HOOYO GIFT QAALI AH QURUX BADAN HADIYAD IGAGA DHIGTAY..?

  Рет қаралды 347,675

King Ceyda

King Ceyda

6 ай бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 2 200
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan 6 ай бұрын
The best person ever The most knowledgeable and the most shining person all created is our prophet Muhammad (sallalahu caleyhi wasallam)❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw scw
@LadanAliIsmail-ju8ne
@LadanAliIsmail-ju8ne 6 ай бұрын
Sallahu caleyhi wasallam 💯💕
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 6 ай бұрын
Scw
@najiibMk
@najiibMk 6 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah 😢
@LeyloAbduqaadir-hz3rb
@LeyloAbduqaadir-hz3rb 6 ай бұрын
M.a king ceyda
@saharwafa7539
@saharwafa7539 6 ай бұрын
Soomaaliya dharkeeda wadamada dhan wey ka qurux badantahay. Maasha Allaah hooyo allaha kuu deysto. Aamiin.
@Xaliimaxayaati1
@Xaliimaxayaati1 6 ай бұрын
Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤
@BinAadam
@BinAadam 6 ай бұрын
Mothers are gifts that keep on giving ❤
@dazuumaofficial350
@dazuumaofficial350 6 ай бұрын
M a Wiilkan duco bdn ayuu xambaarsanyhy😢 waana sabbta teamka dhexdooda loga baxshy lucky boy hoyadis buka ajar sadey 🎉Masha Allah brkow hoyona ale hku xafido 🎉
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@habibonoor8730
@habibonoor8730 6 ай бұрын
Scw scw scw
@user-ds8ev4jl7s
@user-ds8ev4jl7s 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@LuulLiibaan-jr6et
@LuulLiibaan-jr6et 6 ай бұрын
Scw
@mushtaaq2088
@mushtaaq2088 6 ай бұрын
Scw scw scw
@nathifamursal1425
@nathifamursal1425 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmoabshirhassan5524
@asmoabshirhassan5524 6 ай бұрын
5:26 ceyda fananadaas hada ayee dhalinyarada reer muqdisho ku daadsan yihiin macnaha xisaynayan😊😊😊mamada update waye😊m.a ilahey haku dayo😊
@queensumaya95
@queensumaya95 6 ай бұрын
Wallahi cayda ilaahay hakuu daayo hooyadaa AAMIIN❤ I miss my mummy😢 waa iga ooysiisay wallahi😢 annaga dhan alloow walidkeen noo astur❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
Masha Allah waa hadiyad qurux badan ❤ hooyo dooq fiican bay leedahay isku dooq baan nahay xataa 😂 taraaxadaha iyo xijaabada kalarada aan ugu jeclahay waaye ba dharkan ceyda loo keenay 😂❤
@user-wz3ss2io5w
@user-wz3ss2io5w 6 ай бұрын
Hoyo macam ❤❤❤❤❤
@Xafsa34
@Xafsa34 6 ай бұрын
Allaha Noo Xifdiyo Hooyo Macaan Dhamaanteenba Ani Hooyo Waxa igu danbeysay Arageeda 5 bil Ka Hor Maalinkasta waan tiriyaa intaan kala Maqanahay Hooyo Macaan Agjoogaadu Waa Jano Allow Ku Xifdi Aduun iyo Aakhiraba.❤
@DeeqaGalaal
@DeeqaGalaal 6 ай бұрын
Inta ay mom suldaano joogto KZbin ka dhan iyada iska leh oo muuqaladeeda markasto soo geli love mom❤
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 6 ай бұрын
Yaa Rabi hooyo ii gee oo ii caafi aamiin ii dhaha sidaas bay hadiyado igu soo diri jirtay Allow xariirti janatul firdows uxir
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 6 ай бұрын
The best berson ever the most knowledgeable and the most shinning berson all creatures is our prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤
@user-bh7oo5wo2e
@user-bh7oo5wo2e 6 ай бұрын
Be grateful that Ur mom is alive 🥺 Take a good care of her i.a 🤎🤎
@burtafiqburtafiq8337
@burtafiqburtafiq8337 6 ай бұрын
Absolutely right wlhy❤
@wiilqaran1559
@wiilqaran1559 6 ай бұрын
Masha Allah hooyo Macaan ❤❤❤❤🎉king ceyda waa ku faraxsanahay faraxad ku nolow ✌️♥️
@nasrahassansheikhali9276
@nasrahassansheikhali9276 6 ай бұрын
MashaAllah ilahay hooyo hanoo deysto ameen. Ceyda waa baari walahy ❤❤❤ MashaAllah
@XaawoMaclin-cn1nn
@XaawoMaclin-cn1nn 6 ай бұрын
Masha Allah kusaliya nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿💋
@hamdiibrahimali7809
@hamdiibrahimali7809 6 ай бұрын
Nin Habartiis Saan ujecel Ayeey hadhow Dhaheee Habartaaa Marabi😂😂😂
@inamohamout
@inamohamout 6 ай бұрын
😂😂
@user-rz3yx9vi9l
@user-rz3yx9vi9l 6 ай бұрын
Mcha Allah bro Ceyda.. maalin kasta hooyo video cusub ka soo duub I.A ❤
@user-bw5vs4dl4m
@user-bw5vs4dl4m 6 ай бұрын
Sido kale waxan ahay hooyadiin .masha Allah hadal qiimo badan Allah ha ku sharfo hoyo waa runtaa waxad tahay hooyadoyo dhaman inta ku xidhan k.cyda
@user-yk5hs5jj1c
@user-yk5hs5jj1c 6 ай бұрын
Waan kula dareemaynaa jaceylka hooyoo❤❤😂 ILLAHEY ha inoo dhaafee
@hanidagan6033
@hanidagan6033 6 ай бұрын
Masha allah ilahow hooyoyinkena no xafid ya rapi 🤲 inta dhimatyna Allah’a u naxaristo 🤲
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 6 ай бұрын
Mashaallah Hooyo macaan cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah ha ku siiyo aamiin aamiin 🤲🤲 walalkey king ceyda 600k 🎉🎉❤❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 6 ай бұрын
Markay hooyadiin oakla ahay wan idin salamay Salaaamullah inta titi o riday salaabta Hooyo wa hooyo ilahy ha daaye hooyo wnka qaaadnay ❤
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 6 ай бұрын
Hooyday hal mar u wada duceeya alle ha u naxriiste😢reer comments ❤😢
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon 6 ай бұрын
Ilahay ha unaxariisto abayo😢
@fadumohassanmahamud9050
@fadumohassanmahamud9050 6 ай бұрын
Amin amiin yaa rabi
@nastexaxaji3888
@nastexaxaji3888 6 ай бұрын
Ceyda m.a hooyo markey imatay qurux ayad sii noqotay mansha allah allaha nodayo hooyo mcn ❤❤
@maxameddhaqane1515
@maxameddhaqane1515 6 ай бұрын
Allah ino dayo inta hoyoyinkoda unool iyo inta dhimatay Allah unaxariisto 😢❤❤🎉
@queenfarxiya950
@queenfarxiya950 6 ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah❤
@user-sv3tq6bn8k
@user-sv3tq6bn8k 6 ай бұрын
Wll ilaali quluubta dadka bilaaa hooyada aH alxam dulilaaH waaN haystta Lkin waaN damqanaaya wll 😢adkaarta aqrisso ❤
@hawomohamed9868
@hawomohamed9868 6 ай бұрын
Hooyo mcn waa kaa qabnaa salaanta 👋🙌❤️❤️ Masha Allah ilaahey cimri dheer iyo caafimaad suuban ha ku siiyo 🤲❤
@user-ho9pe2ud3i
@user-ho9pe2ud3i 6 ай бұрын
Oh My God Wow Mashaallah Team Ceyda Marnaba Hos Wow Keep Going My Brother And His Mother and Sister I liked you, Mashaallah and This Gifts Are So Beautiful Insha,allah I Hope I Will Coming Malaysia 🇲🇾 So And I will Buy Like This Gifts Your Friends And You Insha,Allah Keep Going 🎉🎉🎉😊😊
@maxedhaaji3833
