HOOYADA WAC KU DHEH LACAG AN SIGAAR KU GATO ISO DIR BIG GAME

  Рет қаралды 94,514

Baaba Jeey

Baaba Jeey

Жыл бұрын

Пікірлер: 237
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hooyo naxariis badanaa😢rabbiyow Jirkaaga cadaabta ka xoree Hooyo macaney❤
@engbakar1981
@engbakar1981 Жыл бұрын
😢😢😢😢 mom is world 🌍🌎🌍
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Жыл бұрын
Aamiin
@xussendiya286
@xussendiya286 Жыл бұрын
Wlhi ma sameen laaheen aniga because intee hooyo kaa names ayaba la qiyaasi karin😢
@mansuralsalimi4736
@mansuralsalimi4736 11 ай бұрын
Aamin
@Real_Goat_Messi
@Real_Goat_Messi Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@user-lc4zk5sn6y
@user-lc4zk5sn6y 11 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@himilo101
@himilo101 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢😢😢
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Hadaad u jeedo magaca Allah like 👍 saar ❤❤
@user-oq5xu7hd3k
@user-oq5xu7hd3k Жыл бұрын
Hooyo❤❤❤ alla naxariis badanaa allow janada kuugu bishaareey😢😢
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Жыл бұрын
Inta sariirta saaran waa salaamay 😂😂
@user-zb1oy9jm2y
@user-zb1oy9jm2y 11 ай бұрын
😂😂
@sahrociiseaxmed7923
@sahrociiseaxmed7923 11 ай бұрын
Wan ka qdy😂😂
@Sakabawaancajab
@Sakabawaancajab 8 ай бұрын
Waan kaaqaaday😅😅😅
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏
@Anwarr1007
@Anwarr1007 Жыл бұрын
Hooyo mcn miss U wllhi 9 sno hooyadeeda ma arg😢😭
@DADNIMOMEDIA1
@DADNIMOMEDIA1 Жыл бұрын
Maxaa dhcy😢😢
@user-jr5qm1rq4t
@user-jr5qm1rq4t Жыл бұрын
Hooyo Mcn Waa Nolosha Ifka 😢❤
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🥰
@user-uc5qf2tt5u
@user-uc5qf2tt5u Жыл бұрын
Saan qalad habin waqti dambe walid hurdaayo inlaga kiciyo o hadana laga nixiyo😢 kuma farxin wlhi qof ku farxesana maleh sorry Hooyo macan 😢
@CabdulQaadir-hw3nw
@CabdulQaadir-hw3nw Жыл бұрын
Soobaadi baba@big gem❤❤❤❤❤🎉
@user-lz2kr1uj8z
@user-lz2kr1uj8z 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sharmarke-wp8xu
@Sharmarke-wp8xu 11 ай бұрын
Baalo badi maxaa lasso badinaaa
@user-dd2qb3nq6w
@user-dd2qb3nq6w 10 ай бұрын
​@@Sharmarke-wp8xu😢❤😢❤😢❤😢
@user-dd2qb3nq6w
@user-dd2qb3nq6w 10 ай бұрын
Sdv
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadaad ujeedo magaca allah like saar😢
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Keep going My prother Baaba jeey 800k subscribe insha allah❤❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤
@abdelrahimabdalla3309
@abdelrahimabdalla3309 Жыл бұрын
Ku dhaxwaalo meel walbo qoraalkan dhig 😷😷😷😜😜😜
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 Жыл бұрын
ILAHYOW U NAXARISO HOOYADAY WEY IGA DHIMATE igu DUCEEYA WALYAAL😭😭😭😭
@user-qb9wz7xc7y
@user-qb9wz7xc7y Жыл бұрын
Allahuma aamin
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 Жыл бұрын
Ilaah ha u wada xariisto hooyooyinkeena indhimatay iyo inta noolba🤲🏼
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Challenge ga ka daaya waalidka la wacayo oo wax ka nixiya loo sheegayo waayo waa xanuunsan karaan😢
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
❤❤❤❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤❤❤❤❤
@OmarMalele
@OmarMalele Жыл бұрын
Salalahucaleyhiwasalam❤❤❤
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 Жыл бұрын
Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah Baaba jey Alihii ku uuntey kabaq saan irsiq laguma Raadsado Alihii ku uuntey kabaq oowladaada xaaraan hasiinin gurigagana hageenin
@oldsongs2233
@oldsongs2233 Жыл бұрын
Baaba jey this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 Жыл бұрын
Baaba 800K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@axmedrashiid8263
@axmedrashiid8263 Жыл бұрын
Always keep going and never look back my brother baabajeey 💪💪💪💪
@mohamedabdiqanimohamediams3142
@mohamedabdiqanimohamediams3142 11 ай бұрын
Baaba jeey sidan waa qald wlhi😢 Idiriska iitaabo inaa dacas lagu garaaco waa qld mid xigt sheikh meeltaagn ma xarasho u haay nika sido ugu dhufty max way waa nacas waa inoo rali galn ka bixiyaa team Idiriska iitaabo is muujya 😢❤
@user-fx1zc6ft1i
@user-fx1zc6ft1i Жыл бұрын
Hooyo waa naxariis hoyoyenkena Allah hanodayo😢❤
@abdullahiidris1772
@abdullahiidris1772 Жыл бұрын
Walle wax fiican bulshada oomasoojedisiid qof xuun
@caashayusuf5155
@caashayusuf5155 10 ай бұрын
Allow hooyo mcm noowada daa aamin
@Mr_Shafkaa
@Mr_Shafkaa Жыл бұрын
Baabajeey zxp Hooyo laguma kaftamo PRANK laguma sameyo ogow taas 🙁😒
@maxamedabdiqani2863
@maxamedabdiqani2863 Жыл бұрын
Waxaan Baabajey la dhahaayo see cmlkiiisa😢😢😢😭😭😭😭 hooyo maa dheel dheel gasho 😢😢😢😢
@HakimoAliisaq
@HakimoAliisaq Жыл бұрын
Asc wllkey baaba wankutaageraa horay usoco nolow walala
@Mahamedaligees0
@Mahamedaligees0 Жыл бұрын
Baaba keep going ❤❤❤
@profalcadaala
@profalcadaala Жыл бұрын
Wan idin salaamay awoowe Wxn Tartan challenge adaga kula jirnaa imaaraati cida Hor gaarta 100k fadlan cimaamada nagu tuur kana mid noqo Asxaabta 10k ee ugu horeeya na gaarsiin doonta insha Allah Guul iyo Gobonimo
@ruqiyoxuseen9860
@ruqiyoxuseen9860 Жыл бұрын
ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI
@maceeyetotti8882
@maceeyetotti8882 Жыл бұрын
hooye mcn ❤❤❤
@maxamedxadaq
@maxamedxadaq Жыл бұрын
Baabajeeyow xumaanata aad faafineysid wllhi waa kashaleenee
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 Жыл бұрын
Bisinka hooyo magasho in sidaa looga nixiyo ❤❤❤😂😂😂😂😂
@mohamedamiin2491
@mohamedamiin2491 Жыл бұрын
Challenge gan waa good part 2 ku soo dar👍👍👍
@HaashimCali-em8wl
@HaashimCali-em8wl 11 ай бұрын
Baba adi leelugumaqlooyaa❤
@dirir--show
@dirir--show Жыл бұрын
waar yuunaani maxaa helay wllhi waan ka xunahay ninkaas waan taageeraa💔🙏🥺
@mohamedamiin2491
@mohamedamiin2491 Жыл бұрын
Hooyo waa beeer😢😢😢
@adoontialle9572
@adoontialle9572 Жыл бұрын
Baba jeey xasiid why saan yunani saan u yeshaay hooyo ciyaar mahaa😢
@XamdiKhalif-iw5rf
@XamdiKhalif-iw5rf Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 kushab waliya
@exfasqari..falaaraha__raac7910
@exfasqari..falaaraha__raac7910 Жыл бұрын
INTA jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya RAG👨 IYO DUMAR 👩 ONLY RAG👨IYO DUMAR 👩 🎉😮
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741 Жыл бұрын
Soo badi walal macaan❤❤❤
@jamal.kbinhassan6933
@jamal.kbinhassan6933 Жыл бұрын
Hadal kusiwada kwaran😢😢😢 subahanallah 😭
@FaadimoAbdulahi-wj6ve
@FaadimoAbdulahi-wj6ve Жыл бұрын
Keep going wllkeey
@user-jx3bu1fz6u
@user-jx3bu1fz6u 8 ай бұрын
Hooyo mcn waankujeclahy waana kuuxiise in bdn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahramaxameddaauud-we7fd
@sahramaxameddaauud-we7fd 11 ай бұрын
