay waxanoo cabaayadii 🤣🤣
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 жыл бұрын
May Uk wey asturantahy masha allaah lkn timaha bes u dhiman
@Ruushka771
@Ruushka771 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE II SAARA SOOMALI💪💪✌🇸🇴🇸🇴
@ahmedhusseingaal2311
@ahmedhusseingaal2311 4 жыл бұрын
Mahima chodari ayaad u egtahay waa atariisho filimaadka Hindiga jisho
@mohamedsuleiman8602
@mohamedsuleiman8602 4 жыл бұрын
HEESTU WAXAY U DAN LEEDAHAY NABAD & NOLOL...KUWA AAN FAHMIN AYAAN LA HADLAYAA...WAANU QAWADI JACEYLKAAGA ANTIGA AH...
@Abshir252
@Abshir252 4 жыл бұрын
Haday madaxdu wadanku isku dhacsan yihiin maaha micnaheedu inay shacabka puntland neceb yihiin dowladooda federal ka caadi iska dhig sxb. #VivaNabadNolal
@oukounyaa5343
@oukounyaa5343 4 жыл бұрын
Saaax
LAYLA KOOTALE HEESTII SIXIR JACEYL FARSAMADII  SAMATAR SAID SALAH
7:23
samatar said salah
Рет қаралды 50 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 59 МЛН
Hees Cusub Qalbi Dhaye | Tufaax Darajo
7:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 1 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 362 М.
Heesta: Luki | Deeqsan Cabdinaasir
4:56
Astaan
Рет қаралды 87 М.
Heestii Dhoof (Awes Amoore iyo Hodan Shabiin)
8:45
Duqbilow
Рет қаралды 115 М.
DEEQA AHMED NICE SONG FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
7:01
samatar said salah
Рет қаралды 479 М.
NIMCO YAASIIN HEESTII DABEEYLAHA LIVE SHOW 2019
5:04
Hawraar Music Production
Рет қаралды 566 М.
Ayaan Wadani Ft Hodan Shabiin Magaceeni Soo Celi Official Video 2021
6:12
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 24 М.
HODAN ABDIRAHMAN2019 HEES CUSUB MAKU DEERSHAY CAASHAQU
6:18
Carloz ???
Рет қаралды 131 М.
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44