Hooyo Soomaaliyeed Oo Lagu Cusunriyeeyo Qardho Beesha Saleebaan Part 2 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 15,843

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@AdancumarMuxumed
@AdancumarMuxumed Ай бұрын
dahiir cimrigada allaha dheereyo caay ma lahid duco ayaad ledahay wll
@AliMohamed-p1d
@AliMohamed-p1d Ай бұрын
ManshAllah. Daahir Calassom Ilahay ha barakeeyo wuxuu haya shaqadii doowladii Soomaaliya iyo Xassan Sh Maxamuud laga rabay.
@Aynaano
@Aynaano Ай бұрын
Mashallah Tabaarakallah Xaley iyo caawa kala Qurux 😢Lakin waa naag is Bixin karto oo karti leh Kaliya kaalma bis Ayey u Baahan Tahey 🎉👋💜
@nimaladan2174
@nimaladan2174 Ай бұрын
Dahirow, kor Allaah hakaa dhigo illaahay ciil iyo murg kuma tuso. Amiin
@qajo9403
@qajo9403 Ай бұрын
😢😢😢😢😢 hooyo macaane Allaha faraj khwr haguu furp masha'allah sonalida wa sad aad iyo aad u fiican weey ku so caawinayan insha'allah mama Allaha inta lacagtaas so baxsita iyo intaa so baxsan doonto miisha ka so bixiyan Allaha u buuxiyo insha'allah somalinimo ha noolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
@youngingace2674
@youngingace2674 Ай бұрын
Dahirow who cares about what others say, may allah help you ❤
@AdancumarMuxumed
@AdancumarMuxumed Ай бұрын
masha allah dahiir calaso wlhi waxa uu hayas shaqo aad iyo aad u fican islaanimadana ku wanagsan
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h Ай бұрын
daahir mahadsanid wll alle haku sharfo alle uun baa kuu og wanaaga aad sameyso
@kahaomar1829
@kahaomar1829 Ай бұрын
Daahirow cimriga Allewayne hakuu barakeeyo caruurtada iyo xasaskaagaba Alle hakuu barakeeyow
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Daahir guuleyso boskaga waad kasoo baxday Aaaaaamiin Mj guri udhisa hadaa islaam tihiin walhy waan ooyay ax ax
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Ай бұрын
Daahirow xusnal khaatumo allaha kaga dhigo allaha ka Ajar kaasiyo cimriga allaha ka caafiyo allaha ka ajar siiyo khayr farabadan allaha kusiiyo daahir reerlaga allaha kubarakeeyo iskana keen Cafi hadaa soomali nahay
@AdancumarMuxumed
@AdancumarMuxumed Ай бұрын
nio dahir aniga dhiba e curyaan ah ayaan ahah oo xanu ka qalalka qabo dadka muslamiinta ah sadaqo aan ka heleee. xagan kala soo xariiraa wll macane jasakalahi qeyrane
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 Ай бұрын
Daahirow gabara muqsho ku dhiban sdi gabadhaanoo kale sideed carur aalaĝu dayacay oo aad adeer utahay xalaad qatar ahɓeey kusuganyihiin ilaahey qeer haku siiyo
@sahaladan6495
@sahaladan6495 Ай бұрын
Daahirow qeyr badan ilaah ha ku siiyo
@Dahabo-p6k
@Dahabo-p6k Ай бұрын
Masha Allah walahii daahir calasow ninxun Baan modijirey markaan arkay qabyaladiisa lakiin Waa ninqalbifiican allah
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Ай бұрын
Mhdsnid ader dahir alle hakula jiro adun io akhiraba 😢
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Ax yaa allaah wallhy waan ooyay Ismahaan abaayo xaal qaado❤❤❤❤❤
@nacnac5403
@nacnac5403 Ай бұрын
Dahirow illaha qeerbadan allaha ku siiyo Aduun iyo Aqiiro Amiin walakey ❤
@axiddig5486
@axiddig5486 Ай бұрын
Dahiir shaqo daburaac ah oo weyn ayuu waada illaahay kheyr hasiiyo ajar iyo xasanad hakasiiyo .