Jaalanjiga ugu horeeyo an kal iyo lab an ladhacy waaye qosolka Kkkkkkk sobdii baba kkkkk
@kingzaaid9217
@kingzaaid9217 Жыл бұрын
Baaaba wllhi gabka tig waye noso badi gaabob iyo idir ishele 😂😂😂
@user-sb4rs9ez2o
@user-sb4rs9ez2o 11 ай бұрын
Keep going baba jey 😂😂😂😂😂😂
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Жыл бұрын
Waxan doqomadaa day oo uu leyahy nin faciis ah hoydaa wac wax niyad jabiya kudheh caqliga allaha idin ka qado
@ibrosinimoha4399
@ibrosinimoha4399 Жыл бұрын
Another level 😂
@user-zg2ed8wj2y
@user-zg2ed8wj2y Жыл бұрын
Baabajeey wali youtube ka filimkiisa mad fahmin niyow😂😂😂😂 48 minut ma filim baa 😂 War niyow 18 minute ka dhig waxa markaasuu xiiso yeelanayaaye❤😊😊😊
@FaizoIzabella-hz1ro
@FaizoIzabella-hz1ro 9 ай бұрын
Baaba waxa ka wa nina in barnamishka walidka halagu sodarin ma fcno in hooyo laga nixiyo wlhi hdana xili danbe ay sacadu thu wax wngsan maha baba walidka dhan haku sodarin😢😢😢😢😢
@fatahindhey7001
@fatahindhey7001 Жыл бұрын
Walal Qalbii feyow Baba kep going
@bashiribrahim5151
@bashiribrahim5151 Жыл бұрын
War ninkan dhaqan xumaa hooyadaa aad hurdada kakicisay eed hadana kanixisay cuquba waalid kama yaabaysidaa😢😢😢
@ibrahimtimoweyne
@ibrahimtimoweyne Жыл бұрын
Sakareed 😂 Cafis Allah kuudaweyo
@sadiikhassan2456
@sadiikhassan2456 11 ай бұрын
Baby Jey wax fcn ba ma weysay hoyo yinka in laga nixiyo mey ka gashay lkn hhhhhh waxa kadaran kuwa walid kood ka nixi wayay yelay hadalkaga
@user-de6rr8hv6b
@user-de6rr8hv6b Жыл бұрын
Challenge dartiisa hoyadey uguma nixinayo wlhi 🥺 sigaar aaa
@SafiyoAbdilaahi-vv3dl
@SafiyoAbdilaahi-vv3dl Жыл бұрын
Hooyo mcn❤❤❤
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
Qof dumara darteeda iska daaye dunida dhan hadey dhan iga marto halmar Hooyo kamaan nixiyeen challenge walaa prank sidii kale baan abaalkeeda u gudi la’nahay hadana naxtin inaan ugu daro Subxana Allah…😭😭😭
@shukrishacni7796
@shukrishacni7796 Жыл бұрын
Sax
@user-be1jw4xh1m
@user-be1jw4xh1m Жыл бұрын
😂😂❤❤❤😮😮😂😂
@KHADAR451
@KHADAR451 Жыл бұрын
More video baabajeey 😊😊
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 Жыл бұрын
Hooya wac ka xini iyo xaaskaga naag kalaan kula guursana dheh wax fiican maaqa dhib aan lagasoo noqon karin ayaa gaari kara kadaaya qeyr allaha idiinsiiye
@user-be1jw4xh1m
@user-be1jw4xh1m Жыл бұрын
😂😂❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤
@maryanhassan7716
@maryanhassan7716 11 ай бұрын
Hhhhhhh sobaadi Baba 😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Жыл бұрын
Axxxxxx waa iga ohiisen axxxx ka daaya hooyo macan waxas plzzzzzzx
@user-mk6ye3uu1f
@user-mk6ye3uu1f Жыл бұрын
Soobaadi baba Big gem❤❤
@AbdirahmanMohammed-dl5wm
@AbdirahmanMohammed-dl5wm 11 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@fatahindhey7001
@fatahindhey7001 Жыл бұрын
Ahhh Baba Qofteyda jogta cawoo yesmin cadey saxib
@fanytupesomalia3057
@fanytupesomalia3057 Жыл бұрын
Babajey challenge nocan wax kaso badal hoyo wac kudheh lacag siigaar kugato iso tuur waa qalad wxn mamo wye ad be ugu naxday wlhi iyo xaskaga wax kudheh nag kle aya kula gursady waa qlad babajey wiligega qoral comments kuma soqorin
@koofi508
@koofi508 Жыл бұрын
Legend baaba
@ayuubcabdikariin3129
@ayuubcabdikariin3129 Жыл бұрын
Ar qofta dharka modow qurux badan 😂😂 raag isku haysata ado lah dortey ha laraba😂😂😊
