Hooyo ayadoo dhalan 10 cisho ayay wadooyinka ka radinaysaa canugii ay dhashay oo la waayay waxana ya

  Рет қаралды 18,584

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 160
@MohamedBishaar-xm8hm
@MohamedBishaar-xm8hm Ай бұрын
اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إدا شئت سهلا
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
amiiiiiin amiiin yarabi 😭😭😭
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
Inshaa alah wad helesaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Aaaaaamiin yaa rabbi😢
@HawaGassim
@HawaGassim Ай бұрын
Si Sahlan Ayaad U heleeysaa Insha’Allah, Wa Bi Idni Allahil Cazzizul Jabbaar Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@SalaadoMohamed-of3og
@SalaadoMohamed-of3og Ай бұрын
Ilaaha ha u soo ceymiyo wiilkeeda hooyadaas dhibaataysa.
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 Ай бұрын
Allow ukeen xanuun badanaa allow noo xafid caruur ta anaga oo dhan mamadaana natsu ayada oo farax san oo heshay cunu geeda aamiin
@AishaDirshe
@AishaDirshe Ай бұрын
Illaahayow rabiyow usoo sahal yaa rabi yaaraxmaan
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 Ай бұрын
Ilaahayaw u soo celi adoontaada muslimka ah ilmaheeda adigaa awoodlehe rabiyaw ugargaar walaahay qalbigaa kuu ooyey 😢😢😢😢😢😢😢😢
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Ай бұрын
اللهم امين
@KhadijaMohamed-t9c
@KhadijaMohamed-t9c Ай бұрын
الله يعثرها على ابنها ويسهل لها ويبرد قلبها قادر ياكريم اللهم اميين
@deeqaabdi429
@deeqaabdi429 Ай бұрын
Yaa Raxmaan u soo Saha asagoo caafimaad qabo
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Ай бұрын
Ilaahayow ku soo sahal. Amiin Amiin.
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke Ай бұрын
ilaahayoow usoo sakhir hooyadan ilmaheeda rabiyoow naxariis badanoow kurbadana ka fayd yaa rabbi
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Allaahuma amiin yaarabi 😢
@Muaadyare-b7l
@Muaadyare-b7l Ай бұрын
Allaha usoo ifiya ilmaha yar allahuma aamiin ducada lagu duceeyay allaha kuu aqbal
@caashadiriye5060
@caashadiriye5060 Ай бұрын
Ilaahay u soo dhawee yaa rabi aamiin
@dekaabdisalam2497
@dekaabdisalam2497 Ай бұрын
Waa in booliiska la war galiyaa ama nabadsugida ayagaa shaqadoodu tahay, allahayow u sahal wiilkeeda aamiin.
@aminahusein8399
@aminahusein8399 Ай бұрын
Ilaahayo kuusahal abaayo adigo farxasan nagusoolaabo insha allaah wiilk amuu susiga diiday oo macalinka kacabsanay
@farahmohamud138
@farahmohamud138 Ай бұрын
Allaha u sahlo helida wiilkeeda. Aamiin Aamiin Aamiin
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 Ай бұрын
Ax Lailaah ilallaah Allaah hausodhowayo isago nabada
@farhiyoelmi52
@farhiyoelmi52 Ай бұрын
Illaahay hasahlo qalbigana Illaahay ha u qaboojiyo
@LuulMaxamuudCabdi
@LuulMaxamuudCabdi Ай бұрын
Ilaahow usahal
@illintir
@illintir Ай бұрын
Subxaanalaah fadlan share 🎉🎉🎉🎉
@marainid7626
@marainid7626 Ай бұрын
Asc wr wb Riyile wiilaa lagu haayaa mandheero u eg wiilkaan
@HawaGassim
@HawaGassim Ай бұрын
Sahlan Iyo Sakhiran Allah hakaaga Dhigo. ILaahay Al Rahman Al Rahim Si dhib La’aan ah hakuugu Sahlo Wiilkaaga. Asigoo Nabad Qaba Allah hakuu Sahlo Bi Idni Allahil Cazzizul Jabbaar Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@rahahassan4626
