Hooyadaa oo garoob ah Ma guursan Lahayd Reer Galkacyood iyo su.aalo qosol miiran

  Рет қаралды 16,249

Iqra Quen  Official

Iqra Quen Official

7 ай бұрын

Пікірлер: 33
@elyasjimale4316
@elyasjimale4316 7 ай бұрын
Asc asxabey gabartan daqan xumatha kawada ha laga qabta barah bulshatha madama ay fasahada weyn sowada aya kwaeyn , wabiga iyo waxas sowada ya weyn.😢😢😢😢
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay 6 ай бұрын
Hooyadaa oo Garoob ah ma guursan lahayd,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, welli Somali afkeeda kama soo bixin, Somali koonfur wax kasta afkooda waa ka soo baxayeee !!! Allow somali u sahal!!
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
Subxaan allah
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
Iqra Queen 👑 is smart 👍👍👍🎉🎉🎉
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 3 ай бұрын
Naagtan Waa in laxii Hadii Kale doolad Kama jito Gaalkacyo
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 7 ай бұрын
Naag bila akhlaaq ah weeye diin iyo dhaqan midna lahayn waar waxa afka ka laada nijaasta
@riyaanahmed4210
@riyaanahmed4210 7 ай бұрын
Wax fahan hooyadaa oo garoob ah naag kale maguursan laheyd aa laga wadaa
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 7 ай бұрын
@@riyaanahmed4210sidaad adigu u arkayso iyo siday u tiri isku mid maaha laga yaaba in ay dib ka sharaxday lakiin anigu suaasha ay ku biloowday qalad iyo qalooc ayaan u arka
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 5 ай бұрын
Walaahi naagahaan aan aqlaaqda lahayn waa duli war waxaan edbiya nooh
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay 6 ай бұрын
This is the lowest of the Lew, we hit the bottom what a silly Questions!!!
@user-hr5rx1cw8f
@user-hr5rx1cw8f 3 ай бұрын
Yacnii hooyada oo garob ah ma gauursan laheyd markay kuledahy naag kale ayey kawada su aaha wasax
@MaryanXaaji-bb2wo
@MaryanXaaji-bb2wo 6 ай бұрын
Dee idogarobah yacni iida qofkale.magursalaheed wayay su.asha
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 6 ай бұрын
KHASIISADAN WAXAY MATALEYSAA DAAROOD WAA DHAQANXUNYIHIIN.MAANTANA TAASEY LASHIRYIMAADEEN
@DeorMano
@DeorMano 4 ай бұрын
Ninka ugu danbeeya uu caqli badan yahay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
Tani waa dhaqan biis iyadaa Abeheed guursan lahayd bisinka
@bishaaryuusuf7136
@bishaaryuusuf7136 6 ай бұрын
Ar somaliya war gabdha su aasheeda fahma hooyadaa oo garob ah ma guursan lahayd waa sarbeeb hooyadaa oo garoob ah adigu naag kale ma guur san layad weeye su aashu wax fahma😂
@user-ze7wi2jh5u
@user-ze7wi2jh5u 6 ай бұрын
Su aashaas dhinliyadarada soomaliyed kama jawaabi karaan .maad kadaydiisid waayo kama fiirsanayaan su aasha hooyadaa hadii aabahaa furo ama uu dhinto saw maguur sateen nin kale weeye su aasha jawaab teedu iyo ujeedka loowado su aasha
@fiidow05
@fiidow05 7 ай бұрын
War dadkaan maxaa kaqaldan hooyadaa hadeey garoob tahay iyo adiga guurkaada maxaa isku xiray
@abobasement346
@abobasement346 6 ай бұрын
Gabadhah waxay Ahayd in lah edbiyoh
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 6 ай бұрын
Saqajaanad aan Edeb iyo akhlaaq iyo Diin Lahayn waxaa soo kale lama waa la dharbaaxaa waa bahal qurun ah jaahilad ah ceeb views ku raadinaysa
@xanaan9003
@xanaan9003 5 ай бұрын
Waa dhakhtarka xoolaha😂
@Kw58437
@Kw58437 4 ай бұрын
Dhaqan xuma gabadhu bisinke😢
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 6 ай бұрын
Dhaqtarka keli ee dhaawaciisa cuna waxay kawadaa waan naqan waa fool xumo waxas kaqabta ummada naagtan waalan
@MurtidaTv
@MurtidaTv 4 ай бұрын
Dhaqan xumaa nagtan afka dheer leh waar waxan dadka ha laga qabto dayuusada ah
@Amal_UK
@Amal_UK 7 ай бұрын
Suaal ceeba waye
@user-bc2ut9yn2x
@user-bc2ut9yn2x 7 ай бұрын
Firi gawar daqan xumada nocas ah Iska daf
@user-hz7uw3re2w
@user-hz7uw3re2w 4 ай бұрын
SICIID.DALINLE.DABEYLAHA
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 6 ай бұрын
Naagu dhaqan xumaa tani waa bilaa diinweyaan tani waa bilaa akhlaaq siday udhahdaa hoyaadaa maguusanay maqalkas ayaaba danbiah ay shaarica lataagantay stop what you are doing now
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 6 ай бұрын
War ma do far baa cunten dhiila da dill
@subraarm4381
@subraarm4381 7 ай бұрын
Gabadhaasee waad Edeb darantahaye Bulshada ka dhexbax Saqajaanad waxay Raga waydiinayso eega. Maxay Suuqa ugu koriwaayeen waxaasba waalidbaa dhalay nijaasada ah.
@user-te4dp9cf5j
@user-te4dp9cf5j 5 ай бұрын
War waawaalantihiine naag maguursanlahayd iyadoo hooyadaa garoob tahay
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 7 ай бұрын
Wasaqadan daalimada haladilo mujrimada halaga qabto bulshada fadarada
@mohamedhussein452
@mohamedhussein452 6 ай бұрын
Please am telling you its uncouth behaviour , what you are talking about in social media You are so somali lady again you brought in social media misbehaving Do you ready to your farther marry 4 you as a divorce
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 84 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,4 МЛН
Daawo Barnaamijka kediska Hiiraanweyn Su"aalo iyo Jawaabo.…
14:08
wale wilkaan qusol i gudiley kkkkkkk
1:25
Rowdo kulataliye talo maqadane
Рет қаралды 184
Sheeg qofkii ugu horeeyey oo Is guda? Ama kaf iska siiya buuryada iska jara?
19:33
Sheeko Gaaban (Ku Qabso)
10:07
Warbaahinta Dhacdo
Рет қаралды 237 М.
Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha oo maanta xiiso leh 31\3\2022
11:12
Suways Gacayte
Рет қаралды 12 М.
ضحى العريبي و رحمه العريبي
25:41
Canita y Douha
Рет қаралды 643
qabiilkee ayaa ka guursan lahayd qabiilada soomaalida
10:11
Iqra Quen Official
Рет қаралды 20 М.