Galkacyo yaa leh??
5:29
2 ай бұрын
Пікірлер
@jamaalmacow9807
@jamaalmacow9807 5 күн бұрын
Waa. Qooraha. Iyo naasaha
@user-sq8fn8xx6o
@user-sq8fn8xx6o 19 күн бұрын
Naa xishood raga maxaad ka waydiin
@hanafey445
@hanafey445 27 күн бұрын
Kkk
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q Ай бұрын
Waxa qawan ku astura waa xaaskaga waxa marka ku farisato kaca waa kitirka dumarka bal ninow hadii naag kitir leh ay kugu farisato kintirka dumarku isagoo masmaar noqday baad dareemi kintirka ani taas baan arkay
@tiirri
@tiirri Ай бұрын
😂😂😂 4:28
@goatsharma1
@goatsharma1 Ай бұрын
Iqra madax yaro😂❤
@goatsharma1
@goatsharma1 Ай бұрын
😂😂😂😂
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv Ай бұрын
Iqra wn kusalaamay wlhi jclhy inaan marwalba ku arko oo bernaamijkaaga daawado waana jclhy ehlu faraxnimadaada lkn my sister wanaagga ku dadaal wn ku jecelahaye ina hooyo my.sister ❤❤❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Naa iqra quen Marka Ku arko ayaan kacsada wllhi
@NuurAbdalle-ik1cf
@NuurAbdalle-ik1cf Ай бұрын
Wall icafi😂😂
@NuurAbdalle-ik1cf
@NuurAbdalle-ik1cf Ай бұрын
Asc Abaayo dadka qaar ayaa laga yaabaa in ay kugu riyoodaan sidaas darteed waxaan damcay in aan wax xun kudhaho hadana aakhiro ayaan XASUUSTAY lagana yaabo in aan horey kuu idhi hadalo xun_xun waxaan kaa codsanayaa in aad icafo🎉🎉🙏🙏🙏👍 Ilaahay tubta toosan haa nagu duwo AAMIN🤲
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 2 ай бұрын
Majeerteen caqli xumaa xaarka reer mahad kulahaa fulayada guri Kuma lahaa
@Yacquub21
@Yacquub21 2 ай бұрын
Reer wacays baa leh
@TalaaboDheer
@TalaaboDheer 2 ай бұрын
Somali ba iska leh hadii uu ilahay ku idmayo
@adarosmanahmed5635
@adarosmanahmed5635 2 ай бұрын
🎉
@MaxamuudCabdilah
@MaxamuudCabdilah 2 ай бұрын
Show dhakhdhakh le waa waXdhintay kulaha marko🤫🤮🤮🤣
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
Ilaahow na waal 😂😂😂😂😂😂😂😂
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
Iqra Queen 👑 is smart 👍👍👍🎉🎉🎉
@abdirashiidmaxamuud9525
@abdirashiidmaxamuud9525 3 ай бұрын
Waa guska
@abdirashiidmaxamuud9525
@abdirashiidmaxamuud9525 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@idriismohamed2674
@idriismohamed2674 3 ай бұрын
Xishod majira miya
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Liibiyaanka daawada hablihiina fuulaya ragiinana gubaya ee dilaya korkoodna jarjaraya markaas baad carab qashin nimadeed ogaan doontaan odayaal baa idin lumiyaye
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Carab maroodi baa kufilan africaan kuweerara dadka ifkaan uliita ayaad sheganeysan oo ah adooma cadcad oo liita
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Anigu naag maahi carab waanaag
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Carabta wax ay somalida kanecebtahay majirto carabi waa naag ayuu yiri aqoonyahankii sayidka ahaa
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Somali carab maahan haday carabyihiin carabi buu afkooda ahaaan lahaa maahan carab waxayna ku hadlaan af somali run ah
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Qofka wuxuu ahayn sheegtana waa garac oo kale oo sheeganaya qof aan dhalin ama uu ahayn
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Qofka naca wuxuu eebe siiyey maliibaano somaliyeey haka tagina dadnimadiin fikira waa somalinimadee
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Waxaa muujinaya in somalida ay ahayn carab waxaa nooshegaya afka somaliga aan ku hadalno ookagooniga ah carabiga iyo midabkeena mariinka ah iyo madowga intabadan aanahay iyo dhaqanka hore aan lahayn ee timaha guudka ah iyo guntiinada iyo marada hoos laga xiranjirey mardambe ayuu nasoo galey dhaqankan shisheeye ee dharka ah mar aan noqoney kuwa isliida kadib warfikira matihiin carab balwaydiya hadaa doontaan carabka dhaha ma somali baatahay wuxuu kuleeyahay maahi carab baan ahay adiga marka mawaxaad kaliidataa ood sheganeysaa wax aan kurabin oodana ahayn war been laguma noolaado ee runta kunoolaada fikira hana kafaanina midabkiin iyo dadnimadiin waa somalinimadee
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Somalida waa dad sare oo is liidaya dadka kalena wax moodaya
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Somalida waa dadka aduunka oo dhan ey kaimaadeen
@garaadosman3813
@garaadosman3813 3 ай бұрын
Somalida waa somali carab manihin carabna maahan somali waydiya carabta dhaha ma somali baatihiin waxay idin dhahayaan manihin somali ee carab baan ahay qabyeesha somalibaa tihiin fikira walaalayal
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 3 ай бұрын
Waa wax aad looga naxo !!! 20 jirkii somalia 2024 inuu sidaa u hadlo beerka allah ku gooyo Sxb 😢 fiiri Somali waa somali ma laha sinji saxa uu galo. Ku faan somalinimadaada sxb "dheh somali baan ahay 3000 sano baan ku noolahay geeska africa" Carab iyo madaw labaduba nama rabaan aduunka dhan baa isha nagu haya . Ha sheegan carab iyo african Dheh waxaan ahay wacalka iska leh geeska africa
@Waloos
@Waloos 3 ай бұрын
Ninka sheegtay inuu wax xukumi jiray, horta dadka aad sheegayso wax xukumi jiree ma jirtee, waxay dabadhilif u ahaayee Talaani oo sariiraha ku qaadi jiree markuu doonta ka soo dego si aysan cagahiisu biyaha u taaban, qof damiirleh saas ma samayn karo, sagaa markaas soomaaliya gumaysanaayey , waxay ahaayeen gudoomiye gobol, aakhirkiina wuxuu ku dhintay xabsi ceelgaabta ku yaala. Weli lama sheegin daarood kaligii wax xukuma, inuu xoogkale soo hoos galo maahe, dhaqankaasna waxaa iska leh Yuhuuda.