@rahahassan4626 Ай бұрын
Illaahoow u sahal isagoo caafimaad qaba
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Ай бұрын
Allaah SWT ha u Sahlo Aamiin Yaa Allaah
@IbaadoHussein
@IbaadoHussein Ай бұрын
Alla Illhey ha u sahalo ayaa rabi
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
illahayo uu sahal mamma Wiilkagade rabiya ku soo saqir waa dhibto hooyo umalaha rabiya ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 Ай бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@hawobashir838
@hawobashir838 Ай бұрын
yaa rabi u sahal hoyo wiilkeda 😢 si fudud
@farhiyoelmi52
@farhiyoelmi52 Ай бұрын
Aamiin aamiin illaahayoow sahal cungaas
@IshwaaqCabdiraxmaan
@IshwaaqCabdiraxmaan Ай бұрын
Ilahay nabad geeyo inshaa allah
@farxiyacalifarxiyacali-uh1wh
@farxiyacalifarxiyacali-uh1wh Ай бұрын
Illahey ha u sahlo. Wlhi wa xanuun
@nmohammed5150
@nmohammed5150 Ай бұрын
الله أسعدها و يسهلها إبنها اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين
@zahrocadeey
@zahrocadeey Ай бұрын
Subax wilkeyga oo sanad iyo bar jiro iga dhumay wlhi saan u naxay wan jarey wanba tag nan wayay oohin qaracan lkn alxamdulilah ilhey wu isahlay 😢mamadan ilhey si fudud ha uga sahlo
@siciidgeedi8141
@siciidgeedi8141 Ай бұрын
Allah haaw sahlo
@Assa-t1z
@Assa-t1z Ай бұрын
Ilaaheyow usahal Yaa allaah aaamiin
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
Alh u sahlo yaa rabi😢😢
@CashoHashi
@CashoHashi Ай бұрын
Ala anahayo😮😮
@مزونالشمري-ص6غ
@مزونالشمري-ص6غ Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي Ай бұрын
Alaha u sahlo hooyadaan wiilkeeda allahuma aamiin
@SirLafoole
@SirLafoole Ай бұрын
Alah kusahlo aamin inshalh
@nasramoalim820
@nasramoalim820 Ай бұрын
Allaah subaanuhu watacaalaa hausahlo mooro magan allaha ugaliyo muslim qeyr qabana allaha udhiibo
@MaryanMaryangarad
@MaryanMaryangarad Ай бұрын
Ilaahow u Soo sahal isagoo bad qaba waa calool xumo
@JaamcMaxamuud
@JaamcMaxamuud Ай бұрын
Alle hasahlo ameen
@rahahassan4626
@rahahassan4626 Ай бұрын
Aamiin
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Yaa raxmaanu yaa raxiim Ilaahoow u so sahal wiilkedii Yaa rabi wa umul ilaahoow aysan Meelahas ku dhicin dabaysha Gali doonta jirkeeda' ax hooyo umul Ah hadana cunug ka maqan yahay Wallhi calosha I hurtay
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Ilahay hasosahlo wiilka yar waxa dhici karta inuu dugsiga kacararay ilmaha weysameyaan markey kabaqaan dugsiga ciqaabtiisa
@gjama9511
@gjama9511 Ай бұрын
Walaalo Sixiroole u tag Lugtaa laga xidhayaaye !! ilmahan waa laxaday waxaana laga yaabaa Inxalane lageeyo waayo Guruub Ciyaalka ugeeya Kooxa Xalane dwgen ayaa jira
@queennashaad2
@queennashaad2 Ай бұрын
Yaaraxmaan u so sahal adin iyo aqin dhaxdiisa waaye
@Mr.AAH1
@Mr.AAH1 Ай бұрын
ALLOW usahal walashen
@naadiyamohamed3495
@naadiyamohamed3495 Ай бұрын
Ilaahow usoosahal cunugeeda oo caafimasdqabo
@fadumojama22
@fadumojama22 Ай бұрын
Ilahay hauso dhoweyo amiin yaa Allah
@kaahokader4664
@kaahokader4664 Ай бұрын
Alaha kuushalo wilkaga oonabad ah
@MahlanxaajiMahlanxaaji
@MahlanxaajiMahlanxaaji Ай бұрын
YAA RABI USAHAL WIILKEDA YAA ALAAH XANUUN WAAYE
@fertunali1007
@fertunali1007 Ай бұрын