@maxedhaaji3833 6 ай бұрын
Caydoow waxaan kaarabnaa inaan aragno adigoo team 27 umahad celinaayso sida king Asad 🤴 . Sbb too ah asad waa ninka keliya ee waqti io wax welpa kuu xurey ❤❤❤
@user-xj3zk7kn5r
@user-xj3zk7kn5r 6 ай бұрын
Hooyo waa tan dareenta waxa qalbigaaga ku jira adigoo xitaa aan u sheegin❤❤❤❤❤
@user-rahmaaaaaaa
@user-rahmaaaaaaa 6 ай бұрын
Hooyoy allaha kuu naxariisto😢😭cayda adna ilaahay hooyo hakuu dhiwro❤
@abdulahiabdunasir6827
@abdulahiabdunasir6827 6 ай бұрын
MashaAllah king ceyda 🎉❤
@ZeackHassan-vk2by
@ZeackHassan-vk2by 6 ай бұрын
Meherka cayda iyo amiira is comen inta ila argta😊
@nananasriina1306
@nananasriina1306 6 ай бұрын
Maasha Allah hooyo macaan soo dhawaw kind ceyda waa wiil baari ah alaha ku. Xifdoyo ❤❤❤
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@user-bm5zf7bf3u
@user-bm5zf7bf3u 6 ай бұрын
ماشاءالله هديةً جميل 🥰،الله يبارك فيكم الأخ عيدروس وأمنا، الله يبارك فيكم ويحفظكم جميعًا 🥰
@UwaxAdan
@UwaxAdan 6 ай бұрын
❤❤
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy 6 ай бұрын
مشاءالله عليك اخى الله يحفظك أمك وجميع ومهات المسلمين ❤❤❤
@princessdream108
@princessdream108 6 ай бұрын
Omg 😲 first masha Allah 😊 YWNA and Hala madrid ❤
@XamdaDeeq-yt7ms
@XamdaDeeq-yt7ms 6 ай бұрын
Hòyo kasta way taqaanaa ilmaheedu waxa uu necebyahay iyo waxa uu jecelyahay meel kasta hoyo jogto Alleh haynoo xifdiyo❤❤❤❤
@fathiyamaalin8849
@fathiyamaalin8849 6 ай бұрын
Cayda Maasha allah quruxda hooyo mcn baa ka keentay congratulations ❤❤❤❤❤❤
@Barwaaqo114-rz6xp
@Barwaaqo114-rz6xp 6 ай бұрын
Aad iyo aad
@sacdiyadheeman9848
@sacdiyadheeman9848 6 ай бұрын
Masha allah Hooyo allaha kuxafido aboowe iyo dhamaan hoyoyinkeena gifti quruxbadan waye m.a allaha kudaayo hooyo ❤❤❤
@saciidshirwac7944
@saciidshirwac7944 6 ай бұрын
Maasha Allah hooyo Allah kuu deysto ceyda wanaaga iyadaa ka keentay❤❤❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 6 ай бұрын
Big legend always king ceyda best gifts 💯⌛👍❤😀❤
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 6 ай бұрын
Wn kaqadnay hooyo mcn salanta ❤❤ Masha Allaah hadiyad qaali ah iyo dhar quruxbadan walagu kenay
@user-iu4vz8ep4u
@user-iu4vz8ep4u 6 ай бұрын
Wow ceyda hooyada dookh fiicanaa dharku waa wada midab quruxbadan❤
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 6 ай бұрын
King Ceyda ❤❤️ walky horumar wacn ku rajeyna maamo neh allaha janatul firdowsa allaha ukaso
@Happy__girl97
@Happy__girl97 6 ай бұрын
😂😂 ceyda cwa nuur kaga baxaayo msha Allah ❤❤
@Niciimanajax
@Niciimanajax 6 ай бұрын
Masha allh cimri dherer io caafimad siyaado ah i.a hooyo suldaano❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-qi6rf2fl4r
@user-qi6rf2fl4r 6 ай бұрын
Nothing but to say ma sha Allah 😊hooyo always hooyo ❤❤may Allah make our mothers live the happiest life😊and live long life Ameen 💖
@abdisalanmuhamed6035
@abdisalanmuhamed6035 6 ай бұрын
AAmiin❤❤❤
@user-xd2wc9dv7n
@user-xd2wc9dv7n 6 ай бұрын
Ala ilahay hoyaday haunaxaristo😢❤marke cyda hoyadis dhahday hooyo idiin ahay dhamantiin wllhi meel Ixanuntay😢
@Taliso269
@Taliso269 6 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤ Ceyda marba hadey hooyada ku timid hada naaxe😍mamo suldano illah haku xafido❤
@umuamiira113
@umuamiira113 6 ай бұрын
Xage ka timi mamada
@dheemaney7670
@dheemaney7670 6 ай бұрын
@@umuamiira113xamar
@Taliso269
@Taliso269 6 ай бұрын
@@umuamiira113 somaliya
@sacdiyaabdullahi9490
@sacdiyaabdullahi9490 6 ай бұрын
Muqdisho
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 6 ай бұрын
Maa shaa allah guuleeyso hooyo macaane ❤️👍🏆💯
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 6 ай бұрын
MashaAllah TabarakaAllah hoyoo macaan illahey habarakiyo intay kulajogto kaa duceyso will bari aya tahay illahey haku ziyadiyo ducada Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Love you hoyoo macaan
@najiibali3454
@najiibali3454 6 ай бұрын
Masha allah shb ani hooyo mcn 10 years baa igu danbeysay saaid baan uga xiisay 😢❤ ❤😢
@fahmayhajji5098
@fahmayhajji5098 6 ай бұрын
Meel aad ugu tagi kartit majogta miya😢
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 6 ай бұрын
Keep going brother 600k coming soon ❤❤❤
@maryanmarish354
@maryanmarish354 6 ай бұрын
Bro, I like this boy how he respect his hooyo wllhi the lady who will be marry by this boy yowwww she is so lucky😊😊😊
@munamaanka8020
@munamaanka8020 6 ай бұрын
Absolutely 😂😊
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 6 ай бұрын
Waw mâcha allah king ceyda wan kula taagera liverpool YNWA REDS ❤ KING OF ENGLAND
@user-lh8gk2vr5v
@user-lh8gk2vr5v 6 ай бұрын
Ceydoo meel walbo adeysid wixii Ku aadi laheyd laguu keenay😂❤m.a hooyo Alle hanooxafido🤲🤲
@maryanali6951
@maryanali6951 6 ай бұрын
Mash Allah 😊 Hadiyado qurux badan
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 6 ай бұрын
💯💯👌 elegant baad ku tahay manshshallab form now on your will we changed Ceyda to Bari👍 manshallah 💕👍💯 ha isu kiin xifdiyo and I wish you will role model all Youth like your ages inshallah
@hibaali4311
@hibaali4311 6 ай бұрын
Mess taakeera lakiin kiny Ceyd Wiil Somalia 🇸🇴 ❤dhiiga tahaya Hambalyo 7000 waan kusihormasiya ❤❤❤inshallah Hooyo macanto ❤❤❤❤
@rahmo.ibrahim06
@rahmo.ibrahim06 6 ай бұрын
The real king with his mother 👩‍👦❤
@mahirmunir7394
@mahirmunir7394 6 ай бұрын
Allaha kufaxido Hooyo Somalia 🇸🇴 ♥
@JuweriyoMohamed
@JuweriyoMohamed 6 ай бұрын
Ceyda hoyo reer magal waye mashaalh a bowe intee ka soo gate noo weydii abowe wllke urabe dhar qurux badan kuu keentay mashaalh ilahee hakuu barakeyo hoyadaa ceyde quruxow
@Bisadle
@Bisadle 6 ай бұрын
Maamo suldaano is good mother❤ king ceyda Walaahay waan kula arkay hooyadu adigoo aan hadli bay ku soo hor dhigaysaa waxaad rabto❤❤ hooyo maskaxdeena maad ku dhex jirtaa❤❤
@xamdimahamed7008
@xamdimahamed7008 6 ай бұрын
Ceyda hooyo igusalaan walibasaayid hooyo mcn shalay markay kuu imaatay wlhi waan iska ooyay farxad darteed ceyda waxatahay wiiil aad uqalbiwanaagsan aad na ubaarisan aqoon iyo idabna ilahay siiyay ceyda ilahay hooyadaa hakuudhafo iyo dhamaan intay unoshahayba ceyda sida aduunkalagaga jecelhy aakhirana halagagajeclado insha alaaah ❤❤❤❤
@nastehoaded9562
@nastehoaded9562 6 ай бұрын
Masha allah Allaha ceyda waa wiil yaroo baari ah ilahay hooyo cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suuban Allaha siiyo kuwii waxbadan isla joogo Allaha idinka dhigo wiil iyo hooyadii❤😊
@muhubafarah6026
@muhubafarah6026 6 ай бұрын
Masha Allah beautiful mumo wankusalamaya ceyda please igu salaan hooyo 🎉🎉❤❤
@hothan369
@hothan369 6 ай бұрын
Cayda hooyo isku danecad ayad tihiin dhaqan wanaga hooyo ayad ka keentay akhlaaq fican ayay kugu soo barbarisay Masha Allah❤
@Sabriinxamsecabdiqan
@Sabriinxamsecabdiqan 6 ай бұрын
Masha allah king ceyda hooyo ilaali maanta waan ku faraxsanahay hooyadaa ku soo gaartay masha allah markaa hooyo ilaaki wll qali ilaahay waxaan kabaryayaa in aan hooyaday u tago keep going ceyda iyo maami ❤❤❤❤❤❤
@user-vh8fe8oj2f
@user-vh8fe8oj2f 6 ай бұрын
Mashaalah ilaahay hooyadaa hakuu daayo 🥰
@user-pq7kp4pz2t
@user-pq7kp4pz2t 6 ай бұрын
Hooyo mcn wan ku xiisay wllhi 😭 Allah ha ku naxariisto my love mama 😭😭😭💔😭
@zamzamyusuf3356
@zamzamyusuf3356 6 ай бұрын
Masha Allah Allah no daayo hooyooyinkeena dhmn insha Allah inta dhimatay na Allah u naxriisto Aduun iyo Aaqiroba markasta Allah u naxriisto hooyoyinka ❤❤❤❤
@AminaIbrahim-dt6if
@AminaIbrahim-dt6if 6 ай бұрын
Mansha allah Tabaraka allah momy❤❤
@Silimaa77
@Silimaa77 6 ай бұрын
Mashallah cayda ❤️❤️❤️🔥 your the best!!!
@user-gp4ss9gi4s
@user-gp4ss9gi4s 6 ай бұрын
macha Allah une maman ce une Or profite de sa présence huno🥰😃
@user-bj3mw5lu7i
@user-bj3mw5lu7i 6 ай бұрын
Masha Allah ❤alle ha ku dhaafo waana jadiyad ❤qurux badan oo qaali agtaada kugu ah masha allah❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 6 ай бұрын
Masha Allah mama suldaano wiilkeda wa idin salaamey ❤❤❤❤❤alhamdulilah 🤲 adinka faraxsan kulanten hambalyo idin leyahay Allah ku dhaafo hooyada cimri dheer cibaado suuban iyo caafimad taam Allah siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@izthahil8133
@izthahil8133 6 ай бұрын
Ayy M.allah walhi runtaa hadaan ku sheego hooyo wxay ku keentay dhar wda shidan ❤❤❤❤❤
@faadumo.axmedfarax1009
@faadumo.axmedfarax1009 6 ай бұрын
M.a. hadyad qurux badan waaye runtii ilaahy hanoodaayo hooyooyin keen dhamaan teen intii hooyadod dhima taynah ilahy ha u naxariisto ❤
@user-cr9os7st9k
@user-cr9os7st9k 6 ай бұрын
Cayda xalay waan ku la 00yay farxad dar teed aalaha kuu xafido hooyo waa qaali
@SahraFarax-xm4io
@SahraFarax-xm4io 6 ай бұрын
Alla ceydow xalay saan kuula farxay lee illahey hanoo dhaafo hooyo mcn abooweh wlahi xalay iyo maanta dhan waan iska oynaaye xasuus galay ani hooyadey wey iga dhimaty 😭😭 illahey janadii hageeyo dhamaan hooyoyinkena hooyo suldaano igu salaam aboowe
@Marishbeauty-my6fq
@Marishbeauty-my6fq 6 ай бұрын
Ah sorry abayo ilhy hanuharisto hoyoo😢😢
@SahraFarax-xm4io
@SahraFarax-xm4io 6 ай бұрын
@@Marishbeauty-my6fq aaamin macaney ❤️
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 6 ай бұрын
King ceyda 600K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 6 ай бұрын
Hooyo macaan qalbi kaa qaaday❤cimri dheer iyo cafimaad ale hanoo siiyo dhamaan hooyoyinkeen🤲🏻❤️‍🔥inta dhimatyna Ale h unaxriisto😢
@ahmedaden8560
@ahmedaden8560 6 ай бұрын
You are a passionate and affectionate man.
@user-hb6ij7ep6t
@user-hb6ij7ep6t 6 ай бұрын
ماشاء الله الله يخليكم لبعض ❤❤❤❤❤❤
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 6 ай бұрын
Masha Allah mamada Allaha ku xafidho ceyda ❤❤ Mama Suldaano intaa kaa salaamaa❤❤
@Barwaaqo114-rz6xp
@Barwaaqo114-rz6xp 6 ай бұрын
Ceydow teamka kusoonoqo qurxiyaha teamkaa tehee
@user-ts5no6vr3k
@user-ts5no6vr3k 6 ай бұрын
King cayda hoyada gabadh yar waa quruxleydii Ku dhashay Allah Ku xafido bro m.a❤❤😊
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 6 ай бұрын
Maasha alaah hooyo waa wada dookh alaab qurux badan bay ku keentey🎉
@user-yy8yw1uh5g
@user-yy8yw1uh5g 6 ай бұрын
😢mashaallah
@fadumaali4556
@fadumaali4556 6 ай бұрын
Masha Allaha 🎉🎉🎉🎉🎉
@BishaaroWarsame
@BishaaroWarsame 6 ай бұрын
Mansha Allaaah
@user-mh9my6yy3y
@user-mh9my6yy3y 6 ай бұрын
Wow 😍😍 Masha allah
@Munasar_cade....
@Munasar_cade.... 6 ай бұрын
Waw......!
@faridaidriss3596
@faridaidriss3596 6 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲
@ayaanmohamed735
@ayaanmohamed735 6 ай бұрын
MashaAllah TabarakAllah
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 6 ай бұрын
Masha allah wa hadiyad Aad uquruxbadan hooyo mcn allaha kudayo wllky king cayda 😢🎉🎉🎉❤❤❤
@salmamohamed6611
@salmamohamed6611 6 ай бұрын
Ilahy cimri deer iyo cafimaad taam ah hakusiiyo hooyo mcn ❤
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 6 ай бұрын
Cayda Illhay hooyo ha isku kiin daayo taliye farxad bay noo tahay inaan aragno hooyo adinkoo isla jooga❤❤❤
@ayaanmuqtara6606
@ayaanmuqtara6606 6 ай бұрын
Cayda awal waan ku daawan jiraye uun lkn comment kama bixin jiraye Allah haku daayo hooyo macan wxd thye wiil fiican wxn kurajynayaa adiga iyo hooyadaa mcan nolol waarta aakhirana jano ❤❤❤❤❤
@user-zm4pu5dt6l
@user-zm4pu5dt6l 6 ай бұрын
Ceyda wllo waa namaseriyosaa hooyaday mcne 8sano ma arag lkn Masha Allah hooyo mcne love you maamey ❤❤
@Barwaaqo114-rz6xp
@Barwaaqo114-rz6xp 6 ай бұрын
Alla anaa kulamid eh 8sano kudhwaaad ma,arag anoo10sano jiro iigu danbeyse
@abdifitahguray-oq3wh
@abdifitahguray-oq3wh 6 ай бұрын
hooyo macaan Gift aay keentay waa qaali saliga salaada waa hadiyad qaali ceyda salaada ilaali waaye hooyo dardaaran keeda fahan sxb farxadada ayaa baxeysa
HOOYO OO AMIIRA CAZUUMTAY MARTI QAAD QURUX BADAN  UGU DAMBEEN ..?
15:12
WIILKAAGA CEYDA KASOO DHEX SAAR | EMOTIONAL
31:53
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 808 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 69 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 55 МЛН
FARXADA 200k SAALAX IYO MACALIMO HADIYADO QAALI AYAAN KADIS UGA DHIGAY
9:28
SAGOOTINTA ABUUKAR AMIIRO ILAMADA CESHAN WEYSE SAFAR SALAAMA.
10:26
PRANK || CUMEER OO KA XANAQAY MARKAN DHAHAY WAA LEY GUURSAN RABAA
16:26
HOOYO IYO KOKO UGU DAMBEEN KULMEEN..?
11:04
King Ceyda
Рет қаралды 388 М.
ISBADALKA NOLOSHEYDA / wax badan ka ogow || AMIRA QURUX ||
15:12
Amira Qurux
Рет қаралды 117 М.