@AminaSalah-s2l
@AminaSalah-s2l Ай бұрын
Daahir and baad u mahad santahay rabi kurbi aduun iyo mid aakhiro ha kaa hayo
@HodanMaxamud-y5u
@HodanMaxamud-y5u Ай бұрын
Aamiin daahir guulayso
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Ай бұрын
Daahiroow allaha kaa ajarsiiyo abaalkaa aad gabadhaas u gashay
@Missabdiy
@Missabdiy Ай бұрын
Wlh gabadhaan waala ooye allaha u fududeeyo. Daahir allaha ku barakeeyo👏🏾
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je Ай бұрын
Alle hakuu gargaaro waan ku dareemayaa hooyo alle haku barkeeyo
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 Ай бұрын
Alle haw gargaaro hooyda somaaliyed qalbiga ixanuunay wllhi daahir calasaw alle haka abaalmariyo adgana
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Ай бұрын
Kheyr badan ILaahey haku siiyo Daahirow, (Big thanks, Big Man)
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu Ай бұрын
Masha Allah wlh xaley iyo caawa muuqaal ahaan iyo muraal ahaanba wey kaduwan Tahay
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 Ай бұрын
Waa sax isku niyaad ma.ahan xalay iyo caawa
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
M.A daahir fardowsal aclaa allaha ku geeyo Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
DAHIR DAHAB QEYR BADAN ALLAAHA KU SIIYO GABADHAN WAA DHIBAN TAHAYEH DAHIR ALOOW XAFID OO SADAQO WAA BAXSADA
@ahmedhirsigeele3804
@ahmedhirsigeele3804 Ай бұрын
Daahir runtii waanku soo ducaynaya alle hakaa amaal bariyo
@abdullahinur2178
@abdullahinur2178 Ай бұрын
WAA IHAANO IN DAAHIROOW LAGUUGU DHIBO IN AAD CAAWISO GABDHAHA SOOMAALOYEED, MURUGO AYAA CALOOSHEYDA TAABATEY...EE DAAHIROOW ILAAHOOW JANNATUL FIRDOWSO KU GEEY
@nasromohamed1422
@nasromohamed1422 Ай бұрын
Dahir ilaahay ha kuu kaalmeeyo aqiro iyo aduunba
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 Ай бұрын
Kheyr allaaha ku siiyo daahirow hooyadan waa natabatay xanuunkeda 😭😭😭😭
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
MaanshAllaah daahir Allaah ku barakeeyo🤲🌹
@fouadmoussa4449
@fouadmoussa4449 Ай бұрын
Daher khayr Allaha ku siiyo
@SamsamAbdi-iw5po
@SamsamAbdi-iw5po Ай бұрын
Abti dahir mahadsanid guul iyo gobonimo
@maryanxareedaraye8875
@maryanxareedaraye8875 Ай бұрын
Mashallaah hooyo jilicsan matihid illaaheey hakul jiro aamiin
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 Ай бұрын
Masha.allaah ilaah aya mahad leh walaalaha u gurmaday ilaah haka abaal mariyo🤲🤲🤲
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
GABADHA ILMAHEEDA MJ CISMAAN MAXAMUUD GABADHA CAAWIYA MJ IDINKANA GABADHA
@SamsamAbdi-iw5po
@SamsamAbdi-iw5po Ай бұрын
Alla waan ooyay waa dhab dhibkeeda uf dadkii dhibaateeyay macaantadaan illaahay ha ugargaaro ninkeedana allaha ucaafiyo malkii ka qasaaray ayuu laqalbi jabay
@BashirhayanSalah
@BashirhayanSalah Ай бұрын
Dahir waa somali aan qabiil lahayen waxan rajayna somaliya markii ahacabku codayo inad kusobixidonto madax waynaha somaliya
@imradiriye
@imradiriye Ай бұрын
Good job dahir😊
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Ай бұрын
Alla murugada maxay na dhibtay bl fiiri gabdha xalay caawa siday isku bedeshay dumarku wa masaakiin samir badan alow farxada no siyaadi❤
@Sdt23578
@Sdt23578 Ай бұрын
😢😢😢Dahirow cadawga allaha ka qabto
@raxamoabdi6372
@raxamoabdi6372 Ай бұрын
Kuwee ku xumeyay had ayey ku soradinayan ee ilhy haku guuleyo
@SamsamAbdi-iw5po
@SamsamAbdi-iw5po Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ abti naxariis loow
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
Waan aqaan waa naag hawiye neceb gabar gaabanaa bay dhibtay ayada iyo gave here's
@AdancumarMuxumed
@AdancumarMuxumed Ай бұрын
dhibane ayaan aha ilaahey dartii wax ha la igu qabto
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Waa laguu qiray dadkaindheer garadkaah
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu Ай бұрын
Hooyadaan xaley markaan dhageystey waan uqirey waa hooyo karti Leh oo shaqeysan karto balse Nasiibkaa kahiiliyey
@aianabdi9189
@aianabdi9189 Ай бұрын
illahow gabar kasta o somaliyeed iyo hooyo kasta o somaliyed illahow ugar gaar o dhibta kaduqaad adiga qani ah yaa rabi irzaaqad waasic ah sii yarabi🤲😭 wlhi gabadhan wan la il meeyay arinkeeda
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Guulayso daahiroow
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
Surat Qafir (إن الله لا يهدي من هو مسرف كذاب ) ILAAHAY(SWC) XAQA KU MA TOOSIYA QOFKII XAD-GUDBA , BEENAALE AH ADEER XUSEEN
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Ehelu jano baatahay yaa lacag dadsiiya qafaanmuslinaheen oo aakhir.o kabaq aankabaqeen
@MaxamedMaxamuud-o2v
@MaxamedMaxamuud-o2v Ай бұрын
Hooyadaan . Waa hoyo qalqb fcn markaa ha lqcaawiyo
@hanna-vl1ch
@hanna-vl1ch Ай бұрын
Daahir ilaahay maalinta qiyaamo akar kaaga haku siiyo walahi ilin baa iga socoto anoo ah gabar mj gabadha number keda xagee kahelaa please
@Sdt23578
@Sdt23578 Ай бұрын
Dahirow madaxweyne maad dalka nogo noqotiit qof insaan baad tahay
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday Ай бұрын
Alxamdulilaah daahiroow dumarka agoomaaha heesto hala caawiyo gawadhaan waaa gawar garti leh Shaqa haloo awuuro
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Ай бұрын
Naagtaan waa qof fariid ah, oo haddana daacad ah, ilaahayow gacanteeda soo buuxi oo ubad keeda la,kori. Dadka wanaagsan dunida waa lagu dhibaa ax.
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
Anaa aqaan waa ciisa maxamuud
@sacdiyomaxamedaxmed
@sacdiyomaxamedaxmed Ай бұрын
Walaalkeed sawirka lacagta udir
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Ай бұрын
War Daahir waa runtiis ee lacagta yaan lagaa dhicin please.
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Wwataa gabadhii soomaaliyeed qosleeysa janaa mutaysatay
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Daahir waxaatahay madaxweeynaha soomaaliya
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Indheergarad inaatahay aqligaagagaliyee waxaa tahay walaaljiraa daahiroow
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
Naagtaan saleebaan maaha waa ciisa maxamuud gabar saleebaan ah bay ilmaheeda dhibi jireen gabadhii ninkeeda baa isigu tegay oo dilay isoo qabo daahiroow anaa kuu waramayee
@umuabadi
@umuabadi Ай бұрын
Lacagtii horaba. Si sahlan. Ayeey. Kudhaaftay. Ayagoo. Taajiriin ah. Maxeey Lacagta. Bangiyada. Udhigan waayeen. Maxeey. Boosas uga. Gadan weeysay. Gaalkacyo. Wixi. Lagaa. Qaadaayo. Waa gooni. Abaayo. Allaha. Kuu gargaaro. Waxba kaa halaabi Mayan.
@TassynanBarre
@TassynanBarre Ай бұрын
Quran is sisar habaryar macaanto😢😢😢
@OmarMohammed-d3p
@OmarMohammed-d3p Ай бұрын
Waxaan rabaa lambada daahir calasow
@museosman8296
@museosman8296 Ай бұрын
Hala soo waraysto haweentii abgaal ee qardho joogto mida kale ninkeedii waa la joogaa waa beenley
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
Naagtaan Sahara la dhahaa reer garoowe way yaqaaniin istaag hala dhoho haday ilmaheeda dariskay dhibeen gabar ay dhashay jarmal baan ku maqlay dahir xageen kala xariiraa gabarsaleebaan bay dhiibi jireen OO cunsurayn jireen markaasay sheekadii gabadha sheegatay
@MaxamedMaxamuud-o2v
@MaxamedMaxamuud-o2v Ай бұрын
Waaan ka xunahay maamadaa waxa ku dhacay 😅 iyo kuwa wax u dhimay
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Ай бұрын
Allaah Daahirow Gabadha amaa laga dhacaa maad si, prevate ah, ugu dirtid walaalow?
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
LACAGTA SIISO HA SHEEGIN YAAN LAGA DHICIN GABADHAAN MISKIINTA AH
@AdancumarMuxumed
@AdancumarMuxumed Ай бұрын
dahirow aniga dhibane cuuryaan ah ayaan ah oo hadana qalalsyo atan ahay nio lambarkeyga was kaas 58 u dan eyso
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Oohintii baadkatirtay walaaljirabaatahay
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 Ай бұрын
Asc
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Waxiiku caaya waa waxmagarad daahiroow waxaatahay indheergarad
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Moryan calasow
@sacdiyomaxamedaxmed
@sacdiyomaxamedaxmed Ай бұрын
Salesman xoolokusiin maayan eedaahirkaada lajoog
@kahaomar1829
@kahaomar1829 Ай бұрын
Maya wa xagerda
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Gabdhaha soomaaliyeed daahiroow iyagaa korsada caruurtooda waadhab
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN Ай бұрын
Meeshaan Maxkamad miyaa , mise waa meel kale. Somali waxaa dhaqan u ah , in tolkaa uu ku gargaar. Teeda kale dad waxaa jira beenta ey dhaqan u tahay. Waxaanoo kale waa dhaqan guur. Naagtaan maxey u tige waysay Meeshey kasoo jiidp ,CADADO, mise milkasto JANGAANI ey u maleysaa.
@caasha93
@caasha93 Ай бұрын
Ama khayr kuhadal ama iska aamus hadalka wangsn waa sadaqo cadaado maxay kadonaysa 6carur ay haysata naag caruur dadoow jiidanaysa yaaraba Somali waa istaqanaaye
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Ай бұрын
Quraan isa saraa abaayo adiga iyo carurtaada ilamahana waxbarashadooda meel halo saaro gabdhaas
@kaafiyodagan982
@kaafiyodagan982 Ай бұрын
Sorry😢😢 hooyo
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Ай бұрын
Kadaabiin maxay markii hore u raaadsan waayeen 4wiil 2Gbdhod bay u haysaa mudeese ciilkaa dhibtaa kujirtaaye maxay ugu Garaabi waayeen waa faan iyo futa kala qaad qabiilada soomalida ku dhaqmaan😏
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Waa sax
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
Xaaraan bay wax ku qaadatay
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Mor yang. Calasow. Qardho haceben Ben low yahaw
@seinabjama4979
@seinabjama4979 Ай бұрын
Dadjaan hooyoyonkiin sidaa oola dhaqmay bal eeg
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Ай бұрын
On
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 Ай бұрын
Nrkeeda yaa hayo gabadhan calooshaa i hurtee? Yaa rabbi
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu Ай бұрын
Daahir luuqa ugal asaa kusiinaayee
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Warya morya n
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Ай бұрын
Balaayaaa idin qabiileysay 34 Anagaa sidii dameerkii u shaqaynaa Oo xaqii lagu lahaa rageena soomaliyed dusha u riday Halka Ayagu qorigaa iyo dagaal sokooye isugu marteen Markaasa qaarkeena ayaa dhankale daruufteena nagu caayaya marka xaqa allaha na waafijiyo soomali haddaa nahay😢
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Dadka soomaaliya ayaad ugargaartaa biduun qabiil
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Ай бұрын
REER QARDHO XAALKIINU MA SIDAAN BUU NOQDAY INAAD KA DHIIDHIYI WEYDAAN GABAR WAX IDIIN DHASHAY IN XOOLIHII AY CARUURTIINA KU KORINAYSAY LA DHACO OO AAD ISKA AAMUSTAAN WAXNA U QABAN
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Below moryandadcebYsa
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Ай бұрын
Naagtan lahjad MJ reer mudug bay leedahey
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Ай бұрын
waxay wax badan daganeyd puntlnd caruurteedaa mj ah
@imradiriye
@imradiriye Ай бұрын
Good job dahir😊
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
Surat Qafir (إن الله لا يهدي من هو مسرف كذاب ) ILAAHAY(SWC) XAQA KU MA TOOSIYA QOFKII XAD-GUDBA , BEENAALE AH ADEER XUSEEN
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Warya morya n
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 39 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 23 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 22 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 158 М.
FADEEXO 😱 OOMAAR BARBAR OO WIILKIISA 14 SANO WAXBO SIIN XAASKIISI HORE AYAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
39:09
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 39 МЛН