Ilaahow uso saqir ilmeheda asagoo cafimad qaba yaa rabi meel dhow alow kaso sahal
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Qalbigaa xanuunaaya hooyadaan ilaahoow u soo dhawee hooyadaan iyo ita lamidkaaba u soo dhawee adaa weeyne
@RahmaGedi-hp3fb
@RahmaGedi-hp3fb Ай бұрын
Yaa raxmaan ilaahoow usoo sahal wiilkeeda
@leyloshcali8678
@leyloshcali8678 Ай бұрын
Ilaahow usoo dhawewe yaa rabi raxman aamiin
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN ALOW SOO IFI YAA RABBI MU1DISHO WAA MEL AY KUTAALO CAASIMAD LAYIRAAHDO XALANE ODADKA LAGU QASHO WAA MURUGO MA AHA IN ILMO 9JIR UKALIGIS SOCDAA WAA QALAD ILMA KALIGIIS MA AHA SAX WAAYO WADANKA GAALO AYAA HAYSATA IN ILMAHA GROUP GROUP LAISU RAACIYAY AHAYD😢😢😢HOOYO ALOOW QALBIGA KU QABOOJI AAAMIIIIIN
@Himiilo-
@Himiilo- Ай бұрын
Insha allah illahey aa ku soo sahlayo Maxamad oo nabad qabo hoyo oo dhan allaha uu naxaristo adun iyo aqiro amiiin yarabi I love my mom
@Kiin74
@Kiin74 Ай бұрын
Ilaahow u soo sahal aaamiin aaamiin 🤲 yaarabi
@AliMohamed-m7f
@AliMohamed-m7f Ай бұрын
Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis hooyo mcn ❤❤❤
@hindabashir1801
@hindabashir1801 Ай бұрын
Ilaahow usahal Mm daan
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Ай бұрын
Alaha u soo dhaweeyo yaarabi maamada ka farxi cadow ha duu qaatay ka soo dhig alow u sahal isagoo caafimad qaba Aamin umadey ducada badiya ilaahay ducadeena ha u aqbalo idinka ilaahay Aamin Aamin yaarabi somaliya waxaa ku soo badanaya dadka ilmaha xada marka maamooyin ka waxaan oran lahaa ciyaalka dugsiga geeya ama aabaha ha geeyo fadlan waan ooyay ax ax ax maamada ilaahay qalbigeeda ha u qaboojiyo Aamin umusha ah waa xanuun walaahi in shaa allaah cunugaa muslim gacanta alaha u galiyo sabiga ah kadib inay soo celiyaan alaha ku duwo Aamin yaarabi
@HindABDALLA-k4o
@HindABDALLA-k4o Ай бұрын
Allah ha u soo sahlo isagoo nabad qabo
@QamarCqadir-x1c
@QamarCqadir-x1c Ай бұрын
Allah hawsoo dhaweeyo Allah hasiiyo wllhi xanuun
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
يارب ياكريم يارحيم ياحي ياقيوم ياجامع يامجيب دعوة المضطر إذا دعاك اللهم أسألك أن تحفظه وتجعله سليما Waan dareemayaa hooyo umul ah 10 bari ilaahay hanoo soo dhoweeyo wiilka asagoo nabad qaba سبحان الله Xanuun badanaa 😭😭😭😭
@AminoMuuse-z8d
@AminoMuuse-z8d Ай бұрын
yaarabi u sahal
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
War soomaaliyeey waad dhalaysasn lakiin ilmaha keligoidloo diraayo dugsiyada uyo iskuulada ka daaya oo ilmaha gacanta ka saara macalimiinta gacantana uga soo qasta hadii kale dhalmada noogiya😢😢😢😢😢😢😢
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Ай бұрын
Yaa allah allah kusahlo insha allah yaarab
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 Ай бұрын
Yaaa rabi yaa rabi yaa rabi usahal😢😢
@hodanabdilahi8694
@hodanabdilahi8694 Ай бұрын
Yaa allah so dhawe
@HamsecaliJamac
@HamsecaliJamac Ай бұрын
Wcs c/casinos really allaaha ku xifdiyo allaahu akbar hoyada allaaha u soo dhaweeyo
@JamacKahiye
@JamacKahiye Ай бұрын
YA rabi ugargar
@niciimaabdilaahi652
@niciimaabdilaahi652 Ай бұрын
allow usaqir Allah ha ku so sahlo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Ай бұрын
Laa xawla walaa quwata ha badiso insha Allaah way helaysaaye
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 Ай бұрын
Yaa rabii u soo sahal
@sahidaarush
@sahidaarush Ай бұрын
يارب usahalo wiilkeda kurbada الله nagafeydo في كل مكان يارب العالمين
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Ax ax ax ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ya rabbi ❤
@KadijaAbdi-q6j
@KadijaAbdi-q6j Ай бұрын
Yaa Rabbi u sahal
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
😭😭😭Ilaahayow asagoo caafimaad qabo Nabad qabo so celi.Hooyo qalbiga Alle ha ku qaboojiyo.Hooyo aya Hooyo kale fahmo karto Murugadeeda.War somaliyeey Caruurta ha la baro Taleefan nambarka qoyska lacala Hadii uu u baahdo Cunuga.Qabiilkiisa bara wax kasta ha la xifdisiiyo oo muhiim ah.
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Ай бұрын
Ilaahow qalbiga udaji oo usoo sahal adaa ogaankara meeshuu jiree
@sharifohassan5387
@sharifohassan5387 Ай бұрын
Allow u sahal
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Maskiin aad baan uula qiirooday hooyo umul ah wax walba bay u nugushahay ilaahow qalbiga u qabooji Ilaahow soo sahal wiilka yarkaa ilaahow hooyadaan ka farxi ilaahow asagoo nabad qaba soo sahal wiilka yar
@canabiinadia
@canabiinadia Ай бұрын
rabiyow murugta ka qaad adoonkaaga oo ka farxi😢😢
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Ilaahow u soo sahal yaa rabbi yaa raxmaan.
@FardowsoheydarNur-lu8qt
@FardowsoheydarNur-lu8qt Ай бұрын
Alle ha u saqiro cungeed
@qamarcadeyqamarcadey6926
@qamarcadeyqamarcadey6926 Ай бұрын
Yaa Allah uso sahal adiga awod oo dhan kusuknataye
@rumandeeq1085
@rumandeeq1085 Ай бұрын
Yaarbi usahal asagonabad qaba wlhi wa xanun dowlada wa iney ugacdo gabadhaan
@Xaawolul-vj3ol
@Xaawolul-vj3ol Ай бұрын
Allahayow usahal adaa awood lehe asagoo caafimaad qaba
@Kw58437
@Kw58437 Ай бұрын
Wala xaday walidku caruurta ha ilaliyan
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 Ай бұрын
Allah u soo sahalo asaga oo nabad qabo
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf Ай бұрын
Ax ax ax😢😢😢😢😢😢
@umuraashidhassan6973
@umuraashidhassan6973 Ай бұрын
Ilahow wiilkeda usahal Yarabi
@khadrashuuriye182
@khadrashuuriye182 Ай бұрын
Allah kusodhoweeyo
@XamidXersi
@XamidXersi Ай бұрын
Illaaheey hasoo sahlo
@Jemalahmed-qf7lu
@Jemalahmed-qf7lu Ай бұрын
Ilahow uso dhawee
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Ай бұрын
Alle ha ku so fududeeyo wiilkaaga amiiin amiiin yaarabi
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 Ай бұрын
Allow u sahal yaa rabi.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Ай бұрын
Ilaahoo caawi oo u sahal wiilkeeda
@hawakiin6929
@hawakiin6929 Ай бұрын
Allah subxaana watacaalaa ha ku saqiro nabad qab Allah kugu kayno
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w Ай бұрын
Allaha usahlo Wilka InshaAllaah aqbaar ay kufaraxdo InshaAllaah
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Ай бұрын
Yaarabi usahal
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 102 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 357 М.
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 3,3 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 102 МЛН