@fatimamohamed366
@fatimamohamed366 Жыл бұрын
Ax xnuun hooyo mcn wxs lagum kftamo 😭😭😭
@AamiinXasan-pk9ko
@AamiinXasan-pk9ko 4 ай бұрын
Wiilashu waa 4😮😮😮
@XamdiKhalif-iw5rf
@XamdiKhalif-iw5rf Жыл бұрын
😂😂😂 baba jey it ont esy😂
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 11 ай бұрын
Hadaaa u jeeedo gabadha u dambeyso ineeey shaadiya sharaf pro max thy like isar 😂😂
@nuurtamaxamed4979
@nuurtamaxamed4979 Жыл бұрын
Hooyomacau❤
@abdullahihaaji2380
@abdullahihaaji2380 Жыл бұрын
Hooyo mcn raali naqo
@Hacabsan99
@Hacabsan99 Жыл бұрын
Waa baran kartaa luqada English-ka kaliya qof go'aan leh noqo wll ❤😊
@safiyoahmed7757
@safiyoahmed7757 11 ай бұрын
Ana rabo isne ka bartaa
@Hacabsan99
@Hacabsan99 11 ай бұрын
@@safiyoahmed7757 lambarka iso qor si aan kula soo hadlo WhatsApp-ka
@cabdifatahcabdifatahyare3088
@cabdifatahcabdifatahyare3088 Жыл бұрын
Baba i aamin dhiiqo aa ku jirta hoyo wac sigar araba dheh
@cabdallaabdi1536
@cabdallaabdi1536 Жыл бұрын
Acuudu billaahi minashaynaanillaah🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@hkarshe4398
@hkarshe4398 Жыл бұрын
Hooyo macan❤❤❤❤❤❤❤
@nasirismail9033
@nasirismail9033 Жыл бұрын
Saqajan hoyada wac oo lacag sigar an ku gato ii soo dir babje wa Nijas
@huskaboyinthebuilding238
@huskaboyinthebuilding238 Жыл бұрын
Niyow ohinta benta naga dhaf plz😂😂
@kaytoonm.kaytoon7717
@kaytoonm.kaytoon7717 Жыл бұрын
Kabtan baara. Sooceli sxb babajeey. Sxb.
@Weetowofficial
@Weetowofficial Жыл бұрын
Tan idiriska iitaabo markasta doorta codkii shaadiyo sharaf bey leedahay
@somaligamer2942
@somaligamer2942 Жыл бұрын
Qofta udambesay shadiyo sharaf maka dhax hdleso mise aniga umaleyo 🤣🤣
@HassanAbuukar-vu7yw
@HassanAbuukar-vu7yw Жыл бұрын
Baba Jeey shiq mel tagan whi wax laga xumaado u sameyay xasisana wacal
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 11 ай бұрын
13:34 😂
@abdiazizahmadey2288
@abdiazizahmadey2288 Жыл бұрын
Sh shantaay yu kuso jafin
@user-gh9sy4xs6v
@user-gh9sy4xs6v Жыл бұрын
Wllhi gabka bush,abka sidii la rabay ayuu u subiyay😅😅😅
@xuseenxayir
@xuseenxayir 11 ай бұрын
Shaydaan waa shaydaan kheerna malahan dhaqan xumuu wasanka kuwadaa duligaan
@abdiaqli-os8hm
@abdiaqli-os8hm Жыл бұрын
Wax walba ku ciyar lkn hoyo haku ciyarin
@MuuseMaska
@MuuseMaska Жыл бұрын
hooyada was waad ka nixisay hooyada ______😅
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka Жыл бұрын
War gabadhan codkii shaadiya sharaf Leh maxay ahayd Cajaa ib !!
@user-cq1fj6dv4u
@user-cq1fj6dv4u 11 ай бұрын
Baba saa badi libaax
@yahyeabdirahmaan5777
@yahyeabdirahmaan5777 Жыл бұрын
Waji Kab la iskaga garaacaayo xujo maahan Arinta cunsuriyasha isticmaalaan waaye 😮
@NimcodaahirDaahir-ri9re
@NimcodaahirDaahir-ri9re 11 ай бұрын
Waxan wax fiican maaha iska daa plece
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Жыл бұрын
Hooyo mcn ax
ISMA DHEHEYNIN RITAASHA AYAA BARANEYSO GURIGAGA SAXDA AH😭
18:48
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Guys Subscribe like and comment
1:09
Cunaaye official
Рет қаралды 417
HAL NEEF DHEYLO AH II KEEN SALAX SANAG XUJADII IGU ADKEED
20:12
Baaba Jeey
Рет қаралды 183 М.
AQOON LA AAN WAA IFTIIN LA AAN
26:32
IDIRISKA IITAABO
Рет қаралды 17 М.
QOFTII DHAQSO IMAADO AYAA 50 DOLLAR  KU GUULEYSANAYSA  YAA GUULEYSTAY
12:20
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН