Hoggaamiye Firdhiye ''Somaliland weli wax isbedel ah oo ka dhacay ma jiraan, Muuse ayaa tegay...''.

  Рет қаралды 13,288

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

Пікірлер: 154
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Ай бұрын
WAA HADALKII. CABAAS MADANI. ❤KKKK. BOOWE. WAXAANU KUNOQONEYNAA. SLND. HADAANU. NAHAY. JAAMAC❤SIYAAD❤❤❤. TAAS. OGAADA. DHULBAHANTE. TOLKAYOW❤❤❤
@RoodaSiindheere114
@RoodaSiindheere114 Ай бұрын
Afka ka tiri ee car facil ku dar
@hassanabdikarimmohamed2505
@hassanabdikarimmohamed2505 26 күн бұрын
Jamac siyad kee boowe daha oo sida tolow? Maba jiranin.. Shurunshuur laangaab ah oo sheeganaya qabulada Dhulbahante baa tahay waynaa iska cadahay ee iska amus... Ma jamac siyad iyo Dhulbahante sida la ogaa iidoorka 9 bilood ila dagaaltamay imikana wili wassayo baa sland ku noqonayo waxaa kasii dhow inay somaliland somalia kusoo noqoto taas ayaaba suurtobi kadho
@Saeedsy9
@Saeedsy9 Ай бұрын
Somaliland is one country.
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Yup
@a.m.6277
@a.m.6277 Ай бұрын
Somaliland is a Ethiopian project. We from awdal will never accept the one Clan state
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil Ай бұрын
Siilkii hooyadaa u sheeg
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
@Khaalidgamiil hoyadaa unbadcayday badhyo culusey 😂
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
@@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan FUTADII IIDOOR DABACAYUUN BAA QARXATEY!! KHASHIN IIDOOR AH!
@cabdirisaaqyuusuf1382
@cabdirisaaqyuusuf1382 Ай бұрын
Waar masaajidka ciyaarta kadaa
@DrzackZack-oh9dn
@DrzackZack-oh9dn Ай бұрын
Xasan sheikh buu is mooda lkn waa baradho kulul😂
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
MA IIDOOR DABACAYUUN BAA HADLAYA!!
@omersamatar4219
@omersamatar4219 Ай бұрын
Masaajidada Siyaasad looguma talo gelin ee ilaahay ka cabso
@SaynabYare-zz9li
@SaynabYare-zz9li Ай бұрын
Waxba kama qaban kartid somalilnd💚❤
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 Ай бұрын
Baruurtaay cidi idin ma soo socotee halkiina jooga oo dhista munaafaqiinyhay intiinbaaanu idinka raysanye jooga jooga dhulkiina tuulada yar ee laasdhiig dhista
@AlihusseinYusuf
@AlihusseinYusuf Ай бұрын
Dadku way diidan yihiin ninka
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l Ай бұрын
Somalia ma hooyadaabaa Leh ?
@بريدالدراسةالجامعية
@بريدالدراسةالجامعية Ай бұрын
Waarunti lascanodna waa la soo celinayaa mar dhaw insha allah
@RoodaSiindheere114
@RoodaSiindheere114 Ай бұрын
Afka ka tiri car isku so day wlhi in Tariq madow ka raci
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Ай бұрын
Ma khudbadii Jimcahaa. Adeer SOMALİLAND baanu nahay. Weligayana kama tanaasulayno. Adiguna hanagu soo noqonin.
@HASSANYey-x1r
@HASSANYey-x1r Ай бұрын
Masaajdka manaafaqada kaladhexbax oo tarabuun inoosamee
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Ай бұрын
Kulahaa maxaa iga khuseeya inaga ..hadana kulahaa wax inaga khuseeyaa majiraan 😂😂😂😂
@maryamali8408
@maryamali8408 Ай бұрын
Warya laagadhe kalafirdhiye mataasaad keetay ma aadigii hada ma adigii ,aduniyo maxaa aaragti kuyaal ,soosoco waa lagu sugaaye,Alla muxuu ismoodey .
@subayrcabdi8054
@subayrcabdi8054 Ай бұрын
Soo noqda wllayaalow Waan idin sasabaynaaye Somaliland baan nahay inagu Firdhiye
@BisharMaxamud
@BisharMaxamud Ай бұрын
Idinkusoonoqda oosomalinimo usoonoqda wlalhayow
@LilyR-sd1lt
@LilyR-sd1lt Ай бұрын
​@@BisharMaxamudsomalilnimo yaa Ka tegay? Sowta Djibouti dad Somali weli ah
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Ай бұрын
MaanShaa,ALLaah madaxwayne firdhiye waxan kahelay hadal kaags ugu horeeyey Ee Aad katidha isbedelka xaga gooni goosad ahaan hambalyo ayaan kuuleehay anoo Ree Awdal maadaama Aad dhulkiina Aad sidaad Rabtaan ugu tasman kartaan maanshaa,ALLaah from Boorama
@omersamatar4219
@omersamatar4219 Ай бұрын
Adeer dhulkaaga ku ekow cidina kuumasoo socoto e, Soomaali yaa adiga wakiil kaaga dhigay
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 Ай бұрын
Cuqdada kuhaysa lakin melgadhimaysid
@Hemzeveron
@Hemzeveron Ай бұрын
Ina inalilahi wa inna ilayhi raji'un War wuxu kaa hadlayaaa kuuridi Allah masqiid Allah War runta ujeeka
@adoonalle7631
@adoonalle7631 Ай бұрын
Masajidka ciyaarta ha laga daa'yo wacdi iyo wadad mooyee yan dhiiqo cagaha lala galin
@IkraanIbrahim-p3h
@IkraanIbrahim-p3h Ай бұрын
Warniyow dadku hakacibadaystaane niicda kalatag lagu firdhiye maxakagay isbadalkayaga
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h Ай бұрын
😂😂😂 hargaysa ma hoyadaba le baroorta iyo faanka kala daa doqoney ina isha calamkay baroo wiish😂😂
@AhmedNour-r7g
@AhmedNour-r7g Ай бұрын
Waar masaajidka cuyaarta ka daaya walal. Meelaha kale mooye
@Queenugbaad
@Queenugbaad Ай бұрын
Wuu dhacayaaa 😂😂😂 waa laydinkenayaa ku busharayso somaliland for ever
@AbdimalikMohamed-n2t
@AbdimalikMohamed-n2t Ай бұрын
Cadaaladda morgan la hor keeni waayay ee madaxda somaliland la keenayo ma hooyadaa baa samaysatay?!
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Firdhiye waa iska hadleh
@HudaJama-v8l
@HudaJama-v8l Ай бұрын
Ma hasan sheekh baa ku yidhi masaajidka ka qudbey miskiin fadhiye
@craxmanaadan1481
@craxmanaadan1481 Ай бұрын
Laascaanood maamul ma noqon kadho. dadka beenta ka daa oo hogaamiye fikiraya noqo firdhiyaw??????
@Anfac961
@Anfac961 Ай бұрын
Masaajidka ciyaarta ka daa😂😂😂😂😂 Somalidaad sheegay qori caaradeedaan kaga keensady xuriyada 😂😂😂 Car oy adoon adoon dhaly
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 Ай бұрын
Ma waxuu copy gareeyey xasan sheek war xaarka isku xeji wan kuu soo soconaa a soon as possible
@cabdifataxsaleban2616
@cabdifataxsaleban2616 Ай бұрын
Dadkii caqliga laaha isirka soomaliyeed uma taliyaan zabankan
@raagebusinenesscentre
@raagebusinenesscentre Ай бұрын
Caaad loma bahne dadkaga dhinac karac biyole hadi kale biyihi ayad iib gan shadh anad lahay aya lagu xidhay
@MaxmedKastam
@MaxmedKastam Ай бұрын
Caqligaaa ku yidhi masaajid ku dheh wad wad siyaasada bal ayan darada wali idiin daba socota eega oo dhugta
@SaynabYare-zz9li
@SaynabYare-zz9li Ай бұрын
Oo maxa kaa galay isbedelkeeda😂😂😂
@AbdourahmanAbdi-e3g
@AbdourahmanAbdi-e3g Ай бұрын
Jooga dhulkiiina somali jacayl lahayne
@AbdourahmanAbdi-e3g
@AbdourahmanAbdi-e3g Ай бұрын
Soomdli jacayl 😂😂😂😂😂😂 adigaa leh kaligaaa
@maxdar11
@maxdar11 Ай бұрын
Baradho kulul adeer nadaaya wixii doonaa hanooyimaadaane
@mohamedsuleiman4153
@mohamedsuleiman4153 Ай бұрын
Firdhiye khiyaali baad iskugu sheekaysaane ma adaa maamul sheeganaya sawta maamulkii ba,ay saddex degmo madaxweyneheedi saw wax lagu qosla maha
@NinOdayah
@NinOdayah Ай бұрын
Hoyada Soomaali wastay calool weyne, 2023 buu Soomaali noqday, annaga 1950 baa Somaliland nala odhan jiray oo macnaheedu yahay dhulka Soomaali.
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Ай бұрын
Mida kale fikradooda maxaa kaa galay ay aaminsanyiih..adigu dhulkaaga saxaraha ah .tamaandho ka beer
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Ай бұрын
Oo sawtigan wll adiguba aad kala qaybisay in markii hore wada noolayd,miyaanad siikordhin inlasoo kala taga uun?
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h Ай бұрын
Doqon carab wayn somaliyana kuma rabto somalilanda uf bay ku tiri tulayay qadhmuune😂😂😂😂
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Khaatumo ayaa yaqaanna horta
@mohameddaalaa3990
@mohameddaalaa3990 Ай бұрын
Adeer ma cid Somaliland ku dhasnta ayaa jirta
@QAASIMFARTAAG
@QAASIMFARTAAG Ай бұрын
Ma sidii xasan.sheekh ayaad ku waalatay masaajidka yaab caadi ayaad u qafiifteen
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Fardhiyyoow runta marka loo yimaaddo reerlaascaanood waa reersomaliland ilaahay ayaa Ka dhigay
@jakey2424
@jakey2424 Ай бұрын
Reer hargeysa waa reer Somalia ILAAHAY ayaa ka dhigay. Dal la kala jari karaa majiro. Anaa diiday, anaa deggan xuduudka aad sheegayso, mana imaan kartid. Wadada haddeer aad bar yaysaan in la furo anaa xidhay, wayna xidhnaanaysaa.
@AaminIsmaaciil
@AaminIsmaaciil Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Sorry😢😂😂
@abdixoog7852
@abdixoog7852 Ай бұрын
Asc moorgan ayaa isna cadaalada ka mudan in horkeeno maxkamed iyo Tuke iyo kuwii Somaliland xasuuqay oo maanta nool iyagana waanu daba gali doonaa haddii naga hadhi waydaan oo aad sii wadaan somaland nacaybka
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
NACEEBKA LA DHIMO IIDOOR DABACAYUUNOW
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil Ай бұрын
Baradho kulul 😂😂😂 farahay kaga gubteen majeerteen
@KhaalidShiil-w3m
@KhaalidShiil-w3m Ай бұрын
Munaafaq masaajidka been ugu sheegaya adhigiisii Malaha dad maahee
@Cabdiraxman123-qg4hx
@Cabdiraxman123-qg4hx Ай бұрын
Lacag ba rabtaan o baad ah mana arkeysan ee masjidka ka daya ci Yarta
@Brightone1
@Brightone1 Ай бұрын
Nacas uus buuran oo bilaa caqli, kuwa kudhagaysanaya ayaa kaa liita
@mohamedsuleiman4153
@mohamedsuleiman4153 Ай бұрын
In la riyoodo waxaa ka horeeya in la seexdo
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Khaatumo waa laba magaalo bas
@RoodaSiindheere114
@RoodaSiindheere114 Ай бұрын
Alxmdlh
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Isbadal wuudhacay oo muuse lacagtii uu handaraabay ayaa lafurayaa waynu eegi cida ugusoo horaysa ee faraqa udhigata hadaba raga safka kusoojira qaarbaa lamagacaabay 🤭
@cabdijama7767
@cabdijama7767 Ай бұрын
Somaliland qalbiga Ka gashay laangadhahan
@cabaasbucurde1783
@cabaasbucurde1783 Ай бұрын
Hadaa ma adaa Iman lahaa doqon yahow doqonku dhalay
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 Ай бұрын
LACAGTIIBAA la idii furayaaa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
Garaad jaamac qabo Oo Garaad maxamedkii ka danbeeyay dilkii Hadraawi iyo dadkii Gaysan jiray filalka 😂Hooyadaa was Inyar baa kuu hadhay😂😂😂
@abdinur6152
@abdinur6152 Ай бұрын
war ninkan maxaa ka qaldan. Dowlad ba weli lama dhisina maa sugtid. Walle waa yaab
@sahalhassan7625
@sahalhassan7625 Ай бұрын
Maxa loku bixyey firdheye?
@qaajemihilehildid2275
@qaajemihilehildid2275 Ай бұрын
Adigoo ayadee
@RoodaSiindheere114
@RoodaSiindheere114 Ай бұрын
Ki tariqda madow ku galiye😅
@ND0564
@ND0564 Ай бұрын
Qudbadii masjidja Somaliland miyay noqotay. Adeer xejiso nambarkaaga xoolo baad ah dib uma helaysaan. Idinku hal hal u soo dhuumanaya yaan la idin arkin.
@guledgarasow7943
@guledgarasow7943 Ай бұрын
Wa aya qana adeer
@MaxamedMaxamud-p9p
@MaxamedMaxamud-p9p Ай бұрын
Kani waa Argagixiso
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h Ай бұрын
😂😂😂yaab tuuladan xune boodhka waynle maxa nadaba dhigay ader tuladadi ku dayne na daa mise somaliland ayaad donaysa inad kuso noqoto kuma rabno dee uf😂
@daahirkhadar929
@daahirkhadar929 Ай бұрын
Waar wxn 2diina dhinacba idinku boorinayaa'qiyaamaa'danbeeyee'dadkuna'waa Islam ee u tudha aakhiradiina
@kambulYare8
@kambulYare8 Ай бұрын
aar masjidka ciyarta ka daa
@Daacad-t4i
@Daacad-t4i Ай бұрын
Halkaa kaga haay
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Soomaali ma necbin sxb
@MuxyadiinCarab-kp6jm
@MuxyadiinCarab-kp6jm Ай бұрын
Faqash faqash dhashay waligaaba cabaad ama ooy ama qayli ama isku xaar ama dhuus waxba ku helayside kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 Ай бұрын
Dinkoo somaliland uka ordaaya wan arkaa dhulbahantaan aqaan waa dad iimaan la' oo fadlan kushuba ah war bari firdhiyoo hargeesa joogaan kutusaa cidaan waji malaha kkkkkkkkkkkk
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l Ай бұрын
Doorashadii way noo dhamaatay kusoo dhawaada furita
@AbubakarAbdilahi-w3b
@AbubakarAbdilahi-w3b Ай бұрын
😂😂muuse ciro ayaa luga hayey hada lkn dhinac baan nhy Ssb waa idin fuuleysa ​@@farhandeeq20
@LilyR-sd1lt
@LilyR-sd1lt Ай бұрын
​@@farhandeeq20kkkk dawlad kuye. Subaxan Allah waalidan bal eega
@NimcoCabdisalan-k7u
@NimcoCabdisalan-k7u Ай бұрын
Xubin.wexeeybislaataa.halgan.dabadii Dadkaaga.hakadayicin.fursad.qaaliya.waad.lasocotaa.waxa.xamaryaalla
@HayatMawliid-px5uu
@HayatMawliid-px5uu Ай бұрын
Baradho kulul maxad naga rapta😂orod tuladada dhiz0
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
Bacaluul is qaaday islaan baa laga sheegay odhaahdaa kkkkkkkkkkkkkkkk
@CabdalleIsamacil
@CabdalleIsamacil Ай бұрын
Omasaajidadii.baay.geliyeen.curfigii
@KadarWarsama-pg3wl
@KadarWarsama-pg3wl Ай бұрын
Mw ssc khatumo Waxaa tahay aqoonyahan iyo oday somaliyed Waa inaad kashaqeysiin midnimada somaliyeed Somali 0ne nation❤❤❤
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Firdhiye waa nacasba
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Iskasug intay kabaxayso😂
@apdirahmaanhandule1588
@apdirahmaanhandule1588 Ай бұрын
Khudbadii sheekh firdhiye😂
@HASSANYey-x1r
@HASSANYey-x1r Ай бұрын
Dhoohane adoo raasa jamac siyaada ayaad goonigoosad iyo midnimo kahadlaysaa war dadkaaga nololl usamee haku habsaamin dadkan dantoodii gartay
@RoobleAbsiiye-fv6wq
@RoobleAbsiiye-fv6wq Ай бұрын
Meeshu sawta masaajid lamoodo
@SaleebaanCabdi-z7o
@SaleebaanCabdi-z7o Ай бұрын
Hayi qaan gaadhayi,,, waar cidmahayisid yaan filayaa
@YaasinAxmed-i9g
@YaasinAxmed-i9g Ай бұрын
Adiga yaakusooqabanaaya😅😅😅
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl Ай бұрын
Waar bal laxdan aan meelamarayaba ogayn eega
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Adiga wlhi dhulkyga sheeganya malin walba xududki waqooye inti la isku odan jiray liid iyo xarijin fiqi gur gurti ku so dhiibin marsnya tuugyhow aduunyda kaga dawrsnya somaliland ban xudud qabil u sameyay 😂😂😂
@leenamohammed-o1s
@leenamohammed-o1s Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 I wonder what drug is on😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 Ай бұрын
Qofku marka uu siyaasada ka madhanyey xaqiiqada kirtana iska indha tiraayo waa sida qofknoo kle wuxu ilawsnyahy gooni isutaaga somaliland inuu yhy masiirka shacabka go.aankiisan ay shacabku leeyihiine ma aha laba madaxweyne oo isbedely wxd arkidonta maalin dhaw dhulbahnte oo koox koox ugu so galaaya somaliland
@cfataaxyuusufbashiir9226
@cfataaxyuusufbashiir9226 Ай бұрын
Dhulkaaga gooso xaafadaha reeraha kala masuul kamatihidee
@Yaxye-o3i
@Yaxye-o3i Ай бұрын
tuuug ma adaa cadaalad yiqaana, ciyaal ayaad meelku soo ururisoo gaajo kaynta ugu dhimanaya
@Qorsho
@Qorsho Ай бұрын
😂😂 maxaad haaysataa adigii baa ku dhex gajonaya laba buurood oo lascaanood ku dhex yaale yaa kutabay oo aad wax u shegaysaa kuxidh noow xaafadaa sool bari ee aad jogto tagtaye yaa kutabay somaliland waxa ka hadlaya oo qaadaa dhigaaya TV caalamka waxaa hanbal yeey naya dowladi hii ugu waawey naa calamka aqoonsi goodiina waa sanad ka cusub ee aay ka hadhsan tahay hal bila insha Allah midakale maxaad ula doonatay munaafa qada masaajid ka alleh ee salaada jimce ma waxaad ku dayanay saa xasan sheekh 😂😂😂😂😂
@Qorsho
@Qorsho Ай бұрын
😂
@bilalfarah2388
@bilalfarah2388 Ай бұрын
Khatumo wa baradho kulul😂😂😂
@drmohfar301
@drmohfar301 Ай бұрын
Jiil baad tihiin cay iyo afxumo laguwada barbaariyaa. Dhalanteed baa dhab la idiinka dhigay. Jaalle ssc maaha maanta dad wax baryaya waa ummad ay u caddahay meeshay usocdaan.
@AbubakarAbdilahi-w3b
@AbubakarAbdilahi-w3b Ай бұрын
​@@drmohfar301😂😂Hamplyo Haddad miirsateen koleyba caqli hore idinkuma ogeyne
@lifeasyouwouldwantto9465
@lifeasyouwouldwantto9465 Ай бұрын
Waa runtiis walee.
@MohaHassan-kd9ek
@MohaHassan-kd9ek Ай бұрын
Nacaybka aad sheegayso adiga iyo kuwa midka ah ee dadkii walalaha ahaa fidnada dhexdhigay ayaa keenay sideeda kale meeshu waa masaajid ee munaafaq ad meelahaa kale la tag kala bax masjidka
@somalishow5922
@somalishow5922 Ай бұрын
Lol 😂 somalia albaabka ka fura
@abdixoog7852
@abdixoog7852 Ай бұрын
Asc imikaani itoobiya keenaynaa oo aan badda ka kiraynaynaa hani qasbin soomaali laga tegay oo kii lahaa iska nacay
@ShucaypSiciid
@ShucaypSiciid Ай бұрын
Nacas baatahaye ka fikir nabadada ka tali somalia waxba kama gelin ee khaadumo ka hadal
@hamseaden3681
@hamseaden3681 Ай бұрын
Dhulka ma hooyadaaba leh
@Qarandhise
@Qarandhise Ай бұрын
Nacas ila waa nacas dad ka xishood wax han baa is Mooday
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Saanbuuse
@Gaashaamo
@Gaashaamo Ай бұрын
Meeshu miyaanay nasaajid illaahay ahayn dhulbahane waa isaaq dariskii waanay isdhaleen waana walaal meelna kalatagimaayaan isaaq iyo somaliland ta kalena somaalina manacba dhulbahantena mancba
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4,1 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Madaxwayne Biixi Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa.
6:08
Horn Cable Tv
Рет қаралды 133 М.
AWEYS KHAMIIS: FANNAANKI FANKA KU QASAARAY
16:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 236 М.
Doorashada Somaliland iyo waxa ay ka baran karan Soomaalida Kale
49:53
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19