@Waloos
@Waloos 3 ай бұрын
Dadkaan cashar wax siiyeey u baahan yihiin sida aan u jeedo. Horta maantay hadii daarood ilaahay ka yeersiiyey "waxaa nahay carab" waa ilaahay mahadii, wax badan eey inkireene, taasna waa runtood. Horta waxaa Soomaali waxaa ah SAMAALE, ninmaan SAMAALE ahayna Soomaali ma'aha, SAMAALE waayo? Waa nin Afrikaan ah, Kushiti ka ah, waa ninkii magaca soomaali uu ka yimid, SAMAALI wuxuu dhalay 9ka ilmo samaale oo uu Irir ka mid yahay irirna wuxuu dhalay Hawiye iyo Dir oo ahaa ninamkii daarood ku soo dhaweeyeen soomaaliya asagoo laga soo cayriyey Yemen, tuuganimo daraadeed oo Doon la soo saaray si qasab ah, inta loo maarawaayey, sheekadu waa dheer tahay oo halkaan laguma soo koobi karo waxay u baahan tahay barnaamij dhan, marka hadaad inaad ka bogato rabto gal WALOOS MEDIA OFFICIAL, hakaas aad si fiican uga dhargaysaaye.
@fadxiyacabdicindi
@fadxiyacabdicindi 3 ай бұрын
Eesh calaa suaal
@CabdihadiGadhgaadh-pj6oj
@CabdihadiGadhgaadh-pj6oj 3 ай бұрын
Waxan umalaynaya wa marka uninka diinta kabaxo ama uwaasho ama hawenayda adoonta
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 ай бұрын
Oo Digirto cunto Carabtu cunto maaha miyaa😂😂😂 ar Soomaliyaa Digirtey Qalad kafahmeen, taas waaye Dadka Kirliga Shaaha ku karinaayo oo iska dhigaayo iney Shaah karsanaayaan. Soomaliyeey Digirtu waa caafimaad ee cuna oo kufaana waay idiin baxdaaye
@habaneharab4800
@habaneharab4800 3 ай бұрын
Kkkkkkk
@habaneharab4800
@habaneharab4800 3 ай бұрын
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk 3 ай бұрын
Deni baa carab ah ma iga dhaadhicin kartaan hada😅
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 3 ай бұрын
All somali peaple are come from yuhuud
@team_salman_ak_47
@team_salman_ak_47 3 ай бұрын
hadaanu daarood nahay carab ayanu nahay khasadan dhulbahante waa carab 😂
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 3 ай бұрын
Ina adeer mcn fadlan qaabka aad u warysaneysid dadka ee qabyaaladeysan iska daa, qofkii ka hadlayana video ga ka jar, intaas waa iga talo walaalnimo waana kaa weynahay waana iga waano walaalnimo, waxaa tahay gabar yar oo mustaqbal ifaya leh, mahad sanid
@absomedia1992
@absomedia1992 3 ай бұрын
Somali waa African. Hadaa arab taa afsomali itee kaimaden
@absomedia1992
@absomedia1992 3 ай бұрын
Somali qabilist badana . Duli manakabaheys
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 3 ай бұрын
Anigu koley waxaan ahay kuwa dhaha carab baan nahay laakiin Anigu waxaan kufaanaa afrikaaanimadayda qafaan iribin is kuma dhadhajinkaro
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 3 ай бұрын
Fiiri bro dal african waa tahay lkn ma tihid madow waxna lam 😢😢 waxaad tahay somali. Dadka ugu taarkhda saxsan waxay sheegaan inaan mixed nahay marka inkir labadoodaba waxaa nahay dad ka duwan dadka kale
@aliabdulahimahamed5980
@aliabdulahimahamed5980 3 ай бұрын
Waxan ku qoslaya dumashi kkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhh
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 3 ай бұрын
Carab horta janada laguma galo mida kale carab maaha somalida faanka aad moodan in carab pasheegto waa ceeb qof aan jinai lehen ayad noqoneysa hadaad cid kale sheegato adigoo leh carabban ahay
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 3 ай бұрын
Iqra walaal waan ku taageera walaal waxaan u baahnaa nambarkaada